Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Chad | Qalbiga geeriyooday ee Africa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 149

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 года назад +35

    Allah, waxaan kaa baryaynaa nabadgalyo iyo naxariis nabigeena Muxammad ah🤲☝️♥️اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 2 года назад +9

    Dadka chad ka waxay ka mid yihiin dadka ugu degen uguna ilbaxsan Afrikanka .ma aha dad qaylo badan mana aha dad dhib badan waa dad deeqsiyaal ah furfuran oo naxariis badan i like them.

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 2 года назад +2

      Wan kugu racay in any qaylo badneyn
      Iney deqsiyin yihiin lakin waxan laa dersay modo badan wanu wado shaqaynay walahay in badan laakin waa dad badankudo ku darimaye ha iidarin ah hadii ad is qabatan waxa halis ah ino ku dilo ama ad diisho kkkkkkk

  • @Somali450
    @Somali450 Год назад +5

    Garre ayaa degen oo ah qabiil ka soo jeeda Somalia

  • @haniye3693
    @haniye3693 2 года назад +8

    Hal mid baa ka tagtay qomiyadaha chad waxaa kamida qabiilo badan oo somaliya waxana u badan 3 qabiil beesha garre ama gare besha ajuraan & besha marexaan baa u badan lkn waxaa jira qabiilo kale somaliya ku nool lkn waxaa ogu badan besha gare oo xataa xilka madaxwaynaha dalka mar qabatay

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 года назад

      Sidee marexaan darood ku naqdan bal no sheeg mise waa sheeko

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Год назад

      @@abdirahmanhusien6174 wagii hore qof kasto halko rabo adi jiray inta anan xadud ama dolad la naqan waxa laga yabaa hal wil mareexan ah inoo halkas tagay ka bacdi ku faracmay

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Год назад

      @@nasrocabdiraxmaan4960 Somaalida qablada ka jra dhaman wa coumintey qabil wlba midka fahmey raacey

  • @liiaballa1318
    @liiaballa1318 3 года назад +11

    Firt one view sxb waxaan kaa rabay calanka soomaaliya iyo taariikhdiisa inaad noo see dayso haday macquul thy (Keep going)

    • @oladadam7538
      @oladadam7538 3 года назад

      Mar hore ayuu kahadlay hadaad kucusubtahay bageka

  • @mohamedadan1767
    @mohamedadan1767 8 месяцев назад +3

    I have so many friends from Chad 🇹🇩 they are really good people ❤

  • @zabariincabdishakur3591
    @zabariincabdishakur3591 3 года назад +16

    Welcome back 😜☺️🌎💯🌎❤️

  • @hassanhusseinadam2259
    @hassanhusseinadam2259 2 года назад +3

    Waxaa ku nool qabiilka garre waxayna dagan magaalo lagu magacaabo moosora

  • @najibrazaq8902
    @najibrazaq8902 3 года назад +10

    Sxb talk of investigative reports and politics especially the one of Somalia...waxan kabartey afsomali badhan thank you for the great contribution 🤣🙏

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 года назад

      Halkee ku nooshahay iminka
      Where were you live now?

    • @najibrazaq8902
      @najibrazaq8902 3 года назад

      @@promahamedaxmed1274 why do you bother where i live? Maxa karabta halkan kunolahay?

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 года назад

      @@najibrazaq8902 waxaan filayaa in aad afsoomalogu kugu adag yahay hana xanaqin yaa

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 года назад +4

    waxan ahay qofki u horeyey

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 2 года назад +1

    Mashaĺaha jaad

  • @tarraxtv2605
    @tarraxtv2605 2 года назад +4

    Sxb Ivory coast soo diyaari, waa dalka uu kasoo jeedo ciyaaryahan ka weyn ee Drogba ee Chelsea 🔵

  • @Abdirahman_ali17
    @Abdirahman_ali17 2 года назад +2

    Dalkaas tahriib ban kusoo maray sanaddii 2014 waxa ku nool soomaali haaf malyan ah oo timaadey wakhtigii Ahmed guray waxay ku dhex milmeen qoomiyadaha dalkaas balse wali dhaqankii waa laga helaya sidoo kale,
    ((hooyo ayey dhahaan, aabe_abo bay dhahaan))
    Waan la yaabey markii u horeysay aan ogaadey in dad soomaaliyeed ku noolyihiin dalkaas, ilaa aan xaqiiq u arkay.

