Nin hadii uu marba jidhkaaga wax kaga sheego ama uu ku mashquulo gabdhoow iskaga fogaada waayo wiilka saxda ah ee xidhiidha dhaba inuu kula sameeyo damacsan wuu ku ixtiraamaa kugumana soo hadal qaadi karo waxyabahaas oo kaleh ee ka fiirsada waa iga waano😊
Teamkeygi single ka ahaaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano juma said allah danbigena iyo midka walidiintenaba allah ha dhafo
Abayo Ninkaas Ka Carar SOUTH Africa Nimanka Ugu Xun oo Gabdhaha flimanta Ka Duuba jooga joog waan kula talinaya Abayo 😢 waan Ka Naxaya Aqoon kuma lihi ha dhoow yanan Tiktok Lagu werejin Joog 2023 lajoga is ilaali inta is ilalin kartid Naya
@@hidan268wlhi inaadan been ka sheegin waa wakhti lumis wada lugooyo ah kaaga darane waa kuwo aad u dhaqan xun, duf ku baxa waxa loo laayay qabaan, Barigii hore wan ka nixi jiray dilkooda lkn hadda saan u arkay hablaha say u galaan iyo dhaqamadooda nabad galyo uguma duceeyo xitaa
Brother ridhwaan just a suggestion: it is good if you avoid doing for married People because it may lead to divorce and many homes may be broken....... Let children not suffer because of your program or channel. Just stick to relationships before marriage because this one you helping many people to know if their partners are genuine or not.......
Naag nin iyo saaxiibkiis ku wareegaysa ma waxa ay aragtay in iyaga kaligood soo hareen, wari indhaha magaalada ku badi. Shimbirba shimbirkiisuu la duulaa, labaduba waa isku mid.
Nasraay nin marba haddu jirkaga eego abyo wlhi dan kama laha ninka saxda ku jaceyl xumaan io jirkaga inuu midba meel u qeexo kulama so galo kolley ninkan waba aqbashay edeb iskaga yeel😊
Naag nin rer leh daba ordaysa ma mid an nag lahayn bay way day HD i ay dhacdana nin rer leh nagta daba orday sa wng bay ku arag tay ee gabdhow ragiina ku min tida naag na darted ha Ku duminina rer kina😊
It’s her fault to protect her energy and self from people’s lie. You can’t just allow anyone into your life without knowing what’s their motives and they’re intentions. Stay prayed and wise my people. 🇸🇴💯🇨🇦
I feel bad for our Somali sisters in Africa they always have to deal with Farah’s bullshit and they have no choice. Stay strong my sisters don’t let nobody drag and make u feel any less.
Nin saaxiibkii ka daba baxay,Blockna ku saaray,dhowr usbucna aan kula hadal,jidhka dumarkana faaleeya miyad daacadnimo ka sugaysa cagu dumarka qaar caqligodu waa sidee😡😡😡 aniga gabadhani iga damiir wanagsan😅😅 kute waan ku faraxsnahy waxad ka hesho waxba hanaga siin😂😂😂
@@mafahminytchannel4218 Haa far waaweyn iyo mid yar-yar ba wuu ku tusay inanu rabin oo uu dan gaara uun u kaleyhy ee iyadan waxba fahmin😅😅😅 anu halkan ku yaaban wali fadhiya😱 waxay iigu darnayd marku yidhi asaxabtayda Mobilekayga iga haystay oo blockna ku saaray ma saqiir an waxba kala sarayn ba lo shekaynya haddaba😅
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋😥
Scw ♥️♥️
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw sce❤❤❤
Scw scw scw
Gabadhii koowaad ii xaajigeeda see iskugu faraxsanyihin caadi ma ahan nolosha isku waara ebid ❤❤
Maasha allah dheh wllo adigo mahad san 😂❤
@@Hibo6875 ay masha allah wa hilmamay lkn we mudanyihin 🤣🥰
@@mahdimo6276 thnks
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲❤
csw❤
okay
Salalahu caleyhi wasalam ❤
ZCW🖤
Scwscw
Waa jimce wll saliga nabiga aan badino insha alh scw scw scw scw scw ❤
Scw scw
Scw
Scw
Scw scw scw
Scw❤❤❤❤
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
Salaam Ridwaan brother, you are really a great guy with great manners may Allah bless you Allahumaa Ameen
Nin hadii uu marba jidhkaaga wax kaga sheego ama uu ku mashquulo gabdhoow iskaga fogaada waayo wiilka saxda ah ee xidhiidha dhaba inuu kula sameeyo damacsan wuu ku ixtiraamaa kugumana soo hadal qaadi karo waxyabahaas oo kaleh ee ka fiirsada waa iga waano😊
Side taa ogan karta?
