Dalka ugu jasiiradaha badan | Xaqiiqooyin ku saabsan Sweden

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Maxaadan ka ogeyn Sweden? Xaqiiqooyin kooban oo ku saabsan#sweden
    Waa muuqaal dhinacyo kala duwan ka isaatagya dalka Sweden.
    Hadii aad nagu cusub tahay tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada channel-ka mahadsanid.
    LIKE&SHARE,
    Nagala soo xiriir:nolol121212gmail.com

Комментарии • 109

  • @Bezaani
    @Bezaani 8 месяцев назад +6

    Dadow dadka malaa yacniga soo gudbiya malayiin gaadh siisaane nin kaan idinkoo guryihiina jooga ayuu dal walba idin baraY information kiisa oo dhane maxaad u gaadhsiin la'dihiin 500k iyo ka badan 😢❤

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 месяцев назад +30

    You are the father of geography

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 месяцев назад +1

    Saxib mln ksta noso geli wxn ka fa'idey schl.maku dhgn

  • @sumyokuluc907
    @sumyokuluc907 8 месяцев назад +1

    Kanasoo hadl gabdha leoner ee boqorka spain xukuma madhaxalsugeysaa gabdha waxaan kaasugaa inaa kusoo darto dadka caanka ah

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 8 месяцев назад +3

    Mr Tanaad waxad iga dhigtay nin dalmareen ah anoon meelna aadin 🙏

  • @bruzliAlone
    @bruzliAlone 8 месяцев назад +1

    Next Afghanistan please 🙏

  • @MAHM7458
    @MAHM7458 8 месяцев назад +3

    Labadii dagmo ayaa u dhexeeyo 15 ilaa 30 km oo kaymo ah
    Sanadka qabowga said waye, Lkn alx bisha Ramadan qabow aye ku so aaday 😊

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 8 месяцев назад +2

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay
    Nio wadamadan mid ka mida burnaamij inooga soo diyaari ,
    Egypt , Sudan, Iraq, Afghanistan , south Africa,.

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 8 месяцев назад +3

    Sanadkaan qabow saaid ah ayaa ka jiro 😂😂😂

    • @meaktooni
      @meaktooni 8 месяцев назад

      Hargeisa mid wali waye

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад +2

    Thomas Sankara kaaso HadaL apowe please 🙏 😢❤❤❤

  • @KAFIIRSOO
    @KAFIIRSOO 8 месяцев назад +2

    Tack så mycket din införmation jätte fantastiskt. Det är sant den informationen

  • @ilyasalimohamud9031
    @ilyasalimohamud9031 8 месяцев назад +3

    waxaad sheegtay oodhan waa xaqiiq anigaa kunool mahadsanid

  • @mohaismail4050
    @mohaismail4050 8 месяцев назад +2

    Dalka Norwey 🇸🇯 dalka xiga noga dhig

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 8 месяцев назад +1

    DALKAN luqadiisu Way Fududtahay Sido kale Fursado Badan aya ka Banan Lkn Aad Ayey Muslim u Necebyihin

    • @koke8711
      @koke8711 8 месяцев назад

      Haa waa cusuriyiin waa wadan ka yurup igu cusuri san

  • @Mohamett-q3o
    @Mohamett-q3o 8 месяцев назад +2

    Wllka tanaad waxan ka mid ahay dadka sida gaarka ah kugu xidhan guuleyso ❤️‍🩹🙏

  • @king-makerpro88
    @king-makerpro88 8 месяцев назад +5

    MahadsNid Ustaad Madaama Codsigayga Aqbashay Göteborg Swedan kaa soo salaamaya❤

  • @najibmustafe8865
    @najibmustafe8865 8 месяцев назад

    Zhp maxaad ka qabtaa inan tiktok soo dhigto macluumadada soo galiso halkan zhp

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 8 месяцев назад +2

    Next Germany 🇩🇪 please ❤

  • @sumyokuluc907
    @sumyokuluc907 8 месяцев назад

    Aboow kasoo hadal madaxweynaha emaraatka mohamed bin zayed al nahyaan

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 8 месяцев назад +4

    Sweden is best country in Europe ❤

    • @gaboose114
      @gaboose114 6 месяцев назад

      worst country in the world

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 8 месяцев назад +8

    Thank you bro inbadan Sidaa Noola wadaagti taarikhaha cajiibkaa.

