Maalintii yurub go,aan ku gaartay inay cirib tiraan Muslimiinta! Dagaal aan waxba la isku reeban

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 173

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Месяц назад +50

    Ka faaidayso qiima dhimisteena oo Halkan iska diiwaan gali👇👇
    Whtsapp: Wa.me/905059092303

    • @islam-f8m9f
      @islam-f8m9f Месяц назад +2

      wll ma iibsan karo inaan bartana waa rabaa

    • @NadiifoCalidiiriye
      @NadiifoCalidiiriye Месяц назад +3

      Xitaa aniguba waan rabaa inaan barto lkn lacag ma haysto

    • @istanbulbc9351
      @istanbulbc9351 День назад

      ❤❤❤❤❤❤ MAHADSANID
      ❤❤❤❤❤😅😅😂😂😊

  • @keedkaxogaha9531
    @keedkaxogaha9531 Месяц назад +58

    Jawabta lasiiyay Hogamiyihi Cidanka ingiriska Henary Cajiib wlhi {Ana ku fasaxay ina dhartada jibiso Majiro waxa ka Jeclahay inaad Galadina isa so bahesataan oo idinka Adkaado} 💪💪Allahu Akbar💪💪

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 Месяц назад +10

      Wallaahi jawaab iga yaabisay buu ahaa hadee muslimiintii waagaas joogay maanta hadey joogi lahaayeen falastiin sidaan looma Galen oo sidaan looma Cidleyn laheyn sorry rer falastiin waaka xumahay sid niila cid leeyay

    • @HaidarAli-fp4yg
      @HaidarAli-fp4yg Месяц назад +3

      Ah waan ilmeeyay Runtii 😢

    • @ROODANASHAAD
      @ROODANASHAAD 22 дня назад

      Maasha alh ​@@Cabdulahinur227

    • @maryamahassan377
      @maryamahassan377 8 дней назад

      Cajiib aaway muslimiintaas cml maantay ciil wlhi😢

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 Месяц назад +36

    Amazing video thanks wll 😊😊

  • @SAALAXANAAG
    @SAALAXANAAG Месяц назад +50

    Wlhi jidhidhicaa iga kacdey marku ujawaabayo baayaziid hogaamiya scobols ee uu leeyahay difaac kujir oo dhabar adeyg muujiya islaamku wakhtigaa ay sidaa isku caawin jireen iskugu iskugu hiilin jireen allow kusoo celi muslinki yaa allaah falastiin waxaan niyeystey anigoo hogaamiye ah oo falastiin dhambaal noocaasa udirey 😢

    • @Sayidcali-siidhi
      @Sayidcali-siidhi 27 дней назад

      hadaba waad awooda walal in falasiin iyo muslimiinta idil aad u hiiliso, kaliya naftaada toosi oo alle swt ku xirnow, ka shaqee sidii islamka aad wax u tari lahayd , cilmiga baro dadkana inaa barto isku day. waa runta arimaha saameynteeda hadda ma muuqaneyso lkn hubaal ama adiga ama cilmiga aaad baratay oo dadka bartay ama wanaagyadaada oo idl owgii ayaa waxa laga yabaa in mustaqbalka islamka qeyb weyn ka qaado. sido kale qof walba oo comentigega arka adna sidaa io si lamid ah ayaan ku leeyahay wll. Umadihii hore islamnimadooda wey ka run sheegi jireen, ee anagana aan ka run sheeno

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Месяц назад +14

    Soobadi taariikhda islamka plylist nooga samee wall❤

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 Месяц назад +7

    Manshaalh wllo noosoo badi qisooyinkan oo kale mahadsanid

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia Месяц назад +10

    الحمد لله حمدا كثيرا والشكر لله شكرا كثيرا

  • @MaxamedXassan-nu8xw
    @MaxamedXassan-nu8xw Месяц назад +13

    Ku saliya rasuulka inta jecel scw❤❤

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED Месяц назад +30

    Somalia 🇸🇴 Midnimo insha allah❤

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Месяц назад +17

    Waqtigaasi wuxuu ahaa Waqtigii ay Muslimiintu Sharaf iyo Karaamo ku noolaayeen! hada dulinimo ayaan ku nool nahay. ALLAH SWT ha inoo soo saaro Hogaamiye sida Suldan Bayaziid oo kle.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 17 дней назад +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi Месяц назад +3

