Muduucyada geographic waqtiyadan danbo nooma soo gudbin ogaansho soo gudbi mahadsanid Waxa kale ku daraa qiimaha aabaha nolosha u lee yahay inad mowduuc muhiim ah ka diyaariso Mar walba muhiimada oo dhan hooyada lasiiya Somalida aabaha ma ixtiraaman badankod sidaan arkay
Wcs Ustaad Omar waa arin aan in badan sugeyney inaad ka soo hadasho mowduuc nuucan oo kale ah , Arimo badan ayaa iiga soo baxay Yacni S'aalo aan u baahna jawaabahooda ayaan si fudud u hely mahadsanid
قال فيها تحيون وفيها تموتون ومنها تخرجون [ الأعراف: 25] Aayadaan waxay nas ku tahay in dadka waligiis dhulka ka guureen . Dhulka dhexdiisa ku noo shihiin ayada ku dhimaneysiin ayada leydinka soo saaraa
Hawshaa waxaa ku kalifay dhaqaalaha tirada badan ee illahay siiyey buu qaabkii u ku dhamayn lahaa wadadeedi ku jiraa, balse cajiib waxaa maanta hawada so galay nin isna dhaqaale siiyey goaansaday intii u bilaaayiin lacag ah ka dhiman lahaa sida ninkan in uu ka dhinto malaayiin qof o u dhaqaalo u sameeyo si ay ugu soo duceeyaan dhimashadiisa ka dib, bal qiyaas labada figradood dadku labadaa qof mid uun weeye, keebaad tahay.
@@abdi3658 haaha kuwaz wa, wx baniadamku kuleyahy faragalin sxb lkn sbabti alle dhulka udortay wad garan fila mida kale oxygen lagagu xiro mku nolan krta ile hda neeftada wa free si ficnay kaga zo bxdaye
waxaad like isar dhahdaba manta wad na dhibsatay miyaa omarow shacbiyad baad ledahaye sidan wax ka bedel dadku maaha kuwa aan wax fahmeyn wey ku fahamayn ee raali gelin kabixi arinkaas
Badda geela daaqaa Waxa uu diraacaha Ka cabbaa daruuraha!!. Waxa keliya ku ay wadaan waa in alle iyo kitaabkiisa la beeniyo. Oo ay iyagu nolosha macallin ka noqdaan.
Haka Caajisin Malin walbo Inaad Kusalisid Xabiibkeena Suubana Maxamed Scw ❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️
اللهم صلى وسلم وبارك عليه وعلى آله وصحبه أجمعين
Scw scw scw
Salalaahu calayhi wasalam
Sallalahu calayhi wasalam
ولكم في الارض مستقر ومتع الى حين
ماشاء الله الحمد لله ❤❤❤
Aduunkan meel aan dhulka aheyn lagu noolan karo sidaasna ilaahey swt ba quraanka ku sheegay
(منها خلقناكم وفيها نعيدكم ومنها نخرجكم تارة أخرى)
wa runta
Muduucyada geographic waqtiyadan danbo nooma soo gudbin ogaansho soo gudbi mahadsanid
Waxa kale ku daraa qiimaha aabaha nolosha u lee yahay inad mowduuc muhiim ah ka diyaariso
Mar walba muhiimada oo dhan hooyada lasiiya
Somalida aabaha ma ixtiraaman badankod sidaan arkay
ʀᴜɴᴛɪ ᴀɴɪɢᴀʙᴀ ᴀʀɪɴᴛᴀs ᴡᴀ ᴀʀᴋᴀ ʟᴋɴ ɪʟᴀᴀʜᴀᴅᴀ ɪsᴋᴜ ᴍᴀsʜ ǫᴜᴜʟɪɴ ᴡᴀᴀʏᴏ ᴄɪᴅ ᴋᴀʜᴀᴅʟᴀʏsᴀ ᴍᴀʙᴀ ᴀʀᴀɢ ᴡᴀʟᴀʟ ᴄᴀʙᴅɪ ǫᴏʀsʜᴀᴀʟᴇ🥺🤔
Ilahay caqliga hakuu barakeeyo cumar inshaar
Alle ha inagu kilmiyo janada dhamanteenba umatul maxamed scw
قال تعالي: ولكم في الارض مستقر ومتاع الي حين.
