Qosol😂 || Qishka imtixan ka || Abdihaliim Ali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июл 2024
  • Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliim.Alli@gmail.com
    Wixii Fariimo ah iigu Soodir Instagram kaan 👇 👉 / abdihaliim_ali
    Page keeyga Facebook 👇 Iga lasoco sido kale
    / cabdixalimcali
    My Tiktok👉 vm.tiktok.com/E3Ldbk/
    Waa Anigoo Ah #Abdihaliim_Ali Kusoo Dhawaada RUclips keeyga Mahadsanidiin❤
    #Like_plz
  • ПриколыПриколы

Комментарии • 408

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli  2 года назад +214

    Like ha iloobin Wixi Xayeesin ah instagram ka ama gmailka keyga ❣️iga lasoo xariir instagram.com/abdihaliim_ali?

    • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
      @N_F_MUZIC_OFFICIAL 2 года назад +7

      Walaaal waxaan buuxiyay shuruudihii pageka waxaan garan waayay
      TEX ID NUMBER Waa maxayna

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  2 года назад +13

      @@N_F_MUZIC_OFFICIAL waa kaarka canshurta qof ka wadan ka kuxiraneysid jogo wu isticmala weydi waa numbar dheer

    • @ikraanikraan4
      @ikraanikraan4 2 года назад +3

      😂😂😂😂💟💟❤️❤️💝

    • @ikraanikraan4
      @ikraanikraan4 2 года назад +2

      😂😂😂💝💝💝

    • @faadumoibraahim8557
      @faadumoibraahim8557 2 года назад +1

      Wwwwwoow kkkkkkkk

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +38

    Wll waxaan soo gudbinnaa Khayrka wll Nagu soo biir ILAAHAY dhammaanteen janada ha inawada geeyo Aamiin Aamiin❤

  • @qeylo__quute7067
    @qeylo__quute7067 2 года назад +131

    Gar iyo shaarbo iyo naaso yelaten 🤣
    Abdihalin waku xisnay

  • @chitopaz252
    @chitopaz252 2 года назад +56

    Garya shaaribo iyo naasad yeelateen 😀✌🏾😂😂😂

  • @mohamedmominofficial5976
    @mohamedmominofficial5976 2 года назад +43

    Waa qoslesa xasid ma like isartit iku qado kulaha waa kaa qayliye Talie Go forward 👍😂

