Dalka Ragga lagu Dumareeyo | Xog buuxda oo ku saabsan Samoa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Waa mid kamida muuqaalada aan macluumaadka dunida ku soo gudbino,waxaana markaan qalinka u qaadanay Dal jasiirada ah oo dhaqamo cajiib ah ay ka jiraan,waa Samoa oo aad ka ogaan doontaan xogaha ugu muhiimsan.
    Hadii aad channel-ka wali Subscribe dhihin fadlan nagu soo biir,muuqaalkana like saar mahadsanid.
    #share
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 148

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +37

    Ninka Bilaa lacagta Dunida Iigu safriya Kolba wadan Iga dajiya isagoo Si Bilaash ah Igu Baraya Guulayso, 🙏

  • @realog2022
    @realog2022 Год назад +14

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺😭🤲🤲

    • @kheerto1682
      @kheerto1682 Год назад +1

      Sallaahu calleyhi wasallam

  • @aamiinmaxaudguuleed1110
    @aamiinmaxaudguuleed1110 Год назад +18

    Golden voice waxaa tahay ninka ugu fiican All somali RUclipsrs sida diyaarinta xogta lafa guran, codka dahabiga ah, Editing, iyo background music

  • @yahyemoalim0807
    @yahyemoalim0807 Год назад +31

    Thanks father of Geography Tanaad 🙏

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Год назад +1

    Hadda Ninkaan Title Waxuu Kadhigay "Dalka Ragga Lagu Dumareeyo" wax Ladumureeyayna Muuna Sheegin. Haddii Marro Dhexdda Lagu Xirto Ee Dumar Kaadhigeeyso Idinku Maxaad Macawista Uxirataan? War Dadka Dhaqankoodda Haka Beensheegin.

  • @cabdilecabdileck2310
    @cabdilecabdileck2310 Год назад +7

    Inad wax zoo tapizo wxad kala ziman thy dadka youtubeka furtey lkn inaad codkaga nagu qancizo adigo leh cod hipo leh 👋 waa wax aad dheer thy qeyrkaaa
    Go forward 👏 💪 Golden voice ✨️ Tanaad

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +4

    Sxp kasoo hadal Dalka kyrgyzstan 🇰🇬 ♥ plz Ustaad

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Год назад +5

    Musica iyo codkagu Wayi Isku so baxayan tanadaw 👋

  • @abdirizakomar2031
    @abdirizakomar2031 Год назад +5

    Mid sxb nahay oo Wadankaas u dhashey aan Classmate nahay oo Collage wada dhiganaa!😊 Wax bdn ka bartay Muuqaalkaan mahadsanid sxb.

    • @modh1695
      @modh1695 Год назад

      Xge wax ka barataa?

