PART 2: NINKII WA IGA FURTAY MANA SO CELIN KARTIDE LACAGTAYDA RABA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 5 тыс.

  • @AbubakarMAli-xr8dg
    @AbubakarMAli-xr8dg Год назад +256

    Naima is just example of friendship and loyalty, she did everything for her. May Allah give her reward

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 Год назад +733

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 Год назад +736

    Three points for layla:
    1. Dadka iney ku bartan kuma tahay.
    2. Dadkeyga iney ogadan iga qancan inan aniga terkeyga burburin ee adiga sabab u aheyd.
    3. Dadka iney ka digtoonadan oon gabar dambe kugu qaldamin.
    Good points 😢

  • @fatimasheikh7860
    @fatimasheikh7860 Год назад +17

    Am in love with Naima❤❤❤.she s just a human being ❤❤❤❤with so much respect, love , calmness ❤so intelligent.

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Год назад +504

    Doqonimo indho adeeg nacasnimo foolxuma isku darso waa cadaab aduunyo 😂😂😂😂 nacima abaayo keep going 😊❤

    • @fuadabdi155
      @fuadabdi155 Год назад +10

      Akhirana wx mauga horeya 😂😂😂

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 Год назад +11

      Allah halaga cabsado aan aabuurka waxlaga sheegin please.

    • @Imanibrahim1983
      @Imanibrahim1983 Год назад +1

      bahjo waa run waa naag indho Adag laakin foolxumo haka hadlin illaah baa taa iska leh waa yara danbi

    • @bilanbilow1261
      @bilanbilow1261 Год назад

      Walahi warunta 😂😂😊

    • @nagmaabdillahi276
      @nagmaabdillahi276 Год назад +1

      Noocan ookle sxb ma gasho 😂

  • @nastehoabdi0306
    @nastehoabdi0306 Год назад +155

    I swear to God this whole story and the plots the betrayal the amount of times Laila said she can't change is crazy. This whole story is better than most dramas based in real life am amazed to know that people like Laila exist. As for Naima i really look up to you my dear sis you got an outstanding personality as an INFJ person i share lots of similarities with you but ya'll out there be careful of psychopaths and sociopaths people like Laila could turn into serial killers any minute.

    • @faysalnoor4404
      @faysalnoor4404 Год назад +8

      She’s a member of alshabab 😢

    • @yixlegamar6544
      @yixlegamar6544 Год назад +1

      😂😂😂😂

    • @hawonur4266
      @hawonur4266 Год назад +6

      Naima sadly is naive! She’s a sweetheart and didn’t know ppl are crazy you do trust no one with ur business and don’t let know one live either u and ur man. I hope she learns and heals this other girl Laila is a sociopath forsuree

    • @cebla7849
      @cebla7849 Год назад +7

      Layla sidaad u foolxumo badan tahay ayaad qalbigana uga fool xuntahay simple and clear

    • @originalabdi33
      @originalabdi33 Год назад

      @@faysalnoor4404wlhi?😳

  • @ibrahimahmed749
    @ibrahimahmed749 Год назад +250

    Nacima she's so calm and cool wlh she deserve justice❤😊

    • @ahmedburhancali
      @ahmedburhancali Год назад

      ,, ,,c.

    • @FarhiyaAbdi-f1t
      @FarhiyaAbdi-f1t Год назад +4

      Walal waxan waa Beentood nagahaan waa isla ogyihiin

    • @ibrahimahmed749
      @ibrahimahmed749 Год назад +2

      @@FarhiyaAbdi-f1t maya maya wax lisla ogaxay malaxan maxa qofta miyey dixi lehed nin ayaa liga furtey...shekada sax waaye

    • @NucmaanSaciid
      @NucmaanSaciid Год назад +1

      No ma Isla oga

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Год назад

      Horta see u saaxiibeen mrkii horaba 2 qof oo saan u kala duwan.... Doqon iyo diric😢

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq Год назад +13

    Walaahi gabar naciimo oo kale waa gabdhaha lagu duceystaa maxaa yeelay dagananta mashaa allaah iyo aqlaaqda waa wax lagu soo bar baa riyay..naciimo abaayo allaah haku xafido

  • @abdikhadirmahamed2184
    @abdikhadirmahamed2184 Год назад +168

    Qofta indha adkaa , sister naima. never give up, wxn waa aduun iska sabar❤👏

  • @xalimakurbad6327
    @xalimakurbad6327 Год назад +494

    Nabiga aan ku sallino scw❤️

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 Год назад +2

      Scw scw scw

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e Год назад +3

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @wabaxa
      @wabaxa Год назад +2

