Xaqiiqooyin ku saabsan Namibia | Dalka ugu cidlada badan Africa !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2022
  • Dal qalalan oo muuqaal dhuleed oo cajiib ah leh,waa dal Afrikaan ah oo lagu magacaabo Namibia oo aad ka ogaan doontaan xogo dhowr ah oo ku saabsan.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu taageer Subscribe.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 122

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Год назад +60

    Watching from wajeer nfd somalia 🇸🇴 addicted to this programs

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Год назад +8

      Qofki ugu horeeyey aan arko ayaa thy o reer nfd ah misna Somalia inuu yahay aaminsan m.a lkn NFD MAGACAAS KENYA ULA BAXDAY SOMALIA MARKI LA JOOGO WAA SFD

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Год назад +3

      Mahadsanid wll ina nfd somalia 🇸🇴 isticmasho

    • @mukhtarjibril4473
      @mukhtarjibril4473 Год назад +3

      Rageegii Southern Frontier district inagaa leh ❤️🇸🇴❤️🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Год назад +1

      @@Abdirizak_Hakim haa mafiicno mxa yeelay N North ee u taaganthy inaga North nagama xigtaan south ayaa no tihiin waxaan saxan marka SFD

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Год назад +1

      Wajeer 🇰🇪

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 Год назад +8

    Ustaadii Tanaad❤️ xaqiiq Geography-ga aan adiga kaa bartay wuxuu 100% ka tayo badan yahay ka aan iskuulka ku bartay✅

  • @libanmohamed1842
    @libanmohamed1842 Год назад +10

    Qofkii ugu horeeyay ee videoga fura mahadsanid masuul waxaad noogu xejisaa dalka muslinka ah ee Bosnia 🇧🇦

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +2

    Tanaad horey u soco Macalin caqliga alle kuu daa Cafi maad na alle ku siyaadi hor mar baan ku rajey nayaa wll soda casharka

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Год назад +2

    madsanid walal

  • @yuusuf6806
    @yuusuf6806 Год назад +4

    Sxp Pakistan 🇵🇰 kasoo hadal
    MAHADSANID

  • @cabdiqaniindho6013
    @cabdiqaniindho6013 Год назад +3

    Maasha allaah waad noofaa iidaysaa

  • @Shaacir
    @Shaacir Год назад +6

    Morocco 🇲🇦 muuqaalka xiga insha allaah

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 Год назад

      Horey buu uga hadly, marroco tabaad ku qor

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 Год назад +2

    Masha allah wll keep going sida aad tariqda ugu waranto💯💯

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад +1

    Ku soco macalinkaygi Tanaad

  • @HANADCALI198
    @HANADCALI198 Год назад +7

    ZXB NEXT KUWAIT 🇰🇼 KEEP GOING ZXB

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 Год назад +2

    Our teacher👨‍🏫

  • @muminmoha7102
    @muminmoha7102 Год назад +1

    Rageedi horay u soco ilaa dhamaadka aduunka waanu ku taagri

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Год назад +1

    Ustaad Tanad My Teacher

  • @iam_hearbroken1960
    @iam_hearbroken1960 Год назад +1

    Our teacher geography

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +1

    Mahad sanid Macalin horey u soco kheyr alle haku siiyo

  • @mahamaddaki4391
    @mahamaddaki4391 Год назад +2

    Legend tanaad

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад +1

    Keep going

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +2

    M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏 💯

  • @Sahamiyee
    @Sahamiyee Год назад +1

    Soo badiii

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Год назад +1

    Mahadsanid sxb sare

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +2

    Thank you Tanaad

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 Год назад +1

    Usted Tanaad Hori Usoco Hormar Wacn ❤

  • @ahmedabdi2367
    @ahmedabdi2367 Год назад +1

    Tanaad pro hore usoco waan ku taageraa w

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Год назад +1

    Mahadsanid inbadan mudane

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 Год назад +1

    tanaad!
    wll adigoo mahadsan sudan 🇸🇩🇸🇩 noogu xigsii ,,
    waa codsi

  • @Mohamed4333Yasin
    @Mohamed4333Yasin Год назад +1

    Saudi Arabia next zhp

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Wll kasoo hadal
    Wadanka kyrgyzstan 🇰🇬 ♥

  • @GALANGOOLI
    @GALANGOOLI Год назад +1

    Juquraafiga waa ijeclaysiisay zxb
    🙏💖

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 Год назад +1

    Ku soco sxb cilmi badan aya laga faaiidaya runti
    Gulayso sxb insha Allah
    Aniga iyo asxabtu waxba Kala bakhayli mayno wax kasta farta wanu ku riixna

  • @alnuurmedia5377
    @alnuurmedia5377 Год назад +1

    Macalimuu mahadsanid

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi Год назад +1

    South Africa

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 Год назад +1

    Waan dalxiiseena

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад +2

    Aawkey maaling mahad syngty. Waa Af Maay maay hadii aad fahameyso.