  • @maxamadnuur7759
    @maxamadnuur7759 Год назад +4

    Ustaad kasoo hadal Dalka Somali Oo dhan Please

  • @zuzanaali5629
    @zuzanaali5629 Год назад +7

    Plz dalka Macedonia 🇲🇰 soo sameey waa iga codsi

  • @nabadoonguure8205
    @nabadoonguure8205 Год назад +2

    Masha Allah, Mahadsanid soo gudbintan xogta kusabsan wadamadan cajiibka ah.
    Lkn, waxaa jirta tariikh ALLAH SUBXANAHU WATACALAA uga shekeyay dhulkan Qur'anka Kariimka dhexdiisa, waana dhulkii uu DULQARNEYN tagay, qasadiisa sida ay Qur'an Kariimka ah, ugu qorantahay iyo sida aad usoo warameysid warbixino badan ayey iska midyihiin, waxana cadeyn u ah habdhaqankoda oo ah wax gabaad ah oo ay qoraxda kagalan aysan jirin, sida qisada Qur'an Kariim ah kusoo aroortay.
    Bal fiiri dhulkan wuxuu isku kulansaday Afar waxyabood (1. Qorax udhaca ayuu kuyala, 2. Qorax kasobaxa ayuu kuyala, 3. Dhulbaraha aduunka wuu maraa sidoo kale), iyo 4. 24 saac ayaa udhaxeysa(Maalin iyo Habeen)
    Walahi waa dhulkii uu DULQARNEYN tagay, waxana ka shekeynayo qisadiisa Qur'an Kariimka ah, oo waxa cadeyn u ah tusalihii Qur'an Kariimka ah ku shegay dhulka, Qorax udhaca aduunka, iyo Qorax kasoo baxa aduunka
    iyo meel udhaxaysa labadoda(meel bartamaha aduunka dhacda), oo uu Ya'juj iyo Ma'juj lagu qabiray dayr weyn waxana kuqabiray DULQARNEYN iyo dadkii dhulka kusugna oo ahaa dad aan luuqadoda lafahmeyn.
    Fadlan akhri Suuratul Kahfi.

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Год назад +3

    Being a kiwi I’ve lived amongst the people of Samoa and I can wholeheartedly say that they are amongst the happiest and friendliest people. They are a proud people whose cure is family and culture.

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 Год назад +7

    Thanks father of Geography ❤️

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Год назад +1

    Oo Roman reigns Samoa may

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +1

    1:48 🌐 October -22-1884
    Sxb sax iyo Qalad Adiga Ino Shegi Kara TARIIKH DASI SAX MIYAA

  • @AlCarmawi
    @AlCarmawi Год назад

    ruclips.net/video/Oqjk59Yu5dA/видео.html
    Waa Xalqaddii 16aad ee Kitaabka Quduuf Al-Bukhaari.
    Fdln la wadaag cid kasta oo aad wanaaga la jeceshahay.

  • @mahadmaxamed174
    @mahadmaxamed174 Год назад +2

    Samoa 🇼🇸 waa Khaniisiin

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 Год назад +3

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Год назад

    Ciwaanka meesha kuqoran iyo wuxuu kahadlayo ismaleh. Dalka ragga lagu dumareeyo? Waa been waxaas.

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 Год назад +1

    the samoa family from wwe if u know u know, thanks TANAD

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Год назад +1

    Channel kan markii video soo dhigo wan ku farxaa wlhi

  • @safasalleban
    @safasalleban 8 месяцев назад

    Kuwan somali beyba udhaqana eegiyihiin malaha waa naga lumeen
    .dhinaca dhaqanka.
    Qudaarta
    Iyo.waxayaalo kaloo badana

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

    Ar cidaan aa 😂😂😂 cidaan magacooda xataa waan Ka baqaaa meel Seattle la dhoho aan Airportka iskala shaqeyn jirnay ayaga dhan waaweyn naagahooda qawida waa yaabee 😂😂 wexeey cunaan digsiyo lafo ah

  • @medkadar
    @medkadar Год назад +4

    Keep going legend

  • @abdalahtoabdalah7348
    @abdalahtoabdalah7348 Год назад +2

    Please talk about Tonga 🇹🇴 island 🏝️

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 3 месяца назад

    Samoa roma rimgis R. TUrth Jey uso Jimmy uso Silo sikoa masariciya han

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 Год назад +1

    ᴏᴜʀ ᴛᴇᴀᴄʜᴇʀ👨‍💻 ɢᴏʟᴅᴇɴ ᴠᴏɪᴄᴇ🧠

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 Год назад +2

    Sanad cusub iyo muqaal cusub thanks ustaad

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Год назад +3

    Golden voice 🙋‍♀️

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 Год назад

    Inaad so gudbiso may ahyn hada xaalku sidii hore maaha

  • @saciidsaami7925
    @saciidsaami7925 Год назад +1

    Ciraaq 🇮🇶🇮🇶kasoo hadal

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +1

    Acs mahad sanid macalin horey usoco kheyr baan ku rajey nayaa nabad galyo

  • @Starlight_34667
    @Starlight_34667 10 месяцев назад

    filimka moana ee enimationka ah dadka laga sameye ame ayaka yihiin lee

  • @abdibashir9605
    @abdibashir9605 Год назад +1

    Wadamada yurub ee gumestihii ka Soo hadal bra

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 Год назад +1

    tanaad wll adiga oo mahadsan ,
    bal suudaan inoo soo baadh umuureheeda ,,🇸🇩🇸🇩🇸🇩

