Macluumaad Layaab leh oo Kusaabsan Diinka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2019
  • Dii diinku wuxuu ka mid yahay maqluuqaadkii ugu horeeyay ee ku noolaada dhulka korkiisa waana xayawaan dagan naftuna eey ka heleeyso socodkiisa tartiib ka ah.
    Diinku wuxuu kamid yahay ku wii ugu horeeyay oo xamaalato ah oo soomaray taariikh da wuxuuna kahoreeyay Abeesada, masaska iyo yixaaska. Wuxuuna kunoolyahay qaaradahoo idil marka laga reebo qaarada barafka ee cirifka koonfureed . waxaana jiro 3330 Nuuc oo diin ah oo kunool daafaha aduunka.
    Diinka wuxuu leeyahay Qolof koro oo adag oo gaashaan u ah waxeeyna ka kooban tahay 60 lafood oo kala duwan oo is heeysta, waxaana usii dheer carjaw adag oo dawooleeysa calooshiisa oo alaalisa.
    Diinka qoloftiisa waa qeyb kamid ah laf dhabartiisa marnaba suurtagal ma,aha inuu ka dhaxbaxo Qoloftiisa, waana sida suurtagal ka u eheen in Bani aadamka uu ka maarmo lafta feeraha.
    Diin diinka qoloftiisa waxaa soo gaaro dareensidi hiisa waxna wuu ka dareemaa xataa taabashada gacanta wuu dareemaa hadii jug gaaarto ama eeydilaacdo Qoloftiisa waxaa ka imaanaya dhiig wuxuuna dareemayaa xanuun waana sidii adihgoo madaxa jug kaagaartay ookale.
    Waxaa jira 2bo Nuuc oo diin ah mid kunoolaada Bariga(dhulka) iyo mid kunoolaada Bada, Diin badeedka waxaa lagu dhahaa afsoomaali Qubo. 2bada Nuucnba waa xayawaanada Dhiiga qaboow.
    Diin badeedku ama qubadu weey kaweentahay xajmi ahaan kan bariga kunool waxeeyna leedahay lugo iyo gacmo fitsan taasoo kacaawineeysa inuu si xoowli ah udawaasho wuxuuna jaraa 1 kii saac 22 km, halka diinka caadiga ah uu jaro 2 dii saac 1 km waxaana lagu tiriyaa xayawaanada eebe awuuray kan ugu socodka Gaabiya.
    Malaha diinku wax ilko ah laakiin wuxuu leeyahay badadalka ilkaha sheey sida miinshaarta oo kale ah oo afbadan, sidoo kale wuxuu lee yahay Carab.
    Diinka wuxuu Quutaa dhirta, Coowska iyo Khudaarta sida (Bagalka, Ansalaatada) sidoo kale fawaakihda qaarkood sida(Qaraha iyo Qajaarka). Diin badeedka wuxuu cunaa Xayawaanada Bada kunool oo yar yar.
    Diinka wuxuu si joogto ah ugu baahan yahay Biyo sawabtoo ah waa xayawaan kaadi badan, mida kale haduu naxo ama laga naxsho waa xayawaanada is ku kaadiya.
    Dii diinka wuxuu galaa waqtiga jiidaalka marxalad sida Hurdada oo kale ah wuxuu na noqdaa mid Caajis badan oo dhaq dhaqaadiisu uu yar yahay si uusan ulumin wax tamar ah, cuntada uu cunaayano waqtiga jiidaalka wee yartahay.
    Diinka wuxuu awoodaa inuu noolaado Cunto la,aan iyo biyo la,aan 20 maalim.
    Diinku malahan dhago uu wax kumaqlo kaliya wuxuu dareemaa jug jugya iyo shan qarta.
    Dii diinku wuxuu leeyahay Qalbi kakooban sadax 3 qol, sidoo kale wuxuu leeyahay 2bo sanbabood oo uu kuneeyf sado.
    Diinka sitoos ah uma dhalo wuxuu dhalaa ukun/Beeyd kaasoo ku duuga ciida dhaxdeeda mana huuriyo sida digaaga, mana nuujiyo sida Naas leeyda,
    Diinka waa noolaha kaliya ee dhalaankiisa daymada ku koriya.
    Diinka wuu socod gaabiyaa waxaana usawab ah lugahiisa gaaban iyo Qoloftiisa culus darteed.
    Diinka si aad ah ayuu wax u arkaa wuxuuna awoodaa inuu kala saaro midabada si cad halka Plastic kada uu u arko cuno markuu cuno ayuu kudhintaa. Dadka wacyi galin buuxda kama heeystaaan saameeynta uu ku leeyahay plaastikada Xayawaanada Bada kunool. Plaastikada ma,ahan sheey mudo yar ku baa ba,aya wuxuu jiri karaa mudo dheer.
    Diinku wuxuu dhalaa halkii mar wax ku Dhow 200 oo ukun intuu dhalaayo waxeey ku xirantahay nuuca uu yahay.
    Diinka labka ah waxaa lagu gartaa seen dheer, halka mida dhadig eey leedahay seen aad ugaaban oo yar.
    Diinka wuxuu noolaadaa dhoowr sano wuxuu gaaraa 100 Sano halka kuwa qaarkiis eey gaaraan 200 oo sano 2 Qarni. Diinku waa xayawaanada ugu badan ee camiro dhulka.
  • ЖивотныеЖивотные