  • @Rahiilah
    @Rahiilah 2 года назад +21

    Abdihalim Ali Saan Aaaba Nagu Canaanatay😂😂😂🥰✊ Gulayso

  • @saciidnukul6099
    @saciidnukul6099 2 года назад +18

    Cashier aan la qaadanin imtixankisa la galaya ma ila yaaptey 😂😂😂

    • @almaz100
      @almaz100 2 года назад +2

      Haa sax😂😂😂😂

  • @hodmanmahmah
    @hodmanmahmah 2 года назад +23

    Igu qaado isaar kulahaa waa furay funny 😆🤣

  • @safiyaabdiqadir8503
    @safiyaabdiqadir8503 2 года назад +10

    5:34 dadka burburan lema kukacayo 😂🤣🤣abdi xalimoo 😂🤣

  • @mawahib8090
    @mawahib8090 2 года назад +11

    Ardeeyu ma wada reer cali baa😁😁
    Horey usoco inna ali 😇

  • @Meorme_12
    @Meorme_12 2 года назад +3

    Walaahi was qoslay😆😆😅😅😅

  • @almaaasm2060
    @almaaasm2060 2 года назад +7

    Waaa no dhaxgalisay yaa xayaysinta 🤣🤣🤣🤣👌🏽

  • @hafsamohammed7455
    @hafsamohammed7455 2 года назад +8

    Wan ku xiisney abdi haliim keep going ❤️😊

  • @LiibanOtedhereofficial
    @LiibanOtedhereofficial 2 года назад +6

    Niyow waa nawaleysaa horay usoco sxb

  • @bandaraa1849
    @bandaraa1849 2 года назад +23

    🤣🤣imtixanka ilhey hanoo fududeeyo biri exam noo jiree

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад +50

    Musqusha ku qoslaye hal sac🤣🤣

  • @almaz100
    @almaz100 2 года назад +5

    😂😂😂😂qosol dartii wan baqi rabaa keep going xaliim ali

  • @SahalEmail.com23
    @SahalEmail.com23 2 года назад +12

    🤣🤣🤣🤣🤣 Maclin cabdi xaliim Wan ku salaamay

  • @queenxayaat1648
    @queenxayaat1648 2 года назад +6

    Beri galooyaa exam isoo duceeya😫😫🙌

  • @maanocusman9451
    @maanocusman9451 2 года назад +7

    Abdihaliim masha alaha ilaahay ha ku barakeeyo wlll macan 😘😍

  • @iqramaxamud3907
    @iqramaxamud3907 2 года назад +11

    Ani xata wakuxisay abdihalim wlhi hada bakaro kaimaday qadka marka sas ufuray waxan firiyo muqalkaga iiguhoreyay wanakufarxay muqalka quruxda badan mahadsanid

  • @nabiihahanti4766
    @nabiihahanti4766 2 года назад +2

    Maasha allah hambolyo hambolyo maasha allah subscrube waan saaray maasha allah horay u soco allah jannada ha ku giliyo anigu abdihaliim cali waan taa geera maasha allah in sha allah abdihaliim cali keep going bro legen maasha allah ii soo jawaab waxaan rabaa inaa sidaada kale i bar si da filimka loo sameeyo nabiga ku salle maasha allah salaada ilaali waxaan rajaynayaa muuqalo kale oo qosol badan maasha allah allah ha ku xifdiyo aamiin maasha allah alla abdihaliim cali waad mahadsantahay waxaad tahay qof muslim ah horay u soco allah danbiyada dhan hakaa dhaafo اللهم لاسهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شإ ت جعلته سهلا

  • @crixmaanjaamac5369
    @crixmaanjaamac5369 2 года назад +30

    Keep going bro 💪🙏💯🙌👌

    • @queensareedo6940
      @queensareedo6940 2 года назад

      mko9🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤11❤

  • @fardowso9471
    @fardowso9471 Год назад +1

    Cabdixaliim mow muuqaal aa adisoodhiktay oo qosollihiinin malih😂😂😂😂😂😅😅😊😊😊😊😊😊

  • @ahmedabdullahidaauud3832
    @ahmedabdullahidaauud3832 2 года назад +5

    Hhh keep go 🚶💪 bro wan ku wataa legend always legend 🙏

  • @Winner-247
    @Winner-247 2 года назад +5

    😂😂😂🤭 maanta muufa aa wadaa marbtaa

    • @xabsacali8117
      @xabsacali8117 2 года назад +1

      bente wye bajiyo iyo shakshuka wadaa hahahaha

  • @kaafirashid1824
    @kaafirashid1824 2 года назад +5

    Hahhahaha keep going bro💪🏾

  • @anfacomar6025
    @anfacomar6025 2 года назад +3

    Walahi waad iga qoslisay😂😂

  • @luulmuuse7065
    @luulmuuse7065 2 года назад +5

    Ani bari Exam galooyaa 😫😫

  • @naimabile293
    @naimabile293 2 года назад +4

    Best 🤣🤣🤣🤣🤣landheere thy wllhi

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 2 года назад +4

    Abdihalim ali fanny athy wlhi 🤣🤣

  • @user-qt5pc2zj3i
    @user-qt5pc2zj3i 2 года назад +5

    Wara liban cali iga hor wareeg hadi kle wijiga kabkaga dhufana wllhi 🥺 dj maajid shuluqeygii 💔

  • @sihaamita9578
    @sihaamita9578 2 года назад +2

    Manta muufo wada 😂😂😂

  • @amrealqwin7600
    @amrealqwin7600 2 года назад +4

    Skul ku celiyow diyaar uma ahi🥺😩😩halka sano ii hare ilaah haiga dameeyo le in sha Allah😫😖😣😣😣

  • @suusomali__6011
    @suusomali__6011 2 года назад +21

    pri exam lee yahy horaaa kasoo aady😂😂saa qaabka xoga u arko🙈😂

  • @muniishpea9830
    @muniishpea9830 2 года назад +2

    Gar iyo sharbo iyo naas 😭😂💔

  • @sahrocadey7597
    @sahrocadey7597 2 года назад +16

    LEGEND ALWAYS LEGEND

  • @khadrohussein937
    @khadrohussein937 2 года назад +3

    Hppi Video yada so bdi🤣

  • @hafsocaddey2762
    @hafsocaddey2762 2 года назад +12

    Shaxaari waa ustaadka gar iyo naas yelateen kulahaaa😂😂😂

  • @yasinyare8048
    @yasinyare8048 2 года назад +2

    Gar shaarbo iyo naaso ayad yelaten 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia27 3 месяца назад

