Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Gabon | Qoys 56 sano xukumayay oo lasoo afjaray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2023
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Gabon | Qoys 56 sano xukumayay oo lasoo afjaray #gabon
    Waa mid kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka waxaana markaan ku soo qaadaneena Dalka Gabon ee dhaca bartamaha Africa.
    Channel Subscribe saar si aan iskula socono mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 67

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 4 месяца назад

    Gabon koleyba way naga qurux badanthy lkn africa meel maha ilahay mel kheyr qabta ha iga wado insha allah

  • @ABDIKAFIBOSS
    @ABDIKAFIBOSS 2 месяца назад +1

    The father of geography, waxaad nabartay xaqiiqooyin iyo taariikho badan oo ku saabsan guud ahaan caalamka, waxaan rajaynayaa inaad noo badiso muuqaalada noocaan ah

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 10 месяцев назад +1

    Mahadsanid sxb si wanaagsan ayaad u sharaxdaa barnaamijyadaada sida kuwo aan arkay oo uu ka midyahay mid la baxay Dulmidiid oo aan ku qoslo waad diyaarin wanaagsan tahay

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 10 месяцев назад +5

    Man of history.
    May Almighty make your life full of joy and happiness

  • @mohamedhussein9306
    @mohamedhussein9306 10 месяцев назад +7

    My RUclips aa dhihikraa ❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад +2

    Mahadsanid Ustaad

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 10 месяцев назад +1

    Horumar wacan ayan ku rajaynaya Ustad👏🙏

  • @cabdilecabdileck2310
    @cabdilecabdileck2310 10 месяцев назад +1

    ❤liiska dhaxalka aduunka war pixin kazoo zameee Mr.Golden Voice TANAAD
    .. zppta loo zameeyey
    .. inta wadan ee african eh ku jira
    .. somali ahan mxa inoogu jira Dan eh

  • @user-zb5wx4wl1r
    @user-zb5wx4wl1r 9 месяцев назад

    Sxb waan ku salaamay
    Salaan kadib dalka kongo
    Kinzasha maahe ee kongoda kele
    Soo daa xogteeda

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 4 месяца назад

    ❤❤❤❤ MAHADSANID adeer ❤

  • @fuadbashir6651
    @fuadbashir6651 10 месяцев назад +3

    ❤❤❤اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @user-xw9ct2qh3b
    @user-xw9ct2qh3b 10 месяцев назад +1

    Zhp soobadi africa 🙏❤

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 10 месяцев назад +2

    Ustaad tanaad allaha haku barakeeyee waxaad naga jaahil bixisaa xaqiiqooqin kusaabasan shanta soommaali gaar ahaan asalkooda xaga ay kayimaadeed ,ma carabbaa mise afrikaan , iyo noocyada caradeeda , buuraheeda , wabiyadeeda halka ay kasoobilaabmaan iwm waxaan rajeeynayaa inaad naga jaahil bixindoontid MAHADSANID

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 10 месяцев назад

      Maxaa lagaa jaahil bixiyaa inaa carab ahen waa ogtahee😂😂 lkn sida kale taarikhda waa ok

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 5 месяцев назад

      Arab ma nihin walal wxn nahay kushati ethiopia Eritrea somalia imw ayan isku kushati nahay arab manihin mana noqon dono anu ku hadlaya afka besha carabta jecel ee daarood manihin mana noqon doqn dono insha allah

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 10 месяцев назад +1

    Masha Allah aad ayaad umahad santay ❤❤❤

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 10 месяцев назад

    Bro waaD mahaDsantahY coodkaN rapaY aYaaD kuzo duubtaY iyO music gaaN waan ka heelaY wlhi respect 🙏 apowe 😢😢😢

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 10 месяцев назад +1

    Always respect 🙏 🫡 💯 🙌 👏 👌 apowe 😢😢

  • @tawoofficial3468
    @tawoofficial3468 10 месяцев назад

    Voss history 🎉

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 10 месяцев назад

    Mudane tanaad eebe haku ilaaliyo nolol dheer iyo cafimaadna hakugu deeqo

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u 10 месяцев назад

    Cajiib wallaahi vediogan wuxu isoo gaadhay anigoo cashada dusheeda ku falanqaynaya farqiga udhaxeeya hogaamiyaha caddaanka ah iyo midka madawga ah

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 10 месяцев назад

    The best RUclips'r TanaaD 😢😢😢

  • @Gerikoombemedia
    @Gerikoombemedia 10 месяцев назад

    Ninkan waan wataa guul ayaan kuu rajeyni

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 10 месяцев назад

    Tanks ustaad tanaad codsigeygii waad ii aqbashay, oo music background-kii waano so celise.😢

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 10 месяцев назад

    Dalxiis oo wax baro ❤❤❤❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 10 месяцев назад

    Tanaad best channel 🎉

  • @abdyrahmanyare3083
    @abdyrahmanyare3083 10 месяцев назад

    Pls background music-gi hore wuxu si automatic ah kugu socodsinayay vedio-ga. Fadlan so celi vedioyada dambe

