Xaqiiqooyin ku saabsan South Africa | Dalkii u hiiliyay Falastiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka South Africa#southafrica
    Waa muuqaal si guud uga hadlaya dalka Koofur Africa.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan kusoo biir oo kamid noqo asxaabta ku tixan.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com.

Комментарии • 86

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 8 месяцев назад +9

    Musikadii hore soo celi musikadaas iyo codkaada wee is lahaayeen

  • @lagarmuuse6465
    @lagarmuuse6465 8 месяцев назад +12

    First Like And First Comment Mr Gold Voice❤❤❤❤❤

  • @zawdafuadmaxamed8166
    @zawdafuadmaxamed8166 8 месяцев назад +2

    s. africa❤🇿🇦🇿🇦

  • @SHARIIF..892
    @SHARIIF..892 8 месяцев назад +1

    Xaqiiqo sax ah qaata 😢

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 8 месяцев назад

    ustaad tanaad keep going 🌹🥀❤️💯🙏

  • @Mukhtaarcabdirooble
    @Mukhtaarcabdirooble 8 месяцев назад +2

    Tanaad waa chanalkaan u jclhy

  • @xaydaryare152
    @xaydaryare152 8 месяцев назад +1

    Somalia ka so hdl

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 8 месяцев назад

    South Africa Vietnam Eritrea waa tusaale cad oo geesinimo

  • @Pkolom-114
    @Pkolom-114 8 месяцев назад

    Waa wadan aad u wanagsan tuugna meel waliba ayeey jogaan
    Wa dal aan wanagiisa aan marnaba ilaaweynin

  • @xasanali394
    @xasanali394 8 месяцев назад

    Maclinkyga geography ga❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +5

    😪😪😪😪😪 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* .
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 8 месяцев назад +3

    Mnshllha waxaad tahay runtii qof update ahaa ama la socod wakhtiga iyo waxaa socoda, waxaan xasuusta muuqalkii bada ee aad itoobiya ugaa hadlaysay.............

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 месяцев назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @xasanAliAhmed-ss6bb
    @xasanAliAhmed-ss6bb 8 месяцев назад +2

    Saxiib waxaad ilowday halgankii dowladii somaliya ee u hogaamin jiray M.S.bare taageradii xooga badneed ee South Africa siin jirnay

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 8 месяцев назад +2

      Wuu sheegay u ku laabo somalia ayuu dhahay ee ma odhan keligii Talisker siyaad barre .

  • @mohammedhassan2708
    @mohammedhassan2708 8 месяцев назад +3

    South about 15 years Ayaan joogaa waa dal sidii Europe 🇪🇺 ah dhinac walbo

    • @ABDIMAALIK-f3z
      @ABDIMAALIK-f3z 4 месяца назад

      Zxp hadaan imanayaaye meesha igusoo dhaweee

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 8 месяцев назад +3

    Next falastiin🇵🇸🙌

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 8 месяцев назад +2

    African Abaal ma leh waana Dadla ciili jiray oo aan Maskaxda Xor ka ahayn, Sida darteed Mas'uuliynta Somalidu Jacaylka laabla kac ah inay iska daayan aya haboon ama ka Fiitsadan, Sida si la mida Dhinaca Carabtana waa la mid Danteena inoo Muhiim ah Punkt.

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre1164 8 месяцев назад +1

    Konfur afrika wawadan cajiib ah ooxor ah neceb gumeysiga waxan kujeclahay tageerada palastine

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 8 месяцев назад +3

    Wow Tanaad best geographic channel thanks 🎉

  • @libanhussein3529
    @libanhussein3529 8 месяцев назад +1

    Asc sxb afghanistan ama ciraaq ama suuriya ama sudan kasohadal

  • @ciisecawil5930
    @ciisecawil5930 8 месяцев назад +2

    Ustaad waxa aad ka soo Hadashaa wadamada Bariga Yurub

  • @Mukhtaarcabdirooble
    @Mukhtaarcabdirooble 8 месяцев назад +1

    Aar sxb qisadaa libaaxyadaas plz noo soo Gali wn Ku jecelnahaye

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад +5

    Golden voice❤😊

  • @xal9984
    @xal9984 8 месяцев назад +3

    rivers ama wabiyaasha muuqaalo kasoo same saaxiiib❤

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 8 месяцев назад +1

    Libaax dhul qabsadey waa yaab 😅waxaa tl

  • @Maryam-ex9oo2bh7x
    @Maryam-ex9oo2bh7x 8 месяцев назад +1

    Dhulka soomaalida maxaa burburiyay iyo dawlad xumo😢
    😢

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 месяцев назад +1

    Mahad sanid macalin horey usoco khyer bqab kuu rajey nayaa aan u ducayno xamas xuuti iyo xusbulllah alle hajabiyo sah yuuniyadq uk iyo usa bye

  • @jamalabdinasir3272
    @jamalabdinasir3272 8 месяцев назад +1

    Waan kuu duceyy sida quruxda badan aad noogu faideysy

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 8 месяцев назад +8

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay inaad macluumaadkan naga siiso wadanka south Africa,,
    Waxaan kaa sugeynaa haddii ay suurogal tahay dalalkan,
    Iraq, Syria, Afghanistan,Egypt, sudan
    Thank you

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 8 месяцев назад +1

    🇸🇴 😢

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustad warbixinta at nalawadagtay horey usoc

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 8 месяцев назад

    Nelsonandela waxan xog kale ku maqlay 27 sanno inuu xidhnaa kadib markii uu dad badan midab takooray😊

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 месяцев назад +1

    Algeria ugu weyn dhul

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 8 месяцев назад +1

    Afgaanistan ku soo xiji

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 8 месяцев назад +1

    ustaad
    wadanka guyana kasoo hadal

  • @MohaabdiAli-f6i
    @MohaabdiAli-f6i 8 месяцев назад

    Tanaad background music reback bro you are best you tuber have knowlage now what people intresting

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 8 месяцев назад +1

    Thanks teacher next vedio 5somali .
    If ALLAH say.

