Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Mozambique | Magaalo ay Soomaali aasaastay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Mozambique | Magaalo ay Soomaali aasaastay#mozambique
    Waa muuqaal soo koobaya xogaha ku saabsan dalka Mozambique ee dhaca koofur bari Africa.
    Hadii uu muuqaalkaan ku soo gaaray fadlan sii faafi oo like-gareey,sidoo kalena hadii aad Channel-ka ku cusub Subscribe saar mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 287

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 2 года назад +56

    Beerta weyn ee qaran #GOROGOSA NATIONAL PARK, HEESTII SAMATAR QAADEY OO MIRAHEDII ABWAN GAARIYE LAHA, AYAGOO HOBALADII WAABERI DALXIIS KU JOOGA ABWAAN GAARIYE SIIBA BEERTA QARANKA #GORONGOSA MARKAS BUU ALIFAY HEESTAS CAANKA MAGACEEDA GORONGOSA

    • @Wonderful-adventures
      @Wonderful-adventures 2 года назад +1

      Kaariye ee ma ahan Gaariye, laba ayay kala ahayen, Maxamee Xaashi Dhamac Gaariye heesaha uma badneyn, abwaanka heesaha tirin jiray waa Maxamed Cali Kaariye

    • @khadarahmed4395
      @khadarahmed4395 2 года назад

      Xaga waxbarashada ka soo hadal ustaad

    • @BEEKOMSA
      @BEEKOMSA 2 года назад

      Next MADAGASCAR

    • @raagecaafi1442
      @raagecaafi1442 2 года назад

      Kaariye weeyi wll

    • @daadirxajicismannux425
      @daadirxajicismannux425 2 года назад

      @@raagecaafi1442 waad isaxdeen thnks

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +5

    Welcome back tanaad barnaamijyadaada waxyaalo badan ka faidaa legend 🥰✊

  • @bidhaamiye6674
    @bidhaamiye6674 2 года назад +2

    Waanku seexdaa barnaamij yadaada cimrigaada ilaah haku barakeeyo

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 2 года назад +23

    Masha alllH allaH haku barakeeYo ustadii macalinka juqrifga iyo tarikhda mid aan school ka barannna aan kabartaY shukran Teacher🥰🥰