Teamkeygi single ka ahaaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano juma said allah danbigena iyo midka walidiintenaba allah ha dhafo
Amiin jimce mubarak wllo ❤
Amiin ya rabi ❤🤲
In sha Allah waanku maqalnaa koleey daawade kanahy
Saas waaye
Igu haleey
Abayo Ninkaas Ka Carar SOUTH Africa Nimanka Ugu Xun oo Gabdhaha flimanta Ka Duuba jooga joog waan kula talinaya Abayo 😢 waan Ka Naxaya Aqoon kuma lihi ha dhoow yanan Tiktok Lagu werejin Joog 2023 lajoga is ilaali inta is ilalin kartid Naya
Wlhi waa runta dhalanyarada ugu xun joogta South Africa illahay haku ilaalsho maskinta 😮😮
@@ramlayuusuf7536qiyanada ugu daran iyo in dumarka waqtiga lagadhumiyo😮
South africa u socday hada dadkasi cml miyaa noqona aniga hadhow 😂
Aad iyo aad wlhi ❤
@@hidan268wlhi inaadan been ka sheegin waa wakhti lumis wada lugooyo ah kaaga darane waa kuwo aad u dhaqan xun, duf ku baxa waxa loo laayay qabaan,
Barigii hore wan ka nixi jiray dilkooda lkn hadda saan u arkay hablaha say u galaan iyo dhaqamadooda nabad galyo uguma duceeyo xitaa
Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad❤salalaah calayhiwasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam❤salalaahucalayhiwsalam salalaahu calayhi wasalam salalaahucalayhiwasalam salalahucalayhiwasalam wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Brother ridhwaan just a suggestion: it is good if you avoid doing for married People because it may lead to divorce and many homes may be broken....... Let children not suffer because of your program or channel. Just stick to relationships before marriage because this one you helping many people to know if their partners are genuine or not.......
Absolutely I agree with you bro 100%
Agree
Absolutely 💯
Agreed 👍
Absolutely
Kusali NABIKENA Mohammed( S.W.T)
Scw❤
Waa jimce nabiga ku Saliyaa
Sallahu calleyhi wasalam sallahu calleyhi wasalam sallahu calleyhi wasalam ❤❤❤sallahu calleyhi wasalam sallahu calleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Salahu wasalam❤
Qof kle oo qofkaaga kaheshay gurigaaga haw burburin ❤talo fcn siisay marwada hore🖤
Nin zhpkii ka daba baxay khayr Kuma so wade wlalaey iskaga fogow hadad dhawdhawdahaye🤔💯👌
Gabaray ka fagow kan❤haduu ku guursado ugu badnaan labo markuu kaa dhalo ayuu ku furi doonaa
ridwaan taageero dheer kuu ahay ogow keep going my brother ❤
Naag nin iyo saaxiibkiis ku wareegaysa ma waxa ay aragtay in iyaga kaligood soo hareen, wari indhaha magaalada ku badi. Shimbirba shimbirkiisuu la duulaa, labaduba waa isku mid.
Wxkle waye gabadh ninkeda tijabisay mansh allah abayo sah isugu faraxsanada inshallah
Sallallahu Callayhi wasalam❤️💯
Inanta dbe wa cilaaj cadiya na ma xanuusanaysa 😳Ninka dan bu leeyhy saxiibkis ba so dirsaday so lugooy cml ee Hooy iska eri ninkas😂
Manshaalaah ridhwanow Ilehi hor mar wacan hakugarsiya
Captiaaano Ridwaan isakh Sxp sare
Waxaad tahay Halyeey captiaaano
SAMSAM WALAAL NINKAAGII WUU KUJACELYAHAY WAXBA KASHAKIN ISKU BARAARA AMEEN 🤲
Gabadha dambe ninka iska ilaali waxa laga yaaba inu sxbkiis u aarayo o lasoo dirsady
Maxoo uaara asiga iga tagay tiri lkn nin saxibkiis kaxishod wayay aaba amin galinba sidedaba
Iney xumeysay ba laga yaaba ninka xitaa siduu u hadlayo nin ficn uma ego
Nasro ka joogo dheqa luga kula jirta ka joog nin hado jirkada ku mashqulo ka carar 😂😂
Somahin wara gabdho igu fikir tihiin kwrn ninkas nin maahin
Sxbkis usoo arini rabii nox😂😂😂
Haa walahi😢
Ninkaa Naagtiisu Tijaabinyso Waa Xariif Dumarka af Yaqaana Wuxuu Dareemay In maseer Uu ridwaan U Geeyay😂Ku Yeeh Oo dharkaa Dhigan Rabtaayee 😂 legend🫡
Legend 😂
Aad & aad.