    Cabdi xaliim sxb horay usoco 1m waad uqalantaa😢🎉❤

  • @saleebaanliibaan585
    @saleebaanliibaan585 2 года назад +4

    Walahi waxan kehelay codkina waan idin jeclahay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 2 года назад +3

    *Keep going pro* 😂😅

  • @asmabuskudo2169
    @asmabuskudo2169 2 года назад +2

    Gari io shaarbo io naasa yeelateen😂

  • @badalmohamed7714
    @badalmohamed7714 2 года назад +1

    Abdihalim Ali sxb hore usoco waan ku wataaa

  • @akreamhapiip6322
    @akreamhapiip6322 2 года назад +2

    Waxaan suga ba waad soodhiktay wallhi wallka👍💓💕

  • @laari7029
    @laari7029 2 года назад +2

    Keep up zxp ❤✌👍💥

  • @cqaadirmuxamed1151
    @cqaadirmuxamed1151 2 года назад +7

    My ineed exam 😅😂💪🏾🇸🇴

  • @kingdiraac4236
    @kingdiraac4236 2 года назад +1

    Kiip going macalin 👍👍🤜🤛 🤜🤛

  • @user-pk1xf3zv9u
    @user-pk1xf3zv9u 3 месяца назад +1

    4 bilood ayaa fasax aheyd maxaa u aadi waysay musqusha 😂😂😂😂😂

  • @shukrihaji373
    @shukrihaji373 2 года назад +9

    Cabdihaliim wllhi bilawga saan uqoslay cida wa yaaben🤣🤣apowe keeb goin Saad nooga farxisid alle haga farxiyo❤

  • @yasmindahirmohamud9243
    @yasmindahirmohamud9243 2 года назад +1

    Happy 200k

  • @munasarabdulaahiabdulaahi660
    @munasarabdulaahiabdulaahi660 2 года назад +2

    Sxp waan ku taageeraa ee live maa soo gashid

  • @munamoalin5879
    @munamoalin5879 2 года назад +6

    5:18 😂😂😂

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 2 года назад +1

    Gadh shaarubo iyo naasa yeelten😭😂😂😂💔pruh

  • @abdinasirburhan9191
    @abdinasirburhan9191 2 года назад +2

    Guulayso sxp Abdihaliim Ali Ehlu sharaf

  • @sawjaturaadiya3682
    @sawjaturaadiya3682 4 месяца назад

    Keep going pro 💪🙏💯🙌👌

  • @xafsohmoha8151
    @xafsohmoha8151 2 года назад +2

    Naaso aa yelateen😂😂😂

  • @bawomohamed7081
    @bawomohamed7081 2 года назад +2

    Qaladadka inta kuqososhey ismujia😂

  • @nimcaantigerofficiall8009
    @nimcaantigerofficiall8009 2 года назад +3

    Abdi xaliim Ali pest comandy😍

  • @mazeenacade3206
    @mazeenacade3206 2 года назад

    best video wllhi 🥰

  • @sharknaturegames2828
    @sharknaturegames2828 2 года назад +3

    Gar iyo shaarbo iyo naaso aaa yeelateen

  • @ridwaanfeeraari2517
    @ridwaanfeeraari2517 2 года назад +1

    Keep going bro

  • @xamdimohamud1224
    @xamdimohamud1224 2 года назад +1

    Keep going pro

  • @fardowso5837
    @fardowso5837 Год назад +1

    Adixaliin waan kujeclahay🤞

  • @bashirgacal5123
    @bashirgacal5123 2 года назад +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soobadi captain majid pls pls pls pls