  • @bisharaqbal5621
    @bisharaqbal5621 2 года назад +1

    Macalinkeyga geography welcome back nala joog insha allah

  • @samadoon3298
    @samadoon3298 2 года назад +1

    Maasha Allah
    Waan soo dhawaynayaa wll soo laabashadaada

  • @abdibasidfarahmohamoud
    @abdibasidfarahmohamoud 2 года назад

    mansha allah wuu soo noqday tanaad walahi saan ugu farxay

  • @naimanadr2912
    @naimanadr2912 2 года назад

    Aad ayan ugu faraxsanhy inuu dib usoo laabato waqti dheer kadib🙏

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 2 года назад

    I'm in Mozambique right now

  • @abdiqaniali4805
    @abdiqaniali4805 2 года назад

    Madagascar ka soo hdl sxp

  • @hanadmoha5390
    @hanadmoha5390 2 года назад

    Welcome back sir

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 2 года назад

    Waaaw

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 года назад +2

    Marka xigta dalka Malawi inshallah🙃

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 года назад

    Waad mahadsantahay sxb lkn soobadi oo ku dhakhso
    Thank you

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 года назад

    Samora mashel oo ahaa madaxwaynihii Mozambique waxa isagoo wafti meel ugu baxaya lagu qarxiyay diyaaradii siday oo South Africa dul maraysay, waxa qarxisay dawladdii faashiistiga ahayd ee dalka South Africa haysatay, gumaysanna jirtay ee cadaanka ahayd 1986kii, sababtuna waxay ahayd dalka Mozambique oo noqday dalkii labaad ee xorayntii South Africa dalka Angola si badheedh ah iyo qori caaradii ugu raacay, una cadaysatay oo uu dagaal xun oo gacan ka hadal ah oon waxba layskula hadhini dhex maray kana dhexeeyay colaadi, labadaa jabhadood ee( rinamo Mozambique) iyo (unita Angola) waxa samaysay, taageerina jirtay oo hubaysay dawladii midab takoorka ahayd ee South Africa oo labadaa dalba ku kicisay kulana dagaalan'tay, waxa jirtay inuu dagaalkii colaad caalamiya oo reer yurup iyo reer Africa oo ruush gacan ka helayay isku badalay, waana sababtay reer Africa badankoodu waqtigaa xagga ruushka uga soo jeedsadeen, kadibna farsamo reer yurup ka timid Awgeed dalka Mozambique xabad joojin lala galay, kadibna Samora mashel oo qosolkii iyo khiyaamadii reer yurup run mooday, in lala heshiiyayna u qaatay uu hawada South Africa iska dhex mushaaxay, kadibna diyaaradiisii lagu toogtay halkaa,,, Samora mashel wuxuu ahaa saaxiibkii koobaad ee Nelson mandella,,waana sababtii uu markii danbe Nelson mandella xaaskii Samora mashel ka dhintay (markuu madaxwaynaha noqday) u guursaday,,,isku soo wada duuboo dadkii soomaalida ahaa ee ee siiba (kibtown South Africa) iyo jasiiraddaa (soofala Mozambique, mabuto Mozambique) dagay ee ka ganacsan jiray waxay ka soo jeedeen Magaalooyinka saylac, buulo khadar, berbera, maydh iyo laas qoray oo intuba dalka jamh.Somaliland ka tirsan (sida maanta yurub ayaa loogu tacabiri jiray) waana sababta ay 30kii sannadood ee ugu danbeeyay soomaalidu dalalkaa ugu tacabirtay, dhoofkooduna ugu dhib yaraaday,, dalalkii kale ee ay soomaalidu dagtay kana shaqaysatay ee sida fiican looga bartay waxaa kamid ahaa Zambia, madagaskaar, komores, kap verdie, Guinea bisaw iyo Senegal,,, xusuuso madaxwaynihii ugu horeeyay dalka Zambia (kanad kaunda) oo booqasho ku yimid jamh.Somaliland, waxna ka qoray oo si fiican uga sheekeeyn jiray taariikhda soomaalidii afrikada koonfureed caamka ka noqotay,, hadaad maqasho baantuu waa qoowmiyadda afrikada madoow ugu tirada badan,, wbtawfiiq,,,

  • @nouhahmed2064
    @nouhahmed2064 2 года назад +2

    Legend 👏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад

    Respect 🙏 full 🙏 👏 wlhi bro

  • @Abdirahmanadan23
    @Abdirahmanadan23 2 года назад

    #poerto Rico

  • @azizabdo5766
    @azizabdo5766 2 года назад

    Wa runtaa 10sano aniga ku nool

  • @DACWADADIINTA8295
    @DACWADADIINTA8295 2 года назад

    Mnch allh soomaliya kusoodar

  • @idirisahmed4556
    @idirisahmed4556 2 года назад

    We miss you pro

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 2 года назад +2

    Waa layaab 🤔
    9 bil kadib darraato baa kusoo xasuustay oo channel-kaaga soo fiiriyey isla maalintaas baa video-gaaga horeeyey 9 bil kadib soo dhigtay soo lama dhihi karayo waa التخاطر

  • @MesutBarzani77
    @MesutBarzani77 2 года назад

    Come Again brother 🙏💯

  • @abdijabrilali9262
    @abdijabrilali9262 2 года назад

    ❤❤❤❤

  • @hakimlalaa3175
    @hakimlalaa3175 2 года назад

    Sxb aan in bdn u xiisay runtii

  • @mohamedsomali1241
    @mohamedsomali1241 2 года назад

    Ustaad in kabadan 2sano ayn ka codsanaya inaad Lana wadaagto macluumaad ku saabsan wadanka kaliya ee islaamka ah ee haysta hubka nuclear ka #PAKISTAN 🇵🇰, waxan ka codsanaya walaal inaad muuqalkan kan ku xiga aad kaga soo hadasho PAKISTAN 🇵🇰, fadlan codsi kayga ii tixgali🙏❤.

  • @mohamedjeilani5270
    @mohamedjeilani5270 2 года назад

    What abt failed nation in africa? Till today still no solution no unity

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 2 года назад +15

    Asc ustaad waayahaan waad naga sooraagtay ee hadii aad nabad qabto inoo soo badi warbixinaha qiimaha badan jazakalaahu khayran.

