Meeraha Mars - Wuxuu leeyahay labo dayax! Xoggo layaab leh oo aadan ka ogayn meerahan u eg Dhulka!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2024
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 108

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  5 месяцев назад +43

    Halkan iska diiwan gali Koorsadda Video editing waaberi Academy:
    Whtsapp: Wa.me/905059092303
    Website: waaberiacademy.com

    • @MohamedOmar-gs9om
      @MohamedOmar-gs9om 5 месяцев назад +3

      Asc wll waxaad kasoo hadashaa programming it da in lagu baran karo net ka iyo halka laga helo sida website in laga Barrankaro bilaw ilaa dhamaad sida jamacadda PhD adigoo helayo course

    • @RuweydoCabdi-yv6kx
      @RuweydoCabdi-yv6kx 5 месяцев назад +1

      Mgceygu waa Ruweydo

    • @user-rn7tm2xq9w
      @user-rn7tm2xq9w 5 месяцев назад +1

      qaabkee isu diwaan geliyaa sxb waxan rabaa inan noqdo sidaada oo kale

    • @arahmaanmaano4625
      @arahmaanmaano4625 5 месяцев назад

      Asc wr wbk magaceygu wa Ahmed abdiqafaar sxb wad kumahadsantahay❤

    • @user-es1ql6wj6n
      @user-es1ql6wj6n 5 месяцев назад

      Xiiso aad uweyn ayaan uqabaa wllhi❤

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 5 месяцев назад +26

    Wllhi ugu yaraan 5jeer ayaan ku ceshtaa oo daawadaa muuqaaladaada sida aan u xiiseeyo m.a muuqaal tayo leh warbixin muhiim ah golden voice❤❤❤ Mahadsanid ustaad 🎉🎉

    • @mychildernmail
      @mychildernmail 5 месяцев назад +4

      Sidoo kale walal qali.
      I like his voice and the way he search things. Mahdsanid walal Cabdirahman.

  • @Shamso697
    @Shamso697 5 месяцев назад +8

    Mars waanjeclahy inshaAllah mar un waan tagi doona ❤

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +14

    قال الله تعالى قَالَ فِيهَا تَحْيَوْنَ وَفِيهَا تَمُوتُونَ وَمِنْهَا تُخْرَجُونَ,
    Wuxxuna Yidhi Eebe Dhexdiisaad ku Noolaanaysaan Dhexdiisaana ku Dhimanaysaan Xaggiisaana laydinka soo Bixin

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 5 месяцев назад +10

    Allah is one ☝️

  • @aallowtv207
    @aallowtv207 5 месяцев назад +5

    Waligii aadane ma dhaafin dhulkan.. aduun xaqii seexday 🙋🏿‍♂️

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 5 месяцев назад +11

    Mashallah golden voice ✨️ ♥️ 💛 😊

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 5 месяцев назад +11

    Golden voice❤😊

  • @MDYoCid
    @MDYoCid 5 месяцев назад +3

    Soo badi meerayaasha zxp

  • @lagarmuuse6465
    @lagarmuuse6465 5 месяцев назад +4

    First like and first comment

  • @ahmedomer6178
    @ahmedomer6178 5 месяцев назад +4

    Comming soon 450k

  • @user-xg7md8kj8z
    @user-xg7md8kj8z 5 месяцев назад +3

    Yaa iraacaya

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +6

    قال الله تعالى قَالَ ٱهْبِطُوا۟ بَعْضُكُمْ لِبَعْضٍ عَدُوٌّ ۖ وَلَكُمْ فِى ٱلْأَرْضِ مُسْتَقَرٌّ وَمَتَـٰعٌ إِلَىٰ حِينٍ,
    Wuxuu Yidhi Eebe ka dega Qaarkiin Qaarbuu Col u yahaye, waxaan Dhulka idiinku Sugan Nagaadi iyo Raaxo tan iyo Muddo

  • @sumayoaliabdi3833
    @sumayoaliabdi3833 5 месяцев назад +3

    Noso badi vidioyadan cml mahadsanid👍✋

  • @asmayuusuf7501
    @asmayuusuf7501 5 месяцев назад +3

    Wll Soo Badi Muuqalada Hawada sare 😢Coz Hadda ayaan Baranaaya Muuqaladaan I Noo soo Badi Wallkeeyga ❤