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏
Scw
Al hamdullilaah Allah ii isiiyey iimaan❤❤أن أرض الله واسعة❤❤ الحمد الله
الحمد لله على نعمة الإسلام 🥰🥰☝️☝️
😂😂
Oomaxad ku qosashay subxaanaleh
Alxamdulilaah
Subhanallah
M.a shiik ااحمد الله علي نعمة الأسلام
Meeshaa uu ilahay SW ogo talagalay noolal waan joognaa wixi kale waa waalli iyo gaal aan rabbi aaminsaneyn haamaansigiisa
ربنا اتنا فی دنیا حسنة و فی اخرة حسنة❤❤
ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤
Last minit can save Aman 💖✋
Ciid mubrak maalintii 3aad ee ciida❤
الحمد لله علي نعمة الا سلام والعقل
Macalinka kaliyee RUclips ka aan ka aaminsanahay wax walibane uga danbeeyo❤
Mansha allah siwacan bad uso gudbisay inoo soo badi barmaamij yada hawada sare thanks
Sxb ogaansho waxaa hayaa ra'yi ah in barnaamijka aad Nala wadagto sanadkasta dhaadkiisa oo ah sida uu qofku u sameysan lahaa jadwal uu ku shaqeeyo iyo routine cusub,waxaa doorbidi laha inaa noogu badasho markasta oo ay ramadan dhamaato inaa Nala wadagto sida an jadwal usameysan laheyn oo an daily routine ka wax uga badali laheyn waayo markaa soono wxaa noqonaa sidii dad cusub oo kale oo waxbadan noloshoodi kabadaly bishaas, laakin markii ay dhamato bisha ramadan waxa u bahanahey talooyin badan.
Mash Allah brother Allah ku ku barakeeyo
Waa hormar wanaagsan 💯 bani'aadamka Ku tiigsanaayo,
Aniga Ka somali ahaan aad Baan ugu Faraxsanahay
Mansha alah ilahay aqliga hakudaayo fikir waxtar leh ayad nasisay
Alhamdulilah cala nicmatil Islam 🤲
Maansha Allah cumar wll cilmiga Allah haku barakeeyo
Thank you ustaad videoyada mid ima dhaafo ❤😂
Omar wllky guuleyso ❤aqoonti oo qof ah maclin 🎉
Cumar inshar isn't easy ❤🎉
Mahadsanid ustaad cumar inshaar.
Wra Dad waalan Aa RUclipska ku arkey Oo ku qoran Somali karishtan ✝️ waana somali dadkas Allaha soo hanuuniyo 😢
Q0fku haduu dii ta ka baxo maku soo laaban karaa!!?
maya wll waa dil
SUBXANALLAH DADKAN DULKA AYAA SHARKODA LAKARI LAYAHAY MAA CIRKA AYEY HAWEYSTEEN
الله اكبر ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤
الله اكبر ماشاء الله الحمد لله ❤❤❤❤
Masha allah waa qofkii ugu horeeyay ee aan daawado
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Maaha inad ku orodo inaad commenti soo qorto ee wax faaidayso wll 🥰
Adiguba ku soo oradayaa
@@ogaaloge3281 may dadka ayaan uga digayay lipx
Isku dayga ayaa sababaya
In uu guul laxaad leh gaadho
Alxamdu lillah calaa kuli haal❤❤
Walaalayaal ii duceeeya in ilaahay iso saro Dv lottery ga wlhi waanku dalay qabyalada dalkena shaqa la,aan tiisa iyo dhibkiisa 😢
indhahad laadahay Adigu mawduuca laga hadlayo ka hadal dv lahayne wax waalan baad tahe
@@engapdirahman6079 adiga uduceey ama ka aamus mawduuca io ninkas ducada uu rpo mxa iska galay
Allaha ku fududeyo
Allaha ku saqiro hadi kheyr ku tahay
اللهً معك❤
guul kamadaalo elo maask
Wcs Ustaad Omar waa arin aan in badan sugeyney inaad ka soo hadasho mowduuc nuucan oo kale ah , Arimo badan ayaa iiga soo baxay Yacni S'aalo aan u baahna jawaabahooda ayaan si fudud u hely mahadsanid
Mawduuca waxa ku qoran iyo waxa aad nooga sheekaynaysid isl malahan saad wax usoo jeedinaysid xooga waxbaa ka khaldan😌
Haa shb ma aragty mawduucu ku bilaaba meelkalu aadaya Sheeko aaso wada oon dhamayn buu midkale bilaabaaya inu saas badala rajeynaya 🙂👍🏼
2050 ayuu rajaynaya inu dad geeyo sowka yiri
Omar inshar horey u soco🎉❤
Ibnu adam iska hadlaya uun aduunkan ayaa joogis iyo stress ku haya markaas ayay Mars ku riyoonayaan!!!!
