Qosol😂 || Dumarka Qar Marke ku jeclaadan || Abdihaliim Ali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_. .
    Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
    / cabdixalimcali
    My Tiktok👉 vm.tiktok.com/...
    Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada RUclips keeyga Mahadsanidiin❤
    #Like_plz

Комментарии • 495

  • @Abdirahmanvalogs
    @Abdirahmanvalogs 4 года назад +244

    Abdihaliim kal io laab baan ku tagera hadan awoodo 1000k subscribe wanku garsiin lahaa🤔

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +66

      Mahadsanid walal insha allah somalida wee Qalbi fiican yihin weena iisari subscribe iyo like bo waana Gaari👉❤💯💯

    • @dahirofilow7667
      @dahirofilow7667 4 года назад +3

      S

    • @ugbaadnalka9345
      @ugbaadnalka9345 4 года назад +7

      Wll keeo going abdixaliima

    • @gamechanneloll7599
      @gamechanneloll7599 4 года назад +3

      Subscribers Isar Wll ilahay dartisa

    • @boosboos3026
      @boosboos3026 4 года назад +1

      @@AbdihaliimAli masha Allah noloow

  • @shukrimoumindilihow5486
    @shukrimoumindilihow5486 4 года назад +9

    🤣🤣🤣🤣 ani ma weesa qabi ku lahaaa 🤣🤣caadi ma tihid wlhi qosol igu dishe

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 года назад +13

    Qolada imtixaanka galeysa qosol badan 😂😂😂

  • @mumtaaz6488
    @mumtaaz6488 4 года назад +45

    Kkkkkkkkkk ilhy kuma qado abdihaliim ali 😂wlhi anoo iska cajisan iga qoslisay kkkk

  • @princessmaahis1256
    @princessmaahis1256 3 года назад +13

    0:00 ilaa 0:57 saa u qoslyy waa fury keep going Abdihalim Ali💛

  • @dangaradmediainc6993
    @dangaradmediainc6993 4 года назад +19

    Abdihaliim waxaa allah kugu deeqay talent aad usareeyo iyo hibo wanaagsan horey usoco walala
    Annaaguma taageero kuunahay.

  • @cabdilaahiaspiima6604
    @cabdilaahiaspiima6604 4 года назад +6

    Boowe abdixaliina waxaan raba isago carabi ah halkee ka hela🤣🤣🤣🤣🤣

  • @redasamiir5082
    @redasamiir5082 4 года назад +253

    yuu waalidkeed unoolyahy like saar❤

    • @ramlamohamed2719
      @ramlamohamed2719 4 года назад +8

      Ilhay nagama qado

    • @redasamiir5082
      @redasamiir5082 4 года назад +3

      @@ramlamohamed2719 amin wll mcan❤❤❤

    • @gympoi1957
      @gympoi1957 4 года назад +4

      IlaaheY Hanoo DeesTo Dhmnted walidkeen

    • @redasamiir5082
      @redasamiir5082 4 года назад +3

      @@gympoi1957 amin wllo mcaan

    • @hodanqambicali5526
      @hodanqambicali5526 4 года назад +4

      Ani hooyaday iyo aabahay way dhinteen balse waxaan duco ahaan uma awoodo 😥😥😥😭😭😭😭😭

  • @ubahabdirahmanubahabdirahm4098
    @ubahabdirahmanubahabdirahm4098 4 года назад +10

    😂😂😂 wllhi abdihalim ali wu nuguh adkeyay wllhi dofarsanah halasha io xaranta ku haay adi abdihalim 😂😂😂😂😂jumca Mubarak ❣️ to all of you 👏👏💯

  • @queenfariida1315
    @queenfariida1315 4 года назад +20

    Shukrn walal Abdihaliim ali sida quruxdabdn ee wax noogu turjumto 1000k inaan kula dabadagno aan sugeyna 👏👏insha allah

