Sheeko igu qabsatay magalada damam ee wadanka sacudiga 2009 waxan ka shaqayn jiray gresha gawarida lagu sameyo oo kuyalo damad sacudiga waxan aha makanig lakin inta badan waxan qaban jiray badalka oolyada baburta waxa ila shaqayn jiray oo caawiye ii ahaa nin udhashay wadanka bangaladhesh gershaka waxa la nin sacudiyan ah maalin maalmaha kamid ah ayaa waxa gaari noo keensaday nin ganacsada ah lakin asalkisu siriyan yahay si gaarigisa oolyad iyo filtarka loga badalo garigi ayaan ka holwl bilabay waxan bilaway in an oolyada ka daadiyo oolyadi ban ka dadiyay anigana waxan wata oo an xiranahy canburka wayn ee isku dayska ah ee garshlayda aay xirantan waxa dhacday ninki ssiriyanka aha oo aad ulabisan qamis cad iyo cigaal wata in uu so galay halki aan gariga oolyada uga badalaye oolyadi ayauu far iyo suul la galay kadib intu fiirshay buu aniga dharkayga isaga tiray waliba isago iskibrinayo oolyadas la igu tiray waxba igama dhiben oo dharkayga oodhanba wasaq miiran ayuu ahaa lakin kibirka ayan diidana madaxa inta la igu dhiftay baan ninki weelki aan oolyada ku badalaye oo buuxo iska qabo dhahay madax ilaa majo ninki wuu uqadan wayay ninkan madow ee shaqalaha ah ee oolyada ku shubay ninki meesha laha ban naguso baxay wixi meesha ka dhacay ban ugardhignay odaygi waxa lagu yiri ninkan waa somali dadka aad modana maha isaga kun jeer kaa kibir badan ee ada qaladka lahaa ee qaladkada qado somalida sacudiga xitaa kafil logama ah sida dadka qaar lakin waxa iigu yaab badna ninki bangaldheshka ah ee ila shaqaynye oo ninka carabka usujudi jiray sida uu isku dulaynayo awaded carab iska celis bay wax ku ledahay mana la isku jilciyo hadii kale adoon baad unoqonayss
@@mukhtaarciise2585kkkk yaa ku yiri? Ma diin bay yaqanin, miyafn ogyn carbtu inay sudan , mali ilaa iyo senagal ay adoonsty sidoo kale sansibar iyagoo muslimin ah😊
Waa wax jiro anigaa 2008 saxaraha iyo buuro qoorjar iyo muxeel maray xitaa anago afar qof teendho tigrey 8 qof ku jiraan buuro ah waxa nahay jamecada mini sanaawi dagaal nagu so qaadeen biyo an cabno aya ugu tagtay baankad ayaa wadanay wan iska dhicinay lknse waxa nala socday mid somali galbed afka xabishada yanaqo asigaa la hadlay biyaha wan ka cabnay wan ka tagnay tahrib ma wanagsano ithopianka ayaaba ku dili karo somaliyed carab wax ma yaalo iska jira
عليه وسلم قال: ( قال الله تعالى: ثلاثة أنا خصمهم يوم القيامة: رجل أعطى بي ثم غدر، ورجل باع حرا فأكل ثمنه، ورجل استأجر أجيرا فاستوفى منه ولم يعطه أجره ) رواه البخاري Ilaahy wuxuu yiri Aaddex anaa la doodaya maalinka Qiyaame waxaana kamida Nin Qof xora iibiyey oo Lacagtiisii Cunay iyo mid qof shaqaalaysiistay ku shaqaystay lacagtiisiina aan siin
In aad qof bili adam ah aad adoonsato waa danbi weny walahi subhanalah horta Muslim ma ahan miyaa mid kale wali sacudiga wali jahiliyadii miyaa wale ka jirta
Sucudiga wax ba ha udodin agtoda waxad katahy cabid sida ayay ku dhahaya dad fican wayku jiran lkn waxabadan in ti ku wax yelenysa aniga labasano ayan guri ugu xidhana alx hada wan kasobaxsayd
Saas darteeda aan ogasoo tagay saudi Arabia adoonsi alxmd llh wanicmatu rabi ilaah waa igakaafiyay wadamadii gaalada aa kaxaquuq fcn walaahi United States 🇺🇸
