31/Oct/2023 Maalintan oo Kale Hadday Tahay 100 Sano KaHor Waxay Ku Beegan Tahay 1923-miladiga Bisha October 31 Maalin Arbaca 1342 Rabi'I 21 Taariikhda Hijriyada Maalin Arbaca Sidaasi Ma Sax Ba ?
@Kaya_Arab adeer horta anuu. Ma ihi reer somalia lkn waxan ahay reer somalilnow. Lkn ma shaki aya ku jira in qarnigan dadka ugu diinta fiicaniyihiin soomaali. Marka si guud loo eego. Hadayn maanta xad la wadaagi lahYn Qaza. Ma sida masar ayeyn cadawga u qaban lahayn. Se dawladu ma inagu qasbi layd inaynaan raashin u dirin sida masar u qasabtay shacabkeda.
@@YoZeprixyhere qarnigaan somalida barkeed baa gaaloobeen sababta cuqubada ugu Dhacdayna oo ay isku neceb yihiin waa Alle oo ay ku caasiyeen waana wax iska cad in fasahaadku nagu batay
Waa la yaabanahay, dadkii loo adeegsaday duminta cismaaniyadda waa carabta, oo deegaanadoodii ka bilaabay in ay la dagaalamaan cismaaniyadda ka dib ayay si rasmi ah u burburtay. Markaas buu leeyahay yuhuud baa ka dambaysay hhhhhh
Waxan ka codsanayaa Bahda WABARI média inay noso diyariyan Barnamij xuduudaha turkiga ma is bedeli donan ? Mar Haday 100 kii sano ee bahdilka ahaa ka DHAMADAY Mase uso noqonayan jasiiradaha giriigu ka hayto ? Intese uso noqonaysa ?
Maxaa u sheegi waysay carabta doorka ay ka qaadatay burburinta cismnaaniyadda iyo in ay bilaabeen in ay la dagaalamaan dowladdii cismaaniyadda , mase kuwa carabta u maleeya ..........ayaa ka mid tahay? hhhhhh
Islamku wu midoobi doona insha Allah
الهم انصر اخواننا في فلسطين الله اكبر الله اكبر الله اكبر
🤲😭
Alle ha u gargaaro walaheyna reer falastiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Marwalba guusha anaga leh Insha Allah hada Muslim nhy❤
Insha Allah waynu soo calineynaa cusmaaniyiinta thanks waaberi
اشا الله
Iyada Soo celin maynee, mid ka wayn baa la samayn insha'allah
Insha Allah wllo
الهم انصرهم اخوانا في فلسطين وزلزهم وامرهم يارب العالمين يا ملك ملك ❤❤❤❤
Xaalada maanta ee gasa lasoo hadal wllo iyo rajada ugu dhow ay ku guulaysan karaan plastine
اللهم أعز الاسلام والمسلمين
Ilahayo u gargantuan walalahen falastiin
Guul wan gari
Dona insh allah❤❤❤
Mahadsanid mclin C.rxamman❤
Waa tan hada somalia midba calannsamestay 😢
Allow ugar gaar ❤❤islaamka
حبّ الدّنيا وكراهية الموت
اللهم انصر اخواننا في فلسطين😢🤲🏼
Coming soon 400k wll Abdirahmaan guul😊😊😊❤❤❤❤
Mashaalah ustaad cadiraxman cumar 👑❤🙏
Markay cusmaniyadu dhacday dawladi muslimka ah ee ugu danbaysay waxay gaaladu iska xalaashayteen dhiiga muslimiinta dhulalkoodina walakala qaatay ileen ma jirto dawlad muslim ah oo kala xisaabtamaysa 😢😢
😢😢😢😢
Taariikhaha no so badi zxp c/raxmaan
Mahadsanid cabdiraxman
ماشاءالله اخي الكريم
illaahayaw u hiili islaamka
ALLAHU AKBAR
Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯✅✅
Ilaahow awooda muslimiinta inoo,soo celi
Thanks about this program
الله اگبر ❤
masha allah love 💕 ❤
Mhdsnd ustad Abdirahmaan Omar
❤allaahu ❤❤❤akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid ustaadi
Waan kuuray sxb like.
