NAAG CABSI CABSI AH! 4 NIN 4 QAARADOD KALA JOGTA LASHEKESTA TIJABI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Год назад +109

    Ilahey cabsadisa kudadala dhalin yarow ninki ilahey ka cabsado muradkisa wuu garaa qur aanka aqriso dadal saliga aqri salada hafududesanin❤

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 Год назад +147

    Allow qof walbo Muslim ☪️ ah muradkisa u sahal❤

  • @aashuudimple
    @aashuudimple Год назад +41

    Kan america joogo hadoo legend yahay ha u goooyo anooo dumar ah sas dhahaayo tan bahal caadi ah wye yahuuuu😢😢😢😊

    • @khalidozto7497
      @khalidozto7497 Год назад +2

      Yep 👍

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 15 дней назад

      ⁠@@khalidozto7497wlhi hda marke waciraben aa isdhahayey hdu legend ba iskabaxo tan waba dofar caadi hd waliga nin rag ah nin kale laguma jabiyo. America 🇺🇸 nin jogo waxe ugu doratey wax kele ma ahn lacg le wye nag nh hde mar lacg barato bas wye

  • @1-minuteMindset
    @1-minuteMindset Год назад +289

    Cabsi Cabsi wlh 😢 That is why I stopped that chapter ⚔️ called SHUKASII... I'm building my Account/Pocket now ☄️💵💵💷💶🦁

    • @yahyaukurre8552
      @yahyaukurre8552 Год назад +9

      Ni ivo kaka

    • @hallanetubegza6145
      @hallanetubegza6145 Год назад +5

      Reebarahan ayaago mar hore looshegey iney nin kale jeceshahey ayey wali sii daba ordooyaan cajiib

    • @NasraAwalleh
      @NasraAwalleh Год назад +4

      ​@@hallanetubegza6145h 1:40

    • @najmadiamond2452
      @najmadiamond2452 Год назад +3

      That’s goo

    • @moabdi3860
      @moabdi3860 Год назад +6

      Of course man and stay way if she call you bbe 😂 look wht this girl doing 😂

  • @omario6677
    @omario6677 Год назад +122

    Ragooow stay focused and strong, chasing the bag should be the target ❤

  • @hafsasheikh1419
    @hafsasheikh1419 Год назад +54

    Dadkan kuhaya wa another level sidan sharafteda ayey kuciyareysaaa dumar waa mida afgaban oo nimanka showrinin😢

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj Год назад +3

      Sax quruxeey lakin qotaan burcad cadi ah waye inta nin lawacay wey wada sheyegyn lakin iyada waqtiga kadhumineysaa sineh wey ufududdahy hada dadkan dhan video wey arkayaan waqtiganeh wey kadhumisay gabdhaha kale wanagsan ayee kolsonidaro kurideysaa in ladhaho nocaan miyaa gabdhaha yaa aminayo
      Cala kuli xal weydhacday

    • @mariamomirza9312
      @mariamomirza9312 Год назад +1

      Huno shafteda waxba uma dhimoso couse qof walbo xur ayuu uleeyhy wuxu sameynayo tasna waa choose keda marka wax walbo shafta haso hoos galinin ok

    • @suhaybhuud1378
      @suhaybhuud1378 Год назад +1

      Fariid lkn adi waxa laga yaba inaad hal shukansatid inta aadan kala kulmin dhibaato istikhaarayso

    • @hafsasheikh1419
      @hafsasheikh1419 Год назад +2

      @@suhaybhuud1378 aad iyo aad hal shaqsi waayo dacadnimada waxey kloo mujineysaa xishmada aad naftaada uhaysid istikhara sameyn mahadsanid

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      ​@@mariamomirza9312 oo ma sharaf miya hda in adigoo dhahayo nin ayan jeclhy in ay nimankale sadex ah shukan saday wa sharaf xumo an laso koobi karin wax doqeda la dhahayana majiro wayo naag nin jacel ahay iyo afar shukansana sharafta ku jirto iga dabee

  • @yahyaukurre8552
    @yahyaukurre8552 Год назад +293

    Stay single,build urself,focus on ur dreams,Allah will send you someone who actually deserves you.

