YAAB! SABABTA SAXIBTAY NINKEDA USHUKANSADAY LACAGTEDANA UQATAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 7 тыс.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 месяцев назад +1085

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ 😢

    • @user-zh2eh9vr3c
      @user-zh2eh9vr3c 8 месяцев назад +4

      scw scw

    • @SafiyoAdan-wy3co
      @SafiyoAdan-wy3co 8 месяцев назад +5

      allaaah.huma salli wasallam calaa nabiyinaa maxamadun rasullullaah.hi sallallaah.hu caleeyhi wa.ahlihii wa.ajmiciin wasallam yaarabil caalamiin 🤲 allaaah.huma aamiin inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

    • @nasracabdi-dd8lp
      @nasracabdi-dd8lp 8 месяцев назад +1

      Scw ❤😊

    • @fatxifatxicqaadir2451
      @fatxifatxicqaadir2451 8 месяцев назад +1

      SCW

    • @user-op6cp2tq9f
      @user-op6cp2tq9f 8 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw

  • @user-eg7yk8ri3b
    @user-eg7yk8ri3b 8 месяцев назад +500

    Ilaahay naciima wax khayr qaba hasiiyo nin wanaagsan iyo carruur khayr qabta hasiiyo iyo xoolo xalaal ah amiin amiiin

    • @ikramfarah2118
      @ikramfarah2118 8 месяцев назад +1

      Amin

    • @faizaaxmed7023
      @faizaaxmed7023 8 месяцев назад +2

      AMEEN

    • @user-ye8wt2ci8h
      @user-ye8wt2ci8h 8 месяцев назад +5

      Naciima halla caawiyo soomaaliyeey waa gabar somaliyeed oo la qiyaamay xoolohii laga dhacay halag caawiyo

    • @ahlamhipo
      @ahlamhipo 8 месяцев назад

      Nio Tan hada maxa lagutilmami kara….weisla qumante hdane hah 😂😂😂💔💔💔💔

    • @hamdaabdullahi2408
      @hamdaabdullahi2408 8 месяцев назад

      Magac wan u waayay wallhy

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 месяцев назад +764

    gabadhaan doqonimo iyo xaasidnimo ayaa isugu darsan. Lkn gabadha kale daacadnimo ; deeqsinimo; iyo qadarin walalnimo beey umuujisay. Saxiibtaaas okale yaaba helikara😢😢

    • @fathiiftin8330
      @fathiiftin8330 8 месяцев назад +32

      Said wllhi indha adega ilka dhernimo u weheliso balo ilko dher

    • @fardowsamahamed9187
      @fardowsamahamed9187 8 месяцев назад +7

      Exactly

    • @abdisalanmuhumed6135
      @abdisalanmuhumed6135 8 месяцев назад +7

      Haa wlh

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 8 месяцев назад +1

      @fathiiftin8330 waxaa iigu daran markey tiri waxba iguma laha waxaad rabto isticmaal bey itiri. Isticmaal waxaan u aqaan waxaad xirato ; iyo waxa aad cunayso wixii intaa kabaxsan waaku xaraam. Waxaa iigasii daran kulahaaa way kulushahay; dabcan qofku markuu daacadyahay qasab wuu kululyahay waa serious marwalba

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 8 месяцев назад +1

      @@fardowsamahamed9187 🤣🤣 ciil baa iga hayo naagta

  • @tavaqqo8127
    @tavaqqo8127 8 месяцев назад +46

    I can’t believe she was upset about the money she lost and went into detail on how it affected her mentally but don’t seem to care about being the downfall of Naiimo’s business and the money she stole from her... she can’t even see how it should even affect naiimo. she was quick to get those men in jail but has excuses for her own action. this woman only cares about herself. may Allah protect us from people like that

    • @user-lu6zf6my3y
      @user-lu6zf6my3y 8 месяцев назад +2

      Fadlan maad comment af somali aa ino qortiid sow barnaamijku af somaali kuma baxayoo 🤔

    • @tavaqqo8127
      @tavaqqo8127 8 месяцев назад +3

      @@user-lu6zf6my3y athiga maadan ka fikirin in dadka qaarkood english ku fiican yihiin? Adi af somali kiliya hadii aad fahmisid commentiga af somaali kiliya akhriso. Na daaf

    • @g-ozil
      @g-ozil 3 месяца назад +1

      It’s sad to see such stories. Naimo gave her a shelter and a living and in return she toook everything. This is coldest I have seen so far.

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 месяцев назад +140

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 8 месяцев назад

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @ASMReatingfood12
      @ASMReatingfood12 8 месяцев назад

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @maxamedyare5068
      @maxamedyare5068 8 месяцев назад

      Ninka indha miyuu la.aa qofta bruno fernedez u eg miyuu ka doortay naimo 😂 xooooloooooooo😂

  • @SakariyeCabdiwahaab-ss6nt
    @SakariyeCabdiwahaab-ss6nt 8 месяцев назад +95

    Way quruxbadantahay Waana daacad waxyna nabartay cashar fiican abaayo alwaxaa rabtid hakusiiyo aamiin amiin 😢❤

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 8 месяцев назад +166

    Tani waxay cadeysay inaan Qofba la Aaminin waa dhac iyo burburi Noloshedi Ay ugeysatay Nimco Illaahay badal kheyr qabo haku siiyo Abayo ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

    • @faaidochannelofficial8656
      @faaidochannelofficial8656 8 месяцев назад +1

      Walahi waa sidaas abaayo🎉

    • @inaomar2151
      @inaomar2151 8 месяцев назад +1

      Walee yuutubar somaaliyeed ma aamino waxaan waa been lasoo awooray waa sey ilatahaye

    • @samsamibrahim3558
      @samsamibrahim3558 8 месяцев назад

      I agree

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 8 месяцев назад

      samidey badal kheyr qaba baan urajayynayaa

  • @liibaanqaliifqurbojoog4955
    @liibaanqaliifqurbojoog4955 8 месяцев назад +16