Shacabka muslimiinta ah waa inay uhiiliyaan reer falastiin waayo madaxda islaamku hadal aan ficil lahayn maahane wax kale mahayaan ee aynu uhiilino walaaleheena kibirka lagu laynayo
Subhannallah!!!
Hal qarni oo burbur iyo gumeysi iyo kala tafaraaru ah oo uu so maray calamul islamiya ilahay waxan weydisaneyna in uu no dhaaliyo dowladda caadalad ah oo muslimiinta mideysa
Mahadsanid abdirahman waaberi
Wllkay adoo mahadsan manoo soo jeedinkartaa taariikhda Mustafa Kamal atatutk
Wll maxuu ahaa Mustafa kamal
@@sheymaa77 waa ninkii Turkiye mideeyey burburkii cismaaniyada kdib
@@mahamedcumar3097 haa shukran wll halyey lagu faano wye
Wll boqorki bukhta nasar plz🎉
Waryaaa ree galbedka ma boqol sano bas ayay jiran hadan wa gabo gabo inshallah
Way jireen laakiin awood ma lahayn.
@@Qoordheere77 hada wax intee dhan ayay sijirayan bal qiyaas wxan fili daliminta carbata haysta aya heerka gaarsiyay
Masha Allah
جزاك الله خير أخوي
Ogaansho iyo adigaba waad mahadsantihiin
الله اكبر ❤
400.000 kun insha alah
Mnsh allah. Waad mahadsantahay c/ raxman lkn. Maxd uxusiwayday. Trkhda ay sida dhabtaa uburburtay
Cabdiraxmaanow een waxaad maclumaad kasoo diyarisa geneva conventio
أظن أن لورنس العرب هو من أنهى الخلافة وليس أتاتورك 10:26 رغم أن لأتاتورك دور كبير في سقوط الخلافة العسمانية
ASC brother waberi media
Soo badi wll
I ❤turkey 🇹🇷 😋
Walal kasoo hadal burburkii cabaasiyiinta❤
guul
Waxaa laga yaabaa in la joogo xiligii ay soo laaban leheed
Mahdiga ayaa sobixid dono haduu alle dono
🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
Gudoomiye howsha halkaaga Ka wad. Guul iyo gobonimo
Allah is one
Maanaan burburin dameeryoos
WE STAND ALWAYS PLASTINE ❤
I.a we will back muslimintu wey sonoqonayan i.a
Sxb ayaantan dhan ina kula soo xariiran raway niyada ayaan kugu hayay waxaan layabanahay wixii Aan kugikarayo inad isla markiiba Aad kasoo hadleyso sida inaad niyadeyda kujirto camal aniga waxaan fiirsda musal salka ارطغرل
Waxan daawada filmka cusmaaniyiinta wuxuu marayaa meel macan xalqada qamiista laso daynayo dawo 134
intaad hindi iyo qashin daawan lahayd filmkaas islaamiga ah wacyigaagana kor u qaadaya daawo, laakin iska ilaali in aad aflaamta qurunka ah ee hindida iyo waxa lamidka ahba daawato, Halkaa ka hay marwo, Aniguba waan daawadaa kurulus osmaan
Like 220 Ayan Saray
❤❤❤❤
Allah is one☝️🤍
31/Oct/2023 Maalintan oo Kale Hadday Tahay
100 Sano KaHor Waxay Ku Beegan Tahay
1923-miladiga Bisha October 31 Maalin Arbaca
1342 Rabi'I 21 Taariikhda Hijriyada Maalin Arbaca
Sidaasi Ma Sax Ba ?