    Allahu akbar markasta waxa awoodle kuwa kuxidhan allaha maamula kawnkan❤

  • @Mustafe_tafo
    @Mustafe_tafo Месяц назад +49

    Nabiga ku sali scw 😍❤

  • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
    @Cabdiraxman..Gaalkacyo Месяц назад +12

    Hadana reer Yurub waa la tuugsanayaa Cajiib, Rag waa kala tagay, Nimankii furan lahaa Washington iyo London in aan dhalo iigu soo duceeya ❗🇺🇲🇬🇧

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals Месяц назад +3

      maxaa adigana nin rag matihid miyaa😂

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 Месяц назад +2

      insha allaah ilahey hammigaaga hakuu rumeeyo

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo Месяц назад +2

      @@PinaBinianimals Aniga Nin waan ahay lakiin hamigayga ah Washington iyo london in gacanta lagu dhigo Rag uu ku jiro haday nool yihiin isoo sheeg duulaanka aan isla qaadnee 😂

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Месяц назад +1

    Mnshalaah allahu Akbar ilaahayw muslimiinta quwee

  • @BashiirKacaan-oh8it
    @BashiirKacaan-oh8it Месяц назад +2

    Asc all somaliweyn allaha idin xafidee ku saliya nabigeena muxamad csw csw csw wllayal we love yuo all

  • @CusmanCali-o4w
    @CusmanCali-o4w Месяц назад +1

    M.a allow noo soceli dowladihi
    islamka ahaa m.a ❤ Wall yacni taariqdan bozda ma qalad baa wall ❤

  • @SaamiyaAbdirashiid-u3c
    @SaamiyaAbdirashiid-u3c Месяц назад +18

    Subaxannllh😢😢 ilahyow galaada sharkooda dhinic naga mari inta umad muslim ah

    • @Yamaani252
      @Yamaani252 22 дня назад

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamudxuseen4398
    @maxamudxuseen4398 Месяц назад +3

    Mahadsanid macalin 🎉❤

  • @Apdibasidmohamed84
    @Apdibasidmohamed84 Месяц назад +5

    Mahadsanid. Ustad

  • @Theboy_in_black
    @Theboy_in_black Месяц назад +2

    Soo badi qisoyinka ustad ❤

  • @AMIINjeey
    @AMIINjeey Месяц назад +4

    Asc teacher from wabari academy ❤

  • @craxmaanjaamac4816
    @craxmaanjaamac4816 Месяц назад +4

    Masha allah mahadsanid sxb

  • @ShaakirAxmed-ey2ir
    @ShaakirAxmed-ey2ir Месяц назад +4

    Mahadsanid wlly ❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Месяц назад +6

    Alla yaamaanta nin sidaasookalaa keena ❤❤❤❤

  • @ShukriMaxamad-q1m
    @ShukriMaxamad-q1m Месяц назад +2

    Ilahy waa noo soo saarikata Muslim noocan ah yaa allaah 🤲

  • @Saami.1
    @Saami.1 Месяц назад +7

    Waxaan jeclaan lagaa inaa soo badiso video yada noocaan ah

  • @CabdiRashiidxasan-w8x
    @CabdiRashiidxasan-w8x Месяц назад +13

    Muslimiinta SaaS geesiyaasha u ahaay maanta xaalkaan ayay ku nool yihiin ilaahayow hogaamiye Muslimiinta mideeyo keen gaaladana dhulka la jar ilaahayow islaamka kor ka yeel gaaladana jabi

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 Месяц назад +1

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад +1

      Ayaga talin doono markaleh insha allah

    • @Sayidcali-siidhi
      @Sayidcali-siidhi 27 дней назад +1

      walal hogaamiye wanaagsan waa la heli doona lkn waxaa ka horeysa in anaga nafaheena aan hogaamino, si shaqsi shaqsi ahna diinta aan ugu dhaqanno, aan barano, dadkana aan sii barno,

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 27 дней назад +1

      @@Sayidcali-siidhi شکرن

  • @AbdirahimSaid
    @AbdirahimSaid Месяц назад +19

    Wan ku tageraa wlahi sxb ❤

  • @Leomudi
    @Leomudi Месяц назад +3

    Thanks bro arin muhiim ah noo sheegty wllk❤❤❤❤❤

  • @SumayoMohamed-vx5gl
    @SumayoMohamed-vx5gl Месяц назад +4

    ilahayooo ya Rab noo sosar hogamiyo Bayazid oo kalee😭😭😭

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Месяц назад

    Masha allh Cabdiraxmaan waa bari
    waxaa tahay qof codkiisa aan ku raaxaysto .
    Allow awooddii muslimiinta Soo celi qalbiyada dooda iyo awoodooda midee.

