Beijing | Xogaha caasimada dalka ugu dadka badan caalamka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 авг 2021
  • Beijing | Xogaha caasimada dalka ugu dadka badan caalamka#Beijing
    Waa muuqaal dhinacyo kala duwan ka istaagaya magaalada Beijing.
    LIKE&SHARE
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 95

  • @jcm3349
    @jcm3349 2 года назад +11

    Waligay Shanghai ayaan moodi jiray inay caasimada tahay mahadsanid aqoontaad igu soo kordhisay macalin 👏🏾

  • @mustafamuhamud2557
    @mustafamuhamud2557 2 года назад +3

    Magaalooyinka dalkeena soo gudbi sxb

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 2 года назад +8

    Legend waan ku salaamay Saaxiib sare tanaad 👍

  • @beellageedow1727
    @beellageedow1727 2 года назад +1

    Macalin

  • @nopeimusa7678
    @nopeimusa7678 2 года назад +15

    Saa Beijing u sugaayay waan daalay mahadsanid wallo 💯❤️

  • @soomchannel7846
    @soomchannel7846 2 года назад +2

    Thanks
    shenzhen china ka soo hadal

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 года назад +2

    WoooW China 🇨🇳 😍 ❤
    Waan ka helay .

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
    @abdifatahabdiazizbarkhad6945 2 года назад +2

    Magaalooyinka dalkeenana inoso gudbi wll

  • @ahmedhadid8493
    @ahmedhadid8493 2 года назад +3

    I've lived there for 7 years......i miss Beijing

  • @a.maxamed7245
    @a.maxamed7245 2 года назад +1

    Wll Maxamed Aamin wqan ku salaamay

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 2 года назад +4

    Keep going legend

  • @mohamedosman735
    @mohamedosman735 2 года назад +1

    Caasimada ugu dadka badan waxaawaaye caasimada naajeeriya mcalin

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 2 года назад +1

    Keep going

  • @somalilander5185
    @somalilander5185 2 года назад +1

    Tanaad great from hargaysa

  • @mohacb9288
    @mohacb9288 2 года назад

    Tsjaad sxpt taariiqd bora bora

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +1

    adigu goormaad na iskaaYa baRaYsaaa. macaLin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nimcaanabuuqasim1014
    @nimcaanabuuqasim1014 2 года назад +1

    Wllo gobolada shiinaha.ka.soo.waran.siday.ukala wayn yihiin.iyo.ka ugu.muhimsan

  • @dulmididmedia6582
    @dulmididmedia6582 2 года назад +1

    Thnkx wxn ka barte Wadamo Badan oo an adiga Horta Annan wax xog ah anan ka henin shaqo fican ayad hesaaa hooray usocoo

  • @nuuradiinmohamed8996
    @nuuradiinmohamed8996 2 года назад +1

    Tanaad legend of mine

  • @abdisalanismail7848
    @abdisalanismail7848 2 года назад +2

    Thanks sxb tanaad keep going and never give up 💔💓💕
    Inbadan ayaan sugay shiinah iyo xogaha ku saabsan🥃🍵

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +1

    Masha alh tanaad macalin waxbadan aan kafaidney horey usoco ustaad❤🤞💯

  • @abukarcanka5741
    @abukarcanka5741 2 года назад +2

    masha allah

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Год назад

    Waaaw tanaad

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +2

    Thank you tanaad

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 2 года назад +1

    Wanku Salamay👏❤Wallo

  • @mustafeabdirizak2906
    @mustafeabdirizak2906 2 года назад +2

    Thank you

  • @maahiraliibraahim4177
    @maahiraliibraahim4177 2 года назад +1

    Zxp bilgim nososamey

  • @hannadfaisalmohamed7890
    @hannadfaisalmohamed7890 2 года назад +5

    Asc walaal aaway barnaamijkii saddex magaalo waa u baahanahay ee soo celi walaal fadlan Mahadsanid

    • @Tanaad
      @Tanaad  2 года назад +3

      wcs walaal barnaamij sadex magaalo waxaa ku soo qaadan doonaa magaalooyinka yaryar lkn magaalooyinka waaweyn si gaar ah ayaa usoo qaadan doonaa.