Aduunka waxa ugu xun waa carabta waliba Saudi Yan ka dhaqan Muslim iyo mid Yahuud ba malaha manta qof aan imaan laheen hadaan ahan laha dar dooda baan diinta ugu bixi lahaa naceeb aan u qabo ilahay ha qaribee
@Abu-Hussein:اللهم اني اشهد انك انت الله لا إله إلا أنت الا احد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد اللهم اني اسألك بأن لك الحمد لا إله إلا أنت المنان بد يغ السما وات والا رض يا ذا الجلال والإكرام يا حي يا قيوم
car waakasaye wixi ka run ah haka sheego carabtan kama sheegayo sbbta ah asiga iska maleeyo carab aniu yahay xitaa iskuma maleeyo african wixi xaqiiqda ka ahne kama sheegin
Dhibkaan iyo inkabadanba soomaalida wey ku dhacay balse nasiib daro maahan dadkeena kuwa qora ama keydiya,èe haddii sidaano kale wax u qori lahaayeen flim iska daaye aflaan baa laga sameyn karaa runti. Mahadsanid omar inshar
Kafil caraba ka sheke nesan Kuwo kafil somali ah oo jogan Dalka Oman marke gab dhaha kenan qarkod sharcigode ka xaresatan si eey ilmaha uku hestan ga dhaha ama jirkoda u ibiyan ilaa gaba dhi eyka cararto mar carar tana wadanki kama bixi karto wayo sharcigi waa laga hesta waxa jiran gabdho badan Reer Xamar aho dalkas Oman ku dhiba tesano laga war heen somalidi uun bana dhiba teyen Heer waxan arke qaar kood gaajo darted jir koda ibiyan Qaarna tuug sadan Ragana sido kale Nolal lidata ku hee sato kuwasa u qalman filin laga sameyo si logu bararugo loo Cawiyo wlh😢
Masha allah cumar sida wanagsan ee noogu soo kobtay anigu fililmkan wan daawaday, qisadaana waan maqlay, waxba isma badalin marki laga reebo ninka afrika ka soo jeda ee filimka ku jira inaan ku maqlay inuu yahay soomaali .
Mashaa alaah sxb cumar wlhy sifiican baad uga hadashay dad ka qaar waxay aaminsan yihiin in marka carbtu qawaaniin gacan kurimska ah ay ku dhaqmaan oo dadka ku xad gudbaan bay moodayaan inay islaamaka yahay waxa wax halaynay sida ay calmaaniyiintu dadka kukhaldaan
Carabta iyo kuwa loo shaqeeyo badankood dardaarankii nabiga ee ahaa, " ilaahey gacmihiina wuxuu soo giliyay walaalihiin, si wngsn ula dhaqma, wxaa cuneesaan oo kle ha cunaan marada aad xiraneesaan ha xertaan shaqadana garab ku siiya"
Flim-ka si sax ma adan udawanin meelo badan way ka yara khaldanyihiin lkn taasi muhiimad wayn ma aha oo flimka ugu badnaan waa lawada dawaday . Lkn walalkey waxan rabnay inaad kahadasho xasidnimada carabta haba jiraan dad yaro wangsane . Sowdigii laha waxan ahy qof aysan masuul cidna ka ahyn wuxu bartiisa soo dhigaayo lkn taasi haday run noqon lahyd waxad ku dhiiran lhyd inaad ka hadasho gumaysiga carabta dad badan ayaa dhib ka sheeganaya kolay taasna ma moogid
Alla ogaansho muxu carab iska gad gaday nio carab sida ku noqon maysid ogow carabta way ka daran yihiin ingiriiska dhaqan ahaan wa xaasidiin cunsuriyiin ah adoonsi iyaga laga soo gaadhay
Adoonsigii Wali wuu ka jiraa cariga carabta, anigu waxaan aad ula yaabay qaabka ay iila dhaqmeen mar aan liibiya joogay, sidoo kale khaliijka waa la iiga waramay
ilaahay carab ma duleenin ee Nabigeena Mumammed SCW ayuu ka soo dhexsaaray dagkana ayagaa ugu sharaf badan, waana laf dhabarka diinta islaamka. Lkn way jiraan dad xun oo ku abtirsada carabta, oo dhaqan xun kula dhaqma dadka u soo martiya...
