Xogo ku saabsan Diinka ama Didiinka | Muxuu dheeryahay Xamaaratada?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2020
  • Xogo ku saabsan Diinka ama Didiinka | Muxuu dheeryahay Xamaaratada kale?#Turtle
    Fadlan hadii aad ku cusub tahay Channel-ka Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 140

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 года назад +24

    Waxaan xasuustaa Sheeeko Xariiradii Dugsiga hoose waxa Kamid ahaa in diinku isaga oo baruur ah ay Maalin u tashadeen Shinbiro, isla markaana Dabangaale soo ogaaday iyagoo u tashanaya si ay u cunaan, Una sheegay in loo tashanayay kadib uu ilaahay baryay oo ilaahay Qolof ilaahay ku dahaadhay.!
    Hadaad Wax ka xusuusto ila wadaag ✌
    Mahadsanid tanaad

  • @najibcadani5533
    @najibcadani5533 4 года назад +27

    Saliga nabiga ha iloobin wll SCW😍😍😍

  • @Apdikadirduaale
    @Apdikadirduaale 4 года назад +13

    QiFkasta oo aqriYa Wxaan u rajaYnayaaa nolol Aad u waBaaGsaN🙏🙏🇸🇴🙏🙏

  • @iftiinkaaadanaha675
    @iftiinkaaadanaha675 4 года назад +3

    Sxp xageen kaala soo xiriiraa
    Mahadsanid

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 года назад +1

    Allaha kuu siyaadiyo xirfada wanaagsan ee soo jeedinta barnaamijjyada cilmiyeeysan

  • @mukhtaaralpha5992
    @mukhtaaralpha5992 4 года назад +11

    Diinta islamka diin ka macan ka badan aduunka ka jirto🤲🤲

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Mukhtaar alpha ,subscribe igu caawi wll😚😚

    • @mukhtaaralpha5992
      @mukhtaaralpha5992 4 года назад +1

      @@hassanaarka6173 ok wll wx walpa oo aad waydiisato wàa iga heli lkiin waa intii karaankayga ah

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      @@mukhtaaralpha5992 mahadsanid wll😙😙😙😙😙😙

    • @axmadbosase7392
      @axmadbosase7392 4 года назад

      Maxaad tiri

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад

      @@axmadbosase7392 subscribe nagu caawi wll 😍😍

  • @abdirahmanabdirashiid7415
    @abdirahmanabdirashiid7415 4 года назад +2

    Mzha allh tanaad media hore u socda wlloyal

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +3

    Thank you Tanaad

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 года назад +3

    Mahadsanid Tanaad 👍👍💥

  • @abdulmejidmohamed472
    @abdulmejidmohamed472 4 года назад +1

    mansha alah tanaad wad mahasantahy

  • @elmiisma2528
    @elmiisma2528 2 года назад

    محمد صلى الله عليه وسلم 💛💛💛اليوم جمعه مباركة

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад +58

    *inta kanaalkan xiisaysa like Tanaaad Tayeeyahay Bulshada💗💚💝💙💓💕*

  • @fast1channel570
    @fast1channel570 4 года назад +3

    Keep going prother
    Mahadsanid

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +6

    Tanaad guul iyo hormar insha Allah ❤❤❤

    • @rajomadigo923
      @rajomadigo923 4 года назад +1

      Ahmed somali walalkey subscribe iisaar please 🙏🙏🙏

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад

    Mahadsanid tanaad channel sida ad macluumadka quruxda badan.mar walba noogu so diyaarisaan

  • @reallife7665
    @reallife7665 4 года назад +3

    Tanaad ❤️

  • @maxamedmaxamuudxuuki7555
    @maxamedmaxamuudxuuki7555 4 года назад

    Masha allh tanaad waa channel aan aad ugu xirnahay

  • @rashiidomar9686
    @rashiidomar9686 4 года назад

    Wow masha allh tanaad channel

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 4 года назад

    Tanaad aniga oo aanan daawan ayaan #like# saaraa adiguna.