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 месяцев назад

    Thank you Tanaad

    • @SomaliAbdi18
      @SomaliAbdi18 10 месяцев назад

      wll,allah ku barakeeyo, waa codsi ! Channelkaan waa saaxibkeyga, ila taageer
      ruclips.net/video/jXNDgeTD2Wk/видео.html

  • @mcwadaad6046
    @mcwadaad6046 10 месяцев назад

    Hore u soco ustaad

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 10 месяцев назад

    Mahadsanid Ustad 🎉

  • @cshakurmohamadmohamud7936
    @cshakurmohamadmohamud7936 10 месяцев назад

    Sxb hore usaco

  • @maxamuudhirka2845
    @maxamuudhirka2845 10 месяцев назад

    Szb ka Soo hadal 3 gunine galbed africa

  • @user-ki3nz1uw6q
    @user-ki3nz1uw6q 10 месяцев назад

    Tnx Ustaad

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 10 месяцев назад

    Islamarkiiba waa kudhuftaa marku so dhaco notification kiisa

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 10 месяцев назад

    Tanaad wll horay usoco wlhi wxd tahay chanel ka ugu badan ee aanka faa idey xaga geographic ga

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 10 месяцев назад

    M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 😢

  • @sundusabdalla4820
    @sundusabdalla4820 10 месяцев назад

    Masha allah❤

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 10 месяцев назад

    Mahadsanid wallal

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 10 месяцев назад

    MahadsaniD mrwlba

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 10 месяцев назад

    Waakusalamay ustaad

  • @amiinxasan1569
    @amiinxasan1569 10 месяцев назад

    Tanaad so badi afrikada

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 10 месяцев назад

    TAnaad Slam zxp sare

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 10 месяцев назад

    Keep going bro ❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад

    ❤❤Tanad Channel❤❤

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 10 месяцев назад

    Sxb ama macalin soobadi ❤

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 10 месяцев назад

    Wllhi wacuqubo dal sidas uqaniya hadan dadkisa Faqri ubabacy qoska iskahestay wa iney maxkamadeyan

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 10 месяцев назад

    A.s.c ustaadi waxaan kaa codsan laheen inaad noo soo xusho macluumaad kusaabsan. Dalka South Sudan .mahadsanid

  • @Hassanoowww
    @Hassanoowww 10 месяцев назад

    Tanaaad❤

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 10 месяцев назад

    Wadama kaloo cusub soo raadi gabon bishan sagalad dhexdeeda ayan Ku bartay hadii tixraacayna waaba dowlad ay siyaad bare saxiba ahaayen iskumar ayana xuriyada qaadanay😢

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 10 месяцев назад

    Wan Ka Sugayay Dalkan Musuqu Hadhayay

  • @hagarabdi5241
    @hagarabdi5241 10 месяцев назад

    Yurub waligeed lagama qaawaneen

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 10 месяцев назад

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmadyusufjimcaale25
    @ahmadyusufjimcaale25 10 месяцев назад

    Zxp waxaad ka soo hada shaa central african republic mahad sanid

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 10 месяцев назад

    Kasoo hadal jasiirada sokotra

  • @pyeftbll
    @pyeftbll 10 месяцев назад

    History means tanaad

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 10 месяцев назад

    Wadan shidaal soosaraya lkn dadkisu faqri yahay africa laga hela🤦‍♂️

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 10 месяцев назад +1

    M......a my Teacher Waxaad noo soo sameysaa Norway 🇳🇴 oo wxaad noo aadaa Europe 🇪🇺 iyo Dhinacaas Waxaad kale oo aad noo soo sameey saa Dalka Germany 🇩🇪, Sweden 🇸🇪 Denmark 🇩🇰, Ustdi waayahaan Europe maa dan Aadin Marak Noo aad Adoo Mahad san Good night ustaadi

    • @zekeriyeqarbe
      @zekeriyeqarbe 10 месяцев назад

      Wxz dhan Mar hore bu ka hdly😂

    • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
      @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 10 месяцев назад

      @@zekeriyeqarbe Sxp Waad Riyoonee baan u ma Layna yaa Waan ogahay in uu Europe 🇪🇺 kaalay lkn Ma uu san Ka hadlin Germany 🇩🇪 USA 🇺🇸 Sweden 🇸🇪 Norway 🇳🇴 waligayna waan La socday Channel-kiisa Ee Maxaa sheegee sxp

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 10 месяцев назад

    Gabon qof jooga hadu idinku jiro isoo qabta

  • @cabdimaxamad440
    @cabdimaxamad440 10 месяцев назад

    Equatorial guinea warbixin ka soo samee sxb

  • @calciodeitalia1347
    @calciodeitalia1347 10 месяцев назад +1

    REE BONGO HADEE MUSLIMIN YIHIIN HA RAXESTAAN ISKA DAA 😂😂

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 10 месяцев назад

    𝗛𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗦𝗶 𝘄𝗮𝗱 𝗠𝗨𝗨𝗤𝗔𝗔𝗟𝗔𝗗𝗔

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 10 месяцев назад

    Mahadsanid Ustaad