DAGAAL HADDA & KOW: TRUMP OO DHAARTAY + XMSS OO MICIYO LA SOO BAXDAY + MASAR & URDUN + IRAN/SACUUDI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • DAGAAL HADDA & KOW: TRUMP OO DHAARTAY + XMSS OO MICIYO LA SOO BAXDAY + MASAR & URDUN + IRAN/SACUUDI
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonAline A
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

Комментарии • 78

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 4 часа назад +19

    Kolkii horeba qalad bay ahayd in. Maraykan lagu daro dhexdhexaadiyasha maraykanki
    U waa xasuuqaha ummada carbeed mee cj
    Iraaq siiriya waa gumayste faashiste e ah 😊

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 4 часа назад +9

    Allah ha iskudiro yuhudan iyo galada insha Allah wey guleysanee falasatiin guuull insha Allah hamiga galada Allah umayelo masibo Allah haku rido yuhudan iyo turam insha Allah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 часа назад +4

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️

  • @AbdirisakRussia
    @AbdirisakRussia 3 часа назад +3

    Insha Allah wey guulaysan doonaan reer qaza lkn markii hore may ahayn in dhexdhexadinta lagu daro maraykanka

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 5 часов назад +6

    Ilaahay waxaan ka baryey naarta aduunka ha kuu imaado taramow

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 6 часов назад +5

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 4 часа назад +5

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين خاصة اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 6 часов назад +6

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 4 часа назад +3

    Insha Allah Waa markey jabayeen Gaalo. Kibir iyo qooq baa haaya insha Allah Waa laga tumaa kalabta

  • @huda9105
    @huda9105 5 часов назад +2

    Mahadsanid

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 часа назад +1

    Allah ha ka dhigo mid ay ku dhamaadaan hana soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda hana isku salido hana ku rido musiibo degdeg ah yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 5 часов назад +3

    Guul xamass insha allah

  • @mohammedadde4173
    @mohammedadde4173 5 часов назад +2

    Insha-Allaahu Waa Dhamaadka Isra'iil Horaana Loyiri Kibirka Waa Lagu Kufaa Oo Lagu Jabaa

  • @AaminaAbdulkadir-bm7ze
    @AaminaAbdulkadir-bm7ze 4 часа назад +2

    FARIID ❤❤❤❤❤

  • @ayaancalixaashi606
    @ayaancalixaashi606 3 часа назад

    Wlhi qalad bay ahayd in maraykan ka lagu daro dhex dhexaadi yaasha waayo waa yahuud kale wana isku mid maraykan iyo yahuud ilahay waxan ka bayay inuu awoodiisa tuso taraab iyo yahuud anoo arkaaya hortay da ku ololaan aaamiiin yarabbi 😢allahu ma aaamiiiin yarabbi

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 3 часа назад +1

    ترامب بكلامه عن تهجير الفلسطينيون كان يقصد أن يحقق بعض من النصر الهلامي للنتنياهوا لكنه بغير مايقصد سوف يكون السبب في عودة الربيع العربي وبقوة

  • @AdenIdow-t4v
    @AdenIdow-t4v 2 часа назад

    Ilahay Aya weyn alahu akbar❤❤❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 часа назад +1

    Allow ugargar oo xifti falstin guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 6 часов назад +1

    Wcs akhii

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 5 часов назад +5

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 минуты назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 часа назад

    Thanks HBN online tv, waxaa cad in odeygan trump uu rabo in uu xoog iyo ku day ku saleeyo siyaasadiisa.

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 часа назад

    Allaah Ba Iska Leh Aduunyadaan Ya Allah Rabiyoow Dalimiintii Waa Soo Laabteen Allow Jabi Yahuuda Nacalatullaah Carab Marhore Ayaa Balayo ku Dhacday Waana Fullayaal
    Qashina

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y 5 часов назад +1

    Asc mowliidow illahay dadka muslimiinta ah waxa uu siiyay awood aan wax udhigmi karaa uunan jirin rubuc iyo argagax ayeeyna gaalada ku tahay waan awooda illaahay

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 4 часа назад

    Asc ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedShariif-m6n
    @MohamedShariif-m6n 5 часов назад +1

    Masar & Joordan maxey tahey Lacagta la siiyo oo lagu Adoon sanaayo , Carab Allaa Lacag siiyey ee Quur ha qaadanina , Gaalada yaan la adeecin , Lacag Allaa baxsheee !!!! Waa in loogu midoobo iska celinta Gaalada , islaamka ha Guuleysto , Gaalada Alle ha jebsho mar kasta , goob kasta !!! Inshaa Allaah Tacaalaa.

