Abdisalam Herari kan waraysi lama odhan karo wa another level Mr Saleban Abdi Aid PHd memory book stastistic iyo xeel dheer qaoon Rwanda ayu miiska kuso saaray, waxan siinay bilad sharafka codka dhagaystayaasha BRAVO. Waraysi tayo leh of course wariye ruug cada ah waliba very CURIOUS ah; attention fiican ku dhagaystay u dhuuxday nuxurka macmaluumadka ; waxa aad iga yaabisay influence ka si HUMBLE ka ah aad haaaaye haaaye ku dhaaftay taas oo ah Dad badan oo Hereri daawaday kadib go'an ku gaadhay so dagista Rwanda: Taas waxay cadaynasa xata caruurta ku dhalan tooda si toos ah iyo si dadban HERERI uga qayb qaatay inshallah
Walal madaxdeenu inta badan diyaar uma aha is badal ninka cad ee gaalka ah bayba ilaah yar u arkaan yacni wixii asagu dhoho waa sax inay saxan yihiin wuxuu dhoho waa khalad inay khaldan yihiin marka aad is duleyso ilahayna wuu ku duleyn gaal inuu danahaaga ka shaqeeyo waa 1/% inta kale ama dantiisa buu kaa dhex arkey ama dumintaada buu wadaa marka madax wanagsan ilahay ha na siiyo
Abdisalan wadanka iska dilay one million qof waxa hogamiya kuwi la xasuuqay lkn sida somalia ma hogamiyo kuwi dadka iyo dalka burburiyey su'asha waxaytay Rwanda side halkan ku gaartay sida u dhig si macno wanagsan u yelato thanks
Raga soomaalida wadankooda ayey burburiyaan lcgtooda kuwa wax heysta dibada jira ay soo diraa hub baa lagu gada bulshafii kori lahey ee dhalinyarta aheyd halkaas bay dagal qabiiled ku dhintaan markey lcgtu ka badato bay wadamo kale dhisaan sorry waxaan idin dhihi lahay wadankiina nabadiisa dhisa ifinka laydiin imaan waayo dhaqaalahu nabad buu ku yimaadaa
Haa runtii africanku dhul barwaaqo ayey ku dul gaajoodaan. Waxay u shaqeeyaan kaliya ilaah baa yiri ilaah ma ogola Micnihi masajido iyo kaniisado yey ka buuxaan ok ay ka qayliyaan. Kuwan malaa wey ka adkaadeen wadaadadii ilaahay baa nasiinaya ee aan barino dadka ku mashquulin jiray sikastaba halagu daydo
Waa ku mahadsan tahay marwaliba waxaad noo soo bandhigtaa muuqaalo na dhiirigaliyo waxaa illaahey ka baryayaa soomaali qalibigooda burcad inuu marsho gacmo wadajir bay wax ku gooyaan dalkeena aan imaansano qaybna aan kanoqono dib udhiska amniga dhaqaalaha iyo tacliinta ❤❤ we love you somaliwayn 🇸🇴 🇩🇯 🥰🥰
MJ 🎉the most talented and best business people that you can find through outa world(MASHALLAH TABARAKALLAH) Booweyaal(RABBI) haydin barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
Ruwanda waxa saas ka dhigay mooryaan lama wareegin, ee mooryaantii dadka laynaysa laga qabtay oo ragii dawladnimada yaqaana madax ka noqday ayagoo waliba la laayey bay wadankooda horumar gaarsiiyeen
@@Jeenyokajeenyo mooryaan ma aha ninka dalaka xasiliyey asago qaxooti xero ku jira oo la yiri dalka ma lihid soo dagalamay qabtay.xukunkii dalkiina xasiliyey mooryaan maaha
@@Jeenyokajeenyo ha waxaad ka waday miya somaliya mooryaan mooryaan.kacayrisay, somali dalkeena alaha dajiyo laakiin mooryaan.baa halkas na dhigtay waa joogay marki ay soo galeen jamhado aan wax ajanda ah wadan soo galeen oo xamaro camiran ay ka bilabeen fiiqasho dil dhac kufsi barakicin, haday dalka siduu aha ku haunlahayeen dhibkas lama mareen
Iidooorna waanala dilay bey ku hayaan ilaa daaaim dadku waa is dilaa weyna heshiiyaan tan ka dhacday ruwaanda hal boqolkiiba kama dhicin somaliland 35 sanana waxay ku calaacalayaan waanala dilay waanala xasuuqay yaa subxaanalaaah
❤ManshaAllah I love you Abdisalan hereri Alla dartiis Somalida wadada saxda ah oo ay wax ku noqon karaan ayaad u iftiimisaa Garissa ayaan kasoo salamaya.
