HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA! Best Somali Investment

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 апр 2024
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa fursada maalgashi ugu wanaagsan ee bulshada Soomaaliyeed lacag ka heli karaan Suuq dibada ahna leh. Fursadan ayaa la dhabarta dhaqaale ee dalkeena sidoo kale waxaan idinkula wadagaya Qalab kuu sahlaya inaad guul fiican ka gaadhaan mashruucan.
    In this video I share the best Somali investment opportunity which is the Livestock export an industry that accounts for over 60% of the GDP
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool

Комментарии • 218

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 месяца назад +28

    Like and Subscribe fadlan kasoo dalbo PDF ka whatsapp kan wa.me/905528257930
    Halkan kala deg payhip.com/b/VcoKa

  • @Aw-dawlo
    @Aw-dawlo 2 месяца назад +15

    Ninkan waa in la tageeraa 🎉

  • @ismailyusuf8206
    @ismailyusuf8206 2 месяца назад +13

    Somalidu waa suuqa asia . Somalida umbaa wax soo dhoofsada ee iyagu wax ma dhoofiyaan markaa lacagtu way dhamaanaysaa wadanka joogta❤

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 2 месяца назад +1

    Mash Allah. Thank you, brother . Love your show from Mogadishu Somalia 🇸🇴

  • @abdullahibulle3309
    @abdullahibulle3309 2 месяца назад +1

    Mashallah, thanks for your advice 🙏

  • @SOMSHE-di7hq7xt6f
    @SOMSHE-di7hq7xt6f 2 месяца назад +22

    2019 ayn Kenya kubilawe Alhamdullilah hada Mel wanagsan ayn kagare

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 2 месяца назад

      Lambarkaaga ii reeb walaal talo ayaan kaa rabaa.

    • @AxmedMadar
      @AxmedMadar 2 месяца назад +3

      Walaal isku shaqo nahay lknse aniga waa dhanka carabaha ee ilasoo xiriir suuq baan kuu hayaa....

    • @abdihafidali3706
      @abdihafidali3706 2 месяца назад

      @@AxmedMadar halka neef mxay siistaan

    • @Sgfaahiye
      @Sgfaahiye 2 месяца назад

      ​@@AxmedMadarnumber kaga noo reeb fadlan

    • @khalidibrahim8801
      @khalidibrahim8801 2 месяца назад

      @@AxmedMadar Hi is it still available?

  • @user-kx6fo3xk4g
    @user-kx6fo3xk4g 2 месяца назад

    Ma sha allah ilahey haku barakeeyyo sakariye cabdulahi cali

  • @melmi3299
    @melmi3299 2 месяца назад +1

    ❤Mash Allahu Allaha ku xafido Zaki❤

  • @moosman438
    @moosman438 2 месяца назад +19

    Masha alaah waa fakir aan aad ugu fakiraayay maalmahaan laakiin waan. sameyn doonaa inshaa alah

  • @muktarabdullahi3528
    @muktarabdullahi3528 19 дней назад

    Maasha allah jazaakallahu kheyr

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Месяц назад

    Maan sha Alaah zakariya Alaha ku xfdiyo kaan jizaai siiyo sida dadka soomli ugu dadaal leyso in ay faaiidaan we❤ you

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 2 месяца назад +22

    MashaAllah aniga kenya ayan daganahay beer oo cowsa eh anleyahay ariga wanbilaabi InshaAllah

    • @AhmedRaage-vt1ie
      @AhmedRaage-vt1ie 2 месяца назад +4

      Xero ari samayso iska xanaanayso iida arafo bosaso u dhoofi waadka macaashaysa hadad beer haysatabe

    • @sigadyare9032
      @sigadyare9032 2 месяца назад +2

      Beerta xage ku leedahay Anaa kula shaqeysaniye😮

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 2 месяца назад +1

      @@AhmedRaage-vt1ie bosaso magaranayi,kenya kudashte years igeynaa walalo

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 2 месяца назад

      @@sigadyare9032 north Eastern kenya

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 2 месяца назад +1

      @@AhmedRaage-vt1ie how much hal neef ari meshas

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 2 месяца назад

    Masha Allah haye ganacsatada Soomaliyeed qalabkaa. ha kenaan wadankena

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 месяца назад +2

    Jazakallah kheyr akhi Zakaria

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 2 месяца назад

    Maanshaa alaah edo qof wanaagsan baa tahay ilaahay ha ku dhowro

  • @AmuunMoha
    @AmuunMoha 2 месяца назад

    Mahasannid wll wax bdn baan ka faa’idey❤❤❤❤❤🎉

  • @cawilmaxed5532
    @cawilmaxed5532 2 месяца назад

    Waa fakar aad u qayma badan
    Shugran akhii.

