Warbaahinta Imaaraatka iyo Sucuudiga Way waasheen | Ninkaan Waa Abuu Cubayda ?!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 483

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 7 месяцев назад +49

    Abu Cubayda cimri dheer iyo caafimaad taama Allah ha ku arsaaqo … Cadawgiisana Allah xumaantooda ha ku cesho yaa Allah

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 7 месяцев назад +16

    nin Rageed Is-dhiibi waayay, oo Cadowgiisa io Nacabkiisa Sun Cabsiinaya.
    waaD Namataashaa Abucubeyda.
    Af-hayeen, iyo Codkarnimo Ayaa Kuu dheer Geesinimada ❤❤

  • @whome4851
    @whome4851 7 месяцев назад +4

    Sacuudiga iyo Imaaraadkuba waa mujrimiinta iyo fitnada Muslimiinta, illaahayow nagaqabta shayaadiinta.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад +26

    إنها غزة 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸العزة التي فضحت كل الخونة و المنافقين
    ‏إنها عزة الصامدة معجزة الله في أرضه، من اصغر مساحة سكانية، لأكبر صمود في العالم ، و أكبر كاشف للخديعة و النفاق
    ‏جزاكم الله كل خير يا أهل غزة و رزقكم الفردوس الأعلى
    ‏اللهم آمين

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 7 месяцев назад +5

    Imaratka iyo saudi arabia waa meesh kaliye lagag soo duuulo umada muslimka ah uf waa cadawaaga dadka musliminta ah alle umada ha ka qabto gaalada ayay u shaqayan🥺🥺🥺

  • @hiboduwane9529
    @hiboduwane9529 7 месяцев назад +5

    Wallhi warkisa waa sugaa markuu ayan maqnadana wanaxaa lkn halkii Mar uu hadlo qalbigaa iqaboba wallhi ilaahow hanaga xarimin codkiisa iyo muuqisaba❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад +22

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤

  • @user-xp7en7or3k
    @user-xp7en7or3k 7 месяцев назад +8

    لو اجتمعة كل الظالم والكفار مايغرو بشيء ابو عبيدة عن كرامتو بل يزي حب المسلمين اجمعين لانو فخر المسلمين ف يارب انصر ابو عبيدة والمجاهديننا بنصرك العزيز يارب وجزاك الله الف الخير ي عمر انت كمان بطلنا عن كلامك الشجاع

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 7 месяцев назад +46

    Ku sali Nabi Maxamed scw wll❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 7 месяцев назад +3

    Cidii ilaahay sharfo cidina ma ka qaadi karto alle ha barakeeyo abu cubayda

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 7 месяцев назад +7

    Waa wax lala yaabo balse waxaa dhib qabo dadka dhageysanaayo kuwaas oo wariyaal iyo macalimiin u yihiin.
    Allah u gargaaaro walaaleheen reer falastiin.

  • @user-ny5xc3wr4t
    @user-ny5xc3wr4t 7 месяцев назад +4

    Abu cubayda quluubta islaamka ayuu kasbaday guul guul xamaas insha Allah wakhti dhow

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 7 месяцев назад +15

    Abu Cubaida Allah ha daayo Allah ha xifdiyo dhamaan mujaahidiinta reer Falastiin🤲🏼🇵🇸 cadawgoodana Allah ha jebiyo. Amiin Amiin

  • @ahmedabdullahimohamud5007
    @ahmedabdullahimohamud5007 7 месяцев назад +3

    Xasaan shiekh haku wana qato walalhena imarad iyo sacudi dambo yan laga maqlin

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf 7 месяцев назад +4

    Inshallah xita iyagow munafaqiinta lajiran ayuu alle ugargari falastiinyinta Hal qarni ladulmaye mahad ogansho cumar

  • @hudaabdiqani3412
    @hudaabdiqani3412 7 месяцев назад +1

    Abu cubayda dad gaalo ah oo taageraya ayaan arkay social media uguna yeeraya hero ama halgamaa. Dad muslim ah inay af lagaadeeyan qof dhulkiisa udagalamaya xorayntiisa. Ilahay ha guuleyo rer falastiin.

