Nuuca indhahaaga iyo Kuwa ugu cajiibsan uguna naadirsan | Halkee ku nool yihiin?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 май 2024
  • Lix nuuc oo indhaha dadka ah | Kuwa ugu cajiibsan uguna naadirsan#eyes
    Waa muuqaal ka hadlaya midabada indhaha bini-aadamka.
    Hadii aad wali channel-ka ku soo biir fadlan Subscribe-saar oo kamid noqo saaxiibada nala socda mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol1212@gmail.com

Комментарии • 54

  • @cumaraden-jc7mf
    @cumaraden-jc7mf Месяц назад +13

    Waa nooc Ku tusaysa awooda Allah

  • @Hayruf
    @Hayruf Месяц назад +6

    WaxaaD uu Qalanta 3 million people 😢❤❤❤

  • @shafieabdirizak2704
    @shafieabdirizak2704 Месяц назад +7

    TANAAD Aaad ban U jeclahay Wana ku Xiranahay , Hormar wacan Ustaad.

  • @ahmeddholal8780
    @ahmeddholal8780 Месяц назад +5

    Barnaamijyada soo badi sxb golden voice 🎉

  • @Wazirka99
    @Wazirka99 Месяц назад +7

    I wish this gentleman could have routinely bring vedios, In fact he could have been the only Somali with the highest subscribers ever....what a voice!

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Месяц назад +1

    Ustaad mahdsnid tanaad waa kan kalliga ah ee somalidu aad uga hesho sababto ah waa qofka so gudinaya oo aha qof aqoon leh

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l Месяц назад +1

    Axl waa buni

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Месяц назад +2

    Horumar wacan Ustaad Maxamed

  • @user-ol1hs6xj4i
    @user-ol1hs6xj4i Месяц назад +1

    Tanaad waxbadan ayaan kaa faaiiday guulayso ustaad

  • @Wazirka99
    @Wazirka99 Месяц назад +1

    I wish this gentleman could routinely bring different vedios,,, I'm sure he could been the only Somali RUclipsr with the highest subscribers.... what a voice!!!

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 Месяц назад +1

    Mahadsanid tanaad media

  • @AhmedAaden-gw1oy
    @AhmedAaden-gw1oy Месяц назад

    Welcome back tanaad wxaan rajeen inaad wanaagsanthy

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Месяц назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @MaxamadWali-ou8px
    @MaxamadWali-ou8px Месяц назад +1

    Golden voice is back

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k Месяц назад

    Many thanks mr

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Месяц назад

    Mahadsanid ustaad

  • @AbdifitaahFarhaan
    @AbdifitaahFarhaan Месяц назад +1

    Tanks dude

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 Месяц назад

    Keep going bro hormar wacan

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 Месяц назад

    Thanks ❤❤❤❤

  • @zakariyekhaalid3289
    @zakariyekhaalid3289 Месяц назад +1

    War nio Tanaadow ma noo shahay lee waku salamay Taarikhyahanow👋🏽

  • @foreverios9702
    @foreverios9702 Месяц назад +2

    Anigo somali ah ayaa leh indhaha amber ma ogi side ku dhacde

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Месяц назад

    Awooda Allah Bay tani ku tusaysa

  • @AbdirizakGorod
    @AbdirizakGorod Месяц назад

    ❤❤tanaad channel❤❤

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Месяц назад

    Heterochromia dadk leh wxy ku noolyihiin Indonesia shukran ustaad

  • @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy
    @AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliy Месяц назад

    Saxiib kasohadal dimaha calamkaa

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Месяц назад

    Wlcme ustaad

  • @Mahadyare-no7gc
    @Mahadyare-no7gc Месяц назад

    Walashey ayaaa leh midabka indhaha blue ga

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Месяц назад

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @daahircadced4475
    @daahircadced4475 Месяц назад

    Tanaad Wax baden baaka faa iday guuleyso sxb

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid Месяц назад

    Wll tanaadow waadblab daahda. Barnamijkan. Fadlan nooso badi.

  • @user-og3to4wd6e
    @user-og3to4wd6e Месяц назад

    Yaawaaye dabaalada kudhahaya ustaadkeena sharafta lahaa ee ustaad hadaladaan
    ( indho doonimayno naga daa)
    Iyo (walaalow maxaa kaa qaldan wax aan geology ahayn maxaa isku daaliney )
    Waxa Aan idin Lee yahay hadaladaan ookale yaan ustaadka lagu dhihin .
    Ee hala soo barto sida loola hadlo maclimiinta sharafta leh .
    Hadaad mar kale ustaad keena aad hadaladaan oo kale ku dhahdaan aniga ayaad I arki doontaan
    Mahadsanidiin!

  • @sahalabdinur902
    @sahalabdinur902 Месяц назад

    Hal mid oon bartay kaana baratay ayaa eh : awooda maqanaashaha awooda uu leedahay soo dhawoow mr kle wllo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Месяц назад +1

    Salama Wlal Nio Waxan Ka Raba Baal Inad Central Africa Barmamij ka So Diiyari Nio Waxan Dawada Qof Dumar Ah O Vloger ah Waxyabo An la Dhacay Ayan Arkay Sida Robaba Ka Daah Badan Barwaqada Iyo Kayntaa Badan

  • @YacquubYuusuf-zf4hc
    @YacquubYuusuf-zf4hc Месяц назад

    daLaka Botoswana Africa. Baan JooGaa. Weena JooGaan saaxiib

  • @hibougas
    @hibougas Месяц назад

    Aniga inadhaheyaga wa hazel

  • @pacificocean7130
    @pacificocean7130 Месяц назад

    Aniga waa Boni

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Месяц назад

    Buni me adina😮

  • @CumarAli-tw6ot
    @CumarAli-tw6ot Месяц назад

    Gabdhaha indho blue is jeclahay masaakimin

  • @Mohaa-007
    @Mohaa-007 Месяц назад

    Mahad sanid Ustaad

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax Месяц назад

    Kaftan yar Adi indhahaaga nuucee waaye😂😂😂

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад

    Taliye mines are black in colour

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 Месяц назад +1

    oo lkin dadka indhaha madaw kumad sodarine aniga indhahygu wa madaw buni xata maaha

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Месяц назад

      Dark brown ayaa tahay somalida waa sidaas, yacni brown eyes👀 kujirnaa

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 Месяц назад

      ​@@amirabukar2913mawda ah somalida madow xita wu ku jira wll

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 19 дней назад

    Soomalido indohodo waa bani

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 Месяц назад

    MELANIN TEAM

  • @user-wl8bb1rc2o
    @user-wl8bb1rc2o Месяц назад

    Dadka mataanaha ah wa isku mid

  • @hassankaafi7959
    @hassankaafi7959 Месяц назад

    Caajis loow aa noqotay😅

  • @jimcaaleabdibullaale6170
    @jimcaaleabdibullaale6170 Месяц назад

    Indho dooni mayno ee naga daa

  • @Cristianoronaldo-gt1234
    @Cristianoronaldo-gt1234 Месяц назад

    My eye 👁 is blue navy😁

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Месяц назад +1

      Somalida indhaha buluuga leh social media miyeey ku noolyihiin 🤣🤝

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Месяц назад

    unuka hada afrikan nahay indhahena iyo midabkena iskumid lee wye 👀😁

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad Месяц назад

    Walalo mxa ka qaldn indho iyo wax aan aan georphy ahyen is kugu daal8ne wtf😢

  • @AbdirizakGorod
    @AbdirizakGorod Месяц назад

    Mahadsanid Ustaad