  • @yahyekaireh1515
    @yahyekaireh1515 5 месяцев назад +1

    Irimaha xasasiga ah xiliga lajoga soo tabii hormar wad gadhii incha allah sidi marki horee❤

  • @mohamedabdiwahab224
    @mohamedabdiwahab224 5 месяцев назад +1

    M.a mooqalkaan ayaa sogayay Allah ha kusharfee nosobade moqaladan oo kale...❤❤

  • @NuurdiinMaxamuud
    @NuurdiinMaxamuud 5 месяцев назад +2

    Waabari media sidee youtbe ka fidiyow markan dhigaayo hoos wax ugu qoraa

  • @user-zx7kn7pe5sacdiyomaxamed
    @user-zx7kn7pe5sacdiyomaxamed 5 месяцев назад +3

    Mahadsanid ustaad❤

  • @KALIMAALlMEDIA
    @KALIMAALlMEDIA 5 месяцев назад +3

    Guulayso sxb👍

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah5670 5 месяцев назад +2

    waaberi media wlhi wax badan aa ka bartay channel kan mahadsanid Abdirahman omer

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 3 месяца назад +1

    Meerayaasha Ka soo waran,

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 месяцев назад +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @canaanhami7042
    @canaanhami7042 5 месяцев назад +3

    Keep going

  • @user-zl8fi9sd1l
    @user-zl8fi9sd1l 5 месяцев назад +4

    Xataa muqaalku haduu madhax yahay codkaaga iyo tabintaada soo saarta😊

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw 5 месяцев назад +3

    Qabta kale soo daa Meere

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 5 месяцев назад +1

    Walalayaal waa xanuunsanahee isoo duceeya ❤❤

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media 5 месяцев назад +3

    Ustaadkeyga❤

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +2

    Allihii abuuraa weyn

  • @hamze875
    @hamze875 5 месяцев назад +24

    like in laiisaro wan niysty😢

  • @MohaDek-yx2fr
    @MohaDek-yx2fr 5 месяцев назад +1

    Shp noo soo badi

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 5 месяцев назад +3

    Saaxipow diinta maxay ka qabta?

  • @RaxmaMustafe-fm9mn
    @RaxmaMustafe-fm9mn 5 месяцев назад +4

    Keep going bro🎉

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 5 месяцев назад +3

    Bugaag iyo macluumaad ka fiican mad noso gudbisid

  • @kinggago2603
    @kinggago2603 5 месяцев назад +5

    Waberie 😂🎉❤

    • @OmarHaqqani
      @OmarHaqqani 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 18 дней назад

    سبحان الله الخالق

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 5 месяцев назад

    Allah yaa wax waliba kaweyn

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 месяцев назад +1

    Mariikh waa mataanka dhulka

  • @Ayyubahmed930
    @Ayyubahmed930 5 месяцев назад

    SubxanaAllah Allaha aya nogu talagalay inanu kunolano dhulka oo noqorsheye Allahii adinka awury Qurankana nogu cadeye arinkas

  • @user-fu6yn7gn4f
    @user-fu6yn7gn4f 5 месяцев назад

    Su'aal dhulka iyo cadceeda yaa wareega❤

  • @user-zl8fi9sd1l
    @user-zl8fi9sd1l 5 месяцев назад +2

    25/1/2024=11:32am🎉

  • @abdulaahimohamuud
    @abdulaahimohamuud 5 месяцев назад +3

    Asc

  • @BarwaaqoCabdihassan-im4fz
    @BarwaaqoCabdihassan-im4fz 5 месяцев назад +1

    Thanks you wllo saad nugusoo gudbisay😋👐😎😅💖

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 5 месяцев назад

    Mahadsanid Cabdirahmaan waabari
    Runtii barnaamij ay xog badan ay ku duugan tahay.

  • @Faxaxhayste
    @Faxaxhayste 5 месяцев назад +1

    Mash allah

  • @mohamedracdeye383
    @mohamedracdeye383 5 месяцев назад +3

    INTA REER KHATUMO SSC AH LIKE TU WAA XAGIINA

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 5 месяцев назад +1

      Ssc ma lascaanod oo kaliya ileen halkaso kaliya ayad haysatane.😂

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial 5 месяцев назад

    Horta marunba oo meerahan maala tagay waaberi yaw

  • @sakariyefaaraxcali-vv4iq
    @sakariyefaaraxcali-vv4iq 5 месяцев назад +1

    sobadi merah❤❤

  • @kadar-xt5vc
    @kadar-xt5vc 5 месяцев назад +2

    Aad ayaa mahad san tahay

  • @ameennikke
    @ameennikke 5 месяцев назад

    Haaf Million coming soon

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 5 месяцев назад +1

    Golden voice

  • @cali_axmed_siciid
    @cali_axmed_siciid 5 месяцев назад

    Mahadsanid zxp waaberi

  • @AbdisamicMohamed
    @AbdisamicMohamed 5 месяцев назад

    Sxb meerayaasha noo so badih next mercy

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 5 месяцев назад

    Anku salino Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @iamzack9252
    @iamzack9252 5 месяцев назад