Course wllo luqada carabigaa oo qaybta hadalka lagu baranayo baan rabaa
MaCaliN oMar InsHar WaaN Ku SalaaMaY❤
Halkeen kaala.soo xafiiraa ustaad
قال فيها تحيون وفيها تموتون ومنها تخرجون [ الأعراف: 25]
Aayadaan waxay nas ku tahay in dadka waligiis dhulka ka guureen . Dhulka dhexdiisa ku noo shihiin ayada ku dhimaneysiin ayada leydinka soo saaraa
Keliya waa isku day uun ee ma aha wax la hubo in samayn doono .
Don't take it seriously .
Isagu inuu noolaan doonaba ilaahay baa og
Qofka kaliya anku xiranahay i dhafin muqaladiiso allaha ka ajarsiiyo sida waxa wanagsan nola jeceshahy
MaCaLiN CuMaR aL-inshaaR WaxaaN raJeYnaYaa iNaaN KuLa kulano inshallah🤲🧠🧠
Inashalh wll
Ilaahay ha kuu soo saaro DV lotteryga aad codsatay alle ha kuu fududeeyo Aamiin
Cajiib. Alle hana gaadhsiiyo.
Ustaad omar iinshar in badan ayaan sugaayay inaad nooga soo wrnto meera yaasha
Ogaansho mahadsanid
Venus wxa kale ladaha morning star and evening star. Wa labada xili ee la arko Venus.
Cumarow waa rabaa coursiga
Mhdsanid wll omar inshar
Hawshaa waxaa ku kalifay dhaqaalaha tirada badan ee illahay siiyey buu qaabkii u ku dhamayn lahaa wadadeedi ku jiraa, balse cajiib waxaa maanta hawada so galay nin isna dhaqaale siiyey goaansaday intii u bilaaayiin lacag ah ka dhiman lahaa sida ninkan in uu ka dhinto malaayiin qof o u dhaqaalo u sameeyo si ay ugu soo duceeyaan dhimashadiisa ka dib, bal qiyaas labada figradood dadku labadaa qof mid uun weeye, keebaad tahay.
Wad ku mahad santhy bro
Hooyo ayaa i bartey xidigaas
Waxaanay igu dhahdey waxaa la dhahaa suqra. From Waqooyi somaliya
Cumar walal kawaran sheer.xirfad hadaad luuqada carabiga adigu kusoo biiriso aadna dhigto barashadaadii luuqadaasna noofaahfaahiso .mahadsanid waxan rajeynaa inaad aragtid
Waa nin layableh
مبروك يا استاذنا هاتي ما عندك
All hamdulilah
2050 waxaan jiraa 49insha allah ilaahay ha i gaarsiyo waxaan dhashey 2002 21 sano jir 2050 -2002 = 49 cumarow adigu 65 baad noqoneysa 38 jir baad tahay 1985 baad dhalatey sidaan xogtaada ku helay 65 sano jir waad gabowdey wale ilaahay ha ina wada gaadhsiyo wallo.
Amiin
Se ku ogaatay sxbow
Zxp qofka 2002 -4 . Dhashy ma 21 buu jira mise 22
@@westy937 2002 waxaa uu jiraa 21 wll kala jar sanadka aad dhalatey iyo kan imminka lagu jiro 2023 ka jar 2002 waxaa kuu soo vaxo arag marka .
