Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Laos | Muxuu kala kulmay Dagaalkii Vietnam?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 сен 2021
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Laos | Dhulkii malaayiinta Maroodi#Laos
    Kamid noqo saaxiibada Channel-ka oo Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    LIKE&SHARE
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 136

  • @muzamilcabdinuur5663
    @muzamilcabdinuur5663 2 года назад +10

    Wllka saan kuu sugaayey lee la aantaa RUclips ma imaan leheen xaqiiqdii Allaah ku sharfo waxaad tahay qofka ugu fiican ee RUclipsr Somali ah 👍👍👍👍

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +8

    Wadamada dhiman so dhameystir legend 🇸🇴🙋‍♂️

  • @daadamoha1840
    @daadamoha1840 2 года назад +3

    Nin rageed video yashada ku faidnay zxp mcn hore usoco

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 2 года назад +4

    Wow Masha Allah

  • @maamemaxamed5614
    @maamemaxamed5614 2 года назад +6

    Tanaad hormar wacan bro background music 🎼🔊♥️

  • @gaare8701
    @gaare8701 2 года назад +3

    tanaad kingdom iyo asxabtaba waan salaamayaaa

  • @abdisamadabdidahir733
    @abdisamadabdidahir733 2 года назад +2

    Manta igu horeso wadankan magacisa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +2

    Thank you Tanaad

  • @gaarane4883
    @gaarane4883 2 года назад +4

    Sxb kasoo dalka Samoa 🇼🇸 ee dhacda Koonfurta badweeynta Pacific ama South Pacific ocean badweeynta .

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 2 года назад +1

      Wadankaas aad sheegtay waxee dhacdaa jasiirada Polynesian xitaa jasiirado oo wadamo ah ku yaalaan sida
      kiribati Island 🇰🇮
      Fiji 🇫🇯
      Vanuatu 🇻🇺
      Tonga 🇹🇴
      Jasiiradahaas qiyaastii 12 saac naga horeeyaan runtii .

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 2 года назад +18

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 2 года назад +2

    Keep going

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 2 года назад +1

    first one to Like

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 2 года назад +5

    Keep going master tanaad 😍🙏🙏

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 2 года назад +2

    Mashal allah

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c Месяц назад

    masha allaha❤❤❤

  • @engahmedbadel2065
    @engahmedbadel2065 2 года назад

    Macalin

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 года назад +1

    mr tanaad you're the best mansha Allah jasaka laah khayr bro

  • @maxameddahir2352
    @maxameddahir2352 2 года назад

    Keeping

  • @maxamedturki2118
    @maxamedturki2118 2 года назад +1

    Msha allh ustaaad kena

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 2 года назад +1

    Keep going sxb.musicga iyo codka waa caajiib

  • @ayuupcade6954
    @ayuupcade6954 2 года назад +2

    I am always support you maclimu
    Thanks keep up🙏💯❣

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 2 года назад +1

    Tanaad#1

  • @xikmaawimuxumed1771
    @xikmaawimuxumed1771 2 года назад +2

    Masha allah wall TANAAD inuugu dadaal vedio yada qiimaha leh allaha ku sharfee

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 2 года назад

    Maantaa iigu horeysa

  • @cabdifarax3115
    @cabdifarax3115 2 года назад +1

    Inta dalkaan hada ugu horayso is muujiya like iisar😀

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +1

    Mahadsanid Brother.

  • @faacilofficail3408
    @faacilofficail3408 2 года назад +2

    KEEP GOING WALLHI ILAA AYAAMAH AN WAAN KU SUGAYAY PRO

  • @abdihussein2743
    @abdihussein2743 2 года назад

    Tanaad youtube aan ugu jecelahay diblomasiyada iyo barashada dalalka ayaan xiiseya .

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 2 года назад +2

    Codsi : Kasoo hadal qaarada barafka u fadhiyo antarctica ama kasoo hadal dalka
    Tuvalu 🇹🇻
    Mahadsanid .

  • @mohamedariife9018
    @mohamedariife9018 2 года назад +2

    Keep going lipx

  • @maalik77
    @maalik77 2 года назад +2

    Tanaad legend ✅

  • @foxgamer8911
    @foxgamer8911 2 года назад +1

    Wll si mal8nle ah nogu soo gudbi mahadsanid

  • @keysedhalaweyn5379
    @keysedhalaweyn5379 2 года назад

    Tnks macalin

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 2 года назад +1

    Thanks alot

  • @dunidaislaamka1594
    @dunidaislaamka1594 2 года назад

    Thanks

  • @superxasan4559
    @superxasan4559 2 года назад

    Wadanka manta igu horeysa runtii

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад

    Masha alh ustaad tanaad Alle haku sharfo videoyadaan oo kale noso badi ustaad horey usoco 😍❤️💯

