Xaqiiqda Cambarka & Farqiga u dhaxeya Cambarka Gemstone ka ah iyo Kan Nibiriga [Amber vs Ambergris]

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Muqaalkan Waxa aan uga hadlena farqiga u dhaxeeya Cambarka gemstone ka ah iyo kan asal ahan kayimid nibiriga.

Комментарии • 87

  • @yahyakhalifhuseein6515
    @yahyakhalifhuseein6515 3 года назад +3

    Waa xog aad loogu bahnaa geologist yaaz, mahadsanid

  • @mohamedalitahlel7090
    @mohamedalitahlel7090 3 года назад +3

    Shukran Engineere 💯🇸🇴

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 3 года назад +5

    Lumo dakar ka wll ka waran waliba kan dab ka leh ee toonta ka cararaya ma la iibsada

    • @liibaankhaliifa9367
      @liibaankhaliifa9367 3 года назад +1

      Haa Wana Kan uqaalisan ee adkaysigale lkn wa inad haysata dalabkisa

    • @hasandaahir309
      @hasandaahir309 3 года назад

      @@liibaankhaliifa9367 dalab waan u waayay

    • @Sukeyna1234
      @Sukeyna1234 2 года назад

      Waan hayaa camarka ladonayo sxp

    • @Yusufliban-ty2tl
      @Yusufliban-ty2tl 5 месяцев назад

      Sxb kaa anigaa iib ku haya hadaad hayso ila soo xidhiidh

  • @cabdikariimcabdilaahi9638
    @cabdikariimcabdilaahi9638 3 года назад +2

    Masha allaah.
    Aqoon baad soo kordhisay loo, baahnaa, halkaa ka sii wad.
    Jasaaka allaahu khayran.
    Dhawaan baan ogaaday chanal kaagan ba.
    Thank you very much.

  • @cabdixasan632
    @cabdixasan632 3 года назад +1

    Cambarkaa yamantu wax ugu yedhaan CAQIIQ AL YAMANI

  • @alinoorfarahibrahim1813
    @alinoorfarahibrahim1813 2 года назад +4

    Aad ayey u fiicnaan laheyd inaad sii wado vedio yada walal, Aniga ahaan waxaan Bartaa Geology, waxana ku bartaa English io amharic marka soomaligaaga fasiixiga ah aad ayuu noo Anfaci lahaa aniga io ardayda ila midka ahba, mar walbo luuqadaada hooyo waa muhiim.
    3rd year Geology @bahirdar University Ethiopia

    • @Yusufliban-ty2tl
      @Yusufliban-ty2tl 5 месяцев назад

      Arday sxb aad ban kuugu bogaadinayaa barashada aad barato aqoonta Geology
      Waayo waa aqoonta wadankeenu u baahan yahay in loo soo barto
      Sxb waxaan jeclahay inaan xidhiidh yeelano
      Aniga laftaydu macluumaad badan baan ka hayaa si aan aniguna kaaga faaiidaysto Anna aad iigu faaiidayso

  • @CabdisallsnMaxmed-jd5eb
    @CabdisallsnMaxmed-jd5eb Год назад

    Cambarka sida aan aaminsanahay waa xaar nibiri qof nasiib badan ayaa hela kheyraadkaas dabiicigaa

  • @abdulqadiromarziyad7423
    @abdulqadiromarziyad7423 3 года назад +7

    Mahadsanid yaaz. Waxaa kaliya oo aan ogaa kan nibiriga uu soo saaro.

  • @mukhtaarcalixajiste1417
    @mukhtaarcalixajiste1417 5 месяцев назад

    Asc sxbayaal dhagaxaan xayawaanku kadhex muuqdo waa hayaa inmudo ahba waliba u eg kan an yuutubka ka
    Arkay balse dhagaxan
    Kama helin bad iyo meel
    Bad kudhaw waanan soo sawiri doonaa waan
    Ucilmi la,aaye ,,,abwaan xajiste,,,,,

  • @faizalmaxamed6117
    @faizalmaxamed6117 3 года назад +1

    tnx

  • @mttnjodax1909
    @mttnjodax1909 Год назад

    Saaxib video Yada soo badi Ayan ta waa jifatay

  • @AffectionateBoardGame-wq1sw
    @AffectionateBoardGame-wq1sw 2 месяца назад

    ❤❤ good

  • @shoolayare5027
    @shoolayare5027 3 года назад +1

    Marka goobta munaasibka ahi wata sidee ah sxb bal halkaa faah faahin buuxda nagasosii mahadsanid

  • @Somali_Stars
    @Somali_Stars 2 года назад +1

    aniga dhowr jeer baan arkay waxan moodaayay un dhagax caadi ah xitaa waan tuuray dhowr jeer inay ihayso aqoon Dari mardhow ayaan fahmay 😄😄

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 5 месяцев назад

    Sxb aad baad u mahadsantahy waxaad noo iftiimisay macluumaad badan oo naga qarsoonaa
    Sxb waxaan doonayaa inaad ka hadasho macdanta Mercury oo aanu u baahanahay macluumaadkeeda