  • @cayuushcajabi5983
    @cayuushcajabi5983 4 года назад +7

    😂😂😂😂😂😂😂 so funny ..... xaqiiqooyinkeena waye dhamaan

  • @fadumoegeh1374
    @fadumoegeh1374 4 года назад +14

    Naa nadiiro and Jacqueline the most useful energy that man has discovered the most useful energy that man has been kuma zheegyo is the flow of electric charge through 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lixlemanjoe2726
    @lixlemanjoe2726 3 года назад +7

    Waan dililahaaa😂😇

  • @muscabcali7747
    @muscabcali7747 4 года назад +16

    Qosol iguma harin 😂😂😂😂

  • @lakihassan4221
    @lakihassan4221 4 года назад +6

    3:30 gabadhiisi ayaaa maqlaysay😂😂😂

  • @imaandallel1604
    @imaandallel1604 4 года назад +14

    Hhhhhhhhhhh wlhi blhi qosol igu ma harin bas waaye Haddii uusan videoga dhamman leheen qosol aan lasuuxi lahaa⚘⚘💖💞💞🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +1

      😂😂💯❤ Ha suuxin

    • @imaandallel1604
      @imaandallel1604 4 года назад

      @@AbdihaliimAli Haha videoga Haddii uu dhamaaday maxaan ka suuxaa 🤣🤣🤣💝💝🥰🤚💞💞🌷🌷💘💌🤚💖☝️✋

    • @Bashirmoh7
      @Bashirmoh7 4 года назад

      @@AbdihaliimAli marka salaada aan aad u qoslay!!😂🤣

    • @cutieilhaz9443
      @cutieilhaz9443 4 года назад

      😂😂😂

  • @munaofficial7041
    @munaofficial7041 4 года назад +5

    Muqaaladaada waa funny wlli waan ka helay keep going bro

  • @amuunyuusuf2921
    @amuunyuusuf2921 4 года назад +2

    Waan ku jecelahay ee soo badi Allah waku dhawre

  • @raxmocdeey277
    @raxmocdeey277 4 года назад +5

    😂😂😂😂😂waxan igu qosol bdn waresiga

  • @Seeman.
    @Seeman. 4 года назад +9

    Hhhhh markuu shotgan lasoo baxay iga qoslisay 🤣🤣

  • @yamoothman6908
    @yamoothman6908 4 года назад +4

    Abdihaliim cali waan ognahay xalaasha iyo xaaraanta in aa kala taqaanid bis keliya naga dhaaf muuqaaladii hore ee aan daawanay oo aad ku soo daba qabanaysid midka cusub illahey ha kula kiciyeee 👍👍👍😁😁

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +2

      Dad cusub aya jiro an daawan karaali Noqda

  • @gympoi1957
    @gympoi1957 4 года назад +11

    🤣🤣🤣 Keep Going Zxp Caadi maahan

  • @ayniihussein9532
    @ayniihussein9532 4 года назад +5

    masha allah wlhi videoyadda waaba xaraabo midhan wllo😂😂😂

  • @almaz100
    @almaz100 2 года назад +1

    😂Waad naga qoslisay in badan alle xumaan kuma tuso wll hore u soco nolosha kuma ciishho 🤲

  • @nuoraahmed8890
    @nuoraahmed8890 3 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣waxay igu qosol badanyad markay gabdhisu sowacaday

  • @deqowdahirnuur7211
    @deqowdahirnuur7211 4 года назад +3

    Wllhi aad ayan ujelahay sida quruxda bdn aad iga farxisay thnks bros

  • @yahyegoud2476
    @yahyegoud2476 4 года назад +10

    Man sha allah keep goin pro

  • @umucaynihenna3347
    @umucaynihenna3347 4 года назад +23

    Abayo iyo abwe hanti idinma waydiisanaayo😥waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏🙏1k igaarsiiya allah dartiis