  • @Mukhtaarcabdirooble
    @Mukhtaarcabdirooble 8 месяцев назад +1

    Tanaad waa chanalkaan u jclhy

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 8 месяцев назад +1

    Habeen walba hal muqaal soo dhig saxib an wax ka faidnee 😮

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 8 месяцев назад +1

    They are my mother's people. I am happy with my mother's people, the white people poris of South Africa
    I am Somali I am proud of my country and my people

  • @Pkolom-114
    @Pkolom-114 8 месяцев назад

    Bluum footeen dhawaqa waa sidaaa bloemfontein

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt 8 месяцев назад +1

    𝘄𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲 𝗯𝗮𝗰𝗸 𝘁𝗮𝗻𝗮𝗮𝗱 ❤😮

  • @SalmanMhd-e9y
    @SalmanMhd-e9y 8 месяцев назад +1

    Ustaad ka soo hadla dalka eswatini pls

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 8 месяцев назад +2

    South Africa waa wadan quruxbadan ❤❤

  • @MustafeClqani-j4i
    @MustafeClqani-j4i 8 месяцев назад +1

    Wax badan baan kaa faa’idnay wll. Alle ha kaaa abaal-mariyo

  • @afwanyaabdilahi1080
    @afwanyaabdilahi1080 8 месяцев назад +1

    Germany

  • @CabdulahimaxamuudMacow
    @CabdulahimaxamuudMacow 2 месяца назад

    Waa wadanka aan ku dhashtay lkn waa liisku dilaa

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 8 месяцев назад +1

    😮khanisiinta africa sout africa

  • @Abdiwaliyussuf-cz9ru
    @Abdiwaliyussuf-cz9ru 8 месяцев назад +1

    Second person

  • @mohacaska3587
    @mohacaska3587 8 месяцев назад

    Zxpow kaso hadal dalka tatarstan

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 месяцев назад +1

    Ljnd tanaad ❤🎉

  • @dalmarsaki1671
    @dalmarsaki1671 8 месяцев назад +1

    Thank you

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад +1

    Beast geographic of Tanaad❤😊

  • @khalidchampion4585
    @khalidchampion4585 Месяц назад

    Nex falastiin

  • @MahadSheekhNuur
    @MahadSheekhNuur 8 месяцев назад +1

    Waad mahadsantshay

  • @abdishugri1923
    @abdishugri1923 8 месяцев назад +1

    so badi bro tnx

  • @mohamedhassanali1863
    @mohamedhassanali1863 8 месяцев назад +1

    Masha allaah waa barnaamij fiican

  • @faz1X16
    @faz1X16 8 месяцев назад +1

    South africa❤👍

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 8 месяцев назад +1

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 8 месяцев назад +1

    Hore u soco Ugaas

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @cabdirisaqmaxamud5656
    @cabdirisaqmaxamud5656 8 месяцев назад

    Malaysia ku xeji mzl

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 8 месяцев назад

    R❤❤😂🎉🎉foxgloves

  • @AyehAyehabdillahi
    @AyehAyehabdillahi 4 месяца назад

    😊

  • @MohaSuper-vn8mo
    @MohaSuper-vn8mo 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 8 месяцев назад

    Nelson Mandela

  • @Maxamedibraahim-xv4nt
    @Maxamedibraahim-xv4nt 8 месяцев назад

    Itoobiya 10ka kama mid aha dhulka soomaali galbeed ka reeb

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Месяц назад

      Hhh oo ma adaa lagu siin lahaa jooji maalaycniga iyo khiyaaliga aad isku maaweelinayso dhulkaa intaad dagto saa maka dhex dhihi karta calan aad kedahey maka taagi karta waa maya marka waaqica lama beeniyo

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 8 месяцев назад

    Sxb Tanaad

  • @sadaamhasan8279
    @sadaamhasan8279 8 месяцев назад

    Aniga

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 8 месяцев назад

    Libaaax

  • @bilaladen7752
    @bilaladen7752 8 месяцев назад

    The first

  • @CabdalleMohomett-ff9vu
    @CabdalleMohomett-ff9vu 8 месяцев назад

    First com

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 8 месяцев назад +4

    Viva Republic of South Africa 🇿🇦

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi 8 месяцев назад

    Insha allah wll waxaan kaa sugin xaqiiqooyin ku saabsan dalkeena 😊

  • @yacineriksen
    @yacineriksen 8 месяцев назад +2

    Blackground music😢

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад

    M.a keep going bro TanaaD ❤❤❤