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 7 месяцев назад +20

    Gesigi cadaw ma wayo abuu cubeda waa ninka duniida ugu gesisan guul Palestine 🇵🇸 ❤❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 месяцев назад +10

    Allah dhibaatada ay wadaan ayaga hoostooda ha ka siiyo aamiin Allah umada muslimiinta ha ka qabto dhibkooda Allah ayaga ha ku koobo aamiin Allah ha badbaadiyo shacabka muslimiinta meel ay joogaanba aamiin

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 7 месяцев назад +18

    Ninka Kali ah eee RUclips ka iigo Matalo Guulyeso Wllkye Ogansho 😊

    • @NayraVlogs.297
      @NayraVlogs.297 7 месяцев назад +1

      Somhn wa aminsahy wana nin fikir facn

  • @kaafikilwe8424
    @kaafikilwe8424 7 месяцев назад +4

    Allow ugargaar falastiin 😢😢

  • @Xasanalbana
    @Xasanalbana 7 месяцев назад +19

    ياأخي دوما الي الأمام ماشاء الله عليك
    جزيت خيرا نفتخر بك بالطبع
    الحرية لفلسطين ❤
    الحرية لفلسطين ❤
    الحرية لفلسطين❤

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 7 месяцев назад +2

    Rabiyoow badbaadi dhamaan tood reer Falestin iyo mujahidin

  • @kobcinaftada5333
    @kobcinaftada5333 7 месяцев назад +29

    May Allah protect him abu obiada
    We love you so much

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 7 месяцев назад

      Asc.allaahu akbar cumar ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin insha,alaahu way jabeen yuhuudii ilaahay haquqeeyo walaalaha falastiin yuhuud alla jebiyo aamiin aamiin aamiin

  • @Qurank683
    @Qurank683 7 месяцев назад +3

    Allah ha ugargaaro walaalaheen muslimiinta Falastiin ❤

  • @noorwarsame
    @noorwarsame 6 месяцев назад +1

    Geesi geesi dhalay waaye ilaahey moqafkisa ha urumeeyo asaga iyo inta reer palastenine ah in sha allah Rabi ha idingaga gargaaro yahuuda iyo xulufadeeda dhibka idin guhayaan guuul palasteen 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 7 месяцев назад +6

    Jaximada dhabta ah waa in dalkeena ciidan shisheeye joogaan

  • @user-yd3qt8qs4h
    @user-yd3qt8qs4h 7 месяцев назад +2

    Xasbunalah'wanimcawakil'alaw'munafiqinta'nagaqabo'alawgushanasi'scw,scw,scw

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 7 месяцев назад +5

    Abu ubayda we really like you so much because you tell the truth about the war in Gaza. May allaah bless you and your family 💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🌹🌹

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v 7 месяцев назад +9

    كم انت حريص على ارشاد الشباب الصومال ❤❤نحبك

  • @dahiribrahim6730
    @dahiribrahim6730 7 месяцев назад +12

    1 million halagaar siiyo
    OGANSHO ama Omar inshar ❤❤

  • @sooyaanxikmaawi333
    @sooyaanxikmaawi333 7 месяцев назад +3

    اللهم أنصر إخواننا في فلسطين وفي كل مكان

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 7 месяцев назад +3

    Way dawakheeeen ...
    Guuul Falastiin ❤🤲

  • @HiboQooryare
    @HiboQooryare 7 месяцев назад +12

    أللهم يحفظ ا بو عبيذ 🤲

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 7 месяцев назад +3

    Abuu cubayda guuleeyso waligaa cadowgaagu waa cadawgeena islaamka allaha jabiyo qaza waligaaba guulyso aamin

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 7 месяцев назад +3

    Wll cumr inshar alle haku xafido ❤❤

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 7 месяцев назад +3

    Aan kuwada salino nabi muxammed ﷺ

  • @asha3777
    @asha3777 7 месяцев назад +1

    Waa xaasidiin, way ka xun yihiin Abu cubeeda, ma gaadhi karaa.
    Allaha quweeyo, Allaha caawiyo
    Allaha raali ka naqdo Abu cubeeda

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 месяцев назад +3

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow madaxda carabta umada muslimiinta ah ka qabo munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha badbaadiyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana u soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 7 месяцев назад +3

    damiiirki.ayaaa.kadhinty Allah ayaan kamegengalna munafaqinta

  • @Xasanalbana
    @Xasanalbana 7 месяцев назад +7

    صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 7 месяцев назад +3

    Omar inshar mhdsanid sida nola socodsisay munafaqinta nagu jirto alx madama dhulkan allah dhaxlaya iyaguna naarta hooygooda yahay alx kuwan yahuuda iyo gaalada cadaabka allaha ku fogeyo allaha xafido abu cubeyda qaza guulaysan insha allah