  • @jeceelow1114
    @jeceelow1114 4 года назад +6

    Keep going pro 💯💯

  • @cabdilaahiaspiima6604
    @cabdilaahiaspiima6604 4 года назад +3

    Horay usoco wll qosoladaan noo soo badi wale 6 saac 10k views masha allaah

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 4 года назад +4

    Haye wllo wd ku soo celcelisa sida kle wa funny wlhi🤣🤣

  • @nawaalyuusuf6477
    @nawaalyuusuf6477 4 года назад +11

    شكرا عبد الحليم
    حبيت قناتك واعجبتني ترجمتك باالصومال
    😊😊😊😊🤗🤗🤗 ارجوا لك النجاح

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад

      شكرا اخي

    • @ayaanabdi7363
      @ayaanabdi7363 2 года назад

      وانا كمان ارجوك النجاح ياأخي 😆🥳🥳🥳😚

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 4 года назад +8

    Waxaa iga qoslisey 2:25😂😂😂😂wlhi Ninkaa waa funny

  • @abasyusuf8812
    @abasyusuf8812 4 года назад +16

    Wll cabdihaliimow allah ku barakeyo🤩🤩

  • @maxamedcade8294
    @maxamedcade8294 4 года назад +5

    Hhhhhh😭👌👍🤣😜🤣
    Waaigaqoslisey Abdihaliimo
    Horusoco sxb

  • @queenwujdaqueen2973
    @queenwujdaqueen2973 4 года назад +2

    Maxa muuqalada cusub muuqalada hore ugu so darta qaladna ha i fahmin raali iga ahaaw🙏

  • @nadiraabdi4311
    @nadiraabdi4311 3 года назад +6

    Keep going wllkey

  • @Zakariyesultan
    @Zakariyesultan 4 года назад +3

    Keep going wll abdihaliim ali ilaahay ha ku xifdiyo pro

  • @immaryama6193
    @immaryama6193 4 года назад +3

    Ma weyso qabi ayaa ku qoslay😂🤭mahadsanid abdihalim walal👑

  • @cadarxirsicadarxirsi2188
    @cadarxirsicadarxirsi2188 3 года назад +1

    Inusan jirin qofuusanwalisoobixin haya furaha nolosha eedumarka❤️❤️❤️❤️🤷☹️

  • @zamiirflimsvlogz5290
    @zamiirflimsvlogz5290 4 года назад +2

    Abdi halimaw zxp wixii hore uun ayaad ku soo cel celinayzaaye wax cusub keeen prother

  • @habonhussein820
    @habonhussein820 4 года назад +3

    Abdihalim cali wlhi zan janelkagan u xiizeyo mel kale uma xizeyo alle haku barakeeyo wllo 1000 waku rajanaya inzha allah ♥️