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 2 месяца назад

    MANSHALAAH ALLAHA KU BARAKEEYO ALLAHANA KU XIFDIYO HABO WAAD NOO FAAIIDEYSEY

  • @zakibuuni
    @zakibuuni Месяц назад

    jasakalaahu khayr aad iyo aad ayaad u mahad san tahay, wax badan ayaad noo faa'idaysay

  • @user-js2fo5xd1r
    @user-js2fo5xd1r 2 месяца назад

    Mahadsanid

  • @HassanAhmed-np2ys
    @HassanAhmed-np2ys 2 месяца назад

    Jazaaka Allaahu kheyraa

  • @abdulmursal9660
    @abdulmursal9660 2 месяца назад

    Best articles so far

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 2 месяца назад

    Ilaahey ha ku xafido 🎉

  • @Bikaac44
    @Bikaac44 2 месяца назад +2

    Thanks bro

  • @user-if3zj1jz5p
    @user-if3zj1jz5p 2 месяца назад +3

    Ar wll haad khayradka somaliya ka hadashay waad mahad santahay😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @user-xi3fn5jn5j
    @user-xi3fn5jn5j 2 месяца назад

    Jasaa akalaa khayr aqoonhaha zakria

  • @justaweirdo8377
    @justaweirdo8377 2 месяца назад

    Maansha Alaah. Waa tali fiican

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 2 месяца назад

    Maanshalah qorshe fcn weeye

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 2 месяца назад

    Mahadsanid walaal waa rabotaankeyga insha allaha mardhow

  • @mohamedcalas5910
    @mohamedcalas5910 2 месяца назад +2

    Thanks zakariye barnaamijkaan aadbaan u jeclaa dhowr mar ayaan comment kuugu soo qoray waliba isku day inaa soo qaadato sheekooyinka Uganda iyo kenyanka ari dhaqatada

  • @model__boy10
    @model__boy10 2 месяца назад +4

    Sakariyow manshalla aad bad umahdsantahy waxaad tahay qof boos muhiima ugu jira dhamaan umada somaliyeed hal suaal ayaan qabaaa Haddad aragto qoràalkyga bal kawaran

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 2 месяца назад

    jizaakaAllahu khayr

  • @somaenglish4623
    @somaenglish4623 2 месяца назад +1

    Mahadsanid wll majiraa muuqaal aad beeraha kaga hadashay wll

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm 2 месяца назад

    Thnks wllo

  • @user-kx6fo3xk4g
    @user-kx6fo3xk4g 2 месяца назад +1

    Intee kala soo xariiraa walal sakariye cabdulahi cali

  • @hanideeq8019
    @hanideeq8019 День назад

    wllhi waa fikir wanaagsan m.a❤

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 2 месяца назад +1

    Zakariyow fikrada wa igu jirtay lkn qof igu dhirrigeliyan wayay, waku farxay marka arkay video gan. Thanks

  • @moussadarar4734
    @moussadarar4734 Месяц назад

    Thanks

  • @aishabotan4099
    @aishabotan4099 2 месяца назад +1

    Caqliga allah haku😊 barakeeyo

  • @mohamednoor9954
    @mohamednoor9954 2 месяца назад +5

    Mahadsanid, taladaa waan ku dhaqaaqayaa Insha Allah, from Ulxeed, degmada Laasqoray, Sanaag, Somalia 🇸🇴

    • @AmuunMoha
      @AmuunMoha 2 месяца назад

      Side. Lagu bilaaba wll❤

    • @mohamednoor9954
      @mohamednoor9954 2 месяца назад

      @@AmuunMoha beer iibso first walaal, oo biyo fiican loo heli karo

  • @rahmamahmud4178
    @rahmamahmud4178 3 дня назад

    Mansha allah 🥰

  • @husseinali6617
    @husseinali6617 2 месяца назад +1

    Sxb mahadsanid

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j 2 месяца назад

    Masha allh

  • @idrisali212
    @idrisali212 2 месяца назад +1

    Maanshaallah alle ha ku xifdiyo
    Jazaaka laahu khyr

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 месяца назад

    Asc walalo sakariiye waxan ku wayniis lahaa walalo barnamij an beerii hoore kaa dawaaday ayan uga bahna macloomaad wa an doonaya siiliig ama taarka laagu xiidho beeraha halka ugo jaban ee an kaa dalban kaaro inad iisheegto mahadsanid

  • @abdihaknosman1028
    @abdihaknosman1028 2 месяца назад +1

    @Zakiye wll jaaf katarka midkee ugu wanaagsan xageese laga gadan karaa ?

