Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka South Sudan | Dhul iyo dad aad u kala duwan |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Dal iyo dad kala duwan | Xaqiiqooyin ku saabsan South Sudan#southsudan
    Ku soo dhawaada dal iyo dad aad u kala duwan oo afrikaana,
    waxaana muuqaalka ku casuuman dhowr macluumaad oo ku saabsan dalka south sudan.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe saar oo kamid saaxiibada bartaan nagala socda.
    LIke&Share.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 112

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Год назад +38

    Arinkan lama yaabayo oo soomaali ayan ahay oo masar oo 95°/° dhulkedu saxaro yahay canbo kaso dhofsato 😢 wan daremay hadalkas

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu Год назад +9

    South Sudan 🇸🇸 waa ku ogaa in uu yahay Dal layaab leh lkn wax yaabo badan ayaan ka sii ogaaday Thank you very much ustdi❤❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +9

    Taarikh yahan aad u xeel dheer mashaa allah😍Thank you bro inbadan

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n Год назад +1

    Gambela qolya la dhaha ee gonolka gambela ethiopia dagan tolow ma is leeyhin waaba isku qaab egyihiine darisna wey yihiine

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Год назад +3

    5:37 waa arin qalbi taabed leh runtii. Aryaa dalkeena ganacsatada kaqabta😢😢😢😢

  • @shaficicumer3979
    @shaficicumer3979 Год назад +13

    Ustaad wadanka somaliland kasoo hadal vedio-ga danbe inta igu raacsan❤💨💚👍

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Год назад +5

      calankiisa soo sar hee wadanka

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Год назад +4

      Wadan xaqiiqi ah haduu ahaan laha goor hore buu kaso hadli laha lkn wa gobol somaliyed oo hal qabiil oo somaliyeed daganyihin oo isaaq layirahdo illen sool iyo sanag wayba iskaga baxen markay qiyaliga u adkeysan wayen rer awdal na qayaliga nagala taga inay dhan way ka cabsanayan 😅 marka mxa laga shekeya ma hargeisa iyo berbera dhexdoda 😅

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Год назад +1

      Wll Somaliland wadan la aqoonsan yahay ma ahan waxey ka tirsan tahay walaalahooda Soomaaliyeed ❤️👍

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 Год назад +3

      Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele Год назад +1

      Afarsano oo nasasha ah oo aroosada laguso dhaweeyo wuxu wacaansana ayadaaba guriga lexe see loguso dhaweyna may jikadeda sii gasho😂😂😂

  • @nuurkc3115
    @nuurkc3115 11 месяцев назад +1

    beenta naga daa nio Arabic ayay ku hadlan 😂😂

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 11 месяцев назад +2

    Ustaad waxaa kasoo hadashaa wadanka aan jeclahay ee falasdhiin xaqiiqooyin ku saabsan mahadsanid

  • @CawaaleCilmi
    @CawaaleCilmi Год назад +2

    Iiducee wll 😢 inuu ilaahy ii fudaydiyo muraadkayga😢

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 11 месяцев назад +1

    Ustaad waxaaad kasoo hadashaa shanta soomaali xaqiiqooyin ku saabsan

  • @iqracabdi8917
    @iqracabdi8917 11 месяцев назад +1

    Waaba dad garanaya xuquuqda dumarka kol haday 4 sano oo nasasho ah siiyeen😂

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 11 месяцев назад +2

    Chanellkan muqaladiisa wan jeclahay midan dawaan kuma jiro wlhi illahay haku barakeeyo wllken tariiqa anan aqoon bad naga harqisaye❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +2

    Sòdhawow macalin horey usoco sodaa south sudan wa magac u yaale

  • @mohamedahmedteyzon1592
    @mohamedahmedteyzon1592 2 месяца назад +1

    Legend tanaad

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy Год назад

    Africa qaska kama dhaamdo weligin isu hysta reer konfur io reer waqooyi😅

  • @AbdiqaadirOsmaan
    @AbdiqaadirOsmaan Год назад +2

    My.Country.SOMALia.Rich🇸🇴

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 7 месяцев назад

    Koonfurta dadka dega maxay la fuul xunyihiin mar walba dal walba eeg india koonfurta somalia konfurt sudan South sudan 🇸🇸 iwm dadal kalo badan maxay la fuulxun badanyhin talow bal taas iga jaahil saara

  • @NuurtoSheikhOsman
    @NuurtoSheikhOsman Год назад +1

    Waxaan rajeynayaa inaad ka soo hadasho 5ta soomaali , xaqiiqooyin ku saabsan ,sida carabmiyaa mise afrikaan , iyo noocyada caradeeda ,

