Maraykanka Wuxuu Jizyo Siin Jiray Dowladii Cuthmaaniyiinta |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 242

  • @mohamedabdullahi763
    @mohamedabdullahi763 16 дней назад +26

    Barnaamijyada noocan run ahaantii
    Aad ayaan ujeclahay
    Inoo soo baddi ustaad

  • @mahatmahamednurre
    @mahatmahamednurre 16 дней назад +50

    walhi waan yaabanahay dulaysigaas dib ayaan ugu celin doonaa ee meel kuqorta bulshada kuxiran janaalka ogaasho maalin maalmaha kamidana hortiina ayaan kasheegi doonaa anigoo waliba maamula dunida inteeda badan tolow magaari doonaa hadafkaas aan leeyahay

    • @NaimaHaile
      @NaimaHaile 16 дней назад +6

      Insha Allah dheh ilahayna dalasaro

    • @mahatmahamednurre
      @mahatmahamednurre 16 дней назад +2

      @@NaimaHaile insha allaah qaali waan gaarayaa guusha adinku garabkayga ayaan idinka sugayaa

    • @haa8793
      @haa8793 16 дней назад +3

      ​@@mahatmahamednurre hadadan noqon mid caloshii ushaqeysta ah wanhubaa inad gari wadada ilahayna aad qaado

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 16 дней назад

      Idanka ilaahay

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 16 дней назад +2

      Khiyaaliga kabax umada dhinac ka raac ama gurigiina iska fadhi bro muhiim maaha ama qasab maha inad aduunka qabsato dantada iyo hadafka nolosha aad ujoogto garo

  • @Misantubee
    @Misantubee 16 дней назад +31

    Waxaan ahay youtuber cusub waana gaari doona cumarow halkaad marayso inshllh🤲

  • @shijo2055
    @shijo2055 16 дней назад +7

    اللهم أصلح بلادنا وألف قلوبنا 🤲 🤲🇸🇴🫂🇸🇴🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saacidcaafi1045
    @saacidcaafi1045 16 дней назад +15

    Nacalad haku dhado Israel iyo marekanka iyo intii raaxsan

  • @mohamedalii1911
    @mohamedalii1911 16 дней назад +15

    Ya ahlan wasahlan like saara...koobkaga shaaha sooqatho

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 16 дней назад +9

    Allahu akbar wallee sharaf waa lasoo maraye waalakufay mooyee lkn insha allaah dhamaan muslimiinta ☪️Guusha waa ay u dhowdahay falastiin 🇵🇸 dhibka allaha kadulqaado Baraarug ayaajiro hada muuqdo ☪️

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 16 дней назад +13

    والعاقبة للمتقين ❤.

  • @Abwanmohamud
    @Abwanmohamud 16 дней назад +7

    Shukran ustady wlhi wankugu daydaa FADLAN adoo iga rali ah booqo channelkan

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani 16 дней назад +5

    Wan rumaysan layahay sida miyey musliminTu u xoog waynayen
    Yurub inaka wax kale ka aamisan waxba mahayan Ta inasamaysay wa
    Wada Tashi la ,aan❤❤

  • @XaliimoMaxamed-ot4so
    @XaliimoMaxamed-ot4so 14 дней назад +2

    Waxa aniga iyo asxaab badani codsanaynaa in aadSoo badisid walaal ama podcastiyo ka sameesid taariikhda islaamiga ah mana arag cid ka sheekeenayso aad baan ujecelahy wlhi❤

  • @مراممرام-ز4غ
    @مراممرام-ز4غ 16 дней назад +38

    ياناس نحنا اختك قسما بالله مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقمي 00967717354582 وتطلب اسم بطاقتي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل في من يقول اني نصابه من الافضل عندما لا تعلم ضروف الخارين تلتزم الصمت لا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا يتصلبي فديو ويشوف وضعنا لنفسه;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€;:(:)'|\€\>|\≧@♡♤♤♤♤♡✓✓[€¥}}♤♤♤♤♤♤✯♤⇗†🎉😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉😢😢😢😢😢😢

