Hackerkii muslimka ahaa ee hurdada u deeday reer galbeedka iyo Israel | Xamze Bin dilaaj

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 авг 2021
  • Hackerkii muslimka ahaa ee hurdada u deeday reer galbeedka iyo Israel | Xamze Bin dilaaj
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 566

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 2 года назад +261

    *Ilaahow meshu Nabi maxamed janada ka galo naga gali*

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 года назад +117

    Waa halyeey ku dayasho Mudane Allah haka soo daayo cadowga Sidii oo Kle noqon Doona I.a

    • @sharmaakemaxamedcali8190
      @sharmaakemaxamedcali8190 2 года назад +2

      Insha Allah pro

    • @ruweidaali3143
      @ruweidaali3143 2 года назад +5

      Wuxuu kudhacay waa danbi 🥺 mana banaana in aad hanti islaameet dhacdo ama muslim halahaado ama gaal halahaado. Lkiin illaah haka soosaaro xabsika🤲 . Waa qof muslim ah 😣

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 2 года назад +1

      Insha allah

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 7 месяцев назад

      horta tan isrEl inuu qaato wuu ku saxanyahay intikale mo ogi ssbabtoo ah isreal waxay kumaad kuwadaa falastiiniyiinta marka waa in iyadana xanuun ladareensiyaa ​@@ruweidaali3143

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 2 года назад +54

    M.a macluumaad wax tarle horumar wacan wll Abdirahman.

  • @user-qt5pc2zj3i
    @user-qt5pc2zj3i 2 года назад +24

    Islam forever Allahu Akbaaar proud of islam 🕌🕋☪️🤲🏻☝🏻🌍✅

  • @samatarluuqaani3208
    @samatarluuqaani3208 2 года назад +21

    Halyeey muslim ☪️ah ayaan ka aamin santahay

  • @abdikadir5865
    @abdikadir5865 2 года назад +14

    Mawduuc Muhiima Allaha ku barakeeyo WLL abdirahman🙏🏾

  • @saneymahamed8588
    @saneymahamed8588 2 года назад +25

    He’s the a legend🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @pricnesalman8148
    @pricnesalman8148 2 года назад +11

    Walal Abdiraxman Allah hakuxafidho Cimri deer iyo Cibaadha suuban InshaAllah

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 2 года назад +45

    Run ahaanti waa nin Rageed oo Geesi ah ✊🏽🙏🏽 ilaahey kacantooda haka so fujiyo

  • @koey8806
    @koey8806 2 года назад +19

    Hamigeyga waa in an noqdo IT man family keygan ma awodan in ay IGA bihiyan lacag ta jamacad 😢 waxan illhey Ka baryaa Malin walba in oo riyadey da iiro meeyo

  • @abdikarimhuseenguuled8014
    @abdikarimhuseenguuled8014 2 года назад +14

    Geesi geesi dhalay allah haka soo furfuro amiin

  • @djamajaycal5759
    @djamajaycal5759 2 года назад +25

    I wish him god save him against them even he did it bad thing but i see him like someone give us the power of Education because knowledge is like weapons today and it recover our needs i'm so proud of him sure i don't care even he stole by the way he share that money with Muslims people really is great thing about him

  • @hanadabdi8075
    @hanadabdi8075 2 года назад +8

    Wa shaqsi aad inoogu muhiim ah Rabbi gacanta galada quwadisa hauga so saaro aso badqaba Amin

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 2 года назад +50

    Hacker qoslaayey haduu noolyhy alaah hakasoo furfuro gacanta cadawga

    • @boykayare8223
      @boykayare8223 2 года назад +3

      Haduu noolyahay alxamdu inoo dhintay ayaan moodaayi anigu

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.838 2 года назад +4

    Halyeeey waye wana ku deysan dona insha allah 1day 1time wana riyadeyda ugu weyn an lahaayay intan nola in wiilkan ookale dunida ka qeylasiiyo insha allah we imaneysa

  • @C-risaaq-Rio
    @C-risaaq-Rio 2 года назад +15

    Sheekoyin kaa noocaa soo badi brother❣️

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 2 года назад +95

    I am walking down the hamse road he's a one of the legends of Muslim

    • @samatarweeyne5571
      @samatarweeyne5571 2 года назад

      Sure

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 2 года назад

      It is up to you. It is not good to be a thief hacker. If you hack companies, country or people you will be arrested or killed badly so keep your life and freedom.

