Kudagida Meeraha Mariikha | Raadinta Raadka Nolol

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 фев 2021
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 611

  • @mahadcabdi4894
    @mahadcabdi4894 3 года назад +196

    Nin umada soomaliyeed boos wayn ugu jira omer inshar Allah yacisik wll

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад +1

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

    • @dahirhassanmuhammad8722
      @dahirhassanmuhammad8722 3 года назад

      @@Xanfaresh1 j

    • @aweesaxmed5913
      @aweesaxmed5913 3 года назад +1

      Ninka waaa shaqsi caadiha ee haka waalin

    • @mahadcabdi4894
      @mahadcabdi4894 3 года назад +2

      @@aweesaxmed5913 adi maad kaxuntahay wanaaga aan kasheegay wiilkan kolay ok matihid

    • @hoygabulshada9193
      @hoygabulshada9193 3 года назад

      JAZAAKLLAAH WLL QALI LKN XAYAYSIINTA QAAR MUSIC LEH AYAA KU JIRA SI LACGTA KA HELYSA XALAAL KUGU NOQTO KA REEB XAYAYSIN XAARANTA WATA OO QAAR LALE KU BADAL

  • @malabey197
    @malabey197 3 года назад +12

    سورة فصلت Tafsiirkeyga an hdda ku jiro waye Masha'ALLAH
    وجعل فيها رواسي من فوقها وبارك فيها وقدر فيها أقواتها...

  • @user-yn8rv5bh9k
    @user-yn8rv5bh9k 3 года назад +64

    Runtii channelkan wuxuu noqday channel aan usoo raadsano macluumaad runtii waan helnay cahnnalkii aad raadinaynay ee allaah ka abaal mariyo wall Omar Enshal

    • @ismailomar3149
      @ismailomar3149 3 года назад +1

      Sax ani hataa kula mid ayan ahey qofkii nagaďanbeeyo like noosar

  • @ayaanlesuudaan8769
    @ayaanlesuudaan8769 3 года назад +8

    2malin kohor ayan baray kabacdina asagoo afsomali ah ayan helay thanks ogansho

  • @abdiaziiztamaam8909
    @abdiaziiztamaam8909 3 года назад +82

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw ❤ saar qoraalka
    Walal sidoo kle Subscribers iisaar chanelka

    • @safioosman7016
      @safioosman7016 3 года назад

      Scw scw scw🥰🥰🥰

    • @atoorebaadiyewaxcuna6277
      @atoorebaadiyewaxcuna6277 3 года назад

      ScW

    • @fathisomali5979
      @fathisomali5979 3 года назад

      Scw scw scw scw scw scw

    • @daahiraxmed6923
      @daahiraxmed6923 3 года назад +1

      Scw scw scw scw scw

    • @b1n0ry92
      @b1n0ry92 3 года назад

      Wlalkis intad like iyo subscribe radinaysid waxadan aqonteda lahayn hayska shegin, nabi muxamad wa khayrul khalqi laah scw.
      Balse ma ahayn qofki dunida ugu quruxda badna, uguna aqonta badna.
      Anbiyada qayba alle haybad bu siyey.
      Nabi yusuf madan aqon inu yahay kan ugu quruxda badan intu alle aburay abuurina dono. Ma ogid miya inu nabi muxamad laso ashqararay marki samada lo qaday kadibna uu kuso arkay samada.
      Mataqanid miya Nabi adam wuxu alle baray, hadan raciyo midkalena ma ogtahay nabi suleiman wuxu aha.
      Marka ha ku khaldamin waxadan aqonteda lahayn, axsan si badhedh ah u bari dadko dheh subs ban raba 😏

  • @Yazdan44
    @Yazdan44 3 года назад +43

    God bless you and your family if you see my comment 💘💝💝

  • @heromerk4264
    @heromerk4264 3 года назад +31

    Masha Allah ustaad Cumar insaahr waa Faido buuxdo Cilmga Aad nabareyso mahafsanid ustaad 👏✍✍

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

  • @africaview722
    @africaview722 3 года назад +43

    Xili aadamuhu ku tarmayo aqoon hawada sarena dayax gacmeedyo udirayo inay somaliyi isku haysato reer iyo kursi waa wax aad looga xumaado allaw sidii roon

    • @y4ska37
      @y4ska37 3 года назад +2

      Ilaa hada lama tagin mars wax ladhona majiraan oo xidig kamida xidigaha caalamkan

    • @MrQalinle
      @MrQalinle 3 года назад +1

      @@y4ska37 Laba Sano kadib ayay Elon Musk iyo Space X aadi doonaan meerahaas sxb.

