XANUN! Kii 4 Sano Jecled San Ugalay, Boss-keda Shaqada Guur Kadalbaday tijabisay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Комментарии • 769

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +267

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🕋❤️☝️

  • @farhanyare771
    @farhanyare771 Год назад +411

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @xamdiahmed3553
    @xamdiahmed3553 Год назад +58

    Xirirka alle wanaajiya Kan Bina adamka wxba ma tarayee dhalinyaro💖💖💖🥺🙏🙏

  • @falisa576
    @falisa576 Год назад +117

    Maasha Allaah wallhi wiilka denbe
    Gabdha wu kafujiyey naxdintii 4 ti sano
    Ka qasaartay Allaha calaf hayskugu
    Kiin daro nin daacad ah weeye.
    Dayuusiin weeye nimanka gabdhaha
    Waqtiga ka dhumiya

    • @xudeyfihasan2354
      @xudeyfihasan2354 Год назад +4

      Waa Kugu Raacsanhy Taliso✊️❤😂😂

    • @cutechicken1877
      @cutechicken1877 Год назад +1

      aaway gabdhaha nimanka waqtiga ka dhumiyana?!

    • @dryusufsabrie56
      @dryusufsabrie56 Год назад +3

      Tan ayada aaba daacad aheyn oo khiyaano waday

    • @dryusufsabrie56
      @dryusufsabrie56 Год назад

      Tan ayada aaba daacad aheyn oo khiyaano waday

    • @ahmedabdulqadir7227
      @ahmedabdulqadir7227 Год назад +1

      Dayuusad ayadaa ah daacadnimo kama muuqan mana aaminsani xiriirka ninkaan danbe in uu sii jiri doono

  • @axmedmaxamed9051
    @axmedmaxamed9051 Год назад +7

    Najma wallo adiga iyo cabdicasis khayr baan idin ramayana iyo nolol farxad leh in sha Allah ♥️.

  • @abdidacar4095
    @abdidacar4095 Год назад +158

    Alxamdullilaah anigu qalanjadi aan 4 sano la socday wan guursaday farxad iyo ubadna rabi waa nakala siiyey alxamdullilaah war ragow gabadhaha hala ilaaliyo balantana hala oofiyo buur way ka culustee

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 Год назад +63

    Gabadhaan waxaan ku taageeraa bosskeeda inay niyada siiso soona jiidato kii horena qalbigeeda ka saarto waa gabar macquul ah wax garadna ah mhdsanid adr

    • @yusufanod4350
      @yusufanod4350 Год назад +2

      Haa naag nool waxa ey sameysayns ma aha wax ayada kali ku kooban asagaba kaligeed kumuu eken way ey ugu ekane

  • @IsmailMohamed-qy5tf
    @IsmailMohamed-qy5tf Год назад +50

    Gabdhar hadey khiyanoley tahay labo Goorba laa laa khiyamilaha xalkaa waxa kaa caad iney daacad aheed ❤ gabarta anaaba laa farxey wlhi #graduation_boss 🎉🎉🎉🎉❤

  • @MoHaDeeQ1001
    @MoHaDeeQ1001 Год назад +101

    Dumr isku halen maleh lkn wax walibey ahaataba qalpigoda in la dhowro aya wanaagsan ❤☝️

    • @faadumo2224
      @faadumo2224 Год назад +17

      Haa adin ka iskuma jeedin oo 4 ta sano naga dhumiyay waqtiga😫😂 wax idin ka qiyaano badan ma jirto faarax😅

    • @Abb3531
      @Abb3531 Год назад +1

      @@faadumo2224 😂😂

    • @abdineymarsanto5369
      @abdineymarsanto5369 Год назад

      ​@@faadumo2224😂😂😂masha allah ada daacad ah

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 Год назад +2

      Bowe sasa hanacdehinnRaga Somalida aya goon wada noqday😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 Год назад +1

