30 Xaqiiqo oo dalalka caalamka ku saabsan | Dalkee loogu booqasho badanyahay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 105

  • @Tanaad
    @Tanaad  5 месяцев назад +46

    Qotodheerida Mariana Trench waa 11 kilometers

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p 5 месяцев назад

      Golden voice taliye taagere NUMBER 1 what's app number kaaga taliye❤

    • @SafiyaMaxamed-in9sn
      @SafiyaMaxamed-in9sn 5 месяцев назад

      ok

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 5 месяцев назад

      Ustaadkayga aad ayaad umahad santhy sida aad nooguvsoobdiyarisay
      ((Lkn dalkeenii maanta waa ka ugu liita 🇸🇴 😢😢

    • @johncannedy-vi6uu
      @johncannedy-vi6uu 4 месяца назад

      Zhp tanaad next Newyork city vedio kasoo samey ado mhdsan 🙏 🙌

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 4 месяца назад +1

    Waxan jooga Ethiopia 🇪🇹 29/8/2016 ayaan mareynaa 😱

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 месяцев назад +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @goatmessi-vj2br
    @goatmessi-vj2br 5 месяцев назад +1

    Tanaad kasoo hadal dalka uganda 🇺🇬

  • @abdishugri1923
    @abdishugri1923 4 месяца назад +1

    Golden voice

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 месяцев назад +3

    Father of the geography

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaad aad ban ujeclahay Markan arko adoo muuqal soo dhigey.❤

  • @amin-vu2dn
    @amin-vu2dn 5 месяцев назад

    Sxp tanaad waxaan ka codsanayaa inaad noso diyariso mar asalka shucuubta iyo bulshooyinka iyo meelaha dagaan tusaale (carabta),(Aariga) IWM.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 5 месяцев назад +2

    Horey u soco macalin mahad sanis kheeyr baan kuu rajaey nayaa

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 5 месяцев назад

    Sxb taariikhda somaliya 1947 up to 2020 upaahanahay

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 5 месяцев назад +2

    Ustaad 2020 ilaa 2024 waxaan kaa codsanayaa inaad naga jaahil bixiso xaqiiqooyinka dahsoon ee 5ta soomaaliya🇸🇴.
    Ilaa hadda waxaan kaa codsanaa si naxriis leh inaad ka soo hadasho greater somali🇸🇴
    MAHADSANID 1000 JEER ❤❤❤❤❤❤❤

    • @CaamirMaxamed-wt8uv
      @CaamirMaxamed-wt8uv 5 месяцев назад +3

      Wax layidhaa shanta Soomaaliya ma jirto
      Ee waxa jira shanta soomaali Somalia wadal shanta soomaali waa 1:djabuuti 2:somali galbeed 3:somaliland 4:somalia 5:ndf oo ah somaalida kenya

    • @Maqdis23
      @Maqdis23 5 месяцев назад

      Somalia weey adagtahay in runta laga shego hadad magalo ka kahadasho dadbaa inad ayaga dhan caysay ku moodaya mrka In bananka laga istaagaa fiican

    • @Maqdis23
      @Maqdis23 5 месяцев назад

      ​@@CaamirMaxamed-wt8uvShanta somali ama sida shanta somalia maba jirto wax la yirahdo waa hal umad waana hal dal

    • @CaamirMaxamed-wt8uv
      @CaamirMaxamed-wt8uv 5 месяцев назад

      @@Maqdis23 waa run somali waa hal dad ee maaha hal dal waxbaro

  • @muhannadmohammedhassan6706
    @muhannadmohammedhassan6706 5 месяцев назад +1

    Ustadow barnaamijka hordhaca naga xarakeey plz sida muuqaladii hore e dalalk:Loas, Tanzania, Houndura, o hordhocodu uxarakeysay cml. 😁🙏🏻

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami 5 месяцев назад +1

    Geela iyo dadka ku nool somalia dadka badan

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 5 месяцев назад +2

    Waad mahad santahay ustaadi
    Aniga waxaan u malaynayaa in ay soomaalidu badan tahay!

  • @MohamedAhmedSheikhQasim
    @MohamedAhmedSheikhQasim 5 месяцев назад +1

    Ustaad please waa iga codsi muuqaalka xiga ka soo dhig 5ta soomaali

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 5 месяцев назад

    Somaalida iyo geela waxa badan geela somalaida ku nool somalai waa ilaa 18 million geelan waa ilaa 50 millions qoyskii waxa uu haystaa ilaa 10 geel ah .

