LAAMIGAN wuxuu maraa badda dhexdeeda! Hadana lacagta lagu dhisay dawladdu waxba kuma darsan!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 105

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Год назад +6

    Adunki Halkas Ayu Maraya Somalina Dhul Iyo.Qabil ayay isku dilayan Xita Qof Somali Ah Kama Dhadhicin Kartid Bada Hosteda Ayay Gawadhi maarta 😂

    • @CaishaSuudi-pp5ep
      @CaishaSuudi-pp5ep Год назад

      🤣😭😭😭😭

    • @yuusufsamiiz9554
      @yuusufsamiiz9554 Год назад

      @@CaishaSuudi-pp5ep 😁😁😁😁

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Год назад

      😁😁😁😁ma aaminsani midaas anagu🙄🙄🙄

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan Год назад

      @@ubahdhool8158 Aniga Madaxweyne idin Noqonaya Wax Badan Ayan dalka Ka Badalaya

  • @Buraalee
    @Buraalee Год назад +19

    Golden voice waad ku fiican tahay hadalka iyo wax soo tabinta keep going my brother ❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +2

    Mashruuc hawl galay , wax walba waa la qaban karaa haddi loo kaco Somalina Waa dadka ugu firfircoon hadii laga shaqeysiiyo Aduun Yar oo kalay dhisi lahaayeen

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 Год назад +12

    Golden voice madahaalah😊❤😍🙏

  • @AsadYaxye-lb1ek
    @AsadYaxye-lb1ek Год назад +3

    Kkkkkkkkkk somaliya waxay isku heestaan qabiil qabiil

  • @Maahir397
    @Maahir397 Год назад +5

    Wlhi waa wax cajiiba 55 days lagudhisy 😮

  • @daudabdi1932
    @daudabdi1932 Год назад +7

    Asc Wan idin salamey walalayal dhamantin magaceygu waa daud dhegdheer hadan kajawabo su aasha waa haa waxey ka bedeli karan waxbadan sababtoo ah hadaba isgaarsiinta oo dhan waxa leh shirkado hadii dowladdu umadaxbananeyso shirkadaha dhisida wadanka wexey ku dhisi karaansi fudud dhaqaalahana wuxuu ugu soo laban karaa waqti cayiman dowladuna wexey heleynaa kiro fiican wad mahadsantihin

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 Год назад +8

    Waxaad Inoo jeedisay Barnaamij Qiimo leh Sidaan hore kaaga baranay Walaalken A/rahman, Ganacsatada, ama Shirkadaha gaarka hadii ay la yimaadaan Maalgashi Kuwa la mid ah Shacab & Dowladba Way faa'idi lahaayeen, Kuwa Isbaarooyinka Dadka u dhigta Waa la shaqaalaysiin lahaa, Nabadgelyo & Xasilooni Wadanka Allaha Inoo Siiyo.

  • @mr__esca1559
    @mr__esca1559 Год назад +3

    Een ustaad waxaad kasoo hadashaa calaamda kirishtaanka iyo fanaanadaha calaamadaas leh , diintana waxay Ka qabto

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад +9

    Waa soo dhaweeynayaa waa arin wanaagsan waana fikrad aad u wanaagsan ee waxaa u bahanahay engineers qadanaya waqtigisa ka fakaro qatar si loo sameeyo waxtar aad u saresa aana la firin dhaqso wax la iska dhiso iyo lacag been in la is ka qato waa in ey tahay meel la hubo qatarteeda yartahay ama si loo digtoonado waa in waqti la galiyaa thank brother waberi media well said 👏 ❤️

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro Год назад +3

    Anaga somali hada nahay inaa fakarno waxa ii nodidan waa aragtidena oo an qabyalad dhafsisanen

  • @japouti_poi
    @japouti_poi Год назад +5

    Mi fav youtuber in somalia abdirahman waaberi 💓💛

  • @NaimaMuhammad-kn3lq
    @NaimaMuhammad-kn3lq Год назад +3

    7:31 See macquul ku tahay ineey dowlada ka faiido $6B Waxa no sheegtay ineey tan io marki la furay ee mareen 98M oo gawaari midkiina laga qaaday 2$ Marki wadarta lacagta kaso xarootay leesku geeyana eey noqoneeyso $196M lacagtaasina waxaa leh shirkad badankeed oo dowlada xogaa yaroo kiro kuleedahy

