SHEEKADA SICIID CALI MUSE & NIN KA SOO JEEDA QABIIL SOOMAALI AH OO DEGAN DALKA CHAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • SHEEKADA SICIID CALI MUSE & NIN KA SOO JEEDA QABIIL SOOMAALI AH OO DEGAN DALKA CHAD
    👉 / hbnonline
    👉 / hbnonline
    👉 / mowliidhbntv
    👉www.hbnonlinet...

Комментарии • 195

  • @jamacnur
    @jamacnur Год назад +10

    Mashallah Garre Gardhere samale
    Waa nation mahan Gabil qodah
    Somalia hanoolato

  • @abdisamedaden9367
    @abdisamedaden9367 Год назад +9

    Wow legendkii said Ali mouse waxan ku xasuustaa siduu u macaanayn jiray ciyaarihii 2010 ee South Africa world cupkii

  • @user-wb5cz6on9w
    @user-wb5cz6on9w Год назад +12

    Garre my dhiiga🇫🇷🥰🥰

  • @saidaali412
    @saidaali412 Год назад +9

    Waa run anaaba aqaano kuwo Chad 🇹🇩 ah oo joogo uk oo Gare aa nahay dhaho masha Allaha

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Месяц назад

      Wll waa been isirkeena ayey ku dheelayaan

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel Год назад +3

    Wow legend said Ali muuse Waa wariye qaaliya mowliid waraysiyada siciid noo soobadi plz❤waad mahadsanatahiin HBN

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 Год назад +12

    Sanadkii 2012 ayaan ogaaday anoo saxaaraha Chad Libya sudan u dhexeeya jooga markaas ayaan la kulmay nin gare Chad ah wuu I caawiyay sifiican waanu isheegay inuu gare yahay malintaasan iigu horaysay sheegadaas yaab ayay igu noqotay

  • @hamaaan1105
    @hamaaan1105 Год назад +7

    2014 Edmonton ayaan kula kulmay nin iyiri quraanyoo Garre ayaan ahay.

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Год назад +5

    That’s challenging Irir Samaale story

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 Год назад +12

    Waa run dadkaas waa soomaali waa dad aad u wanaagsan oo soomaalida soo dhaweeya liibiya ku arkay waa geesiyaal aan ka baqan dadka carabta ah ee liibiya waa dagaalyahano.cashar u dhigay cad cadkii mooday dad baqa ileen waa soomaali dagaalkii liibiya iyo jaad.Geelana waa dhaqdaan.

  • @issacknoor7107
    @issacknoor7107 Год назад +1

    Asc shukran Masha Allah mudane saciit and mowlit

  • @dekaabdullahi-xm1pl
    @dekaabdullahi-xm1pl Год назад +3

    Mashallah gare

  • @mubaaraksaney3642
    @mubaaraksaney3642 Год назад +2

    Waeiye Saciid si weyn ayaan u salaamayaa.
    Mudddo dheer ayaa iigu danbrysay Codkiisa.
    Runti xusuus gaar ah ayuu codkiisa igu leeyahay.
    Cimrigiisa Alla ha raajiyo + caafimaad IDIN EEBBE.

  • @hassanismail5135
    @hassanismail5135 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Год назад +1

    Maan shaa llah mawliid iyo Siciid Ali Muuse awel 5 Soomaaliyeed baan dhihijiray hadase waa 7 Soomaaliyeed waa inaan Soomaali isu raadinaa from GK ❤❤❤❤❤❤❤

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Год назад

      Shan soomaali ah awalba ma jirin soomaali waa mid, gumeyste unbaa 5 noo qeybshay.

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 Год назад

      @@sayidka6911 sax saas unbaan kawada muhiimadi waa midnimada umada Soomaaliyeed ma aha in aan xuduud Gumaysi sameeyey taageersanahay

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Год назад +1

      @@maanshaallah8752 libaax, sidaasaan kugu ogahay.