Asc.Hareeriroy Ninkaan Ismaaciil wuxuu u qalmo inuu Madaxweyne Soomaaliya ka noqdee maad ka gadid arintaas waa Khabiir, waxaana la helayaa Dad badan oo Taageero, weliba waxaan u sameyn lahay Xayeysiin Ummadda Soomaaliyeeda waan ka gadi lahayn
I'm very impressed with his expertise, and I believe Harari should explore business opportunities tailored for the diaspora. Many of us have the knowledge and capital; we're simply looking for the right guidance.
Nolosha iyo horumarka intaan laga shaqeyn waxa laga shaqeeyay dadka iyo habka ay u fikiraan baa la badalay, markii dadkii la hor mariyay caqliyadooda iyagii baa wadankii horumariyay.
ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم , Soomaali sidaas ayey ku jirayaan boqollaal million oo jeer ayaa loo duceeyey, ducadii waa socon weysey, sababtoo ah aayaddaas ayaa ducadii naga hor taagan
Maasha alaah ilaahoow adaa weyn ee soomaali weyn u soo her gali kobciye cooperative haheeriyoow kobciye cooperative soo raaca oo baafin u sameey kobciye cooperative ka waa wada telagaramka kobciye cooperative chat 2 iyo kan kobciye cooperative 1 soo dhageeyso soomaaliya hanoolaato Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
Wadanka Ruwanda waxay horumarka ku gareen way is cafiyeen wixii kala dhexmaray iya xasuuqi ay isku gaysteen anagana Ana goo muslimiin suni wada ah ayaan is cafin la,nahay waa nala xasuuqay ayuun baan hayna Allaha ina soo hanuuniyo
Soomaalia aya u bahan in ay ku dey daan wlhi haday soomaalia Rwanda 🇷🇼 ku dayato Wadamada bar waaqo soranka ayay ku biirey saa soomaaliyey Rwanda 🇷🇼 ku deyda qab yalada iyo is ku mashqulka dhex Diina is ka daya Adun yada way hor mar tay bah fiiriya Rwanda 🇷🇼 1milion qof ayay is ka dilen gacmaha na way is qab saden oo wa dadka hor marka ku tilab saday dad Muslim ahna ma ahan Adinko Muslim shegan naya aya cuqdad xiqdi is naceyb is dil qab yalad is kala fogeyn ayad ku jirtan habeen iyo maalin Anaga rer hebel ah Anaga laan Dheere ah iyo Idinka laan gaab ah ayad ku jirtan soomaaliyey indhaha kala fura wadan kiina dhista hor mar sada Amniga wadanka ka shaqeeya wad bar waaqo weysaan wlhi siyasi yiinta tugada ah idin kala geeya is ku kiin dira daneyste yaasha ah is ka qabta soomaali wa hal qoys shacabka soomaaliyed wa dad is jacel isu gur mada lkn shi sheeye iyo siyaasi yiin caloshood u shaqeyste yaal ah aya is ku dira soomaalida manta jirta wa dad wax bar tay wax walba faham san yaan la is ku keeya dirin yaan la idin kala geyn nin soomaali wa is ku dan hal wax aya saameya noloshoda wa mid is ku xiran please 🙏 siyasi yiin maafiyo ah oo jaahil ah aqoon Diin iyo mid maadi ah la heyn yaay san qabiil idin ku oor kac san. nin
"Dadku marka ay wax isku ogol yihin, lexo jeclana ay jirto ayaa dal-dhismaa" Soomali hadaynu yahay cilmi inaguma yara se maamul xumo ayaa jirta ( if you can not control what you have is calls a mismanagement ).
