This 2 youtubers are the best somali youtubers I ever watched . Walaalayaal horey u socda waxaan fiirsadey vlogyo badan oo aad duubteen from dubai Maldives Hong-kong Ethiopia and many more I really liked well done
Masha Allah Beautiful Tanzania 🇹🇿!! Ummad Waliba Saas Ayeey Wadankooda U Dhistaan Oo Amaan & Horumari Ay Ka Muuqataa !! Tan Aduunka Intiisa Kale Ka Hartay Waa Somalia 🇸🇴 Nasiib Daro Kuwii Lahaa Somalia 🇸🇴 Ayaa Ka Reebay In Ay La Tartanto Aduunka Intiisa Kale !! Maryooleey Isu Daranaa Oo u Daranaa Wadankooda Waa Isku Wada Maqanta Lagu Maqan Yahay !! Allow Xaqa Tus!!! Inta Aduunka Intiisa kale Ay Horumar Nooc kasta Leh Ay Tiigsanayaan Soomali Maryooleey Horumarkeedu 32 Sano Ah Waa Qabyaalad Musuqmaasuq 4.5 Maamul Goboleesi Argagixiso Ayaa Soomali Maryooleey Ka Reebtay Aduunka In Ay La Tartamaan Aduunkaan Sii Horumaraayo!!!! Maryooleey Gadaal Gadaal Ayeey U Sii Socdaan !! Xaqa Allah Idin Waafajiyo/ Ameen Ya Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Tanzania waxaa degan 124 qabil oo kala af iyo kala daqan laakin waakuwaas, they are in peace. Our Somalis they are lead by primitive elders who know nothing but qabil. So sad.
@@zamzamabokor7705 Qoraalkayga si fiican u faham marka hore walaal, Asxaabtiisa wuu xumeeyaa kuma dhihine iyakuuba aad u soo dhawaystaaye waxaan ka hadlayaa waa dadka kale ee muuqaalada kala qayb qaadanaya, waxaanan tusaale u soo qaatay Yarka Mahad in la yiraahdo aan filayo ee muuqaalkan la duubaya ee gaariga u wada, dib u daawo muuqaalka ugu yaraan 2 ama 3 jeer ayuu isagoo raba inuu hadlo ka dhaqaaqay Cameradana ka sii jeensaday, waana ixtiraam daro qodobkaasi, inaan taladaas siiyo walaalka Maaweelna xaq baan u leeyahay maadaama aan daawadayaashiisa ka mid ahay. Mahadsanid.
Waan runtaa zxb waaban layaabay siduu iskaga dhuftay inanka ee uu udhagaysan waayay hadalkiisa lagayaba in isaga warbixin full ah aynu ka heli lahayne madama oo uu magalada ku noolyahay
Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌
Saaxiibada markey garbaha is hayaan aadbaan uguhellaa
The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤
Waa sax lkn intaan hadad afsomali ku dhahdid maxa kudhibayaa
Jamani😂madafu imekua zakayo siku hizi 😂. Hakuna😂matata greetings from nairobi kenya . Hore usosoco saxib
😂😂😂nahisi alidhani ameulizwa jina lake ni nani
Kusalinta nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad scw scw scw ❤️❤️❤️
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤
❤❤❤❤
Woow the is super vidéo bro fourn Djibouti ❤❤❤❤
Masha allah wllo alle xooga Haku barakeyo wa video qurux badan alle ha idin barakeyo adi iyo qays ba wan idin jecelnahay alle ha idin jecelade
Allah is one ☝️ ❤😢
❤l
Masha Allah Keep Going Wll Maaweel Iyo Qays Qeyser
Keep going guys. I do really appreciate for your wonderful videos.