  • @SoNewsAnalysis
    @SoNewsAnalysis Год назад +3

    Congratulations aan kuugu daree madaxweynaha dalka Chad xita waa Gare Mohamed Idiris Debi layidhaa Madaxweynihi dhawan la dilay Idiris Debi dhalay... Gare wa laandheere banaan dagay haha

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Год назад +2

    Odaygu ma dhihin Soomaali ahay wuxuu shahay laba nin oo walaalo ah oo Gare ah ayaa ka imaaday carabta midna Chad degay midna Soomaaliya. Marka inaga hadaynu nahay Soomaalida kale maxaynu isku nahay odaygaas? Marka Gare waa Carab somali saa u fahma

  • @abdulqaderabdi3779
    @abdulqaderabdi3779 Год назад +4

    Hada kohor ayaan liibiya ka soo qaxnay waxa nimid xero qaxooti o Ku taalo tunisia kadib waxan dagaal ma dhexmaray nimankii jadka ahaa kadib markan ad isku dagaalnay o an la yaabnay say u dagaalamayan iyo sida an iskuhu eknahay ayaa wiil somali gare ah ayaa maqlay aykoo shekaysanayo o Ku hadlayo luuqada garaha wu fahmay kadib adayaashoodi ayaan u wacnay luuqadan as Ku hadlaysan intee ka kenten ayaan dhahnay waxay dhahen luqadan wa luuqada garaha Kuwii somalida aha iyo kuwii kale way is fahmen waa isku luqad qabiilka garaha somaliya dagan iyo Kuwa dagan jad wa isku mid

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Год назад

    Maashaa Allah weriyaha weyn ee siid cali muuse iyo mowliid

  • @nurhassan1781
    @nurhassan1781 Год назад +3

    Sanadkii 2010 waxaan ku arkay South sudan nin daafuur ah waxuu ii sheegay in uu yahay somali qabiilka garaha waxuu ii sheegay in ay yihiin dadka ugu badan ee xaafidul quraanka ah ninkaas somalida aad buu u jeclaa

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Год назад +1

    Mashalah saciid Cali muse wlhi wadani somaliyeed

  • @anabbile386
    @anabbile386 Год назад +6

    Viva Garee ❤

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Год назад +5

    Kkkkkkkk cajiib walaahi siciid cali muuse iyo mawaliid xaaji cabdi sheeko xiiso badan baad nala soo wadeegteen waad mahad santihiin

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 Год назад +1

    sxb mowliid halka ka hay wararkada wa warar tayo leh horey usoco bro

  • @abdirizakmahmud7626
    @abdirizakmahmud7626 Год назад +3

    Nabarka ma Hali karaaa wll

  • @aliwargadud7522
    @aliwargadud7522 Год назад

    Waa hagaag waa wax cusub oo soo kordhey mahadsanid

  • @abdikismayo9433
    @abdikismayo9433 Год назад +1

    Asc waraxmatulahi wabarakaatu Maalin wanaagsan Bahda BBc

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Год назад +1

    Mansha allah Siciid Cali Muuse jecliya hadalkisa

  • @abdallamohamud3948
    @abdallamohamud3948 Год назад

    Maasha allaah.

  • @abuukaralixasan8365
    @abuukaralixasan8365 Год назад

    Mowliidow ,saciid cali muuse saxafada uguso celi

  • @ggm661
    @ggm661 Год назад +3

    Waa dhab in garre degan yahay dalka Chad. Somalia bay ka yimaadeen. Iyaga oo xoolo dhaqato ah. Dadkii diinta islaamka bay bareen. Dhawrkii madaxweyne u dambeyene waa iyaga. Waxa warkaa ii sheegay min reer Chad ah ok abti u yihiin garre. 60% dadku waa muslimiin.

  • @khalidmohammedabdullahi826
    @khalidmohammedabdullahi826 Год назад +2

    sxp Waa La garanayaa Inay Somali Yihiin Garre Yihiin Garuhu Waxay kala degan yihiin 3meel 1 Ethiopia gobolka dawa.2 somalia .3 chad ayey kala degan yihiin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Год назад +1

    Waa sax Eritrea iyo Tigreega waxaa jooga dagan Jabarti Ismaaciil oo Daarood walaalo yihiin canfarta waa Warsangeli marka waa in Soomaali israad sato guul umada Soomaaliyeed meelkasta ha joogeen

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo Месяц назад

      Waxaaas waa been

  • @abdallamohamud3948
    @abdallamohamud3948 Год назад

    Masha alla a h.

  • @YonisAdirir
    @YonisAdirir Год назад +3

    Chad waa dadka ugu geesisan markaa isku dhiig ayaan nahay

  • @isaacmohammed7442
    @isaacmohammed7442 Год назад

    Can you please share the full names and contact of the man Saciid Ali Muse met with in Madina.

