Ree Gedo 30 Sano ayey dhibaato Ku jireen oo dhibane u ahaayeen Kenya, Itoobiya iyo Argagixiso wax u gargaaro iska daaye lagama hadli jirin. Manta in la sheego Naxariis ma, aha ee waa ujeedo kale. Cadowga Ree Gedo nocuu rabo ha,ahaado Dhabarka Allaha ka jabiyo
Aniga waligay ma xiran Calan Qabiil Somali maamul Goboleeska Ee ka jira Somalia xataaa kan Somalia 🇸🇴 ma xirto Guriga Wa sii suran yahay Yurub Western aaan ku noolahay cidi ii timaado oo Somali ahayn si ay u garato in aaan ahay Somali
Asc Ali Xarare mudana video ga lagu sogudbiyay maaha wax hada ah waa sanadkii hore markii ay is hayeen gudomihii dagmada ee hore iyo kii gobolka uu somagacabay Axmed Madobe hada maaha, markaas Ugaska wuxuu didabaa raga u somagacay Axmed madoobe marka Aliyow kafiirso dadka xogta ay ku sosinayaan walal mahadsanid.
Subxaanalaah Somali intay isku maqnayd EE ay mid waliba walaalkii cadaw u aha ayaa laga faa iidaystay qabiilka halaga koro cadawga meel halooga soo wada jeesto
Sax ma ahan in la isbarbardhigo dowlada dhexe ee matasha ummada Somaliyed iyo dabadhilifyada jecel cadaw ga Itoobiya ee soo jireenka ah!! Tan kale lama simi karo Masar iyo Itoobiya sababtoo midna cadaw boobaya dhulkeena midna waa saaxib aan xataa kula lahayn xuduud!!
sheekadan cumar alxarbi aadbaan ugu bogay caliyoow usoo badi dhalinyarta soomaaliya joogta ha ka faa,iidaystaan.mahadsanid.
Ku saliya nabiga ❤
Caawo waxan nasib u yeshay in aan dhagesto cali xarare
Illaahay soomaali ha ka qabo cadowooga
Hamigaygu. Waa Inn. Cali is aragno.
Yaasiin Abuukar waa wadani .. waligeeey maxarin calan , hadaa xirtana waa calanka baluuga 🥰🥰🥰
Calankeeyga waa kan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid guul somalia
Somalia waxaad moodaa in habaar ama nabsi xun haysto! Waana dulmigay isku raacan. Allow sahal amuuraha. 💙
RABITAANKA SHACABKAY KU YIMAAÐEN HUURAALE
Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin
Allah ha mideeyo somali
Asc Cali, Yasiin iyo bahda Somali American TV.
Waan idin salaamayaa waanad ku mahadsantay barnaamijkan. Waxaad gaar ka dhigtaa sheekada xiisaha leh ee Cumar Alxarbi dad badan baa dhagaysandoonee. Aad baan ugu qoslay waanan ka mabsuuday ninkaas muwaadinimadiisa iyo isku kalsoonaantiisaba.
Mahadsanid
War axmed warlaban islanahay u qaboji bro ❤️
Asc cali xaraare mahadsanid runta ayad ka hadashaa wadani ayaa tahay ilaahay haku dhawro
African time, especially Kenya is 3 AM
Cali hararow meshi hargeisa ahed way walaatay oo wareer ayaa kajira 😢😢😢
Wax dawladi layidha dalka kama jidho wa umad wada qariban
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist , CALI XARAARE, Bahda SATV,& Ladaadihiyaha Barnaamijka Yaasiin Abuukar, Runtii Waa Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Oo Aad U Xiiso Iyo Qosol Badan Guuleysta Inshaallah
😊😊😊😊😊😅😊😅😊😅😅
magacayga ha sheegin
Ilaahayow Muuse bixi wadanka ka qabo Aamiin
Ilnaheyga waa qosooyinka calamada caabuda illeen somali calanbaa sanamadii laacbudi jirey ugu jiree waligeey gurigeyga makeenin ma xiran uma dabaalsagin alx🇸🇴naga badan ilmaha qurbaha ku dhashey plz kadaya calamadaan colorada badan
Somaliya kamajirto cadaw, masiibo iyo dhibaato aan ahayn madaxd-iskusheega soomaliyeed. Madaxda xun waxay katimaad Shacabka faqriga ah, faqrigana waxa keena jahliga, sidaasdarted somalida dhibta waxa uga daran raja xumada aysan muuqan ififaalo iyo mustqabal badbaado.
