OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 340

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 месяца назад +15

    CABSI: XARUNTA "DAJAAL" | ILLUMINATI +WHATSAPP GROUP
    ruclips.net/video/MaiVJEbBn4c/видео.html WAA LA BAQAYAAYE ALLOW NA BAD BAADI.

  • @abdirahmanliiban
    @abdirahmanliiban 2 месяца назад +38

    Omaar Barbar Galkio iyo gurigiisi hala geeyo Quraan akhris iyo Alabari wayn na haloo qabto Familkiisa intaas hala gaarsiiyo Dadka ku diganayana Mar un waad xanuusan doontaan ✅️

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 месяца назад +1

      Dhul dhakhtaro leh ayuu joogaa markuu cagihiisa isku taago meeshuu rabo ayuu tegi insha Allah

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban 2 месяца назад

      @@samowsamale3490 Intaasuu jiree ma wax loogu qabto Yaase ku yiri dalku Hormar maleh oo hospital maleh

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 месяца назад +16

    Towbada iyo caafimaad ilaahay ha u soo dejiyo. Ma wanaagsana habka uu u dhaqmaayo iyo hablaha uu ku dhegdhegaayo Ee Ajnabiga ka ah

  • @maandeeqmaankauroon1278
    @maandeeqmaankauroon1278 2 месяца назад +15

    MaashaAllah wariye wareysigiisu yahay
    💯/100 iyo
    Gudoomiye jawaabtiisu
    💯/100 la abaarayey booskeeda ❤

  • @SaaraMohamedyusuf
    @SaaraMohamedyusuf 2 месяца назад +1

    Alha cafiyo walalkena insha allh asago nawad dib allaha nogu so celiyo

  • @abdihassan9252
    @abdihassan9252 2 месяца назад +3

    Sifiican Bad uga hadashay walaalken
    Allah ha caafiyo.
    Amin
    Merci

  • @Muhubo-s5v
    @Muhubo-s5v 2 месяца назад +41

    Alle ha caafiyo oomaar insha allaah aamiin yaa rabi

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 месяца назад

      Sxb sharcigoodu waa diintaada waad haysankartaa si aan laguu fahmin inaad shaydaan caabudo laakiin qoomkaa ayaad taageeri faafintooda xumaanta waana qasab inuu calaamada gacanta aad tusto dadka kuugula jira shaydaan caabudka oo waa calaamad la’isku garto mana qarin kartid oo waxaa kula jooga securty habeenkaas khaas kuu ah adiga wayna ku eegayaan hadaadan samayn waa lagu cabsiib qasab ama cirbad ayay kugu durayaan kaaga cabaadisa sxb 😢waxaana jira Fanaaniin iyo dad layaqaanay oo hawada kabaxay jidhkoodiina aan la’ogayn walahi inay noolyihiin iyo inaydhinteen midkoodna lama hayo subhannallah 😢😢 Sxb Wixii calmadaa sameeya way yihiin xitaa iyagoo Islaam sheeganaya sabab maxaa ku qasbay calaamadaas iyagoo xumaanta ii leeyahay faham sxb waxay ogyihiin Omaar barbar waxa kudhacay inay u dambayn iyagana inshaAllah waad arki inay soo wada daataan bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 2 месяца назад +5

    Ilahey ha cafiyo walaalken❤ oomaar ilahey ha cafiyo boqorkena wixi dhibay Allaha kaqbto ilahey unba arkaye amin ya rabbi 🤲

  • @maxamudyamani9976
    @maxamudyamani9976 2 месяца назад +6

    Mahadsanid cabdi xaafid waxd tahy qofka kaliya aan usoo raadsado xaqiiqda itus oo itaabsi markii ay arin dhacdo thanks brother ❤

  • @hanadiscoofficial5329
    @hanadiscoofficial5329 2 месяца назад +7

    Wariyayaashu wada xul maaha c/Xaafid Alla haku sharfo zxp Oomaarna Alla culayska Haka dulqaado