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад +1

    Kkkkkkk caadi maaha

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад +4

    Great teacher with great information👏

  • @mohameddmohamedi-mx1yn
    @mohameddmohamedi-mx1yn Год назад

    Wll vedeo yaasha oo dan wandawade ee soobadi

  • @cabdicasiisdaahir
    @cabdicasiisdaahir Год назад +3

    الله يزدك ويبارك علمك أستاذي الغالي 🌲🌲🌲

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir 4 месяца назад

    Please samoada mareekanka soosamee

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Год назад

    Aduunka maxa dad inagula nool

  • @mrmasalo6507
    @mrmasalo6507 Год назад

    Mhdsnid my dear 🍵 ☕ 🫖 teacher misigaa aad ku bilawdsy hayga badalin yara dheerena Mhdsnid ugaas

  • @xeno_zegzaag
    @xeno_zegzaag Год назад

    Are somans arabs ?

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад

    MAHADSANID Wll Aduunkiiba Adaan Kaa Bartay Badankiisa

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 Год назад

    🇼🇸 🇼🇸 🇼🇸 🇼🇸 🇼🇸

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 Год назад

    Filibiin ayaa uga badan Samoa wiilasha laga dhigo dumar si waalidka markey gaboobaan loo helo 1 wiil wiilna aheyn gabarna aheyn een laga guursaneyn oo waalidka lajooga

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 11 месяцев назад

    Thank you .

  • @axmadbile3476
    @axmadbile3476 Год назад

    Sxb western sahara iyo morocco kasoo hadal waxay isku qilaafeen

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад

    Iyaaaa kewakaas Wilma gabarokalelokorin washekakale yahudhe😎

  • @Sahalledr
    @Sahalledr Год назад

    Korsi lisku xiraayo Somaliya bes ine ka jirto u maleeyay Samoa xita ma yaqaaniin. 😁

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 2 месяца назад

    Samoa 🇼🇸 😂😂

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 Год назад

    Brother Thank you Tariq Cajib ah waye Adunka Dadka wa kala Dhaqaan

  • @garaadmacalin1822
    @garaadmacalin1822 Год назад

    M.a Sxbow Dalka Germany kasoo hadal waa iga codsiyee

  • @MohamedOmar-ki3lt
    @MohamedOmar-ki3lt Год назад

    Ileen Roman reigns xaga ayuu kasoo jeedaa samoa 😄😄 usos

  • @talisofficial8630
    @talisofficial8630 Год назад

    Zxb waxan ka mid ahay azxbta sida wayn kugu xidhan muqlada ugu danbeya lagu arko marka la dultago vedio yadada maaxaa ku dhacay

  • @abdimussa1558
    @abdimussa1558 Год назад

    Xaaga iyo New Zealand qabilka moari.
    Iyo qarada tonga

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад

    A.s.c qofkasta wuxuu u hanqaltaaga inoo noqdo qof muuqda.laakiin sida laqunoqdo masahlana.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад

    Iidoor waqaash sidaan oo kale ayuu nalarabaa lkn karbaash bawqoran

  • @fadxiabdilahi1170
    @fadxiabdilahi1170 Год назад

    Tanaad video Soo dhigtey wan wada dhameysaney ee Soo badi ZXB🙏

  • @cabdiqanimuuseayuub217
    @cabdiqanimuuseayuub217 Год назад

    Hhhh yaab

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 Год назад

    Tanaad Tanaad lengd aan in badan ku xiraan zxp guulayso Abaal buxa ku Hayaa nin Waxatar leh thh

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 Год назад +1

    Geography now Tanaad ❣️❣️❣️

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Год назад

    Legend maxan ku xisay plz waxad inoo soo badisaa dalalka leh 2 casimadood midkaasi aad iyo aad ayan ugu helay sxb

  • @dantaadamedia3354
    @dantaadamedia3354 Год назад

    Aad ayad ugu mahadsantahay barnaamijyada ay aqoontu kudheehantahay ee aad nosogudbiso.