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 16 дней назад

      😢😢😢😢😢😢

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 16 дней назад +1

      War waxaad rabto soomaali ku sheego

    • @farahgedqorow8992
      @farahgedqorow8992 16 дней назад

      Waxay dhahday waa bahanay oo falastiin ayaan jooga

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 16 дней назад +2

      @@xuseenfadalwaa reer falastiin baahi iyo dagaal ayaa haayo alle haka dulqaado 😢😢😢

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 16 дней назад

      @@AyaanAbdirashiid4631 aamiin walaal ilaahay hawgargaaro, dhaawacoodana haw booga dhayo inta ka shahiideyna hawnaxariisto

  • @mohamud2907
    @mohamud2907 16 дней назад +12

    Waan arki doonaa maalin ay atmis diyaaradaha ka soo dhacaan insha allah

    • @maxamedmire1434
      @maxamedmire1434 16 дней назад +1

      Inshallah

    • @RuquyoAli
      @RuquyoAli 16 дней назад +2

      Taas waxaa ka horeysa Baraaruga umadda muslimka ah Ee soomalaiyeed😊

    • @mohamud2907
      @mohamud2907 16 дней назад +2

      @@RuquyoAli aad iyo aad lkn dad badan oo baraarugsan aa jira

  • @abdirahmandilib
    @abdirahmandilib 16 дней назад +3

    Allah ku barakeeyo barnaamijta nuucan ah Oo Dadka damiirkooda lagu so noolayna so badi si Dadkaan hurdaayo hurdada uga kacaan . ETHopianka Qashinka ah bal ayagana cashiradii axmed gureey nasoo xasuusi

  • @CaliShariif-p5c
    @CaliShariif-p5c 16 дней назад +13

    Waad mahadsan tahay wa dhacaysa waliba somalia ayay kadhacaysa insha allaah in gaalo jisyo loga qaado

  • @مراممرام-ز4غ
    @مراممرام-ز4غ 16 дней назад +14

    Oh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 45 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////،............................

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 13 дней назад

      Afsoomaaliga Kusoo Qor Faaladaada

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 16 дней назад +4

    Waligey maan maqal waxaase layaableh waxa naloogu dhigey dugsiyada iney yihiin 'taariikhda' waxaan waxba nooga 15 ahayn, walaal cumar inshaar aad baad u mahadsantahay taariikhdaa qiimaaha badan ee aad nooga warrantay 🙏🏿

  • @FaayCadey-s8b
    @FaayCadey-s8b 16 дней назад +2

    The Best RUclipsr🎉 OGAANSHO❤😊

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail 16 дней назад +6

    لن يصلح آخر هذه الأمة إلا ما صلح أولها.
    الرجوع الرجوع إلى دين الله وسنة رسوله صلى الله عليه وسلم.

  • @xiisawhassan9903
    @xiisawhassan9903 16 дней назад +10

    Yaa nagu zoo caliya maalin kamida taarikhda dawalada cuzmaaniyinta❤

  • @Anwaar.aadan.maxamud
    @Anwaar.aadan.maxamud 16 дней назад +3

    Walahi taarikhdan wan haya o waliba waan qortay kayd ahan ayaan u haysta mudo dheer marki igu horaysay wanla fajàcay awooda islamku laha xiliga iyo dacfiga ku habsaday manta umadaysi marki u maraykanku jabay heeshiski u galay waxa lagu qoray afcarabi wana heeshiska kaliya e maraykan gaalay een lagu qorin ingilish waraqdi ayado carabi ku qoran ayaan haya hada 0:35

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 14 дней назад

      Hadana luuqadoodii ilmaha 2 jir ah baa laga dhaadhiciyay in horumar lagu gaarayo hadii la barto 😂😂😂

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 11 дней назад

      @@Cabdiraxman..Mudug. hàa saxib waa ayan daro inagu dhacday iyo masibo inagu habsatay kolki aynu sida xayawanka u dhaqanay e aynu xalashanay wixi laynaga xarimay

