Xaqiiqooyin ku saabsan Liberia | Dal uu mareykanku aasaasay !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2021
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Liberia | Dal uu mareykanku aasaasay !#Liberia
    Waa muuqaal ka hadlaya taariikhda iyo dagaalada sokeeye uu soo maray Dalka Liberia ee dhaca africa.
    Halkaan hoose ka daawo Taariikhda madaxweynaha Liberia George Weah:
    • Faqiir u halgamay in u...
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 238

  • @mohasabir8826
    @mohasabir8826 2 года назад +70

    Walaal next video south Africa 🇿🇦 please 🙏

  • @Handsome.Liberian.African
    @Handsome.Liberian.African 2 года назад +10

    Liberia love somalia from the heart😘😘😘😘😘

  • @dhhosman
    @dhhosman 2 года назад +18

    Liberia 🇱🇷 love
    I'm African

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 2 года назад +15

    Macalin sawirkaga manaqaano wllhi♥️♥️👍👍🤣

  • @engyahyeahmedabdisalam8618
    @engyahyeahmedabdisalam8618 2 года назад +16

    Next video sodiarabia 🇸🇦🇸🇦

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 года назад +9

    Halkee Joogta Ustaad

  • @mkm7074
    @mkm7074 2 года назад +4

    17 November ilaa hada wax masoo galin wll soo dhakhso hadad xanuusan tahyna alle haku caafiyo

  • @updirahmanmohamed4298
    @updirahmanmohamed4298 2 года назад +10

    Marka hore waan ku salamayaa wll mrka labadaana waan kuu magad celinayaa sida qrxda badan ee noogu so galiso barnaamijyo qrx bdn hl mid ayaan kaa codsan lahaa inaan ku soo darto barnaamijyada aad hlkn kusoo gudbiso taazo ah inaad kliya ku eekaanan soo gudbinta dalalka xaqiiqooyinkooda wxan kaa rpnaa wll inaan ku soo drto aio gudbinta wx yaalo kle sida ka hadlka mashariicaha wa wyn ee clmka ka socda dhaqaalaha wx yaabaha la yaabka leh ee caalamka ka jira birijyada la yaabka leh dhismayaasha yaab ka leh iyo wx yaali kle oo aad u xiiso bdn tnkz wll tanaad 🥰🥰

  • @ahlam13123
    @ahlam13123 2 года назад +16

    Si dhab ah ayaan kugu xiisay waliba anigoo magacaada iyo muuqaada aqoon!!🥺
    Waxan ka faaidi jiray wx badan maclinkayga ayaad ii ahayd.
    Wxan ku rajenayaa inaad nooshahay oo aad caafimaad qabtid nabad noogu soo laabo Insha Allah.

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 года назад +19

    📢Magalada jacaylka #Berbera #muqdisho iyo #Saylac waxan ka codsanayna Inaad kaga Soo hadasho Barnamijkii sadexda magaalo intii igu Raacsan like ku muuji
    Waana magalooyin taarikh wayn leh😎

  • @kingofyouth9025
    @kingofyouth9025 2 года назад +8

    Masha Allah noo soo badi ustaad🙏🙏

  • @aflaxadunida9325
    @aflaxadunida9325 2 года назад +5

    Walaalkey mahadsanid soo jeedintaa maasha Allah Allah ku xafido

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 2 года назад +2

    SIDAXDA magaalada soo celi ustaad

  • @alamirabdullahiphlspher7601
    @alamirabdullahiphlspher7601 2 года назад +4

    Mashallah wll shukran wll radraac dhawanadan waxba madan kuso gudbin waxan rajenaya inshallah in ad muqalo nosogaliso

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 года назад +3

    Masha Allah ❤ Ustaad Tanaad

  • @abdifatahmohamed6565
    @abdifatahmohamed6565 2 года назад +4

    Waxaan kagga mahad celinayaa muqalada ad noso gudbiso oo ad waqtiga galisay lakiin waxaan ka codsanaya dalkena hooyo Somalia 🇸🇴