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 2 года назад

    Masha Allh

  • @suhaybali4880
    @suhaybali4880 2 года назад +2

    Tanaad wahel iyo walaal🥰

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 2 года назад

    Keep going ustaad 👍

  • @abdiwalimahamudosman1142
    @abdiwalimahamudosman1142 2 года назад

    Keep that way

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад

    Bro wlhi codkagaa waan ka heela bro m.a 🤗🤗🤗🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 2 года назад +1

    First

  • @mahamedamohamed7725
    @mahamedamohamed7725 2 года назад +2

    Waa qormo si fcn aad u soo diyaarisay lkn baryahan waan ku sugaynay waxan ka codsanaya inaad qormada danbe ee soo diyaariso aad ka so diyaariso Switzerland 🇨🇭 dalka ku caanka ah cagaarka dhirta nooc yadeeda kala duwan

  • @gcs9709
    @gcs9709 2 года назад

    Soo diyaariye aan caadi eheen walahi masha alah bro wax badan waa ku soo girdhisay

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 года назад

    Waa dal dadkiisu wada yahay aqoonyahano wada xirfad yaqanin ah lkn aaafeeyeen xirnan ama bd laaanta iyagoo isolation of business lock dhibateyay

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Welcome back ✌

  • @muxiyodiin1091
    @muxiyodiin1091 2 года назад

    Woooow

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud2163 2 года назад +2

    M.a bro lkn videoska so gaabi shan daqiiqo kaso dhig sidii awalba laagaaga bartay

  • @samircade9742
    @samircade9742 2 года назад +1

    Brother Jaziirahadaan Yar yar Africa Dariska la ah e Mauritius iyo Reunion Marka xigo inuu keen

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 2 года назад

    Golden voice

  • @cabdiladhiifxasan796
    @cabdiladhiifxasan796 2 года назад +1

    Welcome back

  • @user-ln4vk3iq3y
    @user-ln4vk3iq3y 2 года назад +1

    Sxb kasoo hadal goobaha taariikhiga ah iyo Goobaha dalxiis ee unisco aqoonsan tahay ee dalka

  • @mjiheeye6440
    @mjiheeye6440 2 года назад

    Asc marnaamijkan sugayay maalmahaan hire usoco sxp youtuberka ugu codka wanaagsan aniga xagayga Masha Allah haku barakeeyo sxp:)

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 2 года назад +1

    Aad io Aad

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 2 года назад +1

    Ilaa hda maan helin sxp meel kaala soo xidhiidho mahadsanid

  • @sadiikzola7999
    @sadiikzola7999 2 года назад +1

    walalka jim jong sida lagu dilay sogali bro

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 2 года назад +2

    Wll Waxad nooso diyariss Warbixin ku saabsan Dalka iraq

  • @mohamedabdullahi3246
    @mohamedabdullahi3246 2 года назад +1

    Maashaa allaah aqoonyahan ayaatahay lkn barnaamijka ama clip kaaga fadlan music ga nagadaa allaah dartii waan kuxanahay wax badan Ayaan ka faa idaysaytay lkn muisga Ayaan dhibsaday

  • @mahadgurejecelow7790
    @mahadgurejecelow7790 2 года назад +1

    1

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey3773 2 года назад +1

    Tanaad chanal an wax bdan ka fa iday mahahsanid

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 2 года назад +2

    Zxb waad raagtay

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 2 года назад

    ustaad micnaa shuuciga kaso hadal

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 2 года назад +1

    daawashada muuqaalada tanaad kama daalo

  • @abdifatahmohamed2915
    @abdifatahmohamed2915 2 года назад +2

    Waad soo daahdey tanaad🤣🥰💯

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 года назад +1

    Waligay Ma Maqal Dalkan

  • @xirsitoriile4262
    @xirsitoriile4262 2 года назад +1

    Ustaad hanaga ragin

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 2 года назад +1

    Love 💘 ii zar wallø

  • @Somalimotiv
    @Somalimotiv 2 года назад

    Zhp Madagascar gasoo sameee

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 2 года назад +1

    Waxaan Kuu ahay Tageere FROM Siraha Dahsoon

  • @mubarakahmed1348
    @mubarakahmed1348 2 года назад +1

    Dhanka somalida wadamadoda kaso hadal walal

  • @liiaballa1318
    @liiaballa1318 2 года назад +1

    Sxb kasoo hadal wadan borkino faso thnks pro

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 2 года назад

      Hore ugu hadlay dalkaas linkigaan riix
      ruclips.net/video/4N2cDnDwIi4/видео.html