    • @sulubyarecabdalla2562
      @sulubyarecabdalla2562 11 дней назад

      Alla ya cizzak walaal

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 16 дней назад +2

    ALLAH noso ceeliya cusmaniyiinti caalamul islam ALLAH mideeyo INSHAALLAHA

  • @abdirahinsomali5857
    @abdirahinsomali5857 16 дней назад +2

    mareekan wuxu jabiyay gumeestihii ingiriiska arintaan waan ku wareeray marekanka xiligaas ya ku noola cadaanka so yurubiyaan maahan madaxweynihii ugu horeeyay ameerikanka george washington asalkiisa wa ingiriis sidu ingiriska ula dagaalay teeda kale maxey marekanka af ingiriis ugu hadlaan haday ka xurooben uk af kale ku hadlaan ma waayen arintaan so wareer maahan

  • @Xamse_yare800
    @Xamse_yare800 16 дней назад +1

    Allow noo soo celi haybadii aan laheyn🤲
    Allow haybadii islaamka 🤲🤲🤲🤲

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH 15 дней назад +2

    Cuthmaniyiintu waxay ahaayeen dad muda inlagu dayo wllahi😊🫡🫡

  • @Somalicowboychannel
    @Somalicowboychannel 14 дней назад

    Taariikhadaha soo badi ustaad

  • @tahlukochannel
    @tahlukochannel 14 дней назад

    Mahadsanid ustaad ❤😊

  • @dahir2289
    @dahir2289 15 дней назад +2

    Hada waax badalay umada karamada la heed kuwa u oyaa amison iyo gaal oo idilba lkn waan gari doona mesha ay gareni umadi wanagsanid

  • @khalidabdi1001
    @khalidabdi1001 14 дней назад

    Ustaad Barnamijyada noocana noo soo Badi Insha allllah

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn 16 дней назад +9

    Mar walba Cirib danbeedku waa islaamka ❤

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 16 дней назад +2

    حتى يعطوا الجزية عن يد وهم صاغرون 🤍

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 16 дней назад +2

    Waaa tariikhaheena mudan inan barano

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 16 дней назад +4

    Guurka waa In kaar socota sababto ah Galmo aad sameeso ayaa Dabin aanad waligaa aanad ka bixin ku galinaysa Biilka caruurta iyo biilka xaaska Fadlan cidna ha guursan Ka xorow Galmada iyo guurka kalidaa iska noolow No guur No galmo Thansk

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 16 дней назад +1

      Qof ilamid ah ayan manta heley wa runta sxb dadku 7aadka uhorreya unbay ka fakaran lkn waxa kadanbeeya kama fakaran siiba wiilasha hantidiisa iyo noloshisa waxaa qadan biil caruur guri lala leyahey lacagta uu guurka iyo masaariiftiisa lu bixinayo hadu naftiisa galiyo abal buu ku qabi laha

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 16 дней назад +1

      Qof ilamid ah ayan manta heley wa runta sxb dadku 7aadka uhorreya unbay ka fakaran lkn waxa kadanbeeya kama fakaran siiba wiilasha hantidiisa iyo noloshisa waxaa qadan biil caruur guri lala leyahey lacagta uu guurka iyo masaariiftiisa lu bixinayo hadu naftiisa galiyo abal buu ku qabi laha

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k 16 дней назад +1

      @@APDUL7HI Haa wll Aqoonyahay ka soo jeeday Scotland 🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿 ayaa idhi Qof dhiridkiisa aan Dheefen wali maragtay waa guurka iyo galmada Ilaahay Ayaa sheegay oo idhi waad iska deen kartaa guurka Markaa dadka In ay guursadaan Waxa ay u horkeenaysaa Dhibaato

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k 16 дней назад +1

      @@APDUL7HI sida kale Ninka Waxa laga rabaa Merherka Arooska iyo lacag Shukaansiga iyo biilka oo joogto ah iyo In ka badan markaa waa nasiib daro qofka raali ka ah intaa isaga oo galmo kaliya ku badalaniya waad ku mahadsan tahay wll fikirka aad ila qabto hadii aad doonto whatsapp ka ayaad iga la soo xidhii kartaa Waa hadii aad dooniso wll