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 Год назад +42

    American passport ain’t Easy. This lady always goes on Advantage. Money is not easy Wlhi yaab😜😜😜

    • @ShamsoHappy-vf9wz
      @ShamsoHappy-vf9wz Год назад

      Imisa gabdhaad ka oohideen hush😅👐

    • @mohamudmursal1670
      @mohamudmursal1670 Год назад

      @@ShamsoHappy-vf9wz Hush mxeey kawalaax tahay huno😜😜😜Runtaa miya kuudibteee

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      ​@@ShamsoHappy-vf9wz waxan la yabay dumarka qaar aqligoda oo rag hdey dumar dhibateyen ma raga dhan ayaa qaladka galey oo hdane rag kale oo anan dambiga galin aya loo dhibateyna waxa caqli mahin ee so baraaruga

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +45

    War Nimanyahow Naagtu suura Badanaa Oo is Qancin Waynaa Ileen Waa Naag afar Nin Jaceel Ku abuurtay Labo Xiniinyood waaye Naagtaas😂😂😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Год назад +93

    Wilasha Qiyanada halaga dhafoo Waaa wallkaga Cml❤❤❤

    • @maxamedabdirahman8603
      @maxamedabdirahman8603 Год назад +1

      Alla qurux badnidaa mansha allah ❤

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 Год назад +4

      @@maxamedabdirahman8603 dey wubilabe 😂 😂

    • @user-tn5ny2vc7h
      @user-tn5ny2vc7h Год назад

      ❤❤mahadsanid

    • @MJ-gg4je
      @MJ-gg4je Год назад +1

      Xaqbuu ruux kastaa uleeyahay gabadh iyo wiilba inay shukaan sadaan intay doonaan , inaad qofka usheegto inaad xidhiidh hore leedahay taasuun baa muhiima.

    • @nj5683
      @nj5683 Год назад +6

      Naa qiirada nagala tag aygabo sidan si ka darn bee sameyaane😂

  • @nimohassan1822
    @nimohassan1822 Год назад +18

    Hhhhhh quruxey nolashaan maad qarsatit😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂waba another level

  • @enjoymovies444
    @enjoymovies444 Год назад +45

    Ridhwan issack..you deserve more likes and subscribers ❤

  • @mahhomedabdirahman2779
    @mahhomedabdirahman2779 Год назад +67

    Subxanallah mexey tahay gawarta iyaa Subxanallah nafsiga wuu kasobixi ogow waqtiga aad oga ciyartay raagas ragow isilaliya Okey ridhwan waan kusalamay

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 Год назад +6

      lkn inay iska amusto ahed ay gursato kiicalafkeda ah hada sidaan waykufashilanty

    • @maryan7063
      @maryan7063 Год назад +4

      Haa qayanadu ma ficna walhy ayady kuso laban dontaa😮

    • @saamiyakackac7938
      @saamiyakackac7938 Год назад +3

      Oo ayagaba daacad uma ahee nabsigu muxuu yhy🤣

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад +4

      She say halmid jeclahay kuwa kale waa u shegay iyaga I gahari waye maxaa kakhaldan ragow is ilaliya maxa ladhaha

    • @tayyibmohamed5511
      @tayyibmohamed5511 Год назад

      ​@@nasriinakayf942she is quite nervous!

  • @ahmeddirir9421
    @ahmeddirir9421 Год назад +78

    Qoftaan 4 nin majeclo mareykan ayey jeceshahay 😂😂😂😂

    • @ahmetdool2446
      @ahmetdool2446 Год назад +2

      😂😅😅😅 naag diinteda ayaaba ah lacag iyo qurbo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Год назад +11

      @Ahmed Ogow Naag markaad leedahay Hooyada iyo walaasha iyo gabadhaada ayaa kujirta. Sax naagaha qaar muhiimkooda waa lacag iyo Qurbo sida Nimankaba oo isku mid. Laakiin dumarkoo dhan ma'ahan Muhiimadooda lacag iyo qurbo. Dumar badan waa Daacad oo doonaya Guur xalaal ah. Waxii daacad ah mawaynaayo wax daacad ah.

    • @ahmetdool2446
      @ahmetdool2446 Год назад +4

      @@hafsaali4297 sax wll, waa runtaa dadku way isku jiran👏👍

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 Год назад +2

      been maahan America is not easy

    • @noormohamed9317
      @noormohamed9317 Год назад

      It's obvious sxb

  • @abdirizackmaoli5820
    @abdirizackmaoli5820 Год назад +29

    Just focus on yourself , focus on mental , physical and financial assets.. women are added bonus in life

    • @Ssssssssssesssssssssss
      @Ssssssssssesssssssssss Год назад +2

      waryaa hana liidin 🙄

    • @abdiosman8025
      @abdiosman8025 Год назад +3

      That is nonsense. Life begins with women.

