Xamaas Waa Argagixiso ?!! Maxay Rumaysan yihiin Madkhalisimka ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 9 месяцев назад +39

    Walaahi baan ku dhaartee habeenkii markan is ragayo oo ducada aan aqrisanayo walaalehay qaza ilaahoow nasrigaada u soo dir baan dhahaa hamas guulaysta ilahay ducadena ha u aqbalo aamiin

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 9 месяцев назад +1

      Amiin INSHAALLAHA walaal

    • @Abdullah11407
      @Abdullah11407 9 месяцев назад +1

      Aamiin aamiin aamiin.
      Jasaaka Allaah walaal.

    • @user-yl9ei1ed6c
      @user-yl9ei1ed6c 9 месяцев назад

      Amiin amiin amiin yaa xayul yaa quyuum

    • @mustafedheelaye7624
      @mustafedheelaye7624 9 месяцев назад +2

      Aamiin weynu guuleysan
      Dhamaan 😊

    • @moh4127
      @moh4127 9 месяцев назад

      Duco maxay qabataa😅😅😅

  • @bashirmohamed1915
    @bashirmohamed1915 9 месяцев назад +48

    Xamaas waa mujaahadiin weena is difaacayan Allah haguuleeyo ♥️🇵🇸🤲

  • @HodmanObsiiye-yt9oh
    @HodmanObsiiye-yt9oh 9 месяцев назад +61

    40maalmood waan ooyaynaa iyaguna sidanay u hadlayaan😢 Ilaahay haguuleeyo Xamaas iyo guud ahaan falastiin🇵🇸

    • @AbdulMoha-un4mt
      @AbdulMoha-un4mt 9 месяцев назад +7

      Adiga hadaw imaankaz kugu jiro qofwalpa Kuma jiro arab na ma wada wanagsano

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 9 месяцев назад +7

      Wlhi bilah waku xanuun saday heerr anka cararo media ha

    • @khadracdiraxmaan2413
      @khadracdiraxmaan2413 9 месяцев назад +7

      Marar waxaa is dhahaa dagaalkaan ka hor inaad dhimataa laguu qaatay 😢

    • @HodmanObsiiye-yt9oh
      @HodmanObsiiye-yt9oh 9 месяцев назад

      @@sacdiyaomar4726 aljazeera sidaan udaawanayay indhahaa igu xanuunay een u ooyayay

    • @2daysago_
      @2daysago_ 9 месяцев назад +4

      Salaad walbo sujuuda ayaan ogu duceeyaa kwrn anigoo ka cabsanaayo hadey israail guuleesato diinta islaamka ayaa qatar kujirto ... wlhi la iskama warqabo aduunkan. Noloshan qabriga inaa iskaga jiro ayaa ficneed wlhi

  • @zmh6794
    @zmh6794 9 месяцев назад +10

    Waa munaafaq qofkaku qosla ee ku farxa dhibka iyo jabka soo gadha muslimiinta
    Allahayow u garagaar falastiinxamaasna gusha sii🤲

  • @ahmedabdinasir
    @ahmedabdinasir 9 месяцев назад +145

    Xamaas Waa Mujaahidiin ilaahow in aan Xamaas ku biiro ii fududee ❤

    • @YaxyeCali-qq1fl
      @YaxyeCali-qq1fl 9 месяцев назад +10

      sxb aniga ilahey haiigaahoreysiyo

    • @alhaji101
      @alhaji101 9 месяцев назад +2

      Been aya isku shegesin

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 9 месяцев назад +5

      Same insha Allah pro. Janadu halkaas ayey inaga xigtaa

    • @Abdimajitt
      @Abdimajitt 9 месяцев назад +10

      Group noo sameeya jihaadka waa waajib sida soon ka iyo salaada

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 9 месяцев назад

      ​@@Abdimajitt
      Mundane dumarkeena iyo caruurteena qabri dahare lagu laynayo halkaa ka gal jihaadka hadaad jihad rabto