Kii dalka maamulayay meee , somalia nafsigii siyad barre ka valeen bay maaalayaaaan 😢😢😢😢
Ali xaraare waa ku salaama
Waxan kula talin la haa saxiibka yaasin studio kula fadhiyah u sheeg kiniiga
Hay-fever ok 👌
ASC CALI BEENAALE YAAHUU CALIYOW ILAAHAY CAAFIMAAD QAB HAKU SIIYO
Kaftankii siyaasada oo aad ukulul cidna loo turimaayo hadii xaafadiina la galo dulqaad hala muujiyo kusoco Somali American Tv...
Xaaji cali iyo asxaabtaba.waa
Haa idinsalamey sxbyaal
Caliyow warbahinta somalida aa aad hogamise runta hadan kushego cadalad matihiin
Gobalka Bakool 18sanowaxa kadhacayo aa xaqiiqda ah kama tabisan ba sobar cunaqabaten ganacsi iyo mida ciidanka deganka xitaa lasarey oo lo ogolen rasasta ay khawarij ta iskaga celiyan 1dowlad madaxweyne sheikh shariif
2 dowlad madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
3 dowlad farmaajo
4 Dowlad hada Hassan Sheikh Mohamud
Intaas ba bakool waxay kula dhaqmeen siyasad aad u xun oo cadow tanimo ah waxbey nagu bedeshaan lkn ma ogin waxay yihiin ciidanka Ethiopia xitaa loma ogoleen gobolkas inuu dhaxmaro dhankas iyo gedo ayaa laga sowarejiyaa Somali majirto meel xadudka udhow oo ay khawarij ta mamusho lkn bakool haa
Dadkena marka ay xadudka gudbaan mamulka deganka qofkii logarto inu raxaween yahey xitaa lama xiro inta lagu xirayo waad fiicantahey aragti bey nagu dilaan mamulkas hader tan aniga kula hadlayo DDS denbi kama gelin lkn hadan tago oo aan dhaho reer Bakool Xuddur ban kasojeedaa wala idilayaa wana xaqiiqo weriye tabinayo majirto xitaa carur waxa jirta aqal hoori inta lagu xareyey lagu gubey sidaas kudhintey reer Hussein safa caliyow bey ahaayeen illahey ban u dacawoney naa ibni aadan maya dagaalka nocaas ah oo cunaqabateen nodheer tahey mid kele hanogu darina baan dhahnee yaan wax udhinney somaliyey nin qoyan biya iskama dhowree bal masaarida nokena Israel na nogu sodara iyo iraan na kena
Rashiyana nogu sodara adunka kasogoba dowlad do isdiidan kuli kusoxareya marka hadaan guri dhilo kunool nahay
Sorry walalo 😢 ilahay haydin bogo dhayo somali way is wada dulmidaye,
Yasiin sanboorkii/ Alergy 🤧 Wali maanta dhan khuukh iyo fiiq fuuq ku hayaa
Ali Abdi Hirse Ali Harare Wiilka Waxaa Ladhahaa Khadar Waana Ree Jigjiga Waliba Xafad Sheikh Nur Ciise
Dufdheeer
RAXIMULAAH. SOOMAALITA
waxani wa kudafad dufdheer akh akh off
Dawashada kaftanka siyasada waxan bilaabay 18 marka ey mareysay cawana waxan wali dawanaya ayado mareysa 518
Qabyaalada MAA laga soo Saaro sharci dastuuri AH oo ciqaabtiisa wata
❤hadii somaliland la ictiraafo mushkilada somalidu way dhamaanaysa ❤
kkkkkk isaaqland yaa yaqaan oromoy
Free gedo kismayo my city 😢❤
Ree Gedo 30 Sano ayey dhibaato Ku jireen oo dhibane u ahaayeen Kenya, Itoobiya iyo Argagixiso wax u gargaaro iska daaye lagama hadli jirin.