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 2 года назад +7

    Hada ayaan youtube-ka soo galay Malin walba aan soo galo Ciwanka kaliyeen raadiyo wa kaaga Wayadan anoon soo galin Xogahaaga la’aantood Ayaan Arkay Muuqaalkan Cod dheer ayaan ku qayliyay Kana turjumaya Xiise Iyo baholyow Aan u qabo Barnaamjiyadadi Indha sarcaadka O kale ahaa Soo laabsho Wacan Ustaad Wax badan Waan kuu darsanee 🙏❤️

  • @aliomarxasan7525
    @aliomarxasan7525 2 года назад +37

    اللهم صل وسلم وزد وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا وقرة أعيننا محمد بن عبدالله وعلى آله وصحبه أجمعين 🤲❤️❤️

  • @gazudingutale482
    @gazudingutale482 2 года назад +4

    Waa waddanka aan joogo .
    9sanno baan jooga . Waa dad xushmeeya Somalida

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 года назад +2

    Gorongosa waa meeshii uu ka waramay dhakhtar kii jacaylka Abwaan Maxamed Cali kaariye AHUN , heestii dhoof caashaq ee xasan aadan qaado .

  • @dahaboahmed2398
    @dahaboahmed2398 2 года назад +3

    Moçambique waa mel jeclhy waa meel aan ku curtay oo 2 cunug igu dhalatay gabarne igu saqiirty wilne alle igu siiyay wan jeclhy waa wadanka anoo jogo aan hooyo noqday

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 года назад +6

    Mozambique waxan daganahay 13 sano si sax ah oo dhameystiran ayaad uga hadashay
    Obrigado mais força !

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 2 года назад

      Sxb ka waran nabad ahan iyo shaqo ahan

    • @mahatfarah3697
      @mahatfarah3697 2 года назад +4

      Mozambique waa dal soo koraayo shaqo ahaana wanaagsan lkn faham waqti badan kugu qaadanayo ayu kaaga baahan yahay xaga amaanka dhanka waqooyi ee wadanka waxaa ka dilaacay kooxo argagixiso ah oo magacii kuwa somaliya joogo wato aad ayey dhaqaalaha iyo nolosha wadanka u dhibateyen shaki badana wey abuuren oo qof kasto wadnaha ayey farta ku heysa waana gobolada ay jaaliyada somalida ku badan tahay kana ganacsato hase yeshe qofkii aan raad soo galin cid rabtaa ma jirto sida kale wadanka qofkii ganacsi karabo wadanka waa weyn yahay oo waa 10 gobol mid kastana waalaga ganacsan kara
      Waana amaan 100% alhamdulillah dhanka amaanka waa heersare
      Lkn askar dhib badan iyo maryooley aan sharci u hogaansami kari wey isku dhib qabaan waase xalina waxii soo baxa

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 2 года назад +1

      @@mahatfarah3697 mahadsanid bro xog waa xog wanaagsan sidaan filayo Passport Somaliga waa lagu tagi karaa ?
      Alle ha kugu nabad yeelo Horumar wacan walal .

    • @mahatfarah3697
      @mahatfarah3697 2 года назад +2

      @@Mo_Am_Mo haa passaport somaliga waa lagu imaan kara lkn sidii hore maahan waa inaad visa sax ah soo qadata meshuna waa africa oo musuq waa jira adoo saxan ayaa laga daadsana oo lagu handada marka xogaa is furdaamin ahna wey kaa rabta ama ugu yaran maadama aad wax sax ah wadato aad ku doodi karta inaad sharci ahaan xaq u ledahay galida dalka si ay kaaga gaabsadan

    • @cismangurey5733
      @cismangurey5733 2 года назад

      Walaal ilaahay hakugu amaansado waxaan rabaa inaan imaado hadii alle idmo mrka walal qofki jeeble ah ganacsi yar maka samaynsan karaa imisa lacag ah ayaanse kaga bilaabi karaa ganacsi yar guuleyso walal qaali

  • @mustafasaid7800
    @mustafasaid7800 2 года назад +7

    Maashaallah
    Sifiican baad uso diyaarisay
    Mozambique ana kunool
    Lkn waxa la modaa adiga laftigaagu inaad beri joogi jirtay.
    Keep going bro....