    • @fadumobintuxusen7871
      @fadumobintuxusen7871 2 года назад

      @@samatarweeyne5571 danbiile maaha waa geesi muslima

    • @fadumobintuxusen7871
      @fadumobintuxusen7871 2 года назад

      @@samatarweeyne5571 danbiile maaha waa geesi muslima

    • @samatarweeyne5571
      @samatarweeyne5571 2 года назад

      @@Salmancade10 tha is what f*cking cawords like yu beliefe🧐🧐

  • @pricnesalman8148
    @pricnesalman8148 2 года назад +38

    Allah dartiis ayaan kujeclahy walaal Qali😍😘Horey usoco😚

  • @axmedzakih8614
    @axmedzakih8614 2 года назад +16

    Xariif iga dheh'
    Waberi media &c.raxman omer🙌👍

  • @saidhilaacwarsame9139
    @saidhilaacwarsame9139 2 года назад +17

    Hamse bin dalaj 😍

  • @Mohatopg
    @Mohatopg 2 года назад +11

    Saaxiib muuqaalada noocaan soo badi i like hacking😊

  • @khalifbarkhadle
    @khalifbarkhadle 2 года назад +5

    Halyayba lama hodhan keree wuu dhaafay ilahay gacanta cadowga hakasoo daayo insha alah

  • @azmarwadani631
    @azmarwadani631 2 года назад +3

    Hamze Bin Dilaaj Waa Halyeey Muslim Ah Waana Ku Taageersanhy Wuxuu Sameeyay Xafidullah Wll ❤❤❤

  • @khaalidosman8371
    @khaalidosman8371 2 года назад +6

    sidaa ugu dadaal walaal ragga muslimiinta ah oo noqo youtuberka kaliya ee taariikhdii muslimiinta soo nooleeya
    wlahi wll waanu ku garab taagan nahay lakiin inaga ilaali walaaal gaalada iyo taariikhdooda sidaas ayaan kuula talin lahaa

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 года назад +3

    Codkaaada saxansaxadaaaa waaa sabbtaaaa kuuu suportgreyay pro ✋😍

  • @azharxabiibiofficial1851
    @azharxabiibiofficial1851 2 года назад +9

    Geesi muslim ah waaye wallaahi inshaallaah waxaan rajeena inlasoodaayo 💞💞

  • @bishaar765
    @bishaar765 2 года назад +48

    One the only legend abdirahman

  • @abdi-chakouraliabdi3929
    @abdi-chakouraliabdi3929 2 года назад +7

    Qofkasta oo idhaahda "halyeey ma'aha" dhinaceyga waa meyd dhaqdhaqaaqaya Walaal.

  • @makaveli125
    @makaveli125 2 года назад +13

    Waa geesi garab iyo heel.waa yey

  • @abdulqadirodoras1805
    @abdulqadirodoras1805 2 года назад +6

    Guul walal

  • @xaajiaadanproduction174
    @xaajiaadanproduction174 2 года назад +5

    waaa geesi Muslim ah allah hakasoo bixiyo gacanta gaalada

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 2 года назад +8

    Geesi weeyaan Garabwaayay ee alla hasoo daayo

  • @suraley7596
    @suraley7596 2 года назад +1

    Maya wa geesi Muslim ah raba la jira insha allah wa u xorobi dona 🥰💕🥀

  • @faclon.
    @faclon. 2 года назад +19

    Xaraamiyiinta israa'iil Allah ha cadaabee waxay soo saareen 2016 kii application loogu yeero Pegasus hacker ah .xogtiisa oo dhan ka daawada RUclips ka😲😲

    • @faclon.
      @faclon. 2 года назад

      Wxa ay kaa eegi karaan mobile kaa ga oo bakhtiisan
      Si maqal iyo muuqaalba.
      Kaliya lgu soo wacayo ama misdhkool.
      Facebook.what'sapp iyo location iyo intaa waxa ka sii badan

    • @queenzlucky2453
      @queenzlucky2453 2 года назад +1

      @@faclon. qofka mao ogaaan karaa wllo mana laga hortagi karaa

    • @cabdiraxmaancabdillaahi516
      @cabdiraxmaancabdillaahi516 2 года назад +1

      @@queenzlucky2453 maya kaliya hadaad aqoon ulaheyd cilimiga hacker unbaad ogaan kartaa

    • @faclon.
      @faclon. 2 года назад

      Kadaawada maclinkeena channel kiis #lastechAcademy

  • @m.s7087
    @m.s7087 2 года назад +2

    Muslimka haday kujiran halyeyo sidiso kale ah beri hore ayu kor aadi laha muslimk Alle haka so samaron kurasi bixiyo ❤️🥺

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 2 года назад +4

    Turkeyga wax barashadooda marabo
    Wax barasha la aan ayaan ka xigaa 📖

  • @najuumcabdifaarax988
    @najuumcabdifaarax988 2 года назад +4

    Halyeey muslim ah 🥰🥰🥰🥰

  • @nicolacqaalaq6075
    @nicolacqaalaq6075 8 месяцев назад +1

    Muslim legends is the ability in the world 💪

  • @daudhassan5701
    @daudhassan5701 2 года назад +2

    M.a dadka muslimka kulli ha isku soo wada duubo adina inta aa noo kordhiso manlin walbo wlaalkeena somaliyeed❤