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa Год назад +3

      Markaadan diintaada aqoon u laheyn waa sidaas mida bonus noloshada ku ahaa u naxaa😢

  • @bachebachir8655
    @bachebachir8655 Год назад +11

    Subxanallah gabadhani dacaad maha runti Allow na astour.

  • @axmedrashiid8263
    @axmedrashiid8263 Год назад +20

    I feel bad for these guys but I hope one day , they watched this video but my advisor is stay focus and work also study because the right girl will coming to you one day. All the best for everyone include me 💪💪💪💪💪💪

    • @zusheyahmed7279
      @zusheyahmed7279 Год назад +1

      Doesnt mean if they mentioned her dat they ar also loyal men ar dangerous bro

    • @axmedrashiid8263
      @axmedrashiid8263 Год назад

      @@zusheyahmed7279 I"m just saying some girls are not loyal even some boys too. that"s all bro

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Год назад +5

    GABDHIHII XISHOODKA AYAA KA DHAMAADAY 4 wiil bay u sheekaysaa hada wajigeeda wuu furanyahay. Yaal Suuqad.
    DAANYEEROOW LACAG HA SIININA GABDHAHA❤

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man Год назад +49

    Amran Ama Idil Is another level 😅

    • @trolaage
      @trolaage Год назад +1

      😩💔😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AhmedHassan-ht4pk
      @AhmedHassan-ht4pk 8 месяцев назад +1

      Ismahan na 3in one 😂😂😂😂😂😂

  • @nuur_ahmet
    @nuur_ahmet Год назад +106

    Qiyaanooleey Ugu dambeyn waad Fishilmeysaa Insha Allah 😢

  • @RukiaMohamed-h9e
    @RukiaMohamed-h9e Год назад +3

    Amran my role model

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay Месяц назад

      Ogow he kama baran doontid wax wngsan oo mustaqbal kada dambe ku anfici doona wadna ogaan hadalkeyga hdad aragtid malin un inu ahaa sax wayo bal qiyas adiga naftada hdi wiil ad jeceshahay ad aragtid asago dumar badan tijabinayo oo leh ani midba ma jecli wa iska shukansada adna lagu leyahay waxa ii thy lama helan qalbigada sidu noqon doona inta adan tijabin qof inad qiyamadisa iyo dacad nimadisa horta adigu daacad ma tahay muhimadu wa inta

  • @alimohammad9564
    @alimohammad9564 Год назад +110

    The target is the money 😂😂😂

    • @ruuxaamipoi3213
      @ruuxaamipoi3213 Год назад

      😂😂😂

    • @BahjaMohamud-ft2or
      @BahjaMohamud-ft2or Год назад

      😅😅😅😅farax money is not every thing marry fast

    • @khuukhaam4165
      @khuukhaam4165 Год назад

      Waad ku fahantay lacagtu wax waliba waa ay furfurtaa

    • @liibaanmo5762
      @liibaanmo5762 Год назад

      Gabar kun bay shirisaa, kii wax heysta bay kala baxdaa. If I was Bashir, & see what she is doing, i will cut her loose in minutes!

    • @amlaali1222
      @amlaali1222 Год назад

      😂😂😂agreement

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Год назад +11

    Everything that starts with displeasure on Allah ends with displeasure on yourself

  • @foziamohamed2529
    @foziamohamed2529 Год назад +24

    Ninki America 🇺🇸 jogaye wu kudhafaye 😂😂😂😂

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 Год назад +55

    Jacayl maaha waxeeda Tan Waa Lacag raadis 😂😂😂 Xariif USA ugu jeeb Buuran Sidaas loogu Haystaa Ee lama Jecla Xariifoow Yaan lagu Gaadin😂😂

    • @XuseenSeedow-bm2ct
      @XuseenSeedow-bm2ct Год назад

      War rid waan labarkiisa hada taqanini isheego

    • @aadansuperaniki6858
      @aadansuperaniki6858 Год назад

      Ma, sheege marka 🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣

    • @alihooyo5599
      @alihooyo5599 Год назад

      🤣🤣🤣

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад

      @@XuseenSeedow-bm2ctdanbigaas ma qadi karno anaka😂😂😂

    • @Theislamicway1234
      @Theislamicway1234 Год назад

      Wlhi sxbta runta kahadashe america ninka jogo wanagisa kahele kulaha lacagtisa wye mi dahdo baal wikaxishone ninka lacag luguwata

