wiilka ugu horeyay waa nin kalsooni miiran ah oo wax badan fahansan, waxaa ka helay siduu u dhahay, hadi ay i diideen aniga ma diideen ala kalsoonidaas wiilasha ilahow sii
Wa sax xoga ixtiram wa lagarabay madama u watay wadan dhan sharaftisa o larabay dhan walba in loga daydu wanag lkn iyada hal ay ku khaldanayd cawro malihid wu leyhy ilahay aya uyelay
Alla cumeerko habeenkasta sidaan noogu dadaal blz video la.aan hana dhigin anagana ❤waan ku garab taaganahy🎉❤yqy thank you sidaa dhaqsi noogu soo galisy guuleysta dhamantiin i. a
Qof maskax caafimaad qabta wax ku eegaya waxaa ka jirta gabadha Moroccan-ka ah waayo shaqo iyo wax la mid ah qofka ku engi meyso waxay fiirinee qofkaan da'a ahaan muuqaal iyo xushmad ma leeyahay waa doorasho sax ah lkn inta kale waa dad faaruq ah oo xitaa naftooda aan ixtiraamin sida ka muuqata Sundus from Morocco waa qofka sida saxda ah wax u qiimeyneysay Very respect and very choice right
21:20 wiilasha somliland ixtiramkoda bal day🥹🥰ilahayow no ilali inamada oo kaso kle ka wada dhig🥰🥰🥰salute bro keep making us prouder👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻wa wiilka kaliye salanta muslimka ku bilabay english kisu dhisanyhy🥰hats off wlhi👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
:بعد صلاة فجر ---سورة ياسين بعد صلاة الظهر ----- سورة الواقعة بعد صلاة العصر -----سورة الرحمان بعد صلاة المغرب ------ سورة الدخان بعد صلاة العشاء -----سورة الملك
Kii dumarka kuso caan baxay xariifad say wllhi ba u camirtay ileen waligiis lama dorane dumarow say wllhi ba xeerka dumarka jebisay ku qata walo camiraye💀😂
Waba sugashey kusali nabiga scw😊
scw scw❤
Scw scw❤
Scw
Scw
Scw scw scw scw
Xamse waa lajan waxuu fahan sanyahay waxaan inee geem yihiin maqaraarin xushmadii oo qof dhihi karaa❤nin rageed
Cumeer bigfan koko iyo samia iyo sundus iyo amiira iyo iyo kiki dadkan maad Soo qabatid iyo macalimo cayda saalax jj arimaheena❤❤❤❤❤
Haaa warun dadkas sooqabo😢😢😢😢
Waa run
Ruun❤
Dadkaas single maahapan😂😂
Car Hadaad nin tahey oo Aad youtuber Dhab ah Tahey keen iNtaa qoF ee Laguu tilmaameyy 🤔
Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤
scw
Scw scw❤
صلي الله عليه وسلمصلي الله عليه وسلم
Scw
scw
wiilka ugu horeyay waa nin kalsooni miiran ah oo wax badan fahansan, waxaa ka helay siduu u dhahay, hadi ay i diideen aniga ma diideen ala kalsoonidaas wiilasha ilahow sii
Caawa waa jumco aan ku wada salino xabiibkena Muxamed scw ❤
scw
Scw
Scw
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SCW❤❤❤❤❤❤❤❤
The engineer guy he’s very respectful
Inta tiktok kaso aragtay oso cararen😂
Anaa kula mida😂😂
Isku mid nhy ngatu fududa habtu waxy 😂😂😊😊
Mahrez aan ku arkey❤😂😂😂
Same 😂😂😂😂
Ani wlhi😂
Ku Saliya❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Cumèer wuu yaaban yahy😅😅😅
Taliye jabre aqlaaqda ku yar wlhi sariir maxaya Dee maqasaba inaa dooqooda noqotid respect muuji pro😮
qof akhlaq xumada ka hadla ayaan eegayay.