      Wlhi Raga Somalida Been io Qiyano ayay wada noqdin YaaaRabi Aada nomaqan 😢😢😢😢😢😢

  • @samiasaydali3226
    @samiasaydali3226 Год назад +61

    Hooya ka maqli jiray Nin ku jecel raac kan adi jecel ka hadh wa tan Najma 😊

    • @IdirisHasan-hf1ol
      @IdirisHasan-hf1ol Год назад +1

      Waxy ahyd naag ku jecel guurso tan adi jeceshahyna ka hadh

    • @cashamohamed9383
      @cashamohamed9383 Год назад +4

      ​@@IdirisHasan-hf1ol my ninka raga ah waa badali kara gabadha xata haday jeclahayn lakin gabadha mabadali karto ninka sida darted gabdho ninka ku jeclahayla ku muhim ah

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 Год назад +3

      Hadabo balantaas oofi waana run wlhi arag bal aaqirada xtaa naftu wxey jeceshay naarta lagu galaa naftu wxey neceb tahayna janada lagu galaa hadabo ninka jeceshahy ka har kan ku jecel raac..m

  • @IsmailMohamed-qy5tf
    @IsmailMohamed-qy5tf Год назад +21

    Qoralkan bossow hadaa aragtid libax gabdhaa haa Uu qaaban iska cafi you're right winner 🏆 🎉🎉🎉❤
    Jeclku hawaaro ❤❤❤❤❤

    • @yusufanod4350
      @yusufanod4350 Год назад +2

      Aad iyo aad bosska inuu fahmo gabdha ayan rajeynayaa wuuna ku qaadanayaa sababto ah qalbi wax jecel tanazulkisa ayaa bdn i.a labadii is calfayo OO isku warto Alle haka dhigo

    • @ahmednur6633
      @ahmednur6633 Год назад +1

      ​@@yusufanod4350 Masha Allah runtiin wayo books waxaan rajey Naya's in in kabadha uqabanin boontigaa

  • @Fadumina12
    @Fadumina12 Год назад +57

    Naag nool wye wlhi hdey lahadalkisa diiday😌👑❤

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Год назад +12

    She is very strong 💪 and abaayo keep going InshAllah ❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Год назад +36

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @husseinahmed7407
    @husseinahmed7407 Год назад +16

    The number of boys and girls shifting from r/ship to single since the start of this barnaamij is high, this means loyalty is fading

  • @mohamednoormohamud6497
    @mohamednoormohamud6497 Год назад +33

    Najmooy Ali wlhi waa daacad Allah hakubarakeeyo,
    Oo mid ka kheer bdn Allah hakusiiyo❤❤

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 Год назад +69

    To avoid disappointments you either choose to be loyal or to be single
    Simple as that

  • @Hali396
    @Hali396 Год назад +31

    Wn uxiisay barnaamij yadan
    Soo badi hadda in badan waa
    Uu naga maqnaa heartbroken 💔 😢 😔 😞

  • @Amiira96
    @Amiira96 Год назад +34

    Jah team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Год назад

      Meesha haku duqoobin waarid waxba kaama agee nolol sameyso

    • @khadraomar6393
      @khadraomar6393 Год назад

      @@musemuse1507 😂😂😂😂😂

  • @AbdinasirIssak
    @AbdinasirIssak 7 месяцев назад +3

    Right decision

  • @fowziya71cadey48
    @fowziya71cadey48 Год назад +12

    M.a wllhi wà gabar kartid caqli iyo kalsoni ka muuqato abaayo inaanka danbe alle ha iskiin fahansiiyo

  • @hannanmohamed6920
    @hannanmohamed6920 Год назад +20

    Wlhi she did the right thing and if he truly loved her he would’ve said her name proudly~💯🔥Masha’allah she is an amazing soul❤️

  • @MaxamedSaalax-nq1rj
    @MaxamedSaalax-nq1rj 4 месяца назад +1

    Viva man United 🎉❤Viva barca 🎉❤Viva Viva hirshabele 🎉❤

  • @hanimabdirahman1698
    @hanimabdirahman1698 11 месяцев назад +1

    C/siis is the best Allah barakeeyo.

