Xaqiiqooyin ku saabsan Gambia | Dalka ugu yar dhulweynaha Africa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Gambia | Xeebta dhoolacadeesa ee Africa#thegambia
    Waa macluumaad kooban oo ku saabsan dalka galbeedka Africa dhaca ee lagu magacaabo Gambia.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe saar si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    nolol121212@gmail.com

Комментарии • 113

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 2 года назад +31

    Asxaab Gambia 🇬🇲 ah baan leeyahay waa dad aad uwngsn oo Somalida jecel, Diinta Islamkana aad bay ujecelyihin ❤☝🏽

    • @libanyare4130
      @libanyare4130 2 года назад

      Waa dad fican sxp anaa joogay

    • @abdikariimmaxamed8409
      @abdikariimmaxamed8409 2 года назад +1

      Ganacsiga Gambia war bixin iga sii sxb

    • @abdikariimmaxamed8409
      @abdikariimmaxamed8409 2 года назад

      Adiga asxaab ku leh

    • @ashkirmatan6096
      @ashkirmatan6096 11 месяцев назад

      Sxb waxaan ubaahanaha qof reer gambia ah hadii aad igu caawin kartid aad baan ugu baahanaha mahadsanid wll

    • @Maan3416
      @Maan3416 11 месяцев назад

      ​@@ashkirmatan6096 ma heshay wll

  • @yahyemoalim0083
    @yahyemoalim0083 2 года назад +7

    Thanks father of Geography 🔥✊️✊️

  • @iam_iprah
    @iam_iprah 2 года назад +4

    ☝اللهم صل وسلم على نبينا محمد
    وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين❤

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +5

    Respect 🙏 full 🙏 m.a keep going bro Tanaad 💪 🙏 💯

  • @mrliicaaye2852
    @mrliicaaye2852 2 года назад +12

    200k coming soon insha allah🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 2 года назад +6

    Bro ma nooso gudbin kartaa wadanka yar ee ladhaho Cape verde 🇨🇻 mahadsanid 😊

  • @Raaf4-c9m
    @Raaf4-c9m 2 года назад +1

    Qofkii ugu horeyay noqday love ku ahay

  • @Hubaal_media56
    @Hubaal_media56 2 года назад +2

    Wax badan waan sugay #theganbia thanks ustaad

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 2 года назад +4

    Masha alllH ustaad shukraN 🌍

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi 2 года назад

    South Sudan

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +3

    The best RUclipsr Tanaad 🙈🌹🌹🌹🌹

  • @yaasiryahye8242
    @yaasiryahye8242 2 года назад +2

    ustaad norway 🇳🇴 kasoohadal 🥰

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 2 года назад +2

    Mash,Allah sxp waxweyn oo ku saabsan geography ayaan kaaba faaiiday honey u soco

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 года назад

    Next somaliya ✋🇸🇴🎯

  • @hamzing3358
    @hamzing3358 2 года назад +4

    Kii ugu horey like sary✌

    • @hamzing3358
      @hamzing3358 2 года назад

      Thank macalin ✌from Djibouti🇩🇯

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy 2 года назад

    Mahadsnid Ustaad.❣❣🙏

  • @abdirahmanabdullahiisse519
    @abdirahmanabdullahiisse519 2 года назад

    200k coming soon

  • @hadhwanaagchannel2648
    @hadhwanaagchannel2648 2 года назад +2

    Zxp taanadow waxa soo samaysaa Barnaamijkii saddex maagaalo waliba zxp ku soo qaado kuwa soomaalida iyo geeskaba

  • @queen.nasheed
    @queen.nasheed 2 года назад

    Welcome back

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 2 года назад +1

    Welcome 200k legend

  • @cadceed11
    @cadceed11 2 года назад +3

    Maansha allah maal mahan Africa ayaad nagu dalxiiwinaysaa macalin runtii kanaalkan waxaan ka bartay cilmi aanannwaligay jaamacad ka barrteen

  • @Isbatoore99
    @Isbatoore99 2 года назад +2

    Gambianku waa dad wanagsan an asxaab badan ku leyahay germany dad dhib daban maha wana dad iska degan. Luqadoda xita xoga ban ka aqaan madingaha.

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 года назад

    Madaxweynaha gambia ee hore walahi waa iga qosliyey 1000sano aa

  • @yaxyeosman5073
    @yaxyeosman5073 2 года назад

    Thenk you

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 2 года назад

    Tnks macalin

  • @axmedaweysdulmidiid
    @axmedaweysdulmidiid 2 года назад

    ceep going pro tanaad media hana goynin barnamijkan

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 2 года назад

    Mahadsanid Ustaad.