  • @Its_mia713
    @Its_mia713 Год назад +30

    Wallahi waa yaab 4dhan yaa laga booboyaa teeda kale iyadaaba wax qiyaameyso daacad in loo noqdana waa rabtaa waa yaaba but Ridhwaan daacadan ku jeclahay qof agtisa laguma xad qudbayo good job walaalkey Ridhwaan

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay Месяц назад +1

      Wlhi wa xaqiiq wana mida ubahan ina laga hadlo ayada wax iney tijabiso rabto hdane ayada aya ah qofka dadka qiyamaya waxa muhim ah inta adan dadka kale dantoda ka hadlin inad tada ogaatid

  • @anbiyojama1063
    @anbiyojama1063 Год назад +15

    Social media in la iska jeclaado iyado aan la is arkin maba aamin sani

  • @MohamedMohamed-eb6bc
    @MohamedMohamed-eb6bc Год назад +30

    Always kan america jogo la jeclyhy 😂😂😂 US passport ain’t easy

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 Год назад +13

    Siday u magacya badanthy yay u niman bdnthy fariiddddddddd ❤❤❤❤

    • @ubahhassanubaxinaa7117
      @ubahhassanubaxinaa7117 Год назад

      😂😂😂wlhi wuruntaa

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      Oo ma sidan ayey farid ku tahay farid nimada ma waxa waye in ad dad been ushegtid wlibana waqtiga ad ka lumisid wa xoolo adna xoolo kale unba tahay waxbna isma dhantan hunguri idinka cararay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Год назад +1

    Amerika 🇺🇸 jaceyl ay uqabtp ayey udooratay midka america joogo
    Yaa dabaal eh ee duurka loodiraa

  • @bashiiradem4568
    @bashiiradem4568 Год назад +20

    Let me tell u something u guys, don't waste ur time for drama like this, be man, be strong, work hard, learn ur self, make money, stop chasing ladies, don't give any attention what so ever, one day ur person will came..

    • @anfahnoor9054
      @anfahnoor9054 Год назад +1

      kii usa joogay waaye ayaan malayn lol

    • @bashiiradem4568
      @bashiiradem4568 Год назад

      Man that's obvious

    • @mmmu9339
      @mmmu9339 Год назад

      Not all women are the same. Do not generalize. And the men here are stupid. Why believe someone who tells you they have many names.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +37

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 Год назад

      Wan kuu saarey walal

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk Год назад +1

      ​@@fadumohassan2425wll mcn thank you rabi ha ku xifdiyo waliga wadna mahadsanthy wll mcn thank you

    • @fardowsataqal5688
      @fardowsataqal5688 Год назад +2

      ​@@fiidowmrkwankusaray Abo

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk Год назад

      ​@@fardowsataqal5688 thank you wadna mahadsanthy abe mcn rabi ha ku xifdiyo waliga

    • @daauudcalidaauud2929
      @daauudcalidaauud2929 Год назад

      Cadaw caasha taaganaayo

  • @seed3966
    @seed3966 Год назад +3

    الله اكبر
    آية المنا فق ثلاثة إذا حدّث كذب وإذا وعد أخلف وإذا ائتمن خان وأنها من خصال اهل النفاف نعوذ بالله منها

  • @hallanetubegza6145
    @hallanetubegza6145 Год назад +4

    Naag ilko dheer waa musiibo

  • @سعيد-ق1ر
    @سعيد-ق1ر Год назад +35

    Ridhwan aadiiga yaa ku Tijabiinayo jacelkada 😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @marcossbk447
      @marcossbk447 Год назад +1

      😅😅😅😅 isku fikrad ayan nhy😅😅

    • @abdalla2857
      @abdalla2857 Год назад +1

      Qoftaan waad arkidoontaa intay qiyaano samaymanayso ayaday lakacidoontaa

    • @NasteexoCabdicasiis
      @NasteexoCabdicasiis Год назад +1

      😂😂😂😂😂

    • @honestdude70
      @honestdude70 Год назад

      Ama kan ugu liita dadka ayey ku danbeene khayanule kale ayada kadaran 😢

    • @UnasSuleiman-qc5gh
      @UnasSuleiman-qc5gh Год назад

      Marxore kufikiri😂😂

  • @zeirukmuhiyadin8735
    @zeirukmuhiyadin8735 Год назад +15

    Part2 for bashka plzzzzzzzz we need to know if bashka loves her or not

  • @nimcoaden2177
    @nimcoaden2177 Год назад +7

    Ilaahow na astur sister noloshaada rajo ka lahow daacad baad raadinaysaa adigiibn daacad la hayn ninkaa marayknkana ma jeclide marayknbn jeceshahy 😅😅