      Swc

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Год назад +2

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mustafe1239
      @mustafe1239 Год назад +2

      Scw.scw.scw.scw

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 Год назад +127

    Way soo indhacaddahay yaa ila arkay oo sideyda oo kale yaaban like😂😂😂

    • @anzalfarhiya9862
      @anzalfarhiya9862 Год назад +5

      Weli we isla ficntahay bastarada fooshaaxuun naag saan lee wayee hora loo yiiri haashafeecin shaar kuuma tiimadee wlh

    • @NastehaNatasha-d4n
      @NastehaNatasha-d4n Год назад +3

      Wale gbr san cml illen somali wey kujurtay qof xola dado cuni oo hadana inda adag

    • @sumi__5868
      @sumi__5868 Год назад +2

      Taan waa inlotashta oo laqaraca wecesha 😂😂😂

    • @KafeyaMohamed
      @KafeyaMohamed Год назад +2

      Wey yaab dhaaftay

    • @NasteexoCali-nf4kk
      @NasteexoCali-nf4kk Год назад +3

      Gabdhoow tanoo kale is ka ilaaliya yaab wey dhaftaye

  • @reem7440
    @reem7440 Год назад +4

    والله لو كنت مكان نعيمه ما عطيتها فرصه تتكلم فيها ما يشوفوني الا وانا فوقها 🥲

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 Год назад +214

    Yaa sidayda oo kale naagta layla ah ka xanaaqsan😂😂

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e Год назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

    • @imranabdikaliq9293
      @imranabdikaliq9293 Год назад +1

      Aniga cil😂😂

    • @Ikran_isse4890
      @Ikran_isse4890 Год назад +1

      Aniga wlhi cilka i haya wa yabee😂

    • @raxmacadi1140
      @raxmacadi1140 Год назад +3

      Leyla wee ila saxantahay bahdilaad waaqalad nimco qof janis heesto camal eeku dhaqmeesaa

    • @MuktarAbdi-o8v
      @MuktarAbdi-o8v Год назад +4

      Ani xita wanzanaqii laila waa rer badiii xunahh

  • @ajakii1140
    @ajakii1140 Год назад +15

    Wlh Naciimo Dulqaadkeda masha allh Allha kuu siyaadiyo
    Qoftaan wajiga Lafta leh Una eg Cuquba iney ku dhacday bal fiiri Naciimo ayada oo laga qaldan yahay oo Uurka ka gubanee Hadana Dhoola Cadeyne masha allh Naciimo wax walbo Mastaan aad korisay haka yeelin Cadeemo badan ayad heysataa ee Lacagta Ka dhalaali😢😢

  • @bandhigaxogaha4265
    @bandhigaxogaha4265 Год назад +17

    Naima has a loyal and intelegent soul, look the calmness way that she is presenting her discussion, she dosen't deserve betrayal, but you can't miss what allah wrote you.
    Allah protect your prety spirtual naima

  • @dumarlandpower1
    @dumarlandpower1 Год назад +57

    😂😂ninka la isku hesto oo la dhacay barnamijka ku casuum ridwanow😂

  • @NajaxYusuf-i6r
    @NajaxYusuf-i6r Год назад +95

    Ku saliya nabigeena scw scw❤❤❤❤

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Год назад +175

    We need to congratulate Ridwan it’s not easy holding such unpredictable interviews.

    • @AxmedNuurcabdulle
      @AxmedNuurcabdulle Год назад +2

      Leylo xaniyo ee ledahy I aamina indha adeegaas boqolow le la haaan karo🤣

    • @LaylaMohan6455
      @LaylaMohan6455 Год назад

      @@AxmedNuurcabdulleilahey hortiisa hala tagto indho adeygaas Waa jaahilnimo not indho adegnimo waxani

    • @wardaabdirahman818
      @wardaabdirahman818 Год назад

      A lat of ugliness and bad behaviour and stupidity🙆‍♀️ walaahi anigu Waan tumilahaa afka dheer Ka jabinlaha

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 11 месяцев назад

      @@AxmedNuurcabdulle Waa doqon raqiis ah oo saxiibtinimada waxba ka aqoon, adna jahiilad aya tahay