Dulinamadu aday dhuuxa kuu raacday Nabiga iyo Carab mxa iska galay Nabiga ma carab BA loso diray mase dadkay Ka xigan abulahabna waa carab maantana dunida ayaga meel kasta Ku dulaysan@@ZakAli9904
Sheeko igu qabsatay magalada damam ee wadanka sacudiga 2009 waxan ka shaqayn jiray gresha gawarida lagu sameyo oo kuyalo damad sacudiga waxan aha makanig lakin inta badan waxan qaban jiray badalka oolyada baburta waxa ila shaqayn jiray oo caawiye ii ahaa nin udhashay wadanka bangaladhesh gershaka waxa la nin sacudiyan ah maalin maalmaha kamid ah ayaa waxa gaari noo keensaday nin ganacsada ah lakin asalkisu siriyan yahay si gaarigisa oolyad iyo filtarka loga badalo garigi ayaan ka holwl bilabay waxan bilaway in an oolyada ka daadiyo oolyadi ban ka dadiyay anigana waxan wata oo an xiranahy canburka wayn ee isku dayska ah ee garshlayda aay xirantan waxa dhacday ninki ssiriyanka aha oo aad ulabisan qamis cad iyo cigaal wata in uu so galay halki aan gariga oolyada uga badalaye oolyadi ayauu far iyo suul la galay kadib intu fiirshay buu aniga dharkayga isaga tiray waliba isago iskibrinayo oolyadas la igu tiray waxba igama dhiben oo dharkayga oodhanba wasaq miiran ayuu ahaa lakin kibirka ayan diidana madaxa inta la igu dhiftay baan ninki weelki aan oolyada ku badalaye oo buuxo iska qabo dhahay madax ilaa majo ninki wuu uqadan wayay ninkan madow ee shaqalaha ah ee oolyada ku shubay ninki meesha laha ban naguso baxay wixi meesha ka dhacay ban ugardhignay odaygi waxa lagu yiri ninkan waa somali dadka aad modana maha isaga kun jeer kaa kibir badan ee ada qaladka lahaa ee qaladkada qado somalida sacudiga xitaa kafil logama ah sida dadka qaar lakin waxa iigu yaab badna ninki bangaldheshka ah ee ila shaqaynye oo ninka carabka usujudi jiray sida uu isku dulaynayo awaded carab iska celis bay wax ku ledahay mana la isku jilciyo hadii kale adoon baad unoqonayss
Sifiicanaayeeshay dfrk caloosha weyn 😂
Wlhi pilhi dhiig somaliyeed wad ledahy Ina ader hada somali nhay Anaga dulmiga nalamaa tuso m.a si fcn ba yeshy teeda kle Somalia carabta si qabdaran ulama dhaqno bal Wan unaxarisanaa
@@SundusChamac aad iyo aad walaalo
@@SundusChamacinaga is dulmina ma ahee somalida cid kale ma dulmin karto
Somali xoog iyo isticmarsi waxba wa loga wayay hader xelad 🤑 aya waxbadan loga badalay Mrka intasne inay ka imadan ayan rijayna
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw ❤
scw
salalaahu calayhi wasalam
Wa runta kaliya adunkan 🤲
Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw 😢
Waad saxantahy 😮❤
Waa sax
اللهم أصلح بلادنا 🤲 وألف بين قلوبنا 🤲 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂
امين يارب العالمين والله لايصلح الا اذا صلحت انفسنا❤❤
🇸🇴🇩🇯❤❤
@@Abdishakiru21 اللهم امين يارب 🤲
اللهم آمين
Aamiin yaa allaah ❤❤❤
ogaansho oo film qulasaynaayya😂😂
noo soo badi😂
Sucidi bal hade kuafdobata😅???
Intee kahelaa flimka@@Abdishakiru21
Haa walahi waaba barnaamij xiiso leh 😂
Mucnuhu maaha qulaasayn film balse waa iny umada somalidu ka digtoonaada waxysabshas oo kle waayo ey kugu dhici kartaa
Walahi wuu kufiican yahay😅
اللهم إني اسألك ان تحفظ علينا النعم وتدفع عنا النقم وان ترزقنا حلو الحياة وخير العطاء وسعة الرزق وراحة البال ولباس العافية وحسن الخاتمة 🤍
اللهم آمين جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك
﴿الأَعرابُ أَشَدُّ كُفرًا وَنِفاقًا وَأَجدَرُ أَلّا يَعلَموا حُدودَ ما أَنزَلَ اللَّهُ عَلىٰ رَسولِهِ وَاللَّهُ عَليمٌ حَكيمٌ﴾ [التوبة: 97 - 97]
ما معنى هده الاية
ومن الأعراب من يتخذ ماينفق مغرما ويتربص بكم الدوائر عليهم دائرة السوء والله سميع عليم
@@hassanabdullahi1123 micnaheeda maxay tarjumee maxaysana kahadloysaa
@@hassanabdullahi1123hdtt😂dr
M.Allah❤
Wxaan kaqatay qisadan anu in dhalinyarada nimcaysan ee Dalkooda jooga inayna tahriib iyo baab,a kadoorbidin❤
Aad iyo aad
Adiga un joog anagu meel aan joogno ma aragnee
Yes,waan dareemayaa shp lkn mid ogow xtaa haduu gurigaagu gubanayo cida ah inaydamizo waa adi uunee cidkle hasugin sidaa silamida cidkle gurigeeda inaad kunoolaato kaagoogubanayana waa damiir xumo😊 @SalmaSaidcabdull
Asc caawa waxaa noqday qofkii ugu horeeeyay waaa kusalaamay wlaal Cumar 😂❤
Goat of life xalan dawaanayey wllhi waa wax laga xanaaqo siday carabtu ula dhaqmayan hindiga iyo africanka
Xageen ka daawan karaa walaal RUclips ama Telegram
Waar muslim la adoonsado weligay ma maqal waana mamnuuc
@@mukhtaarciise2585kkkk yaa ku yiri? Ma diin bay yaqanin, miyafn ogyn carbtu inay sudan , mali ilaa iyo senagal ay adoonsty sidoo kale sansibar iyagoo muslimin ah😊
@@westy937 wegar 😂
Saxib filmkan asoo afsomali majira
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلو على الحبيب المصطفى
اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها❤ 🇸🇴
31 jir ah Somalia ah ayaan ahay 12 Dal
) ayan tagay dunida ma arkin mana maqlin wax ka xun sacuudi Arabia ka dowlad ahan iyo shcab ahan
Iska dhaadhicin khayaali ah baad maqashay maahan bulshada kunool laakiin waa dowlada oo ah murtadiin iyo qaar bulshada kamid ah oo dabadhilifyo cunsuriyeen ah
@@Suhayb33bisinka erayga murtad macnihiisa ma taqaan
@@Suhayb33adigu sucuudiga miyad tagtay ood ku noolaatay?
