Hackerska Ruushka | Wajiga qarsoon ee ciidamda ruushka | Waaberi Media

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Hackerska Ruushka | Wajiga qarsoon ee ciidamda ruushka | Waaberi Media
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 122

  • @furqanbooks
    @furqanbooks 2 года назад +22

    Ilaahahy cimri dheer haydin siiyo ...
    Nasoo booqo wll alle ha ku barakeeyo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +23

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @mohamedabdalla9808
    @mohamedabdalla9808 2 года назад +11

    waaberi media allaha ku barakeeyo

  • @abdialiibrahim7417
    @abdialiibrahim7417 2 года назад +12

    The one only lenged Abdirahman Waaberi Thanks sida mar kasta warbixino muhiim ah noola wadaagto .
    Tan kale oo aan rabo inaan ku dhaxo sxb qoraalka hadii afsoomali yahay adna afsoomali ku hadleyso waxba ha isku dhibin iska dhaaf ileen aniga Editor waa aqaana dhib lagu maraa Thanks bro

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 года назад +11

    Af-Somali Subtitle. Thanks legend.

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 года назад +9

    Mahadsanid wall sidaad xogta noola wadaagtey

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 2 года назад +14

    Keep going

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 года назад +14

    Wan ku Salaamay sxb Wabari
    Welcome back 👏

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 года назад +15

    Thank you legend Technology_yadu waxay yeelatay dagaal cusub oo la dhaho cyber war. || حرب زبرانى

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 2 года назад +17

    Ninkan waa nin wax badan baadhey uma qalmo intan views ee 1m waa in aynu gaadhsina oo share aynu dhahnaa

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq6750 2 года назад +21

    Dadkii waxa kasoo hadhay Keep going
    Golden voice hhhhhhhh

  • @claahiofficial1931
    @claahiofficial1931 2 года назад +23

    The one only Legend

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 года назад +14

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @ciisesiciidciise6675
    @ciisesiciidciise6675 2 года назад +2

    c/raxmaan cumar mahadsanid zxb

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 2 года назад +8

    Waanka hela sheekoyinka sirdoonka & hackerka

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 года назад +11

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @ArdoKayf
      @ArdoKayf 5 месяцев назад

      ❤❤❤❤

  • @mohamedaadanosman7811
    @mohamedaadanosman7811 2 года назад +2

    Mahadsanid wll wax aan aqoon ayaa noosheeg tay ✌✌✌✌🕴

  • @mohamudabshirmohamud3799
    @mohamudabshirmohamud3799 2 года назад +3

    Thanjs sxb keepgoing

  • @Hforcrypto
    @Hforcrypto 2 года назад +14

    Keep going pro

  • @sadiiqcabdi3893
    @sadiiqcabdi3893 2 года назад +8

    Software engineering iyo computer ka soo hadal ustaad

  • @mohaan9789
    @mohaan9789 2 года назад +6

    Wakusalamay wll adiga Ayan kusalamay asc

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 года назад +1

    Layaab wlhi
    Mahadsanid wll abdirahman omer

  • @CabdullahiMaxamuud-z9i
    @CabdullahiMaxamuud-z9i 4 месяца назад

    In'sha Allah in aan noqdo ayaan rabaa Allah ii rumeeyo

  • @1King_mohsin
    @1King_mohsin 2 года назад +1

    mahadsanid wll video camal no soo badi thanks

  • @MohamedAli-yl8rk
    @MohamedAli-yl8rk 2 года назад +1

    mahadsanid wllo abdirahmaan omar

  • @abdullahibashiir7625
    @abdullahibashiir7625 2 года назад +6

    please CC af-English ka dhig mee sha aa soomali ka dhigtay please 🙏 my brother

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 2 года назад +2

    Zxp abdirahman wan ku taahera

  • @issaabdi9732
    @issaabdi9732 2 года назад +2

    HAMBALIYO 200K ZXB

  • @mohamettkeynan4795
    @mohamettkeynan4795 2 года назад +1

    igula saliya xabiibkena muxamed(s.c.w)

  • @sadiiqsaciidchanell4455
    @sadiiqsaciidchanell4455 2 года назад +16

    Another level keep a going pro waaberi media 👉❤❤

  • @cicasiiscismaan
    @cicasiiscismaan 2 года назад +1

    Wll no soo badi shekoyinaka keep going

  • @maldinipoalo20
    @maldinipoalo20 6 месяцев назад

    hore u soco sxb waabrei m

  • @MohametH-p3l
    @MohametH-p3l 2 года назад +2

    Soo badi barnamijyo nocana

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓

  • @mohaali9817
    @mohaali9817 2 года назад +3

    Mahansid wll waxaan ka codkanyaa is warbixinaha loo diyaariyo inaa hal mar noo soo diyaaris mahaind