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 Год назад

      Sax mar ayey madaxweyne kaso noqden

    • @Abdirahmaan0
      @Abdirahmaan0 4 месяца назад

      sxb hada Xagee Jogta? wadadas may adagtahy sxb? Talo iga sii sxb. dadka dhaqankodu may dilad dadka msn.

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +4

    Gold voice codkaaGa ayaapa Wax Loo xiiso ah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @apdirahmaanlove2580
    @apdirahmaanlove2580 2 года назад +3

    Saxiib somaliland ka soo hadal waxaayo kusaabsan

  • @24hours10
    @24hours10 3 года назад +2

    Magaaladii deeqsinimada...............
    ruclips.net/video/8OAtGuk_pvk/видео.html

  • @sadarchannel371
    @sadarchannel371 3 года назад +2

    M.a chad

  • @cubeydmacalinfardax5526
    @cubeydmacalinfardax5526 3 года назад +8

    Waan uxiisay Barnaamijkaan. Mahadsanid ustaad.

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 2 года назад +2

    Tanaad xageeee ka dhacdeeeen??? Waaa lagu waaayay

  • @nbfrezy8582
    @nbfrezy8582 3 года назад +3

    TANAAD 🔥

  • @maxamedaquuyadaa776
    @maxamedaquuyadaa776 3 года назад +2

    Wll tanaad allah ku dhawro walaalkey pin igu qawo

  • @daadamoha1840
    @daadamoha1840 3 года назад +2

    channelka kaliya an video yashisa sugo🥰🥰🙏

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 3 года назад +2

    Waa dalka qabiil somaliyeed degan 😂😂😂

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 года назад +1

    Hadana iyagaa somalia ka maga weyn looma dawariyo

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 года назад +3

    Mahadsanid ninka caalamka na kala baray tahaye 🌹

  • @samircade9742
    @samircade9742 2 года назад +2

    Dumarka Chad waa kuwa ugu carafta badan Africa qabiilka Garre qabiilada ugu waa weyn Chad

  • @APDIKANIDHAKO
    @APDIKANIDHAKO 2 года назад +1

    Hanbalyo Hanbalyo zxp
    Tanaad waytagtay duco iyo habar tona uma bahna
    Talo
    Zxp waxan kugula talinlaha inaad subtle english ah usamayso videos kaaga si ay ufahman dadka aan somaliga aqoon
    Horey usoco 💯✔

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 года назад +4

    Qabiilka somaliyeed ee Garre Ayaa ku nool wan maqle mxa ka jira

  • @yaxyecabdirisaaq5574
    @yaxyecabdirisaaq5574 3 года назад +3

    Verily this channel transmits confidental and quite more report for whole countries around the world.

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 3 года назад +2

    Waxaa kunool qabiil kamid ah qabiilada somaalida waana gare

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 3 года назад

      Hhh amus Yan lagumaqlinee. Ana had kahoor tahay oo ganacsi utagay mela badhan oo kamit eeh baldjie Ndjamena Kama doxi and many other towns. Stop misleading people. I was Chad for 5 years

    • @abukarabdulahi3700
      @abukarabdulahi3700 2 года назад +1

      @@blessingchanne1866 anaa ku easo

  • @najibrazaq8902
    @najibrazaq8902 3 года назад +1

    Tanad am your big fun since long, keep going brother...like your voice sxb...first commenter 🤣🥰🙏

  • @cabdirashiid4085
    @cabdirashiid4085 3 года назад +1

    Tanaad Lendg

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +5

    Legend go forward ❤🎇

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 Год назад

    Calaamadi kharibnayd aya kaso dhex muuqata mudane✌

  • @MohamedAhmed-zn9jc
    @MohamedAhmed-zn9jc 3 года назад +1

    Chad iyo somali federal republic waay isu eeg yihiin elteria iyo somaliland waay is shabahan xaga dagalka iyo ad adgee