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 3 года назад +6

    Aad iyo aad muuqaal aad uquxbadan run ahaantii kala dhig dhigan maasha'allaah, aad baan kuu salaamayaa ❤.

  • @ayuushlajeclay4930
    @ayuushlajeclay4930 3 года назад +192

    Ogansho i LIKE this challenge 😭

  • @heroaldawzi1360
    @heroaldawzi1360 3 года назад +2

    Waxan sugayey turjumadada si aan wax bdn ugu fhmo wana ku mhdsntahay sida fudud ee aad nooga dhadhicisayشكرن بألف مرة wll inshar🥰

  • @ayubally5248
    @ayubally5248 3 года назад +17

    Hawada Sare muqalada kusabsan nosobadi waiskajclhy❤️

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 года назад +14

    Muslim Hadad Tahay Alle u Mahad celi 🥰

  • @mohamedisse3514
    @mohamedisse3514 3 года назад +6

    😄😄Runtii markaan fasaaxaa ahaay waxaan kuraxastaa dawashadaa Oganshoo .Thanks bro cumar sidaa ficaneed udaa dahaaynaysid👨‍🎓 barnamishyadaa .waxaan kagaa mahaad celinayaa waxyabahaad ficaneed noso gudbisiid. 👨‍⚖Wanaan kufaraax sanahaay.waxaad soguudbiisiid 🤗🤗🤗🤗🤗👸👷‍♂️🌹

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 3 года назад +8

    وَمَا مِن دَابَّةٍ فِي الْأَرْضِ إِلَّا عَلَى اللَّهِ رِزْقُهَا وَيَعْلَمُ مُسْتَقَرَّهَا وَمُسْتَوْدَعَهَا ۚ كُلٌّ فِي كِتَابٍ مُّبِينٍ .

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @hamzemohamed3314
    @hamzemohamed3314 3 года назад +12

    قال تعالى
    _________*___________
    " وجعل من الماء كل شي حي""
    ________*________
    Baleeg waxa uu navigeenu Shay 1400 oo sano ayaa aay hada ku shaqaynayaan.
    Dadkan waa ay is ka idho tiirayan xaqa.
    MAHDSANID cumar ❤

    • @Somalilander_Girl
      @Somalilander_Girl 4 месяца назад

      Ka hor nabiga ayaa saynis yahano sheegeen 😂😂

  • @yahyebile721
    @yahyebile721 3 года назад +30

    Waa la kala tagay orodna maahaa
    Caalamna cirka ayuu aaday 😙😚
    Soomalina ayaga ayaa is xali
    La ilaa hada oh yaaa walhi 😭😭

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад +2

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 3 года назад +1

      @yahyeBile waxad kahadashayba uma muuqdo iimanka beelahah kuyeh isaar sbcrbta dadki somaliyed imaankibaa katagay lacagba kadhuntay hormarka calamka iyo dib dhacenuba uma muuqdo 😳🤨☹️

    • @yahyebile721
      @yahyebile721 3 года назад

      @@rahmamohamed5636 ok bayo waa kuu saaraa sbscribe isha allah

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 3 года назад

      @@yahyebile721 ma rabo anugu ee kasba rabee usaar

    • @sultaanomar
      @sultaanomar 3 года назад +1

      @@rahmamohamed5636 waad kusugtay .somalida waxaan kala yaabay mudoowaca lasoodhigay Maba kahadalayaan subscribe isaar beey lasoobodayaan kkk yaab 😂

