Xaqiiqo mise khiyaali | suxuunta duusho |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 492

  • @Anwar-zz5kh
    @Anwar-zz5kh 3 года назад +152

    Ninkaan Allah janada ha galiyo aamiin like saar 🤲💯❤

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 года назад +98

    Hadii aad la yaabantahay erayga UFO 🛸, waxaa loo soo gaabshay sidan: U=Unidentified F=Flying O=Object (s) UFO. Walalka soo diyaariyaya programmkaan waa mahadsanyahay

    • @Sahel.
      @Sahel. 3 года назад +7

      Unknown flying objects

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi5942 3 года назад +23

    قال الله تعالى (وَيَخْلُقُ ما لا تَعْلَمُونَ)

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 года назад +43

    ‏رڪعة تطلب فيها ماتريد،
    ‏قد تصبح غدا وأنت تملك ماتريد
    ‏﴿ قم الليل إلا قليلا ﴾
    -‏⁧ الوتر⁩❤

    • @zaliimxigmaawi9499
      @zaliimxigmaawi9499 3 года назад +4

      أروع حكمة سمعتها في حياتي
      Waad salaamantahay sister

    • @hassanwiz895
      @hassanwiz895 3 года назад

      WADA sheqna

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 года назад

      @@zaliimxigmaawi9499 ربنا يباركلك خي

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 года назад +2

      @papa yaraanka Rakcad aad ku weydiinaysid waxaad rabto, Berrito waxaad noqon kartaa adiga oo waxaad rabto heesto Soo kac habeenka in yar mooyee
      Watirka😍

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 года назад +31

    Vaar vaar vaar subxanal laah hadaad komantigaan Aqrineysaa manasareysid laaktu waa kaftan is muujiyahee 👇👇👍

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +41

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 года назад +15

    Waan idin salaamay Somali maxamed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iamhusein.official2556
    @iamhusein.official2556 3 года назад +30

    Codkagi macana wan u xisay🤯🤭😁❤️

  • @somalicraft9727
    @somalicraft9727 3 года назад +42

    Legend, teacher, aqoonyahan ♥️♥️😍Omar inshaar😍♥️♥️

  • @dragonwarrior4047
    @dragonwarrior4047 3 года назад +57

    Waxaan Soo Xasuustay Filimkii Hritik Iyo Jadu 😂😂

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 года назад +8

    wa khiyaali run ahaanti sbbta ay sidaa u dhaheena ma ogi wli pentagon ku
    So kle asxaapta ogaansho iso booqda

  • @cumarcali9434
    @cumarcali9434 3 года назад +15

    Ogansho waan ku wataaa keep gowing

  • @deeqomaryamo360
    @deeqomaryamo360 3 года назад +23

    First ma ihi lkn ha ila dhafin like

  • @neweraacademy6318
    @neweraacademy6318 3 года назад +6

    Cumar inshaar, alle haku karaameeyo. Walaal🙏❤

  • @MogadishuMedia10
    @MogadishuMedia10 3 года назад +2

    War ninyahow hada waa baranay beenta gaalada hhhh adigaa horay noogu cadeeyay hhh thank you ustad Omar inshaar

  • @ismailmohamett4551
    @ismailmohamett4551 3 года назад +10

    Muhim ayan u arkaa muqaladada aad sokudbiso ❤️🥰

    • @plmari3236
      @plmari3236 3 года назад

      Haa aad iyo aad waa very important

  • @hazankaafi4473
    @hazankaafi4473 3 года назад +9

    Aduunka ma ahan mareykan kaliya😂❗

  • @muscabmaxamed4074
    @muscabmaxamed4074 3 года назад +11

    Legend zxp waan kutaageera keep going zxp

  • @mansoorabdull3907
    @mansoorabdull3907 3 года назад +1

    JAZZAKKALLAH macalin Cumar Faaruq Inshaar.

  • @robleali6099
    @robleali6099 3 года назад +59

    Hadi ad aragto qoralkyga like isar waxan ahy qofka ugu horeyay e dawado

  • @smartsignals3311
    @smartsignals3311 3 года назад +6

    MANSHA ALLAH WAA MUUQAAL KALE OO XIISO BADAN

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali5028 3 года назад +7

    Si fiican ayaan uga xirnahay RUclips kan.
    Mahadsan warkaaga.

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 года назад +45

    Thank you for your service!