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Год назад +1

    Dumarow markaad 5shant ku weerar tagtaan oo leeydinku fahmo hadhow soo ooya oo waa Nala qiyaamay dhahaa

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 Год назад +11

    ma sharaf bay moodaysaa inay rag badan la sheekaysato 😂😂2023 iyo shukaansi illaahay baa kuu maqan

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Год назад +17

    Meesha Qac aa ka yeertey wllhi 😁🤣
    Haa Haa kulahaa miskiinka 😆

  • @maidaabdalla1252
    @maidaabdalla1252 Год назад +8

    Alla😮 maskaxdaas cml illaahey ha isiiyo magacyadooda isku qaldi lhaa beeh😂😂😂😂😂😂😂

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      Oo ma waxa ale ubarye in maskaxdas ad dad been ugu shegto oo waqtina ad kaga lumiso alle wax ad kabarido miya weysey acuudu bilaah alle marka baryesid wax wngsan ka bari

  • @isha_somali6296
    @isha_somali6296 Год назад +14

    Gabar player ah aad u jeclahay keep going Faarax lugo pasto ku ciyaar

    • @apthiwahapwardi9866
      @apthiwahapwardi9866 Год назад +3

      Mrka idinkana lydin qalbi jabiyo wad oydiin xalimoy dhibkiinana kuma faraxno 😢😂 lkn idinka wad ku fraxsntihin miyaa

    • @isha_somali6296
      @isha_somali6296 Год назад +3

      Farxad yara waa nagu maadsatin

  • @maanbileofficiall4178
    @maanbileofficiall4178 Год назад +16

    war tan indha adkaa talow wiilashu miyeysan dawaneyn videoga 😂😂😂

  • @hassani5y276
    @hassani5y276 Год назад +16

    100 💯 I'm sure in waxan la Isla ogyahay Because hadii 4 qof qiratay Muuqaala iska duubtay xitaa Qofkii jeclaa Markaas ugu dambayso
    Waa been waxan

    • @abdullahi9609
      @abdullahi9609 Год назад

      100%

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Год назад +1

      jaw now dadkawaa la rumeysta aadiag lama joogtid maxaa ku kalifeeya waaba gabdh filin ma matleysa kolaka barnaamjikana aniga been uma hasyto wiilak barmaajika siduu wax u waaydiiyo wax la isla ogayahey umaa eekaa

    • @manalhussein9814
      @manalhussein9814 Год назад

      qoftan hadan ani ahan laha o ba inan dad khina ubareray si private utijabin laha lkn hada weyba is baxareysay hadeyba run tahay

  • @randomin8390
    @randomin8390 Год назад +7

    gabadhi qurux badan waa sidee ookale
    bay samay see
    rago haysi ku jeceeni gabadh cadad❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤

  • @ashraf11official10
    @ashraf11official10 Год назад +21

    Qoftaan waa laadirad 😂

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 Год назад +4

    Passport is not easywalhi, America Jaceyl

  • @RODRYGOSKILLS
    @RODRYGOSKILLS Год назад +1

    Jexceylku bashka maahee wa America jeceylka America jecel wu dhafay

  • @sharmarkeahmed7933
    @sharmarkeahmed7933 Год назад +63

    adkaatay qofta waa shabeel nin,shabeel naagod ayaan maqli jirnee🤣🤣🤣🤣

  • @zamcali7868
    @zamcali7868 Год назад +2

    walal Ridwan side kula soo xiriraa wan ku rabayeeh

  • @kassimmusa6993
    @kassimmusa6993 Год назад +3

    That's why macalin xaliye said stop danyeernimo 😂😂😂

  • @aishaabdalla210
    @aishaabdalla210 Год назад +19

    Rage qaar wa daacad wlhi same ma ahn😢😢😢

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 9 месяцев назад +1

      Naa dacad mahan iyagoo nago qabo by wax shukansadan kadibna midday shukansadan by shegtan 😂

  • @khalidozto7497
    @khalidozto7497 Год назад +5

    Cawa waa ku nin laday walhi 4tuba way ku daawanay update waye ragga manta Ada iscadeeyay wllo qurexey wxi raqiisaba dadku ku wada dhacan quruxdaadu waa 0 zero wlhi 😢

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa Год назад +1

      😂😂😂 walee inee ku nin la een nin maa nin ka naxo ninkii raayaa reerka u haraayo 😅

  • @rdwaanfx
    @rdwaanfx Год назад +23

    ''Lacag muhiim mahaa'' American guys be careful 😂

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 Год назад +8

    Ridwanow halqadan hadey part two ledahyne ku soo xiji hadeysan laheyna waxay aheyd ina la sugto intii laga helayo an ogane asna inu dacad yhy iyo inkale waa cajib qofan dacad aheyn oo hadana dacadnimo radineyso waa meeqa raga oo dacada😂😂😂😂

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 Год назад +2

    Gabdhahha another level waaye.4 Nin ooh kale jooga:USA,Europe:Germany.Kismayo Iyo Kenya.Gabdha wey jeceshahay ninka jooga Usa.