  • @ahmedqasim460
    @ahmedqasim460 3 года назад +6

    Runti Wn sugayey ina kaso hadasho dhacdadan
    Kaalin muhim ah ayaad inoogu jirtaa wll Omar inshaar mhdsnid

  • @abdideeqabdi4584
    @abdideeqabdi4584 3 года назад +4

    Kanalka kaliyen markn fiirsado wlhi aan wax uun ka faaido
    Wll allha ku siyasiyo cilmiga iyo caqliga.
    Allha ka abaal mariyo

  • @xasandahir7849
    @xasandahir7849 3 года назад +6

    noso badi muqalda no can oo kale❣️ wll

  • @rayaaniita8478
    @rayaaniita8478 3 года назад +2

    جزاك الله

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 3 года назад +1

    Masha allah waa arin fiican iyo mid ka mid ah guulaha ibni aadamka
    Ee uu alle u sahley, alle eyey cilmi iyo awood u sugnaatey

  • @hazazaposs366
    @hazazaposs366 3 года назад +1

    Thanks ustaad omar inshaar mowduuc aad muhiim u ah ajar allaha kaa siiyo dadaalka aa nogu jirto

  • @khalid_al_sabah
    @khalid_al_sabah 3 года назад +1

    Barashada cilmiga waa iftiinka nolosha

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 3 года назад +17

    19000 Every hour÷60=31.44444 klm every minute ÷60=5.7555 every second
    Cajiiib Sikinkii wuxuu Goynayaa xawaare 5.7 klm

    • @Khuzeymi
      @Khuzeymi 3 года назад +1

      Mathematician

  • @abwanqays8190
    @abwanqays8190 3 года назад

    cumar inshar alle haka jazai siiye barmamijyada faaiidada leh ee aad noso gudbiso

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 3 года назад +1

    جزاك الله خيرًا

  • @abdikariimakofficial6466
    @abdikariimakofficial6466 3 года назад +1

    Hambalyo hamblayo hamblyo
    400k i.a sida ugu dhaqsiyaha badan inaad gari dontid i.a
    Garabkaaga allha galo wll qali ah

  • @ifrahmohamed540
    @ifrahmohamed540 3 года назад +1

    shukrn ustaad cumar inshaar bulshada boos muhiim ah ayaa kaga jirtaa 🙏🙏❤❤

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 3 года назад +2

    Ogaansho guuleyso masuul omar inshaar 😎🤗💝💞❣💚💜💘

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад +5

    LEGEND TEACHER OMAR INSHAR

  • @amiirelhajji5639
    @amiirelhajji5639 3 года назад

    Mahadsanid Ustaad Omar

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 года назад +1

    Tnx jazakala hu qeyraa
    Wax faaida leh ayaad noso gudbisay wlhi 😍

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 года назад

    Mahadsanid omar
    Mariikha xogo fiican

  • @caynanaxmed7143
    @caynanaxmed7143 3 года назад

    Mahadsanid wll cumar fadlan inoo soo badi barmaamij yada cilmiga hawada sare mhsnid bro keep going

  • @Qadar252
    @Qadar252 3 года назад

    Masha allh wad ku mahad san tahay sida aad ugu istagaty soo gudbinta muuqaalo tayeysan horay u soco .

  • @safioosman7016
    @safioosman7016 3 года назад

    Ogaansho la aantaa abaar shukran wll omar wax bdn kafaaidnay xidigaha

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 года назад +2

    Allah awoodiisa na tusineysaa arintaan
    Marka maalinta Qiyaamaha hala aamino

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 года назад +1

    Jisaa,allaahu khayr wllo cumar

  • @mohamuudgaagaale782
    @mohamuudgaagaale782 3 года назад

    Mahadsanid wll omar inshaar

  • @ardesign4658
    @ardesign4658 3 года назад +1

    M.a soo badi macalin muqaaladan

  • @cabdifataaxmaxamed5163
    @cabdifataaxmaxamed5163 3 года назад +1

    marikh matanka dhulka
    mhdsanid ustadka channelka ogaansho

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 года назад

    Waad mahadsan tahay walal ustaad cumar inshaar ogaansho

  • @aadancismaan156
    @aadancismaan156 2 года назад

    جزاك الله خيرا جزا

  • @moktaribrahim4786
    @moktaribrahim4786 3 года назад

    Mahadsanid walal inshaar

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 года назад

    Mahadsanid omar.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 года назад +1