  • @Faraskamadow1
    @Faraskamadow1 Год назад +1

    Waxan wax ka barta dalka turkiga waxa jiro arday sida ah oo chat u dhashay lkn ah qabiilka garaha sidan cml ayuuna aniga igu sheegay waxan nahay isku class ilaa hadana waxan nahy sxpo isku dhaw wee jirta arinka anigaba layaab ayay igu naqoty marka arkay waxan waydii lahjada ee garaha somaliya jooga ku hadlan ma taqana maya ayuu u dhhy isku luqad kuma wada hadalno xita waxuu ii shegay kenya xitaa inee jogan garre kale

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Год назад +1

    Rugcadaa Saciid cali muuse iyo mowliid waan idin salamay

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 Год назад

    Anigu Waxaan kula kulmay caasumada Salt Lake city gobolka utah usa dad badan oo asalkoodii ka soo jeeda Soomaaliya kuna nool wadanka ruwanda oo qaarkood ay iisheegeen in awoow yadood kula dardaarmeen inaynan iloobin dadkooda somaliyeed

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 Год назад +1

    Djaadiintu waxay magaca uyaan Gurcaan, iyo Quranyow.
    Waa run sheekada Siciid cali muuse, waayo, waan ka soo sha qeeyey, sifiican baan u aqaan. Waanay ogyihiin inay somali yihiin.
    Marada afka lagu duubto. Waxay ka celisaa ama laga duubtaa. Dhuska sxaraha ka kacaya. Waxa xidhi Tawaariq, Djaadiinta, iyo Nager.

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Год назад

    Mahadaad ogaateen
    Sow kii sheekhayagii xaaji cabdi ayuub noosheegay

  • @yahyeherrow8787
    @yahyeherrow8787 Год назад +1

    Waa sax qisadaas waxeey aheed sudaan gare qoos ka mid ah ayaa sudaan laga soo qabtey mahamed siyaad bare ayaa ku yirii waa dadkeeyga hala soo daayo waa sax

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Год назад +1

    Siciid cali muuse waan maqli jiray

  • @efootballmobile6504
    @efootballmobile6504 Год назад +1

    Waa sax Garre wuxuu dagaa somalia kenya ethopia Chad waa 21 laf waana qowmiyad qabiil maahan

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub Год назад

    Wakhtiga noo sheeg mowliid

  • @nooryusuf4959
    @nooryusuf4959 Год назад

    Asc wan salaamay saciid cali muuse anigaa kulahadlayo ayaa arkay dad eleteriyaan ah oo igu yiri asalkeynu wxn nahay warsangali

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад

    Gare chad. Somalia. Iyo Kenya weyjoogaan( Tawareeqa. Iyo Chadien. Ka oo Garaha.ayaa Isku Dhaqan lebisa.Lkiin midna Waa Somliya iyo Chad..midna waa Niger.)
    ILE DES gore, Senegal. Waa jazerada laga dhofiyey Madowga intakalena.waa Jazeerada uu sheegey siciid Gahana ku taala.
    Runtii weyaan, Senegal Saint louis.Iyadana Dadka gobolka Luwisiyaana madowga Waa halkey u badanyiin

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Год назад

    Chad wadankaas in qabiil ka Garraha ah ku noolyahay waxaan ogaaday 1998 - 1999 meelahaas anigoo Dugsiye hoose dhigta magaalada Muqdisho, macalimuu la oran jiray C.wahaab oo luqada Carabiga noo dhigijiray ayaa nooga sheekeeyay.

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf Год назад

    Asalamu caleykum dhamaan aniga naftirkeey waxan arkay ano Mombasa joogo will dhalin Yara ah ka yimid Chad ba sidan o kale igu yiri garaan ahay

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 Год назад

    mowliidow madaxweyne musaveniga uganda ayaaba yiri waxaan ujuuraan

  • @drcabdiqaniaxmed5780
    @drcabdiqaniaxmed5780 Год назад

    Giuuuuuuuuuuuuul SiCIID NAAKH UUDE

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Год назад

    Siciid Cali Muuse waxaan maqley codkisa 30 ka hor lkn maanta ayaan arkey. Sawirka aan ka heystey iyo sawirkisa dgabta ah isma laha.