  • @salahadan31
    @salahadan31 Год назад +96

    This teaches about never be attached to someone.May sister have patience 😢

  • @fathiabdilahiahmed1813
    @fathiabdilahiahmed1813 Год назад +23

    Naima gob ayaa tahy runtii ❤ ❤
    Doqon ayaad soo dhawysatay wll 😂😂😂 wlhi way madhan tahy qoftan

  • @AhmedAbdi-wz2dk
    @AhmedAbdi-wz2dk Год назад +44

    I really appreciate for Naima's patience she is pure hearted ❤

  • @beautifulquranrecitation43
    @beautifulquranrecitation43 Год назад +66

    The guy who divorced this lady is watching and crying 😢😢😅,,, for sure he lost beautiful lady with brain❤

  • @RaxaAbdillahi-by3cm
    @RaxaAbdillahi-by3cm Год назад +240

    Ku saliya nabigeena scw❤

  • @HarunJimale-et6bs
    @HarunJimale-et6bs Год назад +6

    education is the best thing. let leila go to manthari bcz she aint stable in that way. for Naima, she is such a wonderful person that was created differently with politeness, respect and patience. Hori usoco my sister Naima and u will prosper in this life

  • @UbaxIsmaciil-s4p
    @UbaxIsmaciil-s4p Год назад +91

    Doqon indhO adag taan Dhulka yaa la JarO😂😂😂Nacima waa Qof wangSan wllhie abaayO keep going😊❤

  • @Liyan710
    @Liyan710 Год назад +53

    I like the way Ridwan stood for Nimco 😊

  • @shilista4907
    @shilista4907 Год назад +49

    Naima! Wonderful beautiful calm..sacrifice
    Waxad uqalantaa biladda nabada adduunka, Allah ayaa ka siin doono meel aadan ka fileynin, cadaaladuna xagga rabbi ayey jirtaa wxaan kaa aragno waa bini aadanimo tii ugu wacneyd, Allah garabkaaga ha galo, I'm so sorry wixii kugu dhacay..abyo💪💪💪💪❤🥰

    • @aminagaiye4608
      @aminagaiye4608 Год назад

      Inslh wey heleysa xaqeyda

    • @aminagaiye4608
      @aminagaiye4608 Год назад +1

      Kan waxa layabanahay tan shukansaday talow Kas sidoo uyalay

  • @munaomar9782
    @munaomar9782 Год назад +3

    it’s the way the flies swarm laila😭😭😭very telling of her energy

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 Год назад +113

    Allah hakuu sahlo hamigaada sannadkan cusub 2024 inta jecel intaa ❤ igu qaata

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Год назад +98

    😢😢😢 sorry naciima, layla xumaantaan way u bareertay . naciima miskiin illaahay xoolahaaga si nabada hakuugu soo celiyo😢😢😢

  • @Theroseyyshow
    @Theroseyyshow Год назад +133

    Naimo abayo, you are never going to get a sincere apology, or at least the way that you want to receive it. Your ex friend is a sociopath, and you were too naive in trusting. Forgive all the parties that did you wrong, including yourself. And don’t ever except to get a closer from another human. Always find your own closer. I am rooting for you. You still have a bright future

  • @zamzamafrah
    @zamzamafrah Год назад +1

    Gabadhaan Niciima Ah gobsanaa oo wanaagsanaa oo daganaa oo akhlaaq fiicanaa
    Qoftaan kale ee dameerta u eg ee foosha xun
    Bilaa caqli bilaa dhaqan Bilaa diin Bilaa dulqaad Bilaa Akhlaaq Doqonimo ayey isku darsatay
    Waxaan foosha xun ee wajiga lafta ah ah leh ee Afka Baliga ah leh
    Naima Illahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo abaalkaagana janno haka dhigo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimamin2483
    @ibrahimamin2483 Год назад +32

    لَّا خَيْرَ فِى كَثِيرٍۢ مِّن نَّجْوَىٰهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلَٰحٍ بَيْنَ ٱلنَّاسِ ۚ وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ ٱبْتِغَآءَ مَرْضَاتِ ٱللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Год назад +8

    Shaydaamad baad inta lasaaxiibtay baad hadana guriga soogashatay laakiin samir iyo iimaan Rabi haku siiyo abaayo macaan

  • @muwahibahmed
    @muwahibahmed Год назад +6

    Ilaahayow ka waraabi koobka ay kawaraabisy sxbeed oo dhadhansii xanuunka ay ugaysatay sxbeed nacima,Ilaahayow uga aar gud musiibo ka muuji iyadoo jilbaha dhulka dhigaysa niciima agkeen oo duliyaysan guri Muslim bay burburisee ,adoon adoomahaaga kamiday ka oo yisee😢😢

