Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Brazil | Dhulkii kubada cagta iyo keymaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Brazil | Dhulkii kubada cagta iyo keymaha#Brazil
    Waa dalka caanka ah ee brazil ee baaxada iyo dad badnibada ugu faana dalalka la dhaca koofur america.
    LIKE,SHARE,SUBSCRIBE
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 184

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 года назад +29

    Pro Mowduuc ka soodiyaari Dalka
    Seychelles🇸🇨 iyo Mauritius🇲🇺 iyo Madagascar 🇲🇬
    Waa codsi saaxiib tanaad

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 2 года назад +2

    3:18 var buski Shirkada bari io galbed ee ka shaqeeya somaliland🤣

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 3 года назад +8

    Cid Iga Mahoreysee Guleyso Wall Tanad

  • @abdishakuurjeego9101
    @abdishakuurjeego9101 3 года назад +3

    M.a sxp waxaan aad u jeclehay codkaaga faseexa iyo qaabka aad wax u tabiso
    M.a

  • @abdilatiif5033
    @abdilatiif5033 3 года назад +4

    First one comments

  • @zawdafuadmaxamed8166
    @zawdafuadmaxamed8166 10 месяцев назад +1

    N🇧🇷🇧🇷🇧🇷🔥🔥🔥🔥🔥😊

  • @zaadamjama8528
    @zaadamjama8528 3 года назад +5

    First

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 3 года назад +1

    Waxa I qorshaysan bishan in Brazil aado ilaa America uga si gudbo yaa iraaci

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 года назад +3

    Ninka kaliye ee adoon sariirta jiifa aduunka kugu dalxiisinkara waa #Tanaad

  • @parksuzan780
    @parksuzan780 3 года назад +6

    Plz dalka spanish🇪🇦🇪🇦🇪🇦

  • @Khader315
    @Khader315 3 года назад +5

    Tanaad channel aan jeclahy Barnaamijyadiisa Thanks ustaad

  • @abdulhiisxaaq5883
    @abdulhiisxaaq5883 3 года назад +1

    Zakatic 100 comment wan xiray

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 3 года назад +42

    Footbal for our life❤🥰✌

  • @cabaasabdi4685
    @cabaasabdi4685 3 года назад +2

    Please somalia kasoo hdal

  • @mohamadnoor3116
    @mohamadnoor3116 3 года назад +1

    Sxb sodiyari mawduc kasabsan Moçambique

  • @kingakramofficial3483
    @kingakramofficial3483 3 года назад +3

    Macalin fadlan magacaga nooso sheeg Waxanu kuu haynaa abaal anan gudi Karin mahad sanid 😍

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 3 года назад +9

    Tanaad waa Hillinka kaliya ee aan waqtigeyga siiyo.
    دمتم بخير

  • @dentonali5899
    @dentonali5899 3 года назад +2

    Walal mac lumad kugu sabsan ayn raba ....xita magacada ma aqano fadlan
    .. muqalka xiga noga so diyari Botswana dalkas warbixin badan kama haysano mahadsanid

  • @suhaybabdi8796
    @suhaybabdi8796 3 года назад +5

    My teacher geogaraphy

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 года назад +1

    Uganda kasoo diyaari mowduuc

  • @bashirabdirizak2932
    @bashirabdirizak2932 2 года назад

    Ustd wadmahdsantahy masha allh aqooonyahy

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 3 года назад +1

    Mshal wl hore u soco

  • @abdirahmanmahamud2833
    @abdirahmanmahamud2833 3 года назад +2

    Sxb ka soo hadal xaqiiqyin ku saabsan dalka somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺 please

  • @malmohamud1465
    @malmohamud1465 3 года назад +1

    Asc walal laakin Pakistan ka soo hadal iyo wadamada Muslimka ah

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 года назад +3

    Brasil 🇧🇷#Neymarjr#10 good info bro❤️ iyo sida presentaion gareyse

  • @ahmedshukri7422
    @ahmedshukri7422 3 года назад +1

    Mar isku daay inaad ka soo hadasho
    Australia 🇦🇺🇦🇺🇦🇺
    Mahsanid Tanaad ninka ugu shiidan yutubaraada Salaan Saree Tanaad

  • @BayaanProduction934
    @BayaanProduction934 3 года назад +1

    Aadbaad umahadsantay lkn barnaamijkasamee taariishda noloshaada

  • @manmodricmanmodric3473
    @manmodricmanmodric3473 3 года назад +1

    Wll wa consider Spain 🇪🇸 kaso hadal ...plz

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 3 года назад +3

    Wlhi bro waxbadan ayaan ka faaiid nay 💞💞💞

  • @lipanofficial802
    @lipanofficial802 3 года назад +1

    Tanaad

  • @jaambaCade
    @jaambaCade 3 года назад +1

    Ya igu heesto inaa wali idhaafin hal video oo chanalkan ah
    Tanaad waa chanal aad u wangan
    Inkastoo aan garaneen magaca ustaadka waqtigiisa galiyay
    Markale thanks