    He was Casanova and he's not honesty man he lose both sides he's alone don't worry 😢😢Our sister Naima may Allah give you beautiful children and honesty husband and healthy and wealth we pray for you I can say you're faithful girl leave everything by Allah jizaakalah hafidulaah our sister naimo Alaahumaa Aamiin Yaa Mujiibu-dacwaad Samiicul-caliim 🤲🏽🤲🏽

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk 8 месяцев назад +148

    Illahey dulqaad badanaaa naciimoy abaayo 2daan xumaantoda😢😢 ayuu illahey ogaa sidaas dartet ayuu alle ku dhaafiyey xbbti❤ horay u soco ayaga dhiban maanta

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 8 месяцев назад +54

    Subhanallah😮😮😮 gabadhaan xaqa Allaha tuso , Alle ka cabsiga ayaa ku yar oo qof Allah ka cabsanayso waxyaabahaas oo kale ma samaynsyso, inta ay geerida u imaanin xoolaha lagu leeyahay dib ha u celiso cafisna ha weydiisato inanta ay qiyaantay 😢😢😢

  • @husseingodad3253
    @husseingodad3253 8 месяцев назад +172

    The greatest gift you ever give is your honest self. Nacimo your belief system and your personality is extraordinary. May Allah bless you and give you good husband a person who truly deserves you. Your story is worth to be published in a book. Thank you Ridwaan for sharing this expensive story. You are doing a good job.

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 8 месяцев назад +13

    Naciimo alaha waxaan kaaga baryaa guur qeer qaba xoolo ka qeer badan kii horey isha alaah ❤❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 8 месяцев назад +60

    Anigu Saan u fakaray Naciima qof nasiib leh bay ahayd sababtoo ah nin aan Rabin iyo naag aan saaxiib fiican ahayn bay bay ahaayeen marka ilaahay baa dhaafiyey sharkooda

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 8 месяцев назад +71

    qof bini aadan oo saan u indha adag waligay ma arkin ninkii iyo lacagtiiba way dhacday dad aamin maleh subxaana allah

    • @user-gx5hg1gg9y
      @user-gx5hg1gg9y 8 месяцев назад

      Khalad ayey gashe

    • @xiiscismaan1737
      @xiiscismaan1737 8 месяцев назад +3

      Indho adeeg mahan wa doqonimo Wana bila damiir xishoodka wa qaali iyada xasidad ah

    • @xiiscismaan1737
      @xiiscismaan1737 8 месяцев назад

      ​@@user-gx5hg1gg9yqalad mahan wa xasidad

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 8 месяцев назад

      @@xiiscismaan1737aad iyo aad wa nolol jaalus ay ka xumatay gandha iyadu wllo ka dhigatay inay nolosheda burburiso 😢

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 8 месяцев назад +217

    Subxanalaah 😢 Gabartaan Waba Xaaran Cun Weye Run Wa shegty lkn Garasho dhan Eber😢 Ax Naciimo Alla Qalbiga Haku Dhayo

  • @muhubo100
    @muhubo100 8 месяцев назад +12

    She was jealous her friend had a business and a husband. Her loyalty should have been to her friend. Someone please teach her a lesson.

    • @g-ozil
      @g-ozil 3 месяца назад

      It’s amazing how she planned naimos downfall and happily laid with that dude. It’s sad

  • @user-mv1kl8xm7y
    @user-mv1kl8xm7y 8 месяцев назад +66

    Riwwan mahadsanid
    Wlhi waa itabatay
    Dhibka naima ku dhacay
    Illahey cafimad taam ah ha siiyo qalbigana Allah u dajiyo
    CODSI
    WALSHEN
    AAN GARAB ISTAAGNO ATLEAST
    DUCO
    IYO WAXSIIN
    🙏🙏🙏

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 8 месяцев назад

      abaayo gabadha maxa helay iifahansii

    • @Hibo6875
      @Hibo6875 8 месяцев назад +1

      ​@@niamomohamud7041waxa ku dhacay iyado ganacsato ah gabar saaxiibteet ah o la joogtay aya qayaantay ninkeeda guursatay ninki iyo saaxiibteet qayaamay lacagtiina saaxiibteet ka dhacday

    • @MunaAbdinour-ed8up
      @MunaAbdinour-ed8up 8 месяцев назад

      @@niamomohamud7041qusadaan qisa ka horaysa oo 3 week ka hor ah baa Naïmo gabar la dhoho ku dhacday naagtan baa ninki & lcgti ganacsiga ka dhacday

    • @dagancali754
      @dagancali754 8 месяцев назад

      ❤❤❤❤

  • @muhamudabdille743
    @muhamudabdille743 8 месяцев назад +615

    I wish Naima could have get fundraising because she is hardworking and innocent and honest lady

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 8 месяцев назад +32

    Naag aniga waxba kama qoro ee ninka la shukaansanaayo ayaa liita oo masuul aanu ahayn. waa khalad wayn waana dambi in nin iyo naag ajnabi ah guri wada degaan saas daraadeeda ayaa Ilaahay nooga reebay marka arintaa halaga digtoonaado. Naag sxb ma kagasho ee reerkaada ha keensan❤

  • @I_am_yours_my_dear
    @I_am_yours_my_dear 8 месяцев назад +4

    indha adeega, $10k bey leedahay waa la ii fasaxay. dhacdadaan aadbey u xanuun badan tahay waxayna abuureysa kalsooni dari umada dhaxdeeda ah. ilaahay hanaga badbaadsho tan ookale, Naciimo wn ka xumahay walaal qaali ah wax kugu dhacay. waxan ilaahay ku waydiina inuu qalbi ku qaboojiyo kuna ilowsiiyo arintaan xanuunka badan. waxaad tahay gabar aad uqurxoon, akhlaaq fcn leh. masha Allah, badal kheyr qaba insha Allah. waxan rajeyna mar uun innan kula kulamo walaal mcn 🥰

    • @annaali710
      @annaali710 8 месяцев назад

      Kaaga sii darane $800 ayey la walanaysa marku laga xadey oooo xolo asalkodo naima ka yimi ahaa hhh

    • @I_am_yours_my_dear
      @I_am_yours_my_dear 8 месяцев назад

      @@annaali710 aad iyo aad, waan ka shakiyay midaan, armeey been tahay. Waayo $800 qofkale kaso dhacdey hadey intaan dhan umartay maxay u dareemi waysay Naima dhibka ay u geysatay. Leyla mafiyooba waxaana u sii dheer doqonimo iyo islaweeyni. Ilaahay hanaga badbaadiyo tan ookale in ay nagu dhacdo amaba anaga qofkale ku sameeyno. Waxayba leedahay jiljileeca uma dhalan, faanbey mooda lkn ma oga in ay tahay dabaalnimo.