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 месяца назад +4

    Allah ha caafiyo Omaar isaga iyo intii xanuunsan ,qof kastaba waa la Kulmi karaa xaaladaha Aduunka,tallo somaaliyeey iska dhaafa wax aydaan hubin oo aad faafinaysaan,Iimaankii wuxuu dadka qaarkiis ka raacay fiyuus ilaahay halaga cabsado waa La dhimnayaa,Godkii yaraa iyo xisaab ayaa ina sugaysa,qof walaal ah hala jeclaan dhibaato iyo xumaan,Xaqa Allaha SW ha ina garansiiyo,Ilaahay subxana-watacallah ha uga dhigo Dembi dhaaf arrintaas inshallah

  • @AhmedMohamed-p6v
    @AhmedMohamed-p6v 2 месяца назад +24

    C xaafid jasakalhu khyr szb
    Somalidan mid dhihi laha
    Somalay xanuun an idinka ahayn Ma jiro Ben balaayo dhaqan xumo

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 месяца назад +3

      Sxb sharcigoodu waa diintaada waad haysankartaa si aan laguu fahmin inaad shaydaan caabudo laakiin qoomkaa ayaad taageeri faafintooda xumaanta waana qasab inuu calaamada gacanta aad tusto dadka kuugula jira shaydaan caabudka oo waa calaamad la’isku garto mana qarin kartid oo waxaa kula jooga securty habeenkaas khaas kuu ah adiga wayna ku eegayaan hadaadan samayn waa lagu cabsiib qasab ama cirbad ayay kugu durayaan kaaga cabaadisa sxb 😢waxaana jira Fanaaniin iyo dad layaqaanay oo hawada kabaxay jidhkoodiina aan la’ogayn walahi inay noolyihiin iyo inaydhinteen midkoodna lama hayo subhannallah 😢😢 Sxb Wixii calmadaa sameeya way yihiin xitaa iyagoo Islaam sheeganaya sabab maxaa ku qasbay calaamadaas iyagoo xumaanta ii leeyahay faham sxb waxay ogyihiin Omaar barbar waxa kudhacay inay u dambayn iyagana inshaAllah waad arki inay soo wada daataan bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @omaimaqani
      @omaimaqani 2 месяца назад +1

      Wlhi iyagaa dadka waala inta kale been ama drug ha siiyaan ama khurafaad ha u sheegaan

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад +16

    أعوذ بكلمات الله التامات، التي لا يجاوزهن بر ولا فاجر، من شر ما خلق وذرأ وبرأ ومن شر ما ينزل من السماء ومن شر ما يعرج فيها ومن شر ما ذرأ في الأرض وبرأ ومن شر ما يخرج منها ومن شر فتن الليل والنهار ومن شر كل فتن الليل والنهار ومن شر كل طارق يطرق إلا طارقاً يطرق بخير يا رحمن.

  • @awilmohamud7651
    @awilmohamud7651 2 месяца назад +18

    Waxaan Fanaan Oomaar Alle uga baryayaa inuu ugu deeqo caafimaad kaamil ah

  • @HousseinYare
    @HousseinYare 2 месяца назад +2

    Amiiiiiiiin inshallah inshallah yaaa raaabiii

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 2 месяца назад +1

    Wareysi fiican abdixaafid thank youu

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 2 месяца назад +1

    Allah ka dulqaado Culus haysta Walalken Omaar Thank you abdihafid sida wanagsan ad xogta jirta nola so wadaagtay 🙏🏻

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад +8

    THANKS PRO CXAAFID WARIYE SARE

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад +12

    Allah cafiiyo insh Allah

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 месяца назад +7

    ALAH CAFIMAAD TAAM AH HA SIIYO OMAAR, CADOWGIISANA ALAHA KA XIJAABO AMIIN YAA RABI.