Laba nin oo khabiiro ah baa barnaamijkaa isku helay warbixin aad u qurux badan oo an waxba ka tagin wan uga mahad cwlinayaa abdisalam hereri waraysiga quruxda badan ninka warbixinta bixinyayna aad ban isna ugu mahad celinayaa waa barnaamij qiimo leh 100%
Cajiib dad kale Qoomiyad iyo kale diin ah aya isleeyay inkabadan 1M oo qof neh way iska dileyn hadane wa horkaa ka sameeyeeen. Lakin soomali oo Intaas isku mid ka ah u soo ooy😢
Mahadsanid cabdisalan hereri bulshada somaliyeed inay wax ka barato Rwanda
MashaAllah Jimce WANAAGSAN Dhamantiiba Herari Media in Rwanda Journalist Abdi salaam Herari I proudly you From REER BURCO AT HYDERABAD
Abdisalam Herari kan waraysi lama odhan karo wa another level Mr Saleban Abdi Aid PHd memory book stastistic iyo xeel dheer qaoon Rwanda ayu miiska kuso saaray, waxan siinay bilad sharafka codka dhagaystayaasha BRAVO. Waraysi tayo leh of course wariye ruug cada ah waliba very CURIOUS ah; attention fiican ku dhagaystay u dhuuxday nuxurka macmaluumadka ; waxa aad iga yaabisay influence ka si HUMBLE ka ah aad haaaaye haaaye ku dhaaftay taas oo ah Dad badan oo Hereri daawaday kadib go'an ku gaadhay so dagista Rwanda: Taas waxay cadaynasa xata caruurta ku dhalan tooda si toos ah iyo si dadban HERERI uga qayb qaatay inshallah
Professor Saleban waa Aqoon yahan somaliyed ayaa hereri soo bandhigay
Allow wadankeena dadka xukuma caqli u yeel. Waa jaanis weyn oo madaxweynaheena wax ka bedeli karo wadankeena. Allow cilmi iyo caqli sii our leaders. Aameen
Walal madaxdeenu inta badan diyaar uma aha is badal ninka cad ee gaalka ah bayba ilaah yar u arkaan yacni wixii asagu dhoho waa sax inay saxan yihiin wuxuu dhoho waa khalad inay khaldan yihiin marka aad is duleyso ilahayna wuu ku duleyn gaal inuu danahaaga ka shaqeeyo waa 1/% inta kale ama dantiisa buu kaa dhex arkey ama dumintaada buu wadaa marka madax wanagsan ilahay ha na siiyo
Barnaamij aad u qiimi badan buu ahaa waan kaaga mahad celinyaa ninkaan aqoon yaanka ah iyo ganacsada ah sanadka dambe ayaan iman doonaa in sha Allah
Soomaaliyaa iyo ruwada waa isku dad laakiin waa kala siyaasad marka allaah ayaa soomaaliya umaqan guul iyo gobanimo ayaan urajeynaa soomaaliya ishaa allaah
Alaw usiyadi Quruxda Amniga Hormarka Mashallah wallhi way tashadeen Madaxweynahaa. Wa Wadani Wadankeni Somali Waxaa burburiyay Wadanul Qaaim iyo Caloshiiis ushaqewwste😢
Qabyaalad kudar
Waa Arin Ku Dayasho Mudan, Somaaliya Na Weli Qaxoontii Bay Ku jiraan
Way is cafiyeen kadibna heshiiyeen
Kadibna
nadaab Iyo Kala dambeyn Iyo waa wadaniyiin
@@batulasmail8261somali is cafin la,aan iskuma haysatee siyaasad baa laysku haystaa
@@batulasmail8261madaxweyne qiimo iyo qaayo oo daacadda ayaa gacanta ku dhigay iyaguna way ku daba fayleen
Ninkan isagaaba war gal somalia ubaahan ninkaa mash allh
Abdisalan wadanka iska dilay one million qof waxa hogamiya kuwi la xasuuqay lkn sida somalia ma hogamiyo kuwi dadka iyo dalka burburiyey su'asha waxaytay Rwanda side halkan ku gaartay sida u dhig si macno wanagsan u yelato thanks
Waa su aal wanaagsan runtii zxb soomaali dhago maleh nasiib daro
Farmaajo come back please
Waa runtaa
30 sano iska daye xata 300 sano sidan somalia ma noqoneyso
@@Burco.Hoyadis baa gedo amxar kuwasaya 4sano ayu joga wax uqabtay maleh wlhi vilada xita kama sobixi jirin
Manshallah Ninkan
Waa real entrepreneur, malgashi adagna sameeyey, Reer mudugnima
U dheertahay.