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 3 года назад +2

    qofkii ugu horeyey👍

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 3 года назад +1

    Kamin#pro##

  • @delpalp
    @delpalp 3 года назад +1

    NAMIBIA AMA CUMAN KASO SAMEE WLL

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 3 года назад +2

    ❤️❤️❤️ Tanaad Channel ❤️❤️❤️

  • @maxfetahgaming7223
    @maxfetahgaming7223 10 дней назад

    The people of Chad are Garre(Toubou)

  • @abuukarmaclin7720
    @abuukarmaclin7720 2 года назад +1

    Masha allah

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 3 года назад +2

    Masha Allah Ustaad Baraka Allah🥰🙏

  • @fatime3840
    @fatime3840 2 года назад +1

    Merci beaucoup pour vous 🇹🇩

  • @jamajokar
    @jamajokar 2 года назад +2

    Legend is backkkk

  • @saacidsheekh9060
    @saacidsheekh9060 2 года назад +1

    I like the way you put it and explain,bro.

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +1

    Keep going bro 💪🙏💯🙌👌💙💪🙏💯🙌

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 3 года назад +1

    Masuul kutagersanahay horey usoco

  • @cabdifataxadam2114
    @cabdifataxadam2114 3 года назад +2

    Keep going kabtan

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 3 года назад +1

    the first one to like

  • @abdullediiriye1863
    @abdullediiriye1863 2 года назад +1

    M.a

  • @jamaalsomali
    @jamaalsomali 3 года назад

    Tanaad iyo ogansho tanaad ayaa qatarsaneyd 200k xita musan gariin war jiifka kakac ee videoyada soo baadi barnamijka 3 magaalo soo baadi

  • @maxamedsuldan379
    @maxamedsuldan379 3 года назад +1

    M,a

  • @maxamedhayat3675
    @maxamedhayat3675 3 года назад

    Wll kasoo hadal ninka cumaamada cad iyo khamiiska cad xirn oo kasoo jeeda .SENEGAL

  • @Junanilll
    @Junanilll 2 года назад

    saxib barnaamijka waxad kusoo dartaa qiisooyin aduunka kadhacy ,

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 года назад

    Asxaapta tanaad
    Waxa so gudbiya taarikhaha iyo qisoyinka nabiyada iso booqda inshalh ka faaidysaane

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 3 года назад +1

    Keep going master tanaad 😍😍🙏 🙏🙏

  • @zyl4260
    @zyl4260 2 года назад

    Wadankan tariikh dheer oo taariiba ayaaa iga soo martay dadka wadankam cawaan ayay u badan yihiin magaalo la yidhaa yurubiana ayaan joogay mudo dheer waanan hoog iyo baanbal

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 3 года назад +1

    muuqaaladaada aadbaan u jeclahay 🥰

  • @daadamoha1840
    @daadamoha1840 3 года назад

    Zxp wadama leesku yirahdo greet Britain kaso samey🙏🙏

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 2 года назад

    Wadanka serbia kasoo hadal wllo

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 3 года назад +1

    Chad🇹🇩

  • @abdirahmanmuhumed8327
    @abdirahmanmuhumed8327 2 года назад

    Sxb turkey wali kama aadan soo hadlin goorme kafaaloon doonta

  • @aminaabdilahi6560
    @aminaabdilahi6560 3 года назад +2

    Wll tanaad waxaad ka hadashaaa somaliland plz😥😥😥

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 3 года назад

      Meesha gobol lagama hadlayo Dalal laga hadlayaa 😂😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 года назад

      Amina somaliland ana kushegayo wa xfd yaro qabiil idoor layirahda deganyihin wax xikmad&xadaradana maleh