Manta in la sheego Naxariis ma, aha ee waa ujeedo kale.
Cadowga Ree Gedo nocuu rabo ha,ahaado Dhabarka Allaha ka jabiyo
Waa wax la yaab in Soomaali leys kala soo tegey ayaa mareykan leysku ceyrsanayaa waa musiibo
Aad oo weyn brother aniga waan kula socdaa waliba waa ku raacaa war dadka somaaliyeedoow ina keena waxaan raadi nay naa midnimo magaceena ku dhisan hoooooooooy midnimo waa muqadas wadanka miida kaliya ee aan cadowga uga difaaci karno waa midnimo ayada ayaa lagu meel maraa midnimo somaaliyeed waa muqadas dadka somaaliyeedoow
xalay villa moryan bay xaflad ku dhigten waxaa kah qaybgalay fiqih moryan xafladah somali I yadah isku cadow ah
Aniga waligay ma xiran Calan Qabiil Somali maamul Goboleeska Ee ka jira Somalia xataaa kan Somalia 🇸🇴 ma xirto Guriga Wa sii suran yahay Yurub Western aaan ku noolahay cidi ii timaado oo Somali ahayn si ay u garato in aaan ahay Somali
Qosolkaa karaahiyada ah kareeb sxbw.
Aniga ayaa somaali ah qabiil kayga waa somali
CALI QOORTADA MUUSE KAWEYN WAY SRUUURTAYY
Hargaysa ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka ka
Asc Ali Xarare mudana video ga lagu sogudbiyay maaha wax hada ah waa sanadkii hore markii ay is hayeen gudomihii dagmada ee hore iyo kii gobolka uu somagacabay Axmed Madobe hada maaha, markaas Ugaska wuxuu didabaa raga u somagacay Axmed madoobe marka Aliyow kafiirso dadka xogta ay ku sosinayaan walal mahadsanid.
Sixid : wiilka lagu magacaabo khadar wuxuu ahaa reer jigjiga
Abti.wan.ku.samaayay.ku.soco
Kkkk
Please Ali Xaraare ninka ku agfadhiya Jooji ku dheh waa maxaay waxaa uu sameeynaayo Fuuq Fuuqda uu sameeynaayo miyoosan Talefishin horfadhin .
Waalagu fahmay meesha aad usocoto
Hassan Sheikh iyaa ka masuul ah imisa ayuu Ugaasku lahaa madaxweyne noo kaalay
🎉
Waxa halkaa Somali dhigay dhamaan Maamulada Somaliyeed oo ay u taliyaab madax liidata!
Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah
Subxaanalaah Somali intay isku maqnayd EE ay mid waliba walaalkii cadaw u aha ayaa laga faa iidaystay qabiilka halaga koro cadawga meel halooga soo wada jeesto
Assallamu Calayum bahda kaftanka siyaasadda dhammaan su'aal gaar ah caliyow oo adiga kugu socota,. Aaway horta xiisaanadaadii faraha badnaa adiga oo raali iga ah?
Caliyoow Itoobiyaanka horey u jogtay Masar waxa lookeenay si loo cabsi geliyo itoobiyaanka
quruf qurufta plz naga jooji
Qiikh dan jooji.
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
Somalidu waxay jabtay
1991
Unkaa leh waxay dhashay
In dadkii somaaliyeed
Ethopia isu dhiibaan
Markaa ay waayeen
Dawlad ururisa iyo caasimad. La wada leeyahay
Waaw
Nin yahaw mareexaanka gedo waa dad dhiig qabaw oo cidiiu timaadaaba ka shaqaysato
Ogaaden Sayidka 2024 me barten Sayidka so tu dhul Dhulbahante, Marjeten,Isaaq u so cararay Ogaden 2024 me barten Sayidka ka
Woow sodhawada
Soomaali waa baday maanta
Mareexaan haduu halaas maraayo soomaali tagtay ugaaskuna wuu is ceebeeyey rabbiyow ns badbaadi ninman xifaaltamaya ayaa dhulkeenii sidaas u galay
Free free somalia
Maxa. Kaa. Gaalay. Miyaanada. Kaa. Daaliin. Nacaabaka. Soomaaliland. Misakiin
😅😅😅😅😅😅sorry wll cidi kuma necba aabaha been buu kuu sheegay
@@amaalabdi7185
Kkkkkkkk faalladii igu qosolka badneeyd😂😂
Shiiqal 3 kudhanaa kkkkkl
XAASID BAADTAHAY CALI XARAARE DAAROOD AH INA BIIXI SHACAB AYUU HAAYS TAA KUUMABAAHNA
Sax ma ahan in la isbarbardhigo dowlada dhexe ee matasha ummada Somaliyed iyo dabadhilifyada jecel cadaw ga Itoobiya ee soo jireenka ah!!