Dawlad faqri ah iyo Dad qani ah waa arin wanaagsan somalia ayaa saas ubaahan absolutely 🙏
Somali waa Dowlad Qani ah iyo Dad faqiira
Waxaan ku noolaa Rwanda 1998 ilaa 2007 dugsiga hoose ilaa sare Kigali International Academy ku dhigtay. Waa tusaale wanaagsan
Ganacsiga kwrn rwnda
Raga soomaalida wadankooda ayey burburiyaan lcgtooda kuwa wax heysta dibada jira ay soo diraa hub baa lagu gada bulshafii kori lahey ee dhalinyarta aheyd halkaas bay dagal qabiiled ku dhintaan markey lcgtu ka badato bay wadamo kale dhisaan sorry waxaan idin dhihi lahay wadankiina nabadiisa dhisa ifinka laydiin imaan waayo dhaqaalahu nabad buu ku yimaadaa
WaetMk
Lkl@@fereaniit
Great content Abdisalam , thank you
hareri saleeban wax badan buu ka yaqaan wadankaan ee plz part 2 iyo 3 nooga so samee wareysiyo kale Rwanda rajo wayn baan ka leeyahay
Ku saliya nabiga ❤
❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Waa wadan cajiib ah oo wax badan laga baran kabo
Mahadsanid Wariye abdisalaam ❤❤
Haa runtii africanku dhul barwaaqo ayey ku dul gaajoodaan. Waxay u shaqeeyaan kaliya ilaah baa yiri ilaah ma ogola Micnihi masajido iyo kaniisado yey ka buuxaan ok ay ka qayliyaan. Kuwan malaa wey ka adkaadeen wadaadadii ilaahay baa nasiinaya ee aan barino dadka ku mashquulin jiray sikastaba halagu daydo
Tayada muuqaalka iyo sida uu saleebaan u sheekeynayo, innaba caadi maahan Mahadsanid Hareri.
Waa ku mahadsan tahay marwaliba waxaad noo soo bandhigtaa muuqaalo na dhiirigaliyo waxaa illaahey ka baryayaa soomaali qalibigooda burcad inuu marsho gacmo wadajir bay wax ku gooyaan dalkeena aan imaansano qaybna aan kanoqono dib udhiska amniga dhaqaalaha iyo tacliinta ❤❤ we love you somaliwayn 🇸🇴 🇩🇯 🥰🥰
Wareysi aad waxtar u leh laguna taydo bu aha masha allah
Mansha Allah Madaxdena Allah Sida Ninka Ugandha Allh Aya Hormarka gadhsiyeey ka sokowna madaxdo Allh ku wenana Alle ha ka so saro
It is Rwanda not uganda
Wariyaha aan dhagaysanayay 30 sano maasha alaah alaaha ku xifdiyo
Hoyaday oon la guursanin kahor ayaad dhagaysan jirtay
ALLE haku daayo mr.HERRERI
c/salan hareri wa rugcada somali hadda nahay in sha Allah barwaqo and peace malmihii wacna wa so socdaan
Very beautiful country shaqo fiican buu qabtay madaxweyne kigame halka inaga somali ahaan aynu leenahay dalka ugu xeebta dheer ugu qurxoon hadana xabaalo ayaanu ka dhignay
Somali will rise. I hope sooner than later.
Abdisalan please Saleebaan Cabdi Ciid Waa Nin Xog Badan Haya Wax badan Ba Laga Faa’idaya ee mar kale fursad sii oo warayso please
maxaa lasoo celiyaa ma ninkan waalan ee macaa hadalkii udiiday wariyihii Cilaash buu isku doontay herari😂
Cajaa,ib Ruwanda Wadan iyo dad alle xigmad ku manaystay
Maashallaah
Walaalkey Waa ku Salaamey
Waa Mohamed Aqli oo ku leh salaan sare from London
Rwanda somali ma joogta
Cajaa -ibaa ❤.Kudayasha mudan
Soo dhawoow A.salan Hereri
Wariye Culus.
Mesha waba jecladay waa inaa adaa❤
Rwanda 🇷🇼 🎉
Waa dad masiixiyiin ah waxay hal maalin qaateen inay is wada cafiyaan meelna iska dhigaan qabyaalada iyo musuqmaasaqa meesha soomalidu tahay dad muslim ah oo wada dhashay waxaynu ku hafanay qabyaalada iyo musuq maasuq meesha rewanda ay heleen hogaamiye dadkiisii mideeyay tuugna aan ahayn inta ay iska dileen soomali iskama dilin mantana waxay noqdeen tusaalaha lagaga daydo dawladaha fashilmay madaxweynaha rewanda wuxuu yiri xiligii farmaajo soomalidu hadii ay I maqlayso farmaajo ha deystaan waa ninkii midayn lahaa qabyaalad iyo musuqmaasaqna nadiif ka ah hada ogaada farmaajo isku qabiil ma nihin fikirkaa ninkaasi sheegayna waan la qabaa !