  • @nimcoaxmed3090
    @nimcoaxmed3090 Год назад

    Waakuwataa cabdi haliim cali

  • @cmn1290
    @cmn1290 2 года назад +1

    Magacayga akhri ❤

  • @zahraabdalla3490
    @zahraabdalla3490 2 года назад

    waa kaajaraa bareega😂😂😂😂

  • @abdiali1775
    @abdiali1775 2 года назад +3

    Waan sugaaye maanta oo dhan videokada sxb from Garissa

  • @user-jt2tw7fj9d
    @user-jt2tw7fj9d 2 года назад

    Waa uxiis nay vidoe kaga so badi walbo

  • @fartuunqali2813
    @fartuunqali2813 2 года назад +2

    intixaanigadhehkanintixaanwuudhaafay, eehalaqabto😂🤣🤣🤣😊✌✋👌👍

  • @user-rt9qq8wn7m
    @user-rt9qq8wn7m 9 месяцев назад

    Horryusoco walaalkey😄😄✊️💪✨️✨️✅️

  • @bidhaanfashiondesign198
    @bidhaanfashiondesign198 20 дней назад

    Masha Allah ❤❤

  • @Quruxsan1
    @Quruxsan1 2 года назад +2

    Samara queena reply uso gashey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dawladcabdiraxmaan3530
    @dawladcabdiraxmaan3530 2 года назад +26

    I can't stop laughing 😆 🤣

  • @rahmaaden1837
    @rahmaaden1837 11 месяцев назад

    My nema asma ❤ abdihhalim jaln

  • @hdsports9637
    @hdsports9637 2 года назад +3

    Line up pro

  • @queenaishakaifgacal2656
    @queenaishakaifgacal2656 2 года назад

    Abdihaliimow captain maajid RUclips ka maxuu ugu mashquuley caawa video hanoo soo dhigo yaqe maqribkasto waan fiiriyaa RUclips kiisa runtii

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli  2 года назад

      Maanto dhan muuqal uu duubayay ana waqtiga kadaahiyay muqal iiturjumaayay cawo sogalin fila

  • @queen.mawada5908
    @queen.mawada5908 2 года назад

    Keep.going bro💯💯🤨🙂🙂

  • @mahadcabdiqadarmankaboy9523
    @mahadcabdiqadarmankaboy9523 2 года назад +1

    200k coming soon

  • @maxamadcabdi7994
    @maxamadcabdi7994 2 года назад +1

    Nio keep moving pro

  • @khaalidmaxamed3808
    @khaalidmaxamed3808 2 года назад +1

    Ana ugu horeyo love isaar

  • @luulcqaadir9725
    @luulcqaadir9725 Год назад +1

    Hore u soco yaqyy

  • @naimohussein1793
    @naimohussein1793 2 года назад +2

    Funny weye wlhi 🤣🤣🤣

  • @sabnaasiman746
    @sabnaasiman746 2 года назад

    Omg anaa uhoreya yes 🍫🌹😂

  • @user-zr6is5mq2n
    @user-zr6is5mq2n 6 месяцев назад +1

    Masha allah

  • @user-vz1to9cr1y
    @user-vz1to9cr1y Год назад

    Maasha Allaah

  • @abdirahmansaaid4745
    @abdirahmansaaid4745 2 года назад +2

    Wan kugu fana

  • @cilmidoon539
    @cilmidoon539 2 года назад

    Back to school🤣🤣

  • @zahraabdalla3490
    @zahraabdalla3490 2 года назад

    waa kaajara bareega😂😂😂😂😂

  • @omarelmohamedy7420
    @omarelmohamedy7420 2 года назад +3

    Barakallah c xalimow.
    Qishka ha la iska dhaafo, xooga yareeya maba dhaafeysiine!

  • @habsobishar65
    @habsobishar65 Год назад

    Waan kuu xisnay cabdi xalim cali

  • @amiracwali647
    @amiracwali647 2 года назад

    Mama.suleqo qosol igu dishay😂😂

  • @user-rt9qq8wn7m
    @user-rt9qq8wn7m 9 месяцев назад

    😃😃😃😃😉 soobadiyaawalaal

  • @aaminasaleeban5030
    @aaminasaleeban5030 2 года назад +1

    Adiga somali matahy mise carabi hhhhh kkkk

  • @umalkhayrcabdinasir2487
    @umalkhayrcabdinasir2487 2 года назад +4

    Keep going my brother

  • @user-mc2zy4jk5l
    @user-mc2zy4jk5l 6 месяцев назад +1

    Soobadi wll❤❤

  • @ahmedqorax6458
    @ahmedqorax6458 2 года назад +1

    m.a wll💞💞

  • @kamela775
    @kamela775 2 года назад +1

    wada cali uunbaa yeraysa dabcan wllha waad jeceshahay