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад +5

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 9 месяцев назад +35

    Wlhi maanta waxaa naga sharaf badan dhamaanteen dadka reer Gaza kuwa dhintay iyo kuwa noolba wlhi weynaga Fcn yihiin waayo shuhudaa

  • @Somalilandkulmiye
    @Somalilandkulmiye 9 месяцев назад +29

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤❤❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 месяцев назад +11

    الْمُنَافِقُونَ وَالْمُنَافِقَاتُ بَعْضُهُمْ مِنْ بَعْضٍ يَأْمُرُونَ بِالْمُنْكَرِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمَعْرُوفِ وَيَقْبِضُونَ أَيْدِيَهُمْ نَسُوا اللَّهَ فَنَسِيَهُمْ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ هُمُ الْفَاسِقُونَ ۝ وَعَدَ اللَّهُ الْمُنَافِقِينَ وَالْمُنَافِقَاتِ وَالْكُفَّارَ نَارَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا هِيَ حَسْبُهُمْ وَلَعَنَهُمُ اللَّهُ وَلَهُمْ عَذَابٌ مُقِيمٌ [التوبة:67-68].
    يقول تعالى منكرًا على المنافقين الذين هم على خلاف صفات المؤمنين، ولما كان المؤمنون يأمرون بالمعروف، وينهون عن المنكر، كان هؤلاء يَأْمُرُونَ بِالْمُنْكَرِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمَعْرُوفِ وَيَقْبِضُونَ أَيْدِيَهُمْ أي: عن الإنفاق في سبيل الله، نَسُوا اللَّهَ أي: نسوا ذكر الله فَنَسِيَهُمْ أي: عاملهم معاملة من نسيهم كقوله تعالى: وَقِيلَ الْيَوْمَ نَنْسَاكُمْ كَمَا نَسِيتُمْ لِقَاءَ يَوْمِكُمْ هَذَا [الجاثية:34]، إِنَّ الْمُنَافِقِينَ هُمُ الْفَاسِقُونَ أي: الخارجون عن طريق الحق الداخلون في طريق الضلالة.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 9 месяцев назад +4

    Wuu sii aheegay nabigu صل الله عليه وسلم inay umadani firqooyin u kala jajabi doonto iyadoo islaam la wada yahay hal firqo ama hal koox ayaana sida xaqa ah ku sugan markaa xadiiskii rasuulka ayaan u jedaa maanta allahayow kooxdaa xaqa ku sugan na raaci.

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 9 месяцев назад +47

    اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم أيدهم بروح القدس، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم، ،

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 9 месяцев назад +20

    Abu Ubaidah is an Icon and a hero! May Allah protect them all and grant them victory… Ogansho thank you for your videos wllo, I look forward to each one of them. New Subscriber!

    • @Maandhoore
      @Maandhoore 9 месяцев назад +1

      Qiira jabaanka iska yareey kuwi carabta isla ahaa hadee saas isku yihiin adi xagee joogtaa

    • @Najma-Mohamed
      @Najma-Mohamed 9 месяцев назад +4

      @@Maandhoore Nacas!

    • @ishakutariiq2487
      @ishakutariiq2487 9 месяцев назад

      ​@@Maandhoorenacalada ilaahay ha ku dhacdo iyo adigaba

    • @Maandhoore
      @Maandhoore 9 месяцев назад

      @@ishakutariiq2487 war tag waryaa naclada afkaga alle ha ku celiyo carab xun ah ayaad ii nacladeysaa wacal carab is mood ah

    • @Maandhoore
      @Maandhoore 9 месяцев назад

      @@Najma-Mohamed nacaska waa adiga dhulkaga iyo dadkaga ayaa gubanaya markasaad u oyneysaa carab aanba ku aqoon agtooda adoon ka ah 🤔

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 9 месяцев назад +60

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

    • @mohamedsuldaan-kp2rf
      @mohamedsuldaan-kp2rf 9 месяцев назад +1

      😢

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x 9 месяцев назад

      أنالله وانا اليه راجعون يالله
      Diintii may lacag mise xaaladunyaa kadoorteen Aqiro maxay Allah lahortagayan m.b.salman maxw utaraa maxy Diintii Allah agaleexdeen ياحي ياقيوم برحمتك