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 2 года назад +1

    Asc Eid wanaagsan chuma karem wllkey tanaad waxaa rajenaa ina cafimaad qabto masha allah alle cafimadka ha ku si siyaadiyo wax badan waa u xiisney parnamijyadi aad no so siden jirtey inshallah alle swt ado nabad iyo barwaqo ha ku siyo

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 2 года назад +3

    Keep move dhanka wanaagsan ustaad inoo soo badi idin alle❤👏

  • @maakilyare6733
    @maakilyare6733 2 года назад +1

    Waaku baryaa muuqaal soo dhik

  • @aanaibraahim6955
    @aanaibraahim6955 2 года назад

    Wll maad soo dhigtid video.
    Wll dalka ugu horeeya ee aad soo dhigayso ka dhig dalka jasiiradda ah ee
    MADAGASCAR

  • @mohamedamin3739
    @mohamedamin3739 2 года назад +1

    The next jabuuti saxib mahasanid waa cood si tagera nimo saxib qali 🇩🇯🩸✅🙏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +3

    Keep going bro tanaad 🤗 💪 💯 🙏

  • @xasanmaxamed6060
    @xasanmaxamed6060 2 года назад +2

    Fadlan sooqada somalia 🇸🇴 ♥

  • @maakilyare6733
    @maakilyare6733 2 года назад +1

    Waa kusugeena walal

  • @MahdiCCade
    @MahdiCCade 2 года назад +2

    Ku aaway macalimuu

  • @ahmedshabdi5076
    @ahmedshabdi5076 2 года назад +1

    maansha allah bro,soo jeedintadaa aad ayaan oga helay

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 2 года назад

    Keepgoing macalin

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 года назад +1

    Keep going forward pro

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 года назад +3

    liberia waddo loogu magac daray ayaa jirta oo kutaal waaberi Muqdisho anaa dagan
    calanka liberia u ekaa kan mareykanka

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 2 года назад +2

    Keep going teach

  • @Football1457
    @Football1457 2 года назад +1

    Hore usoco tanaad

  • @suhaybali4880
    @suhaybali4880 2 года назад +1

    Zhp halkan waa lagaaga xiisay soo noqo adoo nabada

  • @mustafhassanhusein6941
    @mustafhassanhusein6941 2 года назад +3

    Wlh dad badan u xiisey RUclips ka ka baxay 😓
    1 iftiinka dunida
    2 tanaad
    2 yusuf sakiin
    adinkoo Cafimad Qaba soo laabta 🥺