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад

      5 maa uga dhigtay😂

  • @farhiahassan8887
    @farhiahassan8887 Год назад +7

    ninka America joga xita ma arkin aye dhahday marka lacagta le jeceshahay qofta😂

  • @mursalcismaan2427
    @mursalcismaan2427 Год назад +1

    Naag shaxariyad ah

  • @kolkoliyoow1439
    @kolkoliyoow1439 Год назад +6

    Dumarka qaar caqli xumaa ayada dacad in loo noqdo ayey rabta ayadane dacad maahan sidey qof dacad eh ku heleysa yabnaye

  • @nasteexoabdu1890
    @nasteexoabdu1890 Год назад +1

    Qofka afarad Mx loo qariyay😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +18

    Daacad majire usa aya dacad utahay wa isla fahanay 😂😂😂😂😂😂

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Год назад +7

    Ridwanow Nairobi iyo KismaayO ma labO Qaaradood NooGa Kala DhiGi😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Год назад +19

    Wlhi tagii wey gacan galeen intey gabdho badan ka soo gooyen Xabad Baa ka goysay Manshallah Illahayow ishoododa ka doo!!!!🤲💕👌

    • @XabsaFaarax-lt8vr
      @XabsaFaarax-lt8vr Год назад

      Aaamin wlhi ha shaqayso dumarnimo😅

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 Год назад +1

      @@XabsaFaarax-lt8vr balaayo ganfuur laqabta maleh

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      Aqli xumadan wlhi wad ka wada siman tihin oo rag hdey hablo so dhibateyen ma rag kale oo anan wax dhiba dumar ugeysan aya looga araa ok wasi wngsan bal adna sida samey oo nin ad si dhaba ujeceshay qiyan ama ninku qabo ninkale la sexo kadibna marku ku weydiyo sbabta waxad dhahda meqa gabdho so qiyanten markasa waxa noqone qof dacad ah oo hablaha u arguda balse inad qof ka washo wax been ahna ku dhiira galiso wa qalad iyo doqonimo iyo xoola nimo

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      ​@@XabsaFaarax-lt8vroo ma sidan ayay dumarnimo ku shaqeyne wlhi ina xoolo wada tihin oo aydan hal xabo isdhaamin

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Год назад +40

    😂😂😂😂shaqo wcn sister meeqaa gbr laga ooysiinaayay wad wixi ku rabo

    • @amiirocaliwarsame4411
      @amiirocaliwarsame4411 Год назад

      😂

    • @NasraMohamud6484
      @NasraMohamud6484 Год назад

      Keep going my sister 😂😂😂

    • @hanasaliHanasan
      @hanasaliHanasan Год назад

      Yes bagaah😂😂

    • @yazminabdlemoha9389
      @yazminabdlemoha9389 Год назад

      😂😂😂

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 9 дней назад

      Hal aqli oo ad ledahay wlhi ineysan jirin dumarka oo dhami wa wax cuqdad iyo balayo ka wada buxdo bal aqligada fiiri hdii gabar la dhibateyo oo kalay ma raga oo idil aya qaladka wada galay tan kale hdiiba ay noqoto in gabar qalad laga galay loo argudo xita ma nin anan qaladka galin waxbana kala socon aya loogu argudaa caqli xuma wlhi dad wada xanuun sanaya tihin

  • @amiiraabdirahman8560
    @amiiraabdirahman8560 Год назад +69

    😂 kaas u danbeey rabay inan arko sidu u galo part 2 ka so dhig😂

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 Год назад +4

    Dumar aaminkooda laigala dardaarmee oo run ah wye 🏃🏃

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Год назад +12

    Asxaabeey raga hadii ay naago badan shukaansadaan magacyada ayaa iskaga qaldama, laakiin dumarka iskuma qaldaan, caadi ma ahan, maskaxdoodu waa foorto😅😅