  • @hanathknaan2011
    @hanathknaan2011 Год назад +1

    Dadka somalida oo dhaha waji kabaa tahay maQli jiray Qof khaldan hadana hadal xumada kula hadlaya Qofkii uu aduunka ku silciyay Qof wanagsan marwlba wala dulmiyaa wala xumeeya wana La khiyaana Gabadha wanageda ixtiramkda Caqligeda Quruxdeda wlahi Qofkii xafidi Lahaa illahay hala kulansiyo Naciima 😢❤

  • @Omarpodcast_
    @Omarpodcast_ Год назад +35

    Qurrux+diiin+dulqaaad Alx niciimo dheh walal waxwalpa walahela lkn inta lamahelo qoftana illahay hawanjiyo aan uduceyno 😢

  • @Beauty-qf8ch
    @Beauty-qf8ch Год назад +9

    Naima gabar shakhsiyad iyo qalbi wanagsan leh masha Allah tabarakallah shayaadinta allaha kaaqabto ❤ midna ogow dadka jiirka kuguyaal aya kuu damqan kara. Cidkaste walal manoqon karan ❤️❤️❤️

  • @khadijasharif9190
    @khadijasharif9190 Год назад +19

    Indhaha adeeg way dhaaftay subhanallh so funny. Xataa Nacima oo madluun la dulmiyay aheed way nala qososhay inba caadi mahan

  • @hodanxuseensiciid5604
    @hodanxuseensiciid5604 Год назад +3

    Waar Anagaa wax aragny doqonimo indho Adeg saqajaamad weeye Tani niciima wlhy waa gob Aqoon leh Alleh wx khyr Qabo haku siiyoh

  • @Kowther-zd7ww
    @Kowther-zd7ww Год назад +103

    Naima: she's so beautiful ❤😅
    Tankle cilaaj hala geeyo😂😂😂

  • @nafisoaxmed-l7p
    @nafisoaxmed-l7p Год назад +80

    THREE MAIN POINTS 1 INAY DADKU BARTAAN WAJIGAGA 2 INAY EHELKYGU OGAADAAN INAAN GURIGAYGA BURBURIN 3 INAY GABAR DANBE OO SOOMALI AH KUGU QALDAMIN❤ THAT FOCUSED MASHLLH ABYO CAQLILEEY AYAD THY NACIIMA

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e Год назад

      Sabiskaraayb igu sharaf wll thanks

  • @zamzamharun2099
    @zamzamharun2099 Год назад +48

    Leyla ilka dhadher allow kucadab😂😂😂indha adka subxana Allah 😮waba musimo iska dherate😊nag dher aqli maleh

    • @nadiiracali0123
      @nadiiracali0123 Год назад

      😂😂😂😂

    • @Zacdiyah.
      @Zacdiyah. Год назад

      😂😂😂😂😭

    • @ridwanahm
      @ridwanahm Год назад

      Cayda jooji😂😂😂
      Malaha Quruxdeeda ayd ka xunthy😂😂😂

    • @SafikaruSiman
      @SafikaruSiman Год назад

      😂😂😂

    • @SelfishGirl-i2j
      @SelfishGirl-i2j Год назад

      ​Qofkan miya qurux leh na naga aamus 😂😂​@@ridwanahm

  • @AbdinajibabdiqaniCukashyare
    @AbdinajibabdiqaniCukashyare Год назад +1

    Wlhi tana waa xola cadiy runti ufff waxa ma fahanto naciimo waa gabar qalbi furan Wlhi ❤

  • @happymaamo6001
    @happymaamo6001 Год назад +30

    Ridwan ninki naagaha isku diray soo qabo isoo raac intii ila mid😂😂

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e Год назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks

  • @abiibbeddel9625
    @abiibbeddel9625 Год назад +22

    She doesn't feel guilty till.. what a face she has😢😢.
    Good example of friendship Naima Keep up.