    shukran wll Cumar

  • @ibraahimxasan9456
    @ibraahimxasan9456 3 года назад

    Mahadsanid OGAANSHO

  • @dekafilsan9991
    @dekafilsan9991 3 года назад

    Mahdsanid wll omar

  • @aadanshiimoy2435
    @aadanshiimoy2435 3 года назад +1

    Mahadsanid wll

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 3 года назад

    Jazakallahu kheiran

  • @dhay-maalmedia4369
    @dhay-maalmedia4369 3 года назад

    Maashaa allaah ilaaahay haku barakeeyo Mudane

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir4882 3 года назад +1

    Mahadsanid ustaad.
    Wax badan ayaan ka faaiday Runtiii

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 3 года назад

    Thanks sxb mcn walaalkeen cumar

  • @mohamudmohamedahmed4962
    @mohamudmohamedahmed4962 3 года назад

    Mahadsanid Omar | OGAANSHO

  • @maxamedismaaciil6694
    @maxamedismaaciil6694 3 года назад +1

    Masha allah cumar inshaar

  • @rahmaomar3594
    @rahmaomar3594 3 года назад

    iinta iyo iin ka badan ba ka sugeyna Omar inshar merci👏

  • @hajiabdulrahman1365
    @hajiabdulrahman1365 3 года назад

    Masha alh mahadsanid sxb

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 3 года назад

    Waa baramish fiican

  • @HassanMohamed-xw5zu
    @HassanMohamed-xw5zu 3 года назад +1

    Waa mahadsantahay Cumar🙏🏾

  • @fawziyaadem5189
    @fawziyaadem5189 3 года назад

    Thank you my brother omar i shar

  • @Ekeey98
    @Ekeey98 3 года назад +2

    Hambalyo 400k markad Garto Plz wijigaga Na tuz Cumar inshar🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cumaraxmed3259
    @cumaraxmed3259 3 года назад +1

    Thank you ustaad qaaliye waxd nagamudantahay wax ay wax aysan nagamudnayn youberska somalida oo dhan maxa yelay waxa nogujirta boswayn kadhalinyaro ahaan

  • @nuseybahussein5428
    @nuseybahussein5428 3 года назад

    شكرا جزيلا صاحب الكشف

  • @saki092
    @saki092 3 года назад +1

    Ustaad mawduucyada hawada sare inoo soo badi.

  • @mursaladan7025
    @mursaladan7025 3 года назад

    Thanks brother cilmiga ilahey ha kuu siyaadsha,

  • @jamaalhussein3677
    @jamaalhussein3677 3 года назад +1

    Ogaansho mawducydan ad ayan ugu xisay wlh

  • @hassanqoslaaye916
    @hassanqoslaaye916 3 года назад

    Mahadsanid bru sidaa nooguso diyaarisaY🙏

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 3 года назад +1

    Masha Allah sxb sobadi

  • @user-ju8vf1fp9f
    @user-ju8vf1fp9f 3 года назад +4

    Masha Allah runtii wll aad wax ugu faa idaa tahay Alle haku sharfo 🥰🥰🥰

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 года назад +2

    Wcs wr wb
    Mahadsanid wllo👍❤🌹💯

  • @kaderarab404
    @kaderarab404 3 года назад +1

    Horay u soco wll

  • @mahamaddaahir6580
    @mahamaddaahir6580 3 года назад +1

    Tariikh badso
    Sidaa unoqoto qof ka dhisan
    Fikrada iyo dhaqamada wanagsan
    Iyo kuwa xun @ogansho waa
    Dhisaha maskax daashaty
    Dhibato iyo qabiileesi
    Nin kas waxa yahay allah aya
    ka dhigay