    • @ABDIWAHAP23
      @ABDIWAHAP23 9 месяцев назад

      Aamiin 🤲🤲🥰

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 9 месяцев назад +13

    Yaa Allah Muslimiinta Midee, Xaqana Kutoosi, Cadowga islamkana Jabi, Allahuma amiiin yaarabi Guul Falstiin 🇪🇭🇪🇭🤍💞Guul Xamaas❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 месяцев назад +157

    ‎‏لا سامح الله من ظلمك يا فلسطين لا سامح الله من ظلمك يا غزة العزة.. لا سامح الله من خانك.. لا سامح الله من تخاذل عن نصرتك 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y 9 месяцев назад +15

    اللهم انصرهم وثبت أقدامهم لأهل فلسطين

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 9 месяцев назад +57

    Xamaas wa mujaadihiin allah guuleyo

  • @nimaabdi7947
    @nimaabdi7947 9 месяцев назад +24

    Wlhi dagalka ka socodaa Gasa noloshayda wu sameeyey sacad kasta iyo minid kasta qalbigaa iga gubanayaah qof kastaa oo reer falastiin ah Dhibkiisu waa dhibkaygaa Alx diinta salamka baa na walalaysay ❤❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 9 месяцев назад +41

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤

  • @deeqaluula1083
    @deeqaluula1083 9 месяцев назад +3

    Sacudiga waxa kasocdo waa gaaalnimo caadiye subxanallah falastiin way guulrysan insha'Allah

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 9 месяцев назад +40

    Subanallah subanallah subanallah subanallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱😭😭

  • @nasra9836
    @nasra9836 9 месяцев назад +3

    Kuwaan hadii aan dhahno waa Munaafigiin ma ku danbaabeenaa?Allahayoow Reer Falastiin Guulee, 🇵🇸🇵🇸❤️🇵🇸🇵🇸Allahayoow Nasrigaaga noo soo dadaji, Yaa Rabal Caalamiin 🤲🏻🇸🇴

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 9 месяцев назад +5

    Xasbuna laah wlhi waa arin laga xumaado dadki loo haystay in ay yihiin aqoon yaano ama culumo in ay ku hadlan hadalo uu saan jaahilka oo uu ku hadlin in ay ku dhiiradan waliba si jees jees ah waxaan joogna aqiro samaan Illahayow qalbigena diinka ku sug oo ummada musliminta xaqatus yaa rabi 😢 Illahayow u gargaaro wllhn falastiin oo sii awood ay cadawgaas isga celiyaan 😢☝

    • @user-vx6se5nm2d
      @user-vx6se5nm2d 9 месяцев назад +1

      Qof walboo gar weyn qabo sheikh umaleey 🤷‍♂️

  • @LeonelRonaldo-dp1wv
    @LeonelRonaldo-dp1wv 9 месяцев назад +5

    Yahuud qamiis loo xirey waayo wallahi 😢😢 muslimiin ma aha ee goona ha xirtaa gaalada garab istaaga 😮naga hor imaada addinka in raadsaneynaa wallahi 😢free palastine inshaallah❤❤❤guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ameencoding
    @ameencoding 9 месяцев назад +9

    Islaam-ka quloobtoda Allah mideeyo kuwaane ilahay haso hanuuniyo 🤲

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 9 месяцев назад +1

    Waan yaabsanahey waxani ma culima mise waa munafiqiin yaab wale waa lakalabaxey ilaahey muxu wax ogyahey subxanalah❤️❤️❤️🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴❤️☝️

  • @iqracabdi8917
    @iqracabdi8917 9 месяцев назад +8

    Subxanallh wlhi waa lays bartay intii uu socday dagaalka falastiin😢

    • @power1774
      @power1774 9 месяцев назад +3

      Haa wlhi waaa la isbartay waa xikmada alle inuu dagaalkan uu dhaco si wax yaabo qarsoon ilaahay inooga ifttimiyo

