QORSHE HALIS KU AH BARIGA DHEXE AYUU OOFAARKA DAMACSAN YAHAY+ GOBOLKA OO CABSI XOOGAN KA JIRTO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024

Комментарии • 32

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 часа назад +8

    Soomaalida waxeey ku mashquulsan yihiin qabyaalad waxaas ma arkaan. Maamulo qabiilo ku dhisan oo u shaqeeyo itoobiyo iyo kuwa argagixiso ah oo dalkii ka dagi la yahay. Baa meesha ka buuxo dalkaas rajo malahan.

    • @GorzeGorze
      @GorzeGorze 2 часа назад

      👉🕋💩🕋🇮🇷🕋💩🕋💩💩🕋🇵🇱💩🇮🇷💩🇮🇷🇵🇰💩🇮🇷💩🇮🇷💩🇸🇦👉🇸🇦👉💩🇸🇦💩🇸🇦🇸🇦👉🇲🇨💩🇱🇾💩🇱🇾💩🇮🇶🇵🇱💩🇮🇷💩👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👗👉💩🕋👉💩🕋💩👉🕋🇸🇴🕋💩🕋💩🕋👉☪️👉☪️👉☪️❌❌❌❌❌❌🕋❌💩☪️💩☪️💩🕋👉

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 2 часа назад +3

    Soqatra hadey yahuudu soo degto soomaaliya 🇸🇴🇸🇴👀 waa u dhamaatay .😬😬

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 Час назад +4

    Doofaar caadi isu qor nacaal kuyaale

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 2 часа назад +3

    Bisinka Alle Ma Odhan Mana Rasha beelayno Illaahay Isagaa Wax Maamula

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 часа назад +5

    Arabtan oo dhan hadey iska qawan waayaan hala qabsado waayo waxay cawiin waayeen reer falastiin

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 2 часа назад +2

    Qorshaas yuhuuda waxaa kula jira wadamada khaliija iyo masar madaxdeeda

  • @FaisalNuurSiciid-vg5mu
    @FaisalNuurSiciid-vg5mu Час назад +1

    Soomaaliya dadkeedu way hurdaan

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 2 часа назад +1

    Daanta galbeed maxay sugu hadaba

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 Час назад

    RAGGOW KIBIRKA WAA LAGU KUFAA israil iyo galbeed wa sugeynaa.

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 2 часа назад

    Somali waxba fahmiweyde Waxa qabsada wan arkidona. So Kuba Jecelka Itopia iskala sacyinayo. Idinka Arkidona inshaAllah. Allah hainosaqiro

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 52 минуты назад

    Mashallah tabaraka illahay Sxt ha uu Siyadiyo reer Israel dhibta. Allahuma Ammin

  • @AlRufaaciya
    @AlRufaaciya 3 часа назад +3

    Oktobar ayaa soo socota

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 2 часа назад

    Alle runtu waaxanun illleen mararka qaarkoode xaqiiqadana marbaadan Rabin in aad ogaataaye..

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 43 минуты назад

    Ninyohow hadalkaagu waa nagubayaa waa damiir damqasho la'aan qof mujaahid haduu shahiido waad Ku jeesjeesaysaa illaahay ayaa kulwisaabtami waxaad bunbuninaysaa firkaa aad shegayso marna qof islaamnimo' sheeganaaya marna qalbigiisa kuma soo dhaxaysa waxaad fidinsaan warka sahuuniyada iyo munaafiqiinta looguna talagalay khilaafka islaamka islaamkuse ma aaminsano

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 2 часа назад

    Ad iyo aad mr.xasn noo search garee sida loo dilay samigaa sh.x...nasrulah

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 часа назад

    Mareykanka iyo reer galbeed ayaa dagaalka wado Isreal waa maqaar saar askarta Isreal waa Kuwii ku fashilmay Gaza

  • @cawkecabdi7745
    @cawkecabdi7745 2 часа назад

    Waa run waa inay hadaynu soomali nahay tariikhdeena iyo cadowgeena baranaa

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 2 часа назад

    Xisbulah waxba ma haayan waayo caqiido sax ah ma lahan lkn xamaas way sii jiri doonta

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 2 часа назад

    Yaahow waa riyuday suwmahin gaza Hal sano ayuw dagal kasicdaa wax guula mahaayo hada adiga dhahayo xisbiga aya xalay tallabiib weraray

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 часа назад

    wa xargagixiso lagu dul yookeyey dhul aysan laheyn

  • @HassanGabow
    @HassanGabow Час назад

    Erayga OOFAAR ii macneeya asxaabey

  • @ShalowHassan
    @ShalowHassan 2 часа назад +1

    Wauyaran yuhuuta halaburburiya Inshallah

    • @GorzeGorze
      @GorzeGorze 2 часа назад

      👉👉👉👉👉🤓🤓🤓🤓💪🇮🇱👎🇮🇱💪🇮🇱🦁👍🦁🕎💪🇮🇱🕎💪🇮🇱💪🇮🇱💪🇮🇱💪🇮🇱💪🇮🇱💪🇮🇱💪🇮🇱💪🇮🇱

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 часа назад

    Ya Allah protect falastine from Isreal

  • @cabdimahadcabdilaahi2172
    @cabdimahadcabdilaahi2172 Час назад

    Khatar

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 Час назад

    Ahahaha Oofaar