  • @liipaandaahir441
    @liipaandaahir441 2 года назад

    Tanaad 🔥

  • @jiglechannel6584
    @jiglechannel6584 2 года назад +2

    Cambodia ayaad Ilowdey oo wali isku aragta halkaas Ku laabo sxb

  • @nuuradiinmohamed8996
    @nuuradiinmohamed8996 2 года назад +2

    Second tanaad waxaan jeclahay inaad noosogudbiso vitopawer wadamada laysku yidhaa iyo sobobta ka danbaysa mahadsanid 💞 TANAAD 💓🖐️

    • @bilesharaf9141
      @bilesharaf9141 2 года назад

      Waa china, USA , Russia , UK iyo France

  • @alrashidahmed596
    @alrashidahmed596 2 года назад +1

    kaas dad saa ugumadey baakuleh dimuqradiyad bankala wada

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed2815 2 года назад +1

    hi tanaad 👋

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад

    M.a keep going bro tanaad 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @xaliimocismaan5264
    @xaliimocismaan5264 2 года назад +1

    Next Serbia please

  • @cayuunihassan2316
    @cayuunihassan2316 2 года назад

    Dagalki 1aad io kan 2aad noga soo sheke please

  • @yaxyecabdirisaaq5574
    @yaxyecabdirisaaq5574 2 года назад +6

    Really your name tanaad stands fascinating! I need to present us the role animal behaviour

    • @muniirmuniir2747
      @muniirmuniir2747 2 года назад

      Marka tanaad ma.af English ayu ka hadla mxa kagu kalifay

    • @yaxyecabdirisaaq5574
      @yaxyecabdirisaaq5574 2 года назад +1

      Sxp waxaa macquul ah in e dawadan dad aan somali eheen marka ayaga in ee arkaan ayaan rabay mahadsanid

  • @ismealindhaburhassan3988
    @ismealindhaburhassan3988 2 года назад +1

    🎉👏🎉👏😘😁

  • @cabdibasiddaahir4774
    @cabdibasiddaahir4774 2 года назад +1

    Asc

  • @burco8060
    @burco8060 2 года назад +3

    Tanad wan idin salamaya

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 2 года назад +2

    Nio Baryahaan waalagu waaye
    Xaladaada ma fiicnidoo jawidagan

    • @Tanaad
      @Tanaad  2 года назад +2

      xaalka waa wacan yahay mahadsanid sxb

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 2 года назад +2

    Kuwo aan isla shaqeyn jirney baa lous kaa ahaa

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt Год назад

    🇸🇴 kasoo hadal wallo

  • @mahamedalinuri9677
    @mahamedalinuri9677 2 года назад

    Somalia makaso hadashey mise wey dimantahay sxbka aan jeclhy tanaad

  • @abdihussein2743
    @abdihussein2743 2 года назад

    venezuela miyaanay shuuci ahayn maxaad uga reebtay .
    cuba vietnam china loas .

  • @ahmedcarab5850
    @ahmedcarab5850 2 года назад +2

    Mawaxaa tahay xasle

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 года назад

    Fadlan Somalia kahadal cuno dhaqamedkeda iyo waxay tahayba

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 2 года назад

    Sxb dalka Puntland kaso hadal mhdsnd

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 года назад +1

    Cod ilaah wuu kuu dhibay walal

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 2 года назад +1

    Laos ilaa hada waasabol iyo burbur dhanka xukunka ah

  • @maftuuxodayqaran5288
    @maftuuxodayqaran5288 2 года назад

    Waxa,kadhiman ooaad shegi dalka pakistan

  • @maxamuudismaaciil4413
    @maxamuudismaaciil4413 2 года назад +1

    Sxb vietnam ka soo hadal maadama aad hadalkaaga ku soo dartay

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 2 года назад

      Hore uga hadlay dalkaas linkigaan riix
      ruclips.net/video/T99DPLS1Bhk/видео.html

  • @ahmettisburaash9800
    @ahmettisburaash9800 2 года назад

    MacaliN MaRka kowaad wanku zalaMeY MaRka Lapaaad wXaaa Codzi iGa aH xaqìqoYin kuzaaBsab wadaNka luxoMburG🇱🇺

  • @yerrowabdihakim8740
    @yerrowabdihakim8740 2 года назад +1

    Dalka Poland maclumad nogu keen pro

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 2 года назад

      Hore ugu hadlay maclumaadkaas waakan linkigaan riix
      ruclips.net/video/5Mfu0s641mQ/видео.html

    • @yerrowabdihakim8740
      @yerrowabdihakim8740 2 года назад +1

      @@mohamedshooqi9572 thanks lipax

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 4 месяца назад

    Ileen mareykan qofna uma uusan naaxriiisan wacal faaido maleh😢

  • @nabadoon3735
    @nabadoon3735 2 года назад

    Dalkan maanta kahore mamaqlin