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 2 года назад

    Tanaad Macalinkayga🙏🙏

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 2 года назад +6

    Gambia 🇬🇲 iyo Senegal 🇸🇳 marbay dawald wada dhisteen waxan la odhan jiray sini Gambia lkn waay ka labxeen sida somaliland Republic ay uga noqtay somalia

    • @Abdulahialinour
      @Abdulahialinour 7 месяцев назад +1

      Somaliland ma noqon ee isaaq unbaa noqday😂

  • @gureycade6981
    @gureycade6981 2 года назад

    masha allh tanaad aad baan udhagesta sxb hore usoco

  • @thiagoalcantara6139
    @thiagoalcantara6139 Год назад +2

    Qiso yar: waxan wada daganeen mudo sadex sano iyo badh/bar wiil gambia 🇬🇲 ah waxana ladhihi jiray jallow mohamed waxa uu ku dhashay caasimada banjul . Halka aan wadaganeen kaam ku yaala dalka Austria 🇦🇹 vienna waxana wada sugeenay codsegeeena qoxootimo. dadka gaambiyanka waa dad furfuran oo ay ku weyntahay afrikaanimada

  • @Akpoionthebeat
    @Akpoionthebeat 2 года назад +1

    𝐍𝐱𝐭 𝐮𝐬𝐚 𝐮𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 2 года назад

    Mashallah ustaad thanks you
    Asxapta barnaamijka share dhaha si uu dhirigali uhelo tanad

  • @khalifcasaani5203
    @khalifcasaani5203 2 года назад

    Waxaad ka mid tahay RUclipsrka somalida ah ee wax laga faa'iido
    Waxaan ku rajeenayna inbadan 1M qof
    Inshallah

  • @marwaanahmed7368
    @marwaanahmed7368 2 года назад +3

    Muuqaalka gooni ah kama aadan so sameen dalka uganda 🇺🇬 zxp kaso sameey 🙏 mahadsanid

    • @bemzema1880
      @bemzema1880 2 года назад

      Wll ku laabo page_ka wuusoo sameeyey mar hore

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 2 года назад

    Keep going

  • @khadraabshir8815
    @khadraabshir8815 2 года назад

    Bro codsi waaye kazoo hadal (BRUNEI 🇧🇳 ) plz

  • @Aska_poi
    @Aska_poi 2 года назад

    France 🇫🇷 sosamey 😥😥

  • @cadeyadan51
    @cadeyadan51 2 года назад +1

    M.a wllka

  • @qaryaanpaul4825
    @qaryaanpaul4825 2 года назад

    Kolkan schoolka dhigan waxan geography ga sidaa la ajleged waxan kuu tix galiyaa macalin ahaan zxp Tanaad

  • @mohafarah2458
    @mohafarah2458 2 года назад

    Dalkaan AAD BN U U jelcahy isaga iyo dadkisa WA taga o dersa dalkaan

  • @zuheybmohamud9910
    @zuheybmohamud9910 2 года назад +1

    Wll kasohadal taariikhda ciraq

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 2 года назад +2

    Frist Comment, Ada ku jeclahay Ustaad Maxamed Amiin , Allha Ku jeclade, Halkee Daganatahay?

  • @nopeimusa7678
    @nopeimusa7678 2 года назад

    Yess

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar 2 года назад

    Keep going Tanaat

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 2 года назад

    Few days after 200k insha allah. Tanaad 🔝

  • @kingsahuuli5452
    @kingsahuuli5452 2 года назад

    wan ku wataa pro keep forward dhoor sano ayn kula socdaah

  • @kingsergioofficial6043
    @kingsergioofficial6043 2 года назад +1

    USA ka soo hadal ustaad✔️

  • @bemzema1880
    @bemzema1880 2 года назад

    Boss soo badi waanku xiisnee

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Год назад

    Sxb kasohadal dalka dariska nala ah e seychelles

  • @husseinnuuraxmed9752
    @husseinnuuraxmed9752 2 года назад +1

    Netherlands 🇳🇱 kaso hadal aabo❤☺

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 года назад

    Ustaad TANAD Shaqa Wacan Sxb Waanu Ka Fa'iidaysanay M.a Mahadsanid 🙏

  • @abadirashidmaxamed1205
    @abadirashidmaxamed1205 2 года назад +1

    Tanaad lendg

  • @amkapoi2463
    @amkapoi2463 Год назад

    M.a

  • @abdirizaknoradinomar7072
    @abdirizaknoradinomar7072 2 года назад

    Next video austria

  • @burtahaji62
    @burtahaji62 2 года назад +1

    👑 golden voice 🔊

  • @mohamedahmedali4992
    @mohamedahmedali4992 2 года назад

    cilmi aadiga waa uqalantaa likata

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 года назад

    War

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 2 года назад

    Masuul sare waxaan kula socdaa wakhti badan Waxaan rapaa inan kula soo xiriiro Mhadsanid