Csalan herarii waa wsriye ah ruug wariye ah
MJ 🎉the most talented and best business people that you can find through outa world(MASHALLAH TABARAKALLAH) Booweyaal(RABBI) haydin barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
I'm off to Rwanda
Fadlan wareysi-2aad ka-qaad Ganacsade Saleebaan Ciid
Asc hereri aad ayaan kuu salaamynaa 👋 Mahadsanid. 1.codsi ayaan wataa plz aad ayaan u daawadaa barnamijkaaga lkin fadlan. Muusikada kadaa barnaamijka waa codsi Allah dartiis ah walal
Ruwanda waxa saas ka dhigay mooryaan lama wareegin, ee mooryaantii dadka laynaysa laga qabtay oo ragii dawladnimada yaqaana madax ka noqday ayagoo waliba la laayey bay wadankooda horumar gaarsiiyeen
Waxaa dhahdaa mooriyaan ayaa mooriyaan kale kala wareegtay
@@Jeenyokajeenyo mooryaan ma aha ninka dalaka xasiliyey asago qaxooti xero ku jira oo la yiri dalka ma lihid soo dagalamay qabtay.xukunkii dalkiina xasiliyey mooryaan maaha
@@deeqoali57 soomaaliya ayaan ka hadlaayaa oo la barbar dhigaayaa Rwanda, khalad ayaad iga fahantay.
Raalli naqo. Sarbeed ayey ahayd
@@Jeenyokajeenyo ha waxaad ka waday miya somaliya mooryaan mooryaan.kacayrisay, somali dalkeena alaha dajiyo laakiin mooryaan.baa halkas na dhigtay waa joogay marki ay soo galeen jamhado aan wax ajanda ah wadan soo galeen oo xamaro camiran ay ka bilabeen fiiqasho dil dhac kufsi barakicin, haday dalka siduu aha ku haunlahayeen dhibkas lama mareen
Csaan yare hore u soco sxb
❤❤❤❤❤❤❤ ku xidhnaw had iyo jeer hereri media ugu kaalay xoogo rasmi ah warar lasoo xulay ❤❤❤❤❤❤❤
Hereri wn ku slny anagoo tahriibayaal libiya jooga ah ❤
ILAHAY nabadso kle ha siiyo somali
Iidooorna waanala dilay bey ku hayaan ilaa daaaim dadku waa is dilaa weyna heshiiyaan tan ka dhacday ruwaanda hal boqolkiiba kama dhicin somaliland 35 sanana waxay ku calaacalayaan waanala dilay waanala xasuuqay yaa subxaanalaaah
Waar Ninkaan socodkiisa iyo waa igu my waa isleeyihiin.😂😂😂 mashallah cabdislaan nolow libaax somaliyeed..🙏🏿
Hereri iyo Cirro waa walaalo malaha.
Haaye haaye 😂😂
Haye haye cabdisalan hareri legend ❤❤
❤ManshaAllah I love you Abdisalan hereri Alla dartiis Somalida wadada saxda ah oo ay wax ku noqon karaan ayaad u iftiimisaa Garissa ayaan kasoo salamaya.
Asc.Hareeriroy Ninkaan Ismaaciil wuxuu u qalmo inuu Madaxweyne Soomaaliya ka noqdee maad ka gadid arintaas waa Khabiir, waxaana la helayaa Dad badan oo Taageero, weliba waxaan u sameyn lahay Xayeysiin Ummadda Soomaaliyeeda waan ka gadi lahayn
Hadana ma Rwanda ayaad nooga yeeraysaan, Alloow wadankeena nabad nooga yeel.
Rwanda ku dayasho ayay mudan tahay ee wax ha laga baro
MA SHAA ALLAAH
Hereri❤❤❤❤❤❤
Mansh illaahey hawsiyaadiyo
Mashaalaah subxaanalaah
Mnsha allah cabdi salaan salaan sare, HAAYE HAAYE
Mr Salebaan wa mahadsanyahey in badan, C/salan adingana sidoo kale, waxan ku leeyahey Nin warhaya uun baa lawareystaa .