  • @abaa774
    @abaa774 2 года назад +10

    ❤TANAAD ❤️❤️ keep going ✌️

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 года назад +1

    Walaal waxaad ka tagtay taariikhda wanaagsan ee ay soomaalida dhinac baad ka sheegtay waana sababta loogu bixiyey wadada wayn magaca madaxwayne m ziyaad barre
    Halgankii xornimo doonka dalka Mozambique waxaa qayb wayn ka qaatay ciidanka qaranka soomaaliyeed dad badan baana ku dhintay dagaalka bortaqiiska dalka lagaga xoreeyey geesiyaal badan oo somali ah baa taalooyin kuleh dalkaas

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 года назад +1

    Faas kidgaama ma ahayn bad mareen euxuu askari baacsanayo muslimintii carbeed ee kasoo carartay cadaabkii is ayn,wuxuu gal musliminta aad u neceb.wuuna la dagaalamay.

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 года назад +2

    Niyahow caadiyan ma jecli barashada iyo ogaashaha taariqda wadamada kale oo wax aan ka faaidayo ayaan jirin
    Saas ay tahay warbixinta soo gelisid qasab waan daawada qaabka iyo sida hadalka isku haleelsiinesid ee tebinta wanaagsan ayaa igu qasba inaan ku xirnaado chanel kaan
    Qof hibo leh ayaa tahay runti oo soo jeedin cajiib ah oo hibo ah alle siiyay

  • @mahamuudfaraah8085
    @mahamuudfaraah8085 2 года назад +2

    Allooow naga bad baadi aaamin yaa allaah alloow naga bad baadi aamain yaa allaaah
    Lkin waa waadan dhaqaale yaalo

  • @ilyaazizmail9622
    @ilyaazizmail9622 2 года назад +1

    Lascanod goormee ka sheekyn

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 2 года назад +9

    Somali waa dad taarikh leh lkn sheydaan qabiil ku jeediyey hibo Allah ku siiyey habeen layska ma qaado hibadii bay gacantooda isakaga qaadeen

  • @mohameddeeq6393
    @mohameddeeq6393 2 года назад +2

    Rageedi waa sababta aan u heysto sharci Mozambiquan ah

    • @engsalebansaedbidaar6595
      @engsalebansaedbidaar6595 6 месяцев назад

      Ma Mozambique 🇲🇿 ayaad degantahay zxb

    • @Mohametabdi4
      @Mohametabdi4 Месяц назад

      African Ha Nagu gursan waraye😅

    • @Randa17
      @Randa17 29 дней назад

      😂😂ilmo African inaa adeer unoqoto ma diidee​@@Mohametabdi4

  • @xoghaayecomedy230
    @xoghaayecomedy230 2 года назад +2

    8 months ago ayaan ku arkaa Zxp Ku soco Hadda ayaa ku Soo Raadiyey bro Oo Searching Sameeyay.😃

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 года назад +3

    Sababta ay Wadadaas mahamed siyaad Bare Oogu Magac Dareen Inaa Noo soo Raacisay ahayd Sxb
    Mahadsanid 🥰❤️

    • @abdiazizahmedomar6584
      @abdiazizahmedomar6584 2 года назад +3

      Sxb Mozambique kaliya ma ahan wadamado kale ayaa jira sida: Uganda iyo South Africa kuwo kalane way jiri karaan, sbbta ay uga magacaabeen waxay thy dowladii Kacaankii ee uu hogaminayay Jaalle Mohamed Siyad Barre waxay kaalin ka qaatay xoreynta wadamo badan oo ay Mid yihin, South Africa Angola, Mozamqiue iyo Eritrea iyo kowo kale, Waxana xerada Xalane lagu tababari jiray Jabhadihii xoreyta wadamadaas.

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 года назад

      @@abdiazizahmedomar6584 mahad sanid walaalkey 😍😍

    • @abdiazizahmedomar6584
      @abdiazizahmedomar6584 2 года назад

      @@runkahadasho8495 mahadsanid walashay🥰

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 Год назад

      @@abdiazizahmedomar6584 inu wadamadas xureyo waxa udhante in dalkena uu naga burburin ninkas hadu katagi laha xilka sacan dalkena calamku latartami laha macangag bu aha kursi jeceel somali u haligay

  • @Mursalian
    @Mursalian 2 года назад +5

    Tanaad welcome back guys we miss you a lot

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 2 года назад +7

    Welcome back ♥️Legend👑👋
    We miss you brother 💯

  • @Jackcadnaan01
    @Jackcadnaan01 2 года назад +1

    Ustaad xage aadan waa kuu xiisney sidaadii horey ku soo laabo hadee caqabd ku heesto alle hku fududeyo