    • @shariifmukhtar
      @shariifmukhtar 9 месяцев назад

      Illahi Aya Munafiqinti Fashiliyay

  • @cqaadirdaahir4449
    @cqaadirdaahir4449 9 месяцев назад +1

    جزاك الله dadaalkaaga IYO warbixinada kusaabsan carabta IYO khaliijka waxyaabaha ka socda IYO sidaad usoo gudbisoكثر الله امثالك

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 9 месяцев назад +27

    FREE Palestijnse FREE Palestijnse FREE ❤❤🇸🇴🇳🇱🇵🇸🇸🇴🇸🇴😭😭🇸🇴🇸🇴🇳🇱😭😭

  • @user-nr6vi8nz8g
    @user-nr6vi8nz8g 9 месяцев назад +2

    Allaha u gargaaro walaalaheen reer falastiin culamaa u suuga allaha ka abaal mariyo waxay galabsadeen.
    Shukran ustaad omar.😊

  • @Harith-o3h
    @Harith-o3h 9 месяцев назад +4

    سبحان الله العظيم العزيز الكريم ذى الجبروت والسلطان اللهم اهدنا الصراط المستقيم ❤❤❤❤❤

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 9 месяцев назад +7

    Hasbünallah waanacmal waakiil 😢
    Ilahey haugargaro walalhen muslimiinta

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 месяцев назад +25

    Subxaanlaah Allah reer falastiin xamaas guul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🥲🇵🇸🇵🇸

  • @becolla10
    @becolla10 9 месяцев назад +2

    اللهم انصر اخواننا في غزة وفي فلسطين جميعا ياقوي يامتين🇵🇸🇸🇴

  • @Harith-o3h
    @Harith-o3h 9 месяцев назад +9

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وخاصة في غزة ❤❤❤❤❤

  • @YassinMohamed-mq7bx
    @YassinMohamed-mq7bx 9 месяцев назад

    سبحان الله سبحان الله هذآ علوما سوءا جهلا. Walla kuni waa jaahiliin جزاك الله خير

  • @HanadAdow-ez6rp
    @HanadAdow-ez6rp 9 месяцев назад +8

    اللهم انصر اخوتنا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان

  • @fartunahmed5457
    @fartunahmed5457 9 месяцев назад +2

    Omar inshaar walal walah ilahay dartii ban kujeclayahy waxan kahelaa codkarnimadaada runsheegnimadaada iyo waliba sida xaqa aad uga hadasho uguna taagantahay Manshalah way ayaan badantahay miduu ilahay calaf kuugu daray

  • @FatoumaSaban-bt2fx
    @FatoumaSaban-bt2fx 9 месяцев назад +5

    Subxanalah allahu akbar ilaahow cadawga falastin jabi ilaahow jabi gesiyasha xamas guusha sii ilaahow sii 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 9 месяцев назад +5

    900k Hampaliyo i can't wait 1m coming soon insha Allah wuu u qalmaa 5m iyo kabadan ustd omar inshaar

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 9 месяцев назад +8

    Indeed their hearts are stones, have they not seen the children of Gaza 😢.

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 9 месяцев назад

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah Kuwaan iyo wixii la mid ah allah umada muslimiinta ha ka qanto aamiin

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 9 месяцев назад +6

    Kuwan culimo maha walahi
    Waa qoom ay soo tarbiyaysteen reer galbeedka iyo yahuud

  • @snw9257
    @snw9257 9 месяцев назад +4

    Subxaana Allah kuwani waa munaafiqin Illahay cadhadisa ku haku dhacado😢😢😢😢😢😢

  • @Sifomedia1
    @Sifomedia1 9 месяцев назад +6

    Ustaad meel aan kaala soo xariiro iisheeg❤

  • @TheActualHonestTruth
    @TheActualHonestTruth 9 месяцев назад

    Khalaas xarameynka kuwaan lawareege
    Kuwaan waxaa umaleyna yahuuda mesh lagu dhale oo qamiisa cad soxirte iyo gar sodeeste aye nadhehi rabaan muslimiin aa nahay illahi meshaasi ha ka safeeyo ameen

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 9 месяцев назад +4

    Masha'allah maanta mowduuc fiican ayad kusoo qaatay daanyeeradaan culumada la moodo

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 9 месяцев назад

    Kuwan maahin muslimiin waa munaafiqiinta carabta dulaysan iyo shayaadin subxaana allah.!!!