@@eng.mohamedalisabrie9037 carab buunbuunin miyaa
been ayaad sheegtay waxaa umad carbeed aan la kulmay nimanka sacudiga iyo cumaaniyiinta umad ka wacan ma arag
Nabi muxamad scw kuwa janada ku arko allah naga dhigo iyo saxaabada qiimaha bdn ❤❤❤
Aamin aamin wll
Amin😢
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi
Walhi filmkan Waa Way Sax Ayuu ka Hadlaya macala Somaliada Tahriibka Dhibkay ka Maran iyo Lugayada Carapta
Xgee ka dawaada wllo
Xgee ka dawaty wlo
@@FatimaMaxamed-xp3pytelgaremka
Walal waxaa ka fiirsata Fanproj1@@FatimaMaxamed-xp3py
@@FatimaMaxamed-xp3py the goat of life Somali ahan Al cadala ka daawo
Waa wax jiro anigaa 2008 saxaraha iyo buuro qoorjar iyo muxeel maray xitaa anago afar qof teendho tigrey 8 qof ku jiraan buuro ah waxa nahay jamecada mini sanaawi dagaal nagu so qaadeen biyo an cabno aya ugu tagtay baankad ayaa wadanay wan iska dhicinay lknse waxa nala socday mid somali galbed afka xabishada yanaqo asigaa la hadlay biyaha wan ka cabnay wan ka tagnay tahrib ma wanagsano ithopianka ayaaba ku dili karo somaliyed carab wax ma yaalo iska jira
Xagee weye meshaas
😢😢😢
@@Maxmed-bl7gg sacuudiga darab ayaa la dahaa
ustaad muqulkan sida aad ugu hadashay cadalad maha dhanka sucudiga ayad uu janjedha ayaga oo ah kuwa shaqalaha dulminaya
Dhiiqo inuu Galo marawo😂
Waa wahaabiyo xun kan
Ninkaan haka sugin inuu carabta xumaantoda 💯 kuu tuso 😂 hadey Turkey ama Iran ahaan laheed wuu caayi lahaa
exactly 👍@@amirabukar2913
@@amirabukar2913 aad iyo aad😂
عليه وسلم قال: ( قال الله تعالى: ثلاثة أنا خصمهم يوم القيامة: رجل أعطى بي ثم غدر، ورجل باع حرا فأكل ثمنه، ورجل استأجر أجيرا فاستوفى منه ولم يعطه أجره ) رواه البخاري
Ilaahy wuxuu yiri Aaddex anaa la doodaya maalinka Qiyaame waxaana kamida Nin Qof xora iibiyey oo Lacagtiisii Cunay iyo mid qof shaqaalaysiistay ku shaqaystay lacagtiisiina aan siin
Kan sadaxad ma adan fasirin 2 le fasirta6
@@S0MAALI__KING Waa qof Ilaahay Dhaar iyo Balan lagalay kadibna ka Baxay 😢😢😢
Carabta naxariistii baa laga fogeeyey shaqaalaha wey adoonsadaan
Lacnad baa kudhacday, carab oo dhan ha isku darin lkn waa sucuudiga oo kaliya
Carab ey weeye Nagaland dhaleeeee @@Ismael_iscoo
See u nacladii kartaa qof muslim ah Rabi hakuu naxriisto@@Ismael_iscoo
@@Ismael_iscoo sacudi oo dhan ha isku darin waa dhowr qof oo xune
@@adamsaciid4919waa la wasaa sucudiga sheegi
Allow Saudi Arabia 🇸🇦 ha ii baahin
Dadkaas diinta islamka bes ayaa naga dhaxeyso intii Muslim ka ah
Madaxdoodana yahuudda iyagaa ka necbahay
Qof bila Adam dhan ha II bahn ku duceyso 😢 ilahay ayaa nagu filan oo nolashena Kaafin karo 😢
2007 ayaa dalka Qatar 🇶🇦 tagay waxaa kafiil iga ahaa nin qadari ah asaga uma shaqeyn jirin lkinse waxaa dhiibi jiray lacag kiro ah oo aan sanadki asaga siin jiray xitaa markaa Qadar aan kasoo tagayay wxaaa kafiilka aan weydistay ogolansho uu igu ogalanayo inaa waddankeyga aan ku laabto, hadii uu ii diido waaku qasbanahay inaa joogo waa nooc adoonsiga kamid ah.