  • @ZakiBakar-l9g
    @ZakiBakar-l9g 6 месяцев назад +1

    Lacgta waxa ladhaha mitikash Ani iweydi aniga jooge😂

  • @king-yu1qd
    @king-yu1qd 2 года назад +1

    By the Somali merchants from Mogadishu established a colony in Mozambique to extract gold from the mines in Sofala. The Somalis strengthened their trading capacity by having, among other things, rivergoing dhows ply the Buzi and Save rivers to ferry the gold By the Somali merchants from Mogadishu established a colony in Mozambique to extract gold from the mines in Sofala. The Somalis strengthened their trading capacity by having, among other things, rivergoing dhows ply the Buzi and Save rivers to ferry the gold extracted in the hinterlands to the coast. in the hinterlands to the coast. Wakhti somalia heysatay oo kula dagashay Portuguese dhulka hada la dhaho mozambique tariikhda dib uu raac
    en.m.wikipedia.org/wiki/Ajuran_Sultanate

  • @libaangaraad2077
    @libaangaraad2077 2 года назад +2

    Ustaad soo dhawoow ayaamahan waa lagu waayay hadaadan mashquul aheyn waxaan kaa codsaneynaa inaadan nagu kala jarin casharada mahadsanid❤

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 2 года назад

    Les plateu des Somalie) weyaan Halkay Kalala qaybsameyso Lakab lakab U kalabaxyso)
    Wadada Ex president Siyaad bare loogu magacdarey Waa Avenue) Grand Avenue( Carefour ka center ka weyaan Magaaladaas lasoco)

  • @cadceed11
    @cadceed11 2 года назад +1

    Ruug cadaagii soo roogaalceli

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 месяца назад

    somali miyeeysan ahayn african???😡😡😡 waa wax laga xumaado ineyni waxaas iska yeelno.😢😢😢 waxaa laynaga saarayaa african nimadeenii 😢 ⚠️ waa nahay african oo waxaanu nahay black

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 2 года назад

    sxbow anigaa jooga an ka saxo
    HARADA ugu weyn waxa la.dhaha mitangula waxeyna ku talaa gobol ka niassa gaar ahaan.michinga waxan ku noolahey wadankan 10 sano inka badan
    war bixin taada waxa ku dartaa luuqadaha wadanka looga hadlo iyo waliba luuqada ka.wada dhaxeysa wadanka
    war bixin taadu ma dhameys tirna
    ee iska soo dhameystir waana iga talo
    mahad sanid 😡😡😡😡

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 2 года назад +2

    #Tanaad mi fav..❤ channel

  • @xogahaxassaasiga6861
    @xogahaxassaasiga6861 2 года назад

    Runta ayaad kasheegtay moçambique dhaqan iyo jiqurafi ahaan 11sano ayan kunoola.

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 года назад

    Ogow Mozambique ciidamo Soomaaliyeed ayaa ka qayb galay dagaalkii lagu xoreynaayey Mozaambiig.

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Год назад

    Waxna ka codsan laha dalka Yurub ugu weyni waa dalke

  • @maan732
    @maan732 2 года назад

    wadankan waxaaan ku noolaa 12 Sano waaa wadan aaad u qurux badan waaa dal.jecel soomali wax Yalha aan laybaay waxaa kamid ah luuqadaha qabiilada say u is ticmalaan qabiiil kooda waaa luuqada maleh qabiil lagu fano sida soomalia

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 года назад

    موسى بن بك

  • @moha4115
    @moha4115 2 года назад +1

    Sallahu caleyhi wasalam

  • @kamaalnuur9545
    @kamaalnuur9545 Год назад

    Sxb south Africa ka soo diyaari muqaal hadii macqul tahay

  • @Yunuserat
    @Yunuserat Год назад

    Muslims will first liberate mozambique, then portugal

  • @mohamedturki3300
    @mohamedturki3300 2 года назад +2

    masha Allah ustaad wax badan baan kaa faaidney runtii waan ku xiranahy mrwlbo tanaad channel

  • @salmanosman8225
    @salmanosman8225 2 года назад

    asc tanaad intee ade nin yahow waan rafaadne gadaasha wax quman aan fiirsano waan waane

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 2 года назад +1

    wa chanalka kaliya ee aan malin walbo wax cusub ka barto thank you Brother guul ayan ku rajeynaya adun iyo aqiro💜🧡