  • @muxsincilmi1531
    @muxsincilmi1531 Год назад +16

    Wasted 4 years, Loyalty ain't be purchased it's earned. Pole sana dia😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Год назад +1

    Waaw mashaallah kun bay kodisa keda way heshay hada cabdcasis. Hada waa kugu keliga wayna ku hubtaa❤❤ ku xaragoo

  • @deeqodaahir5265
    @deeqodaahir5265 9 месяцев назад +1

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @AbdiMohamed-bz8bs
    @AbdiMohamed-bz8bs 9 месяцев назад +1

    Walaaley shaqo kale sii raadso bosska waa ka careysiisay

  • @sadikimakutimakuti9478
    @sadikimakutimakuti9478 Год назад +5

    Mwenyezi mungu subhana wataala ndiye mkuu

  • @chabarty1521
    @chabarty1521 Год назад +19

    Muuqaalkaan inaad qaybta hore ka reebto baa haboonayd oo gabadha aadan baxar galin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +22

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin ❤️🇸🇴

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 Год назад +1

    Wow that’s nice shekadii brshada xbsiga. Cjib. Ridwaan. heestii xbsi weyn ban ka hayaa xilweyno xogeyntisa aan ahay. Alfanaan feysal muniir❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Год назад +28

    Adunyadan manta mid aya kubdayreyo midne wuku danayoo masallh❤❤❤❤ Hablo Raga Badsadaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +22

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @wllcaska9689
    @wllcaska9689 Год назад +9

    Maasha allaah alle iney qoys wngsn dhistaan insha allaah❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +12

    Ridhwaan Thanks Brother 👍👍👍👍

    • @نورةنورالدين-م3ض
      @نورةنورالدين-م3ض Год назад

      ❤❤❤🕋🙏🧡🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💐💐💐🧨💕

  • @rahmaahmed2690
    @rahmaahmed2690 Год назад +3

    Mnsha allh abayo qof haduu kudhawaco qofkudhaya ayad heli❤❤❤

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 11 месяцев назад +2

    This girl is So intelligent❤🎉

  • @hanadilkacase4054
    @hanadilkacase4054 Год назад +9

    Qof ku Jecel ayaa la ilashta good lucky Abayo 💯👍

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +3

    Waxaan Kugulatalin Lahaa Ninkan Magacaaga Sheegey Ayaa Daacad Kuu’Ah Ninka Daacada Ah Ayaana Kuufiican Haka’Labalabryn ee Daacad Adiguna U’Ahow Ninkan Danbe Waa Nin Daacad Kuu Ah Maansha Allaah

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 Год назад +13

    Ridwanow dabal ayaa tahay muqalka qaybta hore waa ka jari lahayd. Sbbto ah gabadha wala niyad jabiyay
    Waxa larabay in kaas ciqaab loga dhigo waa ku ogaday qaybtada waka tagnay si uu kan kale kalsooni u helo ayadana niyada u dajiyo i hope inad bariskaga firsanayso😢

  • @ibrahimmohamed6102
    @ibrahimmohamed6102 Год назад +13

    Xariifkaan dambe ku qabso wll mcn faaraxii 4 Sana wada socoteen Gab ka dheh " Nolosha la,wadaag Faraxa sheegay magacaada faaraxas ayaa kuu qalma I.a

  • @cawiljiyo5578
    @cawiljiyo5578 Год назад +18

    OK Muqalka wan dhamaystay lkn Xaga waxa igaso Baxday Gabadhan NaJma la dhaho inay Aad ugu kalsoonato wiilka labaad Ee cabdi casiis la dhaho Kan kowaad Hadiiba uu wax u Hayo Gabdh 4 sano u la shekaysanayey magaceeda iska daaye War xata inu shiirkeeda qariyo ma ahan lkn waxan so xasuustay mah mahdii ahayd Qofka ku Jecel raac walhi waa dhab 😫🙏🏿

    • @abshirohassen5
      @abshirohassen5 Год назад

      Shiir?