  • @talyahalabadhagax4956
    @talyahalabadhagax4956 2 года назад +4

    Waxaa daawaday 2019 Hamza bin dalaj m.a✌👍🏻

  • @ZACK____SCOTT_24
    @ZACK____SCOTT_24 2 года назад +2

    Waa geesi muslim ah waana dreams kayga inaa noqdo sidiisa oo kale 🔥🙏

  • @balqiisayaxye3128
    @balqiisayaxye3128 2 года назад +6

    Ugu danbey Wll💪🇩🇿❤

  • @janofardowsa7110
    @janofardowsa7110 2 года назад +2

    Waa geesi muslima isha allaaah illaahy baa kafurfuri

  • @cabaascabdale5713
    @cabaascabdale5713 2 года назад +13

    Keep going pro

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali3141 2 года назад +2

    mahadsanid

  • @wehliyecismaan
    @wehliyecismaan 2 года назад +6

    Waxlee iska saar commentigaan

  • @drhadiamahmoud2331
    @drhadiamahmoud2331 2 года назад +39

    Keep going my brother 🥰🥰😍

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 2 года назад +2

    Masha allh
    Allh haku zhrfo wall

  • @hbdsxxbdhen1757
    @hbdsxxbdhen1757 2 года назад +2

    Waa halyey Muslim a allh hasoo badbadsho
    Gaaladu waxba inooma ogola markaa waa in cilmi iyo awoodba lala qaybsado

  • @egnerqalanlle
    @egnerqalanlle 2 месяца назад

    thanks❤❤

  • @cabdiwalimaxamedcabdullaah2631
    @cabdiwalimaxamedcabdullaah2631 2 года назад +2

    Wll waan ku taageeraa runtii hor u soco ayaan ku leeyahay

  • @maxamedshaafi-zn9bg
    @maxamedshaafi-zn9bg 3 месяца назад

    Waa Muslim oo udadaalay suu muslimiinta owododa ku ugu qado
    ilaahay hakasoobadbaadiyo kufaarta kufaartu dhashay ilaahay io rasuuliiga kafurtay amiin

  • @cabdikhaamiri866
    @cabdikhaamiri866 2 года назад +2

    Zxp arimahan soo badi zxp iyo xabsi Ka baxsashada

  • @amaanamaan433
    @amaanamaan433 2 года назад +1

    Xamse wa gesi muslim ah illahey ha fududeyo so bixistisa🥰

  • @maxamedwardi5218
    @maxamedwardi5218 2 года назад

    Keep going my brother

  • @CabdullaahiXasan
    @CabdullaahiXasan 2 года назад

    Maasha Allah

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Год назад

    Keep going

  • @craxmaanshaadan795
    @craxmaanshaadan795 2 года назад

    Teacher of mine

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 2 года назад +3

    KeeP GoinG

  • @amiinmuhumed494
    @amiinmuhumed494 2 года назад +3

    The one and only

  • @xogbaahiyemedia3738
    @xogbaahiyemedia3738 2 года назад +1

    Waa halyay,mujaahid,iyo dhamaan wixii lagu tilmaamo ninka cadawgiisa laaya hangidoodana dhaca allaha ka soo sii daayo gaalada haysta

  • @apdalaxidig4574
    @apdalaxidig4574 2 года назад +10

    UztaaD waD mahaD ZanTahaY ¡¡

  • @muxamedcabdulahi8050
    @muxamedcabdulahi8050 2 года назад +7

    Hamze ibnu dalaj nin geesi ah wallahi

  • @habonsouleiman348
    @habonsouleiman348 2 года назад +2

    Asc W.MEDIA waxan u aqooonsannahy HALYEEY Muslima

  • @halimanoor9621
    @halimanoor9621 8 месяцев назад +1

    No can stop legendary

  • @zakariyeabdullahi3503
    @zakariyeabdullahi3503 2 года назад +3

    Xamze waa hal yeey muslim ah
    Lkn halkuu ku xiran yahay yaase xiray si kasto ha ahaate wa geesi ✔