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO 4 года назад

    Mahadsanid macluumaad aad u wanaagsan m.a

  • @marwaanabukar1167
    @marwaanabukar1167 4 года назад

    Mansha allah bro barnamijkada waa kaan ugu waacan

  • @kaafijr2089
    @kaafijr2089 4 года назад

    tanaad chanal number one eey ah 😎😎

  • @caytoaktar2276
    @caytoaktar2276 4 года назад

    Tanaad waa baraha ugu fican ee aan arkay abid horre ussoco wllo ✅

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 4 года назад

    Wx iiga horeya majiro
    Horay usocda #tanaad

  • @rastaabdirizak5441
    @rastaabdirizak5441 4 года назад

    Mahadsanid walal

  • @cqaadirsulub3027
    @cqaadirsulub3027 4 года назад

    Zxp wlhi aad baan u xiiseeyaa barnaamijyadaada alla haku sharfo zxp

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +1

    One love huuuuuuuuuniye

  • @dauudsaiddiraac3527
    @dauudsaiddiraac3527 4 года назад

    Hore usoco ni wax badan og #Tanaad

  • @cabiwahabhirad540
    @cabiwahabhirad540 3 года назад +1

    waafiyo

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul 4 года назад

    Thanks for sharing bro.

  • @cabdiweli975
    @cabdiweli975 4 года назад +1

    Paris, parlin iyo Jakarta

  • @hamzeahmedwacays7061
    @hamzeahmedwacays7061 4 года назад

    Tanaad hore uu soco

  • @kingmohamedkingmohamed6800
    @kingmohamedkingmohamed6800 4 года назад

    Tanaad my favorite chanel

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 года назад

    Tanaad go forward😍👍

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 года назад

    Zxp tanaad noo soo badi barnaamijyada noocan ah

  • @sharmarkemohamed1947
    @sharmarkemohamed1947 4 года назад

    Sxp nosobidi barnamijaka walal waaa hurmra

  • @saedahmedali1267
    @saedahmedali1267 4 года назад +1

    Hory usoco wll

  • @saadaqyoungjunior3567
    @saadaqyoungjunior3567 4 года назад

    Horay usoco pro

  • @mohaturki6377
    @mohaturki6377 4 года назад

    Tanaad waan ku salaama bro wax badan kaa faaidnay muuqal walbo aad so dhigto waan daawada sxb wxn ku leyahy nolow

  • @cabdalecabdirashiid8548
    @cabdalecabdirashiid8548 4 года назад +1

    Waa kahelay hadaad kaheshay like ii saar wll

  • @munishabbe6464
    @munishabbe6464 4 года назад

    Sxb sare dhanka xaywanada so badi mahadsanid👏👏

  • @gaare8701
    @gaare8701 4 года назад

    Thanks indeed tanaad

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 4 года назад +2

    Keep going tanaad

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Mr Deco, subscribe igu caawi wll 😙😙

  • @cabdiomar1
    @cabdiomar1 4 года назад +2

    Waxaan ahay ninka koowad like saara midka koowad comenti kabixiya asxaapta waan idin salamay

  • @cawlmedia6406
    @cawlmedia6406 4 года назад

    Mudane macalin TANAAD waxaan kaa codsanaynaa barnaamijkan barnaamijka xiga inaad kaga soo hadasho Fiidmeerta (koboliga ) iyo sababta corono virus iyada loogu nisbaynayo.