    • @hanaaa5389
      @hanaaa5389 Год назад

      @@abshirohassen5 😂😂😂😂😂😭😂😂😂😂😭

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 Год назад

      ​@@abshirohassen5😂😂 I think he means shiirkada ay kashaqayso

    • @NajmoBashiir-u3s
      @NajmoBashiir-u3s 3 месяца назад

      Xagee baataha lkn najmooyinka haku dheeraan😅

  • @hiboabdilahi
    @hiboabdilahi Год назад +3

    Gabari kun bay la hadasha kowna way ka racda sideedba qofka ad jeceshahay lama helo lkn qofkii ku dhawrta kaga ah waxan ilaahay ka baryaya in u san wiilka danbe u qaban wiilka hore oo ay tijabisay blse jacaylkiisi sii wato iyadna tii dhawrta qalbiga jecel ale ha ka dhigo

  • @RaysoAbdilahi
    @RaysoAbdilahi Месяц назад

    Ridwan issack dadka runta ayu kasosara wlhi wn kuu takera❤❤

  • @nimcomohamed8291
    @nimcomohamed8291 Год назад +29

    Nayada ghabdho 3 ama 4 faraax ha lashukansado wayo mid hatu kuxumeyo midkala ubaxsan lasocda😂😂😂

    • @yusufanod4350
      @yusufanod4350 Год назад +1

      Horaa lo yiri. Hadu mid ku dhawaco mid ku dhaya ayaad heli OO live ah

    • @sheekeeye369
      @sheekeeye369 Год назад +1

      Nimcooy adi qofka 7aad ku tashaneysid ma noqdaa kkkk

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 10 месяцев назад +1

      Taasi waa caqli anigoo kale waligay labo nin lama sheekaysan lkn marka qofkii ku khiyamo Tani waa fikrad fcn 😂😂

  • @seed3966
    @seed3966 Год назад +41

    Asc 🎉🎉🎉 gabdhoow ceeb weeye 4 sano yaan wada soconaa waa arrin khalada maxaa la isu sheegayaa intaas oo sano subxaanallaah 🎉🎉🎉

    • @abdikfilabile270
      @abdikfilabile270 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @ifrahaden795
      @ifrahaden795 Год назад +1

      War Dadkan dulqad badanaaa 2 weeks si tos eh qof lama hadli kari

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 Год назад

      Inaa la is wasay oo lakala caajisay baa ka muuqato halkaa😂😂😊

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 Год назад

      ​@@ifrahaden795 😂😂

    • @FadumoShiine
      @FadumoShiine Год назад +1

      @@mafahminytchannel4218 mel walba ereygaan ka qpreysaye ma qofka hadlaayo

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 Год назад +21

    4years naagto jilacsan if a man never tells you after few months his plan kick him out and move girl

  • @diibmohamed331
    @diibmohamed331 Год назад +2

    Wllhi gabdhan waa gabar adag ❤️❤️😢😢

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec Год назад +9

    Mid dacad ee heshay waaw❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Год назад +21

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @mahomudabdi1119
    @mahomudabdi1119 Год назад +1

    Najma inadeeray anigu aan kudos guursado❤

  • @iqraudgoon7457
    @iqraudgoon7457 Год назад +3

    Abayo xarir dabe yow waqti kaa cunin walhi 4 sano wax yar maha hadane mustaqbal laga hadleyn aniga wiila 2 sano isla soconay inuu faaido soo wedin markaa arkay waan iskaga haray nin kalana guursaday alx marka haku tashan nucaase ka tasho ilahy wax wangsn hakula kulmiyee

  • @najmanaju309
    @najmanaju309 Год назад +5

    Isku magaca nahy hadana isku siya nalo khiyaney weliba isku wakhti 4years lkn alx hader qof kle uma baahni keligy le isku filan 😢😢❤

    • @hanimabdirahman1698
      @hanimabdirahman1698 11 месяцев назад

      Adaa gardaran 4 sano maxa ugu sabreese!