  • @s.m6637
    @s.m6637 2 года назад +6

    Sxb waxaan filaya in aadan lahany web blog
    Sidaa darteed ma istic maali kara muqaalda anigoo ubadalaya articles ama qoraan

  • @updihakimjamac8896
    @updihakimjamac8896 2 года назад +16

    Legend always Legend ❤

  • @fartunmuhammed394
    @fartunmuhammed394 2 года назад +3

    Lkn somalia mxa udiday hakaro nucaas oo kle

  • @tttt-ms3tk
    @tttt-ms3tk 2 года назад +2

    Asc pro vaah vaahin iga sii kuluada cyber security pls vedio kasoo suubi pls 🙏🏻pls 🙏🏻

  • @qeysbadmaceeye2239
    @qeysbadmaceeye2239 2 года назад +1

    (Cabdiraxmaan wabari)

  • @Abasabdiwahab
    @Abasabdiwahab 2 года назад +1

    #Abdirahman_Waaberi_Media

  • @liilaleela2878
    @liilaleela2878 2 года назад +1

    Cabdirsaaq 🥰🇸🇴🎭🔗

  • @guiledbader278
    @guiledbader278 2 года назад +4

    Haw kuwani wa tuugo casriyeysan 😅

  • @dadaalacademy
    @dadaalacademy 2 года назад +1

    Ka baro dadaal academy Luuqada Englishka

  • @hidahadhaqan7107
    @hidahadhaqan7107 2 года назад +2

    apdirahmaan kasoo hadal wll scolarshipka dalka Brunei

  • @issaabdi9732
    @issaabdi9732 2 года назад +2

    Wakusalamay zxb

  • @nimcanofficial4897
    @nimcanofficial4897 2 года назад +2

    Sxb waxaad kasoohadashaa PRINCE KA MOROCCO KASOOHADAL plz

  • @liibaanmuuse5981
    @liibaanmuuse5981 2 года назад +7

    Wll muqaal nogaso diyaari samaynta ay oromadu ku ledahay dhulkena somalia iyo somaliland malaga yaaba in ay siyasad ahan xuquq ku yelato waliba mustaqbalka maxaa iman kara iyo ildheeri

  • @kuuriabdishirfow3693
    @kuuriabdishirfow3693 2 года назад

    Masha allaha wabari xogtada fican

  • @Summad
    @Summad 2 года назад

    Mahadsanid.

  • @cabdulaahisuldaan
    @cabdulaahisuldaan Год назад

    Cabdulaahi suldaan24

  • @AhmettNani
    @AhmettNani 2 года назад +1

    Ma dooneysiin abu fallaha runtaa wll na soo booqo❤

  • @aweysosman5591
    @aweysosman5591 2 года назад +1

    Thank.s

  • @Xuralcayn
    @Xuralcayn 2 года назад +2

    Landherayashas fahad yasin unba nosamayn kara hhh

  • @pubggeamr332
    @pubggeamr332 2 года назад +1

    𝐀𝐬𝐜 𝐰𝐥𝐥

  • @mohamedclrashiid1859
    @mohamedclrashiid1859 Год назад

    Tnx wll qli

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 года назад

    Videogan shqobadanaaa gashy ustaaad tnx 🙏

  • @farhanyare6382
    @farhanyare6382 2 года назад

    Masha Allah

  • @shamsasharafchannel9406
    @shamsasharafchannel9406 2 года назад

    Waaberi media
    Guuleyso wllo

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 года назад +2

    Waxaan kaa codsanyaa inaad noo yar sharxdo wapsityadaa dadku ka shaqaysan karaan iyo buugta aad akhrido si'aanu u faaidno buugta nala gudboon in la akhriyo mhdsanid

  • @AsAtrader1
    @AsAtrader1 2 года назад +1

    wll muuqaaladn cml ino so badi

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 года назад +2

    Baga ilaahoow cadawgeena cadaw kaafiya kubeeg

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 2 года назад +2

    Waan jeclan lahay in aan noqda hakiraysta

    • @maajedadem4157
      @maajedadem4157 2 года назад +1

      Hacker "waxay la macno tahay Tuug"
      Maadaaama aad tahay Qof muslima inaad Tuug Noqotaa waxay Dhaawacaysaa Didn't Diintaada iyo caqiidada

    • @kinglove6299
      @kinglove6299 2 года назад +1

      Haa wll waa runta lkn waxan uadegsan lahay dad siqaldan intarnedka uisticmala

  • @Mohatopg
    @Mohatopg 2 года назад

    Video gan waqti badan baa ku baxay😊thanks legend A/rahman

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Kèèp going.