  • @maryamosmaanahmed5494
    @maryamosmaanahmed5494 8 месяцев назад +50

    Naagtan waa mooryaan naciimo dhinackasto kadhacday walina wey isla qumantahay subhanallah Illahaw tanookale hanala kulminin anaga iyo intii Islaam ahba 😢😢😢😢

  • @naciimamohamed4317
    @naciimamohamed4317 8 месяцев назад +55

    😢😢😢 subxaana laah abaayo cafis weydiiso gabadho lacagtaneh iskacili adiga amalihed Naciima badal qeer qabo insha alaah😊

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 8 месяцев назад +44

    Allaah ha barakeeyo Naciimo,Inshaa Allaah Allaah waxaan ugu baryayaa nolol wanaagsan adduun iyo aakhiro inuu Allaah siiyo.Allahayow Naciimo ka farxi waa gabar Allaah dartii ay u aamintey waaye oo hadana dulmi iyo dhac leysku darey.

  • @user-xe1rj8rh9s
    @user-xe1rj8rh9s 8 месяцев назад +22

    Hhh i liked the way ridwan says, "lacag xaranad iska cunte" 😂😂😂😂😂

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 8 месяцев назад +202

    Ridwan you did great job waayo maanta way cadatay in gabadha ladulmiyey Gabadhaha dhan waxaan ka codsanaya in aynu gabdha ladumiyey garb istagno

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 8 месяцев назад +3

      Ms Taleeh We Have To Go To Ridwan Show U And Me Get Ready. Is Diyaari

    • @SacdiyoSulub
      @SacdiyoSulub 8 месяцев назад +8

      Waa sax gabadhaas in la garab istaago ayay is taahishaa cadow baa helay o dhabarka ka jabiyay

    • @user-vf8mx7pz7v
      @user-vf8mx7pz7v 8 месяцев назад +2

      Tttt gabadhaas waa dulmisay dulmi ween hadaa ka qoomamenesid dmiga aad u gesatay cafis weydiiso qarashkedana u gud hadaa heysidna u celi

    • @Ms.Taleeh
      @Ms.Taleeh 8 месяцев назад

      @@user-de6lm4wn9c abaayo iwish but iam too far way adiga u tag waan kugu taageerayna aniga waxaan jooga North America

  • @ramlakorean9161
    @ramlakorean9161 8 месяцев назад +114

    Ridwan is too stunned to speak when she said I used the money😂😭😭 please also get the guy we need to hear his part too

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 8 месяцев назад +32

    Mashallah ridwaan waxa noo soo gudbisa waa wax wanagsan oo dadka ay ku dhacdo wayna fiican tahay in la iska ilaaliyo xadgudubka qofka walaalka ee soomaaliyeed inaadan qiyaamin hadii uu Allah wax is kugu daro marka waa barnaamij wanagsan waan ku mahadsan tahay jazzakum Allah hore u soco

  • @sadiamire7650
    @sadiamire7650 8 месяцев назад +14

    Gabadhaan ilaahay Qalbiga ha u qaboojiyo 😢

  • @cabdifitaax5429
    @cabdifitaax5429 8 месяцев назад +171

    Tan Waa Saraflo Cadi Ah 😂 indha Adkaa Qofta Foolxumo io Xaasnimo isku Darsatay 😮😂😊

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 8 месяцев назад +25

    Mashalah Ridwaan sida wanaagsan ee quruxda badan aad suaalaha u weydiinaysid ayaa cajiib ah,

  • @Mawlidmaxamud580
    @Mawlidmaxamud580 8 месяцев назад +37

    Wlhi Ridwaan isaaq ayaan la hadlayaa naciimo hala igu soo xiro ficil ayaan uguursanayaa maadaama ay tahay qof sidaa udaacad badan HALA IGU SOO XIRO SOMAALIYEEY GAAR AHAAN RIDWAAN ISAAQ WHAT UP KEEDA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MaidaShiikh
      @MaidaShiikh 8 месяцев назад +4

      Wllo jcl aya laisku gursada dad an isdabecad aqanin sidey isugursan

    • @zadaamhirzih5485
      @zadaamhirzih5485 8 месяцев назад +4

      Wuxu Alaaab maaha nio ma ku rabta ba ka horaysa😅 o ma u qalantaa

    • @qurayshaaxmed2512
      @qurayshaaxmed2512 8 месяцев назад +1

      Ficil noloshu maha iyo guurkubee waaa rabitaan wx walba lkn wx ficil ah mayaalo meesha hadiiba doonis jirin joog bal😅

    • @SimraanQurux-mq5mz
      @SimraanQurux-mq5mz 8 месяцев назад

      ❤❤❤ nin rageed

    • @ikraamqaali8785
      @ikraamqaali8785 8 месяцев назад

      @@qurayshaaxmed2512
      Waan kuwataa wlhi

  • @user-us3og2yo4d
    @user-us3og2yo4d 8 месяцев назад +28

    gabadhan doqonimo iyo xaasinimo iskudarsatay gabadha naciima daacadnimo walaatimo iyo deeqsinimo lwm❤