  • @DjsjjdDjsjuruud
    @DjsjjdDjsjuruud 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤ walaashey ayaa dagan ani jarmalka joogah 😢❤

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 8 месяцев назад

    Sweden is the worst country in the europe 🎉

  • @hassan-zn7zz
    @hassan-zn7zz 8 месяцев назад +1

    2018 Sweden tagay buuqasho waa wadan qurxoon oo nolal Ficn balse Waaa cuunsuriyiin waa dad aaad uxuun waye Swedish one month joogay waa kalabtey

    • @koke8711
      @koke8711 8 месяцев назад

      Waa runtaa waa wadan 1 yurup igu cusri san xita shaqo inaa hesho waa adag tahey

    • @CqaadirCabdi-n9z
      @CqaadirCabdi-n9z 8 месяцев назад

      Uf warya adi uunsuri aya tahy wad kdaran thy

    • @koke8711
      @koke8711 8 месяцев назад

      @@CqaadirCabdi-n9z maxa 😁😂

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 8 месяцев назад

    Horta ma layska dhiiba imaka mise war ma leh imaka

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 8 месяцев назад

    Walaal dalka giriiga ka soo hadal xogtiisa ilaa hada ma arkin

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 8 месяцев назад

    Norway 🇳🇴 barnaamij kasoo sameey

  • @hanadali
    @hanadali 8 месяцев назад

    Sweden is the horror country 😂

  • @NuurtoCusmaanCali
    @NuurtoCusmaanCali 8 месяцев назад

    Ustaad muuqaalka xiga ka dhig 5ta soomaali

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 8 месяцев назад +5

    Macalinow waad mahadsantahay.Alle ha ku garab galo shaqadaada wacan darteed.waxaan kaa codsan leheyn.inaad noo soo xusho barmijyo sida gobolada ay muslimiintu ku badan yihiin oo dalka looga awood badan yahay.sida Arakhan,Rohingya.myanmar east turkistan,uighur.china Tataristan,Russia.mahadsanid

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 8 месяцев назад

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад +1

    M.a keep going bro TanaaD wllhi waxaad uu Qalanta 3 M apowe 😢❤❤

  • @mohamedabdullahi3246
    @mohamedabdullahi3246 8 месяцев назад

    Please noway kasoohadal 😊

  • @muufo
    @muufo 2 месяца назад

    My dream county 🇸🇪

  • @CumarHarun
    @CumarHarun 8 месяцев назад

    Sxb denmark kasoo hadal ❤❤❤❤❤❤

  • @REALSHAAKIR
    @REALSHAAKIR 8 месяцев назад +1

    Lph labo maha zxp the legend 🙌

  • @YayaChannel-r1i
    @YayaChannel-r1i 8 месяцев назад +1

    Thank you bro🎉

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 8 месяцев назад +1

    Mr geography many thanks mr

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 8 месяцев назад +2

    Barasho wanaagsan Sweden 🇸🇪

  • @xabiiboxaashi457
    @xabiiboxaashi457 8 месяцев назад

    Waa meesha ay xaruntaada ku taalo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 8 месяцев назад +1

    Father of the geography
    Mr Tanaad

  • @CumarHarun
    @CumarHarun 8 месяцев назад

    Denmark❤ please😢 sxb

  • @cabdirisaqmaxamud5656
    @cabdirisaqmaxamud5656 8 месяцев назад

    Malaysia ku xeji mzl

  • @husenhope1820
    @husenhope1820 8 месяцев назад

    Sxp cape verd ka so hadal

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 8 месяцев назад

    " PEACE-NOBILE-PRICE" NINKA LOOGU MAGAC DARAY WXUU AHAA SWEDISH... ALFRED NOBEL...

  • @abdijoker6236
    @abdijoker6236 8 месяцев назад +1

    Wan soo noqday after 1 year ❤

  • @MohammedMohameddahirxusen
    @MohammedMohameddahirxusen 8 месяцев назад

    M a

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 8 месяцев назад

    Nexti Wadamadi Midowgi Sufiyeti io Burburki ku dhacay Xoog ku sabsan

  • @cabdulaahicabdi57
    @cabdulaahicabdi57 8 месяцев назад

    😢



    Legend

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 8 месяцев назад

    Wa joog Kankena ka meqned Aqon aan laku dhigin Jmacad io School Shukraan Usted Tanad Horay u soco

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 8 месяцев назад +1

    Keep going bro hormar wacan ❤

  • @NuurtoCusmaanCali
    @NuurtoCusmaanCali 8 месяцев назад

    Ustaad waxaa kaa codsanayaa 1000 jeer , inaad muuqaalka xiga aad ka soo dhigi doonta xaqiiqooyin ku saabsan SHANTA SOOMAALI waxaan filayaa markaan inaad codsigeeya aqbali doonto.
    MAHADSANID