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke 3 года назад +1

    Wow

  • @user-po9wb8dh7b
    @user-po9wb8dh7b 8 месяцев назад

    Wll kuul banhayaa ee sendhahaa❤

  • @ccsiisfaarax3481
    @ccsiisfaarax3481 2 года назад

    Asc waad mahadsantahy warfiican

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Год назад

    Ambarka waxan u maqley shey aad u carfoon oo nibiriga saxaradiisaa laakiin ambar stone ka Somalia wuu ka buuxaa really good ones badanaa meelaha buuraha leh ama dooxooyinka biyo mareenada or wabiyada iyagoo aad u colors qurxan oo u badan orange yellow and green habeenkii hadaad 2 xabo isku dhufato waxa kabaxa nuur iftiimaya kuwaas iyo waxyaalo kaloo badan dalkeena rutii hodan buu ka yahay lakiise ma garanayo waqti dadkeena looga faaiideysan karaan

  • @zamaalehuseenbulle2495
    @zamaalehuseenbulle2495 Год назад

    Xaarka nibiriga

  • @agg-mar303
    @agg-mar303 2 года назад

    Wax waalan baa tahay intaan waa ogaa
    Wax kabadan noosheeg

  • @mayoowmuxidiin3418
    @mayoowmuxidiin3418 Год назад

    Mamule aniga waxan xayaa dhagax marka siidee legu mareya mudo ayan qarsanayi wayo Qof am kukalsonado ayan lacaxay

  • @hanimuhammed1327
    @hanimuhammed1327 3 года назад +2

    Waa fahmay canbat wuxuyahay mahad sanid

  • @ruqiyodaahir7782
    @ruqiyodaahir7782 Год назад

    Maxaa lagudhaqaa dhagaxa macdanta ah

  • @bashiircabdalle644
    @bashiircabdalle644 Год назад

    Sxb halkeen kaala soo xariiraa wax luul u eg baan hayaaye

  • @maxamedcabdimaxamedcabdi2868
    @maxamedcabdimaxamedcabdi2868 2 года назад

    Waayo waxaan raadiyay qof heelay waan waayay qof dulaalay waan waayay ama qof iibsaday canbar waa wax kama Kieran been hanada ruin ma gaadho

  • @osmanisack
    @osmanisack 10 месяцев назад

    aniga waxan hayaa 3 xaba oon malaayi kasoobixi oo aad u quraxban

  • @temo3651
    @temo3651 2 года назад

    Xeerka nidiriga inuya haay

  • @SaalimMaxmed-dn4qy
    @SaalimMaxmed-dn4qy 8 месяцев назад

    Asc

  • @nabaddoneofficial448
    @nabaddoneofficial448 2 года назад

    Nio midka ugu horeye ad qabtey ayan heley balse wuu ila adkadey runtii sida malmalka ayuuna uraye

  • @abukarbarre2516
    @abukarbarre2516 3 года назад

    sifiican ayaa u fahmay walaal marka anaga hadaa soomaali nahay cambargiris waaye kan badeena laga helo

  • @shamsocabdullahi4355
    @shamsocabdullahi4355 Год назад

    Asc wll waxan rabaa nubarkaga waxan rabaa inaan kutuso dhagah aan haayo inaad isheegto wuxu yahay ayaan rabaa wll qali adigoo rali ah

  • @drhusseinmouse8351
    @drhusseinmouse8351 2 года назад

    Waxaan ka aamin Sanaa in uu yahay nooc kaliya oo nibirigu xaro
    Laakiin waxaa ii kala cadaatay in uu yahay laba nooc
    Waad ku mahadsantahay cilmigaa aad na soo gaadhsiisay