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Год назад +1

      ha sax wxd tahay qofka kaliyeen ka arkay inaad is waydiiyay intan akhriyay faalooyinka 😁👍

  • @cabdiraxmaancqaadir6127
    @cabdiraxmaancqaadir6127 Год назад +5

    🎉❤😮ماشاءالله الحمدلله
    اللهم اغفر لنا ذنوبنا من كل ذنب عظيم وذنب صغير ،،اللهم امين يارب العالمين

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL Год назад +1

    Allaaaaaah bal fiiiriya annaga 100 sanno ka hor dadkeygu waxay ulgeen jireen sacuudiga oo ay u xajin jireen lkn dowladda France oo gumeysatay jabuuti ayaa xiray Marinkii udhexeeyey jabuuti iyo Yemen 😂😂😂😂dadkeygoow hurdada kakaca

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 Год назад +3

    Kahor wain la hela dowlad hufan

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад +3

    WCWRWB waberi media

  • @NajkaBoy-p7o
    @NajkaBoy-p7o Год назад +4

    M.ansha alaah uma maleynayo somali in ney kadhaceyso inuu qabiilka jiro😊

  • @mustafNune
    @mustafNune Год назад +3

    Somaliya oo saan eh Goorma ayan arkaya

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u Год назад +2

    Sharciga marka laga tago faaiidada u leh shirkadaha iyo dawladaba , waxaan jirin damaanad qaad amni , oo maalin uunbaa lagaaga boodayaa hantidaadii Ka shaqsi ahaan wadanka ma maalgashadeen sababtaas awgeed

  • @CiircabeCiircabe-zy1kv
    @CiircabeCiircabe-zy1kv Год назад +7

    Yaa salaam
    Masha allah
    Anaga 500 oo sano hada ka dib ah ma gaari karno heerkan waayo wadadediiba ma hayno lkn tii allana waa meeshedii

    • @abdelrahmanahmednoor7192
      @abdelrahmanahmednoor7192 Год назад

      😮😊b😅😅😅😅vh😊6😮😅7😅7😅7😅7😮😊😅😮bu😮b6v6😅😅😮b

    • @abdelrahmanahmednoor7192
      @abdelrahmanahmednoor7192 Год назад

      😊😅😢b😊😅7😅v😅6😅😊😅😅6😅b😅😊😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅I'm😅😅b😅😅😮n😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅I'm😅😅😅😅😅v😅😅b😊😅😅b😅😅😅😮 0:00 h😅😅hb6😅😅😮😅😅😊😅😅😅😮😅😢😊😅is😅😊😅😊😊😊😊😊😅😊😊j😅😅😅😊😅😊😅p😢😅the😅😊😊h😊😅😊7😅u😊😊😊I 0:00 yr😮😅

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 Год назад +1

    Bada. Hoosteeda weeye xagee loo baxaya hadii emergency dhaco? Mad sheegin wll

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Год назад +3

    Waa mashruuc cajiib ah dal walba dadkiisa.horumariya anaga goormaan maseernaa oo caalamkii naga tagyee qabiilkaan horumarinaayee oo mashruucyadeena kow ka ah

  • @habibkennedy6374
    @habibkennedy6374 Год назад +3

    masha allah asc sxb wan ku salamay from Djibouti runti waxaad tahay youtubers aan aad ka uu tagero hal video ood soo galisay wali ima dhafiin waxaan ku leyahay JAZA UKUKHAYR inshallah i recommend you to upload such kind of videos regarding Science, tech and building of mysterious projects all over the world. thx a lot bro i encourage most of people for waberi media subscription.

  • @zaki.zk-
    @zaki.zk- Год назад +3

    Wlhi waa wax cajiiba 55 days lagudhisy 😮
    anaga neh waa rajeenenaa inaan sidaas cml dalkeeena u quruxsano
    ☺😎

  • @Galinsoor5540
    @Galinsoor5540 Год назад +1

    Aduunyo waxay maraysaa halkaas anakuno xamar iyo gaalkacyo ayaa Afar maalin loo socdaa wado xumo ogkeed

  • @elminasibb
    @elminasibb Год назад +1

    Waddada waxay dhex martaa badda dhexdeeda sax? Waxaana tiri boqolkii mitirba waxa ku yaalo albaabo laga bixi karo haddii ay wax dhacaan, Marka waxaa qosol leh halka loo baxsan doono haddii ay wax dhacaan 😂

  • @abancadevlogsandvideos5002
    @abancadevlogsandvideos5002 Год назад +1

    Maxaaaa lagu fekeraa maalgashi amni ayaanba jirin midna shabaab ayaa dilay midna dowlada ayuu kabaxsan la,yahay aankuu sii raaciyo hadaaad 1k$ waxaa jira shaqsiyaad aan kuu quurin

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Год назад +2

    Walee waa lakala tegey orodse maaha. Soomaliyey maxaa into tala ah?