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 Месяц назад +25

    Sxb so badi sheekoyinka ku saabsan dawlada cusmaaniyiinta best video 📹 👌 🤣

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +3

    Ilaahay muslimiinta aduunka oo idil ha mideeyo, maantay taagantahay inuu muslinka midoobo,ala ha jebiyo israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan insha allah

  • @CabdishugriXasan
    @CabdishugriXasan Месяц назад +4

    Mashaa alaah ❤❤❤

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r Месяц назад +4

    Mahadsanid

  • @ShineMohamed-n2r
    @ShineMohamed-n2r Месяц назад +5

    Allahu akbar❤

  • @BishaarMuhumed-c5m
    @BishaarMuhumed-c5m Месяц назад +6

    Azxaabta waabari one million waxba kama hadhin

  • @IFTIINKANOLASHA-z2z
    @IFTIINKANOLASHA-z2z Месяц назад +2

    Mhadsanid wllo mcn.

  • @abdilahiali6677
    @abdilahiali6677 Месяц назад +4

    Alle ha soo hanuuniyo inta like ka raadinaysa magaca Allah iyo ka Rasuulka

  • @YahyemMohamed2020
    @YahyemMohamed2020 Месяц назад +3

    Yaa allah noo celi quwadii Muslimka

  • @AbdirahmanAbdilahi-l4r
    @AbdirahmanAbdilahi-l4r Месяц назад +4

    Ana uhoreeya manta ❤❤

  • @MohamedXussien-jw7dc
    @MohamedXussien-jw7dc Месяц назад +3

    Allah Akbar ❤❤❤

  • @SalmaanClraxmaan-ud1bv
    @SalmaanClraxmaan-ud1bv Месяц назад +6

    Haa wlhi wa run

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm Месяц назад +4

    Allahu Akbar

  • @mohamed2945
    @mohamed2945 Месяц назад +4

    Aad iyo aad ❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Месяц назад +1

    Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari

  • @FdmoMxmd
    @FdmoMxmd Месяц назад +1

    اللهم اعز الإسلام والمسلمين وأدل الشرك والمشركين ودمر اعداءك اعداء الدين يارب العالمين

  • @clxaliimAli333ClxaliimAli33-r
    @clxaliimAli333ClxaliimAli33-r Месяц назад +1

    Golden voice ✨️ 💛

  • @user-catoosh
    @user-catoosh Месяц назад +2

    Tnxs ❤

  • @nadarjamil5097
    @nadarjamil5097 Месяц назад +4

    Asc walaal walaal waxan donayay corsoyinka

  • @YoZeprixyhere
    @YoZeprixyhere Месяц назад +2

    So badi sxp videoyada dagaalka islamka

  • @SacadMaxamuud-s9y
    @SacadMaxamuud-s9y Месяц назад +2

    Soo badi zhp

  • @KHfanpro-b4g
    @KHfanpro-b4g Месяц назад +3

    Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay

  • @submoa0363
    @submoa0363 Месяц назад +1

    Walaal qisooyinkaan soobadi❤❤

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel Месяц назад +4

    Sxbow abdirahmanow mar walba isku day inaa nooga sheekeyso dagaladi ay galeen musliminti hore wlhi aadan ugu raaxeysataa

  • @bilanaxmed5794
    @bilanaxmed5794 Месяц назад +2

    Qof kasto muslim ah oo damirkiisu nool yahay wuu daremi kara san mnta nahay iyo sidan shalay aheen 😢😢😢

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali Месяц назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @AhmedHassan-ie5if
    @AhmedHassan-ie5if Месяц назад