  • @maxamedyare3372
    @maxamedyare3372 2 года назад

    Thanks wll

  • @kabiirlaki3903
    @kabiirlaki3903 2 года назад

    Good time

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 2 года назад

    Halkanina waa waberi media

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 года назад

    Saaxiib noo soo badi barnaamij yadaan jabsashada

  • @sharmaake7309
    @sharmaake7309 2 года назад

    farxaan jiniyooow ✔︎

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast 2 года назад

    Waanba kahelay macluumaadkaada sxb hpray usoco

  • @phantom8880
    @phantom8880 2 года назад +1

    Brother ❤

  • @QadiijomaclinAyuub
    @QadiijomaclinAyuub 7 месяцев назад

    Nio,waxaan,iskaa,ee,osman,afsoomali,soogilih,,haadii,,,ara btid,fallow,waakadhargi,,,❤❤❤

  • @mrigan24
    @mrigan24 2 года назад

    Sxp hackers iyo technology anoo badi

  • @WllkakaMahadibraahim
    @WllkakaMahadibraahim 2 месяца назад

    Ma.a❤❤❤❤❤

  • @kamaaljess3541
    @kamaaljess3541 2 года назад

    Wllkay waabri

  • @abdulahimohamud4573
    @abdulahimohamud4573 2 года назад

    Waxaa tahay mid ka mid ah dhaliyarada somaliyed ee dhanka social media ku xidhnahay mar walba thanks 😊

  • @mohamed-zantoz9065
    @mohamed-zantoz9065 2 года назад

    Voice gold

  • @MaxamuudCabdule-ld8bv
    @MaxamuudCabdule-ld8bv Год назад

    Asc

  • @thelionblack3088
    @thelionblack3088 2 года назад

    Waaberi ❤❤❤ is my favorite channel

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 года назад

    Qoralkaa sosarayso wa kudhibtonaysaa iska daa browana mahadsantahay👍

  • @aamiinfayzal8928
    @aamiinfayzal8928 2 года назад

    KGB micnaheda no sheg

  • @----eg3gy
    @----eg3gy 2 года назад +1

    👍👍👍👍👍

  • @yacquubsharmaake8129
    @yacquubsharmaake8129 Год назад

    Nabiga ku saliya❤scw

  • @zuhaybupdi1850
    @zuhaybupdi1850 2 года назад +2

    ᴍ.ᴀ ᴋɪʙ ɢᴏɪɴɢ ʙʀᴏ🖐️

  • @Adanizza
    @Adanizza 2 года назад +1

    Mowducdyada hackers ka wan xiiseyaa

  • @cabdalabashiir7000
    @cabdalabashiir7000 2 года назад +2

    Yaa riixay 🅿️😂

  • @cabdulaahisuldaan8212
    @cabdulaahisuldaan8212 Год назад

    Waalayaab

  • @axamdcandi8147
    @axamdcandi8147 2 года назад

    Oo hada may reer galbeedka u adeegsadaan

  • @shucayb271
    @shucayb271 Год назад

    ❤👤🎧

  • @omarcabdiwali9154
    @omarcabdiwali9154 2 года назад

    M.a sxb figradaan waan rabay inaan kula wadago sbbto mishan wxa ku xiran dad badan oo naafo ka ah maqalka m.a figradaan qo.raalka waa belo

  • @abbaziconeight
    @abbaziconeight 2 года назад

    Nio mxaad iska hawlaysaa, subtitle kan mxaa looga baahan yahay

  • @ahmedyare3708
    @ahmedyare3708 Год назад

    War bixiniihii HACKERSKA KAAMA HAYNO NIO

  • @RaashidSalmaan
    @RaashidSalmaan Месяц назад

    Walaal hacker in aan barta ayaa donaya ee marka video laga barta sosamey

  • @ashrafmohamedali6398
    @ashrafmohamedali6398 2 года назад +1

    RUclips AN JECLHY TAHY WLALKEY

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 2 года назад

    Hackerka waan jecelhy in sanado ah ba waan barta insha alh inan meel ka gadho ayaan rajaynaya

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 2 года назад

    #Iska_jir_xaliye_incel❌😡
    #Iska_jir_xaliye_incel❌😡
    #Iska_jir_xaliye_incel❌😡

  • @cabdicasiismibraahim7883
    @cabdicasiismibraahim7883 2 года назад

    Videogan waxa uu uqalmaa 11M view

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 2 года назад

    Walal xage kala so xarira😊🤔 please iso jawab 😊✅

  • @FatahkeyTube
    @FatahkeyTube 2 года назад

    JBS ana ushaqeyo company weyn halki haben 3000 oo neef lo'ah aye qalan isbuci hore lacag an shaqeysanin aye isodiren 1200 dollar