Naa ayada mxey kukeentay iney dhahday cowra malihid ninka ragaa😏
@@shukridhaqane8127 hadalkaas hortiis buu sariiirta laguma kalaweyna ku hayay ninka raga Waa inuu hadalkiisu micno ku fadhiyaa iska caacdu mafiicna qasab mahan in lagu doorto 🙄
Wa sax xoga ixtiram wa lagarabay madama u watay wadan dhan sharaftisa o larabay dhan walba in loga daydu wanag lkn iyada hal ay ku khaldanayd cawro malihid wu leyhy ilahay aya uyelay
naa ninka maxa iskaga gad gade pick me ine thy icafesay
🙄🙄@@shukridhaqane8127
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
Cumeer waan kaa naxaa walasha kayar ookalle ayaan ahay wiil iyo gabar ajnabi kala ah inay is taabtaan danbi waaye diinta kudhaqan abowe
Yah 😅
Sax manshaalah
Lkn iyada ogal asi xoog Kuma lahan
Walhi waa barnaamijkii uku xiisa ah badanaa ee aan dawaday zhp cumeer soobadi
Mahrez ey ey dhalay 😂😂
😂😂
@SalmaanAbdi-lj3iwdhookeyga noqotey😂😅
😂😂😂
😅😅😅
😂😂😂😂
Cawa waa jimce aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤😢
Scw scw
Scw❤
Scw❤
Cumeerow Koko iyo samia iyo sundus iyo amiira Kiki dadkan maad soo qabatid iyo macalimo ceyda saalax jj arimaheena
Dadkaa waxaa weykawenyihiin😂😂😂😂
Dadkas wxn wy ka wyn yhiin ciyalka iyo naagaha caanka rba wxn so istaaga 😂
Ilama aha inay samynayaan dadkaasi😂
Saas miyaa😂
Cawa wajimce ankuwadasalino nabigeen scw scw scw❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Asc😊
Wcs
@@King-cayda10 sthy
Wcs
Alle ha ino dambi dhaafo dhamaanteen ❤
Xildhibaanka wllhi waan kuqoslay lacagta siduu udaadiyay😂😂😂😂😂😂😂
Lacagta False Waaye😂😂
@@Akim_1794 yes i know waan ogahay😂😂😂😂
@@khadiijaabdqadir😂
waa lagend wlhi qosolku naga dhameeyey🤣
@@sharmaakemaxamed1711 haa kulahaa ha iska qaatan😂dumarka ajanibtaba naga daran indho ayaba kaso haray😂
Mahrez funny wye wlhi😂😂😂😂 his mum watching and saying sannaaa ala ba ayey😂😂😂😂
Alla cumeerko habeenkasta sidaan noogu dadaal blz video la.aan hana dhigin anagana ❤waan ku garab taaganahy🎉❤yqy thank you sidaa dhaqsi noogu soo galisy guuleysta dhamantiin i. a
cibadaysa nio ninkan hoyada mysan dhaline
Kusali nabiga maxamed scw ❤
Qof maskax caafimaad qabta wax ku eegaya waxaa ka jirta gabadha Moroccan-ka ah waayo shaqo iyo wax la mid ah qofka ku engi meyso waxay fiirinee qofkaan da'a ahaan muuqaal iyo xushmad ma leeyahay waa doorasho sax ah lkn inta kale waa dad faaruq ah oo xitaa naftooda aan ixtiraamin sida ka muuqata
Sundus from Morocco waa qofka sida saxda ah wax u qiimeyneysay
Very respect and very choice right
Sax m.a gabadha yar😊
Mahrez Killer 😂🔥🔥🔥🔥🔥🐐
Anigu koleey waan dorna laah hamase sawbtoo aha waa wiil ixtiraam badan labiskiisan waa top❤
Yaah mahris manta way ufadhidaa Hab siiya wawaray😂😂😂😂😂
😂😂😂
Soogal adna laabta 😅
Kkkkkk sxb one gol one janis maharis
Wah taliye heat kaa gaaray caawa normally gabadha wuu ixtiraami jiray 😮