  • @geellemohamed7884
    @geellemohamed7884 Год назад

    Siciid Ali Muuse ’ oday waaya usoo joog ah😎

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 Год назад +3

    Kana soomaliye agtiisa ku tuko hhhh

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Год назад

    Asc mowliid iyo siciid

  • @bashirabdirahman8031
    @bashirabdirahman8031 Год назад +1

    Waxaa igu maqaala ah in madaxweynihii hore ee chad hussein habre uu ahaa nin garret ah

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 Год назад +1

    ❤❤❤

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 Год назад

    Mawliid waa run jaad gare aad bay ugu badan yihiin

  • @hassanabdullahi4222
    @hassanabdullahi4222 Год назад

    Tuutsigu waa degaan Soomaaliya hase yeeshee magac kale bay leeyihiin. Lo' dhaqato iyo beeraalay weeye.
    Wakhtigii SYL-ka ee gobanimadoonka la ahaa intee Soomaaliya ka tagaan bay adi jireen Buruundi iyo Ruwaanda oo haddana soo noqon jireen. Kuwo xilal waaweeyn ka qabtay soomaaliya siiba Moqdisho.

  • @abdallaali1814
    @abdallaali1814 Год назад

    Odeyga numberkisa keen

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Год назад +1

    Weyjirtaa Arintan , Innaga Somalida ah Baa iskumashquulsan Ma,ahee Afrikoo dhan baan Qabsanlahayn.

  • @MohamedAli-gj4kz
    @MohamedAli-gj4kz Год назад

    Ascw
    Warkaas waasax
    Horeyna waloo ogaa
    Waxaanakadhashey
    Madaxweynihii horr
    Hussen Habrr

  • @abdulaahimali7817
    @abdulaahimali7817 Год назад

    Nimaankaa waxaan ku dhex jirey mudo badan. Waxaanse la yaaabay
    Sidaad ku ilowdeen Huisen Habari
    Madaxweynihii la inqilaabay wuxuu ahaa Gare

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Год назад +1

    Mawliidaw inteenan imika joogta ayaa sii kala socotee , sidee la isugu sii hayaa oo loo sii wada joogi karaa in laga tashado weeyaan halkii aynu kuwa kale oo qarniyo ka hor la waayay aan wakhti ku lumin lahayn .

  • @aftinissack2886
    @aftinissack2886 Год назад

    Sciid cali muse waryihi b b c

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Год назад

    Wcs. Mooliid. Mahad. Sanid. Sheekadaan. Waa. Cajiib

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад

    Dirtu waa beel baldhan ila bartamaha africa daga masha allah qaarba moodaya dirta beel yar darood wan ka badanahy canfarta macal waa dir ba la idah

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 Год назад

    Saciid Ali Muusow Mogadishu imoow oo nimanka ku casuum somalia 🇸🇴

  • @abdikismayo9433
    @abdikismayo9433 Год назад

    DNA Ha ka Shaqeyso BBC Free

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Год назад +1

    Garre waa samaale gaal jecel iyo dagoodi adeerkood waana soomaali

  • @ibrahimelmi1933
    @ibrahimelmi1933 Год назад

    Xuseen xabri madax waynihii hore oo jaad wuxuu ahaa garre.

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Год назад

    Ruwanda waa la ogyahay in dad somaaliya ay deggan yihiin, sidoo kale chad, ilaa west africa sida cameroon, gambia, & nigeria. Dadka soomaliyeed wey is ogsoon yihiin, laakiin kuwa aan soomaaliga aheyn ee la somaaliyeeyey.

  • @abdikismayo9433
    @abdikismayo9433 Год назад

    Waa Fikirkeyga

  • @saidaali412
    @saidaali412 Год назад

    🇷🇼 Tutsi waa Soomaali qaarkood wey is og yihiin

  • @mukhtarosman2492
    @mukhtarosman2492 Год назад

    Inigu turkey ayaan reer chad ah ku arkay yaatahay ayoow idhahay somali ayaan dhahay kadib afsomali jajab ah ayoow igula hadlay waxoow igu dhahay Gare ayaa chad nala degan ayoow ku dhahay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Год назад +1

    Waxba yaanay raadsan qashinka somalida ha iska joogaan chad.
    Madaxwaynaha burundi waa Garre

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf Год назад

    Redinlaha Kenya jooga ka mid somalida lumay ayagane qirsan in Somali yqhiin

  • @Gio19910
    @Gio19910 Год назад

    Hbn TV 🎉

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 Год назад

    wixii lumay ha la baadi doono

  • @maadiyomadadaalo4032
    @maadiyomadadaalo4032 Год назад +3

    Suldaan hoolay haloodiro

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Год назад +1

    Waa runtii south sudan iyo congo meel u dhaxeysa ayan ku arkay gare somali moyale ka yimi oo leh rer jaad ayan nahay ayuu igu yidhi inuu ciyaarayan moodayey waaba dhab.