    soo badi muuqalada noocana

  • @zesi23
    @zesi23 5 месяцев назад +1

    Class 8 naloo ku dhigay kuwaa 9dayax leh❤

  • @saacidcali-dn1ed
    @saacidcali-dn1ed 5 месяцев назад +1

    subxana ALLAH

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +1

    Nasa hadey caqli leeyihiin harumeyeen Allaha dayaxaas iyo koonka abuuray oo idil xujo cadna maanTa way haayaan

  • @LamelaLilowfunny
    @LamelaLilowfunny 5 месяцев назад +1

    Sxb nosoobadi wararka meera yaa sha,,, mahad sanid

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 5 месяцев назад

    Nin wax badan laga fa aday keep going brother 😊❤

  • @MascuudPoi
    @MascuudPoi 5 месяцев назад

    Allah ha ku sharfo wlle

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +1

    Walaal digniin marka aad kashekeyneyso gaal mulxida oo xidiga fiiris ah fikirkiisa waa inaad sheegTa waxa diinTenu kaqabTo qaab fikirkaas Si usan caamada fayris ugu noqon

  • @hashimohamed7904
    @hashimohamed7904 5 месяцев назад +1

    (15 x 20)/100 = $3.00
    Qiima dhimistu waa in ay noqtaa 12$ halka inaga sax brother.

  • @Hassanmohamednortifow
    @Hassanmohamednortifow 5 месяцев назад

    Insha Allah comming soo 450k

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 месяцев назад +1

    Sheekadu wxay noqonee markaas cirna ma joogno dhulna ma joogno

  • @zhako77
    @zhako77 5 месяцев назад +1

    Mars laguma noolaan karo sbbto ah ma jirto hal aayad oo sheegeysa taas oo micnaheedu thy in qiyaamuhu dhacayo iyadoo dadku dhulka wada joogaan😊

    • @Abby2003-m8f
      @Abby2003-m8f 5 месяцев назад

      Waa sida gaaladu hadalka u dhigeen ma Muslim ba Ka maqashy arimaha nuucan oo kale

    • @zhako77
      @zhako77 5 месяцев назад +1

      @@Abby2003-m8f zhp cadeymo badan ayaa ku ogaan kartaa in qiyaamuhu ku dhacayo dhulka oo la joogo

  • @abdilahihoussein8814
    @abdilahihoussein8814 5 месяцев назад

    Brother how can i contact with you i admired how practically you post the events

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +2

    Allahu a clam lkn waligeed dhici meyso in baani,adamku meel aan dhulka aheyn kunoolaaneyn dhulka ayaan kunoolaneynaa Wana nagula duuga Wana nagala so saara qofkii yirahda xidigahan dageynaa waa iska hadle been low ah

  • @NasirHaji10
    @NasirHaji10 5 месяцев назад

    Venus next ✌🏽

  • @user-zy9qo1ed1r
    @user-zy9qo1ed1r 5 месяцев назад

    𝐇𝐚𝐦𝐩𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐬𝐱𝐩 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐚𝐧𝐨𝐰

  • @Ayyubahmed930
    @Ayyubahmed930 5 месяцев назад

    قال الله سبحانه وتعالى واذ قال ربك للملا يكة اني جا عل في الا رض خليفة
    Xus nabiyow waqtiga uu dhahay rabigag waxan kayelaya dhula khalifa oo is kaga dambeyo sadaqa Allahau alcadiim

  • @bravetdclever6319
    @bravetdclever6319 5 месяцев назад

    Waxaan Halkan Uga Mahad Celinayaa Walalkay Abdirahman Cumar
    Kasoo Ka Hadlay Ama Wax Inoo Sheegay Meeraha Mars (Mariikh)
    Cilmiga Planetary-gu Waa Mid Xiiso Badan Iyo Universe
    Dhalinteena Simaliyeed Way Yar Yihiin Ciid Ka Hadasha Marka Laga Reebo Dhowr Jannal
    Ugu Dambayn :
    Abdirahman Cumar Tayadaada Ayaa Ka Badan Tiro Badnata Muqaladada
    Mhdsnid !!