  • @Qalbisaafi-c8k
    @Qalbisaafi-c8k Год назад +1

    Jah wlhi calosha ixa nuunta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alloow gaba dha mexey eheyd niciimo alloow kuu a abaal gud aduunka iyo aaqiro wllo 😢

  • @Caaisha-zc9oy
    @Caaisha-zc9oy Год назад +73

    Naciima wlhi waa gabar wngsan abayo hore u soco nolol qurux badan ayad heli in sha Allah ❤ qof intaan xun miyaa jiro aduunka uma maleyneynin subxannallah 🤮

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Год назад +1

      SOMALIDA KALABAR WEY KA BADAN TAHAY INTA XUN 85% WAA DAD XUN

    • @Deqaabdiaziz-jn4ej
      @Deqaabdiaziz-jn4ej Год назад

      ​@@casalasal6466 wllhi ha saxib kaliya ma ahane wll sasa jira xata 😢

    • @amiiraahmed4513
      @amiiraahmed4513 Год назад +1

      Subhanaallah aduunyo wax kasto iska filo

    • @Caaisha-zc9oy
      @Caaisha-zc9oy Год назад

      @@casalasal6466 alle ka magan galney dadka noocan waa dadka adunka ugu xun wlhi bilaahi 🥺

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 Год назад +65

    Naima is very intelligent person the way she composed her self well done sister❤ layla she is psychopath she doesn't have any empathise for anyone but i am glad she out there so everyone can see 🙈. Move on Naima inshalah wadna gulaysanaysa ninka ku qabay iyo ayadana alle swt aya nolashada ka saray alhamdulilah dheh!

    • @HodanHappy567
      @HodanHappy567 Год назад

      I liked her calmness nd how she's brave

  • @naimadaar7431
    @naimadaar7431 Год назад +9

    Abaayo wlhi nabas qalbi nadiif ah baa tahay qalbi daahirada leedahay waayo marada cad wasaqdu waa qaban ogtahay kalsoonida iyo ixtiraamka bixisay unba lagu adeegsaday sabirkaaga allah ka abaaliyo abaayo ebbe kuma dayacayo ❤ qof aan danqasho damiir iyo dareen lahayn weeye 😢

  • @qamarsuleyman-zp3hd
    @qamarsuleyman-zp3hd Год назад +5

    Ridhwaan it is so funny man long life brother🔥👑❤

  • @munasharaf5437
    @munasharaf5437 Год назад +4

    Ilaahay gabadha naima badel khayr qaba ha siiyo qalbiga how qaboojiyo tana calaamo dagdag ah alle haka muujiyo😢😢😢😢😮

  • @anzalhussein4384
    @anzalhussein4384 Год назад +150

    😂😂😂 I like the way Ridwan is saying " dabecededha wayo"

  • @Masutt00
    @Masutt00 Год назад +14

    Na iimo oo kle allah hana wada siiyo 😢 wllhi waa gabar qalpi wanagzan oo diin leh hadana xushmad leh❤😢🫡

  • @SafikaruSiman
    @SafikaruSiman Год назад +1

    M.a ridwan issack de way aaad si dacad aah ugula hadla jclhy walal mi God bless u

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 Год назад +66

    Sanadkan sanad qeer qabo alaha ka dhigo ee Like ta lacag mahan ee like ii saar bro ❤❤

  • @aragsanfaisal
    @aragsanfaisal Год назад +36

    Ala doqonsana gabadhu ,Cilmi iyo Diin ka maqan Qofta lkn Naiima Best Person ❤

    • @QueenHafso
      @QueenHafso Год назад

      Haa wlhi waxeda waa iska hadal leyla 😂😂😂

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +6

    La Kala Hadli Og Rabina La Kala Baryi Og Naciima Qof aad U qaali ah Weeye Lagana Gardaran caqliga Qurux daganaan Iyo Hadal wanaag Baa U dheer ❤Guulayso Naciimaay

  • @NitaMohamed-d2d
    @NitaMohamed-d2d Год назад +8

    A message from me to the world never break someone's trust who trusted u the most

  • @zahragaabo6631
    @zahragaabo6631 Год назад +99

    😂😂😂 sorry wll niciima ada marka hore qof xanuunsan guriga kensaday o aminay ye ❤

    • @lulmohamed4076
      @lulmohamed4076 Год назад +5

      Leyla,
      I feel sorry for your FAMILY AND BODYGUARD. (STAFF).
      10 thousand dollars × 2 years.
      JUSTICE FOR NACIMA
      JAIL, JAIL LEYLA.