  • @ugaasoskitchen2797
    @ugaasoskitchen2797 8 месяцев назад +13

    Waligay qof ka indho adag ma arkin. SubhanaAllah. Qofna yaan la aaminin

  • @naciimanimca151
    @naciimanimca151 8 месяцев назад +35

    Mahadsanid rudwaan sida adukentay qoftan maxayelay waxa cadatay naciimo ineytahay daacadtahay abayo naciimo waxatahay tusala nool ineynolyihin dadki dacadahay wadna guleysan insha alaah xppti 😢

    • @xiiscismaan1737
      @xiiscismaan1737 8 месяцев назад +4

      Nacimo Hala garab istaago ganacsigeedi dib halaogu fuuro

    • @Idil_idman
      @Idil_idman 8 месяцев назад

      Insha Allah
      Allaha guuleeyo waa daacad naciimo

  • @user-ow3zd6lk4h
    @user-ow3zd6lk4h 8 месяцев назад +8

    Ilohow naciima wax ay kufaraxdo sii Ilohow hamigeeda u rumee naciimo aamiin yaa Allah

  • @ahmedbisharmohamed327
    @ahmedbisharmohamed327 8 месяцев назад +9

    The man was mad 😡😡 and she is sick 😢😢 may Allah protect nacima 😊

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 8 месяцев назад +44

    Waan eegi doona meshay ku danbeyso dulmiga ma fiicna noloshu ma wngsana dulmi bay gashay gabadhan khiyaamo hadana tuugnimo lacag ay dhacday 😢 Naciima guuleyso daacad bad thy wn aragna dulmiga laga galay

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 8 месяцев назад +1

      inshAllah nabsigaa kudhici doona ilaahey nabsi kugu rid

    • @sahroabdullahi2401
      @sahroabdullahi2401 8 месяцев назад +2

      She is something else and the look on his face is priceless 😮I can’t help but comment again 😮

  • @qntaliso7
    @qntaliso7 8 месяцев назад +7

    WAX AAD UMALEYSID INEE KUU WANAAGSANYIHIIN LKN UU ALLE OGYAHAY INEE SHAR KUU YIHIIN BAA JIRA alle ayaa kudhaafiyay naima qurux❤wxa tahay gabar nolosha usabartayy wxba kaama maqnee allah kula jiree noloshu hakuu qurux badnaato ❤️🥰

  • @user-zb3qt9mf7y
    @user-zb3qt9mf7y 8 месяцев назад +49

    the goodness of naima she nvr mentioned her name ...masha Allah am wishing for her great life

  • @HiboSaleebaan-fz5kj
    @HiboSaleebaan-fz5kj 8 месяцев назад +4

    Siday dadku u kala daajir San yihiin ayay u kala aqli badan yihiin Marka hala yaabine gabadhazi xaga aqliga ayay faqri ka thy aqli xagii u danbayzay ayay hadlayza wayo waxay zamayzay waxba uma aragto
    Alxmdulilah ilahay ayaa mahadle aan garaad iyo caqli gaaban midna isiin 🤲🤲

  • @ANFAAL152
    @ANFAAL152 8 месяцев назад +46

    Sorry naima hppti😢
    Alxm aniga weligey illa iyo markan ciyaal school ahaa gabdho lama saxiibin hooyadey mcn 😢 ban saaxiib la ahaa alle ha u naxariisto hadana walaashey illa dhaalatey👭 ba sxib ii ah alle ha i xfde ❤🤲

    • @salmanyare2083
      @salmanyare2083 8 месяцев назад +1

      Hooyo ilahay ha unaxariisto, janada hoygeda kadhigo

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 8 месяцев назад

      Masha allaah Allen ha unaxariisto aamiin aniga aabahay ayaa saaxiib ii eh alle ha.iidaayo ❤❤

    • @abdirsaaqomar1078
      @abdirsaaqomar1078 8 месяцев назад

      @ANFAAL 152😊😊😊😊

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 8 месяцев назад +231

    😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Ridwaan Isaak sanadkan awards lagu gudoonsina abaal marinta garsooraha social media lamaanaha xaliyaha qilaafadka umada somaliyed dhibane mel ku nafisan kalsoni ku qabaan weeye channel kaga wax family la wadaagin adiga kugu aaminen keep going brother 😂😂😂😂😂 next year ufur qolka oohinta ku nafisan mel ku ooyaan xanunka qalbiga daremayan uga baxo ku nafisan oohintas

    • @ubaxsalon2310
      @ubaxsalon2310 8 месяцев назад +2

      😂😂😂😂😂 waxa kala tahay iga taga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 8 месяцев назад +2

      Quruxey mxa award lagusini sheko Samenta waxan wa dan ban lasameye .... away ti ayan hore dehese kafi ba ixumye on jecladhe bug bey ehed wakuwas kalakicis ley ehed .gawadan gawadi kahoreyse nin iyo hanti ba laigadece deheyse bug facial appearance kadha lagadaremaye in ben tahay .tan manta lakene dalinyaradha runey umaleyan .

    • @suleimanabdi6191
      @suleimanabdi6191 8 месяцев назад +4

      Subxana allah war gabedhan allah ka cabsa dhaha

    • @fatimahirsi4252
      @fatimahirsi4252 8 месяцев назад +1

      😂😂

    • @user-rt4pq4zh1n
      @user-rt4pq4zh1n 8 месяцев назад +2

      Walahi qiyanLey wye ayada usisaay kulaha o hadii lagu dhahay waxad ubahato istcmal maidhac bey kutiri mohimada ayeyba kusise alla dunidan aminad majirto alla ayana kagude durbaba olacagti aya lagadhacay lakin waxan layabe ridhwan sidow uso qabte allow ana leyga kaso waramin waadba iska soqabane kwrn 😂😂😂

  • @suhailaalimohamud1593
    @suhailaalimohamud1593 8 месяцев назад +2

    Qoftaan waa qof noocee ah in la weystaba maba aheyn xaqana mar uun wuu ka soo baxaa subxanalaah ceeshkeyga ku qabay ayaan maqli jiray qalbigii loo xaaray nabsigey ka gashaaba ka soo baxaayo wllsheen Naima na qalbiga ilaah ha u adkeeyo🤲🤲🤲