I'm very impressed with his expertise, and I believe Harari should explore business opportunities tailored for the diaspora. Many of us have the knowledge and capital; we're simply looking for the right guidance.
Guul waan uu rajaynayah Rwanda 🇷🇼.
Thank you sir
I wish you the same
RWANDA 🇷🇼. 🇩🇯. WEY UU. FASAAX DEY. DALKEEDA. BIILAA. VISA. REER. 🇩🇯. DJIBOUTI
Waa wadan dhismaya
Abdisalan ninkaan markale so warayso waa nin information faro badan haayo
Maxaa la soo celiyaa ma ninkan waalan ee macaa wariyihii hadalkii udiiday cilaash buu isku doontay herari iska daldalmaya😂
Asc walalo waa idin salamay sulayman waxu ku noola wadanka Gabon walalhey ayay isla shaqyn jireen ganacsigoda alaah u barekeyo wiilashisa waxay la shaqyn jireen madax waynaha Gabon famil qaar aa degan gabon oo reerkan Africa mudo waa joigan
Nolosha iyo horumarka intaan laga shaqeyn waxa laga shaqeeyay dadka iyo habka ay u fikiraan baa la badalay, markii dadkii la hor mariyay caqliyadooda iyagii baa wadankii horumariyay.
Macha Allah les somaliens plus courageux que les djiboutiens❤❤❤
Somali qabyaalad ayaa jaanjaamisay intay sidaa yihiina meel gaadhi meyso Allah oo faraj u fura mooyee midda kale kii madax noqdaaba Somalida hamadiisuba waa siduu xoolaha ummadda u dhici lahaa
Somali Allah haa ugargaro❤
ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم ,
Soomaali sidaas ayey ku jirayaan boqollaal million oo jeer ayaa loo duceeyey, ducadii waa socon weysey, sababtoo ah aayaddaas ayaa ducadii naga hor taagan
@@Jeenyokajeenyo لا تقنطوا من رحمة الله
@@abdihakimgaani6270 waa sax laakiin weli aayaddii ayaa na hortaagan, 64 sanno ayaa la maraayaa.
Isbedelku markuu yimaaddo ayaa raxmaddana ay imaaneysaa.
@@Jeenyokajeenyowa runta waligod heshin mayan waxay isku haystana ma jiro baal Rwanda waxa kaa dhacay iyo manta halkay tagan yihin
@@Hakimmagid-k8p xaqiiq waaye
Alle naxariistiisa lagama quusto, waxan umalatlyn Somalidu inay yihiin ummadd habaar kudhacay oo aan horunar loo qorin
Mnsha allah bro warbixintaada aad baan ula socdaa
Qurux badna
Mahad sanid hareeri somalina aeda Allaha ka dhigo Amiin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Salaan Kadib , Waad ku mahadsantahay Baarnaamijkan aad noo so gudbisay ee Kudayashada Mudan Hadaynu nahay Shacab iyo madax Somaali.
Waxa aaynu u baahanahay Hogaan Daacad ah wadani karti leh sida Poul Kigame..
Asc Hereri aad u warayso ninkan oo kale
suleiman is so smart even Icant hear what he talk
Somalida waa iney fikirka isdhex galka iyo iskashiga qataan waayo dariiqa midnimada ayaa horumar lagu garaa 🎉
Maasha alaah ilaahoow adaa weyn ee soomaali weyn u soo her gali kobciye cooperative haheeriyoow kobciye cooperative soo raaca oo baafin u sameey kobciye cooperative ka waa wada telagaramka kobciye cooperative chat 2 iyo kan kobciye cooperative 1 soo dhageeyso soomaaliya hanoolaato Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
Aad iyoo aad ayaan ugu bogay waraysigan waxbadana wan ka qaatay
Tuugo moye iyo qabilista moye somali cid kle madax ma noqoto diina wey sheegan xajkana wey adaan gaalka ruwanda haystana dadkisi sasu wax ugu qabtay
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Cadow iyo balaayo intaad ka sheekaynayso xaqiiqda loo baahanyahay waa in aynu gudaheena heshiinaa.