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 5 месяцев назад

    Please lph wakhtida aduunka ee ugu layabka badan la so hadal

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 5 месяцев назад +1

    Zxboo run miyaa in latago mars horta😂

  • @user-rn7tm2xq9w
    @user-rn7tm2xq9w 5 месяцев назад

    asc sxb waxad sogudbisaa barmamujyo wax tarleh iyo warar lagu kalsoonyahay waxad garab istaag umuujisay wll leheen falastiin mahadsanid sxb waaberi

  • @maxamedfarxaanmaxamuud5010
    @maxamedfarxaanmaxamuud5010 5 месяцев назад

    Sxb lacgti Wan buxiyey wajawaba
    Mahelin malisgadoya

  • @Abdulahi-ry4rg
    @Abdulahi-ry4rg 7 дней назад

    Meeraha urans 👀☠️

  • @user-br4xn8sm8i
    @user-br4xn8sm8i 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 5 месяцев назад

    Ustad microphone magacisa ado mahadsan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 месяцев назад

    Hagaag

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 5 месяцев назад

    Wll cabdiraxmaan waxa jirta suaal aan iswaydiiyay oo ah maxay dawladii cusmaaniyiintu maraykanka ama Australia u qabsan waayeen wllo bal mowduyc kasii diyaari haba gaabnaadee

  • @user-vc6vo1ed3b
    @user-vc6vo1ed3b 5 месяцев назад

    Galo waliginba warera o kolba mel mara inel alle weyne dhagu hanuniyo unba wantome nolosha kaley u ordayan akhiro jirta Mida kle waliginba meresta inel alle s w namu oran marikh ban idnka so sari kin wuxu idhi tanbad ku dhimanesan la idinkana so saari
    Alhamdulilah cala nicmadi islaam

  • @abdifatahmohamed3
    @abdifatahmohamed3 5 месяцев назад

    Saxib wax meero la dhaho majiran ee nasa ka waliin midkale inter hawada wax la dhaho majiran ee sea cables wax la dhaho ba jiro green screen beey ku Dubaan camera adunka kale lagu so dubayo meey 597 whz ka ma weeyno

  • @hooyonuuriyoxanshi4760
    @hooyonuuriyoxanshi4760 28 дней назад

    Horta ilahey afarahiisa maxaa galiyya dadkan ma cirkibaa aman idinka heli waye😂😂

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 5 месяцев назад

    450 coming soon

  • @salem7599
    @salem7599 5 месяцев назад

    Waxan wa qayali wa wax kama jiran inay jiran wala ogyahay lkn lama tagi karo biniaadamka ma owodo inuu tago

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 5 месяцев назад

      Waa sida adiga oo yidhi basharku diyaarad ma raaci karo oo kale .

  • @ina_xasan
    @ina_xasan 5 месяцев назад

    Mariikh😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 месяцев назад +2

    Hadiilagabaqayo isbadalka cimalada biniadamka usababe malajojiyo bedelki intalaysugufanayo sababtu watignolagiyada kushaqaysa rediyeshinka iyo qiica shidalka + wershadaha kulaylka waxkukalasara qicoda dhamana la antod walanolankara isgarsinta redhiyeshinkedawasaqda Ehawada xitawuxu dagalkulajira roobka ama raxmadi alle

  • @sadaqmohammed.
    @sadaqmohammed. 5 месяцев назад

    Asc bro. Wa mahadsantahay lkn qiima dhibista aad sheegtay 20%. 13 doller ma noqon karto wa inuu noqotaa 12$.
    1.$ oo xaaraan ah wa danbi walaal.

    • @Smellomedia
      @Smellomedia 5 месяцев назад

      Shp Haddad iibsatay oo aad dhamaysato wax kuu Tari maayo ee wll isoo dir Ani ma awoode si aan u daawado

  • @user-zy9qo1ed1r
    @user-zy9qo1ed1r 5 месяцев назад

    𝐡𝐚𝐦𝐩𝐥𝐲𝐨 𝐳𝐱𝐩

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 5 месяцев назад +13

    Comming soon 450k