Hadda halkeed ku sugan tahay wll
@@shucaybosman-m2g Ireland
Oo waa adoonsi caadiyee io qofkaas ayaa goaaan kaa gaaraya miyaaa😂😂😂
Naxariis daro intaas le'eg waligay ma maqlin subxaana'allah
In aad qof bili adam ah aad adoonsato waa danbi weny walahi subhanalah horta Muslim ma ahan miyaa mid kale wali sacudiga wali jahiliyadii miyaa wale ka jirta
@@Karlee_gacha cunug xun oo boqor isku sheeg ah baa waxaas wata waa na dhaqan reer galbeed xitaa somalida meeshaas waa lagu cunsuryeeyaa
@@Mohamedibraahim144dhaqankan carabta binu salmaan wuuka horeyay xita nabi Muxamed C.S ayu ka horeeyay carabtu runti sidena waxay leyihiin dhaqano aad u xun wax hada bilowdayna maaha
Saudiga Waa Meesha ugu adag mel Laga shaqeeyo ana Ku Nool ❗️❗️
هذا الفلم يسرد القصص الذي كنت أسمعها من قبل
القصة فيها تحريف كبير ليست صحيحة وصاحب القناة يعرف ذلك ومع ذلك
لا يظهر الحقيقة
هذا الصاحب من اخوان المسلمين @@Romman114
Waa inaa kala saarnaa xukuumad iyo shacab umad sheekh iyo shariifba leh halmar hakuwada xukumina shakhsiyo gaar aha
Sucudiga wax ba ha udodin agtoda waxad katahy cabid sida ayay ku dhahaya dad fican wayku jiran lkn waxabadan in ti ku wax yelenysa aniga labasano ayan guri ugu xidhana alx hada wan kasobaxsayd
@@suhuurmxmed985yusuuf7sidee wll maxaa kuu geyey
Video ka dhameeso wll
Wxd ku vcnthy in lgu geeyo😂
@@suhuurmxmed985yusuuf7mxa kugu dhacay side guiri kuugu xirteen ado gabara
Based on True Story Amazing Film Goat life 🔥
Afsoomaaliga ku Soo Qor Faaladaada
Waa suurad xumayn dhulkii barakaysnaa lagula kacayo,Allow shar wadayaasha shartooda islaamka kaqabo yaarabb 🤲 Aamiin.
Saas darteeda aan ogasoo tagay saudi Arabia adoonsi alxmd llh wanicmatu rabi ilaah waa igakaafiyay wadamadii gaalada aa kaxaquuq fcn walaahi
United States 🇺🇸
United state hal hadaf ayey leahiin islam elimination ilmaha ad dalidontid Ed mareykan kudali dontid ayaa utirsan listigana ogajiran
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Dadka Aduunka ugu cunsurisan waa Sucudiga waxba ha difaacin.
Somalida kwrn Jareerta ay marwalba caayaan . Iyo qabiil qabiil la isugu gafo
Marka ma sidaso kale aya loo gala@@TikTokBlend1
Aduunka waxa ugu xun waa carabta waliba Saudi Yan ka dhaqan Muslim iyo mid Yahuud ba malaha manta qof aan imaan laheen hadaan ahan laha dar dooda baan diinta ugu bixi lahaa naceeb aan u qabo ilahay ha qaribee
@Abu-Hussein:اللهم اني اشهد انك انت الله لا إله إلا أنت الا احد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
اللهم اني اسألك بأن لك الحمد لا إله إلا أنت المنان بد يغ السما وات والا رض يا ذا الجلال والإكرام يا حي يا قيوم
الفيلم الذي أثار الجدال في السعودية قصة حقيقية
العمر إنشار أصلح الله عملك 😊😊😊
Hambalyo 1M wax badan baan maqnaa wlhi🎉😢
Ingriis ma keenin ee waa shuqul carbeed waligood ayey wax guumeysan jireen carab dad fiican maaha
Cawa qofka ugu horeya wllkay an ilahay dartii ujecelahay ogaansho waan ku tagera tageeradi an ku tageeray kumaan khadaarin
Omar inshaar ingriis ha nabin saxiboow carab oo dhan waa ay taqaan kafiil iyo adoonsi carab fcn majiro in ilhy u naxariistay mooyaane
car waakasaye wixi ka run ah haka sheego carabtan kama sheegayo sbbta ah asiga iska maleeyo carab aniu yahay xitaa iskuma maleeyo african wixi xaqiiqda ka ahne kama sheegin
Dhibkaan iyo inkabadanba soomaalida wey ku dhacay balse nasiib daro maahan dadkeena kuwa qora ama keydiya,èe haddii sidaano kale wax u qori lahaayeen flim iska daaye aflaan baa laga sameyn karaa runti.