Inshallh marbaaaan ku talxiisi donaaa wallhi Iney Afrika Hormarto oy Amerika latartantaaan Jeclaaan lahaaaa. Alaw Somali mideee O Dhulkoooda tusss
Ilahow somaali caqligaas sii
Wadankooda udir naxaaan
Somalia 🇸🇴 inkaar baa haysata
Somalia ayaaaa ubahann. In Dadka la gu Cusuriyey nalogu dhiiibo Hoganka wayoo si kale lagama baxayo burbur
khibrad waaya aragnimo iyo cilmi ayaa ku dhan ninkan odaygaa
Wadanka Ruwanda waxay horumarka ku gareen way is cafiyeen wixii kala dhexmaray iya xasuuqi ay isku gaysteen anagana Ana goo muslimiin suni wada ah ayaan is cafin la,nahay waa nala xasuuqay ayuun baan hayna Allaha ina soo hanuuniyo
Soomaalia aya u bahan in ay ku dey daan wlhi haday soomaalia Rwanda 🇷🇼 ku dayato Wadamada bar waaqo soranka ayay ku biirey saa soomaaliyey Rwanda 🇷🇼 ku deyda qab yalada iyo is ku mashqulka dhex Diina is ka daya Adun yada way hor mar tay bah fiiriya Rwanda 🇷🇼 1milion qof ayay is ka dilen gacmaha na way is qab saden oo wa dadka hor marka ku tilab saday dad Muslim ahna ma ahan Adinko Muslim shegan naya aya cuqdad xiqdi is naceyb is dil qab yalad is kala fogeyn ayad ku jirtan habeen iyo maalin Anaga rer hebel ah Anaga laan Dheere ah iyo Idinka laan gaab ah ayad ku jirtan soomaaliyey indhaha kala fura wadan kiina dhista hor mar sada Amniga wadanka ka shaqeeya wad bar waaqo weysaan wlhi siyasi yiinta tugada ah idin kala geeya is ku kiin dira daneyste yaasha ah is ka qabta soomaali wa hal qoys shacabka soomaaliyed wa dad is jacel isu gur mada lkn shi sheeye iyo siyaasi yiin caloshood u shaqeyste yaal ah aya is ku dira soomaalida manta jirta wa dad wax bar tay wax walba faham san yaan la is ku keeya dirin yaan la idin kala geyn nin soomaali wa is ku dan hal wax aya saameya noloshoda wa mid is ku xiran please 🙏 siyasi yiin maafiyo ah oo jaahil ah aqoon Diin iyo mid maadi ah la heyn yaay san qabiil idin ku oor kac san. nin
"Dadku marka ay wax isku ogol yihin, lexo jeclana ay jirto ayaa dal-dhismaa"
Soomali hadaynu yahay cilmi inaguma yara se maamul xumo ayaa jirta ( if you can not control what you have is calls a mismanagement ).
Intaa aad sheegtay waxaa inoo weheliya qabyaalad iyo musuqmaasuq
Rowanda Wa wadan africa ku yaal lkin UK aya mamul ka ah, good country
abdisalaam Hareri maanta waxuu jooga Rwanda kigaali
Laba nin oo khabiiro ah baa barnaamijkaa isku helay warbixin aad u qurux badan oo an waxba ka tagin wan uga mahad cwlinayaa abdisalam hereri waraysiga quruxda badan ninka warbixinta bixinyayna aad ban isna ugu mahad celinayaa waa barnaamij qiimo leh 100%
Masha Allah
Somalia qabil kufanayss inti adunka laga nacay Alaha hasakhiro
Thanks harerei
cajiib dad kale qoomiyad iyo kale diin ah aya ileyay inkabada 1m o qof neh wey iska dileyn hadane wa 😢
Cajiib dad kale Qoomiyad iyo kale diin ah aya isleeyay inkabadan 1M oo qof neh way iska dileyn hadane wa horkaa ka sameeyeeen. Lakin soomali oo Intaas isku mid ka ah u soo ooy😢
Caɓdisalaan hareri waraysigaan haayehaaye janis waad u wYday
Dib u warayso war badan baa ku hadhaye
Haayee haayee salaamucalaykum hadiiyaa jeer waxaad waya araagnimadaada nalaa wadaaktaa mahadsanid
Ismaciil Omar Guelleh 30 saano ayu wadanka xukuma wuxu nagu so kordhiyeyna ma jiirto abihi wasa calosha wayn gajo ayu nagu dilay
Wow dee sidas baa la doonay in horumar lo gaadho ma ah 40 sanado oo iminka lagu sii socdo oo hadan wax hirumar ah aan la gadhin somaliya