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +12

    I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 inta ka heshay muuqaalkaan like ku booba 👍❤️

  • @mohamedabdi9926
    @mohamedabdi9926 9 месяцев назад

    Subxanallah sharafkii magaca culumadda ku dheleen kuwan ummada Allaha ka qabto

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 9 месяцев назад +4

    الحياة قصيره
    إما ان تعيشها مثل ابوعبيدة
    او ان تعيشها مثل محمود عباس

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 9 месяцев назад

      Wlhida waa runtaa pro

  • @Sadia-j7i
    @Sadia-j7i 9 месяцев назад

    SubhanaAllah 😢 xita shaikh yadaa اللهم ثبت قلوبنا على دينك

  • @jimcaalejekey444
    @jimcaalejekey444 9 месяцев назад +6

    Subxanalah Hamas wa mujahideen Allaha garab gala Inshallah way guuleysanan. Free Palestine 🇯🇴

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 9 месяцев назад +2

    Wlahai waann ka cadhooday Dhamantood.
    Wqxaan ka fekeray Inan dilo.😊

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 9 месяцев назад +8

    Jadiidiyo iney khayr daran yihiin anoo cilmi ka baranaayo ayaan arkay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 9 месяцев назад +1

    Jawaabtooda mar dhow ayey helayaan insha-allah alla agtiisa waxba kama ahan, xamaasna way guuleysan insha-allah.

  • @ahmadahamada9467
    @ahmadahamada9467 9 месяцев назад +4

    Masha allah

  • @nihaalnura7142
    @nihaalnura7142 9 месяцев назад

    Allah ha u gargaaro walaheen xamaas yuhuuda iyo inta jecelana allah ha cafiyo..

  • @masoconaachanel
    @masoconaachanel 9 месяцев назад +4

    First saan usugayaya waanba kuugu daalay zhp cumar ❤

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 9 месяцев назад

    Nabi Muxammed calayhi salaatu wasalaam ayaa dhibkaan iyo ka daran lasoo marsiiyay asagoo yaraantiisina loo yaqaanay Muxammed amiin. Mar walbo cadowga iyo munaafaqiinta waa caadadood inay xaqqa iyo ehelkiisa ka hor imaadaan, aamusiyaan, ku been abuurtaan, ku duulaan. Balse, shartooda Allaa nooga filan. XAMAAS Allaa u hiiliyay Muslimiin jecelna way haystaan ducadana waa hubka ugu qatarsan ee qofka Muslimka.

  • @shijo2055
    @shijo2055 9 месяцев назад +9

    عن أبي سعيد رضي الله عنه، أنَّ النبي صلى الله عليه وسلم قال: (لَتَتَّبِعُنَّ سَنَنَ مَنْ قَبْلَكُم شِبْرًا بشبْر، وذراعًا بذراع، حتَّى لو سَلَكُوا جُحْر ضَبٍّ لَسَلَكْتُمُوهُ؛ قلنا: ...❤

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 9 месяцев назад

    Khayr Allah ha ku siiyo si fiican ayaad u soo bandhigtey kooxdan Sharka ah جزاك الله خير

  • @cazkatan7886
    @cazkatan7886 9 месяцев назад +9

    Allow ugar ❤❤ gaar kuwa ❤❤diintaa ❤❤ugar gaara❤❤

  • @sickballer1995
    @sickballer1995 9 месяцев назад

    Masha Allah akhii cumar shaqa fiican baadqabatey
    madaakhila waa mukhaabaraatka bin shaydhaan abu miinshaar