  • @salmanfarah4437
    @salmanfarah4437 4 года назад

    Barnaamujyo na qanciyay
    Tanaad hore usoco

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi3747 4 года назад +1

    Taageerayaasha tanaad like saara

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 4 года назад

      @@hassanaarka6173 sabab aan subscribe kuugu saaro garan maayo waayo wax vidio ahba ma yaalo

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 4 года назад +5

    Ciyaalnimo😹😁
    Bari paa waxa jiri jiray diin iyo dacawo way paratameen dapadeedna Read More
    Adiga akhrinaya Like ta dhac Ku zii😹😹

    • @axmadyaasiin5925
      @axmadyaasiin5925 4 года назад

      Sharmaarke Sham hhhhhhhhhhhhh diinoow dabkaa ba

  • @mohamouddahir841
    @mohamouddahir841 4 года назад

    Sxb horay usoco

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад

    Masuul sare💖tanaad_ channel🏋️‍♂️
    🇸🇴🇸🇴👈hala tageero tanaad💯
    aniga xagaya waa 💯full ixtiraam

  • @engmoocodayadam7249
    @engmoocodayadam7249 4 года назад +6

    Tanaad My blood❤

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +2

      #Eng moo codey Adam, subscribe igu caawi wll😚😚😚

  • @hsss698
    @hsss698 4 года назад

    Anuu ii jookaa
    Wlhi ne
    👌👌

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 года назад

    Ustaash tanaad wannku slaamay walal waxan ka fa.iday wax badan Jazakallah khyeran

  • @abdullahijr6752
    @abdullahijr6752 4 года назад

    Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad Tanaad 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @mustafedollarr8496
    @mustafedollarr8496 4 года назад +4

    Like isaar sxb wn ku tageera tanaad

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Mustafe Dollarr, waan ku saaray like adina subscribe igu caawi wll😚😚

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 4 года назад

    👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @saciidaxmed6313
    @saciidaxmed6313 4 года назад

    inta comment aqris usoo gasha like dhac ku sii

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 года назад

    Diinka 150 sano la badana ayuu noolyahay yaab leh cimri uga dheere 👍😃😄🤲👍🐌🦔🦔👍😄✌🙄🇸🇴👏2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 4 года назад

    Ma thanks

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 года назад

    Xili robaadka

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms4894 4 года назад +1

    🤙

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 года назад

    Muqdisho walagu cunaa roobka

  • @ladfodeeq7068
    @ladfodeeq7068 4 года назад

    Aad baad u mahadsantahy tanaad

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 2 года назад

    Diinku wuu leeyahay ilko sxb, gaar ahaan midka barriga

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 4 года назад

    M.a wllkey

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 года назад

    Qarada xeFur BadaHa 1 bada basatiga 2 bada xaramariga 3 bada aktrka 4 bada marataNyNka iyo Qara barega soga dhamaN 58 wadaN

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 4 года назад

    Markad wax sharaxayso reseach hubi diinku 200 malmood ayuu nolan karaa biyo la aan

  • @jabriil6580
    @jabriil6580 4 года назад

    Sxb aad ayaa umahadsanthy mida kle anigaa waxaa bartaa major marine science wax bdn ayaa ka faaiday sea turtles 🤗🙋‍♂️

  • @young_______millionaire5458
    @young_______millionaire5458 4 года назад

    Ayaga ee shiyaanta wax lee mee cunayaan wlhi kuwaan zombie waaye esel aan waxaan kala yabaneen masaskee iyo dofarada diinkana waa cunaan mahadsanid tanaad

    • @maxamed1766
      @maxamed1766 4 года назад

      Diinka nuuca badda ku nool ama qubaha anaga xataa waan cunnaa soo maaha

  • @mohamedbillow7719
    @mohamedbillow7719 4 года назад

    🙏✋

  • @zaynmalik5666
    @zaynmalik5666 4 года назад +2

    Asc Tanaad 😍

  • @bakarreysan9772
    @bakarreysan9772 4 года назад

    Kuwait badda ku nolan waa qubo ma,ahan diin

  • @caashomaxamedcumar2373
    @caashomaxamedcumar2373 4 года назад +3

    M.a 😍😘🥰

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Casho maxamed cumar ,wlshy subscribe igu caawi 😚😚