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 2 года назад

    Sxb mhdasanid no so diyari warbixinku sabsan romania

  • @allboymedia7861
    @allboymedia7861 2 года назад +3

    Masha Allah 💞

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 2 года назад

    Ilaa iyo hada kaama hayo xaqiiqo ku saabsan Somaliland

  • @updykariimozmaanhuseinbood3316
    @updykariimozmaanhuseinbood3316 2 года назад

    Ninkan xge Ka dhacay war chp so noqo

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 3 месяца назад

    Waa meesha somali bantuga laga keenay

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 2 года назад

    ibadan mamaqlin codkaan bro maxaa ku helay

  • @SalaadHero-kn2db
    @SalaadHero-kn2db Год назад

    South Africa kaso hadal taarikhdeda

  • @maxamedgacayte2242
    @maxamedgacayte2242 2 года назад

    Korongosa dhirteedii dhulkoo hodana

  • @maxmedjeele4927
    @maxmedjeele4927 2 года назад

    Usatad somaliya kasoohadal adiga oo rali ah

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 2 года назад

    Somalida buufis aaya haayo wadamo islameed in looga sheekey I way jecel yihiin😂😂😂😂

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 2 года назад

      Wadankoodii ayay burburiyeen kuma qanacsana ku nolashiyaha somalia mana ah meel lagu qanco maanta Qaraxyo / dilal qorshaysan / shaqo la'aan / waataas nolosha somalia .

  • @benyare3394
    @benyare3394 Год назад

    Magaciisu wuxuu ahaa muusaa bin beik

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад

    nin somaali ah aya magaca u bixiyey

  • @hashimsheikhfarax9037
    @hashimsheikhfarax9037 2 года назад

    Qabka.samaalia halkaa.ayuu.gadhay

  • @bigdirirnews5620
    @bigdirirnews5620 2 года назад

    Somalia booqo

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 2 года назад +1

    Very beautiful and peaceful people
    God bless their home country with more prosperity in the near future

  • @hooyomcn9737
    @hooyomcn9737 2 года назад +1

    Taliye maalinkasta hal vedio noga dhig

  • @mawliidcabdi9956
    @mawliidcabdi9956 2 года назад

    Baryahan xagad kadhacday niyaw

  • @cabdalleismacil7644
    @cabdalleismacil7644 2 года назад

    Ustadkygii wyan man arkin

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 2 года назад

    Somaliya baa qayb ka ahayd xoriyadooda

  • @maan8746
    @maan8746 4 месяца назад

    Haro maxa làga wadaa

  • @aliomarxasan7525
    @aliomarxasan7525 2 года назад +1

    200k coming soon inshaAllah👊🙏

  • @N30.N30
    @N30.N30 2 года назад

    Xgee ka dhacdey ustaad

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 2 года назад

    Waar waad soonoqotay

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +1

    thank you Tanaad

  • @momo-389
    @momo-389 2 года назад

    Xagee baxday niyo

  • @aliabdulkadirhassan8459
    @aliabdulkadirhassan8459 2 года назад

    Mozambique gaar ahan chimoio

  • @omarnuh
    @omarnuh 2 года назад

    Mozambique waxaan siimaray december.2003gii maraan kusii jiiday South Africa.mon.20:30pm.12sep.2022.holland.

  • @maxedabdisamadhajji1654
    @maxedabdisamadhajji1654 2 года назад

    War maso laabatay

  • @faadumowarsame1
    @faadumowarsame1 2 года назад

    Soo Badi sxp

  • @lopi3970
    @lopi3970 2 года назад

    somaliya miyu ka waynyahaay se wall waxad so samaysaaa dhul ka somalida

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 года назад

      Dhulka la aqoonsanyahay ee somalia ugu jira mapka aduunka waa 637 656 km ^2
      Halka Mozambique ay tahay 800 kun km .
      Fg : ma jiro wax la yidhaahdo dhulka somaalida ama 5 somali oo dunnidu taqaano ee waa dhulal ka tirsan kenya , ethiopia iyo jabuuti .

  • @nuuxamiincabdi8055
    @nuuxamiincabdi8055 9 месяцев назад

    Somali

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад +1

    Macalinkeena raad raaca ah

  • @exsaadaq6735
    @exsaadaq6735 2 года назад

    Tᴀɴᴀᴀᴅᴏᴡ sxᴘ ɴᴏʀᴡᴀʏ