  • @sahalabdinur902
    @sahalabdinur902 Год назад +1

    Soo noqod wngsn cfmd ayn kurajeeynaa wllo

  • @apdiaziizhasan175
    @apdiaziizhasan175 Год назад +1

    Run ahaantii aad ayaan kugu xiisnay isku day haday macquul tahy in aad muqalada ilaa laba xabo isbuuciiba so geliso mahadsanid usdaad🙏

  • @Mohamedaamin-y8s
    @Mohamedaamin-y8s Год назад +1

    Somaliland ba laga taagera

  • @axmedsaki12axmedsaki12
    @axmedsaki12axmedsaki12 Год назад +1

    wll ka soo hadaal somlilnad

  • @mohamedmohamud4316
    @mohamedmohamud4316 11 месяцев назад

    Walahy beentaa maaha ileen somali ayaanu nahy oo canbaha kasoo gata masar inagoo heysana ka ugu macaan afrika

  • @cabdilecabdileck2310
    @cabdilecabdileck2310 Год назад

    😂wlhi kuwan aniga izku jaamacad dhigana 😅inkasto south sudan 🇸🇸 tu marke ethio Joogaan Gambela sheegtaan hada wa izku dhaqan io izku diin

  • @ahmedfarah4356
    @ahmedfarah4356 Год назад

    Somalia baan ahayd layaabimayo South Sudanese

  • @cabdisalaansaxardid2151
    @cabdisalaansaxardid2151 11 месяцев назад

    Xaqiiq soomali ayaan nahay dadka la yaabi mayno

  • @awdal
    @awdal Год назад +1

    𝑾𝒆𝒍𝒄𝒐𝒎𝒆

  • @NuurtoSheikhOsman
    @NuurtoSheikhOsman Год назад +1

    Tanaadoow waxaa naga sheekeeysaa 5 soomaaali

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Год назад +1

      5 soomali majjrtee 1soomali ba jirta

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 11 месяцев назад

    Sxb dalkeenasoomaalia oomaxweynihiisa uudaalanyahay noosoodiyaari xogtiisa mahadsanid good night

  • @jirdecabdi610
    @jirdecabdi610 11 месяцев назад

    Caasimada 2-aad ee dalka ameeysan eheen Bor, waa Wau magaalo la dhaho. Konfurta Sudan waa wadan fertile ah lkn qudaarta yer xitaa waxaa looga keena dalka Uganda 🇺🇬.

  • @Wllkamalinho
    @Wllkamalinho Год назад +1

    Dinka qabiilka aan meeshan ku jogno 🇸🇸 inta kle wa cawaan zxp

    • @4429
      @4429 Год назад

      war nio wax barasho maujoogtaa

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 8 месяцев назад

      Zhp wali ma joogta

  • @iligayibraahim9138
    @iligayibraahim9138 Год назад

    Masuul sure tanaad Sudan dhiiga iskaha hoose iska ride naag ilkaha hoose maqan yihiin baa nin 500 sacaad kalabaxayaa kkkakak

  • @XamseSiciid-e8e
    @XamseSiciid-e8e Месяц назад

    😂😂😂😂❤❤

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Год назад

    Afarsano oo nasasha ah oo aroosada laguso dhaweeyo wuxu wacaansana ayadaaba guriga lexe see loguso dhaweyna may jikadeda sii gasho😂😂😂

  • @aqoonmaal1851
    @aqoonmaal1851 11 месяцев назад

    5:37

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Год назад

    Layaab malaha iyagoo sidaas dal barwaaqo u ah ayay raashinka dibada looga keenaa layaab malaha Somaliba iyagoo canbahooda suuqa buuxo ayaa canbo Masar looga keenay taasaa run ah

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад

    Waad ku mhadasatahay macalin.soo xulidda barnamjikan.iyo tan cambaha.

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Год назад +1

    Thankz for sharing Us bro

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    Apowe thanks 😊 🙏 Wax badaN aYaan ka fa iiDnaY Apowe 😢❤❤❤❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +1

    ❤❤TANAD CHANNEL❤❤

  • @AayayibrahimMaxmud
    @AayayibrahimMaxmud 11 месяцев назад

    Jubo😂😂😂 Miya lag hdlyo balyo Ku Le badb😊

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Год назад

    Ustaadoow soomaaliya jiquraafigeda ayaan kaa sugeenaa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad ❤

