AMIIRA WIILKAAN HOOYADIISA WAATEE AFKA KA SHUMI HADAY HOOYADAA TAHAY hhhhh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @ConfusedBurrito-lk9we
    @ConfusedBurrito-lk9we 8 месяцев назад +413

    Asad waa iga codsi wilkan waa ka helnay barnamijyo badan ku soo sameee please 😂😂😢

    • @AnisaAxmad-r9i
      @AnisaAxmad-r9i 8 месяцев назад +11

      Haa wlhi mashlah wa funy

    • @RozalinaXusen
      @RozalinaXusen 8 месяцев назад +7

      Haaaa walaaahi waa fariiid yar o cute ah masha allah ❤❤❤❤

    • @farahidiris8134
      @farahidiris8134 8 месяцев назад +5

      Fariid yar weeye sobarbar habo

    • @abdirisaakabshir6295
      @abdirisaakabshir6295 8 месяцев назад +6

      Wiilkan aad ayuuu firid u yahy ilahow barakeee

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 8 месяцев назад +2

      Wan kugu racsanahay❤❤❤❤

  • @hasfa-57
    @hasfa-57 8 месяцев назад +107

    I really loved this little boy 👦 we have to make a video with him please 🙏🥺

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 8 месяцев назад +181

    Cunuga waa Funny❤ wlh masha allah team 27 cunugu ugu horeyy aan ka jeclado❤

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 8 месяцев назад

      Sax waye

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 7 месяцев назад

      Inad kafusato miyad rabta saqiir weyn aniga ibalanso😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 месяцев назад +32

    Rayaan xariif waaye prank ayuuba ku sameeyay dadkii goobta joogay iyo dadka daawan doona videoga 😅 masha Allah waa fariid maba cabsanayo 😅

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 8 месяцев назад +83

    Yariska fariid waye o xariif ah fanny ah uu naqase anaga dhan 😂. MnshAllh alllah haku xafido habo😂❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 8 месяцев назад +3

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 8 месяцев назад +200

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @Ellin947
    @Ellin947 8 месяцев назад +42

    Masha Allah wiilka yar waa fariid adinkuu prank idinku sameeye 😂😂😂

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 8 месяцев назад +73

    Habeenki anigoon fiirsan maseexan karo😢😂❤❤🎉 team asad xajio

    • @nasro1433
      @nasro1433 8 месяцев назад +2

      Sem wllhi haben walbo xadir ahay😂

    • @kabtansiisi4946
      @kabtansiisi4946 8 месяцев назад +1

      Kula midaa ahay 😂😂😂

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 8 месяцев назад

      @@kabtansiisi4946 😂

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 8 месяцев назад

      @@nasro1433 😂❤️

    • @deqaabd
      @deqaabd 8 месяцев назад +1

      Sem walahi ❤

  • @BouchraMouhamed-c4c
    @BouchraMouhamed-c4c 8 месяцев назад +46

    wiilka yari aad buu u qurux badan yahay ilaah ha u naxariisto😍🥺

    • @maruodhabuukar
      @maruodhabuukar 8 месяцев назад

      Masha Allah

    • @SundusGeele
      @SundusGeele 3 месяца назад +1

      Muu dhintay wiilkan yari ilaahy ha u Naxariisto Jana Fardowsa Allaha Geeyo Waa saqiiiR😢😰😭

    • @BouchraMouhamed-c4c
      @BouchraMouhamed-c4c 2 месяца назад

      what?

    • @SaynabMaxamuud-m2b
      @SaynabMaxamuud-m2b Месяц назад +1

      ​@@SundusGeele bisinka wa nool yahay

    • @iqroabdullahi6508
      @iqroabdullahi6508 9 дней назад +1

      ​@@SaynabMaxamuud-m2bqof dhintay lee ma naxaris u bahan

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 8 месяцев назад +112

    😂😂😂Amiira ku lahaa tuuro meesha waa la tuuranayaaye 😂MashaAllh wiilka yari fariid weeye❤

  • @mohamettalimohanovic6197
    @mohamettalimohanovic6197 8 месяцев назад +60

    Rayan he is a legend give him contract of team27 we need to see him. More times if we team27 family

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 8 месяцев назад +112

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @mamafayow6975
    @mamafayow6975 6 месяцев назад +4

    Amiira is not easy

  • @DeeqoCabdi-oq9un
    @DeeqoCabdi-oq9un 8 месяцев назад +203

    Ku Sali xabiibkeena Mohamed scw ❤❤

  • @Healthy2050
    @Healthy2050 8 месяцев назад +4

    kusaleya nabeka Allah is one 1️⃣ and love ❤️ mother and father 👨 love 👩‍👧‍👦👩‍👧‍👦👩‍👧‍👦

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 8 месяцев назад +158

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @CabdisalanXasan-ri5nx
    @CabdisalanXasan-ri5nx 8 месяцев назад +76