  • @AhmedsalimMohamed
    @AhmedsalimMohamed 4 года назад

    Msha allah sxp hore u soco
    Tanaad
    Anigana like ii saar👍sxp

  • @izoismail1
    @izoismail1 4 года назад

    Tanaad isha cilmiga

  • @saedahmedali1267
    @saedahmedali1267 4 года назад +1

    Wll wx so tabisa wdanka marcco ama algaria

  • @saedahmedali1267
    @saedahmedali1267 4 года назад

    Saddex mglo wx ka dhigta mid kamida muqdhiso

  • @footballhighlights7635
    @footballhighlights7635 4 года назад

    Qofka igu horeyo ayaa ahay ee like ta dhak igu siiya asxpt

  • @jacfaryare6266
    @jacfaryare6266 4 года назад

    Music ha saarin dee

  • @apdihamiid7720
    @apdihamiid7720 4 года назад

    Horta Somalia waxba lagama helo miyaa

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 4 года назад +1

    ❤TANAAD❤

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад

      #Ahmed Hussein, subscribe igu caawi wll😙😙

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 4 года назад

    Channelka Tanaad Wax Badan ayaan ka faiday mahadsanid sxp 🙏✅

  • @abdikaafiabuukar2508
    @abdikaafiabuukar2508 4 года назад

    War ninkan waxaan jeclahay codkiisa war waxaad ku fiican tahay wariye caan ah e shaqada sifiican usii wad sxb sare

  • @yousufabdullahiyousufwinne2895
    @yousufabdullahiyousufwinne2895 4 года назад

    Guul iyo gobanimo tanaad codkaaga iqanciyay

  • @sheekocaruureed199
    @sheekocaruureed199 4 года назад

    Asc asxaabbta tanaad fadlan booqda channelka CUSUURA MEDIA OO SUBSCRIBETA SARA

  • @xasanmaxamedxasan673
    @xasanmaxamedxasan673 4 года назад

    Midka biyaha kunol waxaa la yirahdaa quwo

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 День назад

    Muxuu labaatan noolaadaa wuxuu noolaada 90 maalin biyo la aan

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 4 года назад

    Noosoo gali wadamada ay somalida kubadanyihin waa codsi

  • @abdifataxabdilaahi4099
    @abdifataxabdilaahi4099 4 года назад

    Tanaad wll waxa iga soo jeedin ah inaad wll noo soo badiso qaybaha xayawaanka mahad sanid

  • @maxamudgalti3254
    @maxamudgalti3254 4 года назад

    Kan bada ku nool qubo ayaa ladhaha ee ma aha diin

  • @farxiyocabdi8189
    @farxiyocabdi8189 4 года назад

    M a

  • @husseinahmed5608
    @husseinahmed5608 4 года назад

    Mas,ul sare tanaad aad io ad ayan kutagera aniga maxa yeelay barnamijkaga Aya xiiso gaara leh mhd sanid Mr tnaad

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 4 года назад

    this is called diinceelaad

  • @deerofilmsvlogs1638
    @deerofilmsvlogs1638 4 года назад +1

    Ad ban ku slmy tamaad

  • @mahiigaanchannel9367
    @mahiigaanchannel9367 4 года назад

    Adiga iyo hoyada alaah janada haydiku kulmiyo ee wll subscribe iisar

  • @siciidgaafuun3821
    @siciidgaafuun3821 4 года назад +1

    Fadlan subscribe saar mukhtaar channel

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 4 года назад

    Waxaa tiri wuxuu nolankaraa biyo la aan 20malmod beenta nagadaa xiliga jiilalka oodhan geed buu kujiraa ilaa roobku kadoo

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 4 года назад

    200 oo milyan aduunkuma jirin wax walba iska yeelno

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад

      Waa qodob iska qiyaas ah oo qubarada qaar sheegaan

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 4 года назад

    200 malyan ka hor aduun maa jiray

  • @amiirahmed4256
    @amiirahmed4256 4 года назад

    Subscribe isaara walalayaal