2002 tahriib Ayaan ahaa Doon Ayaan ka raacay magaalo la yidhaa casab oo Eritrea ku taal waxaan tagay sucudi Arabia 😂😂😂😂
Maasha alaah
Xirfadas wan rab na ❤
Aar ninkan anu waan jecalahy wax qabadtadiisa waayo shirkadiisa space x iyo tesla lbadaba waalala yaabana markuu samaynayay oo macquul maahaa lalahaa lkn waxuu la daalaa dhacoba wuuku guulaystay gaadhi electronic ah inuu soo saaro iyo inuu gantaal dhulka kusoo cesho
Haaah kuwasi wax baniadam awodu aha lkn mariikh laguma nolan karo wana sababta alle udortay dhulka wa xikmad
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 qalabka loo samaysanayo mariikha ayaa dhulka muhimado kle lgaga qabanaya oo dhulka lgaga faidaysnbyaaa
@@khalidoday8943 Alle Tiisa Aya Waxwalbo Kaweyn
haa wale ninkan cadi mahan xitaa Twitter ka marku gadanayay waa la caynayay hadane bil walba meeqa milyan ayaa ka so gasha fikradi oo qof ah waa
@@abdi3658 haaha kuwaz wa, wx baniadamku kuleyahy faragalin sxb lkn sbabti alle dhulka udortay wad garan fila mida kale oxygen lagagu xiro mku nolan krta ile hda neeftada wa free si ficnay kaga zo bxdaye
waxaan ahey qofkii ugu horeeyay ☝️
If you tary everything you can do
Wll arday ayaan Rabaa inaan kanoqodo shirkada
waxaad like isar dhahdaba manta wad na dhibsatay miyaa omarow shacbiyad baad ledahaye sidan wax ka bedel dadku maaha kuwa aan wax fahmeyn wey ku fahamayn ee raali gelin kabixi arinkaas
Lakin muxu iska badalay
@@a_azizmohamed8589 video ayann dhawed soo duubay buu waxu nagu dhhy tageridiina uma bahni
Zxp video ga maxa ku qoran
Wa minha tukhrijuun 🙏not tukhrajun 🙏
Tabartiisa ma oga.
wax badan nofaidaysay thnks omar inshaar❤
Macalin Aan Ka Dambeeyo Ogaansho
first person macali cumar
wllhi xiligan bad noso galise vidio m.a wn sugaye
Ustad dayaxa isaga ma la tagi karaa ama se ma Lagu noolan karaa?
Asc Cumarow waxa aad no shardaa saacadaha GM.3 GM.2 .sida ay ushaqryaan
Mariikh waa carabi ee Farraare dheh. Yaa carab
Anaa ugu hor dhagaystay
Mxadsanid cumar hori usoco
Omar inshaar walal ma sidaan buu uwaynyahay waxaroxirka ama vinuska?
Mahadsanid
Walal courses oo programming languages oo practical in aan duubo ayaan raba, xage idin kala soo xariira.
Ninkan wey u gartay haiska bashaalo
coursadaada 98 ardey m.a
Niyaw cumaraw hal video ayaa no so dhigtay website ka ee na fahansii zxb
Kitabku noma sheegin quranka aya sheegaya
Badda geela daaqaa
Waxa uu diraacaha
Ka cabbaa daruuraha!!.
Waxa keliya ku ay wadaan waa in alle iyo kitaabkiisa la beeniyo. Oo ay iyagu nolosha macallin ka noqdaan.
Haa waadaneenaya😢
Omaroow mar un waa la tagi donaaa wana arki dontaaa hadaa noshahay
Subxanallah 7 bilood sii socod aaa yaahu
Yaa ka doqonsan qof wxkasta yaqana oonan illhy aqoon 🤔
Tnks
Thanks dr
Scw
Scw❤❤❤
Omar inshaar ma tagi laheyd haduu elon musk uku soo bandhigo inaad raacdo 🎉
kadib dawashadan xawan ka bartay ınan ubahanahybisku day hadafyada iqoron ah
Mudane waa u xisay muqAladada indhawed ma dawan manta Aya Janis u helay
Omar inashaar big fans wlahi❤
Ani qorshaheyga wax waaye sidee somalia qabiilka u gadaaweynaa omer adaa garab karabaa
Aniga xal kuu haayo
First wactched