    War riyaan waa legend m.a❤❤
    Keep going asdow

  • @Ebtisam_hamid
    @Ebtisam_hamid 8 месяцев назад +64

    Nabiga ku sali scw ❤

  • @sahi8905
    @sahi8905 8 месяцев назад +38

    Wiilka yar wu shidan yahay caawa game ku waa Top😂😂

    • @CaashoCuud-xb6ek
      @CaashoCuud-xb6ek 8 месяцев назад

      M.a dheh wll❤

    • @sahi8905
      @sahi8905 8 месяцев назад

      MashaAllah MashaAllah
      Mahadsanid hno

  • @RahmaRays25
    @RahmaRays25 8 месяцев назад +87

    Markan hees hoyo maqlo
    Si unbaan isku badalaa
    Illahayow hoyaday caafimadka iyo cimri gaba iigu barakee
    Illahayow isku kaa sin
    In aan is aragno❤

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 8 месяцев назад +26

    Garaacsana wilka ano ku dhegan 2 marku dhahay ma aha qac iga yertay 😂😂😂qac to masha Allah ❤

  • @SuusuAli
    @SuusuAli 8 месяцев назад +47

    Waar yariiskan yari ma si buu noo galay caadi buu nooo istaajiyay😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 месяцев назад +49

    Big legend always asad hajio 1.8m coming soon insha allah
    Amira qurux isn't easy ❤❤😍👍💯💯😀❤😊

  • @AmiirahMohamedismail
    @AmiirahMohamedismail 8 месяцев назад +78

    ᵠᵒᶠᵏⁱ ᵘᵍᵘ ʰᵒʳᵃʸᵃʸ ⁱⁿᵗᵃ ⁱᵏᵃ ᵈᵃⁿᵇˢᵒ ˡⁱᵏᵉ ⁱⁱˢᵃʳᵃ😂😂

  • @zaprinaqueen936
    @zaprinaqueen936 8 месяцев назад +16

    masha allah rayan caqli loow alaha kudhafo i.a hadan wil dhalo rayan ubixinaa inksto mgcas gbr kuogaa ❤

  • @HodanMuuse-h9f
    @HodanMuuse-h9f 8 месяцев назад +23

    M.a Amiira maskaxdeeda 100% waaye
    Ani waa kasi waayayba
    Afmiishaar waaye m.a rayaN Alle haku dhawro habo mcn
    Tnks Wllo Asad hagio

  • @HassanAbdulaahi-d4b
    @HassanAbdulaahi-d4b 8 месяцев назад +3

    No2 wan ku raacsanaa waxana ku fahmay marku dhabta ku fadhiistay thanks Amira iyo team27

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 8 месяцев назад +57

    Dumarka Morocco🇲🇦 Dhan Amiiro Qurux Ka Qurux Badan Mnshallh ❤😊

  • @maxmedxaashi8993
    @maxmedxaashi8993 8 месяцев назад +2

    asad magaca cabdiwali Tagera Ayaan ku ahaa iphone 15 Ayaan Raba

    • @3.cee3
      @3.cee3 8 месяцев назад

      Tuugsiga jooji sheekhow😂😂

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад +92

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @nadiiraxasancllaahi6126
    @nadiiraxasancllaahi6126 8 месяцев назад +26

    Yariiska Masha Allah funny weeye😂😂

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 8 месяцев назад +143

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤

  • @Janno66
    @Janno66 8 месяцев назад +11

    Rayaan aniga naftirkeey wuu iqaldey wlhi😅😂

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 8 месяцев назад +135

    Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢

  • @geeseyvlog9543
    @geeseyvlog9543 8 месяцев назад +26

    Ninkaaan legend waaaye waa loo baahanyhy inshallah muuqaalo Kle inuu ka soo muuqdo waa rajaynaynaa yaa igu raacsan

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan 8 месяцев назад +68

    Amiira funny waye tuuro kulaha wala tuurahaayiye 😂😂

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 8 месяцев назад +1

      😂😂

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 8 месяцев назад +13

    10:14 tuuro meeshaa waa la tuurahaaye kulahaa ar amiira dhib badnaa😂😂😂😂

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 8 месяцев назад +23

    M.a fariiid weeye❤😂number 2😂mrku sida albaabka uga so gashn grty😂

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 8 месяцев назад +6

    😂😂😂😂Waaaaw masah allah wiilka yare waa lagend fariid ah waa ku baashaalay Amiiro iyo inta daawaneysay waa nawada qalday waa funny allaha daayo Rayaan soo bar baar😂😂😂😂