  • @maryanfarah7150
    @maryanfarah7150 2 месяца назад

    Mhdsanid saki Walal

  • @abdihakiim7215
    @abdihakiim7215 2 месяца назад +13

    Thanks sxb waxan kunoolahy garissa Kenya 🇰🇪, 500 dollar baa gacanta igu jirtaa inshallah si degdeg ban kubilawaa. Thank you once again ❤

    • @HergelJelle
      @HergelJelle 2 месяца назад +2

      Sxb anigaba garissa jooga man shirko noqono

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 2 месяца назад +1

      @@HergelJelle diyaar sxb garissa xagee ka joogtaa

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 2 месяца назад

      @@ibrahimabdikadirabdi1164 garissa xoolaha waa qaali sxb, baadiyaha raqiis ah.

    • @AhmedRaage-vt1ie
      @AhmedRaage-vt1ie 2 месяца назад +1

      Waad samayn kartaa sababto ah meel cows leh baad joogta waadna soo rari kartaa adhiga ilaa bosaso

    • @AhmedRaage-vt1ie
      @AhmedRaage-vt1ie 2 месяца назад

      @@HergelJellewar aan wax isku darsanee isoo qabo fbg ama whatsapp soo qor

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 2 месяца назад +1

    Walaalow weligay waan ku dhageystaa wax Aan business gaareyna maleh ilaa hada jiradaas maxa waaye

  • @Abdiladif-dv9cd
    @Abdiladif-dv9cd 2 месяца назад

    Qiyaastii imisa ayaa lagu bilaabi karaa? Mahadsanid wll

  • @ShaaficiDhakomale
    @ShaaficiDhakomale 2 месяца назад +19

    Wxaan kaa faaidayy fikrad aad u mihiim ah. Ooo ah ganacsiga xoola nool wxaan ku bilaabayy 1000 dolor arafadiii ayaan iibiyy lacagtaan Ka faaidayy 3000 oo dolor thank

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 месяца назад +2

      MashaAllah Eebbe hakuu barakeeyo Tusaale fiican ayaad tahay well done 👏

    • @bashiirsalaad7709
      @bashiirsalaad7709 2 месяца назад +2

      Walaal inaan kula soo xiriiro ayaan rabaa ma igu caawin kartaa meel aan kaala soo xiriiro

    • @ShaaficiDhakomale
      @ShaaficiDhakomale 2 месяца назад +2

      ​@@ZakariyeCaawiye wxaan kugu abaal gudo oo aan ducu ahay ma waoodo wll Allah haku barakeeyo

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 месяца назад

      @@ShaaficiDhakomale Aamiin walal Jazakallah Khair

    • @Cabdiqanisaalax1
      @Cabdiqanisaalax1 2 месяца назад +1

      wll Xageen kalasooxariira, Meel Xoolaha Raqees uu yahay baan jooga​@@ShaaficiDhakomale

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 месяца назад +4

    Sakariye gudomiyaha rugta ganacsiga ee somaliwayn,nooloow

  • @user-jn8zj7xo5i
    @user-jn8zj7xo5i 2 месяца назад +14

    10,000 oo neef haddad dhoofisid oo xabbaddiiba 100 dollar lasiinayo waxaad helasaa 1,000,000 oo dollar

    • @mohamedhassanabdi666
      @mohamedhassanabdi666 2 месяца назад +1

      100 waa normal meelaha qaar wee ka duwanyhn

    • @farhiaadam2777
      @farhiaadam2777 2 месяца назад +2

      جزاك الله خيرا

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 15 дней назад

      10k neef marka hore lacagta aad kusoo iibinayso intee ayey noqon kartaa

  • @sayidcali1254
    @sayidcali1254 2 месяца назад

    Meel aan koronto iyo is gaarsiin leheyn joogto kwrn?