  • @LoL-qw2yp
    @LoL-qw2yp 3 года назад

    400k congratulation ustaad omar inshaar iyo ogaansho team

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 3 года назад

    ALLAAHU AKBAAR 10x 2 my brother Omar keep up the good work💕

  • @xusnisalad6647
    @xusnisalad6647 3 года назад +4

    Well done brother omar

  • @sakariye9649
    @sakariye9649 3 года назад +1

    M.a ogaansho m.a wll waankutaageeraa m.a ilaahay hakudaayo wll

  • @ahmedaadan8315
    @ahmedaadan8315 3 года назад

    Shukran

  • @xamzekhadar5759
    @xamzekhadar5759 3 года назад

    Jasaa kalaahu khayr

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 3 года назад

    Mahadsanid

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 года назад +1

    Maasha allaah wllo cumar inshaar

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya.

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 года назад +3

    Wcs Wll Omar ishaar mahadsanid 🤝♥️♥️✍️🤝♥️♥️✍️✍️♥️♥️✍️✍️✍️✍️✍️♥️🤝🤝♥️♥️✍️✍️✍️✍️👌🤝♥️✍️✍️

  • @mohametbarked6939
    @mohametbarked6939 3 года назад +1

    Hore usoco wll omer inshar

  • @shiirkoleofficialy8440
    @shiirkoleofficialy8440 3 года назад

    wlhi maclumad badan ka faiday
    mhdsanid

  • @yuusufxuseen61
    @yuusufxuseen61 3 года назад +1

    Ustad omar waxaan kaga mahad celineynaa videos waxtarka leh ee aad nala wadaagto 💯💯💯 lkn waxan ka codsanayaa in aad inoo soo sameeyso qisoyinka ama shekada dad guulo hantiyay iyo meesha ay kasoo bilaabeen sahankooda nolosha 💥💥💥 waxaan rajeynaa in aad arki doonto qoraalkeyga in.a✅✅✅

  • @VersusVid.
    @VersusVid. 3 года назад

    Masha allaah

  • @mubaarakmaxamuud590
    @mubaarakmaxamuud590 3 года назад

    M.a wll allaha ku xafidoh

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 года назад +1

    Mshalh bro 400k wax yar noga dhimaN

  • @osmanamohamud6172
    @osmanamohamud6172 3 года назад

    Mahadsanid walal wan filayay inaad kasoo hadli doonto mowduucaan.

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 3 года назад +4

    Masha Allah cumar waaďnaga raagtay

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

  • @Abdirahman_Hassen
    @Abdirahman_Hassen 3 года назад +2

    NIN WEYN OMET INSHAR ⭐💪

  • @saygacade2587
    @saygacade2587 3 года назад +71

    Asc walaalkeyga ama.walasheyda qalida oo how waxan ahay gabar ilahay dartisa iku saar

  • @nadiircolaad6183
    @nadiircolaad6183 3 года назад +1

    horay usoco cumar insha allah

  • @nimcomahdi5491
    @nimcomahdi5491 3 года назад

    Warbixin hufan tafatiran macquul ah laqaadankaro laguna qancikaro ayaa ankahelaa channelka thank u wllo dadaalkaga🙏🙏🙏

  • @kuzgun2679
    @kuzgun2679 3 года назад +3

    Masha allah Omar wll hdey macquul thy maalin waliba iskudey inaad soo dhigto video❤.

    • @Xanfaresh1
      @Xanfaresh1 3 года назад

      Subscribe isaar hada aragtid sxp 1k igaarsiya

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 3 года назад

    Waa mahadsantahay walaal

  • @awaleapdilahi3157
    @awaleapdilahi3157 3 года назад

    JazakALLAH

  • @abdiwaliomarali8384
    @abdiwaliomarali8384 3 года назад

    Sxp Nolow Wlhi Waa jeclahy Merayaasha inaa Xog ka OgadoH

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 3 года назад

    Habeen dhawayd baan ogaansho karidinayay barnamijkan nasiib wanag hadad sogaliysay waan kaga mahad celinya Bro keep going 🙏