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 6 часов назад +1

    Reer Qasa hadii gaalo isubahaysatay reer Qasa alle ayaa kufilan

  • @liibaanxuseen105
    @liibaanxuseen105 5 часов назад +1

    Duni Muslim goormaa udambeysay wey wada gadanyihiin

  • @HassanHassan321-d5u
    @HassanHassan321-d5u 2 часа назад +1

    🤔

  • @IkraanOsmaan-t1h
    @IkraanOsmaan-t1h 4 часа назад +1

    Wcs

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 4 часа назад +1

    Insha allaah reer falastiin guusha gacantooda weyso galeysa

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 4 часа назад +1

    NACALAD TRUM IYO N YAAHU WAA DOQON MWNE AH HADANE WAALAN SOODA WAXAD HAYSO

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 5 часов назад

    Ahsan calayk the people of Denmark very good people waar yee mawlid uqsumu bilaahi adunka rag baa kunool waar trump mee Dee nimankani qiimo macqul ah kalafooniya Dee kasii Raga lahadal dee

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 6 часов назад +1

    Qof Dhul Dadleeyahay Haysta Inuu Waasho Waa Muhiim

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 4 часа назад

    Ma heshiisaa jira Qaza uyuuba qaada rabaa si uudaara dhaadheer uga dhisto

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 58 минут назад

    California naga iibiya kulahaa walahi waa kusugeen😂😂

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 4 часа назад +1

    Odaygani dadkuu leyn juray xagee lagu aasijiray

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi 3 часа назад

    No good

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 часа назад

    😢😢😢

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 6 часов назад +2

    Trump ha ogaado inaan hadal iyo booto dal lagu qabsan laguna baro-kicin

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 3 часа назад

    Alhayoow daalimiita karbkooda kabax yaarabi guushana sii reer falsatiin

  • @CumarMacalin-k7n
    @CumarMacalin-k7n 3 часа назад

    Damaanad qaadka maraykanka.marka horeba daacad uma ,ahayn Donald Trump in lasii wado heshiiska waana arin la,isla ogaa Netanyahu iyo Trump lakiin xamaas wa adoomihii lagu xusay qur,aanka lagu waxan soo sari doonaa adoomo baa bi ,iya rer binu israel

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 4 часа назад

    Mowliid aad baad umahad santahay

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 6 часов назад +1

    Kala bax waaye waxa fiican sacuudiga inoo xaramka ka iclaamiyo yahuuda iyo mareykanka in lagu jihaado gaalada ilaa qabriga nabiga ayee usocdaan😮

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 часа назад

    Hajoojiyo Gargarka Waayo Masar Markay Isku.Tashato Ayay Xornoqonaysaa

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 4 часа назад

    HADDA JOOJI GARGAARKA MASAR IYO JORDAN

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 3 часа назад

    Lacga & awood ayeey ku faanaayaan aloow awoodooda bor biri hobka & handida eey ku faanaayan lagala wareego yaarabi

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 2 часа назад

    Sucuudiga, Qadar iyo Dubaï ha siiyaan Masar iyo Urdun lacagta Maraykanku Ku gumaysanayo

  • @mohamoudxiiray9980
    @mohamoudxiiray9980 5 часов назад

    Asc ano Mahamud abdirsaaq mahamed mawllid Xavier iyo temakisa wansalamin salan kadib hadan rayigayga kadhibto xaladaha katagan caalmka siba wadamada islamka waxana ugu baqin inay midoban ayna dhisan cidsnkoda ayago sxibo cusub karadsan china iyo russia si ay uga marman kalamada maraykanka si ay uga badbadan bahdilka waadamadoda iyo shacabkoda guul ban urajayn shacabka gesiyada ah rer falstin gacanta saranah ayaga yelan cdawgana ilahay idankis walajabin waqti dhaw inta kadib hadalka kaso yerin wadanka yar ee danmark xaqbu u uleyahay inu jawab adag kabixyo dandandiga ninka xanunsan e trum wana halkay somalida dhihi jirtay qaninyo ba qaniyo kafujiso hadalkas wahadal garadarada jawab u ah