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 месяца назад +28

    Ilhey cafimad ha siyo walalkeen

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 месяца назад +1

    Alaaah cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah wlky ❤❤❤

  • @itlegenditlegend8776
    @itlegenditlegend8776 2 месяца назад +5

    Masha Allah ilaahay ha cafiyo….

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 месяца назад +5

    Saban xun baa lagu jira qofku waa inu salada iyo adakarata isku ilaliyo ilahow nabadabadi😢😢😢😢

  • @Gurigaaga-1aad
    @Gurigaaga-1aad 2 месяца назад +7

    Mahadsanid waan sugaynaa ustaad

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed 2 месяца назад +5

    Allaha ha caafiyo wll oomaar Aamiin yaa rabi

  • @IbroAbdi100
    @IbroAbdi100 2 месяца назад

    Maasha Allah Saxfi Aqoon Duruqsan Uleh Sida Qofka Su Aalaha Loo Waydiiyo Bulshadana Loo Qanciyo
    Intaa Ka Dib Omar Bar Bar Waxaa Haya Waa Qadar Alle Uun Ee Allaha Caafiyo

  • @thegunner971
    @thegunner971 2 месяца назад +1

    Alla ha cafiyo wllken oomar barbar. Thanks abdixaafid for the professional update.

  • @mohamedjama4099
    @mohamedjama4099 2 месяца назад +5

    Masha Allah ilaahay hacaafiyo Amiiiiiiiin

  • @osmanabdulahi5384
    @osmanabdulahi5384 2 месяца назад +7

    Macalin wx badan og guleyso sxb big fun. Baan kuu ahy

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 2 месяца назад +8

    Alaha caafiyo(oomaar) waa wiil dhalinyaro ah ,ha loo duceeyo we ❤ you barther oomaar

  • @CaaQilHamse
    @CaaQilHamse 2 месяца назад +9

    Walalaalkeen oomaar Alana hacaafiyo insha alaah

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 месяца назад

      Sxb sharcigoodu waa diintaada waad haysankartaa si aan laguu fahmin inaad shaydaan caabudo laakiin qoomkaa ayaad taageeri faafintooda xumaanta waana qasab inuu calaamada gacanta aad tusto dadka kuugula jira shaydaan caabudka oo waa calaamad la’isku garto mana qarin kartid oo waxaa kula jooga securty habeenkaas khaas kuu ah adiga wayna ku eegayaan hadaadan samayn waa lagu cabsiib qasab ama cirbad ayay kugu durayaan kaaga cabaadisa sxb 😢waxaana jira Fanaaniin iyo dad layaqaanay oo hawada kabaxay jidhkoodiina aan la’ogayn walahi inay noolyihiin iyo inaydhinteen midkoodna lama hayo subhannallah 😢😢 Sxb Wixii calmadaa sameeya way yihiin xitaa iyagoo Islaam sheeganaya sabab maxaa ku qasbay calaamadaas iyagoo xumaanta ii leeyahay faham sxb waxay ogyihiin Omaar barbar waxa kudhacay inay u dambayn iyagana inshaAllah waad arki inay soo wada daataan bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 2 месяца назад +4

    Abdixaafid m.Allah warkaga wan ku kalsonay100%❤🎉 alle haku xafido wll

  • @alimohamedwaberi2360
    @alimohamedwaberi2360 2 месяца назад +1

    Asc brother abdixafid waan kusalamay salan kadib waa ali Mohammed waberi oo joga magalada garissa ee dalka kenya waad kumahad santahay sida aad nola socodsiisid wararka xasaasiga ah ee aduunka, intaa kadib waxan rabaa inaan halkan kuso mariyo wiilkaa somaliyed ee xanuunsan inuu illaah cafimaad buuxa siiyo insh, Allah amiin.

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 2 месяца назад +2

    M.a update us always the latest Abdihafid we appreciate your efforts.