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 Год назад

    Legend dadkii waaba kutabee ee nio isbuuci 2 video noogu tala gal

  • @maxedjamamaxud2865
    @maxedjamamaxud2865 Год назад +1

    Mahadsanid saxiib 🤝🤝

  • @Deeq_official
    @Deeq_official Год назад

    Tanaad sxb sare wanku salaamay waa sxbkaa sare hadii i fahanto

  • @charlesabdi
    @charlesabdi Год назад

    Rae Rae aya la dhaha wa qof ama reerka aan dhalin gabdh

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 Год назад

    ماشاء الله نستفيد ك من فيض علمك يا استاذ

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad

  • @suhaybahmed2954
    @suhaybahmed2954 Год назад

    Kasoohadal sxb dalka papa new gini

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein Год назад

    Golden voice 🙋‍♀

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    Waan ku xisnaY wllkY😊🫂🫂🫂😢💰🇸🇴

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt Год назад

    Background music 🎶

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Год назад

    Tanaad wey na kafisay guleyso walaal

  • @noorhagi9834
    @noorhagi9834 Год назад

    Thanks for you Information

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 Год назад

    Thanks brother cilmi badan ayaan ka faida.

  • @canbe1464
    @canbe1464 Год назад

    Marka la dumareeyo maala guursanay

  • @hashimsheikhfarax9037
    @hashimsheikhfarax9037 Год назад

    Filin ban kufirsaday

  • @awdal
    @awdal Год назад

    Tannaad zhp wan taageeraa

  • @tg_manaf9732
    @tg_manaf9732 Год назад

    Teacher of Geography tanaad chanel ❤

  • @kingahmed4953
    @kingahmed4953 Год назад

    Bolivia 🇧🇴 ka soo hadal wllka please 🙏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep going bro TanaaD

  • @muxammadmuhammaddali5826
    @muxammadmuhammaddali5826 Год назад

    Adban ku sugenay sxp waxban ka barana

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Год назад

    Tanad scw Waayahaan waa lagu waaye

  • @mohamedaidid1006
    @mohamedaidid1006 Год назад

    Thnks bro tanaad

  • @hamidajamac1894
    @hamidajamac1894 Год назад

    This is where The Rock is from

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    guulayso sxb tanaad 🙏😍👑✊

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban Год назад

    Seychelles kaasugaynaa

  • @xamseiid7650
    @xamseiid7650 Год назад

    🇦🇫afganistan kahadal

  • @somalisaynis6204
    @somalisaynis6204 Год назад

    Afganistan nooga soo hadal

  • @shariifmohamed3650
    @shariifmohamed3650 Год назад

    Next norway

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Год назад

    Legend sare waan kugu daydaa

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 Год назад

    Thanks Mohamed🙏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад

    Keep going bro legend

  • @apdirahmaansomali9342
    @apdirahmaansomali9342 Год назад

    Wow Georaph

  • @haybiyohide
    @haybiyohide Год назад

    Thanks eng

  • @muxammadmuhammaddali5826
    @muxammadmuhammaddali5826 Год назад

    From jigjiga

  • @hodanyaasn1730
    @hodanyaasn1730 Год назад

    Side u malin dhan ugu badalmaysa 30 minutes

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Год назад

      Georaphy mrka labaranaya labarta anayo wa xarijinta dhulbaraha sidas darted waqtigudu uka.duwnyahy