Mahadsanid omar inshar
Wa sababta Carabta Shar ugu yihin aduunka. Kun jeer rer galbedka ka Fican .
hhhhh shar kuma ahe khayr ayey ku yihiin ilaa qiyaamaha
📿Ilaahay ha inaga aqbalo Salaadaha iyo Acmaasha wanaagsan.♥️📿
Anaa daawaday wllhi waxan soo xasustay quraanka alle yaxsabahu dam manu maa a
Halkee ka heli karaa film-ka
Waa dembi aad uweyn in qof muslim ahi muslim kale adoonsado
thanks wll cumar film kii anoon daawanin oo raba inan daawado ayaad gabigiisiiba i fahansiisay
Walhi waa. Xaqiiq anaa tagay sacudiga waan arkay sida ey dadka ula dhaqman dhaqala fcn. Malahan 😭
Omar Inshar mahadsanid wll
Anoo filmkii daawan waaba taan fahmay
Kafil caraba ka sheke nesan Kuwo kafil somali ah oo jogan Dalka Oman marke gab dhaha kenan qarkod sharcigode ka xaresatan si eey ilmaha uku hestan ga dhaha ama jirkoda u ibiyan ilaa gaba dhi eyka cararto mar carar tana wadanki kama bixi karto wayo sharcigi waa laga hesta waxa jiran gabdho badan Reer Xamar aho dalkas Oman ku dhiba tesano laga war heen somalidi uun bana dhiba teyen Heer waxan arke qaar kood gaajo darted jir koda ibiyan Qaarna tuug sadan Ragana sido kale Nolal lidata ku hee sato kuwasa u qalman filin laga sameyo si logu bararugo loo Cawiyo wlh😢
Abyo cumaan miya saas qofka haduu Gato iqaamdana xor miyaa iso jawb plz😅
Masha allah cumar sida wanagsan ee noogu soo kobtay anigu fililmkan wan daawaday, qisadaana waan maqlay, waxba isma badalin marki laga reebo ninka afrika ka soo jeda ee filimka ku jira inaan ku maqlay inuu yahay soomaali .
Maha somali ee wa suudan xita af carabi ku hadlaya somalidana saas uma eeka
@@Maryann12q isagaan fililmka ku jira kama hadlayo waa jilaa sida aktarka oo kale , ee waxaan ka hadlayaa qisada dhabta ah wiilka caawiyey waa soomaali sxp
Waa naxay runtii markii hore intà Notification ku iisoo dhacay buu markaan Furayna error baa dhacay oo Channelka dib baan u refresh gareeyay waan waayay ugu danbeyn markaluu soo dhacay alx
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Filimkaan mar dhaw fiirsadey magaciisu waa The goat life soo daawo waad yaabeysaa
Kusali Nabi muxamed scw ✍️ ❤️🩹 🤤🖖
Mashaa alaah sxb cumar wlhy sifiican baad uga hadashay dad ka qaar waxay aaminsan yihiin in marka carbtu qawaaniin gacan kurimska ah ay ku dhaqmaan oo dadka ku xad gudbaan bay moodayaan inay islaamaka yahay waxa wax halaynay sida ay calmaaniyiintu dadka kukhaldaan
Carabta iyo kuwa loo shaqeeyo badankood dardaarankii nabiga ee ahaa, " ilaahey gacmihiina wuxuu soo giliyay walaalihiin, si wngsn ula dhaqma, wxaa cuneesaan oo kle ha cunaan marada aad xiraneesaan ha xertaan shaqadana garab ku siiya"
Way garab mareen oo taas cagsigeeday sameyeen
Filim kaxanuun badan majiro qiso cajiib ah waye
an ku salino rasulka صلي الله عليه وسلم ❤
Nidaamka kafaalada waa nidaam adoonsi casri ah. Soomali badan oo hoogaa waayhu badeene waan arkay.!!
جزاك الله خيرا
Yaa Og maanta inta ay meelahaa ku haystaan😢😢😢
Filinkan waa daawadey waana filin nolosha dhabta ah ee saxaraha khaliijka ka hadlaya waana wax jira ilaa hada.