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 2 часа назад

    taram waxan lenahay marna tagta marna tabarta dhe ay ay dhalay weye

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 5 часов назад

    Madxwey nah marykanka dhulka allha lajaro oo masiibo deg deg ah allha ukeeno yaarabi

  • @AliHassan-d8v8y
    @AliHassan-d8v8y Час назад

    Sucuudiga ayaa bixindoona taageeradii masaryk iyo Jordan saxweeye

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 4 часа назад

    Yahuudu taraam beey ku tirsan yahiin ,,,,,falastiine ilaaheey beey ku tirsan yahiin idanka ilaheey falastiin baa guleesaneeysa

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 4 часа назад

    USA iyo Israel Ethiopia india iyo reer galbeedka waqtigooda waa soo dhamaday yuusan ku seegin jahaadka

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 13 минут назад

    Ilahey baa kaa weyn tramp waa leyska kiin celin irsaqa masr iyo Jordan Ilahey baa hayo u duceeya in musliminta midoobaan ey iska celiyaan shadaadiintaan

  • @YitzkaKule
    @YitzkaKule 2 часа назад

    Hoyatha usheg deh trump gal gal dalay.

  • @luulmacalin9466
    @luulmacalin9466 5 часов назад

    Insha allaah waa dagaalkii ay ku baabi.ilahaayeen yuhuuda iyo kuwa taageera .rabbiiyoow yuhuuda iyo tartan albaabada uu sheegay ee naarta ayaga u fur oo jahanamo abaalkooda ka dhig

  • @Casho-t9k
    @Casho-t9k 4 часа назад

    Nooca kibirka taraam wuxuu ugyahay of qabashadiisu dhawaatay

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 5 часов назад

    Trump waa iska hadle awal muu wax reebtay soo daa dheh waxaad hayso

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 5 часов назад

    Shidalka keliya oo la joojiyo ama petro gold currency system oo keliya la ado salku dhigan ninka kibray ee is walaya waxba kuma hayo mesha taas hadi ay dhacdo mareylan bila dagal ba la adkaday

  • @Fays2010
    @Fays2010 6 часов назад

    Ree Galbeedka dhaar uma dhimana.

  • @hawokiinofficialhilowle2101
    @hawokiinofficialhilowle2101 Час назад

    Naar iyo jano yuu gelin karaa, dagalka hala wada galo waxan mar hore ayuu soo ogaday ducufnimada, carabta markasuu mar walbo u hanjabaa bal naarta ha soo daayo uu hayo, nacala ku talo aragiisa.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 5 часов назад

    MALA HUBAA WAHAABIYADA SUCUUDIGU INAY RUN SHEEGAYAAN??? MISE WAA KHIYAAMADODII AY WELIGEED KU SOCOTAY EE BEENTA.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Час назад

    Trump waa ey waalan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Час назад

    Nio carab booto lee haayaan mar hadii loo caga jugleeyo waa isdhiibi doonaan go,aan ma leh habraha diracyada weeyn

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 2 часа назад

    Donald tramb xaladiisa caadi maaha Dabaduu kahadlayaa ninkaan kibray oo wayelka asasaqa ah umada Allaha ka qabto Donald Tramb albabada dhaartu asagey ku furan yihiin Qolkiisa Albabada Naarta Allaha uga galiyo Ansiano Donald Taramb safarkiisii Naarta uu ku aadi lahaa aso dhawaday afkisuna narta waka fuqi la yahay doqonkaan asasaqa ah dowladaha waweyn sida ruushka waka cabsanaa waa iska sassaba wula heahiiyey dad masakiinta uburbursadaa asaga iyo yahuudu waa cadadooda

  • @salmoonabdilahinuur5072
    @salmoonabdilahinuur5072 3 часа назад

    Nacaladi haku dhacdo trump iyo yuhudiisa

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 55 минут назад

    Hadii an musliinnahay waxaan laba dawladood ahayn ma aqbalayno

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 часа назад

    Ma runtaa ayaad diidantahay taasi waxay cadaynaysaa inaad maraykankaa larabtid inuu qarxo waar miyaanad maraskib geyn Qaza kadibna ilashay junuuduisu aanay midba meel laga tuutin wasr waad fashilatern uqsumu bilaahi

  • @AbukarRilwaan
    @AbukarRilwaan 4 часа назад

    ruclips.net/user/shortsW0wC7OZhJ-A?si=TLF1gKUSViwuxZg4

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 6 часов назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل