GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 387

  • @xasancumar2674
    @xasancumar2674 22 дня назад +84

    Walalahena falastiin an uwada duceyno walaliyal❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 22 дня назад +186

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️

  • @nuurcool
    @nuurcool 22 дня назад +82

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino ❤❤❤

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed 14 дней назад +4

    Wiilkan hadalkisa wu igu socda qosolku iga dhameyey he’s a character 😂😂🥰

  • @FaysaDjama
    @FaysaDjama 13 дней назад +2

    Wlhi wn qosley xaqiqda nolosha ayuka hadley runtii wa fariid❤❤

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 22 дня назад +34

    Somalida wlhi waxan kunacay waxan ma aqooni ceeb bay umaleyan . Wlhi kuwa aan islashaqeeyno iskurafaadne waxna mayaqanan. Weliba rer bari ugudaran faan lee

    • @user-rw2bt8du2j
      @user-rw2bt8du2j 22 дня назад +3

      😂😂😂 wle been maha😂😂

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 22 дня назад +1

      Reer barigu waaba ilbaxe reer tuulo dheh reer tuulo ayaa hawlahaan yaqaane

    • @user-rw2bt8du2j
      @user-rw2bt8du2j 22 дня назад +2

      @@sahrasharaf447 wxay aqoon wan aqana aye kga bxyan 😂😂

    • @leylaaliomar2312
      @leylaaliomar2312 21 день назад +1

      😂😂reer baadiyo aan wx dhaamin adaa ah sida uhdleyso laga dreema 😂

    • @kawthersheebe9682
      @kawthersheebe9682 21 день назад

      Reer bari yaa ka reer magaalsan macnaha

  • @maanowhirsi8071
    @maanowhirsi8071 21 день назад +9

    Ridhwanow waqti unba nagaqasaaray ninka waxba noma faideynin hadad kaqaban laheyna wuu sii wadi lahaa dhowr cishod.

  • @AnisoBella
    @AnisoBella 22 дня назад +20

    Asigana sas u folxumee 2032 qaxotiga ka imaday balayo iska dhigaa uuuf😂😂😂

    • @ahmeddychannel9885
      @ahmeddychannel9885 22 дня назад +1

      Lamawa garine 2032😮😂

    • @nourithirtyfour9494
      @nourithirtyfour9494 22 дня назад +1

      Ninka ka dhac sxpie Mpee xarfaan wyy 😅😅

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh 22 дня назад +1

      Waa nin ragee quruh logamabaahno😂

    • @user-ee1hk3ff6l
      @user-ee1hk3ff6l 22 дня назад +1

      Ma ila aragtay

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 21 день назад +2

      ​@@ZahraHassan-xm2dh nin raga waye lkn quruxda qofku ilahy siyo dadka waxbuu dher yahy kii fol xuna ilahyba sas u abuuro lagu cayi mayo

  • @bashiircabdisalaam6302
    @bashiircabdisalaam6302 12 дней назад +2

    Waar aduunka ilaheey madaa gabdhaha fol xuumo ku cayaya taan ugu fool xuun ada kasii foolxuun kibiir lowyohow abuurta ilaheey haku mashquliin reer badiye

  • @user-jg2hc1tw4t
    @user-jg2hc1tw4t 22 дня назад +2

    Qofkii ugu horeeyey ahay yes

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 22 дня назад +11

    Leftiga aad iga qosliyay😂😂😂😂

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 22 дня назад +2

    Wiilkan funny wayey mida kle qof waayo arag waayey 😂😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 12 дней назад +2

    War ninkaan waa fani😂😂😅

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 21 день назад +7

    Marshall.allaah wiilkan waa ragii hore. Ee nolashii miyiga quruxda iyo xishoodka lahaa kusoo koray

  • @maxamedmusbaxmaxamed
    @maxamedmusbaxmaxamed 22 дня назад +10

    ℍ𝕒𝕓𝕖𝕟𝕜𝕚 𝕕𝕙𝕒𝕟 𝕨𝕒𝕟𝕤𝕠𝕛𝕖𝕕𝕒𝕪 𝕜𝕦𝕝𝕒𝕙𝕒𝕒 𝕒𝕣 𝕤𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕛𝕒𝕔𝕖𝕪𝕝 𝕘𝕒𝕝𝕒𝕒😅😅

  • @seed3966
    @seed3966 22 дня назад +8

    Kkkkkkkkkk dadkani waa kuwii guryaha lahaaye ha isku taaban godka ha wasakheyn miyigaa keeney ogoow majiro qof wax walba yaqaan takale waxaadan garaneyn dadkaa lasuaalaa ceeyb maaha kkkkk

  • @HamiishHussein
    @HamiishHussein 17 дней назад +1

    Si daacad ah an u qosley wlhi legend ❤

  • @mohamudyunus
    @mohamudyunus 19 дней назад

    Noloshi horee miyiga waan uhisay runti

  • @MustafeGaas-d3v
    @MustafeGaas-d3v 20 дней назад +2

    Wiilkan waa mid go, aan leh Aftahana ah guulayso mar walba zhb

  • @bushramahad2859
    @bushramahad2859 22 дня назад +6

    Walhi waa iga qosliyay inankaan

  • @user-iw6tw2dj8l
    @user-iw6tw2dj8l 22 дня назад +9

    Asalamu aaleykum walalaheeyga❤🎉

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 21 день назад +12

    Ninkan kalsooni badan ayaa ka muuqata. Dadka Soomaaliyeed inta badan waxba ma aqaano way ka faanaan.

  • @hamdimohamed1110
    @hamdimohamed1110 20 дней назад

    😅😅😅😅 ninkan wlhi ay ay wasay waaaye waa funny dadkana waxay umaleeeyaaan reeer badiye 😅😅😅😅😅

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 22 дня назад +6

    ninkan XAARKIISA SHEEKADA KA SAMEEYEY WISWIS U ADKAA RIDWAAN WAAR DHAGAYTSTAYAASHA NAGA XISHOOD EDITKA KU SOO GAABI WAXA MICNO DARADA AH

  • @simanali7559
    @simanali7559 16 дней назад +1

    🤣🤣very confident and funny young men

  • @user-li8xk6li7z
    @user-li8xk6li7z 22 дня назад +8

    Aduun macanki ka dhamaday
    Ninka youtube ka iska leh ee waxa kusoo qoraya ee so dhigaya ayan la yabanahay walaahi

  • @qalicabdi3816
    @qalicabdi3816 22 дня назад +14

    Ninka kaliya xarkiisa noqurxiiyey😅😅

  • @fadumasalah535
    @fadumasalah535 22 дня назад +7

    Walaahi wax iga yaabiya ayaan arkey acuudu bilaahi mina sheydani rajiim reer badiyeha saan miyaa qosol badanaa Walaahi wa xaraabo 😅😂😂😂😂😂 liftinga hadana suuliga 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 19 дней назад +1

    Waa wiil daacad ah.

  • @afnaanxuseenaxmed5547
    @afnaanxuseenaxmed5547 22 дня назад +5

    Ala dadku waxayna ahayn bay isku xoqaan war button iyo daaraa damiye ka somaliga ina huran
    Lama huraan waa caws jilaal luuqadaada ku faan rudwaanow legend weeye wiilka

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 21 день назад

      😂😂😂 ilaa hada rer badinimadiiba ku jirta dhowrki xabe english buu rer magalnimo umody somali hadas kuhadashid rer badiya lagu malyn buu isleyahy 😂😂😂

  • @barreofficial3314
    @barreofficial3314 21 день назад +2

    wllhi Nin kaani Legends weeye Wax badan baan ka bartay Muuqaalkiisa waan Dhamaystay Ridwaan Adina Mahad sanid

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 22 дня назад +2

    Kkkkk. Hhhh. Saxib. Gebadhii. Shaley. Caawey. Waa. Geber. Fiican. Bay. Aheeyd. Oo. Aniga. Dhaxaayey. Tan. Aniga. Ma. Siiwaayo. Really I. Love her 😅

  • @LuqmaanAli-uc6lx
    @LuqmaanAli-uc6lx 20 дней назад

    Muqalkan dadbaa funny ahaan u daawan doono muqalkan
    Walhi waa wax aad u fiican oo aqoon kororsi ku saabsan🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 22 дня назад +5

    Asc. Ridwaan. Iin. Waranba. Walaakeey. Alankii. Caawkeey. Anuwa. Korneel Hussein Afgooye. Canada 🇨🇦

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 22 дня назад

      Ridwaan af mayga muu aqaana wll reer baidoa miyaa?.