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 16 дней назад +4

      ​​@@APDUL7HI waa adikii Lee oo isku nacam leeynayo jahli iyo diin la'aan isku daraaty
      War guurku waa naciiym illaaheey uku deqaay umada islaamka gaal na awalba wuxuuw ka liiday xayawaanka الحمد لله على نعمة الإسلام ❤

  • @AbdiFoden
    @AbdiFoden 15 дней назад

    Thks ya ustaad

  • @hudailwaad8267
    @hudailwaad8267 15 дней назад

    Asc Ustaad Omar inshar soo dhiiri geli oo kasoo hadal wallaasheen Dhaqan kaaba warshadeeda Ustaad❤

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail 16 дней назад +3

    حكام المسلمين اليوم أقوالهم:
    ١. نطالب العالم. نشتكي العالم. نرجو العالم نننننننننننننن
    أما حكام المسلمين الأولى أقوالهم:
    ١. الجواب ماترون لا ما تسمعون .
    انظر الفرق بين أقوالهم.

  • @SamalehAli-c8d
    @SamalehAli-c8d 10 дней назад

    Nin saxan o aqoonleh ogaansho

  • @aliyarehussein9997
    @aliyarehussein9997 14 дней назад

    ملكــنا هــذه الدنيــا قرونا .. ... .. وأخضعــها جـــدود خالــدونا
    وسطرنا صحائف من ضياء .. ... .. فما نسى الزمان ولا نسينا
    حملـــناها سيوفا لامعات .. ... .. غداة الــروع تأبى أن تلـــينا
    إذا خرجت من الأغماد يوما.. ... . رأيت الهــول والفـتح المبينا
    وأصبح لا يرى في الركب قومي ..وقــد عاشــوا أئمته سـنينا
    وآلمــــني وآلــم كل حـــر .. ... .. سؤال الدهر أين المسلمون؟

  • @zakariyeyuusuf4372
    @zakariyeyuusuf4372 16 дней назад +2

    Umad waa isku xirnasho somaliya cusmaniyiin way kadaran tahay dad ahan iyo quwad ahaan lkn waa inaa madaxda dacad unoqota

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u 16 дней назад +4

    Walaal noosoo badi dagaalada muslimintu kuguulaysteen si ay ummad soomaaliyeed uga soobaxaan shaamli basayeef cusub cidna Ma oga halka kalmad ee badali doonta hogaamiyaha inagu jira

  • @hanefa283
    @hanefa283 16 дней назад +1

    Gaaladaan sir yar ayey fahmeen waa in ay guuleystaan ayey jecelyihiin mana seexdaan qorshe ayey kumashquulsannyihiin iyo 2dii isku af ah is ay Hub Isuzu dhiibaan nacey dhexdooda dhigaan dadka wada dhashay is ay isku baabi iyaan xeelad ayey adeeg sadaan marka gaalo kale maba waayaannoo Muslimiin sheeganayso

  • @Mm2aviation
    @Mm2aviation 15 дней назад

    Woow omar amazing
    I just learnt this

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 16 дней назад +1

    Golden voice❤😊

  • @XamzaEpdiRaxmaan
    @XamzaEpdiRaxmaan 15 дней назад

    والعاقبة للمتقين

  • @CabdiQasim
    @CabdiQasim 4 дня назад

    Part 2 please

  • @nishwaanshariif3633
    @nishwaanshariif3633 16 дней назад +2

    Asc wll 😂😂😂☝️☝️☝️

  • @user-li6cj2bp5w
    @user-li6cj2bp5w 16 дней назад +1

    Masha allaha

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o 16 дней назад

    Amazing barnaamij innaba caadi ma ahayn

  • @ProductionOgaansho
    @ProductionOgaansho 16 дней назад

    Asc. Ustaad. Omar inshaar.

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 16 дней назад

    بسم لله الرحمن الرحيم zxp noosoo badi

  • @ImaanDaahir-v6y
    @ImaanDaahir-v6y 13 дней назад

    Wlh filaahi ayaaan kujclhy waxyaabada a

  • @XasanSheekh-d4k
    @XasanSheekh-d4k 16 дней назад

    Omar inshar wan Ku tayera walalkey❤

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 16 дней назад

    Ustaadka yaa ahlan wasahlan waaba taariiq aan hore umaqlin Cismaaniyiinta iyo Mareykan inay isfara saareen

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 16 дней назад

    Omar inshaar wanku salaamay ❤

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 15 дней назад +1

    Reer galbeedku badanaa waa ay qariyaan taariikhda islaamku, laakiin maba qarsami karo.