  • @cabdicasiisyuusuf3056
    @cabdicasiisyuusuf3056 3 года назад +1

    Dalka argentina ku xigsii zhp

  • @salmaanqambi3523
    @salmaanqambi3523 3 года назад +2

    somaliland nal wadaaag xogta wadankaa aan aqoonsiga wali helin 🙏🏻😎

  • @caabitictokchanall2615
    @caabitictokchanall2615 3 года назад

    barnaamijyada nooso badi sxb waa ku taageera sxb
    kasoo hadal mozambique
    oo portugeska gumeesty

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 Год назад

    Ustaad noso Badi Barnaamijyada taariikhda Aduunka oo dhan Aad Baan ugu riyaaqney sxb

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 года назад +1

    #pleasesomaliyakasoohadal

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 3 года назад +2

    From Qurux Ku dhiigle keep going Wll

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel 3 года назад

    Sooo daawo ruclips.net/video/TiuYFHtCCbY/видео.html

  • @astronomycoursesomaliaiish6461
    @astronomycoursesomaliaiish6461 3 года назад

    Sxb Giriiga kasoo hadal Fadlan Ama Bortaqiiska

  • @jamajokar
    @jamajokar 3 года назад +9

    First person mahdznid sxp keep going 👏👏👏

  • @amiinlixle2853
    @amiinlixle2853 3 года назад +2

    Chanellka aan RUclips usoo galo 🙋‍♂️ si aan cilmi uga faa’iido

  • @abdirahmanahmedbarow1161
    @abdirahmanahmedbarow1161 3 года назад +1

    RUclipska markaa furo oo adigane muuqaal soo dhigto number 1 ayuu ii noqdaa xaqiiqatan, anigoo fiirsanne meel kle ma aado ustaadii

  • @خيرالناسانفعهم
    @خيرالناسانفعهم 3 года назад

    Waad mahadsantahy ustaad

  • @mawlidfarxan3993
    @mawlidfarxan3993 3 года назад +3

    Anaa uhoreya hory usoco pro 🔥

  • @kingakramofficial3483
    @kingakramofficial3483 3 года назад +1

    Waxan ahay midka ugu horeya ee dawada tanaad alx Wan ku faraxsanahay cilmigan ka bartay macalinkena tanaad

  • @shuceybabdikadir4026
    @shuceybabdikadir4026 3 года назад +1

    Germany

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 3 года назад

    Newzeland soo gali bro iyo ciyarka haka face waxa ey ula jedaan

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 3 года назад

    Banooni brazil ka shaqeystey
    Inta kle been

  • @hindi18
    @hindi18 3 года назад +1

    Asxbta ya Brazil 🇧🇷 jogo igu cawiiya plz youtube wllkey ba loga xiiire lumber xayeeysiis fadlan nagu cawiiya qofki jogo REPLYING ha iso galo si an ula so xariiro mahad sanidin

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 3 года назад

    Noodhameeya afrika dabadeed dhulkakale taga

  • @hassanisse691
    @hassanisse691 3 года назад

    Waxa ilowdaay 6 dal jaynaha hindiya maraykanka indunisia Pakistan barasil waa saa

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 3 года назад +2

    Horay usoco wll ✅ tanaad

  • @sultansalmanmohamed2407
    @sultansalmanmohamed2407 3 года назад

    Dalka masar kusoo xiji egeypt

  • @abdirahmanhussein3555
    @abdirahmanhussein3555 3 года назад +1

    Sxb caadi mahan dalkaan waa dal qatar ah

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse Год назад

    Kasoo hadal laacibka garrincha ee brazil 🇧🇷

  • @dekcabdullahidhubane3117
    @dekcabdullahidhubane3117 3 года назад

    Sxb waxad kaso hadashaa taariikhda
    Mike tyson

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 года назад +1

    🙆‍♂️Tanaad janalka juqurafiga u Haysta janalada somalida

  • @ggwaryaa6196
    @ggwaryaa6196 3 года назад +1

    Xaqiiqooyin ku saabsan gobolada 🇸🇴 somalia

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 4 месяца назад

    Tirada dadka ee aduunka waa 5 baaxada dhulka aduunkana waa 5 waa arin cajiiba

  • @abdiqaniali4805
    @abdiqaniali4805 3 года назад

    Kasoo hadal ustaad wadamada beriga africa

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 года назад

    Sxb waa dalka lixaad ee ugu dadka badan waxaana kahoreeya shiinaha hindiya Amerika Indonesia bakistan

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 года назад +1

    dalka biljin ka

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 3 года назад +2

    Waa warbixin xiisa gaar ah leh sidaa usoo diyaarisay iyo soo jeedintaada cajiibka ah ayaa isbiirsaday Thanks

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 3 года назад

    Laakin zxb comments ka ma eegtid miya zxb barnaamij nooga soo samee jasiirada madagazkar