  • @cabdiqadirmuxumadsalaad4452
    @cabdiqadirmuxumadsalaad4452 Год назад +4

    Nabsiga kuwa kle kaasoobaxay war dadka faraha kaqaad. Hakaashaqeystaan Acuudubilaah😢

  • @mohddakanovic2770
    @mohddakanovic2770 Год назад +11

    Qoftan player weyn waye 😅😂😂4 ninley

  • @maanowhirsi8071
    @maanowhirsi8071 Год назад +19

    Waa gabadh afar Xasle ah walee adun wakudayee 😂😂

  • @hamarezsiyad405
    @hamarezsiyad405 Год назад +12

    Only legend can understand 😂 team shafto

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Год назад +1

    Waaaapa naaaag fariiida

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Год назад +33

    Qoftan 4 Nin haday dawadan baxar ay kujirtaa Qac aa kayereyso 😂

  • @fadumoabdullahi8409
    @fadumoabdullahi8409 Год назад +2

    Ceeba wllhi xishoda majiro xataah wajiga iska soxirato

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf Год назад +10

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉

  • @maxabsjiii8122
    @maxabsjiii8122 Год назад +2

    Iskorisad waye tan. Lkn waxan hubaa in Afartas ey saas kuwayni doonto. Walhi koleyto damiirkey imasiyeen in aan lasi joogo qof nocaan eh bismillah. Cid daacad ey utahay mabajiro nag ya amina.

  • @saidizakido6846
    @saidizakido6846 Год назад +16

    Ridwaan naag walan baad soo qabata😂

  • @drfatimamohamed4666
    @drfatimamohamed4666 Год назад +4

    Wixii nin khayanoole ahaa la soo qabto manta xaliimo soo baaxady good job😅😅😅

  • @abubakarabubakarbinawow4726
    @abubakarabubakarbinawow4726 Год назад +19

    That is not good to play with some heart😢

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 Год назад +39

    Nagtan ciyaalka xafday so balansatay ayan umaleeya waxni waxn aqbali karo ma ahaa qoftan qurxna maleh jidhna malaha maxay Ragan ku sirisartey waa yaabe 😅😅😅😅
    Rithwaan isackoow Badeyda ha so galin wllkey ani 500 ka badan la hadla walhi naag an shego maba kala garteena 😅😅😅😅

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 Год назад +7

      Abowow qofta wa shidantahay 😂 raguna asxaan malaha naag is cadaysay oo u qososha ku filan markaa naftaydu wa yabanahay maba dhacdo qof intaaso qof inay sheegaaan lkn haddana wa qof iska macquula oo la sheegi kare waxan qalbiyadoda side ugu suurta gashay inay kastabato oo side waqti ugu heshay mid kasta ay ku qanciso ilay qofku marku qof jecelyahay dayacisa badano wa la daremaye siday u fahmi wayeen😂 qoftan tellkeda wa inan raadiya siraa ku jirte

    • @idman1634
      @idman1634 Год назад +1

      war xaqirada joji gbdha mashallah waye wlhi ❤

    • @user-tn5ny2vc7h
      @user-tn5ny2vc7h Год назад

      Aniga xata sas umaleyaaa😂😂😂

    • @sharmavich
      @sharmavich Год назад

      Zxpow qofta xooga jir ku qurxoon waa lee dahy saas ha dhihin😂😂😂

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Год назад +2

      Hada dad bdn la hadashid adiga un ba ku wareeri

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 Год назад +11

    Subxaan allah Gabadhan xijaab keed waxba kama jiran waa shayna qof ka dadka lugooyo ama beenta sheega ma oga miyaa ciqabkiisa wal ciyaadu bilah. Wilasha dacada ah gabdho daacad baan u rajeynaya. And sorry wilasha tan daacad u noqday

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад +1

      Sister iyadaba dhahday aniga 1 qofa jeclahay kuwa kale waa u shegay iyaga idaba socdo maxaa ka khaldan u xugminaysa qofka

    • @ruqiyoomaxamad9830
      @ruqiyoomaxamad9830 Год назад +2

      Xijaabkeeda iyo shukaansigeeda maxaa isku xiray subxa alllaaaah

    • @riyaamuzamil9606
      @riyaamuzamil9606 Год назад

      😂lkn gbar iñà la qiyaamo wa Rabta nh😡nyaaa

    • @Naruura4
      @Naruura4 Год назад

      @@riyaamuzamil9606 first of all nayaa iyo afxumadada meel la aad mida kale gabadha waxay dhahday 1ninjeclahY wana u shegay kuwa kale iyaga idaba hari waye adi nin hadu kudhaho kuma rabo Nuuca iskada qorqoro matahay?