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 10 месяцев назад +2

      Sorry zhp ha niyad jabin waxa laga yaba sharkiisa in alle ka qabtay 😢

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 Год назад +12

    Waa gabar karti iyo codkarnimo iyo caqli Ilaahay isugu daray ma sha Allah

    • @najaanmedia
      @najaanmedia Год назад

      Caqli kulahaa, nagtaan iyada qiyano badan

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Год назад

      Hafsoy meeqaad saas sooyeeshay?caqliley waaye waadiga laso boodee ar meeqaaa wax qiyaaneeyso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ood kow katahy hhhhhh joog meel cidlaa haso istaagine

  • @maanka3418
    @maanka3418 Год назад +15

    Saxiip Ridwan Issack inaa qof iitijaabiso rapaa sxp qaaali 😊😊😊

  • @Rashidfx
    @Rashidfx Год назад +15

    Boss kaaga kuugu duceenay duco qabto😊

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl Год назад +2

    CABDI AZIIZ BAA DAACAD AH 👋

  • @Ayaan.moha12
    @Ayaan.moha12 Год назад +7

    Dacad nimadu waa shay cajiba abyo sharaf ku nolow abdi❤☺️
    Hooy faraxow dhibta dhaaf ilahy ka cabso 😂😂

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 Год назад +1

    Waa gabadh aqli badan wan la farxay wlhi lkin waxa layidhi gabad nin ay jeceshahay baa xumeeya

  • @ismaanabuukar1356
    @ismaanabuukar1356 Год назад +4

    Ninbaaa naag ku waayey magac uu qariyey dartiis
    Balse inantu waa libaaxad😂😂

  • @elyasyusuf7009
    @elyasyusuf7009 Год назад +6

    Legend always legend keep shining bro mine

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Год назад +9

    Bismillah xabsiga isku baranay e ar jecela xabsina ma tagey.

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax Год назад +3

      Wa kan ugu macaan xabsiga iyo qofka aad safar isku jeclaataan wax ban ayaad ogaan doontaa markaad socod bilaaawdo waxan u maleyanaa inaadan waligaa safari oo aad gurigii aad ku dhalatay joogto wali

  • @soumeyaali7084
    @soumeyaali7084 10 дней назад

    Walalo Radwan Isaaq ma itajabin karta qof, Gabadhe Djibouti ku nol a yahay ?

  • @maymuunmahdi
    @maymuunmahdi Год назад +1

    Aboowe ridwaan wan ku salaamay..salaan ka dib waxa aan doonayaa inaan barnaamijkan aan ka qayb qaato sideen kuula soo xidhiidhaa ama halkeen ka helaa lambarkaaga fariintayda hadaad aragtid aboowe wax isoo dheh😢😢

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj Год назад +25

    Najma guurso ninka danbo dacad waye ❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +39

    Ridwaan isaaq is not easy ❤❤😂😂😂

  • @osmanarto6089
    @osmanarto6089 Год назад +5

    Yoo yoo dan naga dhaaf niyahow salaanta islaamka nagu salaaam

  • @hodanali5595
    @hodanali5595 Месяц назад

    Fariid! Bal xaaladahan nooga soo waran Ridwaanoow😂❤

  • @SamsamAbdulahi-o4i
    @SamsamAbdulahi-o4i Год назад +1

    Ridwanow Ana goormee ii tijabinee

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd Год назад +2

    Wllhi wey caqli bdn thy guuleyso

  • @duranabdul3452
    @duranabdul3452 6 месяцев назад +2

    How can I accept to be plan b?

  • @sadam1318
    @sadam1318 Год назад +1

    mashaallah isku waara oo is haleela

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 10 месяцев назад

    Ridwaan Isaaq kenya waad nadifisay qurbaha inaad nadiifiiso ma rabtid aniga lanbarkada ii soo qor 😳😳😳

  • @Naske14
    @Naske14 Год назад +40

    Meshaad isku barateen Khayr ma ahayn ninka Aad babuurka boolisko lagu wado isbarateen Sorry Abaayo.🎉🎉🎉
    Guulayso Abaayo Gabadh qurxoon baad tahee❤❤❤❤.