  • @motech2259
    @motech2259 2 месяца назад

    Sanad kahor ayay igu so dhacday fikradan waa business wanagsan lakin ubahan hal adayg iyo beer wayn hadii aad ledahay

  • @MrFuley
    @MrFuley Месяц назад +1

    Aad Iyo Aad ban uga helay Wana mashruuc aan MUDO rabay ina sameeyo Hada ceelkii Iyo dhulka baa uwadaa Wx Xog ah noo soo badi wll shukran

  • @yurubyurube3870
    @yurubyurube3870 2 месяца назад +1

    Asc walal ka waran gaariyada o kale

  • @user-xs8bv8xh5d
    @user-xs8bv8xh5d 2 месяца назад +10

    Wa run wdakan live stock rich weye kwran hragooda suuq xgee ka hlaa oo iga qata hraga thnks

    • @Aflamta_filimada_afsomaliga
      @Aflamta_filimada_afsomaliga 2 месяца назад +1

      Wa fikrad fcn wxaa maqley berigi hore somalia wey dhoofi jirtay haraga waa xaga magaca magalada hargeysa ka yimid haraggeysaa

  • @clahicqadir981
    @clahicqadir981 2 месяца назад

    Lbx waxa kaso hadasho malaayga iyo xayawaanada badda iyo filinjeero lagu keydin karo

  • @fadacosman8091
    @fadacosman8091 2 месяца назад +1

    Sanadkan waxan xananeyay hal dibi lskin mishinkaa ma helin

  • @Abd20232
    @Abd20232 2 месяца назад

    Zakariyow aadaa u mahadsan tahay nihoow waxaad Barnaamish kasoo diyaarisaa websites online international ah o loogu shaqeeysan karo professionals kala duwan sidan macalinnimo iyo WLM

  • @adamsacad8265
    @adamsacad8265 2 месяца назад

    Barnaamij qiimo leh

  • @kaahusmnf5-bl7gd
    @kaahusmnf5-bl7gd 2 месяца назад

    Asckm sakariye waxyaabadan ood kasherkayso oon daneyo ayaanrabaa in aan kulawadaago laakin mahayo fadlan noosheg numberkaaga

  • @mohamedabdi2501
    @mohamedabdi2501 Месяц назад

    Mr zakariye fakarkaagaan xoolaha waa wanaagsan yahay lkn somaliy abaar ayey sku badashay cimilo xumo marka meel aan somaliya aheyn oo aan xoolaha ku dhaqano noo soo sahmi mahadsanid

  • @anwarxamdichanell4386
    @anwarxamdichanell4386 Месяц назад +1

    Alx meel fiican ayay hada ii maraysaa

  • @user-gl6tt5vc4e
    @user-gl6tt5vc4e 2 месяца назад

    Asc kamarada maqaad iibanasaa maasoodhiibti kamar casra isoodhib

  • @libanhaji7
    @libanhaji7 2 месяца назад

    Asc wll somalia bn joogaa sidee ku heli karaa alaabtan

  • @abdiqanimohamed7487
    @abdiqanimohamed7487 2 месяца назад +1

    Sixid mudane sakariye Abdullahi Ali , aad baad ugu mahadsantgay fikradaada wanagaagsan 10,000*100 waa $100,000

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 2 месяца назад

      sxp marka 10,000 * 100 waa one milion ayay noqonaysaa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад

    masha Allah💯

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 2 месяца назад

    Wad mahad santahay

  • @mohamedYousuf0
    @mohamedYousuf0 2 месяца назад +1

    Why waxa igu soo dhacdeY rag aan zxpo ahyn oo faculty of veterinary medicine
    Dhigan Jirey ayaa sanad ka hor fikradaasi ay ka guuxaysaY nasiib xumo dhaqaale bay u Wayen uztaadkuna waaaka suuqa keeney😢

  • @user-mt2mw8fb5v
    @user-mt2mw8fb5v 2 месяца назад

    Mash Allah mahd sanid ustat

  • @HergelJelle
    @HergelJelle 2 месяца назад

    Runti wankufikiraa ganacsiga xolahaa

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 2 месяца назад

    Waxbaa qaladay tobankii kun oo ariya waa hal malyan midkiiba hadaa boqol lasiiyo ee dib ugu noqo wall