    • @Iconic.girl.
      @Iconic.girl. Год назад

      Haa walhi

    • @abdiahmed9297
      @abdiahmed9297 Год назад +2

      😂😂😂😂😂 This is best comments

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 Год назад +1

      Caqliga ha waayin 😂

    • @Iconic.girl.
      @Iconic.girl. Год назад

      @@abdiahmed9297 😂😂😂

  • @Kikiafcad3
    @Kikiafcad3 Год назад +13

    Kusali nabiga صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم
    صلى الله عليه وسلم❤

  • @Jiminie1478
    @Jiminie1478 Год назад +77

    Waa laguu duceena kulahaa inuu ilaah qof wanaagsan kaa dhigo😂😂wlhi waa qoslay qoftu waa baac nus caqli ah kuma jiro ayadoo hor joogto la cayna mana fahmayso 😂 😂

    • @hamdimoha7399
      @hamdimoha7399 Год назад +1

      😂😂😂

    • @MariyoAli-yw6jz
      @MariyoAli-yw6jz Год назад +1

      inalillah 😭😂

    • @HiisMHassan
      @HiisMHassan Год назад +2

      Mahey fahmi aqli ba malahee 😂😂

    • @nimcomahamud7950
      @nimcomahamud7950 Год назад +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 Год назад +3

      Kkkkk wad aragtay xalbo kuma jiro 00 eber waye tas niki damcay talow muxu aha tas ayan layabay

  • @NasroMaxamed-q7v
    @NasroMaxamed-q7v Год назад

    War sidee utaalo lee fiiri wecesha foolxumada badan naa nacimo way kaa qurux badan tahay wanna kaa ficantahay keep going nacima mcney❤

  • @sahronur9938
    @sahronur9938 Год назад +35

    Ridwaan thank you so much hadaan nahay dumarland waan Ku mahad celinynaa gabadhaan indhaha adag ilaahay baa wax ka qabanaya Abayo Allah dartiis Ku daa. Ridwaan ma ba naxo dabecadeeda weeye 🤣🤣🤣

  • @farhiyoafrah5530
    @farhiyoafrah5530 Год назад +17

    Oh My God. Naima is so patient to standard this lady. Bini adam amahan Nagtan

  • @HanaOsman-v9o
    @HanaOsman-v9o Год назад +18

    Naciimo dulqaadka allah haku siyaadiyo wll qof qaraar bad soo dhawaysaty indho adaga ruuxu😢

  • @fartuunmohamed5938
    @fartuunmohamed5938 Год назад +2

    Bala fool xumo bdn ninka Adi ku doortay aaba wax walba iiga daran😅
    Na,ima keep going abayo qalbiga alle ku qabojiyo🤲🏻👸🏻❤

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 Год назад +9

    I never seen like naciimo she’s so calm and she’s very smart I love her the way she talks mashallah lakin waxa xuba tankale laylo inaysan weliged xormar gari donin ayna kashalayso future keda dambe wax walbe xaday sameyso she will behind forever qayanada maficno naciimo melkala illah kasinayo waxuba

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +18

    In Islamic teachings, seclusion (khilwa) refers to being alone with someone of the opposite sex who is not a close relative (mahram).

  • @tayyibmohamed5511
    @tayyibmohamed5511 Год назад +61

    SubhanaAllah! Do we really have women like Laila, I'm shock to observe such as an amusing responses of her!

    • @naiimibra8166
      @naiimibra8166 Год назад +1

      Ofcourse wonders shall never end.

    • @tayyibmohamed5511
      @tayyibmohamed5511 Год назад +2

      @@naiimibra8166 maybe it's the education she is lacking that is making her behave that way,

    • @sahroabdullahi2401
      @sahroabdullahi2401 Год назад +5

      Waa qof aan ceeb garaneen 😢 ceebta waa cuni lahaa bey laila taagan tahay subxaanallah 😢aaqiro war baa yaala

    • @tayyibmohamed5511
      @tayyibmohamed5511 Год назад

      @@sahroabdullahi2401 Allah cafimad siiiyo InshaaAllah ban lenahy,

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 Год назад +1

      She is a definition of a narcissistic person. Waliba extreme level subhanaha Allah she is more concerned that she got exposed than feeling or reflecting on what she did and how she hurt her friend.