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 16 дней назад

    Cwm jimca mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mustafmaxamuud7279
    @mustafmaxamuud7279 16 дней назад

    Maasha allaah Omar ❤

  • @FunnyboyFunny-y6w
    @FunnyboyFunny-y6w 12 дней назад +1

    TAARIIKHDA MARKA KASHEKEYNAYSID MACAAN NOOSOO BADI PLEASE

  • @abdirahmanmuutu5656
    @abdirahmanmuutu5656 16 дней назад +1

    Buuga juquraafiga ee fasalka 3aad ee dugsiga dhexe ayaan kuso dhigtay cashirkaan iyo dagaalkaas cusmaaniyiinta iyo marekanka

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 15 дней назад

    Thanks ustad 🎉

  • @AbdirahmanMaxamed-wh1qv
    @AbdirahmanMaxamed-wh1qv 16 дней назад +2

    👍👍👍

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 16 дней назад

    Wad ku mahad santahy bro

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 16 дней назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @abdimohamud3802
    @abdimohamud3802 16 дней назад

    Ustaad caawa taariikh fiican inòo sheegti mahad sanid

  • @ApdiMudalib
    @ApdiMudalib 16 дней назад

    Inshallaah sharfteeni way soo laaban

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 15 дней назад +1

    Asc manta xukamta kajira calamu islami wa mujrimiin bal waxan dhihi kara waa murtadiin ilahay hana dhafiyo

  • @drcabdiaaadan9421
    @drcabdiaaadan9421 16 дней назад

    GOLDEN VOICE ❤

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 14 дней назад

    Ustaad fadlan kasoo hadal sobobta ay cusmaaniyiintu uga faaidaysan waayeen ameerikooyinka markii la helay waliba 1530 markuu suleymaan alqaanuuni joogay ee ugu awooda badnayd

  • @user-mh5nx7kl6p
    @user-mh5nx7kl6p 16 дней назад +1

    Wll Omar noso badi

  • @haa8793
    @haa8793 16 дней назад

    Kalix madaaficda manta iyo malinkaa wey kaladuwanyahiin bacdal nuclear war meshaas ayaa lonoqon inshaAllah

  • @nasamaale6176
    @nasamaale6176 13 дней назад

    Arrin kale oo xiise lehna waa in heshiiska kaliya ee mareykanku dowlad kale la saxiixday ee aan af ingriis ku qornayn uu yahay kii uu cusmaanida la galay oo Afturki ku qornaa.!

  • @PANTHER-gl5vd
    @PANTHER-gl5vd 16 дней назад

    Bro qisoyinkan cml no so badi🙏💚

  • @MuhyoTinishow
    @MuhyoTinishow 16 дней назад

    Soo wad ustaad meel kala badh ah bay ku godaye

  • @83587
    @83587 16 дней назад +1

    Cuthmaaniyiin ama cusmaaniyiin af Soomili ahan yaa saxa

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 15 дней назад

    Wcs wr wb

  • @CabdiAbdi-b8p
    @CabdiAbdi-b8p 16 дней назад +1

    Tolow waa jilke, Allahu aclam😊 astaq-furullah.

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 16 дней назад +1

    Islaamka haduu midobo cid hor istaagi karto malahan adunka dhan waa qabsanaa allow midey islaamka

  • @yuusufabdirashiidhasan4043
    @yuusufabdirashiidhasan4043 16 дней назад

    Ustaad noosoo badi

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 13 дней назад

    1.Dadka Soomaaliyeed Ha Joojiyaano Laan-Gaabnimada Eey Bariga-Afrika Ku Joogaan.
    2.Dadka Soomaaliyeed Cadowgooda Hal Dhinac Ha Uga Soo Wadar Jeestaano, Ayaga Oo Garbaha isku Heeysto
    3.Dadka Soomaaliyeed Tarankooda Ha Kordhiyaano, Si Aanan Loo Ciilin, Ciilidana Eeynan Ugu Sii Soconin,ilaaheey Tarankooda Ha Barakeeyo E