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 года назад +1

    Qosolbdnaa kaly tuji b lysku baryin😂😂😂

  • @kowtherabdi4331
    @kowtherabdi4331 4 года назад +9

    Hore usoco wll👍🥰

  • @Atlaantastudio
    @Atlaantastudio 4 года назад +3

    Wawa iska jeclhy youtubekaga abdihaliim allah ya xifdak ❤️

  • @cabdisalamxasan4266
    @cabdisalamxasan4266 4 года назад +1

    Qaybta familka markay isbarashada ku jiraan waa qosol wlhi

  • @abashajjiahmed9311
    @abashajjiahmed9311 4 года назад +3

    Wlhy cadiim waan qoslay jasakallah

  • @sagalsaafi7978
    @sagalsaafi7978 3 года назад +3

    keep goin bro

  • @saciidaabdifataax3157
    @saciidaabdifataax3157 3 года назад +1

    Hambalyo 100k🥰❤❤

  • @abdihamidmohamedyussuf2334
    @abdihamidmohamedyussuf2334 2 года назад +1

    Masha'allah wad weynaatay lamla 😄 🤣 😂 😆

  • @yaasiinabdirahiim424
    @yaasiinabdirahiim424 3 года назад +8

    Kkkkk so funny 😂😂😂😂😂

  • @yonkacr7979
    @yonkacr7979 4 года назад +1

    M.a wll abdihalim qosol kali iyo lab ayan u qosle ee keep going

  • @mariaabdi3155
    @mariaabdi3155 4 года назад +1

    Keep going huno

  • @aminaabdi5553
    @aminaabdi5553 3 года назад +2

    Keep going bro❤❤❤

  • @anastottioffical7136
    @anastottioffical7136 4 года назад +6

    I love you abdihaliim ali

  • @ubdolyomar6930
    @ubdolyomar6930 3 года назад +1

    Abdihalim Ali Ma weysa qawi kulaha ya.ila.qoslay Like

  • @animationlayer2424
    @animationlayer2424 4 года назад +2

    Abdihaliim waxaan rabnaa videosyo cusub waayo qaar hore kisoo celisayee

  • @Mo-gd1qy
    @Mo-gd1qy 4 года назад +18

    100k Next Month iNzha allah🥳

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +3

      Insha allah walal

    • @fadumoegeh1374
      @fadumoegeh1374 4 года назад

      Hhhh ba.ay wn ka hely ipar wyhy ku yiri hooyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂in is the mnnzs

  • @annhma1435
    @annhma1435 4 года назад +23

    3:29 wabaaa🤣🤣🤣

  • @geryaqan
    @geryaqan 4 года назад +7

    😂😂😂😂istaqfutullah

  • @asmomustaf273
    @asmomustaf273 2 года назад +1

    Abdaxaliim ali iyo shactiro maxaa kale heesto😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmangazi941
    @osmangazi941 4 года назад +3

    Keep going

  • @user-sb8tt3mi2l
    @user-sb8tt3mi2l 5 месяцев назад

    Hal qof haduu 1M qof gaarsiin lahaa anaa 1M ku gaarsiin lahaa 1M abdahaliiiiiiiiiim🎉❤🎉

  • @amranabdullahi1898
    @amranabdullahi1898 10 дней назад

    Dumarka waa sida dhoobada oo kale kulaha 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @ilhancabdi1113
    @ilhancabdi1113 Год назад +1

    walhi cawa sidan u qoslaye wa qarxi garay 😂😂😂😂

  • @shadiadheere27
    @shadiadheere27 3 года назад

    Hanpalyo wllke 100k wagarty ugu danbeyn✋✋🤴❤💉💔💝💞❤

  • @ashakuurjiifyare5123
    @ashakuurjiifyare5123 4 года назад +3

    Maamule Abdihaliim hore u soco 🤙

  • @abdullahimohammed5366
    @abdullahimohammed5366 4 года назад +1

    حلوو والله استمر👌⁦✌️⁩⁦✌️⁩

  • @abdirisakhusein8557
    @abdirisakhusein8557 4 года назад +2

    Wll abdi haliim wxaan ka codsanayaa vedio yada cusub lee no so daay kuwii hore haku daba qabanin waa codsi oo kaliya 🙏🙏