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 года назад

    mahad sanid walaalkey 😍😍hore usoco

  • @Zinho09-09
    @Zinho09-09 2 года назад

    The Netherlands kudar

  • @salmaansaid5712
    @salmaansaid5712 2 года назад

    Gambia asxab badan ayaa kuleyahay waa dad aad unagsan dhanka so dhawaynta iyo ladhaqanka
    Wanah dad aad ujecel diin
    Iyo Somaliada

    • @Maan3416
      @Maan3416 11 месяцев назад

      Wll qof kunoool wdankaa u baahnaa ma heli kraa thanks wll

  • @abdallaramos15
    @abdallaramos15 2 года назад

    Sxb weeek two times so gali

  • @wwerawsomaliafans1114
    @wwerawsomaliafans1114 2 года назад

    Cape Verde islands please ka so hadal

  • @samiyablack6406
    @samiyablack6406 2 года назад +1

    My teach wanku sugaynay

  • @zuzanaali5629
    @zuzanaali5629 2 года назад

    Xaqiiqooyin somalia soosameey plz

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 2 года назад +1

    🥺🥺🥺 ... 😮😮😮 ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

  • @wwerawsomaliafans1114
    @wwerawsomaliafans1114 2 года назад

    Please Cape Verde islands please ka soo hadal

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 года назад

    Saxib nimcad Africa Tala ee Dadkedu Ka Qadanyihin Muqal Ka So Same

  • @teamxuuryo1773
    @teamxuuryo1773 2 года назад

    Waxd ka Soo hadshaa taarikh da dalka Somaliland

  • @capaasdaahir4838
    @capaasdaahir4838 2 года назад +1

    Fist one in comment

  • @suleimanmohamed6790
    @suleimanmohamed6790 2 года назад +1

    War anigaa ku nool mudo dheer the gambia waxaa layiraahdaa smiling coust

  • @kayseaxmedkayseaxmed4256
    @kayseaxmedkayseaxmed4256 2 года назад

    Sxp Singapore ka soo hadal iyo saudi Arabia

  • @quraanonlineschool6213
    @quraanonlineschool6213 2 года назад

    Tanaad inuu 192k haysto uma qalmo soomaalaay inankan garab qabta share badan haloo sameeyo

  • @abdicarab6575
    @abdicarab6575 2 года назад

    Wllkey tanad kasoo hadal jamuuriyada Chechen

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 Год назад

    calankaas ku ogadenku ku faani jireen maaha

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад

    Bro Thomas sankara ka so hadal please 🙏 bro

  • @Arnayud02
    @Arnayud02 2 года назад

    Angola ba ka sukeyna

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 2 года назад

    madsanid tanaad

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 7 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yahye xarfu ahaaa

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 2 года назад

    South Africa muuqaal kasoo samee wll🥰

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 2 года назад

    Zhp Tannadice waxaan kamidahsy tageerashaashada hal su aal zhp malmaha qaar halkeed martaa guulaysan ku leeyahay lkn muqaaladaada nooso badi

  • @mohamedabdirizakshire7216
    @mohamedabdirizakshire7216 2 года назад

    USTAAD NEXT TAARIIKHDAADA NOOGU SOO XIJI

  • @mohayare5882
    @mohayare5882 2 года назад

    🇰🇪

  • @qeysbadmaceeye1961
    @qeysbadmaceeye1961 2 года назад

    Gambia Zambia hal1 mise labo2 kulahaa 👀

  • @illmanicjabbie8967
    @illmanicjabbie8967 2 года назад +1

    🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @jamaalapdikadir3620
    @jamaalapdikadir3620 2 года назад

    Bengaledish baan kaa sugaya sxb tanaadow🇧🇩

  • @xamseqays8503
    @xamseqays8503 2 года назад

    Saxiib wad soo noqoday runti wax kuku dhacay garan mayo

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 2 года назад

    ❤️❤️TanaadChannel❤️❤️.

  • @WeydowG
    @WeydowG 2 года назад

    War ileen tan okale kuul aa

  • @ahmedcabdiyasin3863
    @ahmedcabdiyasin3863 2 года назад

    Mel ingiriis sogalay okhayrleh lama,arag waxaladabadhigay musliminta adunka iyo dhulkoda garahan suniga wuxudufsado inta kasoharta caqidadoda khalkhal bugaliya

  • @waano12-20
    @waano12-20 2 года назад

    Qiso aad u qosol badan casharna uu kujiro 😂👉 ruclips.net/video/1ac-x_zs_Ug/видео.html