    • @hannadfaisalmohamed7890
      @hannadfaisalmohamed7890 2 года назад +1

      Mahad sanid walaal

  • @rufacishariif4972
    @rufacishariif4972 2 года назад +2

    Bigg fun🤝

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 2 года назад +2

    THANK YOU BRO

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 2 года назад +1

    Mahadsanid

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 2 года назад

    Masuul sare

  • @khadardayib9217
    @khadardayib9217 2 года назад +1

    Tanaad mahadsanid zxb 🙏👏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +1

    Keep going bro Tanaad

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +1

    M.a 💯💯💯💯

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 года назад +1

    Macha Allah my brother aad u mhdsantay wll

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 2 года назад +3

    Caasimada China ee Beijing waxaa dhidabada utaagay saldanad kamida kuwii Tatarka (Yuan dynasty)
    Waxaana dhisay hogaamihii Yuan ee kublai khan 1274, waxaana looyaqiinay khanbaliq.

  • @keysedhalaweyn5379
    @keysedhalaweyn5379 2 года назад +1

    Tnks macalin

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 года назад +2

    TANAAD ❤️🙏❤️🙏

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 года назад +1

    Sxb intaadan china ka bixin kaso hadal magaalada Shanghai waa magaalo aduunka caan ka ah

  • @mukhtarsuilemanelmi4933
    @mukhtarsuilemanelmi4933 2 года назад +1

    Wehelkayga Tanaaad👍

  • @ahmedaliahmed3972
    @ahmedaliahmed3972 2 года назад +1

    Thank you brother

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 2 года назад +1

    Keep going ustaad 👍

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +2

    Legend ❤

  • @mutaazxasanmutaaz5280
    @mutaazxasanmutaaz5280 2 года назад

    Waan kutaageeraa aqoonyaham tanaad

  • @s10e40
    @s10e40 2 года назад +1

    Kingdom tanaad☑️

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 2 года назад +1

    Tanaad🙏👏

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 2 года назад +1

    ❤️❤️TANAAD CHANNEL❤️❤️

  • @cabdirashiid4085
    @cabdirashiid4085 2 года назад

    Lejenti Tanaad Nin aan uxiisay Barnaamijyadiisa Walal Horay usoo

  • @abwaancasiirchannel8546
    @abwaancasiirchannel8546 2 года назад +1

    Soojeedin wngsn 🙏

  • @cabdifadxi643
    @cabdifadxi643 2 года назад

    Wall ka hadal badaha adoo raaliya walala

  • @abdulkadirkame3695
    @abdulkadirkame3695 2 года назад +1

    👍

  • @abdikeyabdikey9531
    @abdikeyabdikey9531 2 года назад

    Tokyo wa casimada adunka ugu dadka badan maha beijin

    • @Tanaad
      @Tanaad  2 года назад

      beijing xitaa dalka shiinaha ayey ugu dad badneen oo waxaa ka dad badan magaaladaha shanghai oo shiinaha la dhacday sida aan muuqaalka ku xusayba

  • @blackpinkworld4675
    @blackpinkworld4675 2 года назад +2

    Walaal please koonfurta kuuriya marka soo socda🙏🙏🙏🙏🥺🥺

  • @qadanahmed5975
    @qadanahmed5975 2 года назад

    Tanaad keep going🥰

  • @glassdahab8448
    @glassdahab8448 2 года назад

    Keep going my bro. No Soo badi documentary

  • @obsacabdiraxmaan4352
    @obsacabdiraxmaan4352 2 года назад +1

    Waaaaw sxp qali

  • @gorgo4446
    @gorgo4446 2 года назад

    Zxp muuqaalada soo de deji

  • @Xamda1229
    @Xamda1229 2 года назад

    MUQDISHO ka sheeke sxb

  • @maxamedsuldan379
    @maxamedsuldan379 2 года назад

    M,a mahad snid boss

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 2 года назад +1

    bal adoo china naga kaxeynin bal hong kong, shanghai iyo magaaloyinka kale na geey