  • @fardowsacali3377
    @fardowsacali3377 8 месяцев назад +75

    Subxanallah 😢 gabadhan garasho maleh waxay may iskayeshay nicimo gabadh qalbi wanagsan weeye abayo badal khayrqaba ❤🎉qof dacada tahay tan wakuqasartay mardanbe naag hadhawaysan sister

    • @AhmedHassan-ht4pk
      @AhmedHassan-ht4pk 8 месяцев назад +3

      Il adkaa nagtu 😂😂😂 o ayadaaba isla saxan

  • @ubahahmed6968
    @ubahahmed6968 8 месяцев назад +20

    Subxanallah qoftu indho adka say isula qumantay Aya ka yabay
    Naciima miskiin waaye 😢😢
    Ridwan sualaha u waydiso dadka Aya ka helay

  • @rahaabdi5453
    @rahaabdi5453 8 месяцев назад +18

    Ascm all comments readers lets make dua for naima may her life be smooth inshallah ridwan thanks brother for your humble time but leyla that 85 lose is the start of your downfall am sincerely touched with this story everything you start shall regret to you no day in Nairobi will be peace for 😢

    • @rahaabdi5453
      @rahaabdi5453 8 месяцев назад

      For you Leyla unless we again hear that naima is ok with you ...subhanalllah

    • @abdurahmanshabukar1968
      @abdurahmanshabukar1968 8 месяцев назад

      Xista ku hay Abeesadii mar ku qaniintay in eysan qooley nabadeed isku badali doonin

  • @fathomo6067
    @fathomo6067 8 месяцев назад +9

    I swear he did everything else other then communicate and make effort in his relationship. Bila caqli baa meesha iskugu yimid

  • @Bambiboo4321
    @Bambiboo4321 8 месяцев назад +84

    Jealousy is a scary thing but look how naima is glowing and Layla looks dull and scary

  • @abdullahishariff9174
    @abdullahishariff9174 8 месяцев назад +36

    Layaab!! Subhanallah. Wonders never cease!

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 8 месяцев назад +22

    Waa sababta aan u necbahay saaxiib gabar iskadaaye tu laqabo hitaa dadka qaar waa mas bismillaah nafsi badanaa 😢😢😢😢

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Sabiskaraayb igu sharaf wll thanks 👍

  • @sarahahmad7333
    @sarahahmad7333 8 месяцев назад +3

    SubhanAllah hadaa maqli jirtay Xikmada Allah kaa qaad waa sidaan oo kale.

  • @fatimam5239
    @fatimam5239 8 месяцев назад +26

    😢xaasidadbay ahyd wlhi inta yre quruxda badan Iyo reerkedibad u quudhi wayday inkaar qabto

  • @Q_69
    @Q_69 8 месяцев назад +52

    Doqon + tuugo + khaaimad + xidhood la'aan + caran intaas waxaa kuu dheer nabsiga gabadhaas yarta ah inuu kaa soo bixi 😏

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 8 месяцев назад +1

      Aad iyo aad Subnanallah waligay tano kale maarag

    • @ayanqurux01
      @ayanqurux01 8 месяцев назад

      😂😂😂😂

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 8 месяцев назад +1

      Sheekoyinkan oo kale waa maqli jiray mantay ayaan arkay laakin

    • @Mss-fiska
      @Mss-fiska 8 месяцев назад

      Tan wlhi wa doqon

    • @ayaansaiid380
      @ayaansaiid380 8 месяцев назад

      Walhi been mahan

  • @nastexocumar6241
    @nastexocumar6241 8 месяцев назад +88

    Role number one naag haso dhaweysan
    Role number two don’t forget role number one 😂

    • @MabsudAbdirahman
      @MabsudAbdirahman 8 месяцев назад +2

      You get the point 👉 😊

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 8 месяцев назад +6

      Rule 3: Kalgaceyl Rageed Kaabada (Albaabka Guriga) ugasoo Tag.!! 😅

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 8 месяцев назад

      😂😂😂

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 8 месяцев назад +6

      ⁠@@faadumozahra94 Rule 3: is very important 😂😂😂😂😂

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 8 месяцев назад

      @@ftshmh4761 Dumarkena waxa na wareeriyay waa kalgaceyl aan kaligeen madaxa kusidnoo, aw faarax midi hormartaba waa tiisa, marka anaga inee teena raacano oo waxbarasho iyo hormar sameeno ayaa muhiim ah..

  • @user-xp1ux9ke3x
    @user-xp1ux9ke3x 8 месяцев назад +23

    Gabadhaan hadaan dhageestey waa doqon😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhansaed6705
    @farhansaed6705 8 месяцев назад +58

    Ilaahay abuurtiisu noocyo badanaa
    Walaashee sxbteed Bay gurigii ka burburisay lacagtii ka dhacday oo ay dadka la soo hor istaagaysaa ceyshkaa qabanaya qoftaa qabaybe

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад +1

      Walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

    • @AnisoAbikar
      @AnisoAbikar 8 месяцев назад

      Qof ilahay kacabsanayo ma ahaan😢

    • @amranadani524
      @amranadani524 8 месяцев назад +1

      Saxiibdeed mad ahyne waxy kaa dhigty wllshed maad saxibta tiirahdiid niinkaga wakhti sii hadii aand doonyn niinkeeda kaguudub miidaa wan khaldamy dhee lacagtiina soceelii

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 8 месяцев назад

      Dadka qaar xumanta ku jidha wad yabaysaa acudu bilaah

    • @user-uz9hd6wq5j
      @user-uz9hd6wq5j 8 месяцев назад

      ​@@amranadani524😅

  • @aishaabdi3662
    @aishaabdi3662 8 месяцев назад +10

    Allah waa raxman habo akuu siyo sooj kheerqaba iyo caruur baari iyo waliba arsaaqad badaan amiin amiin

  • @zamzamafrah
    @zamzamafrah 8 месяцев назад +24

    Waxaa laga yaabaa in lala wada murugaysan yahay Ninkaas
    Lkn inuusan u qalmin oo Illahay dhaafinayey
    Gabadhaas Maskiintaas ah ee Naima Illahay Badal Khayr qaba ha siiyo😭

