Qosol || imtixaan ka Dowlada || Abdihaliim Ali🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_. .
    Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
    / cabdixalimcali
    My Tiktok👉 vm.tiktok.com/...
    Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada RUclips keeyga Mahadsanidiin❤
    #Like_plz

Комментарии • 862

  • @chitopaz252
    @chitopaz252 4 года назад +328

    6bil Wax maso galin kartid Ha ilowin Carurteeyda iga Riday Abdihaliim moow

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 года назад +4

      ruclips.net/video/9Y4Xhs1eD70/видео.html
      Wali ma dhacday ama ma smaysay in aad badbaadiso xayawaan dhibaataysan' ila DAAWO muuqal kan adaa arki doonee'
      Wali dadka qaar ayay ku danbaysaa naxariisti
      Nin Dhoobo ka Badbaadiyay Deero / Dadku kala wanaagsan.
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤...

    • @ameyra1
      @ameyra1 4 года назад +13

      😅😅😅😅bdlka Sharma boy abdixaliim me fiirsanjiren

    • @ayancusmaaanguure3136
      @ayancusmaaanguure3136 4 года назад +2

      🖐🏻🖐🏻

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 года назад +1

      Hhhhhhhh

    • @ismailsaad5239
      @ismailsaad5239 4 года назад +1

      ruclips.net/video/OOPTTXlOfG0/видео.html
      Please share out iigu samee wllo

  • @maanbashiir6976
    @maanbashiir6976 3 года назад +21

    Alle iyo nabiga hadaad jeceshahay like taabo sabiskaraab ii dheh

  • @mohamedwali8468
    @mohamedwali8468 4 года назад +65

    1.C.xaliim cali
    2.C.casiis wiilka C.casiis
    3.k.maajid
    Dhamaantiin waan idiin taageera horey usocda 👏👍❤🤣 maalin teena ayaad qurxisaan

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +21

      Mahadsanid walal Dhoola cadeynta Dadka Aya no muhim san walibo si wanagsan ina idin kaga Farxino 👌💯❤

    • @saharoxuseen3318
      @saharoxuseen3318 4 года назад +1

      @@AbdihaliimAli hhh c.xaliim mardhawA ku bartay markaan xanaaqo waan geestaa hhhh allah kaa farxiyo wall

    • @roodoabdi1229
      @roodoabdi1229 2 года назад

      @@AbdihaliimAli
      G

    • @ShadiyaAbdikani
      @ShadiyaAbdikani Год назад

      ​@@AbdihaliimAli waad dadalaysaa oo dowladaan ku ogayn hno😂😂

  • @suheerahassanalii2718
    @suheerahassanalii2718 4 года назад +17

    Abdul Haliim illaaheey cumrigaaga Hakala Kacsho 🥰💫✌

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa6338 4 года назад +19

    Macalinka 4aad is the best 💙😁

  • @NaciimoMaxamedAadan
    @NaciimoMaxamedAadan 6 месяцев назад +1

    Abdahaliim cimri dheeri iyo cibaada suuban allaha ku siiyo 1000.9999 ayaan ku gaar siineena insha allah

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 4 года назад +6

    Alla qoslkiba iga dhamaday maa shaa allah mahadsanidiin brothers

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 4 года назад +7

    Inta garanaysa jilaaga magiciisa ahmed shariif in la dhaho like

  • @tt__d__c8045
    @tt__d__c8045 4 года назад +6

    Abdiaziz wiilka cabdicaziz Waa u XiiznaY Muuqal Soo samee ku dheh Zhp 😍❤❤❤

  • @sardheereofficial2230
    @sardheereofficial2230 4 года назад +16

    Cabdi xakiim ali waan ku taageeraa bro

  • @joyfulboy9989
    @joyfulboy9989 4 года назад +56

    One of my favourite channel ❤

  • @yahyecade6800
    @yahyecade6800 4 года назад +6

    Wan iska jeclahay abdi xalim masha allah

  • @janaa2169
    @janaa2169 3 года назад +5

    Macalinka la jecelyhy ee ardayda waxba odhan❤

  • @nuunayibraahim1202
    @nuunayibraahim1202 4 года назад +53

    Abdihaalimow waxaan ahay qof Ka 47 waad like hee isii ok 🙌

  • @kowthariinachannel631
    @kowthariinachannel631 4 года назад +6

    3 iyo 4 ku heestaa ar yaa macalin iga dhigo😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiyareking3361
    @cabdiyareking3361 4 года назад +59

    4:50 macalin ka 4 ayaan ku hees taa xariif waaye

  • @sundusawale8136
    @sundusawale8136 4 года назад +15

    Walaahi daacad u qoslay🤣🤣🤣🤣

  • @neyruusabdirahmanabdulkadi9645
    @neyruusabdirahmanabdulkadi9645 4 года назад +7