  • @adalempire2121
    @adalempire2121 3 года назад +1

    Waa dalka 6aad dhanka dad badnida waayo pakistan waa 225million

  • @saamiyablack1346
    @saamiyablack1346 3 года назад +1

    Keep

  • @baaricabdirashiid1702
    @baaricabdirashiid1702 3 года назад +1

    Wll tanaad waxaan kaa codsanayaa in aad noo soi gudbiso qaaradaha dunida iyo qaarad walba iyo inta dal ee dhaca adigoo aad umahadsan

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 года назад

    Mahadii hakuu sugnaato

  • @issackHIA
    @issackHIA 3 года назад +2

    M.Allah keep going sxp mcn

  • @kalmadamaanta
    @kalmadamaanta 2 года назад

    Walaal xagee kala soo xiriira aad ban kugu baahnaye 🙏

  • @jacafarpoi5857
    @jacafarpoi5857 3 года назад +17

    Legend always legend

  • @dhibicdachannel4630
    @dhibicdachannel4630 3 года назад

    Magaciisa waxaa layirahdaa DHIBICDA CHANNEL

  • @clraxinmohamed5944
    @clraxinmohamed5944 3 года назад

    War ya war iga sin karo in aan tago ayan raba

  • @jamalawil204
    @jamalawil204 3 года назад

    Argentine ka soo hadal please

  • @naxwa123
    @naxwa123 3 года назад +1

    sxb wad mahad San tahay sida quruxda badan Ee aad nogu so jeedisay hadaan hal mid kaa saxo wxaa kale oo ka dad badan wadanka Brazil Pakistan oo tirada dadkiisu gareyso 225 milyan wax ka badan

  • @yaxyecabdirisaaq5574
    @yaxyecabdirisaaq5574 3 года назад

    Nature and stunning program your name tanaad stands availability more about fascinating

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 Год назад

    100/4 waaa yar tahy2023

  • @kingyuusufgeedi1911
    @kingyuusufgeedi1911 3 года назад +1

    M.a allaha ku xafido sxb sare

  • @yuusuf6806
    @yuusuf6806 3 года назад +1

    Sudan iraq

  • @aishacudoon5674
    @aishacudoon5674 2 года назад +1

    Baraasiil ma america meyna ahayn yurub

  • @updirahmanmohamed4298
    @updirahmanmohamed4298 3 года назад +1

    USA kasoo hdl plz 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @libaanismail9476
    @libaanismail9476 3 года назад

    Barnaamijkaagan waa tageera si Annan wax yabaha kale u taagerin marwalbana wan la socda waxan Codsan laha inad si joogta noogu soo diyaarisiyo iyo inad time ka uu videogu soconoyo aad kordhiso.

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 3 года назад

    Somalia aawey😫

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 3 года назад +2

    Tks ustaaad 👍

  • @khaalidhaldoor6464
    @khaalidhaldoor6464 3 года назад

    Hore usoco sxb

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 2 месяца назад

    Cajiib what a analysis

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 3 года назад

    Tanaad Maraykanka, Shiinaha , Japan, Afghanistan, Pakistan, Midkood kasoo hadal

    • @hamsebaashe7504
      @hamsebaashe7504 3 года назад

      Inta aad sheegtayba wuu kahadlay pro marka laga reebo pakistan

  • @samataraadan3972
    @samataraadan3972 3 года назад

    musiga yarkaa ee Background ahaan u saaran muuqaalka cajiib weeeye

  • @issackHIA
    @issackHIA 3 года назад +2

    Great

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 3 года назад

    Tanaad zxb madagaskar barnaamij kasamee

  • @muuseaakhiro5560
    @muuseaakhiro5560 8 месяцев назад

    Koba kanbana

  • @khaalidqaran1236
    @khaalidqaran1236 3 года назад

    Shakhsi mudan ina la taageero zxbkay tanaad

  • @BashiirCabdi-m9l
    @BashiirCabdi-m9l 2 месяца назад

    Thanks.teacher

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 3 года назад +1

    Legend💯Aad baad uu mahadsan tahay Sxb!!👍

  • @saciidsaantos
    @saciidsaantos 7 месяцев назад

    kkkkkk

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад

    M.a zxb tanaad anigu aad baan ujeclahay marnaamijyadaada horey usoco zxb

  • @suldangamer7081
    @suldangamer7081 3 года назад +2

    Pro Noo Soosamee Sweden Keep Going Pr0

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 3 года назад +1

    Brazil waa wadan aad ufiican waayo Waxa aanku noola 2 sano anigo somali ah dad kale oo somali ah waa ay jiraan

    • @nashy3731
      @nashy3731 2 года назад

      Wll nolosheda kwrn

  • @nasraamiin1309
    @nasraamiin1309 2 года назад

    S

  • @csalaanfaaraxaxmedwayd8835
    @csalaanfaaraxaxmedwayd8835 3 года назад +1

    Maansha Allh wll
    Waad mahad santahay