  • @jaamacali4469
    @jaamacali4469 2 месяца назад +8

    Anigaaba bishaan udhoofiyey 100 neef oo ari ah dalka yaman halkii neef waxaan ku iibsaday 92$

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 месяца назад +1

      MashaAllah walal Guulayso halkaa kawad dadaalka 👍🏽

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 2 месяца назад +1

      Sidee jaale ma iga caawin kartaa

    • @dararwaynestory1984
      @dararwaynestory1984 2 месяца назад

      Ma adaa kusoo iibsadah mise waad kusii iibisay wll

    • @mohamedsayid2899
      @mohamedsayid2899 2 месяца назад +1

      100$ maku bilaabi kara wll

    • @user-zv4jy3fk2e
      @user-zv4jy3fk2e 2 месяца назад

      ​@@mohamedsayid2899 haa ha yareesan anba Alle hdu yirahdo wn bilawi rbaa wll

  • @ahmedrooreali3552
    @ahmedrooreali3552 2 месяца назад +1

    Waa fikrad muhiim ah keenaysana in xoolaha si fiican aynu uga faa idaysano.
    Hada Uganda joogaa walaal sakariye ma ka warhaysaa in qalabkaa laga helayo .
    Jasakumulah.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 месяца назад +1

      Walal waan u badinaya aad baa looga helaa Uganda iyo Kenya ba

    • @ahmedrooreali3552
      @ahmedrooreali3552 2 месяца назад +1

      Jasakumulah wll

    • @Suheyb639
      @Suheyb639 5 дней назад

      Sxb uganda ayaan kula jogaa wtsupp kaaga isoo qor

    • @Suheyb639
      @Suheyb639 5 дней назад

      ​@@ahmedrooreali3552sxb wtsupp kaaga soo qor uganda ayaan jogaa

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 2 месяца назад

    Birta lagu qabanayo orgida wa xanun walahiy wa xayawan halo naxaristo xayawanka

  • @SafiyaAbukar-ep6ff
    @SafiyaAbukar-ep6ff 2 месяца назад

    Asc habo xage lagaga soo xariri kara

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 месяца назад +2

    Ascww sakariya cabdulaahi cali waan ku salaamay su, aal, ahaan waa xaaran dhufaanka eeey. Soomaaliya ku sameeyso xoolaha iyo wax kastoo ku saabsan dhusaabsan dhufaanka asc

  • @muusaismacil7670
    @muusaismacil7670 19 дней назад

    boqolaal jeer ayaan like kuusaaray markaasaad pdf yar naga iibinaysaa waar naga tag

  • @maxamedwacays7643
    @maxamedwacays7643 2 месяца назад

    Mahad sanid sxb fikrado wngsn Baad Dadka lawadaagta alle Khayr Hakaaga Abaaliyo

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 2 месяца назад

    Sakeriye sidee kenya looga keeni kara qalabkas

  • @kulmiyemohamed-zw4ef
    @kulmiyemohamed-zw4ef 2 месяца назад +2

    السلام عليكم
    Wll zakariye adi io tagerayashaduba wa idn slmy si kal lab ah,vedio gan mrki an arkayeybo horey ayn like ta kasarey wayo wx fa ido moye wx kle maso gudbisid,tasne wan kaga mhd celinaya,Alle ba mhd odhami iska lehe,ane su al yar iga jahil bihi malaheli kara motor intu kushaqeyo solar panel o awod leh,halogu tala galo marorkas salar ama yan logu talagelinbo malaheli kara? Mhdsnd

  • @anisaadenmohamed9612
    @anisaadenmohamed9612 2 месяца назад

    Wan rabaa

  • @moosman438
    @moosman438 2 месяца назад +2

    waxaan rabaa inaan ka bilaabo zero goat firming waxaan ku noolahay Kenya qaasatan mandera ila Tali zakariye

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 месяца назад

      Walal Kenya waa meelaha Africa iyo aduunka ugu wanaagsan Ganacsiyada Xoolaha iyo Beeraha ee AgriBusiness ka faa’idayso Qalab iyo Tababaro waad ka heli kartaa dalka aad joogto