Waligey ma arag kaaso gbr xishmeynayo
@@NimcoMuhumed-g7t maybe waa anaa wax kale arkay laakin wuxu ku hadlay baan layaabay
Asad watching and saying "Ala ba ayey kuwan weyiceweyen hug aaa wa wax kale wlhi😂😂😂😂Mahrez is not easy😂😂😂
sundus iyo siham lee u jedhaa😂😂😂
Dadka kale ma aragtid miyaa😂😂
Isku magac ayan nahy lkn kala doqh😅😅 wra firi gawada somalida an ehen siham I like her personality
Hhhhh mnoli astaqfirulaah Cumeer indhaha soo utagay hab markii laysasiiyay mxa qaldan cwa hab maxawaa🤣🤣🤣
Wllo ilahaypaa kugu dhaarshe hooyo iga xanuunsanysaa iigu duceeyo 40qof ducadooda waa la aqbalaya iigu ducee iny cafimado plz .hadad thy Muslims damqanaya oo naxariis leh😭🥹😭waana jimco cwa😢
Mom ilhy hku cafiyo myself 😭
Illhy cafimad dag daga hasiiyo amiin yarabi 😢x
Allaha hacafiyo hooyo
Wllo illahay ha kuu caafiyo hooyo mcn cafimaad dag dag ah
Allh hacaafiyo🤲🤲😥
Amiin
Hampalyo cumeer bigfan 1m🤩
Barnamij waa dhafay kan ee xaqiisa siyaaa😂😂😂😂😂😂🤙
Waaa aamini laa ahay mahrez laa qaatay😂😂😂
Cumeerkoo Libaax Waa Kuu Fadhidaa Maalmahaan Horay U Soco Sxb Guulo Intaa Ka Badan Baan Kuu Rajeynaa Insha Allah❤❤
Mahrez wuu iga yabiyey😂
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw ❤️❤️❤️❤️
Tan mehraz dooratey madfac so hababey kugu dhac aman dhaha 😂balaayo lugo xiito xiito leh hashim 2 nagu so dhistey 😮😮😂😂
😂😂😂😂
Iga qoslisa wllhi😂😂😂
Waa isku qalmane dhaf
@@HodanAhmed-hs1we marku sidii hashim bireeyo iyada ka war bogi doonta psycho weeye mehrez 😶
😂😂😂😂😂 wllhi wa iga qoslisya yakhy
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Kusali abigena scw😢❤
Manta sita o dhaca mahrez❤🎉
Mehers Qosolbu igu Dilay iyo suu Cumer u Naxay 😂😂😂
This game is great keep it up 👍
Kusaliya nabigena Mohamed صلى الله عليه وسلم
Cawo Ana uhoreyo 💃❤
The engineer guy manshaallah respectful man go ahead
Mehris manta waa ufadhisa 😂
😂😂 mahrez faraq wye 😂😂😂
Laailaaha ilalaah mahrezkii caawa gabar ayuu soo gty
War mahrez waa isugu toostay caawa 😂😂
Waaaaaw mahrez waa laga fujiyay wlh wilshena ha bahdilinina plz gabdhow😢❤
Pick me caadiya yaa bahdila saga bila xishmadee😂
Waah waah cumer big fan,big fan,big fan,big fannnnnnnnnnnnn sxb rere Djibouti weey kutageyran
Yasalam bigfaan dad cusub kusoodaray cawa barnamijkii bufinka kabuji acan't wait 1m insha allah❤🎉
21:20 wiilasha somliland ixtiramkoda bal day🥹🥰ilahayow no ilali inamada oo kaso kle ka wada dhig🥰🥰🥰salute bro keep making us prouder👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻wa wiilka kaliye salanta muslimka ku bilabay english kisu dhisanyhy🥰hats off wlhi👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Cumeer waykayaab biyeeb😂😂
Indhuhuu taagey😂😂😂
Hh cumeer sunduz yaa San kaaga dhiga buu isleeyhy way ku adkaysaa miskiinka😂
Waka haya talye horay u soco hormar wacan ku rajeyna soo babi❤❤❤🎉❤❤ came soon 900k🎉🎉🎉