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 5 месяцев назад +2

    ❤Ustaad Tanad Macalin Hadad Noso Labatay Waa Alle Mahadi❤

  • @ismailmahamuud
    @ismailmahamuud 5 месяцев назад

    Hhh amoo geela naga badan yahay hee. Wyo ddadkiiba qurbahy wada aadeen dalkka wax ku Harry majiro

  • @CumarHarun
    @CumarHarun 5 месяцев назад +1

    Bro weli denmark kamaad so hadlin❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqsaleban4405
    @sidiiqsaleban4405 5 месяцев назад

    Geela caalamka ku nool oo dhan sida laashegay waa 20millon somaliduna way ka. Badan tahay intaa lkn Somalia waa wadanka geela ugu badan aduunka ku nool yahay

  • @abdulrahmanmohammed32
    @abdulrahmanmohammed32 5 месяцев назад

    Sxp waxan dawaday dalka Germany adigana been ayaa ka sheegtay Germany taag malaha EE dhul sareya oo waliba burah ah ayay leedahay lkn umada maxa u qalde

  • @GuledNaleye
    @GuledNaleye 5 месяцев назад

    Nio Ha Nagu Kala Goyn Barnaamijyada Ee xiriir Nooga Dhig

  • @calibulaxawo4896
    @calibulaxawo4896 5 месяцев назад

    Soomaalida ayagaaba geelo ah calashan waa isku mid un iskuwada tiri marka habdhaqan ahaan

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 5 месяцев назад +10

    Golden voice

  • @abduwaliabdalla7490
    @abduwaliabdalla7490 5 месяцев назад

    We can say your father of Geophy in the world

  • @ALIM_SOM
    @ALIM_SOM 5 месяцев назад

    Saxid: dalka ugu dadka badan caalamka hada waa india ee ma aha china, china waa dalka 2aad ee ugu dadka badan aduunk.

  • @ZainabIbrahim-xe6hb
    @ZainabIbrahim-xe6hb 5 месяцев назад +2

    Keep going ustaad tanaad

  • @iligayibraahim9138
    @iligayibraahim9138 5 месяцев назад

    Waxaaa badan dadka waayo magaaloyinka baa la soo sadagakay geekina waa la cunay jaad baa lagu cuany

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 5 месяцев назад

    China Imika ugu ma Dad badnaa India ayaa kala Wareegay Oo adunka Ugu dad badan Uztaad

  • @Idirisk
    @Idirisk 5 месяцев назад

    Inta geeleedu gaar gaarka uyahay geeeloodaa ka badan ❤❤😂😂 tanaad

  • @maan8746
    @maan8746 4 месяца назад

    Maxad intaan ugu badin weyse, qebkale so geli

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 5 месяцев назад

    Ustaag plz barnamijyadaan nosobadi adiga oo mahadsan

  • @zakariyeabdalla1785
    @zakariyeabdalla1785 5 месяцев назад

    Codkaga iyo muqalada tayada leh amazing wlh❤❤

  • @abdirizakomar3073
    @abdirizakomar3073 5 месяцев назад +1

    Macalin reply ii soo gal❤❤🎉

  • @hashimsheikhfarax9037
    @hashimsheikhfarax9037 5 месяцев назад

    18 milyan ayaa lugu qiysaa geela dhulka somaalida joga

  • @jacelowcabdi5777
    @jacelowcabdi5777 5 месяцев назад

    Aa umaley naa mataagno waxaa badan somalida sx 100%100

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 5 месяцев назад +1

    Sxb Allaha codkaaga kuu barakeeyo

  • @Mohaa-007
    @Mohaa-007 5 месяцев назад +1

    Ustaad waad ku mahadsan tahey Banaamijyada wanaagsan Ee taariiqiga ah iyo so laabashadaada👍👍👍👍👍

  • @hussen4911
    @hussen4911 5 месяцев назад +1

    Mhdsanid ustaad noo soo badi adoo raali ah🙏

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 5 месяцев назад

    Zxb macan noo soo badi wllhi wan daalny😢😢

  • @MahadSheekhNuur
    @MahadSheekhNuur 5 месяцев назад +2

    Waad mahadsantahay

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 5 месяцев назад

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 5 месяцев назад

    Dadka ayaa ka badan geela Soomaalida weliba aad

  • @AffectionateBurger-co1pp
    @AffectionateBurger-co1pp 5 месяцев назад

    Funny baa tahay nio waad iga qoslisaay

  • @CharmarkewaissomarComanomar
    @CharmarkewaissomarComanomar 4 месяца назад

    Gallah

  • @Hayruf
    @Hayruf 5 месяцев назад

    The best RUclips,R Tanaad ❤❤

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 5 месяцев назад +1

    Soo laabasho qurux badan

  • @MohamedAhmedSheikhQasim
    @MohamedAhmedSheikhQasim 5 месяцев назад

    Plz next somali weyn

  • @IBrozskills
    @IBrozskills 5 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @AhmedomerMohamoud
    @AhmedomerMohamoud 4 месяца назад

    Fadlan kaso hadal somaliland

  • @AbdirahmanDhoof-ql7xt
    @AbdirahmanDhoof-ql7xt 5 месяцев назад

    Soobadi muuqaalada sxb

  • @cabdixaafidabshir695
    @cabdixaafidabshir695 5 месяцев назад

    Golden voice

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 5 месяцев назад

    Ustaad suqatra kahadal

  • @Ibrokhimpss
    @Ibrokhimpss 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂

  • @Amadi..jecelow
    @Amadi..jecelow 4 месяца назад

    Thanks

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 5 месяцев назад

    Legend

  • @Abdirazaksultan
    @Abdirazaksultan 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaf

  • @farduusmohamed2125
    @farduusmohamed2125 5 месяцев назад

    🇧🇿 😂

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 5 месяцев назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 5 месяцев назад

    Wcs

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @ismacilcabdi
    @ismacilcabdi 5 месяцев назад

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @libanabdimohamed9354
    @libanabdimohamed9354 5 месяцев назад

    Mahadsanid tanaad

  • @samatermahamed4080
    @samatermahamed4080 5 месяцев назад

    Geelaha haa badan

  • @AffectionateBurger-co1pp
    @AffectionateBurger-co1pp 5 месяцев назад

    Geele ayaa badaan

  • @BatalaleMedia
    @BatalaleMedia 5 месяцев назад

    Barnaamij fcn

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 5 месяцев назад

    Wa Cajiib Muqalkan In Mudo Ah Sii dagan Kuma Dawan lkn Week Said ayan Ku Dawaday

  • @abdinazirhassan4139
    @abdinazirhassan4139 5 месяцев назад

    Wxaa badan dadka

  • @SahraCali-uu8lm
    @SahraCali-uu8lm 5 месяцев назад

    Soo badi zxp

  • @AnisIbro
    @AnisIbro 4 месяца назад

    M.a cod macaan

  • @AbdifitaahFarhaan
    @AbdifitaahFarhaan 5 месяцев назад

    Tanks masuul

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 5 месяцев назад

    Ustaad 2020 ilaa 2024 waxaan kaa codsanayaa inaad naga jaahil bixiso xaqiiqooyinka dahsoon ee 5ta soomaaliya🇸🇴.
    Ilaa hadda waxaan kaa codsanaa si naxriis leh inaad ka soo hadasho greater somali🇸🇴
    MAHADSANID 1000 JEER ❤❤❤❤❤❤❤

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 5 месяцев назад

      5 soomaali majirto soomaali waa hal, shanta aad maqleyso waa xuduudo uu gumeysrihii noo sameystay si uu noo kala qeybiyo.

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 5 месяцев назад

    Tanaad 100%🖤💀

  • @ismailimanismogeo2896
    @ismailimanismogeo2896 5 месяцев назад

    Guuleyso

  • @AnisoCabdi-ov3bk
    @AnisoCabdi-ov3bk 5 месяцев назад

    Soobadi❤

  • @nuuradinahmed7890
    @nuuradinahmed7890 5 месяцев назад

    Tanaad🩶

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj 5 месяцев назад

    Saaxibow maad muuqaal booxo inooga keentit qaarada Australia intawadan ay,kakoobantahay halka,aydhacdo,,Waad, mahadsantahay walalkey,, Alle,,Dartii,ayaan,,kuutaageeraa,, iyo somalinimo, iyo, inaan, waxgaafaaido,, marlin,, ayaad, inno, tahay, horay, usoco, saaxib❤❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 4 месяца назад

    Casharada noo soo badi ustaad adigoo mahadsan waad naga mashquushay waqtiyadii u dambeeyay.

  • @xamzecabdisamad6713
    @xamzecabdisamad6713 5 месяцев назад

    Ultra legend 🙌 keep going lkn soo badi

  • @cabdixakiimnuur522
    @cabdixakiimnuur522 5 месяцев назад

    Barmaamijkan waan kuhaystaa jaalle, halkaa kasii wad.

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 месяцев назад

    Thankx brother

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 5 месяцев назад

    Guulayso Ustaad marwalba

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 5 месяцев назад

    Mahadsanid mudane ❤

  • @GawaadSharmake
    @GawaadSharmake 5 месяцев назад

    So noqosho wangsan 😊

  • @sportmedia6618
    @sportmedia6618 5 месяцев назад

    Thanks teacher

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 5 месяцев назад

    Madsanid ustaaad 🫡

  • @FahiimaKabacalaf
    @FahiimaKabacalaf 5 месяцев назад

    Thanks wll

  • @maxamedcumar4091
    @maxamedcumar4091 5 месяцев назад

    Wcs

  • @AbdinaasirilkacaseIise-zj3qk
    @AbdinaasirilkacaseIise-zj3qk 5 месяцев назад

    Mahadsanid sxb ❤

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 5 месяцев назад

    Tnks macalin

  • @kadiyekadiye9531
    @kadiyekadiye9531 5 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @realpower898
    @realpower898 5 месяцев назад

    Ustaadi ❤

  • @AhmedYousuf-ge1hm
    @AhmedYousuf-ge1hm 4 месяца назад

    Fantastic voice 👌 ❤❤❤❤