  • @fardosaaliiimaan1005
    @fardosaaliiimaan1005 Год назад +9

    😂😂😂yaab waa muc jiso tan ee abayo alah qalbiga ha ku qabojiyo

  • @MohamedWarsame-x3q
    @MohamedWarsame-x3q Год назад +6

    Rer comment macimo iney single iso ogada 😂
    Gawar ladafi Karo maahn
    Well educated girl and full of wisdom

  • @HousseinMed-is4ox
    @HousseinMed-is4ox Год назад +19

    Masha Allah abaayo niciimo horta Allaha dhaqankan wanaagsan kusiiyay umahad celi intaas kadib qofka wanaagsan marka dhib loogaysto wanaag ayuu ugajawaabaa markaa hada dhanwalba adiga ayaa wanaagsan ee Allah dartiis kudhaaf oo iskacafi ayada ayaa waligeed shalayto kunoolaan adiguna aduun iyo aakhiraba sharaf iyo sumcad ayaad kuyeelan likn sida layla adna hanoqon Allah ayaa cafiya cida wax cafisa allahna Samir iyo dulqaad intaa kabadan hakusiiyo waan kuducaynay abaayo...

  • @zahrashakiib7639
    @zahrashakiib7639 Год назад +54

    Naima, You’re such a beautiful soul in and out and it really shows. You deserve better abayo tan Ilahay u dhaaf and keep moving forward. Doesn’t look like this marooti looking thing will ever come to her senses. Much love to you!

    • @HELLO-b1p
      @HELLO-b1p Год назад

      What mean marooti ??

    • @zahraabdiiiii
      @zahraabdiiiii Год назад

      elephant, but i have to admit horse is the better description for this qumayo@@HELLO-b1p

    • @notyourtypicalfarah7194
      @notyourtypicalfarah7194 Год назад

      ​@@HELLO-b1p I think elephant 😂

    • @HELLO-b1p
      @HELLO-b1p Год назад

      @@notyourtypicalfarah7194 oh yes

    • @Ada-ll9bm
      @Ada-ll9bm Год назад +2

      Marootiga ka qurux badan wlhi😂😂😂

  • @ayanabdi7860
    @ayanabdi7860 Год назад +1

    Wlhi cashir ayey no noqotey Hada nahay gabdha somaliyed sxb naaged wale faido maleh meeshan ka ogaadey alx nimo abaayo iska saber Ilaahey ayaa ku abal gudayo ❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +16

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido i❤❤

  • @classicabdi
    @classicabdi Год назад +13

    Neima she is amazing honest beautiful and good person

  • @fathiadjama
    @fathiadjama Год назад +12

    Macha allah , Ridwan waan wada sugaynay qeyta 2 : Thanks. Sanad wacan horey u soco.

  • @AxmedMaxamed-u1b
    @AxmedMaxamed-u1b Год назад

    Waa layska kaa ilaalinayaa nayaa daalimad baad tahay allah haku soo qabto waxan ku rajaynaya inad ku aragno adigoo shalaynaya qof xun bad tahay qofku wuu khaldama lkn wali way sii wadaa allah haku tuso waxad samaysay acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim shaydaamad

  • @alidahir5882
    @alidahir5882 Год назад +38

    Taking responsibility for one's mistakes is crucial in fostering personal growth and repairing relationships. Admitting a mistake, expressing genuine remorse, and committing to not repeating it can contribute to rebuilding trust. However, it's important to remember that actions speak louder than words; consistent changes in behavior are essential to demonstrate sincerity and a commitment to positive change. Communication and empathy are key elements in the process of seeking forgiveness and rebuilding relationships after a betrayal.

    • @bintsiyad8831
      @bintsiyad8831 Год назад

      I love this very well put masha'Allah

    • @YusufB-98
      @YusufB-98 Год назад

      Personal development is personal. Remember, they have go through their journey, and you can only show the way.

  • @elhermsayyed
    @elhermsayyed Год назад +35

    Ohhh I've been waiting for this part🥰🥰🥰

  • @fardosakaasim3121
    @fardosakaasim3121 Год назад +8

    Naimo abaayo gabar aad u wanaagsan oo qalbi ween leh aatay
    Dhibkey kuu geesatay Allah ku daa Lacagtaneh ha ucafin ilaa iyo qiyaama yeesan ku wasaqeen mardanbo ha u soo jawaabo maasha Allah aad ayaad u dagantay

  • @fatumaali526
    @fatumaali526 3 месяца назад

    For sec I thought she was as being sincere and then she went back 😂

  • @zahrodahir7561
    @zahrodahir7561 Год назад +20

    Ninka gabadhaan quruxda badan ay dhaafisay asagana in uusan tan abid cafineynin soo lagama yaabo 🌸Naima youare good girl allah help you insha allaah🌺🌺