Nin jirkayga hduu tilmaamo maalintas igu dembayso
Wlhi gawadan mashallah waye difac ayey kujirtaa😂😂😂😂 abaayo xuman hadu kula donayo oo adiga lilahi tahay waxbo kugu masameyn karo inshllh
Nin hadu Mar jirka dumarka ku mashqulaayo nin mustaqbal raba uma ego wllh nasro ka joog dhiiqa fara kula jirtaayee😂😂😢
😂😂😂😂😂
Wlhy wa run athigana hadow wa walaci wadali kadib jirki wu isnusqami marka maxa dithayo inu katago
Aabe farmaajo miss you ❤❤
Qafiif badanaa
aabe ma lihid miyaa wecel maad tahay
@@mahdiyamaxamuud4789Supxana alaah
Barmamijka wad gagabisay ridwaan tii 4 ta tijabinaysay wad naga jartay dhamays tir dee wll
Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a wlhy saan ugu farxay markuu sheegay alle swt haysu barakeyo lanahan nolosha farxad kudhamaystan idin leyahy insha allah🎉❤
Fasamo
Abayo ridhwan issack melagala xariira mataqana
Kuwa isQabo haday isku kalsonayin anagu Xegen jokna😢😢😢😢
Sidaa ku weynoow😅
Aniga dhib nahesto😂😂
😂😂
Meelna wlhi
Xilimaan Ana wax tijaabina rudwanow
❤🎉
ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW
Aniga midaaa kenya ii joogteee ii tijaabi wllo😂😂
1st view bro.ridhwan si fcn Aya barnamijyadada Ila socda.hore usoco
Nasraay nin marba haddu jirkaga eego abyo wlhi dan kama laha ninka saxda ku jaceyl xumaan io jirkaga inuu midba meel u qeexo kulama so galo kolley ninkan waba aqbashay edeb iskaga yeel😊
Nambarkaga sidee kuheela sxbow Ridhaan bal isosheeegaa ado rali ah
Aniga kuhayo Isoqabo Legend
Ana hayo
Ridwaan wllo saxibtey shimee I tijabineysaa waan ka shakiyee
Malin tada sug
Gabareey waa iga talo nasrooy ka fogoow ninkaan guru uma socdo xiriirkiisana iska jar ee beddelkiisa Qayr qabo allah haku siiyo
Saxiix abaayo taladas siin laha ana
@@hidan268 Masha allah abaayo mahad Sanid
Haa wlhi noloshuu kaga ciyaarayaa huno 😢
Naaag Nairobi joogto waa walashei haddii kle wacalkaan isoo wacaayo😂😂😂
ma cabsatay am from Nairobi Bbe 😂😂😂😂😂😂
Af xumada daa
@@fatushmohamed3529 walashei cafimaad jiraa kan in uu isoo Waco ma rabeee😂😂😂
@@ziidkaboi5922ani school aa waqtikey kudamesa San marabo
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴
Mnsha alah iskuwara smsm iyo saygeda❤❤❤
Raga jirka nagaha kumashquulo kulahaaa marka quraan maaalagu saari lahaaaa sistrey 😂😂
Balaayo😂😂
N😂😢❤❤❤😅😊😮😢
Nasroy abaayo Kan wan kashakiyey kow dheh number kale qada oo cusub kashukansa
Ridwan wll wankula
Talinaya ha utijabinin
Gabar laqabo qoss dhisan
Haduduminin danbi wenn aya
Kaga imanayo wll ok fadlan
Scw
Naag nin rer leh daba ordaysa ma mid an nag lahayn bay way day HD i ay dhacdana nin rer leh nagta daba orday sa wng bay ku arag tay ee gabdhow ragiina ku min tida naag na darted ha Ku duminina rer kina😊
Ninku in o wanaagsanyahay guur dabadiis unba la ogaan karaa sister
Ana waxan jooga egypte lkn wan jecelan laha inan kaqeybqato oo ninkeyga tijabiyo
Taas masayrtoyda Ani cml waaye 😢 masayrka maxa u daawa waliba Shaki idilAy
Waxaa udaawo ah inaa naftada dhisto o adan kumashquulin qof kale wayo qof kale mashqulkiisa adigu un buu dhib kukeenaya marka kalsooni muuji
@@fardosodiriye7544 Abayo wax Waan barta Qofna kuma Mashquuli Biri Haduu tagana makala jecli ilmahyna waan kala dheraysta Lkn qof waqti kus sinayn Kwaran ?