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 21 день назад

      ​@@nuuremohamud4311
      af may miyaa

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH День назад

    Sheekadan waa bilaa ujeedo maxay tahay gabadha waan jeclaa guurkiina waan ku diiday

  • @munaxasandahabo7331
    @munaxasandahabo7331 20 дней назад

    Sax hagaag wiishka sidaloo raaco ibarty mhdsanid

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 22 дня назад +1

    Kan waaba mid funny ah 😂😂😂😂😂

  • @AdanAlio-xu8st
    @AdanAlio-xu8st 22 дня назад +2

    Libaax❤

  • @hodaismail-zw6kg
    @hodaismail-zw6kg 22 дня назад +1

    Ridwaanaw wll ummad waalan miyaad soo urursataa walaalaw dad quban wareyso

  • @ADACWATV
    @ADACWATV 22 дня назад +4

    Bararaq and faatale biggest niicle 😂😂

  • @user-og2fp3bf5m
    @user-og2fp3bf5m 22 дня назад +9

    😂😂😂gabdhii fududayd ee hada kohor so fadhisan jidhay ee igraan ayaaba moday inay ku dhexjirto

  • @user-br2mk5xe3u
    @user-br2mk5xe3u 2 дня назад

    Ridwan iska hubi qualityga qisooyika inta aanad soo duubin

  • @Abeyadanenzo
    @Abeyadanenzo 17 дней назад +1

    Scw scw scw scw scw scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw

  • @YAHYE_SAMIR
    @YAHYE_SAMIR 22 дня назад +11

    Kulahaa magacay hooyaday iibixisay ,waxaa kaquruxbadan kan ani aan labaxay ,bashka magac miyaa balo kula magac xumaatay dhe😂😂

    • @Baashane123Abdi
      @Baashane123Abdi 22 дня назад +1

      Aan kala xishono yarey😂

    • @SaharaAbdi-rr3cm
      @SaharaAbdi-rr3cm 22 дня назад +2

      Waa qof bilaa kalsoni ahh

    • @SagalMohamed-fc2tx
      @SagalMohamed-fc2tx 22 дня назад

      Bila kalsoni haduu ahani lahaaa waxn dhan muu sheegen hhhh dacad waya

    • @Baashane123Abdi
      @Baashane123Abdi 22 дня назад

      @@SagalMohamed-fc2tx tnx abyo😌

    • @YAHYE_SAMIR
      @YAHYE_SAMIR 21 день назад

      @@Baashane123Abdi maxaa lagaa xishooda Zxb ilaahaybaa ss kuugartee

  • @kawsarahmed5952
    @kawsarahmed5952 22 дня назад +4

    Tijaabi jacalka sobadi

  • @user-lw2cq4wv4z
    @user-lw2cq4wv4z 22 дня назад +1

    Alla wllky 😂

  • @user-jw3wu6qe3t
    @user-jw3wu6qe3t 20 дней назад

    Wiilkan funny waye 😂😂😂❤

  • @Amlaah
    @Amlaah 22 дня назад +1

    Waa sheeko qosqos ah ee wax ku dhacay ma aha 😂waliba haddu samayey 😂

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 22 дня назад +4

    Cali Dhaanto walaalkii miyaa Ninkaan Tollow?

  • @aminMaxemed
    @aminMaxemed 22 дня назад +3

    Bisharooo see waax yeshee😂😂

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5l 21 день назад +2

    Nin raga waki so mara jab horey usoco zxp xalal quute tahay walahi

  • @KhadroAhmed-e4b
    @KhadroAhmed-e4b 21 день назад +1

    Waan ka xumahay waxa soo gaadhay miskiinka

  • @AmiraAwiye
    @AmiraAwiye 15 дней назад

    Allh wllhi waa iga qosliyay kan flim hindiya xataa madaawan

  • @ubahali6668
    @ubahali6668 9 дней назад

    Wiilkan walhi funny waye😂😂

  • @shariifa1017
    @shariifa1017 22 дня назад +2

    😂😂😂 ana igabsati hada kaxoro liftiga waidibi jiray

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 20 дней назад

    Hooyadaa magac fiican kuubixisay. Lkn adaa haleeyey

  • @khadaryare2884
    @khadaryare2884 22 дня назад +3

    From godeey is not easy

  • @seed3966
    @seed3966 22 дня назад +2

    Bashka iyo bishaar masina hoow😮😮😮

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 22 дня назад

    😂😂😂😂allaa kanaa😂😂😂😂qosol igumaharin😂

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 22 дня назад +2

    Ar qosola udintay😂😂😂

  • @fardosaadan2151
    @fardosaadan2151 7 дней назад +1

    Bashka maxa san usameysay oo meshan ukentay xirirkena

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 22 дня назад +2

    Allaa maxaan ku qoslay😂😂😂😂

  • @Daudi-yz5yg
    @Daudi-yz5yg 21 день назад +1

    Wlhi bashka is Soo fany😂😂😂😂

  • @NajmaAbdi-uc7zb
    @NajmaAbdi-uc7zb 22 дня назад +9

    Qosalka cawada igadhamaday

  • @user-ln7hm1lq4t
    @user-ln7hm1lq4t 21 день назад +2

    Washeko qosol badan😂

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 22 дня назад +2

    Intaa dad keneeysay ridwaanoow wiilkaan iyo gabdhii Hani eheed waxa ka fanisan ma arkin😂😂😂😂😂😂 qosol ayaan ku dhameestay muuqaalka😂😂😂😂