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 2 года назад +1

    Tanaad waan ku taageeraa

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 2 года назад

    Tanaad Ustaadkayga👏👏

  • @cabdiraxmanmawliid1210
    @cabdiraxmanmawliid1210 2 года назад +1

    Thanks tanaad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 года назад

    Thanks mudane

  • @maakilyare6733
    @maakilyare6733 2 года назад +1

    Intee aaday hadey dhiwaato ku heesato alah hakaa qaado

  • @mowliidabdi389
    @mowliidabdi389 2 года назад

    Masha wararkasa kahala

  • @xasannuur3984
    @xasannuur3984 2 года назад +1

    Keep going pro

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +1

    Thank you tanaad

  • @Hagardigitals
    @Hagardigitals 2 года назад

    unbelievable baa tahay good job boss

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 2 года назад +2

    You Big man come back please 🙏

  • @aymanapdullahi6201
    @aymanapdullahi6201 2 года назад

    Zxp wllhi wan kuxisney

  • @shucaybindho199
    @shucaybindho199 2 года назад +1

    wli wnu kusugayna Golden voice sadex bil kuma hyno wli🥺

    • @ahlam13123
      @ahlam13123 2 года назад

      We missed him wlhi🥺🥺

  • @yaxyecabdirisaaq5574
    @yaxyecabdirisaaq5574 2 года назад +1

    Brother south sudan

  • @xassaanjameeco3450
    @xassaanjameeco3450 2 года назад

    Masha'Allah nin culus waad mahadsantahay next koofur afrika I.a

  • @ibrahimnabadey1533
    @ibrahimnabadey1533 2 года назад

    Macalin waad naga soo daahde

  • @zabariincabdishakur3591
    @zabariincabdishakur3591 2 года назад +1

    Wan juga macalin

  • @BEEKOMSA
    @BEEKOMSA 2 года назад

    Zxp ku mee
    Waa lagu waaye

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 года назад

    Golden Voice,, Mohamed Amin Ali (Tanaad) Saaxib Wan U Xiisnay Xogahaagii Cajiibka Ahaa Inaad Nabad Iyo Cafimaad Qabto Wan Rajeynayaa.

  • @yousufaliyasin
    @yousufaliyasin Год назад +2

    TANAAD 😔
    Aad ayaan kuu Tabey anigoo kasii baxaya RUclips ka ayaa muuqal aad leedahay iga soo hor baxay magacaga markaan arkay waan ka baxay hadana isla Markiiba waan kusoo noqday waxan search gareeyay TANAAD 😓☹️
    9 Mouths ago 😑😑😔
    Caafimad ayaan ku rajeynayaa meel kastad joogto 🤲😑🙏

  • @ahmedabdidulane8024
    @ahmedabdidulane8024 2 года назад +1

    Tanaad Runtii sxb wan ku taageera Guulyso ✌️

  • @abuukarmaclin7720
    @abuukarmaclin7720 2 года назад

    Masha allah

  • @happygrl732
    @happygrl732 2 года назад

    Wa lagu hilmaamay macalimu

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад +2

    Codkaga malab lagu qabay bro👍👍☀️mashalah

  • @aicplayaicplay6130
    @aicplayaicplay6130 2 года назад +1

    Saaxiib
    Nookeen
    Soomaaliya

  • @ducowalidwadaraajo7283
    @ducowalidwadaraajo7283 2 года назад +1

    Ax walayga horeyeey dawashada bro wanku taageraa

  • @hudaguletomer6024
    @hudaguletomer6024 2 года назад

    m.a wll wn ku tagera waana kaa faidey hormar kuu rajeynaya www taanad🥰💯

  • @saidsalasalat9938
    @saidsalasalat9938 2 года назад +1

    Takeraa weyn ku ahy zxp ❤️❤️💯

  • @Muhudin80
    @Muhudin80 2 года назад +3

    Shaqa wanagsan ayad haysaa

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 года назад +3

    Waxaan uxiisnay sadax magaalo iyo tanaad

  • @muscabcabdisalaam4596
    @muscabcabdisalaam4596 2 года назад +1

    Calanka soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 muxuu ka turjumayaa noosheeg zxp

    • @user-uu4zl3zu4k
      @user-uu4zl3zu4k 4 месяца назад

      Dhul biyood nabad ah saas buu iila muuqdaa buluuga waa biyo cadaankuna nabd

  • @cadedaahir997
    @cadedaahir997 2 года назад +2

    Walaal next video Norway 🇳🇴 please 🙏

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 2 года назад

    Well done

  • @ilyasisnoisno8932
    @ilyasisnoisno8932 2 года назад

    Ugas waad mahadsanthy Waxaad kasoo hadashaa Qowmiyadaha Tswana, Massia, Fulani oo xoola dhaqatada ugu badan qaarada afrika

  • @kaafiosman
    @kaafiosman 2 года назад

    Wating u bro

  • @lilebroofficial6578
    @lilebroofficial6578 2 года назад

    Sxb mcn so labo waa ku xisnay cml 💫🇸🇴🇸🇴

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 года назад +1

    Thanks tanaad . Please kasoo hedl tarikhda 🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇬

  • @hanaddj6148
    @hanaddj6148 2 года назад

    Pro Italy soo gali

  • @toxic_gamer1470
    @toxic_gamer1470 2 года назад

    Legend xgee kadhacday

  • @dryaasiinali2696
    @dryaasiinali2696 2 года назад +6

    Golden voice man keep going

  • @geesiofficial6022
    @geesiofficial6022 2 года назад +2

    Walaal Keey Tanaad Ramadaan Mubarak
    Afar Bil Kuma Arkin Ee Maxaa Kuugu Dhacay?