  • @abdisalamali6573
    @abdisalamali6573 2 года назад +1

    keep going Brother hamze bin dalaaj ❤

  • @shariifmukhtar
    @shariifmukhtar 2 года назад +5

    AllahaYow gesiga Cadowga gacantoda kaso dhaha

  • @yasinaddow41
    @yasinaddow41 2 года назад +1

    Waa halyeey illaaheey haka soo daayo gacanta cadowga

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 2 года назад

    Thank you waabari media cabdiraxman thank you 🙏

  • @abdiwalicumar439
    @abdiwalicumar439 2 года назад +3

    Wa legend ninkas

  • @aishamohomett6519
    @aishamohomett6519 Год назад +1

    Rabbi Ha ka soo Saaro Gacanta Gaalada 🤲

  • @updyamani8247
    @updyamani8247 2 года назад +18

    He is a legend

  • @IbrahimMohamed-cn4ch
    @IbrahimMohamed-cn4ch 2 года назад

    Cool 💟😇

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 2 года назад +1

    Waaberi media guuleyso saaxiib qaali💝

  • @ahamedabdirahman4317
    @ahamedabdirahman4317 2 года назад +1

    الهم صلي علي محمد واله

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 Год назад +1

    Waa geesi allaah haka soo daayo cadowga

  • @MANEDITOR23
    @MANEDITOR23 2 года назад +2

    Waa halyey Muslim ah ✊😢

  • @abdikafiahmed5017
    @abdikafiahmed5017 2 года назад +2

    Allah Akbar

  • @coldblood2536
    @coldblood2536 2 года назад +3

    Somali kufiicneed wiil sidaas oo kle ah Ama gabar intee imaado ay hurmuud iyo accounts siyaasiinta somaliyeed ee jabiyaan kadibne lacagta dadkii lahaa ay dib ugu diraan Waa shacabka somaliyeede

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 года назад

      Aniga noqonaya😂siiba ka dowlada ayan ka bilawaya lacag aan dad iyo dalbo wax loogu qaban bey rabaan iney ku xaragodan😅

    • @coldblood2536
      @coldblood2536 2 года назад +1

      @@Zayynab236 😂😂😂😂😂zainuu wlhi Hdii diinta ogolaan laheed Waa sameen lahaa ani aaba xabsi kugalee Hdii rabo

  • @HassanAhmed-jm2wy
    @HassanAhmed-jm2wy Год назад

    Alle haunaxaristo hamse

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +2

    Allaha ugargaaro hamse

  • @csalaanfaaraxaxmedwayd8835
    @csalaanfaaraxaxmedwayd8835 2 года назад +1

    Tnkz pro

  • @talizogirl1448
    @talizogirl1448 Год назад

    Alaha haka badbaadiyo aammiim

  • @cawiljeesto2610
    @cawiljeesto2610 2 года назад +3

    Illahy haka soo furo waa geesi musli ah ee

  • @abdullahiabdulkadir397
    @abdullahiabdulkadir397 2 года назад +4

    M.a keep going waxaa isoo jiitay ereyga GUMAYSTAHA ISRAEL

  • @mohamedsanweyne5170
    @mohamedsanweyne5170 Год назад +1

    Muslim family 👪 ❤ we love ❤

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 2 года назад +3

    Geesi muslim ah waaye
    ILAAH haka so saaro gacan tooda

  • @Deoonline2
    @Deoonline2 2 года назад +4

    Hamze binu dalllaaj.....wuxuu soo baxayaa 2028............👂

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 2 года назад +1

    Alla ha ka soodaayo
    insha allaah

  • @IbrahimMohamed-by8mi
    @IbrahimMohamed-by8mi 2 года назад

    Geesi Muslim ah oo fara kulul ku qabtay gaalada waxaan alle ka baryaa in alle uu gargaaro Inshallah.

  • @anasabdi2037
    @anasabdi2037 2 года назад +2

    Halyeey❣️❣️❣️❣️❣️

  • @wizzmursal1176
    @wizzmursal1176 2 года назад +1

    Zxp barnamijyadaan oo kle soo badi

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад

    illahay marwalba haa ilaaliyo allah weyne ayaa wax ilaaaliya waa nin adag🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohammedlaib1847
    @mohammedlaib1847 Год назад

    Greeting from Algeria

  • @zaabirjamac1915
    @zaabirjamac1915 2 года назад +2

    Wcs wll ani ahaan waxaan ka aamin sanahay geesi Muslim ah I.a wuusoo bixi doonaa asagoo nabad qaba haduu alle idmo

  • @cabdicasiisfaarax3155
    @cabdicasiisfaarax3155 2 года назад +2

    Waa geesi aqoon tiisa gaalada kuwax yeeleeyay ilaahayow kabad baadi

  • @user-rb6jq2hm9m
    @user-rb6jq2hm9m 2 года назад +2

    Waa halyey muslim ah Allaha geyo janadisa mar uun aduunka wuu katagi doona xabsi haba kujire

  • @xidigaale6231
    @xidigaale6231 2 года назад +5

    Allaha gaalada wllken

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +17

    Keep going brother ❤️👋