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 7 месяцев назад +10

    Munaafiqiinta aadbey ugu mashquuleen. 😢😢😢

    • @NayraVlogs.297
      @NayraVlogs.297 7 месяцев назад +1

      Ma aragte waayo dadkas munafiqinta iblis xita ayaga kacadab bdn

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 7 месяцев назад +3

    هذا الخبر شاهدته من قناة شئون إسلامية للأخ الفاضل مصطفى الشرقاوي

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 7 месяцев назад +4

    Alloow u gargaar falastiin
    Alloow Abu cubeyda shartooda ka xafid

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 5 месяцев назад +1

    Ilaahey ha ka xifdiyo munafawiinta iyo kufarta

  • @user-ir1ob6jp3q
    @user-ir1ob6jp3q 7 месяцев назад +4

    Waqtigaan lajoogo majiro shaqsi aan muuqiisa iyo hadalkiisa aan ka jecelahay Abu cubeyda, hadalkiisa dadka suga anigaa kow ka ah. Taasi wax kale ma ahan waa ruux qadiyad leh, jihaadkii alle nafaray ku jiro, cadowga yahuuda iyo xulufadiisa ka naxaan runtii.
    Illahay walalkeen haa ka qabto cadowga gaalada iyo kabo qaadka u ah.

  • @naifbey
    @naifbey 7 месяцев назад +16

    nolow ogaansho safarkaaga aallah ku fududeeyo😊❤

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 7 месяцев назад +3

    Dadka u shaqeeyo sheydaanka cidna waxna kama qaadi karaan bal waxaan leenahay caradiina ku dhinta wexey necebyihiin xaqa laa kiin caqu wow sooqabanayaa inshaa Allaah ayagoo duli ah

  • @user-wt6vq2fn5e
    @user-wt6vq2fn5e 7 месяцев назад +10

    جزاك الله خير الجزاء استاذ عمر اطال الله بقائك بالخير

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 7 месяцев назад +6

    Subahanallah Wlhi waxan doqoniimo maaha waa munaafaqnimo cad allah na garab mariyo xumaantoda carabtii 70% way ridoobeen wlhi allahu akbar

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 7 месяцев назад

      Wlal, carab maaha ee waa madaxda reer galbeedku meesha dhigteen.
      Shucuubtu muslimiinta caalamka ayey ladareen yihiin.

    • @RAHMOHUSSEINAHMED
      @RAHMOHUSSEINAHMED 7 месяцев назад

      @@sayidka.6122madax maxaya kuwaa hadlaya Ma madaxbaa waa rag wariyaal iyo macalimiin uah bulsho dhanee

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 7 месяцев назад +2

    Allaha ha ugargaaro musliminta meel kastooy jogaan❤guul insha Allaah falastiin ❤❤❤

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 7 месяцев назад +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 7 месяцев назад +3

    Manshallah guul abu cubayda

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 7 месяцев назад +11

    Abucubayda kalmadaha afkisa kaso baxa wuxu cadawga 😅 uga daranyhy bomb 💣 nuclear ah

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 7 месяцев назад +1

    Munafaqiinta iyo jasuusiinta cawadga horgalka u ah meel xun ayay ku danbayn inshaa allah

  • @Boqran5
    @Boqran5 7 месяцев назад +26

    Asc ii soo duceeya walaalayal kurba iheyso inuu alle iga feedo😢😢😢

    • @FaadumoDaahir-wt5op
      @FaadumoDaahir-wt5op 7 месяцев назад

      Allaha ka faydo

    • @Apdalamohya
      @Apdalamohya 7 месяцев назад

      Alle hakaa feydo wllo❤❤

    • @josephabazz-ut3ev
      @josephabazz-ut3ev 7 месяцев назад

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
      allah kaa faydo wllo

    • @Abucadnaan
      @Abucadnaan 7 месяцев назад

      Allah haka qaado

    • @fatxahassan3765
      @fatxahassan3765 7 месяцев назад

      Xawqalado afka saar wll

  • @elyasjimale4316
    @elyasjimale4316 7 месяцев назад +4

    Saxibow HMASS way guleysan lkin daba dilifka way babiin dona insha Allah

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 7 месяцев назад +3

    اللهم أرضه عن عبيده
    وانصر اهل غزة يا أرحم الراحمين 🤲

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 7 месяцев назад +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @maxamedibraahim7963
    @maxamedibraahim7963 7 месяцев назад +15