  • @khadrafarah4778
    @khadrafarah4778 Год назад +39

    Ii duceeya wllayaal Ilaahey dartii in muraadkeyga alle ii sahlo🤲

    • @sacdowcilmi790
      @sacdowcilmi790 Год назад

      Ilahey ha ku sahlo waxaad jeceshahy

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Год назад +1

      WLL WAX KADYA OO KHEYR KUU AH ALLAHA KU SIIYO WAX KASTA OO SHAR KUU AHNA ALLAHA KAA QABTO

    • @umaimaumaimaa5224
      @umaimaumaimaa5224 Год назад

      Hno ilahay haku sahlo muradkaga

    • @DawoDagan-g9z
      @DawoDagan-g9z Год назад +1

      alle hku sahlo🤲🥰

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Год назад

      Ilaahay wixii kuu khayrka hakuuvsoo dhaweeyo

  • @Anigaaleh
    @Anigaaleh Год назад +8

    War qoftan lay-out ahaa bahalsanaa bisinkee such this personality maaka aduunba kujiray Laaxowla walaa quwati ilaabilaaho😢

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Год назад

    &10,000 lacgbdn ayey ka dhcdy wllshed waliba waa.ay indhacdy. Dadkaasbaa dunida kuwada nool. ❤naciima waa qof dadnimo leh

  • @MariaDaauud
    @MariaDaauud Год назад +14

    Waa laguu duceynaa😢
    Maxaa liigu duceynaaa
    Ridwaan een een 😢😂
    Inaa wanaagasanaatit😂

  • @AnabSweet-o2e
    @AnabSweet-o2e Год назад +67

    😂😂 Ala gabadhu indha adagaa bisinka, Raaligelin iney sitoos ah u bixiso ayey ka leex lexaneysaa. Sorry Naima

  • @officialabdi-jb2rz
    @officialabdi-jb2rz Год назад +18

    Naima she is beautifull and mindful😢❤

  • @yahyaabdi5763
    @yahyaabdi5763 Год назад +2

    the legend🤴 the guy that they are fighting to his sitting there ND watching this with his wife😆🫡

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 11 месяцев назад

      😂😂😂😂Akhasay that guy is nasty as hell, and his new wife if he has one I feel sorry for her waxay guursatay dibjir iisku qudhmay😂😂😂

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 Год назад +39

    😢 sorry abaayo naciima😢acudu billah naagtu indha adkaa😂bisinka marna wAn yaaby marna wanku qosly😂😂😂😅

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +14

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Год назад +6

    Dhibaatada jirta ayaa waxay tahay in qofka bani"aadamka ah ee wanaagsani aanu qanci karin sababtuna tahay waxa uu og yahay wanaagyadii uu usoo qabtay
    Ee uu u sameeyay qofkii uu aamiay ee xumeeyay😢😢😢

  • @Axmeey855
    @Axmeey855 Год назад +2

    Gabadhaan tanba hadaay saxiib la ahayd waa gabadh dabeecad wacan oo qof waliba lanolaankaro masha allh 😮

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Год назад +33

    Kkkkkkkkk sheekadaan waa funny😅rudwan wuu yaabay😂😂😂😂

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 Год назад +68

    Hhh😂 istaqfurulah tan way xanuunsanty ama cuqubaa Ku dhacday😢

  • @Mahatkappa
    @Mahatkappa Год назад +61

    Whenever u think Manchester United made bad decisions in signing Antony for 85m , then know there is a man smwhere who chose leyla over nacima 😂😂😂😂
    Balaayo

    • @Zeemahdi-uz1we
      @Zeemahdi-uz1we Год назад

      😂😂😂😂

    • @nastehamohamedmustaf4779
      @nastehamohamedmustaf4779 Год назад

      😂😂😂

    • @UbahWardah
      @UbahWardah Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @IbraMudu
      @IbraMudu Год назад

      😂😂😂really

    • @moe_remax_realtor
      @moe_remax_realtor Год назад

      😂😂😂😂😂 wlh i even wonder worst decision ever 😅😅😅😅😅😅 yac choosing this bamboo over beauty subhanlh

  • @Nasra_mahir
    @Nasra_mahir Год назад +10

    For those with hard eyes 👀 sister Naima never give up it’s a world of patience

  • @ashuu669
    @ashuu669 Год назад +13

    Naima you very beautiful nd clam ma sha Allah,beautiful life is ahead of you don't worry abayo❤❤