  • @shermarkeabdullahi5500
    @shermarkeabdullahi5500 3 года назад +5

    Lkn sawirada aad sheegayso way ka duwanyihiin ufo, waxaanan umalaynaya in ay yihiin wax jira runti lkn aan wali la’ogaan waxa ay yihiin wakhtigi ay noqotaba waxay ila in la’ogaan doono ee adigu haka hordhicin sxb, marka horaba iyaga ayaa noo sheegay haddana ka warsug wixii ay ku sheegaan mahadsanid

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 8 дней назад

      Adiga ahaan hada waxaas maa aaminsan thy

  • @sadamjamac1778
    @sadamjamac1778 3 года назад +14

    Sxbaw waxan ka cod Sanayna in ad ku so celiso chennelka sound kisi hore ama iftiinka ogaansho codsi❤😅👋👋👋👋

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 3 года назад +9

    That pareidolia is another thing hhhh it's like full of me😂💙

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +10

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha idin saqiro amiin 🤲 yarap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 3 года назад +4

    Waxaan daawaday filim kahadlaya suxuunta duusha waxana jilay nin Hindi ah waa hiritik lkn taasi waa been thanks omari

  • @Abdirahmaan_1
    @Abdirahmaan_1 3 года назад +13

    Welcome back pro ♥️♥️♥️

  • @dauorad
    @dauorad 3 года назад +5

    Ma Jirto Awood Ka Sareysa Tan Alle
    Bini Aadam.Waxa u sameyey sinaba Uma Gaadho waxa Alle Abuuray
    Suuxuunatan Duusha Ayey shegayan Waa khayali Afkamta Lagu Socodsiisanaayo Mana Aaminsani Waxs iney jiran

    • @maryamcraxmaan2315
      @maryamcraxmaan2315 3 года назад +1

      Allah ayaa wax waliba gacantiisa kujiraan wuxuu bini aadamku leeyahay anagaa samaynay Allah ayaa siiyay fikirka too wax waliba oo kaga baxay

    • @bulshokoriye2702
      @bulshokoriye2702 3 года назад

      @@maryamcraxmaan2315 Maansha Allah. Wax baan ka faa’iidey comment-gaaga oo aan dad badan wax ugu sheegi karo. Waxaa tidhi, “Bini aadam wuxuu sameeyay Allaah ayaa u dhiibay ama baray!” That is right.

  • @Gooldhalinta
    @Gooldhalinta 3 года назад +1

    Runtii markii fariin iga soo gaarto ogaansho oo ah in muqaal cusub yaalo waxan ugu deg degaa sida
    Mesjidka oo laga adimay oo kle
    Wll ishaar sharaf iyo cizo wxad ii tahay role model thank you ustaad 🙏🙏🙏

  • @Hosnitair3
    @Hosnitair3 3 года назад +12

    Ogaansho❤

  • @qalimoowchannel3161
    @qalimoowchannel3161 3 года назад +4

    Mashlaah omar waxaan ahay daawaha uhguhoreeyay (1)

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 3 года назад +8

    Waa maxey time travel ka soo hadal ku safarka waayaha 🕝🕒🕦🌌

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 3 года назад

      Waa run Proh waa macduuc macqula wxna laga faidayoh 😉✌🏽

    • @amiinkhasiimhaji283
      @amiinkhasiimhaji283 3 года назад

      Wll WAXADKA daawaan kartaa hamada ibrahim ku qoran Yahy

  • @sakariyejaamac1367
    @sakariyejaamac1367 3 года назад +4

    Ustaad Omar.❤

  • @xarakocomedy5241
    @xarakocomedy5241 3 года назад

    Mareekanka hogaamintii iyo ruwaayadii caalamka uu kawaday wey siidhamaanesa marka sii mashquuli oo yaana lagu fahmin dadkaada iyo bulshada caalamka. camal ee u egtahay ustaad cumar

  • @asaddahir69
    @asaddahir69 3 года назад +6

    Maansooniyada ka soo hadal

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    Cajiib 1:35 31 March 2023.
    Ramadaan kariim Suxuuurtii ayan ku Sugayaa.

  • @zachariahikes6015
    @zachariahikes6015 3 года назад +7

    Appreciate bringing up this topic wild stuff my brother 🙏🏽

    • @abdimalikali1930
      @abdimalikali1930 3 года назад +1

      Af somali kuhadal
      Nacallaa shaydaankaa kuyaal

    • @ProjectHyena
      @ProjectHyena 3 года назад

      He is not much informed about the topics he talks about.