Комментарии • 73

  • @nihaal1234
    @nihaal1234 4 года назад +1

    Masha Allah waxbadan ayan kabartay manta xawayanka diinka shukran walal qali

  • @AbdirahmanOmarali-zy6qg
    @AbdirahmanOmarali-zy6qg 2 месяца назад

    Maasha allah waa noo faa iideysey walaahi diin ayaa ii jooga nin iyo naag waxuu yahay ayaan kala garan waayey laakii hada waan fahmey

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 4 года назад +5

    Ilhay danbigiina hadhaafee iisaar subscriber

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 4 года назад +7

    Masha allah waa inoo faaideysay mahadsanid in bdn

  • @hamzaabdi762
    @hamzaabdi762 4 года назад +5

    Wll hadan halsual kuweydiyo diidinku ilmaha kadsha ama dadka wey oo iskukaadsha hadii aykuran kaadidu makaharee mase waxn rajeynaa Inad isojawawidontid insha allh

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +1

      May walal waxaas waa quraafaad wax jiro ma ahan

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 4 года назад +4

    Maaasha Allah
    Waaan kaa faaiday shukran
    Alle haku xafido bro

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 года назад +2

    Maasha’llh

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 4 года назад +4

    M.allah waxbadan ayaa daaha ka qaadY thanks 😘

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. 4 года назад +6

    M.a sxb allaha ku xifdiyo 🙏🙏♥️♥️

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад

      Mahadsanid dhaamaanteen alle hanawada xifdiyo

  • @safiyaadan3929
    @safiyaadan3929 4 года назад +4

    Masha allah

  • @marianhalane4927
    @marianhalane4927 4 года назад

    Msha allh wllken Abdihalim shukrn

  • @xafsomohamed738
    @xafsomohamed738 4 года назад +2

    Ok Thanks bro

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo57 4 года назад +1

    Macha allah

  • @hooyo5154
    @hooyo5154 4 года назад +2

    Mashaa allaah Zxpka qli

  • @aishakaif6570
    @aishakaif6570 4 года назад +3

    Apdihalim iso jwb wll waan jeclhy diinka hal xabo ma isine😌

  • @cusmaancabdullaahi2814
    @cusmaancabdullaahi2814 3 года назад

    M.a wad mhdsanthy sida quruxda bdn ood tariikh diisa noogu so tabise

  • @shariifocali7457
    @shariifocali7457 3 года назад

    Q
    Mashal allah

  • @jongin1791
    @jongin1791 4 года назад +3

    Walalo hal diina isii wa iga codsi

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +2

      Hada mid lee ii haray kii kale waa lay ga qaatay

  • @saynabxoosh9267
    @saynabxoosh9267 4 года назад +5

    Thank you so much brother go right ahead

  • @iqriitamoha532
    @iqriitamoha532 3 года назад

    Abdixalimow wllo hadad bakeyle kensatid oo kuu tarmaan halkuu xabo iga soo gaarsii dar allr ayaan kuu jeclahy wllo 😍😍😍

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  3 года назад +1

      insha allah walal Ama ku sadaqeyn ya kushegay ina bakeele rabo ina korsado

    • @iqriitamoha532
      @iqriitamoha532 3 года назад

      @@AbdihaliimAli melahas aan kasoo ogaday ee ma isiineysaa hadey kuu batan wllo qaali😁😁😁

  • @dhemeycadeydhemeycadey8206
    @dhemeycadeydhemeycadey8206 Год назад

    Santa dher wa xomanta taranks

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 года назад +3

    150 sano 🐌👍👌😁🇸🇴

  • @saharoapdihussen8089
    @saharoapdihussen8089 Год назад

    Wll su aal maku weydiyaa diidinka Ayan kuriyooday waliba anigoo riixayo isofasir

  • @anasmohamed9641
    @anasmohamed9641 4 года назад +1

    Aaadaaa umhdsntahy wlkey

  • @cabdulahicalishiikh3878
    @cabdulahicalishiikh3878 4 года назад

    asc abdihaliim ali

  • @cxakiinmumin6027
    @cxakiinmumin6027 4 года назад +4

    Thanks wall qaali ah
    Waxan kuweydiina carabigii maxaa nooga joojisay sami cade