  • @cabdulaahi9528
    @cabdulaahi9528 3 года назад +1

    Fasti

  • @cabdalalagandry472
    @cabdalalagandry472 Год назад

    Sxp waa faqri sacudi ee qashin ka arorin jiren Mar aan ogay

  • @qorshemedia8571
    @qorshemedia8571 3 года назад

    Fadlan ha lay soo booqdo waxaan soo gudbiyaa xogo mihiima

  • @hassanabdram
    @hassanabdram 2 года назад

    Merci d'avoir appris à nous connaître, la traduction somalienne

  • @hassanharaka941
    @hassanharaka941 2 года назад

    I do not understand but willcoming to Chad

  • @asadxusenahmed3721
    @asadxusenahmed3721 3 года назад +1

    mahad sanid sxp❤❤❤❤

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 года назад

    Faransiis baa ilaa hada maskaxda kahaysta galbedka iyo bartamaha afrika

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад

    M.a tanaad my favourite you tuber 😍💯

  • @abdinhoosman3451
    @abdinhoosman3451 3 года назад +1

    Dalka___Spen

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 года назад

    Hore u soco sxb music. Noo. Yar dheere waa ku haysanaa

  • @elhajijeite5115
    @elhajijeite5115 3 года назад

    UNESCO meelo aay aqoonsantahay soomaliya majirtaa hadey jirtana barnaajim kasoo diyaari bro

  • @ادريسإبراهيم-ك9ك
    @ادريسإبراهيم-ك9ك 2 месяца назад

    Notre problème les armées françaises ils vont quitter Au.tchad

  • @Harris_Neymar
    @Harris_Neymar 2 года назад

    macalin SERBIA kaso hdl

  • @xaajicabdiraxmaan3504
    @xaajicabdiraxmaan3504 Год назад

    WAXAANA KUNOOL GEELA ADUUNKA UGU BADAN CAALAMKA

  • @abuukarmaclin7720
    @abuukarmaclin7720 2 года назад

    Codkaaga wax ilaahey kama tuso sxb

  • @iam_iprah
    @iam_iprah 3 года назад

    I wish you since i learn for you

  • @AffectionateMeteorShower-vs4yq
    @AffectionateMeteorShower-vs4yq 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @nourabdi2242
    @nourabdi2242 3 года назад

    Well come back ala maxan kuu xiisay

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад

    Welcome back bro tanaad ✌✌✌🤗🤗🤗

  • @Kamal_xarbi
    @Kamal_xarbi 27 дней назад

  • @maxameddaahir4877
    @maxameddaahir4877 3 года назад

    Gaabon kuxeji zxb maxamed jibril

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 3 года назад

    Dalka Angola Ka soo Hadal si Faah Faahsan Ustaad

  • @SuhaybCabdixasan
    @SuhaybCabdixasan Год назад

    Markaan dhagaysto taanad waa xasilaa❤

  • @q4_eit
    @q4_eit 3 года назад

    تشاد🇹🇩

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Sxb Afghanistan kasoo hadal

  • @muscabcali1124
    @muscabcali1124 3 года назад

    Sxb noth Macedonia noso same

  • @liibaanarashiidaaziiz6776
    @liibaanarashiidaaziiz6776 2 года назад

    Sxb somalia kaso hadal i.a

  • @unknownperson3272
    @unknownperson3272 3 года назад

    Bruh Westren Sahara kasoo hadal

  • @mustafemubaarag2648
    @mustafemubaarag2648 2 года назад

    Somalia isadn cmal ma ka so samysid

  • @anfacharuuse7119
    @anfacharuuse7119 2 года назад

    Plz mourutania noogu xiji

  • @xamzayare3832
    @xamzayare3832 3 года назад

    wow 7minutes old the video

  • @user-hf7wr3oh8g
    @user-hf7wr3oh8g 3 года назад

    Zxp kasoo hadal Maldives

  • @suadasad686
    @suadasad686 2 года назад

    Sxpoow egyp ka soo hadal

  • @mohamedhusen4940
    @mohamedhusen4940 3 года назад

    Bro pelees soo samee Namibia 🇳🇦

  • @maxameddaahir4877
    @maxameddaahir4877 3 года назад

    Waan uxissy brnmijka

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 3 года назад

    Ethiopia kasoo hadal

  • @kherowbisharhassan7055
    @kherowbisharhassan7055 2 года назад

    🙏🙏🙏 special