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi Год назад +1

    South Sudan

  • @Mohamett12671
    @Mohamett12671 Год назад +2

    Wlc back

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Год назад +1

    Masha Allah ustaad

  • @axmaddaae4174
    @axmaddaae4174 Год назад +1

    Next plz zxp sudan

  • @zuheybmohamud9910
    @zuheybmohamud9910 Год назад +1

    Please next ciraq

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 Год назад +1

    Father Geography Tanaad👍👏 Thanks

  • @maxamedbuskud6501
    @maxamedbuskud6501 Год назад +1

    Ma sha allah

  • @adenroho7429
    @adenroho7429 Год назад +1

    Legendry

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 Год назад +1

    Go ahead legend

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy Год назад +1

    Mahadsnid Tanaad. 🙏✌

  • @ahmedgarmadow1422
    @ahmedgarmadow1422 Год назад +1

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Год назад +1

    MashAllah

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 Год назад +1

    father of geoghraphy

  • @sakariye055
    @sakariye055 Год назад +1

    wadanka Africa ugu wadooyinka fiican waaye uguna nabada badan anaa ku nool sxb Somali ahaana waa ku yarnahay

  • @gaaniapdilaahi1556
    @gaaniapdilaahi1556 Год назад +1

    Noo soo badi

  • @Maandhoore
    @Maandhoore Год назад +2

    Next Ireland kasoo dhig ayaantaan asee ka shidan tahay mida kale waxaa kusoo dartaa inta saac la shaqeeyo, saacadi inta lagu shaqeeyo, inta sano sharci iyo dhalasho lagu qaadan Iwm.

  • @AliMohamed-zi6wv
    @AliMohamed-zi6wv Год назад +1

    Belgium 🇧🇪 ka sugeenaah saxiib

  • @inacabdulahi8905
    @inacabdulahi8905 Год назад +1

    🌹Nin Aan taageero Tanaad🥰

  • @abdulrashiidsalaadnageeye3329
    @abdulrashiidsalaadnageeye3329 Год назад +1

    Burikina faso next ka dhig sxb

  • @Softrealax
    @Softrealax Год назад +1

    Next japan 🇯🇵 noo soo daa

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад +1

    Wadan inta badan qalalan oo cidla ah

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Год назад +2

    Waad mahadsantaha bro Mongolia 🇲🇳 muuqaal kasoo samee😍

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Год назад

      Dhaqan miyaa leedihiin aan aheen ciyaal weero burcad toogo kufsi dil dhac intaas ayaad idinka caan ku tihiin saxiib

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Год назад

      @@musemuse1507 hooyadaa iyo keenyaatigaa tahay wasee maxaawa somali naceebkaan kugu jiro adi dawadaa lagaa dhalaa umaleenaa eydi ku dhashay wase reply kale adoo la taagana waan arkaaye somali caay malagu so dhahay dhiladu dabada kaa dhashay wase

  • @mjfarah
    @mjfarah Год назад +1

    AAD AAAN UGU HAYSTA BARNAAMIJKAN

  • @abdiwali7
    @abdiwali7 Год назад +2

    Zambia boder buu la leeyahay wanad ka tagtay

  • @MrHassan02
    @MrHassan02 Год назад +1

    Wll Ka Soo hadal wadanka jarmany IYO wadamada carabta IYO India Asia qeebo Ka mid ah yurub

  • @walalmorgan5726
    @walalmorgan5726 Год назад +2

    12/12/2022 9:02

  • @anwarmusatafe9983
    @anwarmusatafe9983 Год назад +1

    TURKMENISTAN ka soo waran sxp

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 Год назад +1

    Tanaad lendg aan waxa badan ka Faaidany guuluso

  • @MohamedAli-or3hu
    @MohamedAli-or3hu Год назад +1

    Georgia 🇬🇪 war bixin kasoo samee ustaad iyo ciraaq

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 Год назад +1

    Wuxuu ka hadlay intooda badan maaha Joqoraafi waa taariikh

  • @abdihafithgaraad7138
    @abdihafithgaraad7138 Год назад +1

    Muuqaalka xiga Eritrea 🇪🇷 in sh.a

  • @bilemoha9353
    @bilemoha9353 Год назад +2

    Saxib soomaaliya kuxiji pls

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 Год назад +1

    Cadaanka ayaa dilay qabiiladii Africanka hay....saas ayaa dadku ku yaraadeen.