    • @SayidcaliCabdulahi-ro5bk
      @SayidcaliCabdulahi-ro5bk Год назад +1

      Hhhhh somaliya goojacadde io ceelbuur baa utala ah zxp , dadkaan inee fakaraan marabaane iskadaa zxp😂😂

  • @abdifaysal283
    @abdifaysal283 Год назад +4

    Manshalah Bro waberi Media MawduucYo Faido leh Ka dhagaysTa ❤

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Год назад +2

    Abdirahmaan saaxiib adoo mahadsan kasoo hadal Geography-ga Africa sida uu ukala sareeyo👏🙏🙏
    Mr.Golden voice Mahadsinid walaal qaali😊❤👏💯🙏❤

  • @majkaabas5048
    @majkaabas5048 Год назад +2

    The best person ever the most knowledgable an the most shine all allah created is prophet mohamed scw scw scw scw scw scw

  • @muhanadfarah1553
    @muhanadfarah1553 Год назад +2

    Waa sidii ay Somalida u dhisteendekeda Garacad

  • @khadarhajir348
    @khadarhajir348 Год назад +2

    Muuqaal kasoo samee boqortooyadii faraacintii iyo intay jirtay bro

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Turkey wuxu hayaa jidkii horumarka

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid Год назад +3

    Adi matagtay sxp ilan Istanbul bajogtaye😊

    • @Maahir397
      @Maahir397 Год назад +1

      Waka dhexmarayaba video dubaya

  • @Somalisocialmedia47
    @Somalisocialmedia47 Год назад

    Buutin iyo reer galbeedka
    ruclips.net/video/ZsVpbIdX1Wk/видео.htmlsi=FSAYigIt6JsEw28B

  • @ameennikke
    @ameennikke Год назад +4

    Wadankaas waa cunsuri yiin😢

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 Год назад +2

    Keep going quruxow wajigaga wa arkye wiil yaro dher Omadow jir qurxona leh m.a 😂❤😢

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 Год назад +2

    Waa arin fiican hadii la,suuro galiyo,

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 Год назад +1

    Dadkeena waalaga helaa dad hal abuur ah wax bartey qaasatan kuwa dibadaha u hayaamey lkn maxay kugu taalaa hee dalka juhulaa heysata oo u abaabulan qaab qabiil markaa wey adagtahay inta laga gudbaayo marxaladaan ku saleysan qabiilka laguma tixgaliyo ruuxa aqoontiisa ee ruuxa soomaaliga heerkiisa waxbarasho waa inuu yahay degree qabiil

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Год назад +1

      sax wxd tahay qof aragti dheerleh balse aaway dhalin yartii hamiga laheed wy ka niyad jabeen hamigoodi😐

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Год назад +2

    barnaamij fiican ayaad nala wadaagtay aad baad u mahadsanytahay, wax dadka wax u taraya ayaa la soo galiyaa

  • @yahyeomar1252
    @yahyeomar1252 Год назад +3

    sxb asc dalka iyo goboladiisa ka tariiqey si eey u bartan jilka so koraayo

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om Год назад +1

    Abwr please nosoo gali taariikhdii qaac qaac al camar please abwe wa kaa sugaynaa dad badan tarikhdiisa ubaahan

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 11 месяцев назад

    Masha allaah Qiyaamah wuxuu dhici anagoo rafaadsan aduunyad ku raaxeysan Dadan Bada hoosteed bey wadaayin ka dhigtaan somaalin dhibkaas haysta😂😂😂😂😂

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Год назад +4

    Mansha. ALLAAH

  • @garyaqaanyare
    @garyaqaanyare Год назад +1

    Malin walba wxn dawanaa hormar ay dad kale gareen anaga ma sidaan baan nolasha ku dhameysaneynaa