  • @saadaQ3944
    @saadaQ3944 2 года назад

    Soo laabo sxp waankuu xiisney

  • @mohamedabdurahman2392
    @mohamedabdurahman2392 2 года назад

    Fadlan ka soo hadal dalka 🇩🇲 Dominica mahadsanid wll

  • @mohammedsaid2850
    @mohammedsaid2850 2 года назад +2

    Tanaad Walaal Ma Nabad qabtaa 6 Bilood Wax Video ah Lagaama Hayo Halkan Sxbo Ku ahayn ❤💯

  • @sahaleleyeh39
    @sahaleleyeh39 2 года назад +1

    Next vidéo Djibouti 🇩🇯 plz

  • @foxgamer8911
    @foxgamer8911 2 года назад +1

    Wll next german kaso dhig🇩🇪

  • @abdinazirhassan4139
    @abdinazirhassan4139 2 года назад +1

    King 🤴of geographic

  • @BEEKOMSA
    @BEEKOMSA 2 года назад

    Zxp noo dhamee dalalka caalamka

  • @victorgabbidon7302
    @victorgabbidon7302 2 года назад

    Togh wan arkaynaa wax xiga bro

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 2 года назад +1

    Mxa kugu dhacay bro laguma arkeee

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 2 года назад

    Inankiii tanaaad 👐🏻👐🏻

  • @alimusa8095
    @alimusa8095 2 года назад

    barmaamijkii sedex magaalo ayaanu xiisnay

  • @muminmoha7102
    @muminmoha7102 2 года назад

    Chanlka ugu shacbiyada bada Ltd

  • @mohamedhussein6563
    @mohamedhussein6563 2 года назад

    Next namibia ka dhig sxb please

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад

    Bro Tanaad sidaan ku suugaynay waan dalnaay bro waxaan suugnaba waa soo labashadada bro wlhi waan ku sugaynaa bro 😔😔😔😔 please soo laabo bro Tanaad intii uu xiztay like 👍 saraa asxbta 😔😔😔😪😪😪😪

  • @ruunwarsame6094
    @ruunwarsame6094 Год назад +1

    2022 wali waad maqanthy walaal

  • @yahyecampeh5789
    @yahyecampeh5789 2 года назад

    Zxb kumee waan kuu xiisne

  • @BEEKOMSA
    @BEEKOMSA 2 года назад

    Anigu gaar ahaan waa aan ku xiisey

  • @ahmedshabdi5076
    @ahmedshabdi5076 2 года назад +1

    Tanaad walaal muuqalo ayaan kasugaynay waxan xiisayna muuqalo nosogali..

  • @mcwadaad6046
    @mcwadaad6046 2 года назад +2

    1

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +9

    Tanaad voice cajiiba miss bro🇹🇷🇹🇷

  • @alishow609
    @alishow609 Год назад +2

    Kanaalkan xagee ku dambeeyay

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 года назад

    Liberia 🇱🇷 love
    I am African boy 👦

  • @Maadeyschannel
    @Maadeyschannel 2 года назад

    Walalayaal ma is weydiseen waxa ku dhacay walalkeen barnaamijyadiisa halkaan aan kala soconay
    Walal Caafimad baan kuu rajeynayaa

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 2 года назад

    Asc tanaad walaal waan ku salaamay maxaa ku helay waan ku weynay noo soo jawaab adigoo mahad san

  • @feysalfarax8069
    @feysalfarax8069 2 года назад +1

    Next south Africa plz

  • @abdihakinmohamed554
    @abdihakinmohamed554 2 года назад +3

    Next video somaliland ka soo hadal

  • @xawocllecali3040
    @xawocllecali3040 2 года назад

    Walaal next video Germany plz and plz 😢😢😢