  • @aishamursal1321
    @aishamursal1321 3 года назад +6

    ogaansho،❤️🙏❤️

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 3 года назад +6

    Suxuunta duusha waan maqli jiray oo kaliya waxna kama fahan saneen runtii
    Mahad sanid ustad

  • @asmaakulmie5930
    @asmaakulmie5930 3 года назад +4

    Alhamdullilaah waxn ahay qofka horeeya ee comments io like saara

  • @altoclips1453
    @altoclips1453 3 года назад +3

    Alle bos fican janada ha kassiyo wa,ayo. Faido aya iso kordhisa muqaladada qaar

  • @samiahmed6921
    @samiahmed6921 3 года назад +2

    Mashallah waxad laaedahay aqoon badan ilahay haku siyaadiyo

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 3 года назад +3

    😂😂😂😂niyoow bini aadmigu kufsi jecelaa

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 3 года назад +1

    Salaada iyo Sabarka kaalmeyso runti wax walba way kuu hagaagayaan insha allaah
    FAA iido guud

  • @buunifilms8448
    @buunifilms8448 3 года назад +7

    Sheeko Jaaduu miyaaa 😄😄

  • @caaqil762
    @caaqil762 3 года назад +6

    OGOONSHO CHannell aad u qiimo badan

  • @moussaibnuhassanelloukman106
    @moussaibnuhassanelloukman106 3 года назад

    Aniga somali ayan ahye wax badan ayaan ka ogayhy mowducaan lkn nasib xumo somali sii fcn umagaranayo.👍inchaallah waan isku day'u donaa.

  • @mohamedmacoow8899
    @mohamedmacoow8899 3 года назад +4

    🥰🥰💯🥰 Walker Omar inshar

  • @seedaremee701
    @seedaremee701 2 года назад

    Ok laakiin omar inshar ufo ma wax jiraa🥰🥰🥰

  • @muparakmohametthagio6902
    @muparakmohametthagio6902 3 года назад +10

    HaDa Ree JiG-JiGa Thy Like Dhac ku Sii😅

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 3 года назад +2

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 года назад +1

    Very informative and interesting thank you🙏

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 3 года назад

    Suxuunta duusha waala shegaa digsiyada duusho goor mee noo shegayaan mareykan hhhhhhhh waa iska kaftamayaa 🤣🤣🤣👍👍👍

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 года назад +3

    Cumar introgii hore mxd ubadashay
    sidii hore kusoo celi zxp kaas ayaan jeclaysanee

  • @mohammedsaiid8553
    @mohammedsaiid8553 3 года назад +1

    Istaad Omar inshaar suxuuntaan duuso malaga yaabaa in shayaadiinta lasoo rajuumey malaga yaabaa

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 года назад +2

    Keeep going walal❤

  • @thegreennature2619
    @thegreennature2619 3 года назад +2

    Masuul rabbi haku daayee barnaamij inooga soo diyaari FOREX trading iyo xalaalnimadiisa.
    Mawduucan aad buu xasaasi u yahay Soomaalida dhexdeeda.

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 года назад

      Waxaa loobaahanyhy qof kuxeel dheer diinta

    • @thegreennature2619
      @thegreennature2619 3 года назад

      @@xamsexikmaawi5387 ku xeel dheeraanta diinta ka sokow waxa loo baahan yahay qof aad u baadha dhinac kasta, culimada islaamku waxay ka yidhaahdeen.
      Qofkaasi waa inuu aad u yaqaanaa Afafka Carabiga, English iyo Diinta.

  • @xaawocali5439
    @xaawocali5439 3 года назад +1

    iisoo'duceeya'illaahi'inuu'icaafiyo'amiin

    • @hiboyaasiin298
      @hiboyaasiin298 3 года назад

      ilaahay caafimaad sare abyo mcn hawo ilahay haku caafiyo abyo mcn🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @hiboyaasiin298
      @hiboyaasiin298 3 года назад

      aamiin

    • @Dhuux23
      @Dhuux23 3 года назад

      Cafimaad taama allaha kusiyo

  • @plmari3236
    @plmari3236 3 года назад

    RUclips ka markaan soo galo waxaan ugu hor furaa KANAALkA OGAANSHO aad iyo aad ayaad umahadsantahay cumar inshaar muuqaaladaada wax badan ayaanu ka faaidnaa

  • @somaliacommonist8915
    @somaliacommonist8915 3 года назад +2

    Suxunta duusho waa gacan ku samees
    Waa mashruuc mareeykanka oo leeyahay

    • @FatahkeyTube
      @FatahkeyTube 3 года назад

      Marekan aduunka inu waalo ayu raba le hh

  • @sabasaleh2978
    @sabasaleh2978 3 года назад

    Very interesting Ku ahaan wax iga jaahil bixi yaan waa rabay thanks cumar inshar👍🏻

  • @dulqaadmedia1556
    @dulqaadmedia1556 3 года назад +1

    استاذ عمر الله يحفظك

  • @maametyga3218
    @maametyga3218 3 года назад +5

    Keep going pro ✌

    • @ProjectHyena
      @ProjectHyena 3 года назад

      But he is telling lies though.