    • @mursalsayed
      @mursalsayed Год назад

      Hàa waayo soomaali ayaad tahay

  • @XaliimoDayr
    @XaliimoDayr Год назад +3

    Thank you ❤

  • @suufiabuu584
    @suufiabuu584 Год назад +1

    Aasiya

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 Год назад +1

    Cajiib , anaguna beach yo caadiya ayay shirkadeeheenu dhisi kari la, tihiin😢

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Год назад +3

    400k coming soon wllky insha allah

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 7 месяцев назад

    Hadi emergency u dhoco on albabka kaboxo halke lagu baxaya😮

  • @abdirahmansam9729
    @abdirahmansam9729 Год назад

    Albaabka Laga Baxaa Tidhi Hadi Laga Baxo Kadip Xagee Aade Marka

  • @abdirahmansam9729
    @abdirahmansam9729 Год назад

    Tan Kle Bad Maaha Meesha Malaha Waa ilbiyood Gacan Ku Sameys Ah

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Год назад +1

    Waan gaadhi karnaa kaliya waxaan u baahanyahay waa hogaamiye fiican

  • @abshirzakiofficial9618
    @abshirzakiofficial9618 Год назад +1

    M.a😊😊😊

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 Год назад

    Abdirahman omar keep going pro❤😊

  • @Somalisocialmedia47
    @Somalisocialmedia47 Год назад

    Mansha allah

  • @Apdi8577Risaaq
    @Apdi8577Risaaq 8 месяцев назад

    Dunida mariro rux karunbadan majro wana muxamada

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Год назад +2

    Tuunal maaha aan ku saxo,tunel ayaa la yidhaahaa

  • @SakariyeAbdirahman-z6p
    @SakariyeAbdirahman-z6p Год назад +2

    Mansha allaha

  • @abshirzakiofficial9618
    @abshirzakiofficial9618 Год назад +1

    M.a😊😊😊

  • @MoustaphaDjama-n1v
    @MoustaphaDjama-n1v Год назад

    Haa lkn wa ina lahela madaxweyn caad ah

  • @CabdiQaadir-m5c
    @CabdiQaadir-m5c Год назад +2

    Keep go wll❤

  • @mohamednourqaadi1374
    @mohamednourqaadi1374 Год назад

    Sidaan filayo shirkadahaas gaarka loo leeyahay ee qaabilsan kaabayaasha dhaqaalaha "infrastructure" way jiraan waxaana kamid ah shirkadda kebarko

    • @mohamednourqaadi1374
      @mohamednourqaadi1374 Год назад

      Balse wali waxaa jira jeeblayaal aan qaata heshiisyada kaabayaasha kuwaas oo ujeedkoodu yahay kaliya macaash, aqoonteedana aan lahayn shaqada. dadka noocaas oo kale ah waa luuggooyo, ee ay u rahmantay shaqooyinka guud, halkii loo baahnaa tartan daahfuran (Transparency competition).

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse Год назад

    Masha Allah

  • @abdiwaliali5457
    @abdiwaliali5457 Год назад

    Aad iyo aad arin horumar ah

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Год назад +1

    Yes

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Год назад +1

    Waa cajiib al cajiib

  • @funy194
    @funy194 Год назад

    Dalkayna shirkadaha joogaa dadka inay boobaan ayey yaqaanin xataa ma fakaraan wadooyin uma dhisaan sidaas shirkadaha turkiga aqli ayaa tagaan

  • @naimaah78
    @naimaah78 Год назад +1

    thank you 🙏

  • @om1735
    @om1735 Год назад

    🇹🇷🤝🇸🇴

  • @EelaaayWaaye
    @EelaaayWaaye Год назад

    Haa

  • @BahsenMohamed
    @BahsenMohamed Год назад

    🎉🎉🎉

  • @abdiwaliali5457
    @abdiwaliali5457 Год назад

  • @SHUCAYBABDULAAHI14
    @SHUCAYBABDULAAHI14 Год назад

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Год назад

    Musuq baa na dhameeyey😱😱

  • @sarhayeabdisarhaye6548
    @sarhayeabdisarhaye6548 Год назад

    Mashalah 🎉

  • @farhiya1337
    @farhiya1337 Год назад

    Maasha allah wll

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад

    M.a turkiga guul

  • @RudwaanLiibaan
    @RudwaanLiibaan Год назад

    Asc wll❤❤

  • @Aadand.m
    @Aadand.m Год назад

    keep going

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 Год назад +1

    سبحان الله 😮

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Год назад

    ❤❤❤🎉🎉

  • @abduqaadirmohamed-s1u
    @abduqaadirmohamed-s1u Год назад