  • @hafsah1722
    @hafsah1722 9 месяцев назад +4

    Wa qoom dunsaan subxallah

  • @macaash_real_estate
    @macaash_real_estate 9 месяцев назад +1

    1M dhawan insha allah, qof istaahila waliba kadaahay qofkii ugu horeeyay ee soomaali ah oo soo gudbiya wax miradhal ah

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 9 месяцев назад +4

    Xamaas waa mujahidiin
    Ninka naftiisa
    Maalkiisa
    Dalkiisa
    Iyo caruurtiisa difacayaa waa mujaahid

  • @abdulahiaadan2537
    @abdulahiaadan2537 9 месяцев назад

    Jazakallahu kheyr walal Omar

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 9 месяцев назад +16

    Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 9 месяцев назад

    Walahi wax igu cusub aya soo
    bandhikitay wadamad ISLAAMKA ayan shibanaata
    ku dhalilayay. SUBXAN LLAH
    MAXEY AHAAYEN KUWAN MUQALKA IYO DHARKA WANAGSAN LAkiiN QULUBTA KA WAJACASAN ALLAH HA SOO HANUNIYO. Icada cadah
    ayan dhegesta khayr ALLOW SOYERI ayan dhah akhabaratka
    hadi an firisho ilita aya iso dhafta. ALLAH HA UU HIILIYO SHACABKA RER FALASTIN.

  • @mahamuudAli364
    @mahamuudAli364 9 месяцев назад +3

    Subxaanallaah 😢 shaqsi kudhashay diinta barakeysan e Muslimka hadana dhahaaya Jihaadka xamaas waa Qalad Waalayaabaa wllhi lkn..
    Muhiimadda Ayaa Ah in Jihaadka saxda Ah E hadda ineey xamaas Ama Palestine 🇵🇸 ey kulajirto yuhuuda oow yahay mid sax Ah Allaahu Akbar Allaahu Akbar 🙏

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 9 месяцев назад

    Kuwan waa yuhuud nacatul calaykum oo khamiis soo xidhatay ogaal allah qasa how gargaaro allahuma amiin asc

  • @raginaelmi
    @raginaelmi 9 месяцев назад +3

    Waa sababta aanan u aaminin qof kasta oo gar iyo maryo waaweyn wata. Diintiina barta.

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 9 месяцев назад +2

    ilaahow u gargaar walaalahen falastiine ilaahow ka dhig ku Wii ka guuleys to llyahuud iyo wixii wato inshaAllh 💪🏼🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️

  • @muscapinho
    @muscapinho 9 месяцев назад +4

    Guuleyso zxp❤

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 9 месяцев назад +1

    ‏اللهم اعز الإسلام والمسلمين اللهم اعز المجاهدين في كل مكان اللهم ارحم من فلسطين اللهم ارحم موتاهم ويشفي مرضاهم اللهم ارحم شهدائهم في غزه ولا فلسطين برحمتك يا رحم الراحمين inshallaha guusha waxay u danbeysaa mujaahidiinta falastiin waa ayna ka xuruuwayaan cadowgan ku Soo duulay kuwan soohadlay iyo waxa ay sheegayaan inshallaha awooda allah ayaa midisaraysa وكلمة الله هي العليا إن شاء الله

  • @falastinyusuf6062
    @falastinyusuf6062 9 месяцев назад +4

    Niyoow carabta inte loo wadaa bisinkee gaal kalkaal badnaa😢😢😢

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c 9 месяцев назад +1

      Waa gaalo qaar badana oo ka mida carabta maanta joogta

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️ ALLAH IS ONE❤️☝️🥺

  • @user-sg7re4be7j
    @user-sg7re4be7j 9 месяцев назад +4

    alle akbar

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 9 месяцев назад +1

    Le ilaha illah maxamaeda rasuululah hawaa an m munafaqiinta hadalee ma arkoosaa Wall cumar inshaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qf1eo4df2l
    @user-qf1eo4df2l 9 месяцев назад +3