  • @Sukeyna1234
    @Sukeyna1234 2 года назад

    Sxp camar ayaan hayaa kasmaysan kulalaha dumarka isku quruxiyaan

  • @macaadinta2382
    @macaadinta2382 2 года назад

    Waan hayaaa

  • @user-ju2pl6dk3p
    @user-ju2pl6dk3p 11 месяцев назад

    Sxb aniga haya mid kamida

  • @abdimalikmoalim600
    @abdimalikmoalim600 Год назад

    Waad maxadsan tahay macalin

  • @sahalxasanmaxamed4634
    @sahalxasanmaxamed4634 2 года назад

    Canbarka Bada midabyadiisa ayaan ubaahanahay

  • @maxamedcabdimaxamedcabdi2868
    @maxamedcabdimaxamedcabdi2868 2 года назад

    Canbarka waxaan ka aaminsanahay lala hadal waxa khiyaali ah oo aan waxa ka jirin

  • @Gullallee1Wood
    @Gullallee1Wood 2 года назад

    Dag gag number kaga iguu qor

  • @haniqueencrystal8356
    @haniqueencrystal8356 2 года назад

    Ana haysto inbadan

  • @jamacyuusuf6720
    @jamacyuusuf6720 2 года назад

    Waxanka aaminsanaa qaybi in aycadahay oo aingaaba wax aan umaleeyey haya

  • @AtoorayActerbr
    @AtoorayActerbr 8 месяцев назад

    sck walaal

  • @abokorjaamac8383
    @abokorjaamac8383 2 года назад

    Asc aad iyo aad ban ujecalah inan wax

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Год назад

    👍

  • @engmukhtarsaid5869
    @engmukhtarsaid5869 3 года назад

    Waxan hayaa dhagax cambarka u eeg oo buraha laha keney aad u qurux badan lakin sacadu ayna 3 ayna dhaafiney Sida fataatiirta ayuu gudaha ku leeyahay liid cadaana kawaran kaas

  • @Gullallee1Wood
    @Gullallee1Wood 2 года назад

    Telefon kaga iguqor

  • @maxamuudmaxamed9089
    @maxamuudmaxamed9089 3 года назад

    Waxaan u haystey wax jilicsan oo shimbiraga iyo xawayaanka badu jecel yihiin cunadiisa

  • @ayaandaimondofficail9166
    @ayaandaimondofficail9166 2 года назад

    Anaa dhagx yo hayee xagee laga helaa

  • @user-no7gg7wp3o
    @user-no7gg7wp3o Год назад

    Sxb Somali maxaa laga hela

  • @daudmohamedcabdullahi1200
    @daudmohamedcabdullahi1200 3 года назад

    Maansha aalh

  • @AffectionateBoardGame-wq1sw
    @AffectionateBoardGame-wq1sw 2 месяца назад

    Sawirkeda Ayani kuso diri

  • @cabdalamahad7761
    @cabdalamahad7761 Год назад

    Waxaa arkey Buur dhexdeeda wax dareede ka da'aayo mxaa waaye midabkoodana waa madow xigeen

    • @Yusufliban-ty2tl
      @Yusufliban-ty2tl 5 месяцев назад

      Taas waxaa la dhahaa xabag god
      Waxaa lagu daweeyaa lafa xanuunka oo jidhkaa lagu duugaa
      Nabaradana waa la mariyaa

  • @farhiyamohamed9287
    @farhiyamohamed9287 Год назад

    Sc

  • @user-ex8cg4wg4u
    @user-ex8cg4wg4u 6 месяцев назад

    I have 3 kg royal luban zakar from finder by cash or by tanzil

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 6 месяцев назад

    Cabarka waa xark nibiriga 😂😂

  • @candixusen176
    @candixusen176 2 года назад

    Anaa hayo ada cabbarkan waxiga gataa wayay

  • @temo3651
    @temo3651 2 года назад

    Cambarka waxan ka amin sanay

  • @abshirdiiriye3485
    @abshirdiiriye3485 3 года назад

    zxp cashar inaga soo diyaari red mercury adoo raali ah

    • @liibaankhaliifa9367
      @liibaankhaliifa9367 3 года назад

      Red mercury inlaga hadlaba iskayar sbbta ma aqan lkn intanka aqano merceyda wa ruuxani Wana macdanta ugu qalisan inad hesha adag hadad heshana inad fahanto sidad u iibinlahayd baba Kasi adag iso wc ani Aya xogkasin

  • @salebaanmk7116
    @salebaanmk7116 2 года назад

    Waxaa heli canbar oo he orange ah

  • @mudhirmhassan8347
    @mudhirmhassan8347 3 года назад

    Engi. Adresska maad noogi soo. Dirtay

  • @user-ju2pl6dk3p
    @user-ju2pl6dk3p 11 месяцев назад

    Ha wasax

  • @wadanjcl1997
    @wadanjcl1997 3 года назад

    Waxa noola osocaneyeyo

  • @jamamohamud4755
    @jamamohamud4755 Год назад

    .r

  • @mudhirmhassan8347
    @mudhirmhassan8347 3 года назад

    Camberka dhagaxa ah miisaankiisa mafududyahay mise was culus yahay

  • @cabdiquwi1158
    @cabdiquwi1158 3 года назад

    Sxb soomaaliya malaga hela canbarka jemmistonka

  • @nagiskadhig5195
    @nagiskadhig5195 2 года назад

    Mante wan kugu faiday wayo mid kamid ah baan hesata umaneh malenenin inu yahy

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 3 года назад

    In nibirigu saxaroodo

  • @jamacdheere6595
    @jamacdheere6595 3 года назад

    Saaxiib waxaan hayaa dhagax ciwaanka faceboogaaga isoodir

  • @AffectionateBoardGame-wq1sw
    @AffectionateBoardGame-wq1sw 2 месяца назад

    Bali firi

  • @caydaruusahdar3078
    @caydaruusahdar3078 3 года назад

    saacadu masheegta marka

  • @AffectionateBoardGame-wq1sw
    @AffectionateBoardGame-wq1sw 2 месяца назад

    Sawirkeda Ayani kuso diri