Magicii Filimka Wllo
Somalia haday hesho hub casriya wadamada carabta haku qaado weerar culus
Ithoobiya iyo yahuud ka taqalus marka hore ,hadal fuleyeedka naga daa ninyahow .
اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة والهيبة في قلوب أعدائهم الاحتلال أللهم اشف جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪
Oday waayeel ah oo aan qaraabo nahay ayaa waxaa uu nooga sheekeeyay in uu lug kuaaday xajka waxa uu yiri yemen markaan ka baxnay oo xadka aan ka gudubnay waxaan saxaraha ku aragnay geed weeyn oo harleh muqaayadna eey ku taalo waanku faraxnay markiiba waxaa noo soo baxay rag waxay dhaheen raashinku waa lacag cabitaankuna waa lacag harkuna waa lacag fadhiga kursi darin iyo ciida sadexduba waa lacag wuxuu yiri hadii lacagtaadu kuu gooyso raadhin ookaliya waxaad laistaageeysaa banaanka qoraxda ayay na dhaheen wuxuu yiri markaan waxka cunay safarteenii ayaan siiwadanay waxaa jidka nagu helay burcad waanala kala qaatay wuxuu yiri aniga waxaa laii geeyay cid dhex degan boor ama qalow dhexdiis waxaana uga shaqayn jiray jimada nafaada xalka iyo wixii kale laakiin banaan laiima ogolayn labo sano kadib ayaa waxaa yimid nin soo booqday oo ahaa nin degan magaalada wuu iwareeystay wuxuu ku xanaaqay cidii wuuna ikaxeeyay ilaa uu iga geeyay xaramka si wanaagsan ayuu ii dhaqaaleeyay ayuu yiri marka carabtu wali weey kajirtaa adoonsigii lajoojiyay laakiin mabadno asc.
Wasax waxaas waa adon si
Asc jima mubaarag cumar ishaar zxb qisoyinka nocaan oo kale ah soobadi mahadsanid
Kafiilka ay isticmaalaan waa mid adoonsi ah carabtu
Golden voice❤😊
Haa wlhi
Kafiil waa nooc adoonsiga ka xun
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤
Dunida ma soo marin qof ka sharaf badnaa nabi muxamed scw scw scw ❤
Filimkan wadawade wlhy wa kanaxay lkn waa xaqiiqda taala khaliijka carabta wa dad aad uxun😮😢
Walaal page omar inshar xaga podcast 1 month wax ka ma arakno
😅😅😅😅
Waa caqliga xumada carabta iyo adoonsiga
Flim-ka si sax ma adan udawanin meelo badan way ka yara khaldanyihiin lkn taasi muhiimad wayn ma aha oo flimka ugu badnaan waa lawada dawaday . Lkn walalkey waxan rabnay inaad kahadasho xasidnimada carabta haba jiraan dad yaro wangsane . Sowdigii laha waxan ahy qof aysan masuul cidna ka ahyn wuxu bartiisa soo dhigaayo lkn taasi haday run noqon lahyd waxad ku dhiiran lhyd inaad ka hadasho gumaysiga carabta dad badan ayaa dhib ka sheeganaya kolay taasna ma moogid
Kkkkk ninkan carabtu diin U haystaa haku daalin iqaamada YAR bu dhunkanayaaye
ninkii carab taga in lagumaysto xaqba loogu leeyahay maxaad rabtay ma inay fadhi kuu goglaan
@@adamsaciid4919 sidee xaq loogu leeyahy . Qof muslim qof kle dhibaataynaya oo asaga magan galayo iyo isbedel nololeeed ugu yimi . Muhiimadana fadhi gogolid ma aha taasna qofna uma tago meshas ee shaquu utaga
War ninkan carabta uu ku daba tukadaa waa doqon carab isku maleyaa inuu amaano maahane asigo runta ka sheegayo maad arkeysid
Nin asiga carab is moodo miyad leedahay runta ka sheeg carabta war kan waa wahaabi xun nacalad haku dhacde
Alla ogaansho muxu carab iska gad gaday nio carab sida ku noqon maysid ogow carabta way ka daran yihiin ingiriiska dhaqan ahaan wa xaasidiin cunsuriyiin ah adoonsi iyaga laga soo gaadhay
sida somaliduba xaasid iyo cunsuri uleeyihiin ayey carabna uleeyihiin so what is your point
@@adamsaciid4919adi carab miyaa tahey?