    Muslimiinta kor mar walba Insha ALLAH

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu 7 месяцев назад +96

    ياعمر انا معك في كل مكان اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @blackpanther68229
      @blackpanther68229 7 месяцев назад

      يا عمر انا معك في كل مكان اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين ❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏💖❤❤❤❤

    • @cabaasmahamedsalad
      @cabaasmahamedsalad 7 месяцев назад

      ​@@blackpanther68229ல்

    • @cabaasmahamedsalad
      @cabaasmahamedsalad 7 месяцев назад

      ​@@blackpanther68229ல்ப்ப்

    • @lionmaxamed5185
      @lionmaxamed5185 7 месяцев назад

      😂

    • @maxamadcade2234
      @maxamadcade2234 7 месяцев назад

      Waa qalpi fcn thy
      Lkn is ka sax qoralka ❤

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b 7 месяцев назад +5

    Inta dacaayada wad wado yahuudaa maal geliso layaab maleh😢😢

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r 7 месяцев назад +6

    Asc way ka masayrsan yihiin abuu cubayda caradiina udhinta dheh waan nin xor ah daafacayo dadkiisa

  • @zakibwouy8905
    @zakibwouy8905 7 месяцев назад +21

    Geesiga musliminta abu cubeyda ciimri dheer nolow inte nolol jirto❤❤❤

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 7 месяцев назад +2

    Ilahow bahasha doqon nimada layirahdo naga hayoo naga qabo amiin😢😢

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 месяцев назад +3

    Allah akber guulaysta falastiin xamaas 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🇸🇴🇵🇸🇵🇸👏

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 7 месяцев назад +2

    Somaalia 🇸🇴 waa dalka iyo dadka ugu liita dunida uguna faqiirsan uguna caqliga xun , haka hadlina dalal kale iyo dad kale

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 7 месяцев назад +2

    Allahayow guusha sii réer Falastiin jihaadka way Ku samreene. Aamiin, Aamiin, Aamiin

  • @haawomaxamed7408
    @haawomaxamed7408 7 месяцев назад +3

    Ilhayow reer flastiin muqaawamadooda guusha sii ameen ❤❤❤ abu cubaydah legend ❤❤

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 7 месяцев назад +6

    Allaah maskaxdii baa walh caadi nalooga qabsaday murugo weeye walh😢😢😢😢😢😢😢

  • @NaimaNazir-od5gr
    @NaimaNazir-od5gr 7 месяцев назад +4

    Qofki ugu horeyay mnta ahyy❤m.allah Allah ha u gargaaro Reer Palestine 🇵🇸

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 месяцев назад +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v 7 месяцев назад

    صدقت يا استادي والعاقبة للمتقين ❤❤❤

  • @abuo_9
    @abuo_9 7 месяцев назад +5

    Teacher of the Gloden voice 🎉

  • @engilyas44
    @engilyas44 7 месяцев назад +1

    Ader khayir allaha kusiyo xoggaha cayinkas ah bannanka keen

  • @user-vz4jg2rb9h
    @user-vz4jg2rb9h 7 месяцев назад

    Jazakalaah khayr cumar

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman 7 месяцев назад +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🤍

  • @nuurayusuf3077
    @nuurayusuf3077 7 месяцев назад +1

    جزاك الله خيرا cumar

  • @ifrahabdinur8239
    @ifrahabdinur8239 7 месяцев назад +1

    Abu cubeyda mey gaaraaaan cabayada weynta sahayinada ah cunow iyo fisqi waxaaa aheyn mayaqanan. Islamka Ayee dhabarjabin kuyihiin xitaaaa wadadadoda waxlagu yaqyaaqsoda kuhadla. Abu cubeyda anagadhana jacel wlhi waxkasteeee kasheeegaan mabadalikaran jacelka abu cubeyda umada islamka uqaban. Munafaqintana allah hanagaqabto

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 7 месяцев назад +16

    Falastiin wey xoroobi inshaa Allaah ❤️❤️❤️❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 7 месяцев назад