  • @abdulahishacraawi7994
    @abdulahishacraawi7994 Год назад +18

    Inaan tijaabiyo waxaa ka horaysa inaan marka hore aamino dumar waa lajecladaa balse maahan inaad dabagal ku samayso😮

  • @wacanaden2706
    @wacanaden2706 Год назад +1

    Good job sister 👍 najma

  • @munamunatimir3652
    @munamunatimir3652 Год назад +5

    Cabdi casiis raca abaayo 😢 war
    Ada vidoes haku maseyrin

  • @LoulaAhmad
    @LoulaAhmad Месяц назад

    Masha Alh

  • @hafsasheikh1419
    @hafsasheikh1419 Год назад +26

    No more dacad 😢😢😢

    • @DriBoyt
      @DriBoyt Год назад

      Heyy wats up

  • @PROFESSOR__SADAM__H
    @PROFESSOR__SADAM__H Год назад +1

    صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰
    Kusaliya rasulkenaa

  • @suldanmaxam3d681
    @suldanmaxam3d681 Год назад +5

    Abdiaziz hdu video gan arko mxa dhici doono🥵🥵🥵

  • @Aanaaaamohmed
    @Aanaaaamohmed Год назад +23

    Laba kibir badan ba is heshay😅😮😅😅😅

  • @feysalcismaan-zd2ez
    @feysalcismaan-zd2ez Год назад +5

    NIYOOW ridwaanoow
    labada qalbiyoo is jecel waad kala direysaaa😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Год назад

    Masha Allah bro 👍

  • @AwesomeAbsolute
    @AwesomeAbsolute Год назад +2

    Where can i get you ridhwan i want u to test me somebody i am in Nairobi

  • @AbdirizakHusein-q1f
    @AbdirizakHusein-q1f 9 месяцев назад

    Wr shaydaan ridwan ilhay dadka hakaqasbto ana nagta ridwan waa inaan waraysta wlhi wuu oyaaya shaydaan

  • @maanka3418
    @maanka3418 Год назад +13

    @Ridhwan issack inaa jacayl keyga iitijabiso rapaa😊😊Ila soo xiriir sxp

    • @suusumohamed9282
      @suusumohamed9282 Год назад

      Ana ku tijabinya😂

    • @maanka3418
      @maanka3418 Год назад

      @@suusumohamed9282 hhhhhhhh hyeh

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 Год назад +1

      Lanbar lee soo xariiq🤣🤣😂😂 waa lutijabiyaa

  • @nimcomuhumed7054
    @nimcomuhumed7054 Год назад +1

    Mid haduu kudawaco mid kudayo ayaa helii... true words.

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Год назад +11

    4 sana college meey dhiganeeyse naa horay usoco

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 Год назад +3

    Maxamed waa magaca wanaagsan oo aan ujeclahey lkn Fataax soomaaliyada wataan waa wada qayoonoolaayaal ilaahoow 😢

  • @Hamdiabdi55
    @Hamdiabdi55 Год назад +4

    Na ninka hore hakulaban waqti dhumiskisa wiilka labad gurso ridwan waxay ahayd qebta kowad ina kasartit bay ahayd

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Год назад +10

    Haa Cudka maxa daray Ridhwan

  • @elmiomarismail9692
    @elmiomarismail9692 Год назад

    Khayr alle haka yeelo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 10 месяцев назад +2

    Gabadha fariid weyh ma. A
    lama aysan hadlin byo Boskada gurso😂

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 Год назад +7

    Naag nacalaa ku yaal ruuxi muxeeya maxay ugu riyaaqan adigo kaan haysta maxay tahay jecelka aad kaas uqaaday❤❤❤

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 Год назад +2

      Wllo jaceyl umeyan qaadin ee mar walba waa in la taxdiraa nolosha kumana koobna kaliya inaad qofka jeclaato sidaa u ogoow mhdsnid

    • @geenyadacaad2456
      @geenyadacaad2456 Год назад

      @@samirasamani8298 4 sano maxa liiska ag hayay quruxey ma hooyaded baa u dhashaay

  • @املعبدالقادر-ل7ف

    ي بنت حلال انا معك أسد انفدالك ❤❤❤

  • @jawahermohamed6022
    @jawahermohamed6022 Год назад +9

    MANSHAALLAH najmo❤

  • @fatmamohammed7530
    @fatmamohammed7530 Год назад +3

    Waa runteed walahi lama hadleen waligay 😢

  • @sacdiyoabdirizak8446
    @sacdiyoabdirizak8446 Год назад +11

    qalbi dhaye hada maqasho waa saan 😂😢