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 8 месяцев назад

      Qof walba ha duceesto Alle ha weydiisto in asxaabta xun xun ka fogeeya. Walashee baa sidaas Ku duceestay Alle baa kashifay mid ee Aad u caawisay magaalada kuso dhaweesay waaba ee ka maseersantahy ka wrn? 😢 sad evil women everywhere walle

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 8 месяцев назад

      Amiin amiin amiin

    • @shamsomohamedomar
      @shamsomohamedomar 8 месяцев назад

      Haa walahi qeyr uma ehen badal qer qabo I.a

  • @hashimmohamedali-id9dq
    @hashimmohamedali-id9dq 8 месяцев назад +1

    Ilaaheygi Ka bad badiye mahada leh kuwan hadeysan suun ku sii nasib leedahay waayo dad damir iyo dad nimo leh ma ahaan naciimo ilaaha bad badiye 😢😢

  • @user-eu8fd5ty3y
    @user-eu8fd5ty3y 8 месяцев назад +86

    Ridwaan gacanaa kuu taagay qofta xagee kasoo heshay😂😂😂

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 8 месяцев назад +110

    Waryaada willasha somaliyeed naciimo kuyaaca wllhi gabar wanaagsan beey ahayd mashallah lkn taan nacas wayaan because lacagta hakabahan e cuunbaaladhahy e lacagta dhac miyaaladhahay

    • @sareedocabdi6129
      @sareedocabdi6129 8 месяцев назад

      kkkkkkkkkkkkkkkkk
      WALEE WAA NACASNIMO DHAAFTAY

  • @dookhdeekh482
    @dookhdeekh482 8 месяцев назад +34

    Toloow wiil wanaagsan oo naciimo muqaal kedah iyo quruxdeeda iyo daganideda ka helay ma jiraa allow reer qaboow iyo awlaad baariya iyo hanti qurux badan ugu deeq aamiin

    • @nasracumar2292
      @nasracumar2292 8 месяцев назад

      aaaamiin yaa alllaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ridwanbintsaed5916
      @ridwanbintsaed5916 8 месяцев назад

      Ameeen illahow naima nabsi bax si

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 8 месяцев назад +4

    Y is it hard for me to breath this is so frustrating to listen wllhi may Allah help naima to gain her business and be in better place 🙏

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone2049 8 месяцев назад +29

    Subxanallah ilaahay wuxuu tusayey naciimo cadowgey soo dhaweysatey markaas ilaahaybaku jeceyl

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 8 месяцев назад +97

    Team xan jecel ridwana baraha bulshada no joogo❤😂😂

  • @user-ex4ki5hx7n
    @user-ex4ki5hx7n 8 месяцев назад +112

    Alla naagto tuugsanaa waa qaaimad wayn illahay xaqeeda hakaa soosaaro si degdega insha Allah thanks Ridwaan❤❤❤❤

    • @xamadasharif-zg8lc
      @xamadasharif-zg8lc 8 месяцев назад +1

      Aamiin

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 8 месяцев назад +1

      Wax la yaab leh waa qirqnaysa wax kasta

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 8 месяцев назад

      AAMIIN AAMIIN AAMIIN ILAAHEY CUQUBADEY KA GASHAY GABADHAS HAKA SOO SAARO

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 8 месяцев назад +2

      HAa wlhi tan cuquby qabta cil bybA igu dishy 😂😊

    • @sareedocabdi6129
      @sareedocabdi6129 8 месяцев назад

      KHAA'IMADBA WAA DHAAFAY TANI CUQUBO HAKU DHACDO

  • @khadrajama1188
    @khadrajama1188 8 месяцев назад +1

    Nimco was so innocent because she so her as her sister and would never do that. Alhamdullila your lucky Nimco Allah save you from those two, may Allah bring good people in this world.

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 8 месяцев назад +43

    Nimco quruxley codkar nimo daganan 100/100❤

    • @AishaOsman-uq8qc
      @AishaOsman-uq8qc 8 месяцев назад +3

      Soma ahan ani xitaa waa kahelay m.a nacima❤❤❤❤😊

  • @JanankaUK
    @JanankaUK 8 месяцев назад +40

    DAD Isku dhawba ma ahayn
    Ilahay Amarkiis Dokhu meel daran kaa tuur waa Habaar 😢

    • @user-lm2ci1rl6d
      @user-lm2ci1rl6d 8 месяцев назад +1

      😂😂😂 naakaqurxan haystay òo shaqaysanaysa

    • @user-ni2hw8xf4o
      @user-ni2hw8xf4o 8 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂 tan foolxumo udhimo naciimo qurux ilhy baaa kusiiyay m.a

    • @hodanmuuuu3346
      @hodanmuuuu3346 8 месяцев назад

      😂😂😂😂😂

  • @HassanArsalaan-pc4ww
    @HassanArsalaan-pc4ww 8 месяцев назад +22

    Gabadhan hadalkeeda waxaa kamuqda in ayna aaminaad lehayn. Wllo gabadhaa sxbtaa ah so raligali cafisna kadalbo lacagtina uceeli😢😢

  • @user-np6fj9kd9i
    @user-np6fj9kd9i 8 месяцев назад +8

    This girl expalined well and i think its time they forgive each other .... because mistakes do happen and Allah loves those who forgive and ask for His forgiveness ❤

    • @ashaabdullahi4628
      @ashaabdullahi4628 8 месяцев назад +3

      Did you see the latest video shes just a psychopath that cant feel any empathy and remorse

  • @abshirabdi6137
    @abshirabdi6137 8 месяцев назад +117

    Siday wax usharaxayso iyo siday isula qumantahay waan latacajabay 😂

  • @caasha93
    @caasha93 8 месяцев назад +43

    Nimco qurux badaney deganey samir badaney Alle hakula jiro ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Sabiskaraayb igu sharaf Walashey thanks