Nooca dhigaaga miyaa 🅰️
@@qadrishmohamed9537ignore garee isagaa kusoo habhab layne lkn isaga hadaan camal kadhigato dhulkuu kugu jiidi inuu jiro iyo in kale haba iska dhigin adaa natiijada arki doonee
@@dheemandegan4603hye Abyo ❤thanks
Ninkaas xariif dhaaf weyeh 😂 Dharkaaba dhigan rabtaaye ku yeeH 😂😂
Hyo jamaa ni kama mie.....ameshikanisha rada😅😅😅
Legends ridwaan isaaq wn slmy ❤❤❤
😂😂😂😂😂aar ridwaanow malintad isoo wacdo waan ku sugayaa😂😂😂😂😂
😂😂😂
Ala😂😂😂
Inanta danbe ka joog koly wax walba waa qoraal. Nin aad saaxibkii shukaasan jirty ka joog😂😂 hadalna waa kaa tagee
Samideey zamzam kusoco ana wan usoo socdaa ridwaane😂😂😂
Lkn gabar kale Nairobi wa u joogi kartaa inaa dhahdo magaceed ayey eheyd
Barnaamijkan sii badi walal 😂❤
Ar ridwan waad oga sidareysa be waxbu isku dhifsday kulah bismillah
It’s her fault to protect her energy and self from people’s lie. You can’t just allow anyone into your life without knowing what’s their motives and they’re intentions. Stay prayed and wise my people. 🇸🇴💯🇨🇦
Wll radwan afsomaliga aya igu adag réer jabuti ayan ahey barnamiska tijabi jecelkaga ayan raba sii o ligne fadlan
Ridwaan zhp barnaamish yadan soo badi
Ridwano adi dadka mxa uqoshasha saxipo🤣🤣🤣🤣
I feel bad for our Somali sisters in Africa they always have to deal with Farah’s bullshit and they have no choice. Stay strong my sisters don’t let nobody drag and make u feel any less.
True but they should also respect themselves then definitely she will be accorded the same
@@amirdaganeabdulle4931 maashallah qaali that's true
I feel sorry for you, for you are disrespecting all men because of some individuals
These are global issues. Women are insecure when it comes to relationships. Here in America I hear on the air women doing loyalty test on their men.
Your punny ass lambistic you yourself
Naa miyaad waalatay ninka dumaashi ahaan la guu baray jufane maxad ka doontay, ileen saxiibki weeye waxba makala qarsadaane naa intay goori goor tahay ka carar wu ka xaraabaysanaya kaniye sxbkii ba soo diree .
Kii horena hoosta ayuu ka leeyay ilaahayba ku dhaafiyay doqontan waayo wayo sxbka ayay kuso hois noqotay. Ninka block ugu jiid Dan kaluu wataaye
Nasroooy iska jooog nin hadiiba jirkaaga jeclaado kacarar 😂😂
Somahin
@@hidan268 Haa ninka raga gabadha uu jecel yahay jirkeeda masheego dabeecadaada iyo quruxdaada unbuu kashekeeyaa
@@abdihamidmohamed98 haa sax waaye wllo wan kawar qaba oo culimada dhagesta oo nawaniyo ilahey qeer hasiiye
Legendary ridhwaan issak ❤🎉
Maxa utiri kulaha ridwan umadena mahaa
Nambaarkaaga iisoo dir qof ayaa ii tijaa bineeysaa
Another level 🎉🎉🎉🎉
Abowe wx joga Somalia waxaan raba inaa ii tijaabiso ninkayga
😂😂😂😂 wlh wa xariif wakuogahaaaay kulahaaa
Hee gabdhan magceda lama waydinbee waha 😂
Talo Hablo mar hadu nin dhqan Xumo Kula yimado kataga waaayo kas mustaqbl kamarapo
Niydan ku hayay barnaamijkan ridwaanow wan kugu xidhnhy
Hhhh ani ma rabi kulahaa iyada iso wacato nin naag uu rabin soma weceyso ee asiga rabo filinkaas wa heeleey.