  • @sahromaxamuud252
    @sahromaxamuud252 Год назад +31

    naag daalan weeye haduu ilaahay kuu idmaayo 😂😂😂😂😂

  • @haidaroali8201
    @haidaroali8201 Год назад +4

    May Allah guide some people it is not good to play with someone life like that one is more than enough

  • @nagiibabdi9290
    @nagiibabdi9290 Год назад +3

    4 tuba way ku daayeene 4 kle soo qalad hh

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 Год назад +2

    Baal waxan soo ma Arkayeen wiilasha subxanalah kuligood haday dacad noqdan karan qayanoley ayaa thy abyo iska waxas noloshada uma ficna😥🙏🥺

  • @Goorre-Media
    @Goorre-Media Год назад +23

    Hadii aad isku wado dad badan hal waqti waxa gudahaaga ku jira qalbi ma ahane waa memory card😂

    • @aamiinibra4279
      @aamiinibra4279 Год назад

      Wlhi waa run bro

    • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
      @FartuunhusseinAxmed-kv1dk Год назад

      Sax

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Год назад

      Duukhiiba wuu la dhintay kan marsykanuna was danokale kolay waa sidaad qalbigii dhintay haduu daawado block buu ugu dadaali kuwii sheegayna cidlovsyay ku dhacdeen xataa gabadh dambe aaminimaayaan qalbigaba way ilaashan jacaylkaba way ka shakiyay waan ka xumahay in ay jiraan dadkan rak iyo dumar ba waa dulmilayasl dadkani way dilikarasn qof mar hadayna jirinba dareen naxariisleh

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa Год назад

      ​@@HindaAbdulle-fl2jj waxaan umaleeynaa inaa aad u yartahay oodan waayo arag eheen ma ogid miyaa shukaansi intii lagu jiro inaa dooqaga raadineysid gabadha hadaan la qabin intey doonto ayee shukansan kartaa

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa Год назад

      Ayada hal qof kaliyah ayee jeceshahY sidee inoo sheegtay marka inee hal qalbi qaabto taas kuu cadeeneso

  • @1ssrra4._
    @1ssrra4._ Год назад +21

    Quruxdaas bilaash maaha Eedada wase wlhie waa ku wataa intaad ku dheeli kartid ku dheel nimanka 😂❤

  • @hiiranstatenews4710
    @hiiranstatenews4710 Год назад +12

    Khadar is not easy 😂😂😂😂😂

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 Год назад +2

    Qofta aman teedkaa u furan waa jeebka gacanta ii geli pls part 2 no soo daay ridwan wll

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 Год назад +7

    Sister Team Ayaan Coach U ahay Maa iska tidhahdid😂😂

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 Год назад +1

    Naak maanso ku dhartay cml maxay isla ruxeysaa waa yaabe 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔😒

  • @rahimaosmanmahamoudrahimao8290
    @rahimaosmanmahamoudrahimao8290 Год назад +9

    Subxana allha Qoftan Niman Badan

  • @seed3966
    @seed3966 Год назад +1

    Ragoow magacyo badan caadi maaaha iska ilaaliya noocaaas 😮😮😮

  • @AmuunUpdullahi27
    @AmuunUpdullahi27 Год назад +3

    4nin dabar umahaayo 1nin oo Dacad baa ika bdn 😢qiyaanada mafiicno plz iska daaya

  • @2daysago_
    @2daysago_ Год назад +4

    Naag ka neef san waligey ma arag. Waa xoolo caadi qoftan. Waana hubaa videogan markey nimankaas daawadaan iney meel cidlo soo istaagi doonto.

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Год назад +6

    4 Aa this not love wlhi waa qiyaano weeyn hadey mid jeceshahay maxay kuwa kale ula wadaa that's wrong midakale sidey qof dacad kuheli ayadaba qayanoley ahee too much subxanallah

  • @ibnusalah3102
    @ibnusalah3102 Год назад +9

    Ridwaan issack adigu hortay daacad matahay😂

  • @qadarkadaz2598
    @qadarkadaz2598 Год назад +5

    Dibka qofta ma ahan è waa Raga

  • @CanabCumar-yt8or
    @CanabCumar-yt8or Год назад +1

    Qeebta kale kusoodar ridwaan naagta ninka eey jeceshahay inuu kudaadiyay aad aragno

  • @rambo6383
    @rambo6383 Год назад +9

    Passport is not easy