MAGAALADA. NAIROBI. KENYA 🇰🇪..WAN.SOO ARKEY
DARAASALM
🇹🇿. TANZANIA
.WAN. SOO ARKII DONAA. INSHA ALLAH
Welcome Tanzania 🇹🇿🇹🇿🇹🇿🇹🇿
Abti ha is qabqabsanina qalad weeyaane waayo dadkakale ma fahansana qalbi wanaageena si kalay u qaadanayaan thanks
Never worry about what others think about you
Legends ihave full respect waad ku mahadsantihiin sida aad noogu dhiirineysay in aan wax idinka fa'idno ❤🙏🏿✊️🥰
Casimadaa 3sadexaad ugu weyn all of africa 9Milion baa degen iminka DRA SSALAAM
ARUSH somlidu hysataa Busnes. Beero inkastey Caasimadaba buuxaan
War zaaxiib ila soo xiriir legenow
This 2 youtubers are the best somali youtubers I ever watched . Walaalayaal horey u socda waxaan fiirsadey vlogyo badan oo aad duubteen from dubai Maldives Hong-kong Ethiopia and many more I really liked well done
Nice and beautiful place thanks brothers🎉
Sxp wllhi waan idin taageeraa❤❤
You are a hero so really good team all team qeys qeyeser wow? So Amazing
Two legends always maweelo 100k coming soon insha allah and qays qeyser another's levels beautiful nice 💯💯👍👍😍😍❤
Masha Allah Beautiful Tanzania 🇹🇿!! Ummad Waliba Saas Ayeey Wadankooda U Dhistaan Oo Amaan & Horumari Ay Ka Muuqataa !! Tan Aduunka Intiisa Kale Ka Hartay Waa Somalia 🇸🇴 Nasiib Daro Kuwii Lahaa Somalia 🇸🇴 Ayaa Ka Reebay In Ay La Tartanto Aduunka Intiisa Kale !! Maryooleey Isu Daranaa Oo u Daranaa Wadankooda Waa Isku Wada Maqanta Lagu Maqan Yahay !! Allow Xaqa Tus!!! Inta Aduunka Intiisa kale Ay Horumar Nooc kasta Leh Ay Tiigsanayaan Soomali Maryooleey Horumarkeedu 32 Sano Ah Waa Qabyaalad Musuqmaasuq 4.5 Maamul Goboleesi Argagixiso Ayaa Soomali Maryooleey Ka Reebtay Aduunka In Ay La Tartamaan Aduunkaan Sii Horumaraayo!!!! Maryooleey Gadaal Gadaal Ayeey U Sii Socdaan !! Xaqa Allah Idin Waafajiyo/ Ameen Ya Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Tanzania waxaa degan 124 qabil oo kala af iyo kala daqan laakin waakuwaas, they are in peace. Our Somalis they are lead by primitive elders who know nothing but qabil. So sad.
الله يعم السلام والخير في بلا د الصومال وصومالي لاند
Daara salaam macneheedu soo maaha Daartii Nabadda
Mashalla allaa hakafarxiyo. Mawel guuuuuuuul
Muuqaalo aad u qurux baad noo soo gudbisaa walaal Maaweel, laakiin Talo yar ayaan kugu darsanayaa; Dadka muuqaalka kugula jira ee aan ahayn saaxiibadaadii aad awal isla socoteen mudnaan goonniya sii oo iyakana dhagayso oo ixtiraam siina jaanis ay iyaguna markooda ku hadlaan, iminka dhawr jeer ayaad iska indho tirtay yarka kula socda Mahad oo rabay inuu hadlo, ma fiicna inaad Ignore garaysid dadka muuqaalka kugula jira kaliya saaxiibadaa ha qiimayn ee dadkoo dhan qiimee Jannagale, Mahadsanid.
Yes 👍
Wax qalada kuma asking sahib asxabtiisa siwanahsan u ula dhaqma
@@zamzamabokor7705 Qoraalkayga si fiican u faham marka hore walaal, Asxaabtiisa wuu xumeeyaa kuma dhihine iyakuuba aad u soo dhawaystaaye waxaan ka hadlayaa waa dadka kale ee muuqaalada kala qayb qaadanaya, waxaanan tusaale u soo qaatay Yarka Mahad in la yiraahdo aan filayo ee muuqaalkan la duubaya ee gaariga u wada, dib u daawo muuqaalka ugu yaraan 2 ama 3 jeer ayuu isagoo raba inuu hadlo ka dhaqaaqay Cameradana ka sii jeensaday, waana ixtiraam daro qodobkaasi, inaan taladaas siiyo walaalka Maaweelna xaq baan u leeyahay maadaama aan daawadayaashiisa ka mid ahay.
Mahadsanid.