Ayatha rabta
Maasha alah alaha isku kiin raajiyo
Telegraph sigaa leee miya sodaksatiii😢😢
Sxb anigana in aad qof itijabiso ayaan rabaa
Ilaah amarkiis nin haduuba naag qabo badaas kagalaa
Ridwaan adkeyso dad qalafsan baad la kulmi doontaa
Qofta danbe Meesha way ku nafistay.😂
😅😅😅😅😅😅😅 haa wlhi
Dcd u qosla 🤣🤣🤣🤣🤣
Gabdha danbe walaley ninkas ad shakiga ka qabdid ha gursan nin ma wenesid hdaba shaki qabdid
Ani ilahey amarkiis ninki shaki igagalo maba heshiino ilahey idhafiyo alxdulilaah
Qofta danbe waa doqon doqon 😅say ula socon nin jidhkeda rana😂
Qof qof qiyaano asigaa dhib qabo
Nin saaxiibkii ka daba baxay,Blockna ku saaray,dhowr usbucna aan kula hadal,jidhka dumarkana faaleeya miyad daacadnimo ka sugaysa cagu dumarka qaar caqligodu waa sidee😡😡😡 aniga gabadhani iga damiir wanagsan😅😅 kute waan ku faraxsnahy waxad ka hesho waxba hanaga siin😂😂😂
Lol 😂 anoo wiil ah xtaa wxa ay sheegtay markaa maqlay in dabin ama ceeb lala raadinayo ufahmay 😮😮bcoz nin sxbkiis daba maray ayada uma daahayo kaaga daran block uu saaray hdana asxaab telkii iga qaatay loogu sheekeyay ayaduna wey aqbashay dabaal dabo is qabato malahan wye😅😅😅
@@mafahminytchannel4218 Haa far waaweyn iyo mid yar-yar ba wuu ku tusay inanu rabin oo uu dan gaara uun u kaleyhy ee iyadan waxba fahmin😅😅😅 anu halkan ku yaaban wali fadhiya😱 waxay iigu darnayd marku yidhi asaxabtayda Mobilekayga iga haystay oo blockna ku saaray ma saqiir an waxba kala sarayn ba lo shekaynya haddaba😅
@@kaldeeqa2363horta mala yaabtay😅😅waxaasa qadanen ani hada waxwalbo dhacan
😂😂😂
@@hidan268 Haa ilmaha yare saqirka ah ba fahmaya oo gabadhan ka caqli badan😅
Ridwaanow adiga maxaaa laqoslaysaa horta qofkii niyada kasii jabinysaa😂
😂😂😂
Wllo ridwan waxan raba lanbarkaga
Maxaa saaciibkiis kugu celiyey maad meelahaa kale kaqaraabatid? Kii aad kala harteen baa kuusoo diray hadduu doono. Dumarku miskiin Sanaa?
isbuca Lagu shukansan Wa leysofuray Lagu leyahay hadhow Gabarey is Adkey
Aga waraa ridwan maanta intaad barnaamidka ku jirtay qof baa ku salaamay inaad dadka taqaanid kuma moodeyninba ! 😂
Ridwan numbr kisa xgen ka helaa qof tijabin rawa
@@sahrogobi465 face bookisa Kala hadal
Alla naagaha maxad kayaabaysaa qaarkood nin saqajaana oo jirkayga kumashquulaya wallahi block ban beerka ugalin lahaa
Ridwaan bro iskadaf dadka is qabo lkn xariirka dadka waa cadi
Naa walalkey ka jooog ninkeda is ku wadanka joogno sxpkis buu uari rabaa😂😂
Ar sargalow haddad aragtid vedio gan ka hadh gabadha wayo waxba kulama harin zxp
Numberka wiilkan intee laga helaa
😂😂😂 ciyarta daa
Labarkaga isii radwan