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 2 месяца назад

    Absolutely 💯 💯 💯 right ✅️

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 месяца назад +2

    Dhiigan Ma uraacay Far far Intuu soo celiyeey Car car Qalbiga mahantiyeey ohooh Caashaqu ma iiqaaday Kor kor
    Allah swt ha caafiyo walaalkeen al Fanan Omar Barbar
    Soonaaliyeey madaxdeeda cuntaay geesigeeda dishaay aqoon yahan keeda liidaay dacaayada ka daaya wiilkaan maskiinkaa u duceeya from Canada 🇨🇦

  • @umuadna9073
    @umuadna9073 2 месяца назад +1

    May Allah protect him yaa Rabi 🙏❤️

  • @hibodjama4533
    @hibodjama4533 2 месяца назад +3

    Allah ha caafiyo Inch'Allah

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 2 месяца назад +8

    Allha caafiyo wllken maskaxdiisa allha udajiyo

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 2 месяца назад +3

    Buufin ayuu laastay kadibna wuu allaalaxay 10 cisho kadib wuu iska mudh baxayaa dhib malahan

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 месяца назад

    Aamiin . Allaha caafiya Oomaar . Wax way ka qaldanyihiin oo waxuu xafuushinayaa koox dumar ah . Farxaddaada waa ineysan ka gudbin xayndaabka Alle .

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 2 месяца назад

    ilahay hacaafiyo oomar iyo inta xanuunsan ee muslima insha sllaah

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 2 месяца назад

    Thank you

  • @mohamedabdulkadr6146
    @mohamedabdulkadr6146 2 месяца назад +5

    C.xaafid Alle haku barakeeyo

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 2 месяца назад

    Subxanalah ilaahay sohadeyo
    Somalidi weye waladay
    Ilaahay caafimad Deg Deg ha siiyo

  • @maameeahmedin6998
    @maameeahmedin6998 2 месяца назад +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @yamyam585
    @yamyam585 2 месяца назад +3

    Alllaha caafiyo wll cumar

  • @duceysanali9024
    @duceysanali9024 2 месяца назад +6

    Jaaliyad somaliyed maba ka jirto norway. Jaaliyad qabiil leeyahay ka jirto. Somali isku duuban. Malehee.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 месяца назад

    Jizaakumu Allah kheyr, sida aad noola wadaagteen walaalayaal.

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 2 месяца назад

    Thank you abdihafidh

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 месяца назад +2

    Oomaar xanunka haya waa waali nooca Paranoia la dhaho ee aad moodeyso iney cid waliba cadow kugu tahy ooy ku dileydo... Hdaan la daweyn qofku isagaa isdila mrka danbe... Yaan Somalia lageyn wiilka dawo ma taalee bn ku tali lahaa. Allow caafi Oomaar.

  • @aragsaninagacalowgacalow5154
    @aragsaninagacalowgacalow5154 2 месяца назад

    Mahadsanid cabdi xaafid wll qaali

  • @yuusufxasan7189
    @yuusufxasan7189 2 месяца назад

    Congratulations saxiib for 500K of family and friends on youtube been later part of them congratulations❤❤
    Teeda kale maadama aad qurbaha ku nooshahay maalmahaana aad barnaamijkaan aad ugu xeel dheeraaneyso waxba yaana lagu cabsi gelinin saaxiib macaan Rabbi baa kasareeya cid walboo awood is bada🤚

  • @eyqalib
    @eyqalib 2 месяца назад

    Illahay caafimaad taam ah ha siiyo illahay dhib ka haka dul qaado illahay caafimaad deg deg ha siiyo Oomar Bar bar Aamiin yaa rabbi