Carabta xanaaq dhowaa waa AXMAQIIN 😊
Carabta meel walba oo eey joogaan waa isku mid! Wax naxariis ah malahan
Filimka inti dawtay way taqana🙌
Intee ka helaa sxb
Xgee ka dawada
@@FatimaMaxamed-xp3py netflix
@@riyazabdalla3828 wll {spyimers} apkas lasoo dag waa free movies deetana film ka search gree
@@FatimaMaxamed-xp3py wll {spyimers} apkas lasoo dag waa free movies deetana film ka search gree
Qisadii Saxabigii Salman Faris Soxasuustey[ Allaha karaali noqdee ]
Sxp aad iyo aad ayaan kuu taageeraa oo mudo dheer ayaan kuugu xirnaa
Filimka waan daawaday runtii waana wax jira waana la dhacay filimkan wlhi
Xage ka dawatay
😢 hididii wx wanagsan bay sucuudiga ku sameeyeen😅
Haa 😂😂😂
Somaalidaba sas ayay u galaan oo uma naxaan khaliijaanku waxay ku kibireena cida kibirtana alle ma jecelo
Qof in la adoonsado ma fcno waana danbi, wax fiican ee smyn uma jeedo🤦🏾♀️
Wan ku tagersanahay hindida wlhi😂😂
Masucuudigaad lajirtaa 🤣
goat of live ka quus qaado lacala hadii hami kaga jiro waday carabeed marnaba ha isku imaan waa iga talo
Adoonsigii Wali wuu ka jiraa cariga carabta, anigu waxaan aad ula yaabay qaabka ay iila dhaqmeen mar aan liibiya joogay, sidoo kale khaliijka waa la iiga waramay
Liibiya waa cadaabta dhalinta somaliyeed😢😢
Kafaaladda waa sax ma aha Nidaam Muslim
Mar hore ayad so galise maxad uga sartay plz 🙏 ii soo jawab
America allaah ha barakeeyo ayaga yaqana sidaa carab madaxa looga qaraaco
Kafiilka waa addoonimo magac qurxoon loo yeelay
Waxaa kabadan inta qarsoon ee dhabta ah Carab wax kaxaasid san alle ma abuurin waan cunsuriyiin
First comment pls reply
وعند الله تجتمع الخصوم
waan daawaday filimkaan asoo af soomaali ku turjuman
Plz wllo xagaan la soo dawadaa alle haku sharfee
@mcc1076 wllo xgee ka wada allr haku sharfee
Wll xagee ka helaa inaan daawadaan rabaaye
Wllahi wan Firsaday filimkan
Magici filimka😊
The Goat life ayaa la dhahaa
Telegaram klaso dag
Taso kala igu dhacday walahay lakin ilahay ba i badbadiyay wana iska celiyaay ileen somali ban ahe
Carab wuxu ilahay uduleyay waa dulmiga naclad haku dhacde 😢
ilaahay carab ma duleenin ee Nabigeena Mumammed SCW ayuu ka soo dhexsaaray dagkana ayagaa ugu sharaf badan, waana laf dhabarka diinta islaamka. Lkn way jiraan dad xun oo ku abtirsada carabta, oo dhaqan xun kula dhaqma dadka u soo martiya...
@@ZakAli9904kkk hada miyaysan dulysnayn miyaan la adoonsan falstin , syria , ciraq yrmn lubnnan libya inta la burburiyey miyaan shidalkoda la dhicin . Khalijka uusan marynku haysan oo 40k oo askari marykn ah kohan .
@@ZakAli9904cawaan baa tahay hadaad aaminsan tahay carab iney kaa sharaf badan tahay😂
yuhuuda ayaa ka nabiyo badan hadi sharaftii nabi Muhammed SCW ay sharaf ku yeelanayaan, dad ku yasa oo addoon kuu yaqaana waxba ha sharfin shb
Dulinamadu aday dhuuxa kuu raacday Nabiga iyo Carab mxa iska galay Nabiga ma carab BA loso diray mase dadkay Ka xigan abulahabna waa carab maantana dunida ayaga meel kasta Ku dulaysan@@ZakAli9904
jazakAllahu kheyr
Aduunka carab ayaa xun walahi filimka nikii fiirsada caloosha ayaa xanuuneesa
Kusali rasulka salalahu calayhi wasalm ❤❤
Bil ka hor ayaan fiirsaday filimkaan waa murug iyo la yaab leh😢
Dhamaadkiisa waa calool xumo walaalkiisaa wuu ka dhimanaa
Nin madow somali buu ahaa 😢😢😢 hindi door nin african kale siiyeen
@@zamzammohamatt2611 mala hubaa warkan saxiboow waaana dafireen miyaabo
@@Saalaxgaabkaf36 haah waa arke waliba si muruga leh qaabku u dhinte waaba sbbta aan u hilmaami la ahy filimkaan
wan ku salamay wallka cumar wall kaso hadal taliban xaalka hada guuleyso insha'Allah gobonimo from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Filimkan 3mar ayaa dawaday 5star movie
🎉🎉😂😂
@@AsiyaAB7416 meshana majoogta
@@AxmednuurR3adigaa kso racey😂😂
@@AsiyaAB7416😂👍