    Aad ayey war bixanadaadu noo dhiira geliyaan kuna mahadsanid walaal wacyi gelinta iyo tusida wixii uu islaamku ahaan jiray ee aad dhalinta uga sheekeysid haka daalin

  • @XalanesuldaanAli
    @XalanesuldaanAli Месяц назад

    Allahu akber ❤❤❤❤❤

  • @ClaahiXirsi-g5q
    @ClaahiXirsi-g5q Месяц назад +2

    Waa Suldan maxamada faatix

  • @KhalifHeybe
    @KhalifHeybe Месяц назад +1

    Allhu akbar

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b Месяц назад +2

    Dagaalkii viena 1683 ku soo xiji😮😮

  • @Shirremirre
    @Shirremirre Месяц назад +1

    Waan ku wadanaa❤

  • @Sharmaarke-jx8os
    @Sharmaarke-jx8os Месяц назад +1

    Ragi raga ahaa wakuwas manta galo waxay kugabanayan madax nijasa dabadoda lkin inshallah wanu ka adkan iyaga iyo dabadhilifka yahud masaro ushaqayaba markasanu gawraca ujidi kuway nagu dhexberten inshallah ilhay hanaga dhigo jiilka galada dulaya iyo daba dhilifka musliminta kudhexjira

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Месяц назад +1

    Wll cabdirixmaan waaberi aad ban kuugu bogaadinaya howsha aad bulshada u hayso waxan kaa codsanayaa inad muuqaladan oo kale taariikhiga ah aad soo badiso sido kale aad maalin dhaaf u soo galiso muuqaalada mahadsanid 😊🎉❤

  • @KhayraMohamud
    @KhayraMohamud Месяц назад

    muslimiinta hadajoogta majirto haldawlad oo sitoosa falasdiin ugarab istaagta Allah swtc quluubteena iyo quwadeena hamideeyo😢

  • @Fanporoj2025
    @Fanporoj2025 Месяц назад +4

    First one ❤

  • @IFTIINKANOLASHA-z2z
    @IFTIINKANOLASHA-z2z Месяц назад +1

    Wlle mid kale nowgu soo dar

  • @nimcocabdi6088
    @nimcocabdi6088 Месяц назад

    Noo Soo Badi taariikhad Islamia wll mhdsnid

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f Месяц назад +1

    Bayezid waxaa dhalay Muraad

  • @YoZeprixyhere
    @YoZeprixyhere Месяц назад

    Inshallah wxn furan rome.

  • @MisraMahammed-r7q
    @MisraMahammed-r7q 25 дней назад

    Masha Allah add buuficna

  • @abshirsaleban2983
    @abshirsaleban2983 Месяц назад

    Waaberi media waan jecelahaay codbahiye hiisa

  • @Zakiozzy
    @Zakiozzy Месяц назад +1

    Course drop shipping noso diyariya 😊

  • @ROODANASHAAD
    @ROODANASHAAD 22 дня назад

    Alaah u akbar

  • @FihiimaAli-y1g
    @FihiimaAli-y1g Месяц назад +3

    First one 😊❤

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 Месяц назад

    Ilaahow awoodii islaamka,inoo,soo celi adigaa awood lahee

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Месяц назад

    Kuwaasi waa libaaxyadii ilahay maha hungiriga maanta ee galada leh samcan wadacan

  • @CiraxmanNuur
    @CiraxmanNuur Месяц назад +2

    Lagened ❤❤❤❤❤❤❤

  • @waterofficial251
    @waterofficial251 Месяц назад +1

    Waberi media walal wad mahadsan tahay sida nogu so gudbiso dhambalada cajibka ah ama gudaha ama dibada ha ahadane lkn waxa kaso hadasha walal 1945 bugi ay qoreen rer galbedku ay ku le yihin hal cadow ba le nahay wana isLam zhp kazo hadal qeybta Somalia iyo Qabka ay ka rabeen somalida mahadsand xogtaan sheiKh ayan ka Maqlay

  • @Mayow8
    @Mayow8 Месяц назад

    Doo badi wll qisoosinka dagaalada

  • @Hanish139
    @Hanish139 27 дней назад

    M.a ilahye muslimka how gargaro meel kastooo Ayre jogaaan😊😊

  • @alinaste895
    @alinaste895 Месяц назад +1

    معركة نيقوبولس waxan kusoo qaatay dugsigi sare wuxu ka dhacay inta u dhaxeysa giriiga & Türkiye