  • @sadiaadan6541
    @sadiaadan6541 2 месяца назад

    Masha Allah 💕

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 2 месяца назад

    Keep going abdi hafid xaqiqda aad ino so gudbineso markasta with thanks

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 2 месяца назад

    Ma shaaAllah good info faadlan thaaniga iska daaya

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 2 месяца назад

    Mashallah waa wariya uguwanagsan kuwa somalida

  • @falisali8326
    @falisali8326 2 месяца назад

    Allaah ha caafiyo Aamiin yaa rabbi

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 2 месяца назад

    Somalidi dhaqnkodii waa dhumiyeen ee walaakena allaha caafiyo amiin

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 месяца назад +2

    Allaha caafiyo walaalkeen rabbi baa og wixii ku dhacay

  • @hazazi-boy
    @hazazi-boy 2 месяца назад

    Abdi hafid allaha ka ajar siiyo qof aad u qalpi fcn aqoon leh diin leh🙏

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 месяца назад

    Maashaa'Allaah hadii Alle usoo adeejiyay walaalihiisa Soomaaliyeed oo uu hada gacan amaan ku jiro mental and physical care na uu haysto. Allaha caafiyo hadii dhib loo gaystayna cidi u gaysatay Allaha soo iftiimiyo kolay dad badan ayay hore u dhibaateeyeen markaana uu Rabbi fashilaayo Oomaarna sabab looga dhigat fashilkaas. Haduu xag Rabbi ka xanuunsadayna Allaha caafiyo diintana ku hanuuniyo.

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 2 месяца назад

    Masha allah waa arin lagu farxo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HafsamohammedHafsa-oo8xm
    @HafsamohammedHafsa-oo8xm 2 месяца назад

    Allah cafiyo walaalkena omar sharta iyo sheydanka allaha ka qabto🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @KhayraMohamud
    @KhayraMohamud 2 месяца назад +2

    Alle swtc hacaafiyo wixii saxana idinkaanu idinka sugaynaa insha allh

  • @FartunWarsame-u8b
    @FartunWarsame-u8b 2 месяца назад

    Ilaahay Rabi caafimd ha siiyo Omar amiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 месяца назад

    🤲 🤲 🤲 Allaha caafimaad iyo Nasteexo ha siiyo.

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 2 месяца назад

    Allaah cafiyo wiilka ilahy ban u barayeyaan inuu cafimad siiyo deg deg ah Inshallah

  • @deenanasiha5031
    @deenanasiha5031 2 месяца назад

    CABDI XAFID WARIYE HADALKISA IYO WAYSIGISA AN KU QANCO 1000/1000 mahadsanid

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 месяца назад

    ALLE hacaafiyo
    Habeeno badan ayuun bilaa hurdo ahaa sida muuqata. Calaamadaha

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад +2

    Allaha cafiyo wll keen omar

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 месяца назад +10

    Allaha Caafimaad Taam ah Ha Siiyo Walaalkeen Omar Ninkan Hada Hadlaayo Ee Gudoomiyaha Jaaliyada ah Wuxuu ku Jiray Dadka uu Ka Cabanaayay oo uu Lahaa Lacagta uu igula Hishiiyay Xafladii Wuu igu Booday in uu isiiyo Ee Su'aashas Waydii Ninkan Hadlaayo

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 2 месяца назад

      Haa ninkan waa dadka aan lafahmin sharkooda mamo abahey qabay wax kastay kugu samaynaysa mana fahmi kartid ninkan ninkaas baa waaley saan is leyahay waana qorshe lasoo maleegay saan is leyahay 😢😢😢

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 2 месяца назад

    Ha loo duceeyo alaha caafiyo waxaa dhici karto inuu isku booqay oo waxna cunin hadana uusan waxba ku shaqo laheen sheydaan balse uu ka cabsaday oo u sawirmay Omaar qof fiican waaye farxada ma seegto

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 месяца назад +8

    Wiilkaa dhalinyarada ah allaah ha caafiyo

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 2 месяца назад

    Allah ha caafiyo wiilka Soomaaliyeed ee xanuunsan.

  • @easky363
    @easky363 2 месяца назад +1

    KAN LAWAREYSANAYO IYO KAN WAX WARAYSANAYA SANAN WAA WEYNAA, MA CISMAAN MAXAMUUD BAA? MISE WAA REER BARI??