    Jazaka Allah kheir ❤❤❤

  • @adnanjama-kz4uv
    @adnanjama-kz4uv 7 месяцев назад

    Omar Hore u soco walaalkay

  • @kreemleepoow
    @kreemleepoow 7 месяцев назад +1

    Ustaad Omar Allaah hakuxafida❤❤❤

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 7 месяцев назад

    Wcs Shukran sxb

  • @user-sr6ey1sh4u
    @user-sr6ey1sh4u 7 месяцев назад +5

    ان المنافقين في الدرك الأسفل من النار😘

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 7 месяцев назад

    Nimanka sidaa u hadlaya hadii nagu diin yihiin oo iimaan uu ku jiro cadaawadan ma eyna qabi laheyn ee sidaan uga xanuunsaneyno ayay u xanunsan lahayen ee ama wa shiico is qarinaya ama iimaanka ayaa eber ah cadaw oo dhan allaah ha jabiyo

  • @mustafalnasiirialnasiiri27
    @mustafalnasiirialnasiiri27 7 месяцев назад

    Mashaalah Guuleyso Cumar inshaar Yotubar Kafiican Wlle Ilaa hda MA,arg Ani ❤❤

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 7 месяцев назад

    مَّا كَانَ اللَّهُ لِيَذَرَ الْمُؤْمِنِينَ عَلَىٰ مَا أَنتُمْ عَلَيْهِ حَتَّىٰ يَمِيزَ الْخَبِيثَ مِنَ الطَّيِّبِ
    Allaah baa kuwaa ceebtooda muujinaya

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад

    إِنَّمَا يَفْتَرِي الْكَذِبَ الَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِآيَاتِ اللَّهِ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْكَاذِبُونَ

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 7 месяцев назад +2

    Masha allah rabi cadaabka natanyahu mid kadaran hageliyo munaafiqiinta qiyaamaayo muslimiinta iyagoo muslim iska dhigaayo laakiin gudaha munaafaq ka ah

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 7 месяцев назад +1

    Falistiin waa xor in sha allaah

  • @doog880
    @doog880 7 месяцев назад +3

    Nabigeeni suubana iyo asxaabti iyo dad badan oo sharaf leh ba ka dhaltey sucudiga waxa ka dhashey sucuudiga iyo emarad dad dhintey oon dhiig iyo damiir islanimo an ku jirin laakin ogsonow in alle wax walba waa arka guul falastin insha allah

  • @Garansho
    @Garansho 7 месяцев назад +2

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад +1

    الْمُنَافِقُونَ وَالْمُنَافِقَاتُ بَعْضُهُمْ مِنْ بَعْضٍ يَأْمُرُونَ بِالْمُنْكَرِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمَعْرُوفِ وَيَقْبِضُونَ أَيْدِيَهُمْ نَسُوا اللَّهَ فَنَسِيَهُمْ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ هُمُ الْفَاسِقُونَ ۝ وَعَدَ اللَّهُ الْمُنَافِقِينَ وَالْمُنَافِقَاتِ وَالْكُفَّارَ نَارَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا هِيَ حَسْبُهُمْ وَلَعَنَهُمُ اللَّهُ وَلَهُمْ عَذَابٌ مُقِيمٌ [التوبة:67-68].
    يقول تعالى منكرًا على المنافقين الذين هم على خلاف صفات المؤمنين، ولما كان المؤمنون يأمرون بالمعروف، وينهون عن المنكر، كان هؤلاء يَأْمُرُونَ بِالْمُنْكَرِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمَعْرُوفِ وَيَقْبِضُونَ أَيْدِيَهُمْ أي: عن الإنفاق في سبيل الله، نَسُوا اللَّهَ أي: نسوا ذكر الله فَنَسِيَهُمْ أي: عاملهم معاملة من نسيهم كقوله تعالى: وَقِيلَ الْيَوْمَ نَنْسَاكُمْ كَمَا نَسِيتُمْ لِقَاءَ يَوْمِكُمْ هَذَا [الجاثية:34]، إِنَّ الْمُنَافِقِينَ هُمُ الْفَاسِقُونَ أي: الخارجون عن طريق الحق الداخلون في طريق الضلالة.

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 7 месяцев назад

    Waa xoolo oo daba dhilif ah اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم آمين يارب العالمين

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan3765 7 месяцев назад

    Allaha duleeyo yuhuuda iyo kuwa raaca muslimiinta allow kor uqaad

  • @user-ht1ol1yr9y
    @user-ht1ol1yr9y 7 месяцев назад

    شكراً

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 7 месяцев назад +2

    Kuwaas inshallah wakhtigooda wuu dhamaan doona inshallah carabtana flastiin ayaa hogaamin doona

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq 7 месяцев назад +1

    Coming soon 1million ❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 7 месяцев назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطین وفي غزة یارب العالمین