Wllky waabari maxaad wll dhalin yaro somaliyeed wax fahan siisay
Khilaafada tan ku xigta waxa aas aasi doonaa soomaali.... Sabbto ah somalidu waa dad jihaadka jecel... Waxa kaliya ee dhimani waa halyeygii baraarujinlahaa
Khiyaali waynidaa somaliya shabaab oo 1m dhameyn ayey iska xoreyn la, yihiine goormey jihaadayaan 😂
@Kaya_Arab adeer horta anuu. Ma ihi reer somalia lkn waxan ahay reer somalilnow. Lkn ma shaki aya ku jira in qarnigan dadka ugu diinta fiicaniyihiin soomaali. Marka si guud loo eego. Hadayn maanta xad la wadaagi lahYn Qaza. Ma sida masar ayeyn cadawga u qaban lahayn. Se dawladu ma inagu qasbi layd inaynaan raashin u dirin sida masar u qasabtay shacabkeda.
@@YoZeprixyhere qarnigaan somalida barkeed baa gaaloobeen sababta cuqubada ugu Dhacdayna oo ay isku neceb yihiin waa Alle oo ay ku caasiyeen waana wax iska cad in fasahaadku nagu batay
Kayi
First ❤
Waxanu sugnaaba waa turkey oo awoodiisa libilaaba nuclear ku hubaysan aduunyada wax laga waydiiyo
maxaad nooga qarınaysaa ın ay carabtu door wayn ku lahaayeen dumıntıı Dawladıı Cusmaanıyıınta
Soomahn
Waa la yaabanahay, dadkii loo adeegsaday duminta cismaaniyadda waa carabta, oo deegaanadoodii ka bilaabay in ay la dagaalamaan cismaaniyadda ka dib ayay si rasmi ah u burburtay.
Markaas buu leeyahay yuhuud baa ka dambaysay hhhhhh
@@Qoordheere77 dee carab bas ma dumin khilaafade ogow adna yahuud io gaalo dhan maasoniyad io munaafaq kulli waa isugu tageen
Free Palestine ❤😢
Wll waxd kazo hadazha filimka laga mataly suleiman Al qanuuni ee la dhaho qarnul acdam mxa ka runa mxa ka beena
Mahad sanid walalkay c/raxman
First 😅
Waxaas hadeer malaga tirtiri karaa caalamKa islaamka jawabta waa maya somaliya ayaaba ah afartan maaamul gobaleed
Umaawiyinta kaso hadal wllo
🎉yyl
pin❤
Toowsi cotka
Waxan ka codsanayaa Bahda WABARI média inay noso diyariyan Barnamij xuduudaha turkiga ma is bedeli donan ?
Mar Haday 100 kii sano ee bahdilka ahaa ka DHAMADAY
Mase uso noqonayan jasiiradaha giriigu ka hayto ?
Intese uso noqonaysa ?
Haaa heshiis kii xarranta waa dhamaday waqtigiisa mid dhuleed iyo mid baddeed,ba
Hadda wixii kadambeya turkiga casriga aya laga layaaa marakiibta si bilaash kumaaxi jiray istanbuul lacag ayu kasameyna kuwa dagaladana wuu is hortagi karaa lkn markii hore heshiiska udiidayi
Sideeba loo eeganayaa lottery gii qabtii 2 meeday
Ugudanbayn cadawgu waxayhelen waxkafican waxaydonayen oah inaydhulkaqatan bedelkedii dadki inayhantiyan odintodikasaran halkasaykagaharen balse balse 100sano kadib ordukan bakadabayimid maxataloah marka wainay dagalkale qalqaliyan 3aad iyago awod isbidaya simardanbe ugafirsadan balsecaqabadkalajirta oah dhelitir awoded ocalamiya shiine iyo ruush tusale ruush sikasto turki cadawgisa yahay maogolanayo inrergalbed bosfaros usofaristan turkina ugudanbayn hadushakiyo rush iyo shinu ubayrayaa wacaqabad
Jabaka 100san kasowaregatatay wa jabkii muslaminta dhan ila had eey ka kabasan ladahy oo falsatiin gali xalada manta
Maxaa u sheegi waysay carabta doorka ay ka qaadatay burburinta cismnaaniyadda iyo in ay bilaabeen in ay la dagaalamaan dowladdii cismaaniyadda , mase kuwa carabta u maleeya ..........ayaa ka mid tahay? hhhhhh
Masha allah
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