  • @bisbaasvlogs3914
    @bisbaasvlogs3914 Год назад

    Sxb 1 Talo Ayaan kuu sidaa
    Dhanka Playlist,ga Ah. 5 Qaaradod Ee Aduunka Qaarad Walba U Samee Playlist Kadibna Wadamada Aad Kaso Waranty Geli Playlists,ka Mahadsanid

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 2 года назад

    Guulayso

  • @badreabdi6865
    @badreabdi6865 2 года назад +1

    War heedhe noo Soo hadi Casharada bil ixsaanak

  • @maxamedsuldan379
    @maxamedsuldan379 2 года назад +1

    Tanaad war bixin kasoo diyaari jazerada zizibaar

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 2 года назад

    Tanaad ✅

  • @sagalkaumada4318
    @sagalkaumada4318 2 года назад

    Channelka tanaad fa iido wayn kugu qaba ina wax faro badan aan ka bartay

  • @khaalidakaadir395
    @khaalidakaadir395 2 года назад

    Wll tokyo kaso hadal

  • @abdirashiidcali7244
    @abdirashiidcali7244 2 года назад

    Wll waa kutaageeraa bilowgii ilaa hada horay usoco

  • @husseinhassan5426
    @husseinhassan5426 2 года назад +2

    Waw fantastic city.

  • @omarangul4632
    @omarangul4632 2 года назад

    Tanaad geography

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 2 года назад

    Legendry pro waan ku xiranahay chanelkan mudo Sandi ah waana Ku tageraa maclmaadka aad noga soo gudbiso caaalmka Dadka dislike sraya layabay😏🤣

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 2 года назад

    Sxb taariikhdeena noon sheeke adoo mhdsan sida saylac Barbara balcad muqdisho iyo kuwa lahaysto sida herer

    • @ZAAHID21
      @ZAAHID21 Год назад

      Taarikh somalia hadii aad rabto meelo badan ayaa jira oo lagu soo gudbiyo raadso tanaad caalamka ayuu na baraaa

  • @henhoa7357
    @henhoa7357 2 года назад

    Xie xie pengyou tanaad

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 года назад

    Aaway chanalls 2 ee aad yeelanay

  • @hassanabdi2011
    @hassanabdi2011 2 года назад +2

    Like isaar . Ama iskaba daa

  • @abdikadir5310
    @abdikadir5310 2 года назад

    Mahad sanid sxb nola so dhaqso barnamijyasha

  • @maryamoubax2931
    @maryamoubax2931 2 года назад +1

    Taiwan iyo Hong Kong kaso hadal

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 2 года назад

    Dadka kunoool bayjiin waa imisa melyan

  • @yuusufnaaseey8767
    @yuusufnaaseey8767 2 года назад

    1

  • @nadalentertainment1375
    @nadalentertainment1375 2 года назад

    Aaaeo

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 2 года назад +1

    Asc lguma bilaabo looma mahad celiyo dadka kuxidh ninkan dabeecad gaaru wataa

    • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
      @dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 года назад

      Sxp muhiim Ma aha in laguu mahad celiyo ninkan isaga mudan inaan u mahad celino waayo inaga ayaa wax badan ka fa idna
      Wakhtigiida qaaliga ah ayuu ninkan inoo huray marka u mahad celi ninkan heeso ma aha waxa uu soo gudbiyo ee waa cilmi lacag lagu barto ayuu bilaash inooga faideeya taas ogow wlle

    • @muniiryusuf9994
      @muniiryusuf9994 2 года назад

      @@dalmarkiikoofficiallchanne5883 ok mhdsanid wll

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ 2 года назад

    First one view

  • @ibrahimnabadey1533
    @ibrahimnabadey1533 2 года назад

    Hbn wngsn sxpey

  • @gardhaalechannel3503
    @gardhaalechannel3503 2 года назад

    *Jaahil shahaado wata,🤣🤣👉**ruclips.net/video/0ymuyKln8cQ/видео.html*

  • @talyahalabadhagax4956
    @talyahalabadhagax4956 2 года назад +1

    Keep going