  • @cabdiqaadirmaxamad540
    @cabdiqaadirmaxamad540 4 года назад +2

    First person like dhac kusiiya

  • @qamarxassan8635
    @qamarxassan8635 4 года назад +5

    Maansha Allah

  • @siyaadsoaqoon2111
    @siyaadsoaqoon2111 4 года назад +3

    😂 Shotout I samee zhp abdihaliim Wn ku taageeraaye

  • @sahanmedia5809
    @sahanmedia5809 3 года назад

    Masha allah hore u soco cabdil xaliim

  • @hayttindho8808
    @hayttindho8808 4 года назад +1

    Ar naaagaaa abdulhalimow ani adaa kaaheli mjirtio😂😂😂😂😂

  • @haashimbl1814
    @haashimbl1814 4 года назад +3

    From burco😍abdihlim cali

  • @xuseendheere9583
    @xuseendheere9583 4 года назад +1

    Hormar wacn saxb keep going aad ayuu ufcn yhy

  • @queenhappy592
    @queenhappy592 4 года назад +4

    Hore usoco wll😍

  • @suheerahassanalii2718
    @suheerahassanalii2718 4 года назад

    Wllhi illaaheey haku xafido Abddul Haliim waad Na ga Qoslisaa🤣🤣🤣🤣

  • @Abdirahmangs
    @Abdirahmangs 4 года назад +6

    Numberka dhameystir 😂

  • @habaysapdi8531
    @habaysapdi8531 4 года назад +5

    allah haku xifdio

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 года назад +4

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️

  • @amiincabdi9702
    @amiincabdi9702 4 года назад +2

    Sxb xalka kaga hay 100 kana uu gadhi insha allah

  • @abdirahmanmoha566
    @abdirahmanmoha566 4 года назад +7

    Abdixaliim videoyada soobadi

  • @lifestyle6688
    @lifestyle6688 4 года назад +1

    Hore U Soco zxp 100k gad

  • @raxmocdeey277
    @raxmocdeey277 4 года назад +4

    Ninan naag kle damceen Allow noo salha😂

  • @queenwujdaqueen2973
    @queenwujdaqueen2973 4 года назад

    Ani waxa ahay keyf xalasha iyo xaaranra waa kaka aqaan😂😂😂

  • @Hahar2233h
    @Hahar2233h 4 года назад +2

    Waxaan aad nagu soo celcineysid naga dhaaf nio Mar kasta wax cusub rabaa mana rabno flim aan horey u daawanay in aan mar labaad daawano!
    Mahadsanid

  • @omarahmed6792
    @omarahmed6792 4 года назад +4

    Asc walal wan naga qoslisey msh alah

  • @fatushabdi5595
    @fatushabdi5595 4 года назад +10

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sooo funny

  • @ayaanhassan4010
    @ayaanhassan4010 4 года назад

    Wlhi waika qoslisa 😁😁😁😁
    From baladweyn saxib

  • @nahidaabdi7447
    @nahidaabdi7447 3 года назад

    Abdixaliim gabadha ka har 😀😀😀😀.
    meesha waxaan ku qoslinba ma arko🤣

  • @ayubabdulkadirshurie1505
    @ayubabdulkadirshurie1505 4 года назад +3

    Abdixalim ani weeso ma qabi kulahaa 😂😂safka maxa so galiyey marka

  • @xaliimojaamac4918
    @xaliimojaamac4918 4 года назад

    Abdihaliim cali yow yuutiyuubka waxsoogali walaal💕💞😄😊💗

  • @mohasholi6568
    @mohasholi6568 4 года назад +2

    Mowduca Dhanka dumarka qosl ah aso sharaxda wado laso waca hhhhhh mxa dhacy hee😂😂😂😂

  • @raqiaahmed9210
    @raqiaahmed9210 4 года назад +15

    Kkkkkkkk❤❤❤

  • @maxamedcoof1608
    @maxamedcoof1608 4 года назад +2

    Saaxiib muuqaalada aan horay u soo aragnay ha ku soo dhax darin muuqaalada cusub

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад

      Walal waxa jiro dad cusub kuwas ugu tala galay ifahma idinka

    • @boolo6556
      @boolo6556 4 года назад

      @@AbdihaliimAli wlhi qosol socda weye ooyin qurux badan

  • @daadirmaxamed75
    @daadirmaxamed75 3 года назад +1

    Warnaagta xagee ubursatay sxb isoo raac kudhahdaye kamira manka😂😂😂

  • @ramlamohamed2719
    @ramlamohamed2719 4 года назад +2

    Abdihaliim nin jiro m.a horo usoco

  • @rumanqorane17
    @rumanqorane17 4 года назад +2

    Abdihalim wanku tagera waxd tahy qof qalbi wanagsn

  • @Madajiye
    @Madajiye 4 года назад

    A heliim welcome back