  • @UpdrizackMoHamethChama
    @UpdrizackMoHamethChama 8 месяцев назад +23

    Asadaw yaRkaan video ka soo duuP NoH Funny 😂waayeH

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 8 месяцев назад +9

    Asadow nagahan inte ka kenta hortaa ma mel ba kugu xaresan yihii😂😂😂

  • @AishaMohamudAbdullahi
    @AishaMohamudAbdullahi 8 месяцев назад +85

    Wow rayaan is so cute 😍

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 8 месяцев назад +4

    Amiira funy walhi tuuro meesha waa la tuuranayaye kulahaa😂😂

  • @AbaasqaasinAxmed-ex3by
    @AbaasqaasinAxmed-ex3by 8 месяцев назад +47

    Aan ku salino nabigeena scw

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 месяцев назад +5

    Mashaallah Hambailyo team Amiira qurux is not easy 🎉❤😂

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 8 месяцев назад +29

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad () 00 4

  • @mohansayid7233
    @mohansayid7233 8 месяцев назад +9

    cunugaan talent ayuu leeyahy camerada xata kama baqayo very smart waaye 😂😂😂😂😂😊

  • @Zakari2
    @Zakari2 8 месяцев назад +253

    Asad, your creative flair stands out to me. It distinguishes you from other RUclipsrs. How many of you agree with me on this?

  • @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u
    @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u 8 месяцев назад +3

    Waa vidio gii iigu xiisaha badnaaa wiilka yari waa jilaa innaba RAYAN best wiil

  • @BakarCade-ql1nq
    @BakarCade-ql1nq 8 месяцев назад +33

    Kusaliya nabiga scw ❤❤

    • @zhajaara2232
      @zhajaara2232 8 месяцев назад +1

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @zundusmoha7976
      @zundusmoha7976 8 месяцев назад

      ❤❤❤❤

  • @MounaKhadar-xu1xj
    @MounaKhadar-xu1xj 8 месяцев назад +22

    Mashallah Allah yabarik barakallah fikaa le petit est vraiment souriant 🎉😂❤

  • @ShadiaZhaima
    @ShadiaZhaima 8 месяцев назад +15

    Omg cunuga wa jeclady fariid waaye m.a❤️😻🫶

  • @aasyajaamac5905
    @aasyajaamac5905 8 месяцев назад +30

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad Scw scw scw ❤😢

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 8 месяцев назад +16

    Ar cunuga dhibdanaa shaki cadi na galiyay angoo 2 is dhahaaye😂😂😂😂

  • @ahlamhirsi607
    @ahlamhirsi607 8 месяцев назад +2

    Wlhi ani wankaga shakiyay no.2 sbbto ah muxu jeclyhy marki ladhahy waxy tiri fuul sudani io lahjada se ugadleysay io qabka niqabka uxirantahay intaba any way wiilka aadu funny uaha hoyadey maha marku yiri wan naxay ani😂😂😂😂❤❤😅

  • @kaahamaxamed7403
    @kaahamaxamed7403 8 месяцев назад +16

    Gabarta 2 amira wlshed sumayo ila ekateybo😂😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 месяцев назад +24

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 8 месяцев назад +38

    Amiira is not easy ❤❤❤😂😂

    • @MahadaMohamed
      @MahadaMohamed 8 месяцев назад +1

      😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 8 месяцев назад +4

    10:16 tuuro meshan wala turanoya kulhaa😂😂😂

  • @NajmaNajmaaadan
    @NajmaNajmaaadan 8 месяцев назад +17

    Mashalh Aamira qurux ilahay caqligaga haku dayo wlhi waa wax garad Mashalh waa caqligii oo qofa❤❤❤🎉

  • @BadraAbdi-l6u
    @BadraAbdi-l6u 8 месяцев назад +1

    WALAHI SAAN U QOSLAY MANTA ASAD PLZ. WIILKA YAR NO SO CELI WAA FARIID YAR PRANK LIVE AH BU NAGU SAMEYEY

  • @OskaNoor
    @OskaNoor 8 месяцев назад +42

    Riyaan keep going ❤❤❤

  • @Abshir_Ahmed_hasan1
    @Abshir_Ahmed_hasan1 8 месяцев назад +2

    Asad hajio Thanks youtuber Best Chalange Nio waku tageera Iphone 15 pro mix wa diyaar soma ahaan waxan,rajaynayaa in aanku guulaysto insha allah wll ❤❤❤❤

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 8 месяцев назад +23

    Amiira isn't easy wllhi😂😂😂

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 8 месяцев назад +6

    Big legend 🙌 asad hagio 🎉 come on 1.8 million 💪

  • @SadiqAdan-n9w
    @SadiqAdan-n9w 8 месяцев назад +9

    Han ku wada salino xapipkena muhamed naxaris iyo nabdgalyo korkisa ha ahate

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 8 месяцев назад +12

    Masha’Allah #rayaan fariid waye #team27 hala gusoo daro #prank nagu sameyay 😂😂😂😂

  • @shaymamahhamed3853
    @shaymamahhamed3853 8 месяцев назад +28

    I can't wait 1.8M subscribers😊❤🎉

  • @faraxahmed3453
    @faraxahmed3453 8 месяцев назад +11

    ماشاء الله تبارك الله
    Wiilka yari waa fariid wlhi waan ka helay soo weynow habo ❤❤