    • @mgeelhoor602
      @mgeelhoor602 Месяц назад

      Kma dhicin inta u dhexaysa giriiga iyo turkey e wxu u dhexaya dhulka bulgaria iyo romania wll

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 21 день назад

      Iska hubi wlal giriga iyo turkida baad ayunba u dhaxaysa e bariba uma dhexeye

  • @IbrahimCabdi-w2w
    @IbrahimCabdi-w2w Месяц назад +1

    WABBERI MIDEA

  • @asmaabdullahi5850
    @asmaabdullahi5850 Месяц назад +1

    Fire wall wabre academy wax yabah laga bara nayo engksuh me ku baxa yan

  • @AxmedMaxamuud-lt4yc
    @AxmedMaxamuud-lt4yc Месяц назад +2

    Salaman

  • @samiyamohamed4718
    @samiyamohamed4718 5 дней назад

    Sobadi wll

  • @FarxanCumar-ef5sm
    @FarxanCumar-ef5sm Месяц назад +3

    Ragaas maanta haday joogi lahaayeen yahuud iyo wax lamid ah walaalaheena Reer Palestine sidaan looma gasheen sorry ragii mayalka adkaa ee Musliminta aduunkan majoogaan😢

    • @YoZeprixyhere
      @YoZeprixyhere Месяц назад

      Mayal adkaan maaha wllo waa iimaan❤❤ maanta haduu isasoo sharraxo nin Mayal adag oo iima an leh oo uu dhaho dastuurka mesha Wan ka sarayaa oo kitab Aya laysku xukumaya.. Malaga yelaya. Jawap to WA Maya mase la helaya nin isasoo sharaxa oo mumin ah😢

  • @IbrahimAarka-y3o
    @IbrahimAarka-y3o Месяц назад +2

    waaberi media
    maka saartay muuqaalkii ahaa sida waqtiyada siday ukala duwan yihiin ?

    • @GGM-GUlED
      @GGM-GUlED Месяц назад +1

      muuqalka 10ªªđ

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 Месяц назад +1

    Kings and generals ka soo daawada dagaaladii ottoman dagaalkan nicopolis waxa muslimiinta la jiray Serbia ayaga ayana dhabar jabiyey gaalada. Boqorka serbia walaashis ayaa waxa qabay bayezid suldaankii ottomaniyiinta.

  • @IbnuAhmedMaal
    @IbnuAhmedMaal Месяц назад

    thanks pro☠️👋

  • @KhalifYare-p3d
    @KhalifYare-p3d 20 дней назад

    Jiririco aya iga kacde baayaziid marku dhahay difaac kujir dhabar adeegna muuji wadada ayan kuso jiraye illahow kuu naxariiso😢

  • @mukhtarmaxamed398
    @mukhtarmaxamed398 Месяц назад +3

    ❤frist

  • @SaadaqXarago
    @SaadaqXarago 21 день назад

    Waaberiyow vedioga and kaga hadlaysay jaziirada Qubrus

  • @gureydheereelectronic4296
    @gureydheereelectronic4296 Месяц назад +1

    Maxaa kajiro in uu dhintay yaxye sinwaar ???????🎉

  • @craxmanmaxamad2287
    @craxmanmaxamad2287 Месяц назад

    Ragasa adunka so maray ❤❤

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад +1

    ❤❤❤❤

  • @SaaluuBahdoon
    @SaaluuBahdoon 23 дня назад

    Wale muslmka marka aduunyo jecel ka fogado waa dad aan laga guuleeysan Karin teedakale Turkish islamka guulo badan ayee u soo hooyeen hogamiyaal dagaalka Qatar ku ah iyaga iyo ciidan koodba wey soo saareen jiilkaas waxa oron karnaa waa jiilkii ama casrigii dahabiga a haa muslamiinta mooqifo iyo midnimo Allah. Hasiiyo meel kasto oo ay dunida ka joogaa walalaha reer falastiina Allah haguuleeyo amiin

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 Месяц назад

    Plz soo Badi wllo