    Qosolka iga dhamesen🤣

  • @susu-ob8kh
    @susu-ob8kh 4 года назад +6

    Macalinka suitka madoW🤣🤣🤣👊

  • @anazyare3366
    @anazyare3366 4 года назад +9

    Cimrigaaaga allah kala kacshe 🤣🤣🤣

  • @enghaashi
    @enghaashi 4 года назад +4

    Macalinka 3 iyo 4aad💖💖💖💖

  • @queendeeqo1860
    @queendeeqo1860 3 года назад +3

    C.xalim cali horo isii soco like anigu kusiyey angan isaar

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 года назад +12

    Ayoow ani macalinka 5 qatat waaye 😂😂

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 года назад +6

    Maclinka 4Aad waan soo Arkay 🤣🤣🤣🤣

  • @cayuushcajabi5983
    @cayuushcajabi5983 4 года назад +16

    😂😂 waxaan soo xasuustay maalin aan exam ku jirnay uu macalinku noo fasaxay inaan qishno asna uu maamulka inaga ilaalinayay ❤❤ alla maxaan u ducaynay waagaa

  • @qadanfariidomaamomacan7000
    @qadanfariidomaamomacan7000 3 года назад +4

    Maclunka 4aad
    Keep going
    C/XAKIIN

  • @haawamaxamuud6793
    @haawamaxamuud6793 4 года назад +6

    Mclinka 4 aad ilhow imtixaanka dowladda nagu soo adaa😏

  • @raxmocdeey277
    @raxmocdeey277 4 года назад +12

    Cimriga Allah ku kala kiciyo Abfihaliimow😂😂😂

    • @Maryuumdiini
      @Maryuumdiini 4 года назад

      Waa kalmad iga qoslisey😁😁😁😁😁

    • @naciimoxasan6689
      @naciimoxasan6689 4 года назад

      Yaac xata mid somaliya 😂😂 somali maxamed fanisana meeto brother and sister horror uusoco

    • @naciimoxasan6689
      @naciimoxasan6689 4 года назад

      Hooray usoco

  • @zususta5403
    @zususta5403 4 года назад +28

    maxe mar hore afsomali uga dhigi wayen

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 года назад +9

    Thanks abdihalim abdi aziz boy abdi aziz Captain Magic, your show is Amazing l love you guys ❤️❤️❤️❤️

    • @sumayoxuseen3924
      @sumayoxuseen3924 2 года назад +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁😁💜💜💜💙💙💙

    • @safiyomaxamad4859
      @safiyomaxamad4859 Год назад +1

      ​@@sumayoxuseen3924❤❤❤❤

  • @قناةالعامه-ن8م
    @قناةالعامه-ن8م 4 года назад +7

    وكان الله غفوار الرحيم😂

  • @muush11
    @muush11 2 года назад +1

    Macalinka 4aad keep going A,xaliim

  • @zeeraarcrbjr6592
    @zeeraarcrbjr6592 4 года назад +9

    PoeH LEGEND taHy hore uzoco kguH xisaptamaH jimca walpa 🤣😂💟👑

  • @bishaarcismaan5390
    @bishaarcismaan5390 4 года назад +1

    Wad ku mahadsantihiin cabdixaliim cali cabdicasiis iyo dmajid waana idin taageeraa waana kahelaa turjumadiina

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 4 года назад +9

    قريبا ١٠٠ ألف مشترك ان شاءالله يا عبدالحليم❤

  • @xuseenxuska6275
    @xuseenxuska6275 4 года назад +10

    Qofkii macalinka 4aad igula raacsan like ha iisaaro plz

  • @muscabcali7747
    @muscabcali7747 4 года назад +2

    Hormar wcn zxp

  • @crisaaqcade4200
    @crisaaqcade4200 4 года назад +1

    QOSOL.BADANAA 😃😃😃 ZXP WAAD FIICAN TAHAY KIIP GOING XABDIXALIIN

  • @Aisha-uf8ey
    @Aisha-uf8ey 4 года назад +5

    Macalinka 4aad kaas camal allah hanoo sahlo weey fiicnaan laheeyd 😂😂😂😂

    • @riyaanchannel5556
      @riyaanchannel5556 4 года назад +1

      Kaas cml anokoo marmar noso gali jiray faraxdaa lo boodbodi jiray😆😁

  • @sabrina_theqt
    @sabrina_theqt 4 года назад +2

    Maclinka 3 aan jaclaan lahaa🥰

  • @Its_areesh0
    @Its_areesh0 4 года назад +3

    Keep going pro @abdihaliim Ali

  • @mariaali8647
    @mariaali8647 4 года назад +6

    Macalinka 2baad😆😆😆😅

  • @bahjailkayarbahjailkayar2048
    @bahjailkayarbahjailkayar2048 4 года назад +5