    • @ustaadaadam
      @ustaadaadam 2 месяца назад

      Ana kenya ayaan joogaa malindi maan ari ku dhaqanno

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 2 месяца назад

    Ustaad yaaaa igu xiraaayo marka dulaaalka

    • @cali09ciise65
      @cali09ciise65 2 месяца назад

      Sakariyow plz su.ashaan muhiim noo tahee ka so jawaab plz

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 2 месяца назад

    Fursadan sanadkan bilowgiisii ayay igu dhalatay oo aan rabay inn ka ganacsado xoolaha dibida oo kale lkn tan lafteda waa fursad kaloo dahabi ah

    • @Joya11
      @Joya11 2 месяца назад

      Meel lagaala xidhiidho ii sheeg Bro

    • @abdiwali4669
      @abdiwali4669 2 месяца назад

      @@Joya11 wiilkan miyaa

  • @Malyun578
    @Malyun578 2 месяца назад +3

    Sakariye see kaa noqotay xisaabtu 10.000×100=1000.000
    Waaba 1milyane

    • @ahmedtiger3809
      @ahmedtiger3809 2 месяца назад

      100k waaye bro

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 2 месяца назад

      ​@@ahmedtiger3809waa Hal malyan sxb, sifiican ueeg xisaabta. 10,000×100 dollar

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 месяца назад

      Maxuu ula jeeda 100 neef ×100 dollar

  • @geelexaajigeele8260
    @geelexaajigeele8260 2 месяца назад

    Xoolaha in LA dhufaano diiniyan miyaa La ogolyahay

  • @nimomahamod
    @nimomahamod 2 месяца назад +1

    Wll anagu adhi waa leene sideen carabta ugu xidhmi karna waxaba dilal aya go goosta ka so hadal

    • @AhmedRaage-vt1ie
      @AhmedRaage-vt1ie 2 месяца назад

      Dekeda bad gaynaysa doonta ayaad saaaranaysa xoolahaaga sxb

    • @abdihafidali3706
      @abdihafidali3706 2 месяца назад

      @@AhmedRaage-vt1iemarka ma dekadad ku dhex iibinaysa

    • @abdimalikkhalif2127
      @abdimalikkhalif2127 2 месяца назад

      Iso qor numberkaga aaan kulaso xiriro

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Месяц назад

      KKKKKK WAA RUUN

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 15 дней назад

      ​@@AhmedRaage-vt1ieLkn waa in aad lisen ganacsi haysato saw maaha waayo ganacsato waaeyen buu suuqu u xidhan yahay

  • @hodancabdi3958
    @hodancabdi3958 2 месяца назад

    Mushinkuwa imisa

  • @CqadirMarwaan
    @CqadirMarwaan 2 месяца назад

    Kabtan 10,000ari lagudhuftey 100 waxa weye 10,00,000waye

  • @Fanaata
    @Fanaata 2 месяца назад

    lacagta buuga wey badanthy naga dhin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад

    Soomaaliya waa dhul qalalan laakiin kiinya waa dhul green ah oo xoolaha lagu xanaanayn karo

  • @hassankaafi7403
    @hassankaafi7403 2 месяца назад

    Geela sida loo naaxiyo soo raadi

  • @cali09ciise65
    @cali09ciise65 2 месяца назад

    Yaaa nagu xiraayo dalaaliunta carabta wax u dhoofiya

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 2 месяца назад

    Sxb fikirkan mudo bdn kufikirayey llkin mal gashi ban la ahay 1000 dollar hadi ann heli laha just enough wlhi mida kale xolaha oo la dhufano diinta mxy ka qabtaa 😢

    • @AhmedIbra-jk6hm
      @AhmedIbra-jk6hm 2 месяца назад

      Wllo kun dollar malagu villa bi karaa

    • @khadarkeywiilkariyada6934
      @khadarkeywiilkariyada6934 2 месяца назад

      @@AhmedIbra-jk6hm haaa sxb kun dollar hada heysato kubilow' Somalia Miya joogta

    • @AhmedIbra-jk6hm
      @AhmedIbra-jk6hm 2 месяца назад

      @@khadarkeywiilkariyada6934 sideen ugu bilaabi karaa faahfahin iga sii bo

  • @aliabdirizak-ib9nq
    @aliabdirizak-ib9nq 2 месяца назад

    dhafaanka ma dambi baa

  • @lii7560
    @lii7560 2 месяца назад +2

    BUUSAARAAD. MAXAA. LAGA. WAADA. MA. FAAQRI. BAA. LAGA. WAADAA AF SOMALIGAS. MA FAHMIIN

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf 2 месяца назад

    Wersheda dacaska