  • @bashirabdirahman8031
    @bashirabdirahman8031 Год назад

    Waad ku mahadsantahay waa arin igu cusub

  • @abdikanitohow
    @abdikanitohow Год назад

    Rendille kenya jogan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Год назад

    Waa Carab asalkiisu sida uu sheegayo

  • @warsamesaid8904
    @warsamesaid8904 Год назад

    anigu 2005 tii ayaan nin garre ah ku arkay Madiina.

  • @motubethereallywarya1419
    @motubethereallywarya1419 Год назад

    Aniga Aya arkay nin gare ah dalka masar Aya ku arkay lkn asalkayga waa somali ayu I dhahay

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 Год назад

    Waad mahad santihiin waxa aan idinla saxayaa maanta in ay jiraan dadkiisi oo weliba dhaqanki somaalida heysta ahna reer guuraa isaga gudba dalka ay deriska yihiin sida sudan iyo sudaanta konfureed waxa aan isku helnay iyaga oo geeloodi caana ay kasoo liseen iibgeynaya iyaga oo nala soo mari jiray iyada oo gabdhuhu safrinayaan iyaga oo guntiinooyinka garaaran oo aad ku dhaaraneyso somaali markasta oo aan waaw awiil iyo yamleel magaalooyin la yiraahdo aan tago oo si joogta aan uga shaqeyn jiray oon aan gey jirnay shidaalka ciidamada qaramada midoobay ey isticmaalaan ayaan wada kulmi jirnay iyagoo iyaguna fahamsan inaan isku dad nahay iyagoo nagu dhihi jiray sida aad caanaha geela u taqaaniin iyo sida aad u jeceshihiin ayaan ka garaneynaa inaan wadaagno wax weyn waxa aan xusuustaa iney na dheheen sida dadka waa weyn aad ugu gudbinaysaan oo aad u xushmeyneysaan waa sida rageenu isu xushmeeyaan waad mahadsan tihiin hadii weriya ahaan lahaa wax aan sheeka aheyn ayaan ka keeni lahaa sida siciid

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Год назад

    Tariiqdaan o kale so dayaa please

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 Год назад +1

    Waxaan idiinku darayaa
    Ciyaar
    Ay ku jiraan hadalo
    Ah
    Abaa tuutsiga aba ayaan u laheyn

  • @salahali4968
    @salahali4968 Год назад +1

    KAN KALINA Moritani AYUU KU DUGAN YAHAY

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 Год назад

    madaxweyne xuseen habri waagare quraanyo

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 Год назад +1

    Dadka somalida udhashay ee ugudbay chad ama tuutsi waa soomaali laakiin ma'aha hawiye,dir, daarood laakiin waa soomaalidii dalka ay kasaareen daarood IYO irir

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 Год назад

      Gare waba irir wa gare gardhaale samale wllo maxa ka qaldam

    • @lulali6059
      @lulali6059 Год назад

      @@anushacharlotte7406 sax gardharee somale waayey.

  • @RaaqiyaSayidAli_
    @RaaqiyaSayidAli_ Год назад +1

    Garre degen Chad 🇹🇩

  • @maxamuudshukri2394
    @maxamuudshukri2394 Год назад

    Turkaanadu.waxay.kubaroortaan.way.togay.garre.ooah.ayeeyadaydii.garaa.ahaydeey

  • @abdikismayo9433
    @abdikismayo9433 Год назад

    Laakiin Somalida sow ma aha Aslkeeda (Kushitis)

  • @malldiin3917
    @malldiin3917 Год назад

    Way jiran markii igu horaysay waxan arkay 2012 waxan Ku arkay wadanka liibiya xata kuwa jaad Ku nool somali Ayaa la mooda

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 Год назад

    Waxaan idiinka mahadcelinayaa sida qiimaha iyo qaayaha badan ee aad u baraarujiseen dadkeena soomaaliyeed mowlid iyo siciid cali muusow
    Noonasoo dira raqamkiisa maxamed daud

  • @user-dq2ju1so9f
    @user-dq2ju1so9f 5 месяцев назад

    BARNAAMJ WANAAGSAN MAWLID MARARKALE SOO DIYARI MAHADSANID SLAND

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 Год назад

    May may halkiina jooga dheh intayadikala is qadikarila Jaarsaba hada ina sheegato yaab ku maqanahaye

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Год назад

    Daciidow Sababta uu qarre uleeyahay waxaa weeyaan af carabiga xarafka g ama dhawaaqa xarafka g kuma jiro marka lagu dhawaaqaayo waxaa lagu badalaa j ama xarafka jiimka

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад

    Gare waa dir aan maqlolee mardanbe.