❤❤❤❤
Barnaamijki oogu horeeyey aan ku raaxeystay wlhi big fan
Pop the balloon saxda ah wa kana dad is yaqano ama dad ciil isku qabo inti la keno aya la isku camira 😂😂😂
SOMALIYEEY LEGEND KAN 1M HORE UGU TUURA NACALA SHAYDAAN KU YAALE CUMER BIG FAN WAA LAANDHEERE LAANDHEERE DHALAY 🙏
Cumeer big fan ayaantaan waanaga waalaysaa barnaamijyo qurux badan noo keentay horay u soco bro wadadii 1 milyanka heesaa
Guys lesgoo cumeer an babino 900k kuturaa plz❤ wu dadalayaa cumerkooo wxwalbo uqlma l.a 1m
Awaaw cumeyr vidoga waakahyna ❤🫶🏼🫡
Mahrez halisto aaday keep goin😂😂😮
Lacag jecla say ugeyaan fiiri😅
😂😂anaba eegay
Taliyaha waa qaraaray caawa miskiin
Cumeer dadka isdoortay isku balami habeen dambe mid mid ❤🎉😂
Walllhi billhi tallhi soo maha tem 27 waxan u dawadaa mahrez daradii war lajan kaas waan wataa wallhi zxp hory usoco😊😊❤
Xilibaanku waa ey ey dhalyy 😂😂
Cadi mahan ganekan😊😊❤❤🎉
cumeer more videos like this caming soon inshaa allah ❤❤ I like it wallahi
Waa wiiLkii Yaraa Big Fan😂
hhh waar caawo way u dhacday Mehraz😂😂
cumeerow wiilasha u soo badel parti 3 okay ❤🎉
Omg mahrez cawa wala doortay😂😭💕
Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd❤❤❤❤
Mahrez no face legend 😂🎉
Naagaha noocaas kama heelo 😂😂😂😂
Ba,aye mahreskii baa caawa la doortay😮😂
😂😂😂😂
Haday dooran leheen gabadha wuxuu dhihi lahaa dooqey ma aha meesha wax dooqeyga ah makeenin balse hada way dooratay asna wuxuu dhahay dooqeyga waaye ar mahresaa waaiga yaabiyey wllh
@@SamraShariifnuurmahamedmahreys walida dhaqnta waye maxa moday😂😂
Wah Jabra waa bilaa ixtiraambee😮😮
Sariir bay kaga dhagana tahay yahuuu fheh😂😂😂
Cumeer naga cun funaanada 😂😂😂
Ala xildhibaanku garacsanaa 😂😂
Caaway kii waa la doorway 😂😂😂😂habna waa la siiyay
Marez congratulation❤❤❤
Asc all Muslims ☪️
Wcs sxp
wcs❤❤
Wcs
Wcs
Setahay abaayo
Balloon Ki Somalida ugu qosolka badnaa an daawado ❤😂
Kadibna cumeerow idku dardee
:بعد صلاة فجر ---سورة ياسين
بعد صلاة الظهر ----- سورة الواقعة
بعد صلاة العصر -----سورة الرحمان
بعد صلاة المغرب ------ سورة الدخان
بعد صلاة العشاء -----سورة الملك
Ati mel lugu kala weynen jiraa kulahaaa😂😂😂😂
Mahrez legend of the year 😂❤
Hore usucoo abwe lkn amira iyo sundus nokeyn
Sundus moyee takale naxdin ameey u dhimataa naxdin leeee😅😅😅😅😅😅
Xildhibaanka is funny 😂
Mahres way ufadhidaa maalmahan 😂
Amazing video lkin codka eber ka tahay cumerow naga so habe legend jabra waji mlaha maxa wye 😂😂 lacag jecla dhulka ka qata dheh 😂😂😂 mahrez waba janis gad cdiya😂
Cumeeroow behind the scenes soo dhig please 😮😂😂😂😂😂 reaction ka zaki somali faadil deeqoow aaa rabnaaaaaaaaaa😢
Kii dumarka kuso caan baxay xariifad say wllhi ba u camirtay ileen waligiis lama dorane dumarow say wllhi ba xeerka dumarka jebisay ku qata walo camiraye💀😂
Taliyaha totally wa ree badia 😂
Cawaa qosol weeye wlhi 😂😂😂