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 16 дней назад

    Jumca Mubaarik 🎉
    This Word Is Bidcah بدعة ❌
    This Word Added Islam ❌

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 16 дней назад +1

    Sxb soogudbi walal gumaysiga France jazaair 1830 iyo.amuur abdiqaadir

  • @Mahamoudfuad
    @Mahamoudfuad 16 дней назад

    Waa waqti quruxbadan

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 16 дней назад

    Markaas iyo hada isku fiiri waa wax aan anaga kasbanay

  • @umuclaahi5562
    @umuclaahi5562 16 дней назад

    عن عبيد بن عمير قال :
    إنَّ اللهَ عَزَّ وَجَلَّ يُعْطِي الدُّنْيَا مَنْ يُحِبُّ وَمَنْ لَا يُحِبُّ وَلَا يُعْطِي الدِّينَ إلَّا مَنْ يُحِبُّ ، فَإذَا أحَبَّ اللهُ عَبْدًا أعْطَاهُ الإيمَانَ ، فَمَنْ خَافَ العَدُوَّ أنْ يُجَاهِدَهُ وَهَابَ اللَّيْلَ أنْ يُكَابِدَهُ وَبَخِلَ بِالمَالِ أنْ يُنْفِقَهُ فَلْيُكْثِرْ مِنَ التَّسْبِيحِ وَالتَّحْمِيدِ وَالتَّهْلِيلِ.
    [الزهد للإمام أحمد - زوائد ابنه عبدالله].

  • @muxiyo13m
    @muxiyo13m 16 дней назад

    🎉❤❤

  • @Hilaal-Ak
    @Hilaal-Ak 16 дней назад

    Ustaadii vidio yadan tarikhiga ah xagee laga helaa adoo raliya
    No copyright ka ah

  • @GorGor-wc5os
    @GorGor-wc5os 16 дней назад

    Waana sbabta ilaa hada unecebyihiin ☪️ 😢😢

  • @SakariyeCabdirashiid-g9i
    @SakariyeCabdirashiid-g9i 16 дней назад

    😢😢noso badi. Ustad

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 13 дней назад

    Haybadii io awoodii alle nasiiyey wxn ku badalanay dullinnimo kadib markaan ka tagnay ku dhaqanka diintenii macaanayd

  • @AliMahamoud-ov9xh
    @AliMahamoud-ov9xh 16 дней назад

    De sii wad waad nugu go'eysee aay

  • @MaxamedamiinYare-t1c
    @MaxamedamiinYare-t1c 15 дней назад

    Waxaa rabaa dalka indonesia warbaxin iga sii

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 16 дней назад

    Sharaf iyo garanimo

  • @MaxamedAxmed-q1g
    @MaxamedAxmed-q1g 11 дней назад

    ❤❤🎉❤❤🎉❤❤🎉❤❤🎉❤❤

  • @Maxamuudxuseen-w5i
    @Maxamuudxuseen-w5i 16 дней назад +2

    Fadlan asxaabta like iitaabta😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 16 дней назад +1

    Ma imikaad ogaatay from sahanka

  • @mohamedgerat2619
    @mohamedgerat2619 16 дней назад

    Waxat naxasusi dowlat Muslim ah xoogle

  • @hasmedroukya162
    @hasmedroukya162 16 дней назад

    ALLAHOU AKBAR

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 13 дней назад

      Allaahu ✅
      Allaahu Akbar ✅

  • @kurlusosmansomali7729
    @kurlusosmansomali7729 10 дней назад

    Uduceya suufiyasha ayagaa gaalada saas uduleen jiray
    Kuwan hada cusub kuli dowladahoo waxay u qushuucaan gaalada

  • @ishakmohamed96
    @ishakmohamed96 16 дней назад

    😂😂😂😂 tariikhda haldhinac ah markii laguu aqriyo

  • @ZumaZc
    @ZumaZc 10 дней назад

    Balaayo Koob Shaah kusoo qaadatay Been Badanaa