    Waxba kama badalayan hortodada ayay ku guuleysandonaan Insha Allah

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 9 месяцев назад

    ALLAHU AKBAR , subxanallah ,wllee kuwan iyo islam nimo kala dheer , kuwan garka ween iyo diin islaam kala dheer yihiin.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 месяцев назад +10

    أقول للمجاهدين في غزة :🇵🇸🇵🇸
    ‏استبشروا ببيعكم الذي بايعتم به
    ‏(إنّ الله اشترى من المؤمنين أنفسهم وأموالهم بأنّ لهم الجنة ۚيقاتلون في سبيل الله فيَقتلون ويُقتلون ۖوعدًا عليه حقًا في التوراة والإنجيل والقرآن ومن أوفى بعهده من اللهۚ فاستبشروا ببيعكم الذي بايعتم به ۚوذلك هو الفوز العظيم

  • @issaackabdi2046
    @issaackabdi2046 9 месяцев назад

    Masha allah ishad kariday بارك الله فيك

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 9 месяцев назад +8

    sheekhyo uu kusoodagsanyahay sahaayina 11 software ah😂😂😂😂

  • @user-gq4mk2vp8j
    @user-gq4mk2vp8j 9 месяцев назад +1

    From South Africa 🇿🇦

  • @Idirismohamed153
    @Idirismohamed153 9 месяцев назад +4

    Waxan Rr Galbedka aya dufsaday😮

  • @sadio949
    @sadio949 9 месяцев назад +1

    Subhanallah allow ku waan dhaafi shartooda waxay gaaladii ka xiahootay ayey ku hadqayan muslim waa ceebeyn

  • @abdisamed889
    @abdisamed889 9 месяцев назад +4

    Kuwan waa natanyahu OO garka leh uun

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 9 месяцев назад

      Shhicaaraka muslimiinta yaa noga dhiga waxa😡

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 9 месяцев назад

    Subxanalah kuwaan wat shayaadiin,sheekhyo u eg ,yuhuuday u shaqeeyaan shayaadiintan

  • @abdinasirfaluja-lf1lw
    @abdinasirfaluja-lf1lw 9 месяцев назад +4

    اللهم اعز الإسلام والمسلمين يا إخوانني ادعو لإخوانكم الفلسطينيين في صلاة وفي سجود وفي كل لحظة

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 9 месяцев назад +2

    Falastiin way Xuroobi Waa balan Alle uu Qaadey ❤🇵🇸

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 9 месяцев назад +4

    waxani xagay ku noolyiin😢

  • @user-yd3qt8qs4h
    @user-yd3qt8qs4h 8 месяцев назад

    Kuwani'doqma'mahe'wamunafiqinti''alaw,nagagule'xasbunalah'wanimcawakil'scw,scw,scw

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 9 месяцев назад +5

    Free Palestinian free Palestinian free Gaza 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 9 месяцев назад +1

    Ilaahay ayaa idinxisaabin maalinta qiyaame tan waalaga tagayaa walaahi baankudhaartee saan ulla ooyaaye madax xanuun ayaan isku arkay qaasatan markaa Aljasiira aankadaawado xaalada qasakajirta yaa Rabbi u gargaar walaalahy

  • @user-ls3nn8rv1w
    @user-ls3nn8rv1w 9 месяцев назад

    Jadiidiyo sheekh xasaan ayaa nabaray waxay ihiin kumana kadsoomi doono in sha Allah

  • @user-rj1md7vz4e
    @user-rj1md7vz4e 9 месяцев назад

    Subxaanallaah munaafaqiin waaye kuwaan diintii ilaahey ayey ku iibsadeen aduun yar thamanan qaliilaa

  • @munaahmed5187
    @munaahmed5187 9 месяцев назад

    Subxanallah wlhi waa wax laga xumado Uma malaynayn kuwan cml in ayku ku dhex jiraan dadka musliminta ah shartoda alle ha naga qabto kuwas insha allah way guulaysn falastiin😭😭🤲

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 9 месяцев назад +1

    Alle ha u gargaaro Muslimiinta falastiin.