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 2 месяца назад

    Cafimaad taama allaha siiyo wllken

  • @HalimayusufHalimayusuf
    @HalimayusufHalimayusuf 2 месяца назад

    Shukran wll

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 месяца назад +8

    Ilaahey cadowga ha ka qabto wiilka.

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 месяца назад

    Omaar ilaahey ha caafiyo waan aqaan ilaahey u Barya dhamaantiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 месяца назад

    Alle ha caafiyo Amiiin waa wax laga noxo Oomaar 😢

  • @CaaQilHamse
    @CaaQilHamse 2 месяца назад +2

    Asc markahore c/xaafid maxauud jaamac marakalabaad waadku mahadsantahay side wanaagsaneed noogu faafaahisay jazaaka laahu khayran wll

  • @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
    @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 2 месяца назад

    M.a wall abdi xafid aad bad umahdsantahay

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 2 месяца назад

    Allah ha cafiyo insha Allah

  • @fartunosman9010
    @fartunosman9010 2 месяца назад

    Allaah caafimad tam ah siiyo oomar aamin yaa rabi

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 месяца назад +1

    Asalamu Caleykum
    Aad baad u mahadsantihiin
    War bixintaa
    Wiilka
    Allah ha Caafimaadsho Oomer
    Illahey qalbigiisa degaansho iyo Cibaado ha ku sugo
    Allahuma Aamin Aamin Aamin

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 месяца назад +3

    Ilaahay ha caafiyo oomaar wixii cadow ahna haka qabto

  • @easky363
    @easky363 2 месяца назад +1

    WARYAA IMAQAL, MA'AQAAN CABDI-FITAAX IYO WAX LAGU YIRAAHDEE, SOOMAALIDII NORTH AMERICA WAXAY UDHINTAAN HEROIN, METH, OPOID. XANIIYAHA ALLE KUQABAYE, RUNTA KASOO HADAL.

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 месяца назад +2

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI ILAAHOW CAAFIMAAD SII AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @bilaalfarah
    @bilaalfarah 2 месяца назад

    Wiilkaan waa xanuunsanaan jiray xataa markii uu joogay xerada qaxoptiga ee uganda 🇺🇬 soo baar xanuun dhimirka ah ayuu qabay ee kudhacay kadib markii abihii la dilay sidaas ayaana qarabadiisu leyn Canada 🇨🇦 ah loogu iibiyay asaga iyo walaalkii

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 2 месяца назад

    Omaar Asagaa dhahay Buufin baan cabay waana lagu waashaa Buufinka Waa maan dooriye

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 месяца назад +3

    Jaahilnimadaa keeneysa in qof xanuunsan shaqa laga dhigto qof maskaxda ka horumaray waxaas kuma mashquulo hadduu ku mashquulana wuu caawiyaa qofka buka laaakiin shafta qofka wax uma dhimo

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 месяца назад

    Allaha caaafiyo Aamiin

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 месяца назад +3

    MAHADSANID. DIYAAR. WAAN. SUGEYNAA. INSHA ALLAH

  • @Fatush-k9w
    @Fatush-k9w 2 месяца назад

    Ilaahow caafi

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 месяца назад +3

    War boowe ani xtaa dhoor jeer bey igu dhacdy ...wa sidaa shegty wa so jeeed badan iyo balawad iyo social media badan oo uu isticmaalay ...I'm living in England...markasa police ba igeeyey hospital 2 sabuuc kadubnah wn fiicnaday ....
    Tanlabadana somalidu dadka wey si waalan ...AlhamduLILAAH hada saladu ima dhaafto social media sidey ubadnayena wn iska wada xiray ......by from uk

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 2 месяца назад

    Masha allaah allaah ha caafiyo

  • @ytcreator14
    @ytcreator14 2 месяца назад

    Jazaa'aka laah cabdixaafid iyo Maxamed Gudoomiyaha Jaaliyad Norway. Alle ha caafiyo walaalkeen Oomaar Barbar