Tan kale lama simi karo Masar iyo Itoobiya sababtoo midna cadaw boobaya dhulkeena midna waa saaxib aan xataa kula lahayn xuduud!!
Ali haraare
Sxb
Waan kusalaamay
Wacyigelin wanaagsan hadii Somali wax maqlayaan, well done 👍
Yasin ducale laantii barnaamijka waa feck
Aliyow somali waan ka yabee kooda wax barta iyo rerka utaliya maxaa wadan nimada u diiday
Baydhabo weerar Ayaan lagu Ayaan ilaa 1991 marka lafta gareen waa in uy iska difaacaa isbaarustayaasga somalida
Cake maaha wuxuu jarayo suldaanku waa dhaabo dhifo gii xabashiida
Yaasiin Sanboorkii Baa Dib Ugu Soo Laabtey In Kasta Oo Sidii Horey Uusan Zaaid Ahayn 😂😂😂
Haa. Inadeerka. Ruunata. Buu. Kahadalayaan. Faariida. Maxaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ali Harari Dalka Somaliya oo ah dal barwaqo ah bari samaadki magac Sharaf Calamka tarikh kusoo lahaa,Waxaan kuweydiin lahaa in dadka Somaliyeeyd Qurba joog iyo kuwa gudaha jooganbo waxa eey Caqli mideysan oo dalkii lagu sameyo Mamulo waxtar leh nidam Federal ah oo heshish lagu yahay loogu midowbi la'yahay.
إذا دخلوا قريتا أفسدوها
Buulaburte markiila adyo dayarid laracaya
waka bilabay dufkii war hadii sanku ku xidhan yahay microform kaa isadhiig
Waraysi iga qaada barnaamijka kusaabsan 1-517 wan daawaday
Hadana waan daawanayaa 😝
XARAARE XANUUNAA KU HAAYA DOWLAD SOMALIYA OO AWWD LEH MAAXAAD ULA JEEDAA
Itoobiya wax dambi ayleedahay manta majirto, Somali ayada ayaa isku keentahay manta in ay u ogolaato Itoobiya inay dadkeeda iyo dalkeedaba ay manta gulmaystaan ... Dadka Somaliyeed ayaa Somalia 🇸🇴 dadakeedii iyo dalkeedii ba manta dayacay...
Ninkani wali uu xanuusanayaa
Kk iidoorow caadi iska dhig cidina kuma necbee😅😅😅
Somaliya hadii qabiil iyo odey dhaqameed hadii laga joojiyo waa fiicnaney qabiilka waa diin nabiyashodana waa odeydhaqameed rabigodna waa odeyga baqtiyey EE ey shegtan waye
Wacarayan masii tagnan karan waa caglayal
WAA IN DADKA ETHOPIA WALAL KUSHEEGA XOOGA WADANIYIIINTU MADAXA KA TOOGTA XITAA QARAABADA UGU DHOW
4,5 ayaa lagu dukanaya😂😂😂
Insha Allaah
Asc so dhawada
Aliyo walalo ya na xukuma somaliya warkisa laraca qalad iyo saxba mise hebel ba wax kensadhe ban idacada la tagnana
Xaraare qabyaalada iyo beenta daa dumigaat taageertaa
5TA MADAXWEYNE MAAMULGOBOLED WAA IN MADAXA LAGA TOOGTA
Keega butulaan iyo tikareen yo aa wada jari jiray ayaga ka hor 😂😂😂😂😂
“Waxbaa baalahayga yaacay” ayaa meeshaas kamuuqata!😂
Viva somaliland