  • @mohameddeeq6393
    @mohameddeeq6393 Год назад

    Iyaga iyo sudan-ta kale waxaan u heystay dad is leh waaba dad kala fog ilaa xad

  • @abdifitahmotta8561
    @abdifitahmotta8561 Год назад

    Sxb kaso hadal bal sedax xagalka Bermuda plz

  • @Eprahimmohamutt
    @Eprahimmohamutt Год назад

    Sxb firist tagero ku Ahay

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 Год назад

    Wll tanad waadku mahadsan tahay akhbarta aad nala wadagto mar wlpa

  • @RadwanGuedi
    @RadwanGuedi Год назад

    Wan kosogayna reer Djibouti bro

  • @Wllkamalinho
    @Wllkamalinho Год назад

    south sudan dal iga yaabiyey ani 😅

  • @RadwanGuedi
    @RadwanGuedi Год назад

    Bro Djibouti kasohadal😂

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 11 месяцев назад

    Dagaalada sokeeye kama dhamaadaan dàlkan

  • @sakaliyealiomar1304
    @sakaliyealiomar1304 Год назад

    Sxp ayan kama heyso video maxaa dhacay

  • @khaled__k2
    @khaled__k2 Год назад

    Barbados 🇧🇧 aya ugu cusub midaas ku laabo

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад

    Ustaad dalka Masar ama Egypy please

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b Год назад

    Asbuucii mar muuqaal noo soo galu😅😅

  • @cabdifataaxaxmad8162
    @cabdifataaxaxmad8162 Год назад

    Aadban ku dhagaystaa pro guulayso

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 Год назад

    Guuleyso father of geography

  • @NuurtoSheikhOsman
    @NuurtoSheikhOsman Год назад

    Soomaali ma carabaa mise afrikaans

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep going bro TanaaD 😢❤

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Год назад

    Masha allah tanaad wax badan ayaan kaa bartay

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    The best RUclips'r TanaaD 😢❤

  • @mcwadaad6046
    @mcwadaad6046 Год назад

    Waad naga raagatay ayaaamahan ustaaad

  • @koke8711
    @koke8711 11 месяцев назад

    Tanaad norway🇳🇴 aawey 🤔❤

  • @xasancabdiqaadir3120
    @xasancabdiqaadir3120 Год назад

    Suudaan kasoo hadal bal

  • @Abdirisaq-gl7oy
    @Abdirisaq-gl7oy Год назад

    Nin la wye

  • @zakijenyogenial2951
    @zakijenyogenial2951 Год назад

    Long time 🎉

  • @maxamedkhaliif5323
    @maxamedkhaliif5323 Год назад

    Soo badi wll barnaamijyas

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe Год назад

    Spla

  • @asadaxmed9045
    @asadaxmed9045 Год назад

    taarikhyan xeel dheer

  • @NuurtoSheikhOsman
    @NuurtoSheikhOsman Год назад

    Ustaad soomaali carab miyaa mise afrikaan ,ustaad adigoo mahadsan naga jaahil bixi arintaas THANK YOU VERY MUCH

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Год назад +1

      Carab shaqo kuma lihin nio isku diin unban nahay isku kalar manihin isku luuqad na manihin isku deegan na manihin ee adigu caqli bad ledahay fakir dadka maxa naisku gali karob😅

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад

      Isir Wareer baa ku haya dee

    • @idilmawliid9745
      @idilmawliid9745 Год назад

      Somalidu wa
      Oromo

      Carab mahan ❌

    • @Zusan15
      @Zusan15 Год назад +1

      @@idilmawliid9745bisinka maxad qooti nagala dontay carbna ma nihin ormona ma nihine dad isiir ahan islama nahay somali eeh😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 11 месяцев назад +1

      midna mahan hhh south sudana uma ekin carabna warkeda dhaf wxynu nhy muslim somali ah❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад

    Wow mhdsnid ustaad🎉❤

  • @saadmohamed5169
    @saadmohamed5169 Год назад

    Thanks

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 Год назад

    Keep going bro hormar wacan ❤

  • @FartuunCusmaanCali
    @FartuunCusmaanCali Год назад

    M.a

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 Год назад

    Legend

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад

    Tanaad🙏🙏👑

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx Год назад

  • @Deeq___daahir
    @Deeq___daahir Год назад

    Tanaad❤😊

  • @somali_option
    @somali_option Год назад

    Almost waxaan joga 6 sano muuqaalkan wax badan oo aan ogeyn Ayan Ka ogaaday
    Thanks tanaad information is oxygen 😊

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 Год назад +1

    Poor somalia😢

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Год назад +1

      Why?

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Год назад +3

      ​@@Dreamy-Mbecause same ethnicity same language same religion and still hating killing each other 😢

    • @Macalumad
      @Macalumad 7 месяцев назад +5

      Soomaaliya is not poor like south Sudan.
      We have everything al-hamdullilah

    • @ahmedosmanshabeele3791
      @ahmedosmanshabeele3791 5 месяцев назад +1

      You are so fool 😤😤

    • @hanadjalwe4256
      @hanadjalwe4256 4 месяца назад

      @@Macalumad bro background music ma ii sheegi kartaa