  • @RaxmaCawil-gs3ht
    @RaxmaCawil-gs3ht 22 дня назад +2

    Hhhh rudwaan aboowe ma meelbadku kaydsataa dadkan ruuxanta qaba

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 20 дней назад

    😂😂😂😂absolutely nice history

  • @dhelatira
    @dhelatira 22 дня назад +1

    Kaan qosol miran weye😂😂😂😂😂

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 21 день назад +4

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ruux kawanagsan masoo marin

  • @barwaaqo-vv9tx
    @barwaaqo-vv9tx 22 дня назад +2

    Kan qosolkii iga dhameeyay walhi😂😂😂😂

  • @xamdiyuusuf-cy3xb
    @xamdiyuusuf-cy3xb 6 дней назад +1

    Wllhi waa iga qoslisay 😂

  • @user-rz5qg7ty7l
    @user-rz5qg7ty7l 4 дня назад

    Walahi wadacad

  • @ZahroAhmed-p3x
    @ZahroAhmed-p3x 21 день назад

    Qosol yuguma harin

  • @user-st3wj4zh1f
    @user-st3wj4zh1f 21 день назад +1

    Yakhay wan kucaajisay malayacnigan ridwan naga ilali nocan

  • @ahmeyhaji3557
    @ahmeyhaji3557 21 день назад

    Wlhi qusulka ikadamaadi ....leftiga

  • @user-sj8ru8gz2i
    @user-sj8ru8gz2i 21 день назад +2

    Scw scw scw scw

  • @aishahillow5655
    @aishahillow5655 22 дня назад +3

    9:03😂😂😂😂😂

  • @AhmedMohammed-vn3fg
    @AhmedMohammed-vn3fg 22 дня назад +1

    Xarkisa noga sheynaya uf

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 22 дня назад +1

    Kkkkkkkkkkkk

  • @user-yw2zv4jo3g
    @user-yw2zv4jo3g 21 день назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Alla waa fuuray

  • @abdihakimismail8056
    @abdihakimismail8056 21 день назад

    Experience is the best teacher 😂😂😂😂😂

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 22 дня назад +4

    Garissa cadey aa wax ku dhacay dhib maleh😂😂😂bula taqwa dhahdeed

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 22 дня назад +1

    Kan labo labo bdna 😂😂ridwaan labo labo heyso wlhi

  • @mushtaakhcabdiwali8380
    @mushtaakhcabdiwali8380 19 дней назад +1

    Wlhi dacada u qoslay😂😂

  • @MohamedJelle-zp7jf
    @MohamedJelle-zp7jf 22 дня назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamzaIsmaacilcali
    @HamzaIsmaacilcali 22 дня назад

    👋

  • @Zamishdagan11
    @Zamishdagan11 22 дня назад +2

    Ala maxan ku qosoly 😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 21 день назад +1

    😅😅😅❤🎉 sheeko cusub

  • @abdisalamsalah2902
    @abdisalamsalah2902 22 дня назад +6

    Waa fataal weyn 😂

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 22 дня назад +1

      Iga qoslisay😂😂😂

  • @raaxoshaacir6515
    @raaxoshaacir6515 21 день назад +2

    Masha Allah, qofka jabkiisa ka sheekaayaa waa qof jira

  • @user-st3wj4zh1f
    @user-st3wj4zh1f 21 день назад +1

    il adkida wilpad kadulqadayy adna wa laga dulqaday wanad istaahisha

  • @YaaWaye-sv1fp
    @YaaWaye-sv1fp 22 дня назад +2

    Kan fatale weynade waye😂😂

  • @Mohamed-bg3ix
    @Mohamed-bg3ix 22 дня назад +1

    xadkuu dhaafiyay

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 11 дней назад

    Wiilkan caadi maha walahi intuu sheekay iyo kabadan aaya kadhaca magalada markaad baadiyq ka imaado 😂😂😂

  • @user-br2mk5xe3u
    @user-br2mk5xe3u 2 дня назад

    Xicho warya ha Ku ceeben gabar wax Adan hubin
    Wa malayacni waxad ka shekaynaysid qiso ma IS taahisho

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH День назад

    Inanntu way kaa Saxsanayd

  • @user-cn8xs4hc1w
    @user-cn8xs4hc1w 12 дней назад

    Liftiga aa iga qosliyey😂

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 22 дня назад +2

    Wiilkaan dadka aan fahan sanayn ayuu ufaa iideeyay waleen yaab baakudhacday

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 22 дня назад +1

    Shekadi dhan xaar noga dhameye uf😂