Waan runtaa zxb waaban layaabay siduu iskaga dhuftay inanka ee uu udhagaysan waayay hadalkiisa lagayaba in isaga warbixin full ah aynu ka heli lahayne madama oo uu magalada ku noolyahay
Haa wlhi exactly 🎉
Another banger from abdi sameed maaweel, amazing content homie
Alhamdulilah
Congratulions pro maweel 😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🤚🏾🤚🏾🤚🏾🤚🏾🤚🏾🤚🏾🥰🥰🥰🥰
My birth place Ilaala Boma ❤️Somalisijui love from 🇺🇸
Keep going
Masha allha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah welcome
DHaMaaNT¡¡n waaa id¡¡¡¡¡n salaaamay team ka maweeel meeelkasta aad aduunka ka joogtan farxad iiigu noolada🌏❤️🙌🏽🥰
Mansha allah , beutiful video keep going masuul 🎉👍
Keep going you are amazing
Next Rwanda ka dhig zxp ❤
❤guulesta.meeldher gara Alle ban idin ka baryey guushinu waa farxad
Garguurte sheekadiisa caadi mahan waa Qiso cajiib ah
Afartan qof ducadoda waa la aqbala iso duceya in ilaHy exam dawlada natijo fican iga siiyo
Dhamaante ilhy national aynu kuu farxaano haayna siiyo❤
Allah hakufududeyo
Two legends keep going gang
SHPYAAAL YOUTUPAR CUSUP AHY 1K LEEE I GAADHSIIYA
In eey soomalia saan udhisnaato ayaan jeclaan lahaa
Maaweel fidnas iyo dasaaniya
Congratulation 100k maweel ❤🎉
maweel sxb guulayso
Soo badi zhp Tanzania 🇹🇿 waaba khaam wllhiye
Mansha llh wll
Keep going maaweeL legend is legend
Legendnow wadanka Rwandan isna muuqaalo ka soo diyaari
Dad BadaN Aya ka DagaN Tanzania Reer somalilnd waaN So Sallaamaya Reer Tanzania 🇹🇿
Haa maalintii 18may may
Ayay xaflad qabsadeen
Qof tanzania jooga baa rabaa dhalin yaro igu soo xira
mashalh waxd muuqalo kasoodubtaan wadnkan rwanda
Abdisamed maxamed maawell ❤
Wow
Qays qaysar wllhi waa nin lagu daydo waxyaabo badan ayaan ka faaiday m.a❤
Thank Good
Congratulations to 100k walal 💯💐💐🤗insha Allah manta marka solabto ado gartaa imaan dona❤
Legend c.samad maaweel
abdi samad mohamed maaweel nice flog
Maweel waa ku wataa
First man horumar balaadhan brozzz
Maaweel zhp waku salami🎉
I would love Africa as beautiful as ever my brothers and sisters 🤌🥺🤲❤
Jecliyaa darusalam
the Legend MaaWeeL keep going😍
Maaweel in the Building
Dhagoole waaye, “Haa maasha Allaah”
Maa weeel
Tanzania 🇹🇿
Next Libya prother mawel 😎😎😎
Ayy City mall aadban ugu xiisay wlhi
Insha Allah coming soon 100k
100k insha allah❤
comming soo 100k insha allah
Best volog
Bro and you took a tour
WA. SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA. CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯
Congratulations for 100k🎉
Hore usoco maaweel 100k waany sugaynaa
100k maaweeel..❤🎉🎉
Congratulations 100k coming soon I.a😢😢wllkey
Waan ku salaamay zxp 🎉🎉
WA.SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA. MAGAALADA CARTA. EE.DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯
Maweel adhi qeyser iyo dhaktar nairobi soo mara plz plz 2 Rivers
Maaweel legend 🤗
Burtii maxad ufuuli wayden
100k coming soon 🎉❤ Hanbalyo
Meesha xawaanada tag plz
Maaweel keep going zxp❤❤❤
Maaweelka
Qof daarusalaam jooga ban ubaahnahay
100k coming soon 🎉❤😊
Keep going bro 😎
Waa ku mahadsantahy wll saa noogu dhiirigalinaysid inaa wadanka meel uga baxno uun 😂
The legendary maweel and qays👍
100k insha allllah bro 😊
Muqdisho Muqdisho u eekaa meeshu
Keep going brother maweel ❤❤❤
My prother Maaweel 100k 🎉 Is coming 💭 ❤
Legend kan 100k subscribe hala gaadhsiiyo🎉