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 8 месяцев назад +5

    Ani xitaa 2 dhahay wayo xitaa labiskeda waa sidii gabdhaha carabta❤

  • @Barwako6
    @Barwako6 8 месяцев назад +8

    Kan yar video kale kaso samee wa funny😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 8 месяцев назад +13

    Wlh wiilkan funny waaye yariiska m.a Allah ku xafido mamii

  • @l2hom_dr736
    @l2hom_dr736 8 месяцев назад +18

    😂😂😂ريان ذكي م شاء الله

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 8 месяцев назад +29

    Keep going my pro Asad Hagio 👍❤ 👌

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb 8 месяцев назад +6

    Amiira fariid noqoty m.a❤🎉

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 8 месяцев назад +10

    Omg wlhi wiilka ani xita wa iqalday lkn ladgend wayay lkn ani carabta ku dhashty dhahay 2 waba fahmay😂😂😂lkn wuu iga gashty qlhi blhi😂😂😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 7 месяцев назад

      Maka gashtay ana keen kagashte 😂😂

  • @apdimalikahmed293
    @apdimalikahmed293 8 месяцев назад +8

    Libaax weeyi waxa yar machaa allaah ❤ barnamijka waa inoo Qurxiyeh 😅😅😅

  • @Xafsa123-o8y
    @Xafsa123-o8y 8 месяцев назад +11

    Plz team asd koko aan garsiino 400k wax yar ugadhiman

  • @YuusufIssack-vf2sj
    @YuusufIssack-vf2sj 8 месяцев назад +2

    Asad hajio✊️🫡

  • @sidraahmed4842
    @sidraahmed4842 8 месяцев назад +10

    First comment nabiga haan ku salino Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 8 месяцев назад +1

    I can't wait 1.8 subscribers insha allah waxan Rajaynaya inan guulaysto noqdo iPhone 15 pro max

  • @cabdimaxameumar272
    @cabdimaxameumar272 8 месяцев назад +9

    Wabad sogashaye kusali N Moahmed SCW🥰❤

  • @Maado27
    @Maado27 8 месяцев назад +2

    Wiilka funny 😄 waye wllhi 😂

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l 8 месяцев назад +14

    Allah is one ❤🎉

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar 8 месяцев назад +8

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 8 месяцев назад +6

    Aniga Ayuuba I khiyaamy Aniga 4 baan moodayy😂😂😂

  • @HoodoMaxamed-sx7np
    @HoodoMaxamed-sx7np 8 месяцев назад +1

    Barnamujkan.badi ale asad gabadh ficn oo naxaris badan sii

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 8 месяцев назад +6

    manshaAllah Aniga wxn isdahay gwadn yarta wilka madali karto,Allah hakudeysto Payoh

  • @Intisarcreates
    @Intisarcreates 8 месяцев назад +7

    Asad please video la samee cunugan yar wlh waa fariid yar mashaAllah allahuma barik habo mcn so barbaar❤

  • @abdullahimohammadcubeid7220
    @abdullahimohammadcubeid7220 8 месяцев назад +19

    Keep going bro I love your content 👍👍👍

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 месяцев назад +29

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @queenmuna6983
    @queenmuna6983 8 месяцев назад +5

    Masha allah wiilka yar caqlilow waye wan ka helay, so barbaar habo❤❤❤

  • @nazriinibraahiim9719
    @nazriinibraahiim9719 8 месяцев назад +1

    Number 2 ine thy ano dhameestiran videoga bn gartay mxa yeely hdlka ayey isaga egyihiin sido kle wxe tiri fuul suudaani reer saudi ine thy saas ku gartay 😂

  • @CabdicaliMushtaq-wh3eh
    @CabdicaliMushtaq-wh3eh 8 месяцев назад +6

    Waryara reer comenti aniga wiilka yar waan ka helay sidoo uhadalyo wlhy ilhay hadayo❤❤

  • @king__mjkm354
    @king__mjkm354 8 месяцев назад +1

    Ala wiilka qatar waye markale nagu soceli waresigisa

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 8 месяцев назад +13

    Pure talented My Boy Asad Hagio ❤🎉

  • @Zafiina939
    @Zafiina939 8 месяцев назад +1

    Hadii Aad u jeedo magaca Allah Like 🥺❤saar☝️

  • @MUZCAPOY
    @MUZCAPOY 8 месяцев назад +3

    Wlhi manta yar na wala la keenly manta hh❤

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 8 месяцев назад +2

    Kan yar bastar waa wllhi 😂