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 8 месяцев назад +2

      Mashaa allah naciimo sharaf

  • @ugaasadii
    @ugaasadii 8 месяцев назад +14

    Aaqiro iyo aduun kala badan ayay somaali dhahdaa gabadhaan qalad wayn ayay ka gashay gabadhii saaxiibta iyo walaasha ka dhigatay ee naima, aduunyo joogis bay kaa rabtaa abaayo mustaqbal iyo nolol qurux badana heli maysid intaa qaladkan ku jirto runtii, layla walaashay cafis waydiiso qofkii aad xumaysay😢😢😢

  • @DekhHassan
    @DekhHassan 8 месяцев назад +3

    Si walba ahaato Naciima badal qeyr qaba wee helesa coze ma aqaan waxan ku tilmaamo dunidana wee ka dhamaatay daacadnimada naciima cml
    Always be happy dear sister❤❤

  • @niemokahin6281
    @niemokahin6281 8 месяцев назад +31

    Qof aaminay oo guri dajiyay walaalkadhigtay oo dukaan keedii ku aamintay kunadhahday waxaad ubaahato isticmaal qofkaas xumaan miyaaa loqudhikaraa lkn waxaa qaban nabsiga iyo xaqa gabadhaas insha Allah naciimana alle ayaa ugugargaari daacadnimadeeda deeqsinimadeeda iyo wanaaga allesiiyay

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 8 месяцев назад +60

    Eeeh the guts she has is more than her braveness, we call it robbery with no violence... the part where she is saying she doesn't owe me anything is making us become wonders

    • @fathimukhtar8148
      @fathimukhtar8148 8 месяцев назад +5

      The audacity weeeuuhhh😂😂😂 this one is dangerious walllahy

    • @anisamohamedanisamohamed6476
      @anisamohamedanisamohamed6476 8 месяцев назад +1

      Wonders never ends😢

    • @mariza101_
      @mariza101_ 8 месяцев назад +1

      Eeeh 😂 eeeh I like that she has audacity to come and talk about it 😮😮😮

    • @laylonur3499
      @laylonur3499 8 месяцев назад

      Waa tuugo ilaahey ka furatey

  • @user-im1ko2yf2f
    @user-im1ko2yf2f 8 месяцев назад +45

    Ninka noken plz ridwanow 😢😢😊

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 8 месяцев назад +15

    See abaayo abaayo ugu cel celineyso ayaaga iigu daran😂 hadad ixtiraam yar u heesid intaad u sheegtid ayaa guriga uga guuri lehd oo qoyskaas fursad siin lahed.

  • @dalbilamuhumed5695
    @dalbilamuhumed5695 8 месяцев назад +215

    😂😂😂 lacagta cunba la idhay kulaha cun hadi lagu dhahay ma dhac ba lagu dhahay😅😅 tan xasidnimo iyo doqonimay isugu darsantay 😢 naima sorry abayo doqon ba ku heshay

    • @luqmaan753
      @luqmaan753 8 месяцев назад +1

      Saxiix

    • @ameenaabdi9795
      @ameenaabdi9795 8 месяцев назад +3

      Markii horaba Wayla baxsatay
      Kulaa Cabaar baa hayay 😅
      Tan been badanaa Tuuug+Shaxariyad

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 8 месяцев назад

      caqli maleh naagtu maxaa kudhacay may garaacdo labadoodaba 😢

    • @AnfacMohamed-ku8eu
      @AnfacMohamed-ku8eu 8 месяцев назад

      Allah xayawan maxay thahay tan

    • @shukrisharaf1358
      @shukrisharaf1358 8 месяцев назад

      Wax walan waye awal xaran cun ehet umalena tan bisinka

  • @AnisoAbikar
    @AnisoAbikar 8 месяцев назад +22

    Subxanalah walaley duganka qado laguma dhihiin gawadh maskinta ah nafsi aya ka gashay ilahay haka so bixiyo😭

    • @ayaansaiid380
      @ayaansaiid380 8 месяцев назад

      Lamadhihin dukaanka Qaado Lkn intay isnalayeen Shobinkeda Haisticmasho Baykawaday Lkn dhac

  • @boqoryussuf9826
    @boqoryussuf9826 8 месяцев назад +37

    Ninka indhaha miyu la’asanaaa tan Iyo naciimo habeen iyo maalin kala yihiiin😢

  • @nafizaismail4468
    @nafizaismail4468 8 месяцев назад +4

    Subxanallah garasho mleh wllhi naagtan 😢. Naima Apyo bedel qeyr qabo ku rajeyna.❤️

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 месяцев назад +21

    Namco qurux badel kheyr qabo allah ku siiyo waad heysa e insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 месяцев назад +30

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @najibhassan83
    @najibhassan83 8 месяцев назад +13

    Talada aan siinayo gabadhan:
    1. Cafis weydiiso gabadha.
    2. Dayn bax lacagta u celi gabadha.
    3. Allah weydiiso danbi dhaaf.
    4. Hal dhacdo oo danbiga àad gashay waad aragtay oo 80K kshs ayaa weysay. midaas mid ka weyn inta ay ku qabsan talooyinkan ku siiyay sida ugu dhaqsiyaha badan u samee.
    5. Xasuuso waad aragtay wax juhdi iyo qaylo dhaantii iyo buuqii aad gashay maalintaas markaad 80K Ksh ka luntay.
    FG:Maxad u maleen kartaa,qof guurkiisa, Ganacsigiisa, Lacagtiisa waayay siduu dareemi karaa.

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 8 месяцев назад +1

      Waa talo fiican haday wax ku qadanyso

    • @najibhassan83
      @najibhassan83 8 месяцев назад

      @@balqeisahmeth1037 Insha-Allaah waxaa rajeenayaa inay qaadato.