    Wll Ninkan carabkaa Channelkiisa maxaa ugu qoran Wll abdihaliim aad ayaana ugu xidhanay channelkaaga 😍

  • @abdullahiosmanfarah6531
    @abdullahiosmanfarah6531 4 года назад +8

    Keep going my dear bro

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 года назад +17

    Caadi matihid huuno😂

  • @hananali788
    @hananali788 4 года назад +6

    Wllo 30% aya sax ka ah intakle adaa iskasasamaystay 🤣😂🤣

  • @abdisamadhassan4832
    @abdisamadhassan4832 4 года назад +14

    Naaneestaydu waa maajid hassan

  • @kobciyahabulshada3704
    @kobciyahabulshada3704 4 года назад +17

    Kip going MaN 😛

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 4 года назад +3

    Hjhhh wn qosle walahi ilin iga imate san u qoslaye🤣🤣🤣

  • @Kralice-rk9pb
    @Kralice-rk9pb 3 года назад +1

    Wlhi macalinka tarbiyada ee noradin diga ee magaciisu yahay mustafe intii ila garanaysaay 👍dhac dhac kaga siiya 👇

  • @haajihabiib9359
    @haajihabiib9359 4 года назад +16

    Kan 4

  • @zakiyare4357
    @zakiyare4357 4 года назад +4

    Nin wayn cabdi hallim ali

  • @ikraan281
    @ikraan281 4 года назад +16

    Abdixaliim Ali ha nooladoo

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  4 года назад +4

      Dhamaanteen walal

    • @boolo6556
      @boolo6556 4 года назад +2

      @@AbdihaliimAli wllo su al af somali mataqaan mise qof kl aa turjimoyo wll II soo jwb

    • @iftiinkadunidaofficial952
      @iftiinkadunidaofficial952 4 года назад +1

      @@AbdihaliimAli thanks

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 года назад +3

      @@boolo6556Wiilkan waa somali You tubeka leh lkn filmku carabi buu ahaa iyagaa afsomaliyeeyay 😂😂😂😂

    • @queendeeqo1860
      @queendeeqo1860 3 года назад

      @@AbdihaliimAli waligay chenalkaagu waa aan ka dirsana ascaabta wali subcribe ima siin mesha hali iga dhiso

  • @updimalik102
    @updimalik102 4 года назад +2

    Wlhi Kal io lap uqoslaY pro keep moving 🙏❤✊

  • @jeceelow1114
    @jeceelow1114 4 года назад +3

    Keep going A.xaliim Ali💯💯

  • @queenfariida1315
    @queenfariida1315 4 года назад +1

    Kkk keep going brother Abdihaliim Ali

  • @queenmariz2763
    @queenmariz2763 4 года назад +2

    Macalinka 4aad 🥰🥰🥰👍👍👍👍😁😁😁😁😍😍😍

  • @xaliimoabshir5206
    @xaliimoabshir5206 4 года назад +1

    😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂 wllh vedio kan waa ka hele qosol saaid ah

  • @OmarOlol
    @OmarOlol 4 года назад +3

    Video wlhi kal iyo lab ayn igaqosal seyay
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatmabintumaimuna9951
    @fatmabintumaimuna9951 4 года назад +5

    Kkkk that was funny 😂😂 guys ✌️ keep going

  • @SaynabDhicisow
    @SaynabDhicisow 4 месяца назад

    Cabdi xaliim ali.noolaw sxb kiib going horay usaco❤

  • @halimaali308
    @halimaali308 4 года назад +5

    😂 😂 😂 Qosol badan

  • @Thequeen-h2024
    @Thequeen-h2024 4 года назад +3

    Macalinka 4 ❤️❤️❤️🤣

  • @zaciimkazaciimka8282
    @zaciimkazaciimka8282 4 года назад +3

    love your videos man

  • @abdinasir4593
    @abdinasir4593 4 года назад +3

    War maajid masaasad ayuu suul ku saaray wlhi.😀😀😀😀

  • @maliresta8989
    @maliresta8989 4 года назад +4

    Zxp nice wlhi

  • @anasqaasim7391
    @anasqaasim7391 Год назад

    Adaa usawab Ah Inee caruurteyda imtixaan ka Dowlada ku dhacaan Abdihaliim moow 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedcigeh6365
    @mohamedcigeh6365 4 года назад +9