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад

      majoojin walal waan siiwadi doonaa InShallah

  • @MohamedOmar-qf5wz
    @MohamedOmar-qf5wz 4 года назад +2

    Very nice

  • @btsblackpinkriyad.7973
    @btsblackpinkriyad.7973 3 года назад +2

    ❤❤❤❤❤👍👍👍🤲🤲🤲🤲🕋🕋🕋

  • @hecker8818
    @hecker8818 3 года назад

    Walaalayaal ii subscribe gareeya

  • @hamsemohamed7731
    @hamsemohamed7731 4 года назад +1

    Ax ax ax baribaa anakoo dhalin yaro ah ayaan soo mar nay diin mid Naga mid ah baa diin kii dhabarka kaga Kala jaray Faash ama. Jidib

  • @queenwujdaqueen2973
    @queenwujdaqueen2973 4 года назад

    M.a

  • @cabdicasiissalebaan7583
    @cabdicasiissalebaan7583 4 года назад +1

    abdixaliinoo ul baad nugu soo kaxaysay hhh intaad lahayd facabook ka lahayd youtube ka kàlaya

  • @MohamedOmar-qf5wz
    @MohamedOmar-qf5wz 4 года назад +2

    Sxpow ma rabaayadeesatey.

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +4

      Haa 2bo waaye mid weyn 3sano jir ah iyo mid 1bil jiro sidoo kale bakeele kusoo dari rabaa mardhow beer guriga ugu sameeyay. xoolahaa bartaa ilen

  • @sareeyeproduction5993
    @sareeyeproduction5993 3 года назад

    Asc saaxib Waxan doonayaa inaad isiiso halxambo oo diin dhiin ah adoo mahadsan

  • @roodaguhaad5297
    @roodaguhaad5297 Год назад

    Wagaan yaraabaan kori jiray markaan maqasha la jogo sui ila soconjiray

  • @maryanhassan8967
    @maryanhassan8967 2 года назад +1

    Wllo mcn ado mahsan wxn ku weydiye marku ninka yahay kormu nagta u bahdaa ani asako nin ah buu ii jokaa ooo yar lkn aad buu u yaryahay iso jwb plz 🙏🙏🙏

    • @animals3156
      @animals3156 Год назад

      Anaga mid nin ah iyo mid naag ah ayaa noo joogo

  • @nimcoabdisalam5925
    @nimcoabdisalam5925 3 года назад

    Abwe abdihalimow ma korsata diinka😂

  • @jamadhassan7134
    @jamadhassan7134 4 года назад +2

    Sxp

    • @jamadhassan7134
      @jamadhassan7134 4 года назад

      Waan xanaaneystaa

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад

      @@jamadhassan7134 ma mid weeyn ah baa mise? Maxaa sii saane? Meeqaa heesaa?

  • @rumaanqurux6799
    @rumaanqurux6799 4 года назад

    Wll plz su aal ayanraba inankuwey diiyo okusabsan diidinka midka ninka ah io midka naagta ah sidelagu ugadaa hada arakto fariinteyda wll plz isojawab mahad sanid

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад

      3:55 daqiiqaaas ugu hadlay Ee fiirso wad fahmee ❤💯

  • @k.l.d.barorecent4832
    @k.l.d.barorecent4832 2 года назад +1

    Ad baan ujaclahay din ka

  • @5cent243
    @5cent243 Год назад

    ani ii joga ee meqo waqti waxla siiya

  • @ayaanleabdirahman8153
    @ayaanleabdirahman8153 4 года назад +1

    150 sano ayuunooladaa aragtida ayuu ku koriyaa sxp

  • @suheybyuusuf
    @suheybyuusuf Год назад

    numberkaaga iisoo qor sxb adoo mahadsan

  • @fadumopurco2229
    @fadumopurco2229 3 года назад

    Diin ku inuu habar jeclo yahay inta og like dhac ku si

  • @qatrahassan4725
    @qatrahassan4725 3 года назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @yussufcumar7247
    @yussufcumar7247 4 года назад

    War gacmaha maxaa ugu qabqabsaneeysaa
    Niyoow jir adagidaa

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +1

      😂😂❤ waa caadi waa noole naxariis badan saa moodeysid ma ahan

    • @yussufcumar7247
      @yussufcumar7247 4 года назад

      @@AbdihaliimAli Haa waa in loo naxariistee ee Anigaa kacabsanaayaa
      Marka sidaas ayaan kuu leeyahay

    • @yussufcumar7247
      @yussufcumar7247 4 года назад

      @@AbdihaliimAli sidaan filaayo waa daqataa ayaan umaleenaayaa??