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 года назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @cwalicismaan8945
    @cwalicismaan8945 3 года назад +1

    maanta anaa ugu horeya

  • @sarreyegaas7873
    @sarreyegaas7873 3 года назад +2

    caawa waa soo daahay yaaqa😭

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 года назад

    الله يخلق ما يشاء

  • @ismailAbdikarim8305
    @ismailAbdikarim8305 3 года назад +1

    Ustaad cumar inshar horay usoco

  • @khalidmahmoudmuse4757
    @khalidmahmoudmuse4757 3 года назад +1

    Suxunta duusha waa huuhaaa(male-awaaal)😅😅😅😅😅

  • @waheliye44
    @waheliye44 3 года назад +2

    Keep going bro from Cardiff

  • @qadarmaxamed8112
    @qadarmaxamed8112 3 года назад +1

    Macalin subax walba dhanka bari waxaan wareeg wayn oo sidi kubadoo kle ah

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 года назад +1

    Dad badan ayaa yiri, GAALO aa sameeyeen! Sidaas ma ahan. Ma ahan wax ay gaalo sameeyeen, iyagaaba la yaaban oo garan la’a meesha ay ka imaadaan, waxa ay yihiin iwm. Waxaa sawiradaan inta badan soo qaada, pilotada diyaaradaha ciidanka iyo captainada maraakiinta maraaya badaha fog.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 года назад

    Mahadsanid Ogaansho C/INSHAAR

  • @zakariyeabdullahi3503
    @zakariyeabdullahi3503 3 года назад

    Ogaansho ka soo hadal xaqiiqada itoobiya ka jirto✌☝️

  • @fardosaabdirahman5738
    @fardosaabdirahman5738 Год назад

    Dayaxgacmed mu aha he allahu aclam

  • @ubeymohamed6119
    @ubeymohamed6119 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @yuusufaah130
    @yuusufaah130 3 года назад

    Quranka ayaa wax walba noogu filan allena nooma sheegin wax samada ama meerayaasha kunool allena waxuu abuuray insaan iyo shaydaan iyo malaaik iyo xayawaan inta wax kabaxsna niga quraanka kuma maqlin

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 года назад

    Thank you ustaad cumar insha aar

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 года назад +3

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaariiya

  • @hantiofficial6943
    @hantiofficial6943 3 года назад

    Mahadsanid aqoonyahan.

  • @mustafNune
    @mustafNune 7 часов назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NooradinHurdaye1
    @NooradinHurdaye1 3 года назад

    Buska planet dex diisa ayaan kudaawanayaa from garissa to nairobi

  • @farxanaden2240
    @farxanaden2240 3 года назад +2

    hye zxp suaal waxay dadka qaar shegayan inay Arkeen hollywoodka kahor

  • @abdikhadar7534
    @abdikhadar7534 Год назад +1

    Waa lagu arkay soomaaliya baadiyaha baydhabo. Lakin walahi waxaa shaki iigaga jira in aan ku riyooday iyo in aan RUclips ka daawaday ma aqaano maskaxdeyda malaq malaq ayey bilowday.😌

  • @shakiibaliibrahim5216
    @shakiibaliibrahim5216 3 года назад

    Aqoonta ha sareso sida ogansho

  • @mazuttawaleh3615
    @mazuttawaleh3615 3 года назад

    Wll Omar inshaar yemen warbixin naga sii alla hakaa abaal mariyee

  • @jaareasud124
    @jaareasud124 2 года назад

    Waa run islaan aragtay ayaa iga warantay wa run

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 3 года назад +4

    wllkey ogaansho Waku salaame love ii saar 😁

  • @salmanmagalle502
    @salmanmagalle502 3 года назад

    Thanks for your

  • @suuxayasuuxaye2661
    @suuxayasuuxaye2661 3 года назад +1

    Sxb ogaansho horay usoco mashalaah

  • @axmedxuseen3274
    @axmedxuseen3274 3 года назад +1

    Soomaalinimo iigu saara like ta

  • @Musa566ghuuu
    @Musa566ghuuu 3 года назад +2

    MaDzAntAhaY❤️👏

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 3 года назад +1

    Waa yaab saxuun duusha aykeeneen goorma ayeey keeni doonaan qaadada duusha hhh

  • @cabdirisaaqdhinbiil4767
    @cabdirisaaqdhinbiil4767 3 года назад

    Thank you

  • @sadamjamac1778
    @sadamjamac1778 3 года назад +1

    Iftiinka ogaansho kuso celi sxbaw videoga marka uu so galayo👋👋👋👋👋

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 года назад

    Good information Omar inshaar

  • @masutparzani6496
    @masutparzani6496 3 года назад

    Mahadsanid ustad omar inshaar❤👍