  • @JAKAARTA516
    @JAKAARTA516 Год назад +3

    Muuqaalka xiga Soomaaliya insha allah

    • @wizzi8514
      @wizzi8514 Год назад +1

      Somalia maxaa laga hadla waa Dad Qabiil mahane wax klle lhyn

  • @monor600
    @monor600 Год назад +1

    Masul wan kula socdha 👏

  • @suhaybahmed2954
    @suhaybahmed2954 Год назад +1

    Suuriya macluumaad kasamee

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Год назад +1

    aad baad umahad santahay masuul

  • @abdirashiidwiif
    @abdirashiidwiif Год назад +1

    ❤❤

  • @hanadmahrez7224
    @hanadmahrez7224 Год назад +1

    sxb dalka sudaan ka soo hadal

  • @Akhris24
    @Akhris24 Год назад +2

    Morocco kasodiyari

  • @rubiamandeeqmohamed3340
    @rubiamandeeqmohamed3340 Год назад +1

    Tanad please waxa kaso warranta.guatam adani Mal.qabeenka india

  • @astronomycoursesomaliaiish6461
    @astronomycoursesomaliaiish6461 Год назад +1

    Sxb muuqaalkan Cod hergabeed maa ku duubtay ma aheen codakaaga saane

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 10 месяцев назад

    Aan ku saxo wintok maaha winhook marka afsoomaali loo akhriyo caasimada Namibia,mahadsanid sxb waa barnaamijyo fiican

  • @muhyadiimsaid1870
    @muhyadiimsaid1870 Год назад +2

    Jarmarka waa khalad walaal waxaad dhahdaa Jarmalka
    Haddii dhawaqu kugugu adagyahay isticmaal Germany 🇩🇪

  • @CaseyrTube
    @CaseyrTube Год назад +1

    Liketa ku camaamada zxpkiin waa hadyadq aad siinqysaan chalka

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +1

    ❤️❤️Tanaad channel ❤️❤️

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 Год назад

      ruclips.net/video/48SWBMwOtGw/видео.html

  • @cabdilecabdileck2310
    @cabdilecabdileck2310 Год назад +1

    Somaliland next

  • @saadmohamed5169
    @saadmohamed5169 Год назад +1

    Sudan kasoo hadal

  • @nuuradiinmohamed8996
    @nuuradiinmohamed8996 Год назад +1

    Tanaad waxaad noogu xijisiisa dalka cote d'Ivoire ama ivri cost kaad utaqaano mahadsanid zxp

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 Год назад

      ruclips.net/video/48SWBMwOtGw/видео.html

  • @ismailjamaal8670
    @ismailjamaal8670 Год назад +1

    KANAALKAAN WUXUU II YAHAY RUKUM.

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 Год назад +1

    Somaliya marna maka hadashy walal

  • @khadarkiimiko52
    @khadarkiimiko52 Год назад +1

    Hada tanaad tagerto like isaar wllo

  • @diishlone111
    @diishlone111 Год назад

    1

  • @YusufBravo10
    @YusufBravo10 Год назад +1

    4 saac ayuu ijraa hadaan babaurqato

  • @alnuurmedia5377
    @alnuurmedia5377 Год назад

    Sxb Cover pagekaga iska badal calaamado diin gaar ah muujinaya Macalin

  • @mohamedherzi840
    @mohamedherzi840 Год назад +1

    Diinta ay haystaan naga illowday masuul

  • @SaidAli-gr8ss
    @SaidAli-gr8ss Год назад

    Sxb gubolada soo maaliya tiirikho ka soo diyaari

  • @somaliatiktok2060
    @somaliatiktok2060 Год назад +1

    Yeman kaso hadal

  • @abdallaman7041
    @abdallaman7041 Год назад +1

    Zambia kudar

  • @mahadahiemaxameddahirxusen2497

    Sxb