  • @Shacni724
    @Shacni724 8 месяцев назад +3

    Anoo reer Sweden ah ayaan ku raaxaystay presentationkaaga❤❤👏👏

    • @hassan-zn7zz
      @hassan-zn7zz 8 месяцев назад +1

      UK kaso salamaya

    • @saamiyasaciid3889
      @saamiyasaciid3889 6 месяцев назад +1

      Abyo wxn raba inan Sweden wax ka ogado siden ku hrli kara

  • @C.rashiidNuuh-ei1xs
    @C.rashiidNuuh-ei1xs 8 месяцев назад

    Best Geographycial guleso chp ssona nadi❤

  • @koke8711
    @koke8711 8 месяцев назад

    Tanaad norwa🇳🇴 kuu dhiman goor mee ka soo hadlee ustaad ❤🙏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 8 месяцев назад

    Tanaad best youtuber keep going 🎉

  • @TamaammohamedAli
    @TamaammohamedAli 8 месяцев назад +1

    Guulayso ustaad

  • @FartuunCusmaanCali
    @FartuunCusmaanCali 8 месяцев назад

    Ustaad please muuqaalka xiga ka dhig 5ta soomaali

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 8 месяцев назад

    Asc sxb waalagu wayay ee sobadi video yada mahadsanid

  • @FartuunCusmaanCali
    @FartuunCusmaanCali 8 месяцев назад

    Ustaad video ga xiga ka dhig 5ta soomaaliya

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 8 месяцев назад

    Long time no see welcome back legend

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 8 месяцев назад

    Bagekan maxaan aqoon ka faaiiday masha alh

  • @afwanyaabdilahi1080
    @afwanyaabdilahi1080 8 месяцев назад

    Germany 🇩🇪 ustaad ka soo hdl thanks

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 месяцев назад

    Somalia kawayan waa
    Dalka 44 ugu wayne

  • @Aulihans3030
    @Aulihans3030 8 месяцев назад

    Tack för att ge dig information

  • @Xaalbaraf-ds2sl
    @Xaalbaraf-ds2sl 8 месяцев назад

    Masar, soosamee brother

  • @apdirahmanismail4519
    @apdirahmanismail4519 8 месяцев назад

    England kasohadal bro

  • @Xaalbaraf-ds2sl
    @Xaalbaraf-ds2sl 8 месяцев назад

    Thanks brother

  • @SHARIIF..892
    @SHARIIF..892 8 месяцев назад

    Waan kuu xiisney tanaadow xaggee

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 8 месяцев назад

    Next afganistan😅

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 8 месяцев назад

    Waan maray brichkaas
    Almlhih

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 8 месяцев назад

    First person yaa iga horeeyo

  • @nurroble8233
    @nurroble8233 8 месяцев назад

    fadlan Norwey kasoo hadal

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 8 месяцев назад

    Welcome back legend

  • @cabdireemagaal1085
    @cabdireemagaal1085 8 месяцев назад

    S?o afganistan ka soo hadal

  • @abaa774
    @abaa774 8 месяцев назад

    Viking hal mar kasoo hadal❤❤

  • @saalimmustafe6878
    @saalimmustafe6878 8 месяцев назад

    Ka soo hadal dalKa România

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 8 месяцев назад

    Please canada ka so samey

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 8 месяцев назад

    First person yaa iga horeeyo

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh 8 месяцев назад

    Golden vioce ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 8 месяцев назад

    keep going bro🎉❤

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 месяцев назад

    The ljn ❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 8 месяцев назад

    Mahadsanid Ustaad.

  • @maxamedaxmed357
    @maxamedaxmed357 8 месяцев назад

    Sxb xagee aadey

  • @garaadmaal9996
    @garaadmaal9996 8 месяцев назад

    Nin lawada sugaayay

  • @mohamedsancho968
    @mohamedsancho968 8 месяцев назад

    Length

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 8 месяцев назад

    Thanks

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 8 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 8 месяцев назад

    YAA łGA HØRYN KARA

  • @MahadSheekhNuur
    @MahadSheekhNuur 8 месяцев назад

    Asc Tanaan

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 8 месяцев назад

    First person yaa iga horeeyo

  • @zawdafuadmaxamed8166
    @zawdafuadmaxamed8166 8 месяцев назад

    argantin muqaal kasooasme

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq 8 месяцев назад

      Argentina iyo barazil wax laga hadlo malahan, waa wadan mavio kataliso

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 8 месяцев назад +1

    Norway kusoo xeji pro😊

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад +3

    Golden voice🎉❤😊

  • @djsholaabdi812
    @djsholaabdi812 8 месяцев назад

    Dgf

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 8 месяцев назад +1

    Sweden meelaha Maaha wuxu😢