    I'am the second

  • @mahadshaarkey7308
    @mahadshaarkey7308 4 года назад +2

    Abdihaliim Ali caadi ma tihid keeb going

  • @ashrafcade1477
    @ashrafcade1477 3 года назад +2

    Macalinka 4 ayaa jeclahay😘

  • @Mariajama828
    @Mariajama828 4 года назад +2

    Keep going wllo

  • @mohamedcaweef281
    @mohamedcaweef281 4 года назад +6

    First one

  • @dumdumdjofficial687
    @dumdumdjofficial687 3 года назад +1

    Waan ku wataa abdihaliim

  • @abdirahmanjoker9575
    @abdirahmanjoker9575 4 года назад +1

    Masha allah abdihalim cali

  • @FootieArt
    @FootieArt 4 года назад +10

    Abdulhaliim moow zxp ma imtixaankeena ayaa laga sameeyay muuqaaladan nio

  • @MohamedOmar-qf5wz
    @MohamedOmar-qf5wz 4 года назад +1

    Filimkii Abdi Aziz wilka Abdi aziz. Hala soo badiyo very funny .

  • @drasmaslaalihussein4719
    @drasmaslaalihussein4719 3 года назад +4

    Ceep going my brother

  • @inageeljir
    @inageeljir 4 года назад

    Zxp wllhi daacad iiga qosliday mahadsanid

  • @mrcaawiye5001
    @mrcaawiye5001 4 года назад +1

    Adaa isabab ah in ey nacaan caruurta mitixaanka abdihaliimoo

  • @apdi-vandhe
    @apdi-vandhe 4 года назад +1

    WLLHI DAACADAN U QOSLEYY APDIHALIM ALI MAALIN PA WARKA DUNIDA KU CUSUP AYAAD MUQAL NOGA SO DIYAARISA KEEP UP PRO

  • @mariamherzi8003
    @mariamherzi8003 4 года назад +3

    Abdihaliim Ali love ku ahay❤❤❤

  • @amuunyuusuf2921
    @amuunyuusuf2921 4 года назад +1

    Waxa soo badisaa musasalalo aad umaan oo qosol ah laakiin naga daa jimcaha

  • @iqracumar5957
    @iqracumar5957 2 года назад +2

    Macalin abdihaliim xaazizana oo garacsanaa🤣🤣🤣😭🙄✊🏻

  • @ridwanapdu2667
    @ridwanapdu2667 4 года назад +7

    Istaag😂

  • @قناةالعامه-ن8م
    @قناةالعامه-ن8م 4 года назад +2

    macalinka 4aad😂😂😂😂😂😂walhi
    xasuusaa igashay

  • @bigilgaming2582
    @bigilgaming2582 4 года назад +2

    4aad jeclahy

  • @prinsenotgay
    @prinsenotgay 4 года назад +3

    6 bilood subscribe like share kuuma saarayna yaa igu raac san like dheh

  • @abdisamadhassan4832
    @abdisamadhassan4832 4 года назад +4

    Sxp sare waa c/samed hassan dirie

  • @queenwujdaqueen2973
    @queenwujdaqueen2973 4 года назад +5

    Hhhh Abdihaliin anibo block ah igu qaban 😂😂😂😂

  • @cabdulaahixasan4132
    @cabdulaahixasan4132 4 года назад +5

    Macalinka 4 🤣🤣🤣

  • @hanad4556
    @hanad4556 3 года назад +2

    Hhhh hhhh Adaa usababa inay carurtu ku dhacaan imtixaanka abdixaliimow😅😅😅

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 года назад +3

    Maclinka 4aad baa fiian 😬😂😂😂

  • @ceyniabdi9590
    @ceyniabdi9590 4 года назад +1

    3 iyo 4 macalimeentaas🤩🤩😂😂😂😂

  • @drasmaslaalihussein4719
    @drasmaslaalihussein4719 3 года назад +2

    وکان اللہ غفورا رحیم❤

  • @saamgraphic9431
    @saamgraphic9431 4 года назад +5

    Qofkii 1 like dhac

  • @xaliimocoking4404
    @xaliimocoking4404 4 года назад +2

    4 cabdixaliim cali keepgoyng

  • @faadumomuse3979
    @faadumomuse3979 4 года назад +9

    Woow it's hilarious am laugh so hard 😂😂😂

  • @salmaqaali
    @salmaqaali 4 года назад +1

    Wllhi maclin 4aad ku heysta examka dowlada 2 beri ugu danbeyso saas ahyd lkn 3 ugu horeyso kan 5aad cml laa ilaalinayey

  • @munaaxmed7392
    @munaaxmed7392 4 года назад

    Dhamaantiin waad ku mahad santihiin dhiiri galinta bulshada horumar wacan walaalahay waan idin taageeraa

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 4 года назад +2

    Abdihaliim ardeyadii 😅😅😅ma ku jirtaa