    • @bintumaxamuud8234
      @bintumaxamuud8234 8 месяцев назад

      ​@@najibhassan83 Exactly 💯

  • @Sadiashafici82
    @Sadiashafici82 6 месяцев назад

    Naciiiimo illahey baa ku jecel.baayo qumayadaaan ku dhafiyey
    Inkaaaar alle hakugu rido

  • @amalhasan6180
    @amalhasan6180 8 месяцев назад +72

    Ridwan please can you interview the guy so we can see his side too thank for your work bro

    • @inajaamac9193
      @inajaamac9193 8 месяцев назад +5

      Xan jeclida adigaa 😂😂😂

    • @hodanhashi6096
      @hodanhashi6096 8 месяцев назад

      😂

    • @ramlakorean9161
      @ramlakorean9161 8 месяцев назад

      😂😂😂 look up for the guy 😂 also we hear his part right

    • @xaalixashi5385
      @xaalixashi5385 8 месяцев назад

      Sax wlhi .we need to see his pov.

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 8 месяцев назад +14

    Bilaa xiriir single ah hadaa tahay like saar si aan u ogaano inta qof ee bilaa xiriirka ah

  • @Sofidheeray
    @Sofidheeray 8 месяцев назад +153

    If she were good friend and imaan qabto she would have worked on her friend to have more time for her husband even if she didn’t want to tell her friend what he was up to.
    I like how Ridwan is looking at her and keep on saying “eha” like “b++ch stop lying” 😂

    • @ziao.1359
      @ziao.1359 8 месяцев назад +2

      I know …… painful walhi

    • @yasom1929
      @yasom1929 8 месяцев назад +4

      Wey kiyaabisay ridwan

    • @AbdiIssa-id4sk
      @AbdiIssa-id4sk 8 месяцев назад +1

      Ilaahay haynaga dhigo Amina ❤

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 8 месяцев назад +5

      You don’t this type of woman they are insecure and they can’t stand when they see someone happy

    • @maryamosmaanahmed5494
      @maryamosmaanahmed5494 8 месяцев назад +1

      Ahe 😂😂😂😂😂😂😂 you funny

  • @bisharoali2095
    @bisharoali2095 8 месяцев назад

    Dhawacu kala xanun badan qofka dadka kuugu dhaw oo kudhawaco waa xanuun. Indha adakaa bismilaah. Alle hakutuso nabsigii Naciimo

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 8 месяцев назад +21

    Subxanalah ilhy kacabso dambi wen ad gashy ee naciimo cafis weediiso😢😢😢😢

  • @RNN1234
    @RNN1234 8 месяцев назад +61

    Gabar Qurux badan Ayuu Haystay bahal gafuur weyn Oo Maamo ah ayuu Door biday, Ar Rag hadaan Nahay Dooq xuminaa 😂😂😂😂

  • @zabrinadhemon6839
    @zabrinadhemon6839 8 месяцев назад +14

    Garasho Iyo Damir ba MaLihid sad waxaas Ugu sameyn kartaa😢. Naciima abyo ILheyy Wax ka qeyr badn hkusiiyo.❤

  • @juwaaden9376
    @juwaaden9376 8 месяцев назад +3

    Naciima waxaan ilaah kaaga baryeyaa nolol wanaagsan ciyaal barakeysan iyo lcg fara badan oo xalaal bi idni allah

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 8 месяцев назад +38

    Subxanallah 😢tan waa indha adag thy sorry naima abaayo nolol qurux bdn ku rajenaa❤

    • @ikranabdi1912
      @ikranabdi1912 8 месяцев назад +1

      hadeeybo gabadha sun sinin waaa alx tan waxksto kasurtodo😢😢

    • @najmoomar2573
      @najmoomar2573 8 месяцев назад

      Haa wlh tan waa mid layabay zxp uma qalmin wlh

  • @Aishamohamud-wd1vq
    @Aishamohamud-wd1vq 8 месяцев назад +38

    Ninku dabaal miya xaaskisa ayaaba quruxbadane tan maxow ku falay 😂

    • @Zusan15
      @Zusan15 8 месяцев назад +3

      Ma aragtay wllo 😂😂😂😂 wuu dabal dhafay kaas baadal buu ahaaa😂😂

    • @Aishamohamud-wd1vq
      @Aishamohamud-wd1vq 8 месяцев назад

      @@Zusan15 aad iyo aad wlhi meshu ka tagy iyo meshu aaday kaaf iyo kala dheefi bala af dheer dheh rerki by ka dumisay gabadha

    • @nuurtonalka2983
      @nuurtonalka2983 8 месяцев назад +1

      Ma ila aragtay waxaan laha waa naag qurxan

    • @adowhabasho8310
      @adowhabasho8310 8 месяцев назад

      Wasixirtiii😂😂😂

    • @rayanhassan6389
      @rayanhassan6389 8 месяцев назад

      Waan kula qabaa wlh

  • @mizsomaliland4255
    @mizsomaliland4255 8 месяцев назад +50

    Oh my God I laugh so hard the way she answered all questions evil eyes never lies I feel sorry the innocent nimco but this story make me don't trust no one walahi thanks walalo

    • @haidermohammedkeir6185
      @haidermohammedkeir6185 8 месяцев назад +2

      Your English is perfect masha allah ❤

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 8 месяцев назад +2

      @@haidermohammedkeir6185😂😂😂😂af carabi ahaan miya

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 месяцев назад +1

      Oh my Allah maa dhadid God is not considered Allah for many?

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 8 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 месяцев назад

      @haidermohammedkeir6185 Nice encouragement, but it would also be nice if you recommended her for improvement in writing.

  • @user-lp7id9eu4x
    @user-lp7id9eu4x 8 месяцев назад +1

    War wlhi naciima sii xun lo gala wllshei Qalbiga Allah ku dhaqo 😢😢😢😢Nabar xaqdaran Allah kaga dhigo wllshei 😢😢😢

  • @ayaancabdikariin5153
    @ayaancabdikariin5153 8 месяцев назад +40

    Sorry wllo naciima ilahy badal khayr qaba ha ku siiyo walahi dumar iyagaaba cadaw isku ah 😢 naciima wllo ilahay ugu mahad naq dadkan xun kaa dhex saaray dhibaatada ay kuu gaysteen ilahay baa ka abaal marin

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Sabiskaraayb igu sharaf wll thanks